AMIRA SIR FAKATAY & KOKO LAGU XAKUMAY XIRIIR JACEYLA CEYDA NAGA DHEXEYO DHEH XANAAQ XUKUN & LACAG !!

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel  7 місяців тому +68

    Soo daawo hadaanan daawan vedioga 😅 ua-cam.com/video/jCZlv2JRvCc/v-deo.htmlsi=ge1lZubdw9dlSQqL

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 7 місяців тому +52

    Duni dan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤😮

  • @user-tf1ep1vs3m
    @user-tf1ep1vs3m 7 місяців тому +76

    Koko waa qof qalbi fiican maasha allaah ❤❤❤

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi3296 7 місяців тому +39

    Koko waa qof waxbartay marnaba lama diri karo zaki somali io inta kle waa daali kartiin❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 місяців тому +25

    hadab yaan la arkin dad wax sheeg sheegaaya Amiira iyo koko si qurux badan bay u wada dheelen Game kan masha Allah saxibtinimadu ha waarto ❤

  • @camirkey
    @camirkey 7 місяців тому +199

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad
    ❤❤❤(ﷺ)❤❤

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro 7 місяців тому +2

      Allah akbar ❤

    • @IqroNuur-mu1pr
      @IqroNuur-mu1pr 7 місяців тому

      🩸❤️❤️❤️

    • @user-ok6ik5xr9j
      @user-ok6ik5xr9j 7 місяців тому

      Amiru❤❤❤❤badi

    • @KamaalDaada
      @KamaalDaada 7 місяців тому

      scw 🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋💕💖💕💕💕💖💕 wan ku jeclahay rasullki Alloow

    • @YuslimJeylaani-bc2ch
      @YuslimJeylaani-bc2ch 7 місяців тому

      SCW SCW SCW ❤️💙💜

  • @nastexamoha8030
    @nastexamoha8030 7 місяців тому +152

    Amiira is not easy wllhii❤
    Amiira Amina cabduqadir inaa lokeno inta igu racsan☝️😂

    • @kadra9957
      @kadra9957 7 місяців тому +5

      Wan kugu racsanahay, Aamino abdiqadir haloo keno.

    • @user-yx4vm1zy4h
      @user-yx4vm1zy4h 7 місяців тому +4

      Lkn amiina c/qaadir isku tèm maahn ba

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 7 місяців тому +3

      Wlh ana kugu raacsan aamina c.qaadir mahareyso😂😂😂

    • @khadraali5225
      @khadraali5225 7 місяців тому +4

      Aniga aya kugurac san walal

    • @user-eh6rw1px9b
      @user-eh6rw1px9b 7 місяців тому +1

      Dad is fahansan maaha

  • @Cabduqaadirxuseen87
    @Cabduqaadirxuseen87 7 місяців тому +41

    Aan kuslino nabigeena muxamad scw scw scw scw scw scw scw 👈 🕌 🕋 🏰 ♥️ ❤❤❤❤❤

  • @najaxjamal1406
    @najaxjamal1406 7 місяців тому +175

    Team amiira isn't easy ❤😂✊🏼

    • @Dr.Muhiyidin
      @Dr.Muhiyidin 7 місяців тому +1

      Maxaa team ehh uffff dheh waxan waqti lumiska eh wallhi ciilka amiro uqabo subscribe keyga kaga labtay ba video kasta like usari jiray kal noqday uuf dheh waallhi wayba igaso booday ilahay amarki subxanalah subxanalah war qofta balan kabaq badanaa miyeyna qof muslim eh ahyn

    • @FarhiyaHire-wp1ut
      @FarhiyaHire-wp1ut 7 місяців тому

      Hay na amiro intay jirta🤭🤣🤔

  • @ifrahqurux3404
    @ifrahqurux3404 7 місяців тому +78

    Team Amiira hada nahay gushada waa gushena horey usoco ❤❤❤🎉🎉🎉🎉keep going Amira qurux❤

