Wuxuu iga ilaaliyay inan uur u yeelan. Khiyaamo guur .

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 78

  • @sahrafarah1021
    @sahrafarah1021 5 місяців тому +4

    Aniga.
    Hadan fikirkayga
    Kahadlo qof dumar ah
    Oo sugaysay
    Inta uu tahriibayay
    Intuu
    Sharci.kaqaadanayay
    Hadana
    Markuu.utagay
    Dawo.dhasha.joojinayda.kuguray
    Rajo.umahayo
    Culumada
    Ha.usheeto
    Dawadaas.uu.uqariyay

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 5 місяців тому +6

    Nin udiiday iney uur uqaado, sabab ay u agfadhidaa magaran eee qof aan qiima haaga garan haku habsaamin abaaayo eee nolol sameyso.. laxidhiidh culimadaa waaweyn ooo iska fasaq . Alle dulmiga waa xaaraan tinimeeyee naftaada hadulmin ee hore usoco insha allh guul

    • @fatumanur2227
      @fatumanur2227 5 місяців тому

      Allah SWT Ka yaab is astur!

    • @user-jx9pi6ur1n
      @user-jx9pi6ur1n 5 місяців тому

      @@fatumanur2227yaa sheegay saa 😂😂😂

  • @hanniqueen7714
    @hanniqueen7714 5 місяців тому +1

    asma waad waayyo arrgggttay waxnaku badalllayy
    sychologya aaaad barrattay❤❤❤❤

  • @azmayuusuf5258
    @azmayuusuf5258 5 місяців тому +1

    Wow manta ur camera good quality ❤❤

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 5 місяців тому

    Alla asmaay habo ku jecliyaa cad nool baa tahay waa runtaa hadaadan bogsan sug intaad ka bogsan

  • @FaadumoMohamud-eq3de
    @FaadumoMohamud-eq3de 5 місяців тому +1

    Waa qiso aad uxanuun badan ilahay qalbada ha uqaboojiyo mis kiinta

  • @user-cd2wp8nn2x
    @user-cd2wp8nn2x 5 місяців тому +1

    Wll asmaay ani raygaygu waa
    Maadama oy niyadu jabtay wa ta 1 bade ninka naag uma noqonkarto 2 qalbiyo israba unba wada nolankara
    Mida kale wu khiyaanay illahban kugu dhaariye maninka ilmo ka ilaalinaayay inay uqado kaasi rajo kamaleheen e danayste u eeka wlhi ee talo waxa iga ah haday wada joogan 1 wadan maxkamad hala korto hadii ay kala wadan joogan haysku Daydo waxay samenkarto fasaqaadna kama qaadan karto wayo asagiba so xidhiidhinaaya ninku markaanu kuso xidhiidhinayn ayad kafasaqmaysa
    Ala ragu maxay daneestayaal yihiin wlhi qisadan casharbaa iga sobaxay
    Madaamo inantu ay ehelu cibaado tahay waxan leeyahay wll xaga allah ukac salaatul istakhaara ka tuko dheh ilaahayow iga so qabo ninkaas

  • @xayaath62.
    @xayaath62. 5 місяців тому +6

    Ninka kininka siyey diintey wey ogashahy inay iska furto diintuna wa nasteexo jawaabtas iga gaadhsi gabadha plz

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  5 місяців тому +1

      Haye qaali 💜

  • @fatuush675
    @fatuush675 5 місяців тому +3

    Na azmaay anigana anigana waxba igu yiri kaniinka armeey naagta kale usoo qarisay oo ay ku tiri xabiibi kaninkanban ku dhale ugeyso islaan taada haku dhashe ay qiyaamo wadey naa ninka su aal oo dheh kaniinka maxad ii siineysay 😢😢😢 na waxba qarsoon😢

    • @siham3325
      @siham3325 5 місяців тому +1

      Hadi fikir ku isaga ka imi waa khaayin lakiin runti ninka sheekadisa waxaan ka fahmay inuu yahay nin siyaasiya

  • @user-ep4wv4pj9t
    @user-ep4wv4pj9t 5 місяців тому +1

    Asmayy maxaan wax kuso gudbinaa ilaa goorman ku daba soconay

  • @Waliid010
    @Waliid010 5 місяців тому +1

    Asmay intaa ilahaay agtiisa iyo niin geesiya laga heelaye odaygaaga iska heeso ku dheeh wllahi xaalku ilahaay na astuur ayu mariyaaye it’s 2k24 my niggah

