GABAR MAXAA KU XULAN LAHEED LACAKTA UGU BADAN QOF KU SIYO / SU’AALO ADAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 485

  • @amiraqurux
    @amiraqurux  10 місяців тому +72

    Soo daawo vediogan ❤ ua-cam.com/video/bAh8rLmwliM/v-deo.htmlsi=V6ZENPDcIEFnFmP9

  • @SawdaQurux77
    @SawdaQurux77 10 місяців тому +102

    Amiira sanka hasoo duranin😢 apyo qaali❤inta igu raacsan

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 10 місяців тому +22

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم )❤❤❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 10 місяців тому +46

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😢❤🕋

    • @AhmedIdriss-q1l
      @AhmedIdriss-q1l 10 місяців тому

      Koko cayda is agfaraysta 5 video o isku xigo please midas noso same . Wayo tagero ayan ku ahay wana iga qoslisa from jabuti. Kaftan furan ❤

    • @Hibocabdi-tg7sk
      @Hibocabdi-tg7sk 9 місяців тому

      Kokobulle😊

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 10 місяців тому +34

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰

  • @ramlaaziiz
    @ramlaaziiz 10 місяців тому +35

    Amiiraa san durow iska daa saanaa ku qurxantahay waxaas qurux maahin❤

  • @mohamednunowhud405
    @mohamednunowhud405 10 місяців тому +24

    Amiiraaa the girl her self confidence ❤

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 10 місяців тому +6

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋☝🥰❤❤

    • @UwaxAdan
      @UwaxAdan 10 місяців тому

      ❤❤❤😊

    • @UwaxAdan
      @UwaxAdan 10 місяців тому

      Koo ❤❤❤😊

    • @UwaxAdan
      @UwaxAdan 10 місяців тому

      Koo wankujaclhy

  • @NimcoSuldaan-m2k
    @NimcoSuldaan-m2k 10 місяців тому +23

    Amiira qurux wllhie 😢Saan aad ju qurxanthy abyo Hasoo Duran 😊

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +21

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤❤ INTA KA HESHAY ❤️👍 Queen amira qurux and my Queen 👑koko❤ legends ceyda asad

  • @najmaahmed318
    @najmaahmed318 10 місяців тому +37

    Ha duran saan ku qurxanthy wlhi anaa jeclaa wxaa ladhhy danbe waaye shiq danbi maahin dhahaayo wa arke lkin inta danbi waaye dhheeso ka badan❤

    • @cabdisamed-bb2bo
      @cabdisamed-bb2bo 10 місяців тому +5

      Haa wlhi ,wll hadaad maqashid culimadu waxaas wy isku khilaafsan yihiin waa laykadaayaa ,mrkaa iska daa wllo

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 10 місяців тому

      ​@@cabdisamed-bb2bosax waaye waxa lesku qilaafo waleska dhaafa

  • @AsmaelmiElmi
    @AsmaelmiElmi 10 місяців тому +23

    Asxaabey amiiradeena 700 aaan gaarsiino si aan u gaadhno 1m waa samayn karnaaa❤❤❤farxadeeda darted way uqalnta

  • @Runeey
    @Runeey 10 місяців тому +33

    Abayo saan aa Ku qurxantahy ha iska sodurin hada wllshein tahy abayo waa danbi runtii❤👸🥀🥰

  • @YahyeHazen-qp2ji
    @YahyeHazen-qp2ji 10 місяців тому +16

    Amiira dadkan iska dhici way ku barteen wllahi sida koko indhaha u shido

  • @YusephMpabbe
    @YusephMpabbe 10 місяців тому +25

    Asad 😜🤴🏽💫 Ceyda 🤪🤴🏽💫
    Koko 🤗👸🏼💫 Amiiro 🤭👸🏼💫
    🤴🏽Amiiro Qurux Legend Always Legend 👑
    ☝🏽i.a 700k Coming Soon 🔜