  • @Ruqiyoshriif2022-qh1dj
    @Ruqiyoshriif2022-qh1dj 7 місяців тому +139

    Waaaaw amira guul❤❤❤❤❤

    • @Jikadayna.Somalia
      @Jikadayna.Somalia 7 місяців тому +1

      Sabiskaraayb igu sharaf walal thanks

    • @user-mo1pl6nn8q
      @user-mo1pl6nn8q 7 місяців тому

      ​@@Abeera_cade-s8q😅

    • @SucdiDaahir-xo2ry
      @SucdiDaahir-xo2ry 7 місяців тому

      ​@@Abeera_cade-s8q waa iga qosol isay wllhi 😂😂😂😂

    • @Suhayb263
      @Suhayb263 7 місяців тому +1

      Tnks waad iisheegtay qofka badiayay anyone daawan

    • @mohamedibrahim-qz4wk
      @mohamedibrahim-qz4wk 7 місяців тому

      asat sukili bilis

  • @Hiiiiiiiiii.i
    @Hiiiiiiiiii.i 5 місяців тому +10

    Ku sali Nebigena The best person ever The most knweledge able and The most shine all created prophet Muhammad ﷺ ﷺ ☝️🕋♥️☝️

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 7 місяців тому +29

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @MaryamoMohamud-wp3lj
    @MaryamoMohamud-wp3lj 7 місяців тому +46

    Amiiro qurux isn't easy team amiiro 🎉❤ guul

  • @maskiintialle5645
    @maskiintialle5645 7 місяців тому +46

    Adna masha allaah waa hooyo dadaaleyso easy ma ahan in habeen walbo vedio lasameeyo 😊❤

  • @aishaahmed982
    @aishaahmed982 7 місяців тому +29

    Amiira qurux isn't easy, keep going sister ❤😊🎉

  • @Mohammuud
    @Mohammuud 7 місяців тому +9

    Amiira runtey ka hadashay wlahi ceyda wuu is badalay sidiisi hore mahan 💔😿

  • @anizaaxmedcabdi9587
    @anizaaxmedcabdi9587 7 місяців тому +34

    Anaga guul lee rabnaah reer amiira😊❤

  • @GORGORKABOY-uh3wr
    @GORGORKABOY-uh3wr 7 місяців тому +14

    Hal mar aan ku salino saliga Nabiga scw Scw scw Scw scw scw Scw 🥰

    • @habonmusse7893
      @habonmusse7893 7 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @faisomawlid9183
    @faisomawlid9183 7 місяців тому +12

    Amiiro haloo keeno aamina dherey inta ugu racsan❤😢

  • @queenofquens8930
    @queenofquens8930 7 місяців тому +8

    Koko cml liska noqdaa maba xanaqeso m.a naxirs wee kedahy xata amiro kama arsan si dagan bee udheshay koko ina ku tagero kuma qasarin❤❤❤

  • @user-et3bo3pi4j
    @user-et3bo3pi4j 7 місяців тому +38

    koko funny waaye wllhi 😂🎉❤

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 7 місяців тому +32

    Game intow socday kii ugu cool 🥶 sanaay waye dad is fahansan markey ciyarayaan waa sidaan wa idin wataa our Queens 👸 ❤️

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 місяців тому +2

      habeenkii Amira iyo Ceyda ay isla dheelayeena sidan cml ayuu ahaa muhiimadu waa is fahamka iyo saaxiibtinimada ❤

  • @Hamdi-Xarago
    @Hamdi-Xarago 7 місяців тому +13

    Manshallah manshallah illahay isha adanaha hayo…waa mintiid! Amazing game 💯👌👌❤️ciyartaa lama ba socdan hadey amiira lacag jaceyl ay ku sheegay….she is only needs to the winner:::👏🏆👏❤️❤️keep going super women-& leading lady:::Amiiradaa!!!

