JECEELKAAGA MAGACIIS GUURKAAGA GOORME WAYE KOKO AMIIRO ASAD CUMEER SU’AALO ADAG😂..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

КОМЕНТАРІ • 805

  • @AsmaelmiElmi
    @AsmaelmiElmi 10 місяців тому +67

    Ceyda amiiro dhibka ka dhaafa qofka nolol u qarsooon jirteeh wah attack ka dhaafa walhi amiiro Samir badan team amiiro hadaan nahaay San ma rabno

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 10 місяців тому +30

    koko legemad waaye ilmo ee korsane ee taagantahay😅Amiiro Naag adag isku day su'aashalaha wiilashan ina meel iska saarto ixtiraamka badan ka daay

  • @haboondiini-fz5fh
    @haboondiini-fz5fh 10 місяців тому +45

    Ceep amiiro ka leeexda😭😭waka xumdy wlhi

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +30

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤ Amira AND CEYDA AND koko Asad❤ inta ka heshy muuqaalkaan ❤

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd 10 місяців тому +40

    Amiira is funny wlhi 😂😂

  • @zoyaaalpi
    @zoyaaalpi 10 місяців тому +56

    Ceyda ❤❤is always 🎉❤❤❤

  • @BoqRaD
    @BoqRaD 6 місяців тому +6

    WxaaN Team kuuma Noqdaan wllhi Amiroyy ka dhax bax uff Niyad Kaa Taabanaayaan be 🙃

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 10 місяців тому +19

    Cawada ninlee mekashidanthy bisinka iuo sanadka qofka gabdhaha lama weydiyo sanad teda kale waa kuqaxdeen gabdhaha ish😅

  • @SalmoCumar-p6j
    @SalmoCumar-p6j 10 місяців тому +2

    King ceyda aarman moo soo hadlo ga ba raa jucel oo tik tok kujirto wee ooy say❤❤❤❤

  • @Nanny_kim
    @Nanny_kim 3 місяці тому +1

    Team minhoo amiira waan ku wataa😂❤

  • @abdirisakabdi5654
    @abdirisakabdi5654 6 місяців тому +1

    I aamin groupkan murankiisa batay armuu burbura 😅😅😅😅😅

  • @Nastii145
    @Nastii145 10 місяців тому +8

    Koko 😂😂❤❤❤❤❤ amira

  • @MohamedAmin-by7kl
    @MohamedAmin-by7kl 9 місяців тому +1

    Scw kadib koko masking waye koko dadka lajihatam

  • @samsammaxamed3409
    @samsammaxamed3409 10 місяців тому +2

    Amiiro wax walbo afkina so qabta ha dhihina wtf 😭😒

  • @samiirahussein3439
    @samiirahussein3439 10 місяців тому +2

    Asad please amira attack ka dhaaf 😮🧐

  • @zimshi_jarmy9807
    @zimshi_jarmy9807 10 місяців тому +12

    Amiiro qurux xppti sorry😢❤
    Teda kle who's your crush to the outside not Somalia😊😂