  • @HamdkI
    @HamdkI 3 місяці тому

    Haa anniga waxay isaga furikartaa in uu ilmaha ka illaaliyey muxu hayaa cuno qofkasta meel walbaa laga helaa laakiin mar haduu farxadii iyo waxay doonaysay uu ka illaaliyey xad gudub ka weyni majiro taa hsysaga furto

  • @user-cd2wp8nn2x
    @user-cd2wp8nn2x 5 місяців тому +3

    Mida kale asxaapey asma intaa rabadaanta ka hadhay aynu gaadhsiino 100k 60 ayaa ay maraysaaye dadki kadanbeeyaba dhaafe waamaxa
    Iyada io salma ba salmina 38k maraysa aynu ladadaalno wlhi waa laba habloodo meel wayn igaga yaale

    • @user-xu3hq9ov4b
      @user-xu3hq9ov4b 5 місяців тому

      Zxp nomatirsana labada nagood gaalo ayey gursaden😮

  • @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
    @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 5 місяців тому

    Wuu rabaa war maahee wuxu doono ha guursadee ninku hadaanu u imaanayn oo xiidh qoysnimo meeshaas ka jirin ma ii dal dal nowbaa dee???

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 5 місяців тому +1

    Hhh tan yari wa iga qoslisaa marka arkabaa 😂❤

  • @user-tr3hm7ik7t
    @user-tr3hm7ik7t 5 місяців тому +1

    3bilood masruuf kama qadanayso oo way iska ilaliini . Marka fasakh bay qadan karta. Wx la isku dhibiinbaa furniin baa jira. Waday dhab ka tahay inay iska furto oo goa'ansatay waa easy.saas bay yili karta

  • @kadarjama7972
    @kadarjama7972 5 місяців тому +4

    Qurux leyda isku kal son horay usoco ❤🎉

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  5 місяців тому +2

      Thanks walaalo mcn

    • @kadarjama7972
      @kadarjama7972 5 місяців тому +1

      @@Asmadaaus ada mudan my qeun hory usoco adi iyo family gaba

  • @user-ub5no6ti5b
    @user-ub5no6ti5b 5 місяців тому +2

    Magic asma dauus
    Asma story ka dhig magaca youtubkaga love you wllo

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  5 місяців тому +1

      Good idea 👍 Haye walaalo qaali

  • @Qulaasadaqisooyinka
    @Qulaasadaqisooyinka 5 місяців тому +4

    Aniga rayigaygu waa easy sbbtuna waxa ku filan in ay furmato in uu 6bil biil siinin markaa diinta islamka wayka furanthy hdii xaajigaagu biil ku siin maxkamada islaam iga tag waraaq fisiq la dhaho inta ka dib waad ka furanthy sbabtooha walzhy iga weyn ninkeeda saasa waraaqada furnin uga qaataty

    • @siham3325
      @siham3325 5 місяців тому +2

      Lakiin biilka haday diido uu rabo in uu soo diro siday noqonaysaa, kolay arinkan maaha arin biil ka kacay lakiin waa khiyaamada dhacday inu gabadh kale guursaday iyo inuu waliba uur na ka ilaaliyay siday u aamini karaysa, ta xigta anigu markay cashier ka ahayd uu lacagta in u reebi jiray ayaan ka booday ninku maaha inu lacag kugu soo jiito

  • @zuhuurmuuse1633
    @zuhuurmuuse1633 5 місяців тому

    Asma qaliyeey wanku salamay sheeko ina kula wadaga raba sideen ku helaa tiktokan fallow back ima tihiid

  • @nazzy809
    @nazzy809 5 місяців тому

    Asma qurux 😊

  • @aishaaisha9080
    @aishaaisha9080 5 місяців тому +1

    Ninkaan weey iska furikartaa waayo inuu la joogo oola dhaqmo ma ogola ineey ilma dhasho ma ogola qoftani caruur beey ubaahantahay wuu qiyaamay oo dawa ubadka dishuu siinayey waa dembiile
    Asmo isoo qabo

  • @lisalyonxo
    @lisalyonxo 5 місяців тому +1

    This is a very sneaky man she's dealing with. She needs to divorce him with a swiftness and given the circumstances surrounding the pills, I don't know any mosque that would refuse her request for a divorce.