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 10 місяців тому +19

    ALLAH IS ONE ☝ 😢

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 10 місяців тому +26

    Horta Waa yaabee labadan maxay amiiro uku naxsan yihiiin😂😂😂koko naag nool amiiro wlhi dadka leyskuma afbaro qosol lee ku jir adi😂😂

    • @farhiaabdikadir1673
      @farhiaabdikadir1673 10 місяців тому +6

      Sidaas maahan abyo amiira iyo ceyda iyo asad way is kaftan yaqanan ee gabadha niyadeeda ilaaliya sida wax u arkeesan uma jire

    • @naimadahir519
      @naimadahir519 10 місяців тому +2

      @@farhiaabdikadir1673 abyo kaftan Ma ahan asad amiiro caadi uku naxsanyahy sababta ma,ogi Kan klana hayiraac wye wax ma oga

    • @naimaodowaa5482
      @naimaodowaa5482 10 місяців тому +7

      waan layaabay koko naag nool waaye ayado nimanka ladagaalin bey wax iska celina lkn amiira qosol iyo masakinimo isku darsady asad iyo ceyda gadarey waaye woxooda😡

  • @GAVIBOY-h2e
    @GAVIBOY-h2e 10 місяців тому +24

    Amiiroy waku barya😢 cayda ka aarso prank kusamey😮

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 10 місяців тому +12

    Asad iyo ceyda Amira maxa Nila diray bisinkee su aal adag Aya weydineysiin wlhy 😊😊

  • @YaasmiinXuseen-h8o
    @YaasmiinXuseen-h8o 10 місяців тому +42

    Ku Salli xabiibkeena muxamed SCW❤

    • @Hafsa23119
      @Hafsa23119 10 місяців тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 10 місяців тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤

  • @fatmamohammed1701
    @fatmamohammed1701 10 місяців тому +10

    Amiira abayo nimankan su.aalaha ku khaska ah eey ku waydinayaa ha uga jawabin iyagaba kuma ixtiramayane

  • @CabaasXasanmaxamud
    @CabaasXasanmaxamud 10 місяців тому +22

    Allah is one ❤

  • @AsiaJama-v2p
    @AsiaJama-v2p 10 місяців тому +6

    An ku salino nabigeen scw scw❤❤

  • @Namiiznalka
    @Namiiznalka 10 місяців тому +21

    Amiiro abaayo vidioka adiga iyo walalahaa waan u xiisay ee nòo samee kan dharbaxada

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 10 місяців тому

      kii ay isla dheelayen Adna iyo Faadma sumaya Amiira saan u qoslay markay Adna dhahday gacanteey kkkkk muuqaalkaasna waan dagsaday wllhi markaan rabo waxa aan ku qoslo ayan dhagaystaa 😂

  • @nimohaji8446
    @nimohaji8446 10 місяців тому +18

    Team amiira waxaan kacodsaneynaa asad bajiye uso kari ukeen wu jecelyahy adigaana ku wakiishanay❤

    • @ruunmohamed4618
      @ruunmohamed4618 10 місяців тому +2

      Wan kuguu rac znhy ukarii bajiiyo 😮

  • @farhiaali8967
    @farhiaali8967 10 місяців тому +18

    koko legend waye wlhy wilkeyga abihiis waye dheh kulahaa😂

    • @cuud_
      @cuud_ 5 місяців тому

      Haa wllhi she's smart girl m.a❤

  • @dulufgamer9
    @dulufgamer9 10 місяців тому +21

    amiro abayo darkan JIR Kaye mujinoyan iskada dharaha nucan

  • @Riyaana34
    @Riyaana34 10 місяців тому +11

    Koko funny waaye zxp jirta 😂😂😂😂 sidaa iskula jirtaan

  • @Mila_Ahmed
    @Mila_Ahmed 10 місяців тому +14

    Amiirooy sanka hasoo duranin mafiicno waana danbi❤ inaad qoraalkeygana aqrineeysid waan ogahay😂

