WARBIXIN KUSAABSAN LACAGTA YOUTUBE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024
  • Halkaan kadaawo muuqaalkaan muuqaalkii kahorreeyey ee lacagta youtube sida looosameeyo • LACAGTA UA-cam - Same...
    #arimaheena
    #lacagta_youtube

КОМЕНТАРІ • 805

  • @ArimaHeena
    @ArimaHeena  5 років тому +471

    Wixii su'aal ah ee kusaabsan muuqaalkaan reply kudhaaf. Mahadsanid

    • @mohanlyrics3602
      @mohanlyrics3602 5 років тому +14

      Best youteber Arimaheena kutaageera

    • @hodancadow2510
      @hodancadow2510 5 років тому +8

      Ku aamin sanahy pro

    • @herozaki7216
      @herozaki7216 5 років тому +5

      Bro xoga boksis yar ku gu jiro mahane in takle wa ok mahadsanid👍

    • @muhyadinabdikadir7476
      @muhyadinabdikadir7476 5 років тому

      Legend is always legend

    • @zackie4970
      @zackie4970 5 років тому +2

      sxb intagramka mafiirisid miyaa swro aan kugu soodiray

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 5 років тому +124

    ilaahay adiga iyo anigaba hanala kulmiyo Laylatul qadriga AMEEN 🤲😓

  • @sucdiahmedmohamedsucdisama6771
    @sucdiahmedmohamedsucdisama6771 5 років тому +43

    Arimahenna mhd snd walal sida aad u jeceshahy inay dadka kugu xiran ay hor mar ugaran walh qof qalbi wanagsn ayaa thy m.s allh ku deysto powe✌

  • @whizkaafi9844
    @whizkaafi9844 5 років тому +37

    Aad baan ufahmay
    Big pro thanks
    Awaal weeyn ayaan kaaga haayaa big pro an other
    Thanks thanks tanks
    Keep going Nin weeyn
    ARIMAHEENA
    Like in badan azxaapta
    Thanks all🙏🙏

  • @calihasan1372
    @calihasan1372 5 років тому +24

    Asc Ramadan kariim team Arimaheena like isaara please

  • @saadaqmaxamed2926
    @saadaqmaxamed2926 5 років тому +15

    sxp vlog adigoo lacagta youtubka soo qaadanaya noo soo samey aan wada fahanee inta igu raacsan liketa👍 ha ila dhafina🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @mohanbillion6906
    @mohanbillion6906 5 років тому +23

    Arimahena intii jecel like saar

  • @Njomol
    @Njomol 5 років тому +11

    The only part that i love - Ka Faidayso wakhtigaga men you hell of ❤

  • @abdallayusef5385
    @abdallayusef5385 5 років тому +2

    Mahadsanid arimaheena runtii waxaa tahay wiilka kaliya e Somali ah ee dadkiisa si hagar la aan ah wax ugu sheego others somali UA-camrs walahi waa xaasidiin waaana hubaal in qaar badan oo iyaga kamid ah ay videogaan ka xumaandonaan

  • @fardowsaibraahim7846
    @fardowsaibraahim7846 11 місяців тому

    Aaad iyo aaad ayad umahadsan tahy wll mcn wlhi si fcn ayad ii fahansisay su'aalo badan oo iga dhex guuxaye ayad iga jaahil bixisay mahadsanid walal ❤

  • @Kikianfac
    @Kikianfac 5 років тому +13

    Ilahaw danbigena dhaaf noo naxarizo adaa awood lehe🤲🤲🤲 walal so boqo channelkeyga

  • @k_y07
    @k_y07 5 років тому +18

    I hope you 200 ilaa 10M inaad gaarto
    Couse you’re deserved it Actually 💕

  • @walalsaabir2362
    @walalsaabir2362 5 років тому

    ArimaHeena waad ku mahadsan tahay sida quruxda badan ee nooga baahitirtay sxb mahadsanid mar kale.