  • @AishaGoonle
    @AishaGoonle 5 місяців тому

    Caaawa qoorgaab bay iga qabatay waan kuceshani

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 5 місяців тому +1

    Heplaayo oyeysa cid ku dhihi karta ma jirto naaag adag batahay asmay qisadadana dad badan bey nolosha bad badisay ogadayna qofka narcissist ah wad ku mahadsantahay sidaad qisadadii nola share gareysay ana ku leh wixi ugu fiicana bad sameysay

  • @hanamuhumed8512
    @hanamuhumed8512 5 місяців тому

    Sheekhyada ha lasoo xidhiidho oo ha iska fasaqdo sababto ah ninka isaguna caruur dhalay iyadana inay caruur dhasho ka ilaaliyay xaqeedi bu danbi ka galay

  • @rahimamahmoud7481
    @rahimamahmoud7481 5 місяців тому

    Asmaay fariideydii❤❤❤❤❤😂

  • @user-cd2wp8nn2x
    @user-cd2wp8nn2x 5 місяців тому

    Asmaay qisadii ad tiktokta sodhigtay e kala dhineed noso dhameestir wll way macaanede

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 5 місяців тому +1

    Fasaqaada qaado

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 5 місяців тому +1

    Maxkamada haka dacwyso gabdha yusan xanibine

  • @user-lg8gu6yq1c
    @user-lg8gu6yq1c 5 місяців тому +1

    Xaaq bay uu ladahy inay iskaa furto sababto ah mar haday nacadahy wa ka furmaysa ee sheekhyada carbta ah ha waydiso wayo sheekh somali waxba uma qabanayo

  • @user-ub5no6ti5b
    @user-ub5no6ti5b 5 місяців тому +3

    Waayo marwaliba qiso iyo sheekooyin caajip ah ayaad Nala wadaagtaa

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  5 місяців тому +2

      Thanks walaalo mcn 😘

  • @aichaabdimounin7727
    @aichaabdimounin7727 4 місяці тому

    My LOOOVEEEEEEEEEE🥰🥰🥰🥰🥰

  • @user-pl9ob3ez4i
    @user-pl9ob3ez4i 5 місяців тому +1

    Frist commenti siyan ku sugaya asmay

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  5 місяців тому

      Thanks a lot for commenting first 💜💜💜

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 5 місяців тому

    Asmo war farxad leh baan kuu hayaa halkee kaala soo xidhiidhi karaa

  • @naum644
    @naum644 5 місяців тому

    Khalci Ha sameyso maxkamada kaa furaysa nin uur kuu diiday waa khaaain

  • @user-dx3un7so6s
    @user-dx3un7so6s 5 місяців тому

    Maxkamada ha haka dawcayso wadanku joogo

  • @ubahinaali711
    @ubahinaali711 5 місяців тому +2

    Asma routinekag noso duub maalintaada waxa qabto❤❤ nagada depression kaqadane qisooyinka

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  5 місяців тому +2

      Waan isku dhex wadaynaa qaali diyaar💜

    • @Nalka_744
      @Nalka_744 5 місяців тому +1

      Abayo nisku keyn dhex wad qisooyinka wax badan ka faid naa cashiro ka baranaa
      Routine vlog wax fun eh asi mar mar saas fiican 🥀

  • @hayatabdi2688
    @hayatabdi2688 5 місяців тому +3

    waxa jiray asxaabihi nin naagtiso aragtay isago laba nin dhixda ugu jira marka wadaday marayeen wuu foolxoma marka nabigay u tagtay waxay tidhi nabi allwo nikan wuu fulxunyahay ee inaan iska furan raba nabigo wuu o yeedhay niki wuxu ko idhi xaskaago waxay doonayasa inad furtu yadana wuxu ku idhi beerto uu siiyay meherkeede inay so celiso way suso celisay marka yado hadaanay dooneen wax qasab la idhaahda ma jirto beelkay ka qaadanayso ha iska joojiso 6bilod kadib way ka furmaysa insha allah

  • @hoodoahmed4921
    @hoodoahmed4921 5 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤ salan sare qaali dumar

