Aweys Hassan Mohamed
Aweys Hassan Mohamed
  • 143
  • 311 360

Відео

#PART2 : MAREYKANKA AYAA KU TALAGALAY BUR BURKA DALKEENA 1991-KII.| AMB. DINARI MARQAATI NOOL Q2AAD|
Переглядів 5 тис.9 годин тому
#PART2 : AMB DINARI MAREYKANKA AYAA KU TALAGALAY BUR BURKA DALKEENA 1991-KII. | MARQAATI NOOL Q2AAD|
#PART1: DANIJIRHII HOOYADII KU KORISAY MUUFO AY IIBISO.l HIRARKA NOLOSHA.
Переглядів 9 тис.14 днів тому
Toddobaadkan waxaa marti noo ah Abm Adirahman Diinaari oo ka sheekeeynaya Nolosha adag ee uu ku soo koray.
#The Concept of the Foreign Policy of the Russian Federation |DR. ABDIRAHMAN BADAWI.
Переглядів 2,1 тис.Місяць тому
#DR.Lecture 3. ABDIRAHMAN BADAWI, waxa uu soo jeedinayaa Siyaasadda arrimaha dibadda Ruushka oo ka mid Shanta Dowladood ee leh Codka diidmada qayaxan.
SUXUFIGA IYO GARSOORKA
Переглядів 804Місяць тому
SOM DEBATES WAA FAGAARE DOOD WADAAG AH.
#2 LECTURE: Foreign policy: SIYAASADDA ARRIMAHA DIBADDA.
Переглядів 6 тис.Місяць тому
Haddii aadan iska Diiwaangalin Madasha siyaasadda Arrimaha Dibadda, fadlan ku soo biir t.me/MadashaSAD, kadibna iska Diiwaan gali Xaruunta Muqdisho center adiga oo faah faahinta kala xiriiraya WhatsAp-kan . 252 61 1116065.
SOM DEBATES: l YAAN KU MAGACAABI KARNAA SUXUFI?
Переглядів 8 тис.2 місяці тому
Dooddan waxaan ku soo qaadaneeynaa Mowduuc muhiim ah oo la xiriira Suxufiga iyo Saxaafadda .
KHILAAFKII MAXKMADDA GAARAY!
Переглядів 5712 місяці тому
Muxuu ku dhammaaday Khilaaf ka dhashay Doorashada Hoggaanka Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya.?
WIXII DHACAY CEEYB AYAY KU AHAYD SAXAAFADDA.!
Переглядів 1,7 тис.2 місяці тому
Waa laga baaqsan karay in Suxufiyiin ay ku hor buuqaan Madaxdii Shirka Jaraa'id qabaneeysay.
PART1: SIDEE LOO MAAMULAA LACAGTA FIFA AY KU BIXISO KUBADDA CAGTA SOOMAALIYA EE AH $4,200,000.?
Переглядів 2,6 тис.2 місяці тому
Agaasimaha Xafiiska Horumarinta Dhalinyarada Xiriirka kubadda Cagta soomaaliyeed, jamal jaamici ayaa ka war bixinaya sida loo maamulo qarashaadka FIFA
SABABAHAN AYAA KEENAY AASAASKA MAXKAMADAHA.
Переглядів 5152 місяці тому
Maxaakiimta Islaamiga ah waxa ay ka dhasheen Dhibaatooyin Bulsho.
MAXAAD KA OGTAHAY HALISTA WEEYN EE MD C/QAASIM KA BAD BAADIYAY DALKA INTII XILKA UU HAYAY.?
Переглядів 6 тис.2 місяці тому
Sh.Abdirahman janaqow oo ahaa Wasiirkii Caddaaladdda XKMG ahayd ayaa marti ku ah wareeysan oo aan la yeelanay 2023-kii .
MAXAAD KALA SOCOTAA QALLIIMADA CAAFIMAAD EE DHAQAALAHA LAGA SAMEEYO.?
Переглядів 9112 місяці тому
Wareysigan waxaa marti noogu ah Dr Amina Osman Barraw oo ah agaasimaha Cusbitalka tkhasusisga Hooyada iyo dhallaanka ee DR Barraw.
QISADA ASKARIGII MAREYKANKA AHAA EE MUSLIMAY.
Переглядів 1,8 тис.2 місяці тому