    • @Maayo-sj
      @Maayo-sj 10 місяців тому

      Lee minho dhahde ❤😊

    • @zimshi_jarmy9807
      @zimshi_jarmy9807 10 місяців тому

      @@Maayo-sj actor ka oo shinee ka tirsanan jiray miyey kawada

  • @MuniraMaxamed-s6g
    @MuniraMaxamed-s6g Місяць тому

    Lee minho kii straykids ku jirey mia😭💕

  • @SabirAli-t5c
    @SabirAli-t5c 10 місяців тому +65

    Team 27 amira kaxishooda plz😢😢

    • @Hanahan122
      @Hanahan122 2 місяці тому

      Malaga xishoonayo ee adi maxaa kaa galay 😒😒😒😒🙏❤

  • @ShankaroonJaamac-m1g
    @ShankaroonJaamac-m1g 10 місяців тому +43

    Qalbiga amiira ilaasha nimankan xun waanacy wlhi😢

    • @Maayo-sj
      @Maayo-sj 10 місяців тому +4

      Uff maaragte abaa 😭💔

  • @BushraMaxamed-j6d
    @BushraMaxamed-j6d 10 місяців тому +58

    Asad gabadha dhaaf yqee Wxan maficno 😢😢 niyadeda hajabinine 😅

    • @sophiasalman9155
      @sophiasalman9155 10 місяців тому +14

      Wixisa wa akhlaaq xumo wlhi asad Gabdhahan naftoda ha ixtiraman views wax ma ahe

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 10 місяців тому

      @@sophiasalman9155Naftooda ixtiraamka ka maqan maxa waaye 😅su'aasha jawaab ayee u hayaan

    • @BushraMaxamed-j6d
      @BushraMaxamed-j6d 10 місяців тому

      @@sophiasalman9155 ma araktay cil iga qabtey wllhi xanuunadedii hore uu soxasusinaa kwrn mida kle ceyda asad waxa udhaho leekadaba dhahaa ish 😢

  • @XamdiamiinaliHamdi
    @XamdiamiinaliHamdi 10 місяців тому +47

    3 nin waxaan kala saari wayay in aay nacbyihiin iyo inkle 😢waan ku jeclahay aamirro qurux ❤❤

  • @hanaialie4470
    @hanaialie4470 10 місяців тому +29

    Wlhi ani video gaan iguma socon waayo asad ixtiraam dhan amiiro uma hayo 😢 wiilkaan gabadha xagee bu kala qaaday wa yaab

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx 10 місяців тому +165

    Alla amiiraay quruxeey ilaahay nin fcn oo ku jecel oo lacag leh oo qurux leh ha ku siiyo
    Wlhi wan ka naxay in ay guurka rabinba😢

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 10 місяців тому +1

      Run u maley hee waa u jeeday sideey carabka ka siineysay. Very naive 😕

    • @TigerManchesterawi
      @TigerManchesterawi 9 місяців тому +2

      Amiin Allah siiyo nin fican ,adina allah labadena isku keen barakeyo❤❤

    • @Samiya-s4t
      @Samiya-s4t 9 місяців тому +2

      Amin ❤mcnto gabdh qalpi wangsan ba thy m.a

    • @SundusJama-zf7ey
      @SundusJama-zf7ey 6 місяців тому

      O😢​@@TigerManchesterawi

    • @NadoIdirishussein
      @NadoIdirishussein 6 місяців тому

      Waryaal kaxishooda😢😂

  • @Cabdiraxmaan8
    @Cabdiraxmaan8 10 місяців тому +70

    Amiira waan ka helee anaa guursanaya i.a 2027 😂

  • @mariin__dhalad
    @mariin__dhalad 10 місяців тому +94

    Wlhi haduupa jiro wof wanaagsan oo aduunkaan Saran qof ka wangsan malahan Amiira😢😢lkn nin gumeed ayaa helay wlhi 🥺ILLHAY waxAN kga baryayaa mustaqbal wangsan huuno❤

    • @XamdaLuul-wf1wh
      @XamdaLuul-wf1wh 10 місяців тому +4

      Kaligeed calfku kamuu xuman imisa dumar ah oo aane hadali kari ayaa noloshdii gubtaye

    • @mariin__dhalad
      @mariin__dhalad 10 місяців тому

      @@XamdaLuul-wf1wh wa runtaa huno

    • @princesskajal9595
      @princesskajal9595 10 місяців тому +1

      Aaamin wala calool xumodey😢

  • @dekalovemoha9544
    @dekalovemoha9544 10 місяців тому +24

    Amiiro Qalad Ka Gasheen Maskiinta Su aalihiina Qaldan kala Taga😢😢😢

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim9464 10 місяців тому +72

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (sallallahu caleyhi wasallam) 🕋❤👍😢

