Masha Allah, Prof. Bursaliid waa ragga foolaadka ee aan aad ka u taageero. Xagguu ku danbeeyey Faysbuuggiisii uu ugu qornaa :" Weligii Soomaali ?"Waa baa khadka saaxiib ku ahayn oo aan farriimo isweydaarsanney. Waa nin macquul ah.
Mawduucyadiiisa noo soo badi maanshaaa Maanta Foreign Affairs policy waxaaay reer galbeedku beenta nagu barreen iyo maaanta ayaan bartey siyaasada arimaha dibada Alle ha ku xiftyo 🎉❤
Maanshaa Allah Pro Sare AQOONYAHAN dhaba wllahi Topicyada la xidhiidha Qawaaniinta dawlada noo soo badi walal adigoo raaliya Suxufi sare dadkanaa La rabaaa Shacabka somaliyeed waxaa ka lumey ( Legislation Government's low and Legal Foreign Affairs both of them losess)
Allaha dhooro Humble, and well
Educated
Masha Allah, Prof. Bursaliid waa ragga foolaadka ee aan aad ka u taageero. Xagguu ku danbeeyey Faysbuuggiisii uu ugu qornaa :" Weligii Soomaali ?"Waa baa khadka saaxiib ku ahayn oo aan farriimo isweydaarsanney. Waa nin macquul ah.
Ustaadku waa waaqici mashallah. Aaway xisbigiisii si dalka loo badbaadiyo. Dhalinyara ahaan waa kala qeybqaadan lahayn.
Mawduucyadiiisa noo soo badi maanshaaa Maanta Foreign Affairs policy waxaaay reer galbeedku beenta nagu barreen iyo maaanta ayaan bartey siyaasada arimaha dibada Alle ha ku xiftyo 🎉❤
Masha,allah wallaahi si fiican ayaan ugu faa,ideystay aniga casharkaan iyo midkii ka horeeyay.
Si deeply ah ayaan u dhegaysanayay, ilaa uu wuxu sheegaayay ka been sheegay, waa macalin , wuxuu dhigayaa foreign policy haddana wuxuu ku hadlayaa afkii dadka jaahiliinta ah, peersonal attack waxa caanku ah dadka aan waxba baran , lakiin waa bili aadanoo kolay waa qaldami karaaa
Mahadsanid!
Ilahay Somali ha mideeyo.. Qalbigayaga iyo quluubta somaliyeed ilahay ha mideeyo.
Mahadsanid prof
Siyaasda arimaha dibada maraykanka ka soo hadal ustad
Sideen ugu soo biiraa walaalaw
Qadaad Wayn waa caqli lix saac
Xiisaddii 1aad meeday
Maanshaa Allah Pro Sare AQOONYAHAN dhaba wllahi Topicyada la xidhiidha Qawaaniinta dawlada noo soo badi walal adigoo raaliya Suxufi sare dadkanaa La rabaaa
Shacabka somaliyeed waxaa ka lumey ( Legislation Government's low and Legal Foreign Affairs both of them losess)
Dadka Aan Imaan Karin
Oo Gobolada Jira
Waa In Ay casharada U Helaan Si Dhaqso Ah Si Ay Oga Faaidaystaan
Sc, mahadsanid prof.
Kulamada marka la qabanaa, xili hore ha la bixiyo ogeysiis ka.
Si looga so qeyb galo si hersare
Lkn ustaad waxbdn ayaad la maqned casharka lesson joogta halaga dhigo sidaas fiican
Book intee ka helaa
Wasrada arimaha dibada dadkana
Bananka ayay ka tagantihi Ina Hasan sheg maxa muudna madaxbaykatahy
Mahadsanid prof