  • @yahyafarah5929
    @yahyafarah5929 5 років тому +5

    Arimaheena Wad kumaxad santahay Videogan Thank you so much Keep helping people ❤much love

  • @simranmohammed9104
    @simranmohammed9104 5 років тому +1

    intii ARIMAHEENA I LOVE ku eh gacanta taga ARIMAHEENA NOLOW INTEE NOLOL JIRTO 😘😘😘😍😍😍😍👍👌👏✌✌✌

  • @knowntv9256
    @knowntv9256 5 років тому

    Wll arimaheena waad mahadsantahay boqortoyo wax inbadan dadka somalia jogan ku dhibanayen ayad sharaxday allah haka abaal mariyo wllkey

  • @trentalexanderarnold9096
    @trentalexanderarnold9096 5 років тому +3

    Inta nabad ku anfurtay cawa tajudkana isku diyariyeso ilahy ajar hadiin ka sisyo insha AllH arimahena keep going brother

  • @ahmedmohamedahmedmohamed7872
    @ahmedmohamedahmedmohamed7872 5 років тому +1

    mazha allah waxa yaabo fican ayaad nofa idaysa thankz arimahena ilahay haku sharfo

  • @ikraanistabraqchannelikraa6470
    @ikraanistabraqchannelikraa6470 3 роки тому +1

    Arimaheena wll wn ku baryaa waxaan gabar youtube channel leh waana kan aan kaala hadlaayo waxaan rabaa in aad iga caawisid intee kaala soo hadlaa wll qof qalbi wanaagsan ayaa thy saas darteed wll ilaaheey haku caawiyo mar walbo icaawi 👏👏👏👏

  • @ahlaamcadey616
    @ahlaamcadey616 5 років тому +6

    Waqtigaada ka faaiideeso💯🍁❤️ love you from Sweden 🇸🇪

  • @maxdar11
    @maxdar11 5 років тому +13

    QOF KASTA OO MUUQALKAN ARKA WAXAAN KA CODSANAYAA INAAD SUBSCRIBE II SAARTAAN

  • @wazzadehuntur9510
    @wazzadehuntur9510 4 роки тому

    UA-cam leyda somalida Arimaheena wa ninka igu ciil badan dhanka youtuber ka mashallah bro legend tahaay

  • @mariamruun5056
    @mariamruun5056 5 років тому

    inta UA-cam aan dawanayay qofka ugu wanagsanaaa aan arko waa arimahena allaha ku xafido wll

  • @Ramaaag
    @Ramaaag 5 років тому

    Sxb mhdsnd wlhi qof aad u calool furan bad tahay dad bdn ayan intaan laga helenin #Thanks

  • @shakracadde2527
    @shakracadde2527 5 років тому +6

    Viva arimaheeba like isiiya 👍please

  • @maxamedsaciid6376
    @maxamedsaciid6376 5 років тому +5

    Thanks bro u r helpful

  • @abshachannel670
    @abshachannel670 Рік тому

    Arimaheena wad ku mahadsan santahay 💯 all ku daayo wll

  • @sagalchannel3333
    @sagalchannel3333 4 роки тому

    Wlhi arimaheena wxaa tahay qof qalbi wngsn ilaahay haku dhowro

  • @realreact2626
    @realreact2626 5 років тому

    arimaheena sxb wa tahy youtuberki ugu horeyay ee barnaamijka lacagta si saxa noo tusa aad bad u mahadsan thy

  • @waxbaajirotv3938
    @waxbaajirotv3938 5 років тому +7

    waxaa jiro wax agtaada fudeed ka eh balse walaalka agtiisa qiima ween kuleh fadlan la aanta guushayda qiimo maleh fadlan igu caawi subscribe❤❤❤❤

  • @wacyigelintabulshadaislaam1092
    @wacyigelintabulshadaislaam1092 4 роки тому +1

    Dhamaan dadka taageero arimaheena like iisaara

  • @muslimoidiris5837
    @muslimoidiris5837 5 років тому +6

    Arimaheena big legend thnk u lph

  • @anabboy9206
    @anabboy9206 5 років тому

    Arimaheena. Qof wngsn tahay wax yalo wngsn nagacaawisay keep Going.