QISADAN WAA MID DHAB AH OO MUUJINEEYSA IN QOFKII ALLE HANUUN UU LA DOONO, UU HANUUNAYO.
#DHACDADAGADAASHEEDA: SOOMAALIDA VS DOORASHADA MAREYKANKA.
Переглядів 4332 місяці тому
#DHACDADAGADAASHEEDA: SOOMAALIDA VS DOORASHADA MAREYKANKA.
MAXAY AHAAYEEN MUUQAALADA CUSUB EE MAANTA LAGU ARKAY BAARLAMANKA.?
Переглядів 4,1 тис.3 місяці тому
MAXAY AHAAYEEN MUUQAALADA CUSUB EE MAANTA LAGU ARKAY BAARLAMANKA.?
SHIDAALKA DALKA: MAKU HESHIIN KARNAA ?
Переглядів 2,2 тис.3 місяці тому
SHIDAALKA DALKA: MAKU HESHIIN KARNAA ?
MAXAAD KA OGTAHAY KHARIIDDADA INNA QALADDAY.?
Переглядів 1 тис.3 місяці тому
MAXAAD KA OGTAHAY KHARIIDDADA INNA QALADDAY.?
#DHACDADAGADAASHEEDA: TURKIGA MUXUU NOOGA BADALANAYAA SHAHANKA SHIDAALKA.?
Переглядів 9953 місяці тому
#DHACDADAGADAASHEEDA: TURKIGA MUXUU NOOGA BADALANAYAA SHAHANKA SHIDAALKA.?
#CASHARKA 1 AAD: SIYAASADDA ARRIMAHA DIBADDA SOOMAALIYA.
Переглядів 14 тис.3 місяці тому
#CASHARKA 1 AAD: SIYAASADDA ARRIMAHA DIBADDA SOOMAALIYA.
WAREYSIGII KA SHIFAY CADDAALADDA REER GALBEEDKA.
Переглядів 9143 місяці тому
WAREYSIGII KA SHIFAY CADDAALADDA REER GALBEEDKA.
MAXAAD KALA SOCOTAA LABA WAJILEEYNTA WARBAAHINTA REERGALBEEDKA.?
Переглядів 1473 місяці тому
MAXAAD KALA SOCOTAA LABA WAJILEEYNTA WARBAAHINTA REERGALBEEDKA.?
GEESIGII ALWAAXA KULA DAGAALAMAY DIYAARADAHA YUHUUDDA.
Переглядів 1 тис.3 місяці тому
GEESIGII ALWAAXA KULA DAGAALAMAY DIYAARADAHA YUHUUDDA.
#SOM #DEBATES: Kala Aragti duwanaanshaha waa Bar billawga Dooddeenna." #1 DOODDA BARAHA BULSHADA".
Переглядів 1,4 тис.3 місяці тому
#SOM #DEBATES: Kala Aragti duwanaanshaha waa Bar billawga Dooddeenna." #1 DOODDA BARAHA BULSHADA".
#DOODDA SOOMAALIDA: WAXBARASHADEENNA UPDATE MA U BAAHANTAHAY.?
Переглядів 1,1 тис.3 місяці тому
#DOODDA SOOMAALIDA: WAXBARASHADEENNA UPDATE MA U BAAHANTAHAY.?
#4 SOM DEBATES: DADKII WANAAGGA U SAAXIIBKA AHAA AYAA KA MAQAN BARAHA BULSHADA.
Переглядів 2283 місяці тому
#4 SOM DEBATES: DADKII WANAAGGA U SAAXIIBKA AHAA AYAA KA MAQAN BARAHA BULSHADA.
#3 Ustad Barwani: Dadkii ay ahayd in Baraha Bulshada laga wacyi galiyo ayaa Bulshada Hormuud u ah.
Переглядів 1603 місяці тому
#3 Ustad Barwani: Dadkii ay ahayd in Baraha Bulshada laga wacyi galiyo ayaa Bulshada Hormuud u ah.
#MADAXWEYNE HASSAN SHEIKH SIDEE AYUU 2013-KII U XALLIYAY KHILAAFKII JUBALAND.?
Переглядів 2,1 тис.3 місяці тому
#MADAXWEYNE HASSAN SHEIKH SIDEE AYUU 2013-KII U XALLIYAY KHILAAFKII JUBALAND.?
DADKA NAAFADA AH SIDEE UGA FAA'ÍIDEYSTEEN BARAHA BULSHADA.?
Переглядів 1323 місяці тому
DADKA NAAFADA AH SIDEE UGA FAA'ÍIDEYSTEEN BARAHA BULSHADA.?
MAXAAD KA TAQAANNAA TAARIIKHDA HEESTA SAMADIIDOW.?
Переглядів 6264 місяці тому
MAXAAD KA TAQAANNAA TAARIIKHDA HEESTA SAMADIIDOW.?

