Wareysigii ugu horeeyay ee Cabdullahi Nuur Guuleed (Gurguurte) I NAIROBI 20.02.2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 сер 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @ahmedkeysepop
    @ahmedkeysepop Рік тому +209

    waxaan daawanaayaa 15/03/2023
    hadaad iga danbeyso liketa ha ila dhaafin

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 Рік тому +108

    Hotelkiisa Darasalam ayaan mar muddo daganaay waa nin fiican oon isla weyneyn,waagaas ayaan aniga oon ogayn in uu milkiilaha yahay ila sheekeysan jiray,fadhiga receptionka yaalla iyo makhaayadda hoteelka,waa nin kaftan badan oo qalbi wanaagsan,goor dambe oo aan soo guurayay ayaan ogaaday,waxaan ku ogaaday biilkii oo igu yara batay ayaa discount weydiistay,kadib ayuu si kadis ah ku soo istaagay halkii aan aniga iyo maamulka ku wada hadlaynay,piilkii ayuu iga qaaday ka dibna yiri lacagtii ku tiilay bar uun bixi barna isagaa tuuray,sidaa ayaan ku ogaaday uguna mahad celiyay.

  • @HeliwaaMedia
    @HeliwaaMedia Рік тому +213

    Caaisha Rc ayaa Irbad ka luntay wey raadisay way weyday nabiga scw ayaa u soo galay dabadeed, Irbadii wey heshay waxayna tiri; wajigaaga maxa ka Nuur badan nuur badana. Waxuu yiri; "Hoog waxuu u sugnaaday qofkii nuurkaas laga qadiyo maalinta qiyaamaha"
    Allow Nuur ka nabiga scw ha naga qadin.
    Aamiin Aamiin ❤️

  • @hireomar971
    @hireomar971 Рік тому +32

    Hanoolato inta aad waresaneysay waa ninkii ugu wareysi wanaagsan guurgurte ilaahay cimrigisa hadhereyo amiin

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 Рік тому +27

    Hilibka saraar kama cuno
    Naas taaganaa ma haweesto.
    Guurguurte waaya arag,caqli iyo cilmi rabbi Ku maneeste ❤️❤️

  • @muhamedadano7598
    @muhamedadano7598 Рік тому +58

    Waxaad ka dareeme in uu xajigu diinta wax badan ka bartay masha allah:-
    * Ka runsheegida nolosha.
    * U cadalad falida naftaada.
    * Dowladaha iyo mamulada waxa ay ka socon la,yihiin in ay yihiin nacamlayaasha aan mabda, lahayn.
    *in xaas nolosha kula fahamta alle kugu hagajiyo.
    *inta aad xoog ledahay in aad shaqayso oo aadan derbiyada qaad la fadhisan.

  • @guledguray2663
    @guledguray2663 Рік тому +61

    Masha allah! He was a greatman.Anigoo arday collegka dhigta ayaan shaqo weydiistay asagoo xafiiskiisa ka soo baxaya waxan u shegy inan arday ahay wuxuu u yeeray shaafici oo ahaa maamulaha restaurantka wuxu ku yiri wiilkan shaqada meel ka gee.wuxuu ahaa nin aad mutawadic u ah aragti dheer leh waxana uu ii ahaa role model.
    Waxan tagay DArasalam Tanzania anigoo ka noqday maraykan waan raadiyey laakin wuxuu ku maqnaa china for bussiness trip.
    Ilahy cimriga caafimaad ha kuugu daro. Laakin mama xabibo( singorada) strong lady maamulka taqaana!!

    • @maxamedmaxamuud7116
      @maxamedmaxamuud7116 Рік тому +3

      Masha allah ader alle haku barakeyo

    • @abdiyarehassan9460
      @abdiyarehassan9460 Рік тому +1

      ¹

    • @abdikarimabdullahi5848
      @abdikarimabdullahi5848 8 місяців тому +1

      Guled gurey isu key sheeg isku waqti ayaan heteelka iskala shaqeynaye Hadaadba Shaafici Cabdi Sheekh iyo Geedi waraabe ku soo gaartaye.
      Aniga waa Csbdi Cabdullahi Gedi.

  • @omarmohamoud5892
    @omarmohamoud5892 Рік тому +141

    Masha Allah! Waraysi qosol iyo dhoolacadayn iigu bilaawday iiguna dhamaaday. Adeer waayo arag ah, nolosha dhinac walba. Howl-kar, siyaasad, melitry, ganacsi, xoolo raacasho, turjubaan Nimo, dhagax jebin, saxuun dhaqid, sab-ka-qaraabasho. Kusoo noolaasho baadiye, magaalo, yurub, africa iyo Aasiya. Waa waraysi taariikhi ah, wax badana laga korosan karo. Adeer ciriga iyo caafimaadka oo cibaado Alla kacabsi leh Allah hakuugu deeqo. Aamin!