  • @mahadomahado8710
    @mahadomahado8710 7 місяців тому +31

    Team real madrid waa nisalamay marwalabo guul aa nirijeyna guul😊❤

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 7 місяців тому +16

    Koko raay ama hareyn adi lee kuwataa❤

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 7 місяців тому +22

    Barnaamijka qof walba lakeeni doono saan Io saan amiira la jiraa i.a weyna guuleysanee dadaalaa wuu gaaraayee amiira isn't easy wlhi m.a m.a m.a❤❤❤❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 місяців тому +14

    Somali cuqdada dhafa amira gorme sharafteda ku dheshay waxu wa gen isku xisheda yaqay dadka dhiri galiya tem amira is not esy ❤❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 7 місяців тому +25

    intTa dawaneyso Muqalkan AYAKOO CAAFIMAAD QABAAN WAAN IDIN SALAAMAY 👋 INTA KA HESHAY video gaan❤️☺️ Habeen wngsan ❤ Team Qalbi is not easy😂❤️

  • @istarabuukar-xh4rj
    @istarabuukar-xh4rj 7 місяців тому +140

    Team AMIRA isn’t easy

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 місяців тому +31

    horta team Amiira is not easy ma dhahayo team koko is not easy na ma dhahayo anoo ah team Amira
    balse 5 qodob ayan halkan ka sheegayaa 1aad Saxaaf si sharaf badan ayuu u daadihinayay oo amiira wllshi la dhalatay cml ayuu kasoo qaaday yacni kalsooni ayuu ku qabay Amira markuu koko is adkee iyo waad u naxariisatay dhahayay yacnii xaga koko ayuu u janjeedhay isagoo Amira kalsooni ku qaba si aanay team koko u cabanin
    Nambar 2 Amiira wax wllsheed ka xanaajinaya kumay xukumin 3 sidoo kale koko wax wllsheed ka xanaajinaya kumay xukumin labadoodana wax cadho ah kama muuqanin lkn koko 3 xukun oo aad u adag ayaa ku jiray oo ay islahayd Amiira ma samayn karto wayna samaysay oo Amiira aad bay u adag tahay
    Ani habeenki ciyaartani bilow ahad baan cumaamadeeda dhigay wixi habeenkaa ka danbeeyay Saxaaf iyo Adna waxan dhahay marba qof cusub u dalba Ayadana lacagta uun ha uruursato yacni habeenkaas bay iga yaabisay 😂
    Ok nambar 4 waxay gabdhuhu si nadiif ah bay iskula dhaqmeen nambar 5
    Wllhi been idinma sheegayee qiimaha saxibtinimada ayaa laga baran karaa video gii hore ee Ceyda iyo kan hada ee koko iyo Amiira
    yacni xukunada iyo su aaluhu ay isku adeegsanayaan iyagoo adag
    hadana farxad qosol kaftan bilaa muran daganaan ayay labadaas video ku dhamaadeen iyadoo la kala badiyay wax walba walaalnimadaa ka wayn ❤❤❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 місяців тому +6

      qoraalka wuu dheeryahaye cod kasoo dhig ha dhihina yaa aqrista 😂

    • @user-il4kf7ep7r
      @user-il4kf7ep7r 7 місяців тому +2

      Howl la anteyda kuli wa aqriyey 😢wxna kama fahmin 😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 місяців тому +1

      ​@@user-il4kf7ep7rkhasaare maxan kuu qaban karaa hee waa kaftan yaah 😅

    • @user-il4kf7ep7r
      @user-il4kf7ep7r 7 місяців тому +1

      @@adoontiallesiman262 kkkkk caadi wye wala kaftama abyo kkk lkn mba fahmin khaasaro 😂

    • @MalyaDhore-lo6uu
      @MalyaDhore-lo6uu 7 місяців тому +1

      Wllhi waa wada aqristay Masha allah ahayen abayoy anigaba zaki baa ciil uu qabay gabdha dadka dhahayay kooko way ka cabsata amiira xushmad waax la dhahaya Jira wayna is xushmeyan 2dan gabdhood ayaganeh Sii qaldan bay uu fasirteen

  • @Goat522
    @Goat522 7 місяців тому +9

    Amiiro cayda saaid ayee ugu kalsonthy ❤

  • @user-wv5wg9jk1r
    @user-wv5wg9jk1r 7 місяців тому +62

    Allah is one ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faatuushfaraxsan1212
    @faatuushfaraxsan1212 7 місяців тому +45