  • @FeliizOmar
    @FeliizOmar 10 місяців тому +14

    Amiira damir isku yel koko maku xad gudbi karaan we iska celine adna iska celi😭💔

    • @farhiaabdikadir1673
      @farhiaabdikadir1673 10 місяців тому +3

      Abyo gabadha maskaxdeeda ilaali wiilashan waa walalaheeda weena is kaftan yaqanan ee sida wax umooday uma jiran

    • @SafiyoXasn
      @SafiyoXasn 10 місяців тому

      ​@@farhiaabdikadir1673 lkin qali waxan waa shoshl midiyaa. Mel dher ayo tga marka ine is difcdo wey wng sn tahy awl Asad ku dhib kabny hadan cedo wan ceeb Ina. SAS una dhaqan aydo ixtiram umujineso

    • @FartunHusseinBarre-ol8cm
      @FartunHusseinBarre-ol8cm 10 місяців тому

      ​😢😢😢

  • @SaidHilalMohamed
    @SaidHilalMohamed 10 місяців тому +13

    Amiiro borogrmka wxd ka dhigty ciyaar adigna waqti ayaa ku bixisy mana fiicno sidan si ay asxabta dawsnyso si ay ugu qancaa barnamijka hala qurxiyo wxna kuu rajaynayaa 700k❤

  • @sucaadosuusuu1066
    @sucaadosuusuu1066 10 місяців тому +11

    Waca waa soo hormarey dadka comatica xuun qoraa ale ka baqa rufiyanimo ma ficno dadka isku fican haisku dirinaa 😢😢😢

  • @quruxleyqalanjo5485
    @quruxleyqalanjo5485 10 місяців тому +24

    Amiro 3 arina kushega wlh qaado hada caqlileytahy wayo rer coment hdey kujecelyihin runta kuma shegayan love u bas ayay kuso qorayan lkn malinti ad qalad gasho kugu wada ceynayan waxey kugu arki jiren mrka kow
    1.amiro is difac sual ad rabin marka lagu weydiyo kaba soqad da,dada da, been lashega sida 40 hadi lagugu qasbo sanadkada runta ina shegtana wala diidaa nimana sanadkoda qariyan adna wxad rabin laga kensankara hada kahorna asad wxu kakensaday gortad qaangaartay wadna shegtay jilec waye wxas hadana halsual laisweydinayay wxa lagugu hoos qarina 2 ama 3 sual waxas plz iska daa wlshey isdifac caqli ciyar
    2.ceyda si xun laga fogaanaayaa qalbigaga kasaar micnaha asxaabnimadisi iyo wanagisiba o kaso qaad qof dadkaas teamka kula mid ah wlh wu iska kaafogeynaya adna mrka sualaha weydineyso hadalkii ayaba kasoo bixi la, gabar qurxon edableh tahy qiimahaga garo isuma jedid miya quruxdada iyo tarbiyadada wngsan ahdi lagu bahdilo ma isyase iyah dad waligod kor kuma wada qadayan e adiga le haisyasin mxa cunugas kuhoos dhigay hormara sameysay lkn aadaa hoos ugu dhacaday mudoyinkaba
    3.adiga dhan farxadada iyo hormarkaga dadka kuxirtay qof madaxbanan noqo rer coment amaantoda farxadada haka dhexradinin ceyda iyo teamka haka dhex raadinin dadka raaligalintoda iska daa naftada jeclow self love baro ,aqri sida losameyo, naftada hada jeclato dadko dhana kujeclana lkn hada dadka kadhexradiso ine kujecladen wa qasaare wayo raaligalinta dadka waligeyd salkeeda lama gaarin ado daashay le mel cidla ah so istaagee