    • @IimaanYusuf
      @IimaanYusuf Рік тому +1

      Igu sawir mar hore ayee bilaabatay xafidahullaah adeer gurguurte.

    • @abdifatahosman4080
      @abdifatahosman4080 Рік тому +1

      Man shall alha waaaya arak waxbadan og

    • @ummsumeyaahmed5457
      @ummsumeyaahmed5457 Рік тому +3

      Walahi haa i like soda uso shehtai his experience...walahi i had to seat and listen to him...very much interesting i like dacaad nimadisa very straight forward..deep thinking ..strong and forcus ...patience...simple...how many pple he knows have died ...but there golden thing in his wisdom those who left abad mark he hides his names and those left hin experience he mention things that nt required conversation left it ...walahi it was golden opportunity to interview him.

    • @hello5073
      @hello5073 Рік тому

      😢😢😢😢

  • @ahmeddhaban5380
    @ahmeddhaban5380 Рік тому +66

    Waraysi wax badan iga kordheen mahadsanid Awooowe guurguurte wx badan ayaad I iftiiimaysay. Noloshayda inta ka dhiman waanku mahad celin doonaa inshallah hanolaato mudnid adine zaaxib 🙏🏃♥️♥️ noloshu waa halgan io talasaarasho Rabi ya Allah garabkeyga noqo 🙏🙏🙏

  • @Hirsan
    @Hirsan Рік тому +48

    Waa waraysigi ugu wanaagsana ee aan Hanoolaato ka dawaday....ilahay ha ku xafido X.Gurguurte.

  • @AdamMohamed-vf4lq
    @AdamMohamed-vf4lq Рік тому +31

    Nin oday ah Oo aan saaxiib nahay ayaa iishegay inuu kasoo daayey xalane 1991 asaga iyo rag kale Oo Halis kusugnaa salaan iyo duco ayuu dalbaday in laga gaarsiyo ayaanle qoraalkaan hadaad aragtid sii gaarsii Alahaa cimriga ubarakeyo

  • @Jamuux
    @Jamuux Рік тому +17

    Masha Allah adeer guurguurte allaha Ku dhawro, Jamaludin xaaji Cali allaha unaxariistee Wuxuu ahaa aabahay labaad Wuxuu ahaa ninkii isoo koriyay, wuxuu ahaa nin afgaaban oo qalbi xaaran oo jecel inuu caawiyo qofwalba intii uu awoodo ayuu ahaa

    • @boostariigmedia3889
      @boostariigmedia3889 Рік тому +1

      Allaha unaxariiste sh dadku dhalaa aqaanaa sida maamo sahro iyo kuwa kale caruutiisna waa kuwo afgaaban iyguna

  • @sabraa2009
    @sabraa2009 Рік тому +361

    Best interview I had ever watched on hanoolaato.

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 Рік тому +10

      Saxiix walahi

    • @aminahussein-hassan522
      @aminahussein-hassan522 Рік тому +5

      Me too

    • @mohammadsaed7175
      @mohammadsaed7175 Рік тому +5

      The best and the most important interview I saw noolow ayaanle

    • @safiyaare2526
      @safiyaare2526 Рік тому +6

      Duqa run ayuu ka sheegay noloshiisa maantana waa nin magac leh Somaliya hada ayagoo rafaad ku soo koray ayay dhahaan taajir ayaan ahaan jiray . Gurgurte manshaa allaah

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 Рік тому +3

      AYANLE IYO ADERKIS UU WAREYSANAYO XAWADLE ISKUYIMID VIVA GUUL

  • @mohamedgeedi8847
    @mohamedgeedi8847 Рік тому +15

    Guurguurte tiro badane waxaan kaa baraney taariiq iyo indho adeyg badn dabcan lkn mida ugu muhiimsan aana aaminsanhy mar walba waxay thy lacagtu ineysan farxad dhalin karin 2023☝️✅️🇸🇴

  • @mohamudishak9994
    @mohamudishak9994 Рік тому +8

    Wali ma arag wareysi ka qiimo badan oo aan sidaan ugu riyaaqay,
    Alle ha idin xafido dhammaantiin

  • @abdidhuux5350
    @abdidhuux5350 Рік тому +11

    Ducada uu u duceeyay xaaji gurguurte ninkii caawiyay allaha u naxariisto Jamaludiin xaaji Cali oo somalida wanaagsan uu ku tilmaamay oo uu siiyay 100.000 shillin somali ilaah ha u aqbalo. Wanaag walboo qof bini’aadam aad u samysid markaad dhimato hadii uu kuu duceeyo wax ka wanaagsan majirto. Ayaanle hanoolaato thanks for the interview