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 10 місяців тому +14

    Scw scw scw

  • @Haifirineelikeisare
    @Haifirineelikeisare 10 місяців тому +27

    Sorry amira xushmad adaradan Kula dhaqmeen nimanka😢😢

  • @masbal9180
    @masbal9180 10 місяців тому +21

    kuligin amiro ayad kunaxsantihin kalexda gabadha

  • @DrsFatima-e5z
    @DrsFatima-e5z 10 місяців тому +40

    Amiiiro waxaa urajeenaa nolo qurxoon lknse ka wareejiya amiiro kamakaftano Team 27 amiiro ka xishooda plz 😢

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 10 місяців тому +32

    Su,aashina maxa waye xiriir iyo jeceel leemiya 😩😂

  • @qalbidhayaciirale5808
    @qalbidhayaciirale5808 10 місяців тому +24

    Amiira waad ku jiiftane gabadha ka dhaca ninka channel ka lahow amiira hala ixtiraamo❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 10 місяців тому +343

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️☝️🕋

    • @UpthirihmaanAhmett
      @UpthirihmaanAhmett 10 місяців тому +5

      Scs

    • @Tusheybby
      @Tusheybby 10 місяців тому +5

      Sallahu caleyhi wasalam💓

    • @AbullzeAbdull
      @AbullzeAbdull 10 місяців тому +3

      Scw

    • @NajaxMohamedYuusuf
      @NajaxMohamedYuusuf 10 місяців тому +3

      Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam

    • @UgbadHaji
      @UgbadHaji 10 місяців тому

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @Amiira96
    @Amiira96 10 місяців тому +15

    Koko waa runteed waa ani cml weligay xiriir ma sameysan

    • @Faiza-el4nr
      @Faiza-el4nr 10 місяців тому +4

      Waaan badanhey I'm 24 lknse sheeko sheeko wa iska jirtaa wax reality majiraan

    • @Faiza-el4nr
      @Faiza-el4nr 10 місяців тому

      ​@@Amiira96il maxaa weeye wll I fahansiii

  • @asmitaaahmed1335
    @asmitaaahmed1335 10 місяців тому +71

    Koko mine ♥️ I love this girl alot without her I don't watch any video 😢❤

  • @SuMayoY
    @SuMayoY 10 місяців тому +16

    Dadkaan mxa amiira laga siiyaa😢😢

    • @sulekhacabdilahi
      @sulekhacabdilahi 10 місяців тому +4

      🎉Asadkaan isba ma jecla in dhibkiisi iyo dhaawacyadisi laguso cel celiyo mxuu gabsdha ka qod qodayaa shid😢

    • @Fatimamohamed-li4cx
      @Fatimamohamed-li4cx 10 місяців тому +3

      Haa amiira miskiin nimadeeda arkeen
      Lkn in wixii disrespect ah diido weeyi

    • @ayaanmohamedhasan3291
      @ayaanmohamedhasan3291 10 місяців тому +4

      ​@@Fatimamohamed-li4cxamiira ha isdifaaceeen iyadee u taaal ciil iku dilay asad koko ma waydii karo indhaha u shidanee lkn amiira ismadifaaceso asagana isma fahmaayo amira dadka dulqadka badn waaye oo markasta positive u fagarto iska dhaaf ay isdhahee micno ma lahan

    • @ayaanmohamedhasan3291
      @ayaanmohamedhasan3291 10 місяців тому +3

      ​@@Fatimamohamed-li4cxhadday iyaga isfahmaayan xitta anaga wanaag uma Aragno asad waxa uu kuwado amiira plz plz ha joojiyo ixraamdara Aan Aragno
      Team amira hadda nahay cabasha kanahay asad wah😮😢

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 10 місяців тому +1

      Ilaah meeqa dhali karta kuyeh asiga waba abtiye muxu waxas ka weydinaya kamu xishon wlh