    Koko is not easy❤❤❤

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen 7 місяців тому +34

    Ayyy Amira Guusheda iNta ku farxdey❤Amira isn’t easy

  • @user-hd9je7og1d
    @user-hd9je7og1d 7 місяців тому +15

    SAXAAF WAXAD U WAC DAA ASAD XAGIO ❤❤

  • @Kiii629
    @Kiii629 7 місяців тому +8

    Amiiiiroooooy asad ha isku balansanin intaaan ku joooji plssss match kaaas wlhi kiiii ay sumcadaaada dhulka gali lahyd Asad ma naxo ka joooooooog faldan this should be the final

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 7 місяців тому +68

    Allah is One☝️ProPHeTt mohameD sCw❤😊

    • @Adiya___macho
      @Adiya___macho 6 місяців тому +1

      Your purpose scw scw scw scw scw ❤❤

  • @mssCanada995
    @mssCanada995 7 місяців тому +54

    Amiiro marka tagero unoqonyy maku qasarin jah😫😂❤

  • @IqroIbraahim-sk5lx
    @IqroIbraahim-sk5lx 7 місяців тому +8

    Amiira qurux guushaada waa gusheena Mar walba waa kula jirnaa I.a guul aya ku rajeena ciyaraha soo socda I a Amiira qurux isn't easy 🎉❤

  • @hodanaadanaxmedhodan4100
    @hodanaadanaxmedhodan4100 7 місяців тому +8

    Koko waa qof qalbi fiican masha allah allah ha ku xafido abayo

  • @Nadarey
    @Nadarey 7 місяців тому +19

    Gadaal geeye waa hubiyee amiira markee badisy arky waa dawanoyaa Madan nacebeen thanks 👸❤️

    • @queenruun9709
      @queenruun9709 7 місяців тому +1

      Anoo geen rabo commentigaada arkay tnx😂

    • @Jikadayna.Somalia
      @Jikadayna.Somalia 7 місяців тому +1

      Sabiskaraayb igu sharaf walal thanks

    • @masbal9180
      @masbal9180 7 місяців тому +1

      Isku mid nahay wlhi ani zaki somali dartis ayan u tageray wayo wu ka xunyahay amira qarrlee ila hadda lkn alx way gulaysaty

    • @axlaamcumar5905
      @axlaamcumar5905 7 місяців тому

      Somaha ani xitaa😂

  • @salmasawda1646
    @salmasawda1646 7 місяців тому +9

    Team amiiro marnaba no hoos wn ku kalsoonen ine guulesan doonto hambaliyo queen of malaysia🥰

  • @kadra9957
    @kadra9957 7 місяців тому +11

    Amazing 👏 Game 👏
    Hambalyo Amiira qurux
    Koko adigaba waa dadashay.
    Xujoyinka inaba cadi ma aheyn , sidas ayaa lagaga badiyey.
    Amiira wey fahansan tahay ciyaarta, koko wey xishoneysay .
    Ciyartaan No face waaye.
    Keep going 👏 Adna channel

  • @user-xz7eq2vp6j
    @user-xz7eq2vp6j 7 місяців тому +5

    Eat & West Amira qurux is the best ❤ my queen always wish u success 💪

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 7 місяців тому +13

    Team koko guul plz hanacebeynin ❤❤❤

  • @khadritamoha1562
    @khadritamoha1562 7 місяців тому +9

    Pls asad ha keenina waayo asad wx xadka ka baxsan buu ku samyn gabadha wllhi waa ma naxe wax aan akhlaaqiyan u fcnyn buu ku samyn ileen dabeecadiisa wn anaqaanye pls pls ka daya gabadha wxas

  • @tuney.cabdulahi.
    @tuney.cabdulahi. 7 місяців тому +19

    Allah is one ❤

  • @Queenofsmile222
    @Queenofsmile222 7 місяців тому +63

    Amiira isn't easy😂 keep up sister❤

  • @arfornhade1598
    @arfornhade1598 7 місяців тому +53

    Team Amira qurux is not easy 😂🎉

  • @user-cz2nr6tx7v
    @user-cz2nr6tx7v 7 місяців тому +18

    Jah amiiira guul ❤❤❤ wakuwataa ❤❤ aqwaantey❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 7 місяців тому +52