  • @sadaamcarab4019
    @sadaamcarab4019 Рік тому +3

    Hadii in uun dadkeena ay u dhiiri galin lahaayeen dadka hormarka ka sameeyey dhinaca dhaqaalaha ama waxbarashadaba wax waynbaa jiilka hada ama kuwa soo socdaba iska badali lahaa.
    Illahay swt cimri dheer iyo caafimaad ayaan kuu waydiinayaa xaaji gurguurte

  • @IbrahimAli-dv8hk
    @IbrahimAli-dv8hk Рік тому +33

    Waxaan aad aad ugu farxaay inaan maanta dhagaysto adeer garguurto waxaa ii gaalay abaal aan la iloobi karo waxaa I qaadaay visa maantane waxaan joogaa dibada waxaan nahaay ilaa 30 camal walaalahaay waxaay dhaleen iyo waxaan aniga dhalaay arintaas aan heeerkaas ku gaarnaay ilaahaay ka sakoow asiga I caawiyay ilaahaay cimrigaaga ha dheereeyo waliba waxaa caawiyay dad badaan somali ah walaahi abaal ii galaay qayr alaha siiyo ❤❤❤❤❤❤

    • @halimanur2064
      @halimanur2064 Рік тому

      Allaahuma AAMIIN Allaah u aqbalo ducadaada🤲🏽

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 Рік тому +1

      Xaalada uu ka sheekeenayo ayaa maanta ku jirnaa allaha safarka adag hanoo fududeyo

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 Рік тому

      Aabo la aanta waa ciil iyo calool xumo

    • @mohamedyousuf6499
      @mohamedyousuf6499 Рік тому +1

      Qof noloshu ku adagthy Hadii aad aragto Adna saaas u caawi ( abaal raaga rag iyo geelbaa leh)

    • @sacdiyogaabo9682
      @sacdiyogaabo9682 Рік тому

      Waa ina ubaal gudaa

  • @abdinoordhagane6589
    @abdinoordhagane6589 Рік тому +12

    Shekadda Ninkan waxaan Ka korarsaday waayo aragnimo wax bdn oo aan dadaal iyo tijaabis iyo waqti IGA bixi lahaa ayow isii hormariyey mesha ay igula danbeyn Karto. Mahadsanid ayaanle Hanoolaato waa barnaamij wax tarleh .

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 Рік тому +13

    1941 i still can not blieve it. Ninka 80 something inuu jiro uma eka. Mashallah tabarakallah😊

  • @abdikarimabdullahi9127
    @abdikarimabdullahi9127 Рік тому +12

    Wallhi wareysigan wuu ideqay cawa waa axad 12/3/2023 waxan rajeynaya inan usafro Uganda 🇺🇬 Kampala anigo kurajo weyn inan shaqeysto I.a 21sano jira alx waxan rajeynaya inu alle cimrigeyga iziyadsho khaatumadana iiwanajiyo yaarBi

  • @kifaax8624
    @kifaax8624 Рік тому +5

    Cumar maxamuud waa gob gobi dhashay ragaasi waa dadka ugu gobsan soomali qaasatan majeerteen m.allh wereysigaanb waan ka helay adeer gurguurte ilahay cimriga iyo cfmdka hakuu ziyaadiyo m.allh ❤️💯🙏

  • @muhubojama1231
    @muhubojama1231 Рік тому +3

    Adeerkaan walaahey wuu iga oohiyey illaah subxaanu watacaala haku xifdiyo aduunyo waa iska taas

  • @Geyre02
    @Geyre02 Рік тому +25

    Qaar badan oo inaga mida ayaa maanta 2023 kunool Nolol u dhiganta ama Lamida tii uu Garguurte kunoolaa 70s Sano ka Hor.
    Allow Umadaada Axwaashooda ufududee Daartaan Aduunyana Kuwii ku camal fala oo kugu caabuda naga yeel.
    Wareysigaan runtii waa mid aad uqiima badan Mahadsanid Ayaale, Hanoolaato

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Рік тому +16

    AYAANLE HUSSAIN CABDI TAARIIKHADA KU XUSI. DOONTA SABABTOO AH DADKA SOMALIYEED JAHLIGA IYO AQOON DARADII TAARIIKHEED INTA BADAN WAA FAHAN SIISAY .MASHAA ALLAAH. THANKS

  • @yasinabdullahimalin4076
    @yasinabdullahimalin4076 Рік тому +42

    Wareysi Dhamaantiis ah Cilmi & tariikh oo wacyi ah welina tabanayo nolosha dhinackasto.
    Horaa waxaa loo yiri, dad waa dadkii hore hadalna waa intii hore loo yiri.
    4sano xitaa jamacadda loogama baxo cilmiga kujira wareysigaan, adeer Cafimad allah inoo kasiiyo, Hanoolato & Wariye Ayaanle mahadsanidiin.❤❤❤

  • @WarfaFarahsouthafrica5257
    @WarfaFarahsouthafrica5257 Рік тому +30

    I met him twice while working for his son Mohamed (MD) in Dar es Salaam, TZ, back in 2006. Masha'Allah he hasn't aged a lot, still very much strong. He was also making salat a lot. May Allah give you shifac, iyo cumri dheer. Noolow adher. Your story is truly inspiring. A lot to learn from.