  • @ZanuushPea
    @ZanuushPea 10 місяців тому +10

    Waraa amiira ixtiraama mxaa gabdha saas ula dhaqmeysiin😢

  • @sahrishsahrish
    @sahrishsahrish 10 місяців тому +20

    Ala koko maxey dad badan .ciishay abaayo waan ku tageeraa qalanjadii Malaysia 🇲🇾

    • @Msssuuro-o2p
      @Msssuuro-o2p 10 місяців тому +3

      Amiiro aba qurux io istel ku ciishay koko marka mexe ciile iyadaba ciilan San wynta😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Bellahadid27
      @Bellahadid27 10 місяців тому +2

      ​@@Msssuuro-o2p mila argty gooman dheerdherta mxe wax cisha😂😂

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 10 місяців тому

      Ma aragtay koko bulle xumeey oo dhan ba ku naxsan kuwaas ku dhagan oo dhan quruxna kuma gadhan aqoona kuma gadhan intaas ceyda ka urinayaan maseer isn't easy😂😂😂

  • @amaalcapdi4856
    @amaalcapdi4856 10 місяців тому +10

    Amiira mxa loo dhibaya😢😢😢😢

    • @ayaanmohamedhasan3291
      @ayaanmohamedhasan3291 10 місяців тому +2

      Ishii laga argaa ushiisa lagu tumaa 😢😢 iyada laga argay jiljilaca dhaaf amira ama markuu saa kuu la hadlo adi dabo dhaawac wuu ku soogaaray yaa ku waywaydiiyo dheh sual kale la imaaw privitagay kadhaow dheh intaas waxuu raba inuu sheeg sheego waxay soo martay

    • @amaalcapdi4856
      @amaalcapdi4856 10 місяців тому

      @@ayaanmohamedhasan3291 wa run

  • @Mavi12605
    @Mavi12605 10 місяців тому +24

    M.a Koko daganante sualaha uga jwbeysa ka helay❤❤❤❤

  • @XafsoAbdullahi-jb7oz
    @XafsoAbdullahi-jb7oz 10 місяців тому +41

    Wallahi amiiro funny waaye 😂😂😂

  • @ilhaanaragsan2314
    @ilhaanaragsan2314 10 місяців тому +14

    war akhlaaq xumada aad gabadha kula dhaqmeysaan joojiya amiira adigana naftada ixriraam qof aan ku ixtiraamen ha ixtiraamin mida kle qofka su aal qaldan kuweydiiya si kulul ugu jawaab celi maxey tahay qosolka is adkee wllshy love you

  • @maannuuh7885
    @maannuuh7885 8 місяців тому +8

    Asad iyo ceyda wlhi amiira ninba ku atagaysan gabadha waku khaldanteen wlhi 😢

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 10 місяців тому +40

    Muuqaalka Hadaa Kaheshay Like Saar 👍
    Team 27✌️🤘 is not easy 👨‍👨‍👧‍👦👈😘
    big legends Waa Idin Salamay 🤝🇸🇴

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 10 місяців тому +71

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sihamxusen4809
    @sihamxusen4809 10 місяців тому +13

    Amiiro halaga xishoodo

  • @ZagalmukhtarmaxamedMaxamed
    @ZagalmukhtarmaxamedMaxamed 10 місяців тому +16

    Cumeer maxaa kaqaldan maalmahan amiira si buu ugu kacsanyahy

  • @apdifatahaadam9059
    @apdifatahaadam9059 10 місяців тому +45

    Team QAB QAB caawa fashilaa ka dhacay😂😂😂

    • @abdiweliahmed5234
      @abdiweliahmed5234 10 місяців тому

      Adigu maxaad dadka karabta😂😂

    • @salmaanmaxamad-e5e
      @salmaanmaxamad-e5e 10 місяців тому

      wardadkakaleeexooasad maajoogtid😅😅😅😅😂😂

  • @Nastii145
    @Nastii145 10 місяців тому +20

    Gabdhaha kalehda koko amira ❤❤❤

  • @haliimoxuseen5570
    @haliimoxuseen5570 10 місяців тому +40

    Koko quruxley tageero buuxa❤mida kale amiira maskiinta ka daaya qodqodka waa maskiine😢