    Koko is Not Easy ❤ without Koko video ga manuuro iaamin😂❤

    • @naturechannel950
      @naturechannel950 6 місяців тому

      Allaha kaa cafio dhan kaaga lee waa😂😂😂

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 7 місяців тому +3

    Asc baarakallafii si qurux badan ayay u wada ciyaareen amiira iyo koko iyadoo wada qoslaya ayay ciyaartii ku dhamaatay saas oo kale ayaa la rabaa ❤

  • @asmatahir1848
    @asmatahir1848 7 місяців тому +67

    Amiira is not easy wlhi❤❤❤❤

  • @NimcoDegan-ox4gd
    @NimcoDegan-ox4gd 7 місяців тому +11

    Wewe team amiira qurux
    waan wataa guul iyo gadaraba💪❤️💯

  • @CAKAARANEWSBESTIEMANLIBAN
    @CAKAARANEWSBESTIEMANLIBAN 7 місяців тому +9

    BEST OF THE BEST AMIIRA QURUX

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi3296 7 місяців тому +6

    Team amiiiira is muujiya heeeee❤❤❤❤❤❤ amiira congratulations 🎊 👏 💐 🥳 💖 ♥️ 🎊 👏

  • @asmaabdirashiid3093
    @asmaabdirashiid3093 7 місяців тому +6

    iskaken ken maha gusha ee wala shaqeysta yaqey amiiro marnaba nohos quruxey ❤❤ wan ku wata

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 7 місяців тому +43

    Team amira isn't easy No Hoos💪🏻❤

  • @abshiroabukar7694
    @abshiroabukar7694 7 місяців тому +2

    Mansha alaahu🎉 amira qurux alaha ku xifdiyo🎉❤

  • @ismahanqurux346
    @ismahanqurux346 7 місяців тому +5

    Maasha allaah koko koko qaraar mataqaano

  • @Ayaanle_maxam
    @Ayaanle_maxam 7 місяців тому +83

    Teem koko Halkan iska cadeya 🎉👋😊

  • @Zabrin23
    @Zabrin23 7 місяців тому +6

    Wlhi ma dhamesay vdieo jh sa usugayyy igu faraxsanahy gusheyda amira sbbte ubadisay wxa ka mida strong women wye nag wil 3 jir korsatay wlhi omg wlhi sharf wayn lethy amami isha bin adamka allh ka qabto coz dadka dhan wey rimeysan layihin kartidada guleso wligaaaa abyo amiro our quen😢😂😂😂😂❤❤fraxad

  • @MalyaDhore-lo6uu
    @MalyaDhore-lo6uu 7 місяців тому +10

    Away dadki dhaahayay amiira waay buq badan tahay cawa may buqdo qofka kaso horjedo haddu ku xushmeynayo adiganeh waa dagananaysa❤ Masha allah

    • @yasminhassan-lx8xh
      @yasminhassan-lx8xh 7 місяців тому

      Kuma kasayso isqur qurka day sister wax gaso Hurjido mAba jirto lawadoowda wan lajiraa

    • @afnaanahmed2705
      @afnaanahmed2705 6 місяців тому

      @@yasminhassan-lx8xhaf soomaaliga iska sax naa 😂😂😂

    • @yasminhassan-lx8xh
      @yasminhassan-lx8xh 6 місяців тому

      @@afnaanahmed2705 Yaa kula Hadlay adi dun faryey way nati😂

  • @user-uk2ji1oc7v
    @user-uk2ji1oc7v 7 місяців тому +4

    Keep going Amiira qurux❤

  • @hodacabdi295
    @hodacabdi295 7 місяців тому +16

    ANA u Horeya ❤🎉 Amiira Iyo kokoba Wn Wata laba Gabdhod oo an Tagero

  • @najmoabdirahman5794
    @najmoabdirahman5794 7 місяців тому +16

    𝐀𝐦𝐢𝐢𝐫𝐚 𝐢𝐬𝐧𝐨𝐭 𝐞𝐚𝐬𝐲 𝐰𝐥𝐥𝐡𝐢 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐦𝐚𝐫𝐰𝐚𝐥𝐩𝐨❤️💪🥺