    • @nasturanastura4015
      @nasturanastura4015 Рік тому +2

      Masha allah nolal wayo arg lakee surtagal matahay in uu ufaiideyo umada somaliyeed si ay uga qatan cashar

    • @WarfaFarahsouthafrica5257
      @WarfaFarahsouthafrica5257 Рік тому +1

      @@nasturanastura4015 :, Umadha somaliyeed isbedhey diyaar uma'aha. Rer Hebel, iyo he said and she said, ayaa diyaar uyihiin

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo Рік тому +25

    Mid Ka mida Wareysiyadii ugu Wanaagsanaa . Waayo Aragnimo Qosol , Waayeelnimo Dal iyo Dad Jaceyl Mahadsanid Hanoolaato

  • @bashiressa2999
    @bashiressa2999 Рік тому +26

    Maansha Allaah Fadlan Wareeysiyada. ODAYAASHA Noo Badi Waxaan is leeyahay Wax Badan ayaa laga faa’iidayaa
    Mahadsanid

  • @aminamohamed9139
    @aminamohamed9139 Рік тому +18

    Manshaalah ader kan dad badan oo comments uga mahad sheeganayo ayan arkay wa adeer reer magalnimo iyo naxaris isku darsaday watigana wu xusay lagend ❤

  • @hiiraan_boy10
    @hiiraan_boy10 Рік тому +11

    The best interview ever given by Hanolaato
    The businessman Garguurte has left behind a useful legacy to the community that will benefit anyone who wants to achieve a high level in life,
    This is my second time watching this interview.
    Thank you my uncle Gargurte I wish you a good life, worship and health

  • @abdiazizelmi8156
    @abdiazizelmi8156 Рік тому +10

    Odaga waa legend.
    Part 2
    Business tips ka soo warayso.

  • @Keydka_Taariikhda
    @Keydka_Taariikhda Рік тому +11

    Jamaalu Diin Nin Cumar Maxamuud Buu Ahaa oo Qabiil Aqoon oo Dhalinta Maalgalin u sameyn Jiray Qaasatan Ninkii dhalinyaro Ee shaqeysanayey alle ha u naxariisto

  • @abdullahiadan7111
    @abdullahiadan7111 Рік тому +9

    rag jabkiisa ayuu ka sheekeeyaa,dumarna baraaraheeda,maasha Allah,gurguurte nolasha ayuu ifahansiiyay in badan oo ka mid ah,hanoolaato thanks.

  • @abdirahman77
    @abdirahman77 Рік тому +39

    Kheyr Allaha siiyo waxoow Tanzania noogu ahaay geed la harsado, Somalida Tamzania qofkeey wax ku cusladaan waxaa koow maskaxdiisa ku soo dhici jiray ineey Garguurte u tagaan, nin dhaqaale leh oo madaxdi Tanzania dhan miqaayadhiisa iyo hoteladiisa ku mushaxaan. Wiilkiisa Mahadne Allaha u naxariisto.

    • @naimakhiyre8037
      @naimakhiyre8037 Рік тому +1

      Maa shaa Allah Laakin wiilkiisa maxaa ku dhacay

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 Рік тому +16

    ASC adeer Cabdulaahi nuur garguurte adeer ilaah cimri dheer iyo caafimaad alaha ku siiyo aamiin yaa alaah ❤❤❤❤

  • @sharmaarkecabdi1775
    @sharmaarkecabdi1775 Рік тому +2

    Waraysi ka qiimo badan wallaahi ma arkin beryahan. Dunida weli shaw rag baa nool. Waraysigani waxa uu iskugu jiraa cashar nololeed dhammaystiran iyo taariikh ma guuraan ah. Allaah cimriga iyo caafimaad ka ba haw barakeeyo.

  • @ahmednasirabdi9574
    @ahmednasirabdi9574 Рік тому +4

    Shaqiyad dahab ahbuu leeyahay ninkani sida waraysigiisa laga fahmayo,
    Dhamaan dadkii soo dhibaateeyay wuxuu afkiisa udiidayaa inuu magacyadooda sheego taas bedelkeeda wuxuu umahadcelinaya cidkasta oo wax tartay.
    One of the most interesting interview i have aver watched

  • @maryanismailduale8614
    @maryanismailduale8614 Рік тому +18

    Maasha ALLAAH Abshirta kheyr iyo cumridheer oo cibaado iyo caafimad qabo aan kuu rajeyaa INSHA ALLAAH AMIIN YAA RABI

  • @yahyaetho4458
    @yahyaetho4458 Рік тому +22

    Some of us are still going through that kind of challenges may Allah make it easy for us and I want to thank my father for the inspiring storie. I want to thank Hanolato media for this great interview