  • @arhaamqk4333
    @arhaamqk4333 5 років тому

    Walal kusali nabi muxamed scw

  • @aadanaqyaarmedia4990
    @aadanaqyaarmedia4990 4 роки тому

    Arimaheena adares kaaga iisoodir dir sxb tnx

  • @fitaxcalixasan4848
    @fitaxcalixasan4848 4 роки тому

    Siddeeh somalia ugu qaadih kraah haddah somalia waddan kleh umarih karaah

  • @fartunaden4760
    @fartunaden4760 5 років тому +1

    Wow arimahena mash allh

  • @gurijanoiyohadhlagunasto5371
    @gurijanoiyohadhlagunasto5371 4 роки тому +2

    Wll aniaga horey ufurtey youtube lkn wax diiwangalin ahna masameynin ee sideen dib iskugudiiwaan galiyaa mise mid cusub aan sameeyaa waakuwarerey runtii igucaawi please jwb

  • @macquulofficial9534
    @macquulofficial9534 5 років тому

    Tnx ArimaheNa ka faa.ideyso waqtigaaga

  • @rahimamusse5796
    @rahimamusse5796 4 роки тому

    شكراً اخوي استفدت من شرحك

  • @sheekhfaarax114
    @sheekhfaarax114 5 років тому

    Arimaheena waad mahadsanthy Wllke Wlhi qof saan ikufahansiiyay Mlhn qeer alaha kussiyo mardhow youtupka kusobiiri rabaaa insha alh

  • @Zaki-r3n
    @Zaki-r3n 2 роки тому

    Mahadsanid arimaheena

  • @HargalTv
    @HargalTv 5 років тому +3

    Sxp arimaheena mahadsanid
    Dhalintaas anaa ka mid ah

  • @wayelkajaqafsada7401
    @wayelkajaqafsada7401 5 років тому

    Arimaheena iga wleee waa Nin maskx alle udhameeyey Hormar wacan

  • @abukarfaqdiid4293
    @abukarfaqdiid4293 5 років тому

    Thnks arimaheena nin qalbi furan

  • @fankaiyosuugaanta2957
    @fankaiyosuugaanta2957 5 років тому

    arimaheena waa channel lagu caajiseynin iyo shaqsi fani ah m.a bro keep going bro

  • @SomaliComedyChannelhanadali
    @SomaliComedyChannelhanadali 5 років тому

    Waana caawisay wllahi inta dhimana noo dhameestir

  • @shiiqayabaroow2473
    @shiiqayabaroow2473 5 років тому

    Horay usoco bro .waxi waxtarayo usoban dhig qafkii kafa ideysanayo shukraran asc arimaheena

  • @ugbadfaarahofficial2894
    @ugbadfaarahofficial2894 5 років тому

    Isoo duceeya caawa waan xanuunsanaya

  • @scoutmm9896
    @scoutmm9896 5 років тому +1

    Arimaheena alha haku sharfo blse waxd no shegta imika tusaaale ahaan hadii adreska iyo wadanka qof aan saaxipo nahay aan ka soo qaato sideeen u xakameysan karaaa lacagta wayo qofkii kalsooni kuma qabo ba tusaale ahan

  • @ruqiya1304
    @ruqiya1304 8 місяців тому

    Thanks wll waxbadan ayaan kaa faajday

  • @hassanabukestoofficial2246
    @hassanabukestoofficial2246 5 років тому

    Arimahena waxan ahay tagere kugu xidhan oo aad ku xiseya madaxa ayaad ii saran tahay sxb

  • @kaabsolofficial2762
    @kaabsolofficial2762 4 роки тому +1

    Asc walaal side u sitcmalikar master kaar

  • @saabircadde7688
    @saabircadde7688 4 роки тому +1

    Waaw rarimeheena waad mahadsantahay w

  • @KOKOBULLE-ql2qs
    @KOKOBULLE-ql2qs Рік тому

    Sxb simicar ma ula bixi kartaa lacagta eves please jawaab thank you

  • @aavlogs6683
    @aavlogs6683 5 років тому +2

    Welcome back our legend

  • @6xscope609
    @6xscope609 5 років тому

    Mahadsanid ARIMAHEENA

  • @amnaawais5738
    @amnaawais5738 5 років тому

    Asc masha alaah walalkeey qeer alah ku siiyo dacad nimadada ad wax walbo kugaree insha alaah 🌼🌹🌼🌹

  • @imraanmire5072
    @imraanmire5072 5 років тому +1

    Thanks arimaheena

  • @Utdclips
    @Utdclips 5 років тому +7

    One love from Kenya keep going it bro #ArimaheenaXaax😍💪✊✌👊

  • @cilmisidechanal7697
    @cilmisidechanal7697 5 років тому

    Arimahena sxb waa ku salaamay sxb dalxiiska badi

  • @hakabamediapro7475
    @hakabamediapro7475 5 років тому

    saxiib arimaheena saxib horey u soco ana Waa Armaajo aad baad noo dhiiri galisaa wax badana waan ka faaidey saraaxa waxaan jooga meeshaada hore ee waxan ka wada carabta iyo jidah kkk