  • @habsaabdi6396
    @habsaabdi6396 7 місяців тому +2

    M.a mcnto wan kugu kalsonaa inaad guulaysanayso markasta guul ku raynaa wan ku Aamin sanahay asad xajiyow waad ka guulaysan sababto ah tageero ku jecel oo guushada jecel iyo kalsonidada ayaad qof kasta kaga guulaysan team Amira ❤❤❤❤❤❤

  • @farhiaabdikadir1673
    @farhiaabdikadir1673 7 місяців тому +3

    Amiira isn't easy💪
    Amiira abyo waa ina udagalanta sidaa uguulaysan laheed dad waxay ku dhahan muhiimada ha saarin somali lama qancin kare ii guuleyso mar waliba❤

  • @user-hq3yq8lm8o
    @user-hq3yq8lm8o 7 місяців тому +29

    Barcelona isn't easy amiira😂❤🎉

  • @Aabiircabdi
    @Aabiircabdi 7 місяців тому +27

    We are Team amiira qurux 🎉😂❤

    • @LaylaZahiid
      @LaylaZahiid 7 місяців тому +1

      Yeah😂😂😂 amiira❤

  • @Munasar17
    @Munasar17 7 місяців тому +7

    Amira qurux is not easy ❤❤❤

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 7 місяців тому +9

    Waw Amira qurux guul mansha alahu abayo macn

  • @KimLiana-zf3pz
    @KimLiana-zf3pz 7 місяців тому +28

    Omg amiira isn't easy wlhi 😂💔

  • @AyaanleDek
    @AyaanleDek 7 місяців тому +13

    Koko is not easy 😮😊

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 7 місяців тому +7

    Amira qurux guusha Wan ku oga 🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @fatimaabdi1874
    @fatimaabdi1874 7 місяців тому +11

    Amiira hadii laga badi lahaay manta waan ooy lahay umalenaa😂 guleso aqwan dadkan warkoda ha ujojin🥰

    • @masbal9180
      @masbal9180 7 місяців тому

      Haa wlhi ani labadoda wan tager lkn markan Hal sabb u tageeray Amira zaki somali aya ka xun o u xanaqsan o ciil u qabay in ay badiso dhan marka Alx haday badisay

    • @user-il1cp6pt7h
      @user-il1cp6pt7h 7 місяців тому

      ​@@masbal9180 anigu zaki somali awadii ayaan u tageero haku tagan zaki somali

    • @fatimaabdi1874
      @fatimaabdi1874 7 місяців тому

      @@masbal9180 zaki bis ma ahan xitta fowsiyo dadke ka badisay dhan ciil uwada qabo

    • @axlaamcumar5905
      @axlaamcumar5905 7 місяців тому

      Waan ku kal sona amiira aqwan tay😂

    • @user-we7bl3vw5r
      @user-we7bl3vw5r Місяць тому

      quraanka u ooy ilintasa marqati ku ah mlinta qiyaamo

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 місяців тому +13

    Kuma qasarin amira ina tagero jah hory usoco xppt❤❤❤

  • @Alisha847
    @Alisha847 7 місяців тому +5

    Suaaasha cuqdada amiiro waxey Ceyda u dooratay wey isku hubtaaa inuusan ka xanaaqeen team qabqab is not easy ,anagaba la dareenay inuu Ayaan wax ka qaldanaa ceyda oo layaabaneen😅😅😅

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 місяців тому +2

      qofka markaad si dhaba isku fahamsan tihiin waad ku baxsan kartaa hada waxan ay Amiira sheegtay maba rumaysan Anigu way isku badbaadinaysay hadhowna Akhwaan waa kaftane caadi iska dhig noh aya Ceyda la dhahayaa 😂

    • @Alisha847
      @Alisha847 7 місяців тому +1

      @@adoontiallesiman262haaa sax waaye lkn Ayaan dhaweeed waxa jirtay mar ay Ceyda dadka ku kaceen xanaq saida ka muuqday sfcn na ulama dhaqmeeynin waa run ,kadib malaha wey xaliyeen oo heshiyen hada labadooda caadi waaye