  • @esa979
    @esa979 Рік тому +6

    Gurguurte Maanta iigu Horaysay Magaciisa waana qof wanaagsan qalbi xaadhan howl karna ah waxbadana waan kaa faidnay Adeer Alle haku Xafido Aakhiri iyo Aduunyaba

  • @konjoelmi3502
    @konjoelmi3502 Рік тому +5

    Masha Allah taharakallah adeero hadaladada aad ban ula dhacay illahay cimriga iyo cafimad ka hakuu siyaadiyo booraman kaso salamaya❤❤❤

  • @abumohamedaliomar7494
    @abumohamedaliomar7494 Рік тому +5

    Maansha Allah thanks ayaanle sxb this is the best video I have ever watched in Hanoolato,
    Allaha u naxariisto dhamaan dadka adeer abaalka u haayo gaar ahaan adeer Jamaludiin Xaaji Cali iyo adeer Cabdulaahi Yuusuf Ahmed iyo adeer Xasan Gaamur dadkaasa dad ahaa.

  • @hanniomar4677
    @hanniomar4677 Рік тому +2

    Waa sida ay aabahay iyo hooyadey nagu soo koriyeen allaha hooyo kuu naxariisto

  • @abdullahiaden7317
    @abdullahiaden7317 Рік тому +13

    Thanks Ayaanle.
    Wax badan baan ku iri adeer maad buug taariikh nololeedkaada ah qortid. Waxaadse fududaysay adigoo waraysi maqal iyo muuqaalba isku jira ka duubay kaasoo aad u xiiso badan.
    Well done.

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Рік тому +7

    Maasha Allah Oday Guurguurte Darisalam Tansania ayaan ku bartay waa nin ganacsiga somalida tansania horumar balaadhan kasmeeyay From Hargeisa xaajiga kasoo salaamayaa

  • @balabanxasan9880
    @balabanxasan9880 Рік тому +4

    Mid kamid ah warerysiyadii igu fiicnaa aan abid dhagesto rntii tariikh cajiib ah wyn Amazing interview thanks Zxb ayaale

  • @mahamudjama2446
    @mahamudjama2446 Рік тому +2

    Omg tan sheeko waa dhaaftay. Waa tii Novelka iyo filmanta laga jili jiray. Mahadsanid ha noolaato sheekada aad noo soo gudbisay. Adeer guurguurte sheekadiisu waa mid dhinacyo badan leh. Cimri iyo caafimad ayaan kuu rajaynayaa.

  • @caqlikoriye593
    @caqlikoriye593 Рік тому +11

    Anna waa gaabnaa mana qurxanayn 😀😀😃😃

  • @aliabdirahman6092
    @aliabdirahman6092 Рік тому +12

    Guusha waa intaas inaa qadato riski waa muhim waligaa ha cabsan wxbaa ka bartay sheekadn

  • @somaliGigsdriver
    @somaliGigsdriver Рік тому +2

    Run ahaantii waa qiso aad isoo jiidatahay waayo waxaan iyada oo jar jaran ka daawaday barta tiktok. Thanks hanoolaato media❤❤

  • @haldoorkamedia492
    @haldoorkamedia492 Рік тому +1

    Wallaahi Waraysi Qudha Maaha ee Waa Dhiiri Galin iyo Cashar.
    Ninkan Ragina waa Kii soo Jaba, Guuleystana Dabadeed. Adeer Aakhirana Allaah Ha Ku Guuleeyo

  • @ayanleabdirahmanfarah6485
    @ayanleabdirahmanfarah6485 Рік тому +8

    Mansha allah ayaanle adban ugu farxay
    Inad waraysato gurgurte wan maqlijray magaca waxan ku nolahay hargeisa
    Allahaydinbarakeyo adiga iyo ganacsade
    Gurgurte

  • @zahrahussein894
    @zahrahussein894 Рік тому +8

    Masha allah Ayaanle aad iyo aad ayaan ula socdaa wareysiyada aad noo soo deysid waadna ku mahadsan tahay. Adeer garguurte cimriga allaha kuu dheereyo qof lagu daydo ayaad tahay oo sharaf leh.

  • @user-nd1dj2wb6p
    @user-nd1dj2wb6p Рік тому +3

    Wareysigan wax badan oo cashar ah ayaa laga faaiidikaraa ganacsade gurgurte kartiga iyo waxqabsashada, caddaaladda, iimaanka iyo yaqiinta iyo in laxasuusto cidkasta oo wanaag kuugalay..kamaaludiin iyo abdulahi yuusuf ayuu aad uxusay majeerteenku waa dad hill badan ❤ Thnks my clan mj

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 Рік тому +4

    Runti interview aad qiimo leh intan daawanayeyna qosol iidhamadey maasha allah ..allah habarakeeyo sheekh guurguurte iyo wariyahaba 😊😊💙💚💛🧡

  • @zakariaahmed8534
    @zakariaahmed8534 Рік тому +120

    He was a risk taker that’s why he became a successful entrepreneur.