    • @NajmaAli-mi7ld
      @NajmaAli-mi7ld 10 місяців тому +5

      Intan rabay inAndhoho dhahday koko bL fiiri nimankan jiljileec kama yeesho amiira miskiin nimo kadareemeen.
      Dad wax kusheega way yar yihiin.
      Waxan rajeynaya inay taladada qaadato

    • @Ali847-q3i
      @Ali847-q3i 10 місяців тому +2

      👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻💯💯💯💯💯💯💯

    • @ameyra1
      @ameyra1 10 місяців тому +3

      Absolutely💯

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 10 місяців тому +31

    Amira qof qLbi wanagsan ❤❤❤

    • @Samo-wade
      @Samo-wade 10 місяців тому

      Haa walhi😢

  • @Gaaldile001
    @Gaaldile001 10 місяців тому +25

    ALLAH IS ONE❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +15

    Team 27 ASAD HAGIO hada thy like ISKA SAAR😂 ❤❤❤❤ inta aan waligood UNITED STATES arkin ismujiya 😢🤣🤣🤣❣ with out my queen koko mayelaayi yes ❤😊 اللهم انصر فلسطين

  • @Ahzalqurux4
    @Ahzalqurux4 10 місяців тому +4

    AMIROQURUX ❤abayo saan quruxley kutahay haiska so durin sanka😢❤❤

  • @nashaadelmi8314
    @nashaadelmi8314 10 місяців тому +25

    Queen always queen ❤🎉

  • @QalanjoCilmi
    @QalanjoCilmi 10 місяців тому +14

    Amira abaayo farxad ku nolow intay nololi jirto❤

  • @Amiira96
    @Amiira96 10 місяців тому +7

    Koko way saxantahay everybody has idea amira hasoo duran walashey ma ficna ha sameysan plz yaa ola qabo

  • @nuurali893
    @nuurali893 10 місяців тому +20

    AMIIRA SAAN AYAAD KU QURUX BDN TAHAYE SANKA HA DURANIN 😢

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader 10 місяців тому +7

    اللهم صل وسلم عل نبيا محمد ❤

  • @mushtaqqalif
    @mushtaqqalif 10 місяців тому +10

    ee ciyarta waa qiyano waqtiga waa kudhacya asaad waaqiyano😢😢😢😢

    • @HibaaqMohamed-z4d
      @HibaaqMohamed-z4d 10 місяців тому

      HAa ma aragtyy abaayo asad markuu kudhacay jawaabta wuuka aqbakayy amiirana inteysan waqtiga dhicin jawabta laga didayy muqalla kulaaabo 😮😂😂

  • @omarosmaan6013
    @omarosmaan6013 10 місяців тому +21

    😂😂😂😂 tiim amiiro is not easy 😂

  • @saynabaadam7781
    @saynabaadam7781 10 місяців тому +15

    Amiiro ku jecelhy abaayo ilhy dartii😢❤❤❤

  • @muscababdi123-o4b
    @muscababdi123-o4b 10 місяців тому +2

    Hasoo duran amiira saan aa kuqur xoontahay mana fiicno iska daa biliis ❤❤❤❤

  • @MariaSuldan-io2vl
    @MariaSuldan-io2vl 10 місяців тому +3

    Koko fariidsanidaa ku jecliyaa ❤

  • @aaminacabdi5731
    @aaminacabdi5731 10 місяців тому +11

    amiira cumeyr wiilshu la jira wa gmk kii labaad u wilsha la jiro maalin danbe ha keenin uf cilaa igu dileen kuwani😂😂

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 10 місяців тому +8

    Asad io ceydaa🙄amiro ixtirmaa koko bo wa ixtirntaan lkin amiro waxa ku argteen maogi🥺lkin ani teamkeygi wani wada jeclhy❤❤