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  5 місяців тому +1

      Salaan walaalo qaali 💜

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 5 місяців тому +2

    Iska fasaq waayo ninka ku khiyaameyey diintu khasab maha mana kugu qabi karo khasab lixbood haduusan kula joogin o biil kasta ku siinayo wad iska furi kartaa hadii adan rajo ka qabin wad iska fasaqi karta

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 5 місяців тому +1

    Aniga ra yigaygu waa meesha uu ninku naagta ku qabo hatagto marka naagta danbaa oranaysa ama aniga ama naagtan sidaa ayaa loo furayaa

  • @aminacabdi3913
    @aminacabdi3913 5 місяців тому +3

    Gabareey ilaahey ka baq jooji isqaawinta

  • @Shamsuuni987
    @Shamsuuni987 5 місяців тому

    Asmaa shaqsiyadada jeclahy 🥰❤️

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  5 місяців тому

      💜💜💜💜💜💜

  • @user-gs3ov5hf7l
    @user-gs3ov5hf7l 5 місяців тому

    Wahaa wanagsaan inaay niinkedaa ayy iska haysatoo

  • @amuunabdirahman9181
    @amuunabdirahman9181 4 місяці тому

    Asma dauus wllshy qli wlhi qf aan ddnimadeeda jclhy bd thy aad bn qisooyinkga u tageera no so badi
    Gbdhan wxn odhn lahaaa nin mustaqbalkgii kga ciyaaray wxba kuma hayee iskga caraar
    Dhashu wx lysu diido mha oo ciyar ma gshoo
    Ddka qaarna cruur radiyaan isna uu kibryaa
    Nin ku jcl oo ku raba oo niyad kgula jooga dhasha kmu xidheen iska fur dheh
    Mid siday thy ku jcl baa jooga
    Mida kle wxn ka booday mrky lacag hayaha ahyd dlkii
    Ninkn lcgta ku so jiitay gbdha
    Ninku hdu lcg ku siiyo oo uu kgula so ordoo wuu ku yasay wlhi wxuna ka dhigay qf lcg uun danaysaa
    Oo wx ksta siisan krta lcg
    Rgu farta dumrkay aad u qaybeen inay lcgta ku hdlaan wts tu ksta lacag lala dba ordaayo
    Ogow ninku hdu lcg io afarahaas kula so glo khyr ma leh koly aniga raygaygaaa qfku ha kgu jclado ddnimadada io qlpi wngaga just

  • @sadushshire8299
    @sadushshire8299 5 місяців тому

    Said ban kugu xiisney 😂

  • @hodhood3819
    @hodhood3819 5 місяців тому

    Waxaa wax laydhaa الخلع oo gabadha u banaan, maaha shardi inuu oqaalado inuu ku furu ama afka ka yidhaado. Bal taas aad u daris walal ayaan ku odhan lahaa.

  • @safiyoasan
    @safiyoasan 5 місяців тому

    Alaabta timaha xagee. Ka helnaa eedo

  • @lailakitchen5416
    @lailakitchen5416 5 місяців тому +1

    Asma dauuus asma quruxley

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  5 місяців тому +1

      💜💜💜💜💜

  • @Alma-abdalla
    @Alma-abdalla 5 місяців тому

    Asmaay qaali numberkaaga i so sheeg inaan kula so xidhiidho ayaan rabaaye

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 5 місяців тому

    Wara maxa isla qawinaysa

  • @ZagalMahmed
    @ZagalMahmed 5 місяців тому

    asmay wllo qali ❤halkan kaso xirira

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  5 місяців тому

      Asmaaoai Snapchatka

  • @user-hu9dz7dt5t
    @user-hu9dz7dt5t 5 місяців тому +1

    naa iskafur dheh khaa inka😂😂

    • @Rom03A
      @Rom03A 5 місяців тому

      Wllo wayba duqooday 1888 dhalatay

  • @sukhranasir
    @sukhranasir 5 місяців тому

    Hadii aanu biil siinin oyna haba yarate waxba ka qadanin fasaq way qadan karta

  • @user-ne5bm1wy7e
    @user-ne5bm1wy7e 5 місяців тому

    Wankuxisnay

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  5 місяців тому

      💜💜💜💜💜

  • @Milgomaariin
    @Milgomaariin 5 місяців тому

    naa waku xisnat

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  5 місяців тому

      Waan soo noqday qaali 💜💜💜

  • @user-od3xp7jz9u
    @user-od3xp7jz9u 5 місяців тому

    Iska fasakh ku dheh