  • @RaxmoyarRaxmoRoz
    @RaxmoyarRaxmoRoz 6 місяців тому +5

    Amiira iyi ceyda guur marabaan😢😂😂😂😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 10 місяців тому +13

    Amira kamakaftano😢

  • @Ugbaad1
    @Ugbaad1 10 місяців тому +26

    Su alaha SI sax haloga jawabo waqti aa bixinonaaa😅

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +28

    Team 27 ASAD xaajio hdd thy like iku qabo ❤❤❤❤ inta aan waligood AMERICA arkin ismujiya 😢🤣🤣🤣❣
    اللهم انصر فلسطين على الظالمين ❤🇵🇸🇸🇴

  • @MohamedAbdirahman-e7p
    @MohamedAbdirahman-e7p 10 місяців тому +17

    Amiira caawa nin raaxada looga qaady sorry😂😂😂😂😂

  • @ahlam8554
    @ahlam8554 10 місяців тому +5

    Amira nabad galiya personal attack ayaad wadan

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 10 місяців тому +19

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱 🤍

  • @Tutulisho
    @Tutulisho 10 місяців тому +109

    Allah is one😢❤☝

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 10 місяців тому +19

    Koko say Maasha Allah to yr mom. Allahumma Bareek. ❤

  • @KaahoMaxamed-g7m
    @KaahoMaxamed-g7m 10 місяців тому +5

    Amiiro hda qoralkyga aragto teamka iskla hdal wixi qas ah ha iweydinina dad laiskuma afbaro yac iska dheh

  • @Waxbaro-mw8lb
    @Waxbaro-mw8lb 10 місяців тому +22

    Amiiro waa shidantahay m.a😂

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 10 місяців тому +58

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤❤❤

    • @kaliforce7130
      @kaliforce7130 6 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤🎉

    • @XalwoIbrahim-pj5jc
      @XalwoIbrahim-pj5jc 2 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 10 місяців тому +11

    Mar ba ha dey koko ku jirto game 🎮 ka. Save waye 😂

  • @AyaanDahir-rk3bu
    @AyaanDahir-rk3bu 7 місяців тому +5

    Amiira is not in the mood

  • @shakiira673
    @shakiira673 10 місяців тому +7

    Maya maya wiilalw uma bogin gabdhaha suaaalaha aad weydiinysaan gbdho iska cesha asad io ceyda

  • @Imraan53
    @Imraan53 10 місяців тому +31

    Amira deserves better!!! Amira haday ku ixtiramayn teamka break ka qado ku dhihi laha! We love you.

  • @GAVIBOY-h2e
    @GAVIBOY-h2e 10 місяців тому +10

    Koko xariir wiligeed masamen hadesugosa cayda😂cayda wuu qoslay😂😅

  • @SacdiyaSiman-f6g
    @SacdiyaSiman-f6g 10 місяців тому +16

    Ceyda aboowe brnmishka ciyaarta kadaaya si dhab ah uga hdala❤❤❤keep going 💪 ♥ ❤❤

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 10 місяців тому +37

    Ani koko iyo ceyda isagfadhiyaan wanjeclhy 😂❤

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 10 місяців тому +3

      Me tooooooo wey isku fiican yihiin nolo cusub oo qurxoon ey wadaagy lahaayeen.❤💙🎂🏡🕋👨‍👩‍👧‍👦

  • @Safiamohamed-g6q
    @Safiamohamed-g6q 10 місяців тому +18

    Ceyda guuleyso waligy kuma tageerin saan cawada ku tageery😂❤ mar hada Cr 7❤ tageerty nio guleyso