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 10 місяців тому +5

      walee usan koko ixtiramin ee ine cayaar cayar ka qadanen u ogyhy

  • @hamzemoh1432
    @hamzemoh1432 10 місяців тому +16

    Inta aniga I taageerta lugta taaga adkaatay qaali 😂😂😂

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 10 місяців тому +7

    Ohmg isku dhar aye watan haneh wey isku xigaan jahh😂❤❤❤

  • @HoodoqaniclraxmaansaladHoodoqa
    @HoodoqaniclraxmaansaladHoodoqa 10 місяців тому +3

    Haa soo duranin inta iguracsan gamcaha taga😢😢😢😢

  • @khadraxashi380
    @khadraxashi380 10 місяців тому +15

    Amiira Asad mar walba maxa adiga ku daba dhigay team 27 kaliga ba sua alo khaldan ku waydiya😡

  • @Aishacuud-c9t
    @Aishacuud-c9t 10 місяців тому +17

    Teem gabdho is not easy 😂😂😂😂

  • @Xamsecabdilaahi-vx9qu
    @Xamsecabdilaahi-vx9qu 10 місяців тому +2

    Wow my good amiira come soon 700k

  • @luleey381
    @luleey381 10 місяців тому +8

    Waa qalad asad iyo cayda waxay gabadhaha ku samanayaan??????

  • @NadarGurey
    @NadarGurey 10 місяців тому

    Amiira marki su aalaha laguwaydinayo maskaxdada soxadiri plez🙏🙏🙏

  • @Zabrin23
    @Zabrin23 10 місяців тому +3

    Wlhi amiro maskin wye wiilashan wey ku dhmaaden koko wey ka cabsadan xishod lama dhihi karo dhaqan xumada kala kor taga gabarta bastarjntan🎉😂😂😂😂😂ya igu racsan iney afaraheda ka baxan amiro

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 10 місяців тому +1

    Koko iyo Amiira saasaa idinka rabaaa mar waliba isla jira nimankaana iska celiya please always waa idin wataaa ❤❤❤
    Soo duro sanka amiroy sankaad dheer wye qurux ku noqoneee

  • @FadimoMukhtaar
    @FadimoMukhtaar 10 місяців тому +16

    Koko isn’t easy

  • @safiyadawo
    @safiyadawo 10 місяців тому +1

    15:18 HAHAHHAHAHAHA wiil baa la rabaa kulahaa, oo qofka siiyay haddaanu wiil ahayn ka waran 😭😭

  • @MUCAAD-AHMETH
    @MUCAAD-AHMETH 10 місяців тому +1

    Amiira qururx ceyda prank kusamee pleas

  • @iqlaasomar436
    @iqlaasomar436 10 місяців тому +1

    Cayda iyo Asad waa labo qiyaanole yaal Amira 3 su al ayay waydiyeen hal su al meshii laga rabay Amira maskin walhi ❤

  • @maryamaciise7486
    @maryamaciise7486 10 місяців тому

    Amiiro abaayo sanka hasoo Duran walahi saan ku qurxanthy sabbto ah qof san dheer tahay m.a ilaahey hakuu ziyaadiyo lkn ani walaashaa ahay saas kula jeclaan lahaa lkn adi wixi dooqaada ah waa kuu gaar🥺🥰🥰🥰

  • @omarosmaan6013
    @omarosmaan6013 10 місяців тому +6

    Asad wuu iga qosliyay wllhi 😂😂😂 xook ❤

  • @رحمهعلي-ع3ه
    @رحمهعلي-ع3ه 10 місяців тому +1

    Amira Abyo Xanuun yaa allah ku Xafido horoy usoco

  • @saafi0geesey632
    @saafi0geesey632 10 місяців тому +1

    Amiiro UA-cam qof kucus cml maa ugu dhaqmee nimankan indhahino shan ah ayey idin qayaamoyan cumerna wuula jiraa gabar soo wata ama isu sheega

  • @Hibocabdi-tg7sk
    @Hibocabdi-tg7sk 9 місяців тому

    amira haa soturatin apayo waa kuparya has soturatin😢😢😢😪☹️😥😥😥😥😓😓😞😞

  • @Kaltuuney1222
    @Kaltuuney1222 10 місяців тому +9

    Asad mlha Amiira uu jecel yhy inuu sdaa ugalo jacylka ka keenya wn yaabe 😂😂 mxuu inanta ka qodqodaa haaye