    • @arashiidosman3367
      @arashiidosman3367 Рік тому +4

      Agree 100%

    • @korontogulledghidhi3733
      @korontogulledghidhi3733 Рік тому +7

      ayaanle caawa waxad na tustay nin aan magaciisa mudo naqaaney lkn aanan aragiisu nagu cusubyahay hotel guuleed Deg yaaqshiid xaaji gurguurte walaahi waa shaqsi caan ah oo nagu cusub

    • @MohamedOmar-dd5vs
      @MohamedOmar-dd5vs Рік тому +3

      Wrong, he got rich because Ilaheey determined to test him with wealth. In my lifetime, I have known countless people who were more entrepreneurial than him who just couldn't make it. We make the effort but destiny is in place. We should all be happy with our lot

    • @mohgafiigafi3728
      @mohgafiigafi3728 Рік тому

      ​@@arashiidosman3367 11
      4

    • @zakazingh3032
      @zakazingh3032 Рік тому

  • @abdirizackamin5799
    @abdirizackamin5799 Рік тому +10

    Ganacsatada wareysigooda soo badi
    Siyasada wa na waashay

  • @abdalanuor7427
    @abdalanuor7427 Рік тому +1

    Wereysigii ugu qiimaha badnaa aan daawado adeer aniga aqoon kuma laheen lkin sidi quruxda badan oo dagan oo aad nogu shakaysay ilaah iladanki cimri dheer cafimaad iyo cibaado suuban alle kaga baryay garowe ban kasoo salaamaya hanoolato thanks wll.

  • @infinity9129
    @infinity9129 Рік тому +7

    Masha Allaah qof adag cumri dheer iyo caafimaad ayaan ilaahay kaaga baryey, Aamiin thankk you Ayaanle best wareesi ever.

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 Рік тому +5

    Waxuu aha qof qalbigiisu wanagsan yahay masha allah qayr allah ha siyo runtii waan ka helay dhagaysigan

  • @alishirwa1453
    @alishirwa1453 Рік тому +12

    *Dambigiisa Allaha dhaafo. Aamiin nin qiime badan ayuu ahaa oo aan si fiican u aqaano. Maasha Allah*

  • @abdirahmanismail9086
    @abdirahmanismail9086 Рік тому +3

    Ma arag wali mana dhigaysan dadkii waraysanayay Ayaanle nin lamida Adeer gargurte hadii ay ahaan lahayd xagga waaya aragnimada diin aqoonta cafiska cadalada Kaftanka aftahanimada soo joogo waayaha labada timado ee taajirnimada iyo saboolka
    CIMRI DHEER CAAFIMAD RAAGA IYO CIBAADO SUBAN WAAYO ARAG GARGUURTE👏💯🙏

  • @sadiyoa9872
    @sadiyoa9872 Рік тому +9

    Awoowey macan 😢 Ilahey cimri dhere ha ku siiyo 🙏🏼🙏🏼

  • @ayaancnasir5971
    @ayaancnasir5971 Рік тому +6

    Ayanle adiga iyo qoyskaagaba allah barakeeyo waraysiba kan kale ka qiima badan runtiii wax badan ayaaan ka faaidey adeer cabdullahi jazakllah khayr jazaa🙏

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 Рік тому +18

    Maansha allah waa iga farxisey hadana iga oohisey markaan arkey adeerkey cabdulaahi nuur garguurte 35 years ma arkin waaaw . Maansha allah ilaa howlwadaag before huruwaa isaga iyo eedo xabiibti ilaahey ha u barakeeyo cimrigiisa . Waa soo wada korney caruurtisa specially fardowsa garguurte we were very close friends.

    • @dajiscom463
      @dajiscom463 Рік тому +1

      M.a

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Рік тому +3

      Waxaan aad uga murgoodey diinla,aanta waqtigaas jirtey. Agoontii oo Ratigii ey xoolo ka lahaayeen ayaa laga qashay.Gurguurte xasuus ilaahey cimri dheer haku siiyo. Waa taariikh xasuus leh. Dadka waaweyn ayaa fahmi kara.

    • @munamahmed1572
      @munamahmed1572 Рік тому

      @Ismaaciil maansha allah runtaa waaye waa qoslisiiyey sheekadiisa xusuus tiisa aad ay ufiicantahay dadkii asaga le'ekaa waxba ma xasuustaan 80+. Soomalida cadada iyo diinta waa isaga qaldanaayeey . Waa dadaal badnaa

  • @abdihakimabdullahiissack410
    @abdihakimabdullahiissack410 Рік тому +2

    Aabe Cabdullahi Nur Guuled Gurguurte waxaa aan ka bartay waxyaabo badan oo dad qaar manta ayka faanan inaay dadka laqeybsadaan. Ninkii jab soo maraay ayaa dadaalka gaara. Legend Gurguurte MaShaAllah, Ilaah SubxanAllahu Watacaala haku cizeeyo.