    • @MaxamedCabdulahi-fn6yz
      @MaxamedCabdulahi-fn6yz 10 місяців тому

      😂😂😂 cr7 darti ma ku tagere

    • @Safiamohamed-g6q
      @Safiamohamed-g6q 10 місяців тому +1

      @@MaxamedCabdulahi-fn6yz qalbiga idanqabaayo 🐐 markan maqlo Cr 7❤ tageero waaba yartahee😂😂😂😂😂✋

  • @HoodoqaniclraxmaansaladHoodoqa
    @HoodoqaniclraxmaansaladHoodoqa 10 місяців тому +9

    Nabigeena aan ku saalino

  • @fatimayusuf-x1s
    @fatimayusuf-x1s 9 місяців тому +2

    totally i don't like it amira saa ula dhaqanteen😡wtf why noloshedii hore ugu atack gareynesin siba asad😡👊🏾

  • @Hafuuzah1
    @Hafuuzah1 10 місяців тому +38

    Caymir = cayda and amiira
    Cumeerkoo = cumeer and koko
    Cayda iyo amiira isku soobaxayaan
    Cumeer iyo koko isku soo baxayaan 😂😅

    • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
      @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 10 місяців тому +3

      Adig iyo asad ayaa iskusobaxesan

    • @Hafuuzah1
      @Hafuuzah1 10 місяців тому +2

      ​@@Ixasanm2Ixasanm2-yk9geadigaa isku qurux badantihiin ani waa abtigeey 😏

    • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
      @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 10 місяців тому

      My wx hadhihin abti xabiibi wx kamacan majiro odagaag wey musataqablka

    • @Hafuuzah1
      @Hafuuzah1 10 місяців тому +1

      @@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge naayaaheey ani waakuu sheegay inoo abtigeey yahay dhaqdhaq badanidoo maxaa kuhaayo adoo kuuku qurux badanyahay xaarabtaa

    • @Hafuuzah1
      @Hafuuzah1 10 місяців тому +1

      @@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge dumarkoo dhan kasiman xishoodka lakin asad haka xishoonin usheego jaceelkaaka quruxeey

  • @faizaahmed5
    @faizaahmed5 10 місяців тому +32

    Amira is not easy ❤❤❤😂

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 10 місяців тому +25

    Team qabqab waan wataaa ❤❤😂

    • @User-wrg23se4
      @User-wrg23se4 10 місяців тому +1

      Waryaa xppi wili sidi maa comment u bixineysaa 😂❤

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 10 місяців тому

      @@User-wrg23se4 mchalh dheh wlashy haa maxaa jira wali waa so tagan yahaye 😅😅😅😅

  • @CabdiRahmaan-f5l
    @CabdiRahmaan-f5l 10 місяців тому +7

    Amiiro sorry😢😢😢

  • @ilwaadqurux8038
    @ilwaadqurux8038 10 місяців тому +10

    amiiiro😢😢💔💔💔

  • @funny.637
    @funny.637 10 місяців тому +10

    Amiiro guulayso baaayo gar io gardaraba waan ku wataaaa🎉❤

  • @HoodoqaniclraxmaansaladHoodoqa
    @HoodoqaniclraxmaansaladHoodoqa 10 місяців тому +42

    Allah is one ❤❤❤

  • @HalimaSacdiyo-j8h
    @HalimaSacdiyo-j8h 10 місяців тому +17

    M.a wllkey ceyda waxan kuu rajeynaa inaad nolashaada heer wanagsan kagarti my brother

