ASAD OO NOO BOOTEEYAY SHEEH QOFKASTO IYO SIRTA UQARSOON

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2023

КОМЕНТАРІ • 497

  • @user-wx7oe6wj9h
    @user-wx7oe6wj9h 9 місяців тому +74

    Hello asxaabta waa idin salaamey markaxigto aan kuwada salino nabigeena maxamed scw

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru 9 місяців тому +3

      Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤

    • @QadraAli-ji1dp
      @QadraAli-ji1dp Місяць тому +3

      Scw scw

    • @SahalSahal-m7x
      @SahalSahal-m7x 13 днів тому +1

      scw scw scw

  • @abdilahiqaliiroinacali8549
    @abdilahiqaliiroinacali8549 10 місяців тому +108

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 10 місяців тому +55

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d 5 місяців тому +29

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw scw ❤❤❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 10 місяців тому +74

    The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰

  • @user-ro7ow2kj9x
    @user-ro7ow2kj9x 10 місяців тому +44

    Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN 10 місяців тому +108

    Walalaheyga qiimo badan, Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤🕋📿🙏🙏🙏

    • @user-uy7rt4xj8w
      @user-uy7rt4xj8w 10 місяців тому +1

      S.A.w❤❤

    • @fartuunabdukadir7012
      @fartuunabdukadir7012 10 місяців тому +1

      Scw scw scw

    • @juniormuhamed3234
      @juniormuhamed3234 10 місяців тому +1

      SCW

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru 9 місяців тому

      Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤

    • @sacdiyosiman374
      @sacdiyosiman374 5 місяців тому

      Sallallaahu cayehi wasalam Sallallaahu cayehi wasalam Sallallaahu cayehi wasalam Sallallaahu cayehi wasalam Sallallaahu cayehi wasalam Sallallaahu cayehi wasalam Sallallaahu cayehi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 7 місяців тому +18

    Scw scw scw ❤❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +99

    inta daawneyso muuqaalkaan ayakoo Xanuunsan waan idin Salaamay 👋😢 illhy haku caafiyo

  • @ugasoloveas6115
    @ugasoloveas6115 10 місяців тому +21

    Waxaan u dawaneyno Waa inaa Sirta ogaanaa noo raaciya Sirta iyo Qufka Leh
    KOKO Horay u soco Xbibti ❤

  • @Hadhaa10
    @Hadhaa10 10 місяців тому +14

    أفضل إنسان في العالم هو نبينا محمد صلى الله عليه وسلم.

  • @MaryamaMohamed-nh2kg
    @MaryamaMohamed-nh2kg 10 місяців тому +10

    Alla maxamed hirsi nuur siidii my schol🎉❤❤❤❤

  • @Adnodahir-ti3zh
    @Adnodahir-ti3zh 10 місяців тому +18

    Amiira qurux masha allah 😍😍🤞 love 😍 you

  • @Muhanat744
    @Muhanat744 10 місяців тому +32

    Sirta 1_ waxa iskaleh ceyda
    Sirta 2_waxa iskaleh amiira
    Sirta 3_waxa iskaleh xazaazi
    Sirta 4_wxa iskaleh koko
    Sirta 5_ waxa iskaleh cumeyr
    Sirta 6_waxa iskaleh faadhil
    Result please😂😂😂

  • @Ronaldo_Cr7_No1
    @Ronaldo_Cr7_No1 10 місяців тому +49

    Koko is soo beautiful ❤❤

  • @nimcaanaxmed5059
    @nimcaanaxmed5059 10 місяців тому +53

    Ku saLi xabiibkeeni wallo scw🥺❤

  • @mohamedhassan7066
    @mohamedhassan7066 10 місяців тому +35

    Talo yar hadan dhiibto anoo kuhadlaayo Afka dawada yaasha Video ga hala ugu muhiiimsan ayaaa ah in sirta qofka leh dawada yaaasha lala wadaaago big fan from CNDA ❤

    • @ugasoloveas6115
      @ugasoloveas6115 10 місяців тому +3

      Sax waaye sababta u dawaneyno waa inaa ogaana sirta

    • @fatimagumbe8161
      @fatimagumbe8161 10 місяців тому +2

      Dee sirta qofka leh noo sheega illen ayadaaba vidiyowga u daawansynssye

  • @Isruujiqyrux72
    @Isruujiqyrux72 10 місяців тому +24

    Sirta sida loo kaleeyahaynoo shoog koko abayo 😢❤

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 10 місяців тому +25

    Koko you tube kasta oo kaso dhexmuqato sida asad hagio kiisa ceyda, amiira qurux, faadil, cumeer, weliba waxa ugu jeclahay you tube ka koko bulle abayo hadalkaga jeclahay walaahi waa ku qoslaa shaqada marka kuso daalo ayaa fiirsada muqalka sodhigto abayo hada aragto comantigeyga waxa rajeyna inad kufarxi doonto waa kusalamaya,,,,😁😁😁