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 Рік тому +3

    Watariiq wayaarag dhankasta cadimaha xaladu dadala wagadha👍🌹🌹🌹🌹💖💖💖💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Рік тому +5

    Ayaanlow fadlan raadi odoyaasha taariikh badan baa ku duugan waa loo baahanyahay thanks very much

  • @khalidhassanelmi926
    @khalidhassanelmi926 Рік тому +2

    waxaan bartay casharo aanan schoolka iyo jaamacada midna ku baran
    illahay cimriga haw barakeeyo xaajiga

  • @allyhaji1902
    @allyhaji1902 Рік тому +2

    Ninkaan maalinbaan ugu tagey xafiiskisa mallka weyn magalada dar es salaam Tanzania anoo shaqo uraadsadey wuxuu igu yiri orod waraqahaga mahad ugee willkiisa lacagtana bus fare kadhigo kadhigo hadaan sifiican u xasuusto 30kun 15dollar caml waa qof ay somalinimadu kuweyntahay mashlh

  • @sacdiyo9970
    @sacdiyo9970 Рік тому +7

    Asc wr wb Masha Allah Masha Allah Masha Allah waa ku salaamay waxaan ku rajeynayaa kheyr iyo caafimaad Cimri dheer oo cibaado suuban leh Amiiiin Yaaa Rabiii Insha Allah si fiican ayaad kuu aqaana adne si fiican ayaad ii taqaano.

  • @abdishakurmohamed2910
    @abdishakurmohamed2910 Рік тому +3

    Manshallaah,waa wareysi uu qof macquul ah waqtigiisa u quuri Karo. Waxaan ku leeyahay mahadsanid inaad Nala wadaagtid wareysiyadaada aadka u qiimaha badan walaalkey.

  • @dralidirshe9749
    @dralidirshe9749 Рік тому +4

    msha allah waa wareysigii ugu fiicnaa ee aan daawaday waxaa dhihi lahaa wareysiga sanadka hala dhaho cimri dheer oo cibaado suuban leh allaah siiyo xaaji garguurte iyo hanoolaatotv

  • @mahiigaantv4989
    @mahiigaantv4989 Рік тому +7

    Mahadsanid Hanoolaato wuxuu ahaa waraysi cajiiba oo aan ka dhex helay waayo aragnimo badan.

  • @muna8565
    @muna8565 Рік тому +5

    Waa interview gii ugu qiima iyoqaaya badnaa oo faaiido leh oo aan maqlo maasha Allah waad mahadsan tihiin ayaanle iyo adeer gurguurte waxaan rajaynayaa waraysi kale inaad layeelato waa waayaarag waxbadan og si aan uga faaiidaysano waxaan urajaynaya caafimaad cimridheer iyo cibaadosuuban Allah ha siiyo anagane sidoo kale aamiin

  • @jassiemuse8366
    @jassiemuse8366 Рік тому +6

    Masha Allah qof la wareysto qofkii uku qimahabadana, ayanle qeyr Alle haku siyo,ader Alle qeyr ku si cimrigaga Alle haku dhereysiyo🥰🥰

  • @ashaalimohammed1549
    @ashaalimohammed1549 Рік тому +2

    Gurguurtoo badan ayey bulshada u bahan tahay Wa qof ka dheer inkiraad iyo isku dir dadka
    Nanoolaato Thnks walalo

  • @mohamedtiran-hb5oc
    @mohamedtiran-hb5oc Рік тому +2

    Ayaale shaqo wacan ayaan umada uhaysaa brother Muuse suudiye yalaxoow soo fariisi

  • @galayr
    @galayr Рік тому +67

    One of the best interviews. Another Master class of somali history

    • @sahraahmedkoshin
      @sahraahmedkoshin Рік тому +3

      Indeed!

    • @haaruunaxmed2038
      @haaruunaxmed2038 Рік тому +1

      Cimrigiisa ilaahay ha u barakeeyo wax badan baan ka baranay odaygaan masha Allah indheer garad taariikh kala duwan u soo joogey

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 Рік тому +3

    Guuleyso adeer wllhi video aan dawado sanadkan intuu dhashey kii ugu qurux badna wllhi karti kalsooni allahuma barik ❤️‍🩹

  • @ismailjaraay2576
    @ismailjaraay2576 Рік тому +8

    hadiiba Ay Jirto In Comments Aad Aqriso Dadka Nuucaan Ah Wareysigooda Noo Badi Waa Dad Nolosha Dhabta Ah Cashirkeeda Haayo