  • @YTFatihGaming
    @YTFatihGaming 10 місяців тому +35

    Noso duceeya ani io hooyo wan xanuusanaynaa 😢❤

  • @AdansheikhaliTeacher
    @AdansheikhaliTeacher 10 місяців тому +4

    AMIIRA Taleefon leyn leyn ma jirin miyaa xiligii ay sheegeysay? AMIIRA

  • @habsaabdi6396
    @habsaabdi6396 10 місяців тому +3

    Amiira waad ku goobateen ka xishooda gabadha bisinka

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 10 місяців тому +12

    Boycott Coca Cola waad ogtahiin in lacagtaas caruurta dumarka ragga iyo maatada ayaa lagu dhameeyay.😢😢😢

    • @princesskaif2455
      @princesskaif2455 10 місяців тому +2

      Haa amiira saas wye markasta oo wax lamamnuuco weeba ugu bbaxdaa

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 10 місяців тому

      @@princesskaif2455 Yaasinka iyo Tabaaragga oo wax horay ey u sameysay miyaa ??? 😭 ma yahuudda ayeey taageertaa Subxaanaka yaa Cadiim Yaahuu yaa Kaafi. Ha xasuusato in ey diin sharafleh ey ku dhalatay ubadna Allah ugu deeqay. Tan ey cabeyso waa dhiig. Anaga oo dhul shisheeye joogno wax kasto oo la mamnucay waa iska ilaalinaa.

  • @aliyare228
    @aliyare228 10 місяців тому +63

    Legend king ceyda❤❤😂😂

    • @RuwaydoAhmed-b3f
      @RuwaydoAhmed-b3f 10 місяців тому +1

      Wuxuu legend yahay malahan waa kalab saqjaan ah😂😂😂

    • @NimcushAbdi
      @NimcushAbdi 10 місяців тому +1

      ​@@RuwaydoAhmed-b3f😏yaa kuu dirsaday

  • @Miskicumeer
    @Miskicumeer 10 місяців тому +35

    Cumer illahay amarkiisa wuu iga qosliyaabk😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @ikraamali-l3e
    @ikraamali-l3e 9 місяців тому +2

    Amiira sixun ula hadlayaan nimankan xiriirkeda io da.adeeda mxaa daba dhigay😢

  • @Hafuuzah1
    @Hafuuzah1 10 місяців тому +20

    Ceyda dad bdn kunaxsan 😂😅

  • @maakinahmed135
    @maakinahmed135 10 місяців тому +3

    Amiira waa ku qaldamaysaan qalbigeeda ilaaliya

  • @twinsisters-rd3gq
    @twinsisters-rd3gq 10 місяців тому +6

    asad iyo cayda waxad tihin dad bilaa respect amiira ixtiram ayyidinka mudan taha guys waliba asad 😏😡

  • @SundusMaxamed-b4v
    @SundusMaxamed-b4v 7 місяців тому +3

    Asad amiiro I tirade ish 😢🙌💔

  • @Nastii145
    @Nastii145 10 місяців тому +9

    Aĺla koko see orabte ine ay caga kawarijiso lakin weynoqon weyse amira❤❤❤❤❤

  • @MuunoAadan
    @MuunoAadan 4 місяці тому +1

    TiMAKA/AMiirsualahahalagakalayaroWADiKUGUTAFATENANAGALAJiRANAAMiiRAGUL❤❤❤❤❤❤

  • @KadirMargan
    @KadirMargan 6 місяців тому +4

    I love them because they are my tems if I have connection I watched them so I wanna say them keep going brothers and sisters ❤❤❤❤

  • @Hudacartan02
    @Hudacartan02 10 місяців тому +12

    Team 27 maxa sualaha dhan xariri lee miyaa 😂😂 tedakle gabdhaha wakudhamaten janais kuheshen cmll😂

  • @dahapoo1467
    @dahapoo1467 9 місяців тому +2

    Hey kuwani amiira wey u heshiiyeen😢

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 10 місяців тому +5

    😂asad qac da😂kudhacdey laybee nindhan marbtid miya kulaha

  • @cnuurciise6599
    @cnuurciise6599 10 місяців тому +11

    Asad legen 😂 ceyda my borather horay usoco aankuleyahay zxb