  • @user-ku6rk4rh5o
    @user-ku6rk4rh5o 10 місяців тому +52

    Ceyda iyo koko waxay idin gaadhsiiyey inaad xataa waxba iska duubi weydan waxwalba Waxaa idinku isku tihiinba ka weyn wll hore u socda waxba isla soo duuba yaab laydin kala dilina❤

    • @Siciid12
      @Siciid12 8 місяців тому +1

      Dhalinyaro aan aan wali waayo arag ahayn wye waa arkay sida ceyda iyo amiira iyo Koko way kala dhacaan ayaka oo is dhahaayo yaan la idin qaban saasna waa lagu kara haraa anay igu dhacday gabar habaryartay dhashay ayaa sidaa oga dhacaayey ayaaba run run u nacay oo waa nala kala dilay
      Kuma jiro mid mid ka kale la kaftami karo ama dhihi karo sida waa ku jeclahay ama maanta quruxdaada baxayso 😂😂 waa fahmi karaa ani hadaa ahaan lahaa wacdaro ka dhigi lahaa ileen nin soo gudbay ahaye 😅

    • @phaizaapdyrahman6329
      @phaizaapdyrahman6329 25 днів тому

      😂😂😂😂😂❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 10 місяців тому +6

    Mashaallah beautiful Abayo koko 300k coming soon iinashaallah ❤❤❤

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 10 місяців тому +14

    Wow amazing keep going koko🎉😂😂😂❤❤❤❤

  • @Kapitaano_kka
    @Kapitaano_kka 10 місяців тому +26

    Koko❤ bulle ❤ I love you illahay dartiis ❤

  • @user-or8gf5jx6i
    @user-or8gf5jx6i 10 місяців тому +33

    😂😂😂😂 plz noso badi koko time baan ku siinay waad u qalanta 😊

  • @siyadmahamuabdinuur1967
    @siyadmahamuabdinuur1967 10 місяців тому +12

    Koko guul wacan ayan kuleyahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MunoMaanka-me4ti
    @MunoMaanka-me4ti 10 місяців тому +7

    Allah is one❤❤☝☝☝

  • @amoutamaxamed349
    @amoutamaxamed349 10 місяців тому +19

    Xasaasi big funny wllhi😂🎉😅😂😂😂

  • @maraaloz7935
    @maraaloz7935 10 місяців тому +15

    Asad amiiira miskiiinta iska dhaaaaf marwelbaaa waaad ku tegntahy wllahi iska dhaaaf gabdha😢😢😢

    • @inamohamett1693
      @inamohamett1693 10 місяців тому +4

      War wlh qof ila arka raadinayay waaba ka yabay meeqa vedios aa arkay maskiinta

    • @Qaali5
      @Qaali5 10 місяців тому

      @@inamohamett1693maalinti iyada barnaamijkan lo dhiibaaye damiin aatahy marku dhahy aad uga xumaaday gabadha hadalada ayu kuduraa maskiinta😢

    • @rixiimamaxed8502
      @rixiimamaxed8502 10 місяців тому +1

      Side ayuu ugu taganyay

    • @zeynuuahmed4368
      @zeynuuahmed4368 10 місяців тому +1

      😹😹😹waa dad isfahmy waxba kama aha aktooda hadii dhibosa ayada xataa maiman laheen mesha

  • @King_Hazzaani
    @King_Hazzaani 10 місяців тому +8

    Teamkaan waxaan ku jeclaadey dhamaantood waa wada funny wallaahi waan idin wataa

  • @sadammuminahmed3833
    @sadammuminahmed3833 10 місяців тому +3

    I like your confidence

  • @dahabkahin8768
    @dahabkahin8768 10 місяців тому +2

    Horey u soco mar walbo🎉

  • @cusmaanyarow2108
    @cusmaanyarow2108 4 місяці тому +1

    Team koko salaan sare keep going Abaayo qaali guuleyso Insha allaah❤

  • @user-ro7ow2kj9x
    @user-ro7ow2kj9x 10 місяців тому +31

    Allaahu akbar

  • @user-ce5kd7ys7u
    @user-ce5kd7ys7u 10 місяців тому +30

    Beautiful challenge 🥰

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 10 місяців тому +31

    Sirta macalinka dugsiga waxaa leh Xasaasi
    Sirta gabdhaha waxaa leh Faadil
    Sirta imtixaanka waxaa leh Cayda
    Sirta gaadhiga waxaa leh cumeer
    Sirta lo'da waxaa leh Kooko
    Sirta dariishada waxaa leh Amiiro
    Asad inaan dhaami rabo baan dareemayaa 😂😂😂