  • @TaliyeMoos-vy3nr
    @TaliyeMoos-vy3nr 7 місяців тому +5

    Team amiira madaxa isaarantihiin isn't easy 😢 😕

  • @bintabdalla1727
    @bintabdalla1727 7 місяців тому +5

    Ala saa ufarxay lee ma dhameysanin xitaa waa god biye videoga saa Amiira gusheda u'arko wllhi Amiira is not easy runtii guul ayaan urajenaa mar waliba Queen👸❤️✊🏾✊🏾✊🏾✊🏾✊🏾✊🏾✊🏾✊🏾✊🏾✊🏾✊🏾✊🏾✊🏾✊🏾✊🏾👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽🥰🥰🥰🥰

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 7 місяців тому +14

    Maxa sidan nolaga sodahiyay xalayban sugayaye wlh hadaba sogalisen waa beelo❤❤❤❤😂😂😂😂

    • @Jaaaama36
      @Jaaaama36 7 місяців тому

      Xalay video balaa soo dhigay

  • @user-wv5wg9jk1r
    @user-wv5wg9jk1r 7 місяців тому +10

    Salada an ilaalino insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-rj1be1wn1d
    @user-rj1be1wn1d 7 місяців тому +6

    Team amiira isn't easy 🎉🙌❤

  • @fadumosaidmahmuud5068
    @fadumosaidmahmuud5068 7 місяців тому +14

    Amiiro qurux is not easy❤

  • @seynababukar4243
    @seynababukar4243 7 місяців тому +10

    Koko markaan arkay saan u farxay lee u can't believe it 😂😂❤

    • @Nalkanur1234
      @Nalkanur1234 7 місяців тому +1

      Team Koko aa nahe😂 lkn waa nala karaayay

    • @seynababukar4243
      @seynababukar4243 7 місяців тому

      @@Nalkanur1234 wlhi lawadabo wn jeclhy lkn waxan kufarxay lawadod sideey wax yeeli donaan inaan arko

  • @hanny20
    @hanny20 7 місяців тому +1

    Allahumma Baarik Labada Gbdhod Ixtiramka Ka dhexeyo…..💯♥️♥️👸🏻

  • @user-rr9bd1hi9s
    @user-rr9bd1hi9s 6 місяців тому +2

    Koko isthe legend ❤

  • @ismaelaskar2771
    @ismaelaskar2771 7 місяців тому +15

    Amiira IS not easy❤❤❤

  • @samaanbadan5995
    @samaanbadan5995 7 місяців тому +8

    Kuwaan qosol badanaa amiira ugu daran😅😅😅😅

  • @Kaltuuney1222
    @Kaltuuney1222 7 місяців тому +3

    Team Amira Team Barca isla ahay 😂❤

  • @ikrandaahir6174
    @ikrandaahir6174 7 місяців тому +6

    Amiira qurux is not easy 😂❤❤

  • @Nalkanur1234
    @Nalkanur1234 7 місяців тому +5

    Koko maadaama ay xanuun sanaysay gimka halagu soo celiyo codsi team koko

  • @SuhuurMaxamed-zm9yp
    @SuhuurMaxamed-zm9yp 7 місяців тому +8

    Amiira qurux 🎉❤

  • @user-fn5ep8fk7q
    @user-fn5ep8fk7q 7 місяців тому +1

    Koko wa qof wanagsane mashallah ❤

  • @Nastii145
    @Nastii145 7 місяців тому +1

    Koko cadi waye qof qalbi fican mashallah❤❤❤❤❤

  • @deeqoduniyo7454
    @deeqoduniyo7454 7 місяців тому +3

    Alaa amiiro ma jilcanaa guleyso yaqe sister 🎉saasa la rabaaaa❤

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 7 місяців тому +3

    Wan ka helay masha Allah la soo dheereya ♥️

  • @sahracali7473
    @sahracali7473 7 місяців тому +4

    Ayy koko Bay 😍

  • @safadradenasayr4019
    @safadradenasayr4019 7 місяців тому +3

    Amiiro isn't easy wlhi guul qlbiyey❤