    • @naimaodowaa5482
      @naimaodowaa5482 10 місяців тому +2

      Kkkk labadoodaba wey rabi lahaayen lkn wee heli layihiin😂😂😂

  • @Samo-wade
    @Samo-wade 10 місяців тому +2

    Asadow sxpow amiiro dhibka ka dhaaf waa ku dhagantahay 😢

    • @Safiamohamed-g6q
      @Safiamohamed-g6q 10 місяців тому

      Wa hooyo miskin ah wa gabadh caqli leh❤

  • @Aishacuud-c9t
    @Aishacuud-c9t 10 місяців тому +2

    My haso Turan Sana kuqur xanta hay amiira❤

  • @SamiirMahamuud
    @SamiirMahamuud 10 місяців тому +1

    Abaayo amiiro wlhy wn ku jeclhy e Sanka ha duran wllshy mcn

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 10 місяців тому +2

    Ka shekeyahe rifarigan aad soceshaden ma ahan daacad asad oo marhore u dhamaden daqiqadaha waxu siyay dhibco koko oo wax yar u dhimanah woxoo dhahay wey 😂dhamaden😂😂😂😂😂❤

  • @habsaabdi6396
    @habsaabdi6396 10 місяців тому +5

    Amiradeena ku jecelahy mcnto 700k comon soon insha allah ❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 10 місяців тому +3

    WAA IDIIN. SALAAMEY
    DHAMAANTIIN
    GURUUB. 27. OO ISWATA😊😊😊😊

  • @SuhuurSh.muxumed-mz3qo
    @SuhuurSh.muxumed-mz3qo 10 місяців тому +1

    Ani waxa ku dhihi laha hasoo duran halmidbaan kuu sheegaya wajiga allaah ku horistaagayso marnaba waxba laguma sameyo amiiro qurux ha eegin aakhiro eeg iyo wuxu allaah raali Kaga noqonayo plse wllshey saasu ilaahay kugu jecelyahy saa ku dayso quruxlay aa tahay m a

  • @Nastii145
    @Nastii145 10 місяців тому +3

    Mashallah koko saas karaba iskaceli❤❤❤❤

  • @MUNOMOHUMEDHASSAN
    @MUNOMOHUMEDHASSAN 10 місяців тому

    Ayiii asad magaceeyga sheekay cawad salma🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @fadumosaidmahmuud5068
    @fadumosaidmahmuud5068 10 місяців тому +1

    Amiiro sanka ha sooduran saana ku qurux badan tahay abaayo❤

  • @Nastii145
    @Nastii145 10 місяців тому +3

    Koko mashallah❤❤❤❤

  • @Cayuuni4449
    @Cayuuni4449 10 місяців тому +1

    لعن الله الواشمات
    Abyo ha Duran iska dhaf denbi waye runtii😢
    Alle saan kuu qurxiyey say alxamdullah ❤

  • @HodanLuul
    @HodanLuul 10 місяців тому +1

    koko bulle❤

  • @boqorada886
    @boqorada886 10 місяців тому +16

    Ani waxaa la yaaba nahay ceyda iyo asad goortey qaraarka joojin doonaan 😂 tan kle arinta sanka aad duran rabto markaan fikirkeyga ka dhiibto horta ani sanka la duranaayo dambi ka aaminsanaa lkn adi iska hubi abayo ha ku dagdagin markaad hubsato inuu dambi aheyn hadaad geesi tahay oona jeceshahay inaa duratid duro abaayo lkn iska hubi intaadan sameenin kahor sheekhyo sheegaayo ka dhageyso oo weydii ❤