КОМЕНТАРІ

  • @SamraAbdi-x2l
    @SamraAbdi-x2l 8 годин тому

    Thanks dr bursalidd rabi cilmigada io maskaxdaada ku barakeeyo

  • @nourmohamed2522
    @nourmohamed2522 13 годин тому

    Masha,Allah runtii Aad baan ugu faa,iday lecture uu bixiyay Professor ka

  • @ahmedardoof8629
    @ahmedardoof8629 14 годин тому

    lectures ka oo sidaan loo aqrinayo loo soo qorey malahelikaraa ?

  • @MuxyidinMuse
    @MuxyidinMuse День тому

    professor bursaliid waxn laa socday in kabadn 11 sano wana qof diin ahan iyo ma,dii ahanba dhiisan wana qof runti mudan in wax laga barto gar ahan dadka raba inay dalkan wax kaa hogamiyaan maxa yeelay way anfacaysa tnx my techear

  • @MubYus
    @MubYus День тому

    Siyaad bare.. Ahlu naar ayuu ahaa Gaaal ah , fashiisto ah.. Cadaabta ayuuna ku jiraa..

  • @MubYus
    @MubYus День тому

    Siyaad bare, Afweyne, cadaabta Jahanomo ayuu ku jiraa, ma aha qof amaan iyo maamuus mudan. waa qofkii dalkaa oo dhan gubay wada qaxootiga ka dhigay.

  • @abdifatahosman2636
    @abdifatahosman2636 День тому

    Kulanka xili hore ha la iclamiyo si kaso.qeyb galku u bato

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 2 дні тому

    Soomaalia waxay u Baahantahay dad adigoo kale ah fahansana adduunku Sida uu u socdo Allaha Ku xafido tusaalooyin fiican oo diini Addunyo ahba waa soo Gudbisay Kuwa Lands La wada Baxay Ee Qabiilka ku saleysana Allaha fahansiiyo Nidaamka dawladnimo iyo Qaabka uu u shaqeeyo

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 2 дні тому

    Asc si fiican ayaad u dhigtay Laakiin waxaan odhan Lahaa madaxda maanta Na Hor fadhida Ee Qabyaalada Qadhuum ku fadhida Fadlan Qaabka adduunku u socdo & System jira macalin u Noqo si ay wax u fahmaan mahadsanid

  • @AbdalleAbdisamed
    @AbdalleAbdisamed 2 дні тому

    Mahadsanid Bare Sare

  • @noradinabdirizak6041
    @noradinabdirizak6041 2 дні тому

    Thanks Dr bursaliid

  • @abdihakimrage4932
    @abdihakimrage4932 2 дні тому

    Seniority ga waa ilaalisay lkn sidaa Siyaasiyiinta kale checkmate ugu sameyney ugumaan sameyn. Waliba points qaar wajigaaga laga aqrisan kara sida ugu fududeyneyso Waliba adigo fahmaaya.