  • @munasarmohamed6476
    @munasarmohamed6476 5 років тому +1

    Anaa ugu horeyee like ii saara ceeb mia 🤔🤔

  • @cabdallamaxamed9947
    @cabdallamaxamed9947 5 років тому +1

    Ari maheena hhhh bro codsi baawataa baro qof cuuryaan baa ahay ee lamabarkaan iga soowac wasabkeeyga mahadsanid

  • @wizzaazaoffcial5298
    @wizzaazaoffcial5298 5 років тому

    Arimaheyna keep going 👑👑📿 hormar wacan wax ikamaqan ayaa ika cawisay

  • @abdallaofficiall2421
    @abdallaofficiall2421 5 років тому +1

    Keep going shp inshaa allah yuo rich 1m subscribers

  • @abdallejama1176
    @abdallejama1176 5 років тому

    Arimaheena imaanka hanaga soo ridin wn izka xamalanaaye bro horey usoco

  • @jamalmohamedmohamud7821
    @jamalmohamedmohamud7821 3 роки тому

    Walal waxan rabaa adigo mahadsan laba suaal inaad iiga jawaabtid
    1-lacagta marwalba uu isoodiraayo miyu iweydiinaya mesha la iisoo dhigi doono miss marka ugu horeysa meshi aan dalbado ayuu marwalba isoodhigaya
    2- adresska wadanka aan gashaday miyuu isoo dhigayaa lacagta tusaale ahan somaliya jooga adres waxa ii ah Turkey waxan dalbaday Western uinon lacagta mawaxa la isoodhigi doona western somalia mise tan Turkey, Shukran walal jawab insha allh

  • @hafzaqurux3010
    @hafzaqurux3010 5 років тому +2

    Shukran wllkey 😍😍

  • @hodanhamud9176
    @hodanhamud9176 5 років тому

    Best youtuber arimaheena

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 роки тому

    Masha alh apwe alha ku xfido geep going ❤👌👌👌❤👌👌👌👌👌👌👌

  • @horusocodmedia843
    @horusocodmedia843 5 років тому +1

    M.a hormar wacan kaape

  • @abdishukriabdishukri4212
    @abdishukriabdishukri4212 4 роки тому +1

    inta jecel arimahena like saar

  • @saahir2019
    @saahir2019 4 роки тому

    Walal arimaheena hadi youtube keyga sanad daafana

  • @shuwaa
    @shuwaa 5 років тому

    Woow Masha Allah wax badan ayan Ka faaiday thanks

  • @boqorkaumada9562
    @boqorkaumada9562 4 роки тому

    Hada sameesana war waxwalba kuso xaaqa hala daawado viewers lee mala raboo ArimaHeena thanks sxb

  • @cirfaanofficial9559
    @cirfaanofficial9559 5 років тому

    Arimaheena hore u soco sxb

  • @Mwalimu82
    @Mwalimu82 5 років тому +4

    Arimaheena sxb kama caajizo video kazto soo dhigto

  • @khaalidalinadaarakaalidali1298
    @khaalidalinadaarakaalidali1298 5 років тому

    ماشاءالله تبارك الله عليك ❤️👏 prroh qli hormar wcn guul hore usoco gushaadi waa inoo muhiim

  • @aliabdallah2024
    @aliabdallah2024 5 років тому +5

    Arimaheena zhp question and answer we need bro

  • @jibiso4491
    @jibiso4491 5 років тому +12

    Arimaheena tu slmy tuuna xiisay ex ciyaal casiir lajcleey waa lov isaar 🤨😫

  • @nicefilmsnf5788
    @nicefilmsnf5788 4 роки тому

    Arimaheena sxb adban ku taagerna sida fican ee bulshadaada iyo adeega fican eed u qabto hnblyo ayaan ku lenahay masuul