  • @edelabdillahimohamed3787
    @edelabdillahimohamed3787 Рік тому +2

    Waraysiyadan oo kale so badi wax badan ayaan ka faaidaynaa

  • @wilkasanadka5118
    @wilkasanadka5118 Рік тому +3

    My abti macaan cimri dheer caafimaad cibado suban ❤❤❤❤❤

  • @baaquliboy1908
    @baaquliboy1908 Рік тому +3

    Waa muqaalki noloshayda ugu samaynta badana aan arko wlaahi m.a wax weyn ayaan kafa iiday ❤❤❤❤❤

  • @safiaali3140
    @safiaali3140 2 місяці тому

    Maasha’Allaahu it’s first waraysi aan dhamays tirto oon dulqaad u yeesho.
    Waxaan sii jeclaysanaayay inuu wali sii hadlo.
    Caqli iyo xigmad baa Alleh ku manaystay.
    Allehna Jannatul Fardowsa kaaga baryay.

  • @akram-yariisow14
    @akram-yariisow14 Рік тому +3

    Nin magaciiisa uu ka weynyahey muuqaalkiisa adeerkey waa ku salaamay❤

  • @maxamuudmacalinxasan6862
    @maxamuudmacalinxasan6862 Рік тому +9

    walaahi qosol iguma harin dameer ma aragteen maya iyo ninkii lahaa codkiisuu aqoonsadey haaa hii

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 Рік тому +7

    Kkkkk ayaanloow kaama yeeleyno gurguurte markale iyo markale noo wareyso wlh taariikh facweyn ayuu tixay wax badan baan ka faaiidetsanay plz ayaanloow marar badan soo wareyso

  • @nabilyazin
    @nabilyazin Рік тому +1

    fadlan waraysi kale ka soo qaad alle cimriga ha u dheereeyo Sheekh garhlguurte
    shakhsiyadii siyaad bare ka soo warayso masuule

  • @aminaali4566
    @aminaali4566 Рік тому +7

    Maashaa AllAAh walee guguurte waa fariiid,adeer AllAAh ha kuu barakeeyo
    Waa nin aad u caqli badan oo soomaaliya

  • @caashoxuseen7040
    @caashoxuseen7040 Рік тому +5

    Wallahi waan ilmeyey qisadaan adeer allaah ku barakeyo waa arin aad u wangsan inaad inooga sheekeyso tariikhdaada waayo waa dhirigalin fican ayaanle thnks wl

    • @qaran3751
      @qaran3751 Рік тому

      Aniga dhiiragelin baa ka qaade lkn gabdhaha waba iska qiironayan wakana farqiga udhaxeya raga iyo dumarka

    • @Khadija_sheikh.
      @Khadija_sheikh. Рік тому

      ​@@qaran3751 rag kan uliita adiga dumarka umaleeya inay daciif yihin xoolo

  • @hanadabdikhadir8115
    @hanadabdikhadir8115 Рік тому +5

    Ganacsade waayo badan kaso maray nolosha abdulahi nuur guled gurguurte nin qiima badan ayaanle adna aad ayaa ugu mahadsan tahay sida aad noogu soo gudbisay wareysidan qiima leh🙏

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Рік тому +2

    Wallahi waa taariikh in laqoro mudan oo xanuun badan waxaa iigu murugo badneyd markii odayashii sabta cunayey ay kaceyriyen ilmaha yar oo baahan dadki hore arxan darana.

    • @sadambashir4063
      @sadambashir4063 Рік тому

      Walal anigaba dhacadadaas way samaysay ilmo yar oo gaajaysan oo meel walba laga caydhinayo , runtii adeer Allah ha xafido wuxu so maray nolol kala duwan khibrad iyo waayo aragnimo wan kala kulmay.

  • @usaameAhmed827
    @usaameAhmed827 Рік тому +1

    Dadkan ookale hala horkeeno umada si waxlogabarto ma maqal oday ka xikmad badan gurguurte really ale khaatumadada haku hagajiyo kan ookale ayaa la odhan kara aabe somaliyed
    Wlhi cashar wacan ayan kaa bartay ader gurguurte thanks

  • @footballlovers230
    @footballlovers230 Рік тому +18

    Qosol,oohin, farxad iyo murugo intaba wuuleeyahay wareysigan😢

  • @qamarahmed9236
    @qamarahmed9236 Рік тому +7

    Mashallah cimdheer ayaan kuu rajeeynaa adeerkeey nin qalbi fiican

  • @samaleofficial
    @samaleofficial Рік тому +2

    wareysigii ugu qiimaha badnaa oo waliba ugu daacadsanaa ebid aan daawaday waaye wlhi masha allah hanoolaato iyo wariye qaali ah ayaanle ❤❤

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 Рік тому +2

    Adeerkeen waa mansha allah aqligiisa waa kalaay iska araag

  • @fadumokalif462
    @fadumokalif462 Рік тому +7

    Maasha allaah waa interviewgii ugu wanaagsanaa ee aan dhageysto mr garguurte❤