  • @moja9654
    @moja9654 2 дні тому

    Top man 👍

  • @MohamedAbdilatif-c7d
    @MohamedAbdilatif-c7d 3 дні тому

    Afaheeynka caadi ma ahan masha allah aweeys parnaamijkaan cml masha allah waaye noo soo badi

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 3 дні тому

    Waligii muu fiicneyn. Fashiste.

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 3 дні тому

    Kkk. Somalida inteeda badan waxba iskaga khaldan, Siyaad Barre xumaantiisa iyo wanaagisa keeba badan very simple. Xumaantiisa ayaa badan oo kaliftey in uu Nageria qaxooti ku noqdo, hadal iyo dhamaan. Aakhiraba Xumaanta iyo wanaaga ayaa lays garab dhiga ( yomal qiyama).

  • @faysalibrahim584
    @faysalibrahim584 3 дні тому

    Ninkani waa qoloma

    • @keykey2594
      @keykey2594 3 дні тому

      Ninkan waa Hawiye Murursade. Wuxuna ku jiray ragii jabhadii USC qaybta cali Mahdi. Dumar iyo caruur badan oo daarood ah bu xamar ku xasuuqay 1991dii, asagana afkiisa ka qirtay.

    • @faafintadiintaislaamka2942
      @faafintadiintaislaamka2942 3 дні тому

      Kkkk yaa sheegay inkaar qabaha hada muxuu u faaninayaa markaas sxb lol​@@keykey2594

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 3 дні тому

      @@keykey2594aad buu u amaanay m siyad bare aman aanu laheyn ayuu siiyay

  • @idirisosman2426
    @idirisosman2426 3 дні тому

    Dienaari waxbuu isku qaldaa. Heesta Landcruiser waxay ahayd 1990 ee ma ahayn 1986. Rabshada stadiumka waxay ahayd Hargeysa ee ma ahayn Baydhabo. Siyaad Barre waxaa uu ahaay macan gag. Siyaasad maku fiicnayn. Shirkadaha shidaalka 60% ayey ku bilaabaan waayo Afrika lama aamini karo waayo madegana dalalkooda sababtaas ayey 60% sanadaha hore u qaataan. Haddii uu ogalaan lahaay wadanka ma burburi lahayn waayo hanti ayaa u jui lahayd Mareykanka. Macangag nimo waa caqli la-aan. Somalida waa Macangag waa doqon nimo. Dienaari Haddii uu isaga noolaay Somalida kale kama fikirin ee calooshiisa ayuu eegay

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 3 дні тому

    Mahadsanid Wariye aways Hassan Mohammed ❤❤❤❤

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 3 дні тому

    Dalkaan waxaa qaribay inkaar qabihii cabdirashiid dilay. Oo ruuxiisu laga yaabo inuu afgambiga wax ka ogaa siyaad barrana qalad iyo afgambi buu ku yimid. Wuxuuna badalay dastuurkii iyo is'doorashadii iyo axsaabtii ummada soomaaliyeed eey raaliga isaga ahaayeen kolka daalim ceeyn-wareejiyey maslaxadii ummada soomaaliyeed iyo waxeey ku heshiiyeen buu ahaa

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 3 дні тому

    Is'gooyska siinaay illaa is'gooyska aadan cadde illaa dahabshiil bakaare ayuu dagaalku is'heeystay siduu ubilloowdana ma istaagin

  • @abshirali313
    @abshirali313 3 дні тому

    Horn Afrik ayaan k soo wada shaqaynay

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 4 дні тому

    MARKAN QOF KAMAQLO (ALLAH MAHADIISA) IT MELTS MY HEART.