  • @khaledabu.somalialasadi4950
    @khaledabu.somalialasadi4950 4 роки тому

    Wll scw fdln waxa aad iiga soo jawaab taa tusaale wax aan joogaa sucuudiga sharcigu aan ku jooga a waa magac kale, waxa kale oo laga yaabaa inaan wada kiiba ku laabto, sideen markaa aan u is tic maali karaa lambarkiina aan galiyey ma bali kara iyo wadana, ka maxaase talo ahaan ii soo jeedin laheeyd mahad sanid

  • @abshirkeey9193
    @abshirkeey9193 4 роки тому

    Masha aab bad u mahad san thy wax badan wa ino fa ideysay

  • @nimconorweynorwey7422
    @nimconorweynorwey7422 5 років тому

    Mahadsanid walakey mcn

  • @al-furqaanmediapro4795
    @al-furqaanmediapro4795 5 років тому +20

    Zxb wanfahmay wana ku mhd santhy👍 belse midaa kuweydiiyo mar hadan verify gareyo mar labaad ma verify garee karaa?

    • @Daaci_Yaasiin
      @Daaci_Yaasiin 5 років тому +1

      Bro aan ku sheego youtube hadii aad mar verfi gareysay mar labaad ma kaa rabo lkn google adsense ayaa ka rabo in aad verfi gareyso

    • @btsjungkook4009
      @btsjungkook4009 5 років тому +1

      @@Daaci_Yaasiin
      Wll aniga marban verify gareyey marlabad ma verify gareen karaa mise channel cusub ayaan furtaa please wllo jwab donaya😔☺️❤❤

    • @xogwaranstudio3139
      @xogwaranstudio3139 5 років тому +1

      @@btsjungkook4009 haa abyo gmail igala so xariir anaa ka cawinayo sheekaale60@gmail.com

  • @abdiqanijookar1330
    @abdiqanijookar1330 5 років тому +1

    Sida noojeceshahy in kabadan anagaa kujecel keep going bro

  • @nasrudinadancumarmalikboy1262
    @nasrudinadancumarmalikboy1262 5 років тому

    Arimaheena UA-cam play BUTTON DIAMOND KASO HADAL PLEASE

  • @shakurshaka
    @shakurshaka 5 років тому +8

    ado Dawanaayo Commentiga Aqrinaayo Like Dhac iKu sii Hada ila Dhafto mopelka Haka Jap0😀

  • @imranyare3173
    @imranyare3173 5 років тому +4

    arimaheena bro kal iyo lap ku tagera horay usoco💖🖐

  • @abdirahmansuleiman3431
    @abdirahmansuleiman3431 5 років тому

    Mahadsanid wlaal aa taageero

  • @nuurkolomba7029
    @nuurkolomba7029 5 років тому

    Masha allah Zxp waxaan Rabaa inaan Channelkayga kusodaro Qeebta searching Bal Inoo faideey Adigo mahadsan Hadii aad awodo

  • @yasiina7515
    @yasiina7515 3 роки тому +1

    My question is.
    Can we make money on UA-cam without creating any videos.
    If is yes can you upload any video talks about that.
    Thank you for your help 🙏

  • @Daljirkii101
    @Daljirkii101 5 років тому +6

    No views
    20 like
    nowadays is UA-cam Drinked vodka 🤔

  • @aidenbk1757
    @aidenbk1757 5 років тому +1

    Thanks bro we love you

  • @abdulkadirmohamed105
    @abdulkadirmohamed105 5 років тому

    Adiga lacagta ugu badan aad ka heshay waa meeqa sxb

  • @sucdushmaxamad2230
    @sucdushmaxamad2230 5 років тому +3

    Youtobkan isii saxib sare waa wiil somaliyeed hana ibah dilin saxib sare adaa wax ii hayso igala soo xariir masenger kaan ((nasriin xasan))waa markaad wax ii helaysid waa abdi raxman maxamed zxib ha i bah dilin mahad sanid

  • @mushtaqmanka6418
    @mushtaqmanka6418 5 років тому

    Masha allaah wn ka faidnay wll mcn WD mahadsantay💕

  • @suxufikoke5379
    @suxufikoke5379 5 років тому

    Fadlan subscribe iisaar hadaad xiisayso #vlogska #challengeska iyo #rectionska isoo booqda

  • @testtest-xu6je
    @testtest-xu6je 3 роки тому

    Wax badan wan ku dawada wax badan marka marabo in aan noqo youtuber somali ah ee iga cawi dhankaas wllky ado rali ah wan kaan aan kala hadalyo wll