    • @zamiira.abdi.
      @zamiira.abdi. 10 місяців тому +4

      Haa cayda baryahan asada rol model u ah 😅 teda kle sanka la duranayo dambi waye mid laysasaro aa jirto

  • @Asmamaxamed-m4i
    @Asmamaxamed-m4i 10 місяців тому +5

    Maya iska daa maku qurux badnid 😊 sanka sidan ku deyso xitaa waa denbi indida galada ah ayaa durta

  • @NasrinaMuhaze
    @NasrinaMuhaze 10 місяців тому

    Quruhley atahy amira wlshy mcn 💞

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 10 місяців тому +1

    Amiiro abaayo sanboor aa qabtaa plz iska daa

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 10 місяців тому +3

    Amiiro qurux 700k come on 🎉

  • @AnzalMuhammed-oy2og
    @AnzalMuhammed-oy2og 10 місяців тому +1

    Amira ankunicin abayo sanka hadurinin no qurux ma.ahane samadihi jirin baba ima ogolo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @laylocumarxusen9045
    @laylocumarxusen9045 10 місяців тому +1

    Amiira koko Aabaheyga la dhahaa caydaruus magacaas ha igu ciyaarina aad igu weyn yhy blz🙏😢

  • @maxamedhuusen6958
    @maxamedhuusen6958 10 місяців тому +5

    Haaa soo duranin wll is ka dhaf ❤❤❤❤

  • @neecaw6931
    @neecaw6931 10 місяців тому +4

    Ishiisa laga arka ushiisa lagu dhufta naa iska celi waxa bahalada ah ixtiraam ma yaqaanane

  • @hudahanna999
    @hudahanna999 10 місяців тому

    Hasoo Duran Amiira abaayo Qurux maba kaa dhina Masha'allah alle siduu ku sameeyay dad badan baan haysan ba marka Alxm dhe ee hasoo duran sheekhyo badan baa isku khilaafsan inuu banan yahay iyo inkale mida labaad diinteenu waxay dhahdey wixii la isku khilaafsanyey marwalba waalaga tagaaa

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 8 місяців тому +1

    Amira is not easy 😂😂❤

  • @MariaSuldan-io2vl
    @MariaSuldan-io2vl 10 місяців тому

    Dumarland koko ❤ amira sxp soo jeeso wali Haa ❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 10 місяців тому +9

    Amiira in su aal adag la waydiiyo why ay u rabaan mar walba labadaan maxaa waaye xarashkan aad u qabtaan gabadha wllshin ah mise miskiinimada ayad ku eeganaysaan wah hada koko waxay ku haystaan maxad su aal adag u waydiin wayday waaba sheeko kale Amiira wax su aal adag la dhaho umaba hadhin saan aaminsanahay xalay oo u dambaysay meeqa ayad waydiiseen 20 inee ahaayen ayaaba macquul ah marka su aal adag lee maa raadinaysin adinka isku xishooda walalyalow

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 10 місяців тому

    ha so durann😢amiiro saan ku qurx badanthy❤

  • @faadumoabdulaahi
    @faadumoabdulaahi 10 місяців тому +2

    Maya hasoo duranin abaayo😢 saanaa kuqurux nadantahay

  • @ahmedmuminhussein8724
    @ahmedmuminhussein8724 10 місяців тому +4

    Madama team amiira an ka mid ah ma jeclan laheynin sanka in ad so duritid diin ahana ma banano wlshy fikirkas ayan qaba

  • @MuniisAxmed
    @MuniisAxmed 10 місяців тому +2

    Abyo marka hore waakusalamy asxabtada kamid ma ehenin lkn hada kamid noqday abyo sanka hasoduranin danbi waye in wajiga lagu ciyaro rasuul csw wuu rebay lkn wllhi m.a qurux io haybad uu alle ku siyay m.a wajiga ha iskaga ciyarin

  • @munabarre4410
    @munabarre4410 10 місяців тому +5

    Kooko Bulle iyo Amira wa idin jeclhy