  • @pureh723
    @pureh723 4 дні тому

    Wadanka soomaaliya waxow leeyahay diin iyo dhaqan siyaad barrel waxaas waxbo Kamo galin haddii ree galbeedka dhaqankooda la qaati ama shuuciyadda oo naguhu dharka dhigtan raguna tiiba talyaani u labistaan waa rabaa wadni miyaa ninkaas waa maya aniga wadani waxaa u aqaan madaxwaynaha turkiga oo kale wadankiisa horumariyay diintoodii dhaqankoodii lagala dagaalay tartartiib ugu so celiyaysy dhaqaalohoodii kor u qaaday lkn ii kaalmeeya wadanka kaniisado ka furta dadka gaaleysiiya lkn aniga dhibka dadkaan ku hayo tooshka ka daaya jahilnimadii dadkiisa uu ku hugaamiyay waa midda keentay in wadankii gubtay dadka wax bartay kacaanimo ey barteen kii yimadana sidii siyaad bare uu rabaa in uu wax u xukumo dadkii xiligaas wax bartay ilaa ay dhamaadan wadankan saan uu ahaana

  • @pureh723
    @pureh723 4 дні тому

    Wuxuu ku amaanauo fiiri dawlad dham oo ciidan leh oo beero bad dheer from raskamb9ni to lowyocadde canshiur qaado oo tuugsaneeso mucaawano raadineeso shidaal in loo qodo aan rabin fiiri dadka ku hareersan duqaas waa raaxeesteen land cruiser ay wataan halka shacabkuna gaajo dishay aniga sida ay ila tahay dictator aan argti leheen uu ahaa oo aan ka fakarin waxaan maxa ka dhalan kara haddii dadkan shacabka noloshooda ka fakari lahaa xoogaa waa sii joogi lahaa lkn maba ogeen haddii asaga dabka u shidanyahay kuli wuxuu moodaa in ay sidoo kale yihin hadda rabto shisheeye in aa ka maaranto gacan hoorsigooda ka xorow ee mucaawano isiiya Hana I faragalina dhaqan xumadeyda ha arkinina wadani maahayn nin xukunkiisa jecel uu ahaa wixii ku faragashada xukunkaas xaasidkana neceb hadduu wadani ahaa oday waayeel ah uu ahaa soomaali dhaqankeeda uu ku dhaqi lahaa hadduu xitaa diinlaaway yahay ee manhaj shuuci sooma miinguuriyeen ee culumaduu kuma laayeen

  • @casiloGedi
    @casiloGedi 4 дні тому

    Askartii soo laabatay oodagaalka kasoo laabtay 77 maxuu ulaayay haduu wadani ahaa

  • @djsalmaanyare9534
    @djsalmaanyare9534 11 днів тому

    😂😂ninkan kiiska ayaan xalay raadiyay sa waxaan ogaaday inu yahay cameriere 😂😂

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 15 днів тому

    Vaar waaye 26/27/ilaa 28 1977 ……75 ayaa jirtaa lakin uma ekid da’daas ee xisaabta ku noqo 62 sano waa macquul in aad jirto

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 15 днів тому

    Aweys marka aw waraysanaayo dadka kale hadalo adag ayow adeegsadaa diinaari iyo asiga ilama adeer miyaa markow hadalka bilaabayay aweys barnaamijkan intaan ka bilaabaa iyo sheeko waaye ayow ku bilaabay 😂😂😂😂😂😂

  • @mahamudjamamahamud
    @mahamudjamamahamud 17 днів тому

    ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @leylaabdi-ym1tz
    @leylaabdi-ym1tz 18 днів тому

    Waa cabqari diinaari kana fayow qabyaalada

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 18 днів тому

    Waar Colombo waan xasuustaa oo ciyaaraha marka uu sheegayo hadalada wuu jiidjiidi jirey balse adigu niman dhintey iyo dhagoolayaal baad markhaati ka dhigatey adoo weriye weyn sheeganaya ayaa SONA laga waayey Cawke iyo Cagmadhige kaama dhagaysanayo😂😂😂😂😂

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 18 днів тому

    Kani waa Markhaatiga nool ee cid ku qabsanaysa jirin beenta uu daldalaayo😂😂 kulahaa burburku halka uu ka bilaabmey 1991 ayaan garanaya miyanu ogeyn in woqooyi 1982 12 April madafiic lala dhacay xuskii ciidamada iyo dhagaxtuurkii miyanu ogeyn dalku burburey oo xamar qayb la haysto maalintan uu sheegayo waa kuwii odhan jirey ciyaarihii gobolada socda ee garoonka kubada dadka ku laayey waa wariye Radio Ruwanda markhaati madoon way dhinteen markhatiyadiisii 😂😂😂

  • @abshirali313
    @abshirali313 18 днів тому

    Horn Afrik ayaan k wada shaqaynay

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 19 днів тому

    Mahadsanid Weriye, Ogow kartida iyo firfircoonida qofku kuma xirna heerka waxbatadhada aqoonta iyo shahaadada uu qaatay Ustaadku wuxuu isku dairy in uu ka warereeg sado heerka D/sare iyo jaamacada, waxay aniga iila muuqataa inuu ahaa Ardaydii loo xareeyey Macalin nimada ee Primary Program oo ay Soomaalidu u tihiin Bii Bii gaar ahaan dafcadii BB77 oo ahaa dafcadda keliya ee ka qayb qaatay Dagaalkii 1977

  • @abdulljama783
    @abdulljama783 19 днів тому

    Ambassador Dinaaro & Abdullahi Colombo the most great full i am very remember cayaaraha❤❤❤❤❤

  • @umumucaad3298
    @umumucaad3298 19 днів тому

    Diinaari nin jira

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 19 днів тому

    Jaalle DIINAARI WAXBA MABARANAYSAAN QABYAALAD AWGEED BALSE HADA WAAD ROON TAHAY

  • @Gla277
    @Gla277 19 днів тому

    Cabdulaahi dinaari waa nin caafimaad kaqaba cudurka soomaalida ku dhacay ee qabyaalada waana wadani From galdogob

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 19 днів тому

    Mundane Diinaari Waa 70+ hadii xisaabta siduu sheegay loogu fiirsado

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 19 днів тому

    90% caruurta soomaaliyeed waxaa lagu soo koriyay muufo, caano, qoryo, caw falkis iwm. Soomaalida arintaan way ku badantahay.

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 19 днів тому

    Thkx Dinari. Asxaabey ninba hal erey haka soo qaato barnaamiyadii ciyaraha ee Kolombo. Aan u horeeyo: Rigoore gilgilay garoonka Sampadoria!

  • @AhmedAli-cu3gn
    @AhmedAli-cu3gn 19 днів тому

    Asc, eebow dagal 77 ayaan galay 28sano ayaan jiiray ayaad leedahay hadana 62sano ayaan jiira xissabtas wan ku wareeray is qabadsii xisabta

  • @bashkakadawe9950
    @bashkakadawe9950 19 днів тому

    nin yahaw we missed u awooda 5aad bro well ome back

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 20 днів тому

    Masha Allah ❤❤❤

  • @IsmaaciilXaashi
    @IsmaaciilXaashi 20 днів тому

    First comment 😂

  • @mahamedmadow9679
    @mahamedmadow9679 29 днів тому

    Dr Dean of our faculty and also a favourite lecturer, god bless him, he has significantly contributed a lot to us and our understanding towards the politics generally.

  • @hage375
    @hage375 Місяць тому

    Waa arag waaye ninkaan

  • @Laacdan
    @Laacdan Місяць тому

    M.A, Ustaad Badawi, waan rajaynayaa in waddamada regional powers-ka ah iyagana laga soo warami doono siyaasadodooda arrimaha dibada side Iran.

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 Місяць тому

    Hasan sheekh iyo Hamzaa u baahan casharadaan Ustaad. Ilmaha yar ee saqiirka ah wuxuu fahmi karo xitaa ma fahmaan. Kaslay, dadkaan jaamacadaha dalka ja baxa caqliyan sidee wax ka yahay!? Maalin dhawayd ayaan ka naxay siduu u hadkayay ilprof. Sidan haystay ee Washington safiirka looga dhigay, xitaa caruurta middle schoolka ee maraykanka ayaa ka faham iyo aragti wanaagsan xaalka dunida maanta