  • @mishkaatabdi
    @mishkaatabdi 10 місяців тому +7

    Number yaasha gabhaha kan isku qalday waa Hazazi😂❤

  • @haruunbey2203
    @haruunbey2203 10 місяців тому +7

    Qurxuley 🥰 mnsha alllha 😍

  • @MaryamaMohamed-nh2kg
    @MaryamaMohamed-nh2kg 10 місяців тому

    Koko abyoy mrkuu asad shego sirta ama qofkle oomeesha fadhiyo oo uu qldo video ga dhamadkiisa anaka nosheeg sida runta ee looleyahy sirta❤thnkz

  • @ridwanmohamud5134
    @ridwanmohamud5134 10 місяців тому +18

    Faadil waa qosolkii oo qofa wixiiba xaraabo ayuu ka dhigay 😂😂😂😂😂😂

  • @user-pt9jm5yu3j
    @user-pt9jm5yu3j 10 місяців тому +9

    Ilahayow awlaad baari eh isii isoduceya please😢

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 10 місяців тому +25

    Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 10 місяців тому +5

    Ar Asadaa 😂😂😂 intee ku dhashatay kulahaa😂 intee ku dhalatay dheh. 😂😂😂

  • @sacdiyodigir8072
    @sacdiyodigir8072 10 місяців тому +6

    habaryatee aa xazaazi funny 😂😂😅

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 10 місяців тому +7

    Waar Ani waxa iga yaabiyey cumeer iyo faadil wlhi koko xamanayaan in hadhow tiktokta lasoo dhigayo ogyihiin koko maskiin😂😂😂😂

  • @user-sg6cy5cj6i
    @user-sg6cy5cj6i 6 днів тому +1

    Walee waa runtaa xidabta wa adeeg😂😂😂😂

  • @haadialzahraani
    @haadialzahraani 10 місяців тому +6

    Waqti naga dhumisay wlhi asadoo 😂😂😂

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma 9 місяців тому +1

    Keep going sis 👸 ✌️

  • @NicmaShaami-ws5mm
    @NicmaShaami-ws5mm 10 місяців тому

    Wow what a challenge fadlan part 2 koko ❤

  • @1fil-san
    @1fil-san 10 місяців тому +14

    Fadil iyo cumayr xishooda oo iska daaya idinkoo dad la jooga in aad dhegta wax isugu sheegtaan😮😮😮waa dhaqan ceeb idinku aha

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar 10 місяців тому

      Wad ila aragtay walee koko xamanayaan intay koko eegaan ayey dhagta wax iskugu sheegshegayan 😂😂

  • @yasmincueta2826
    @yasmincueta2826 10 місяців тому +41

    Koko iyo ceyda isma firinayaan var ka baqayaan😂

  • @Najma-ge1md
    @Najma-ge1md 3 місяці тому +1

    Wow Koko iskulka aan dhigto waa

  • @NasirMohaedArahman-pc8tm
    @NasirMohaedArahman-pc8tm 10 місяців тому

    waan ku salaamayI love you cocoa

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 10 місяців тому +1

    Koko is so beautifull

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 10 місяців тому +14

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga please

  • @Sucaad38
    @Sucaad38 10 місяців тому +8

    Amiiro fom 5 kulaha qosol waa raftay😂😂😂

  • @MaXamuud-my5zy
    @MaXamuud-my5zy 3 місяці тому +2

    Beautiful chlleng❤❤❤

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 10 місяців тому +3

    Asad Is Legand 👑

  • @MaXamuud-my5zy
    @MaXamuud-my5zy 3 місяці тому

    Ceyda and amiira ana koko and xasaasi
    Waaw m.a❤❤❤❤❤

  • @aliyare228
    @aliyare228 10 місяців тому +2

    Queen❤❤❤

  • @NasirMohaedArahman-pc8tm
    @NasirMohaedArahman-pc8tm 10 місяців тому

    Waan ku salaamay koko 6:03 وان كو سلاماي

  • @cayniomar5114
    @cayniomar5114 10 місяців тому +24

    Kooko is funy❤

  • @user-qj9zq5sr6d
    @user-qj9zq5sr6d Місяць тому +1

    ❤❤❤❤koko waa ku takar abaayo macn xamar marka I mato❤❤❤

  • @iqrabishaar3473
    @iqrabishaar3473 10 місяців тому +5

    Waaa Raftay wlhi form five Aaaaaaaaa 😂😂😂😂

  • @HindaBintuAbdirahman
    @HindaBintuAbdirahman 10 місяців тому +10

    I miss you koko bule karti dumareyy❤😊🎉

  • @AnwarinaHire-vv1ju
    @AnwarinaHire-vv1ju 10 місяців тому +6

    Faadil ayeydey kadudiyow kudhacay kulahaa 😂😂😂 wlhi waa sheko kale

  • @user-og4xz8qf1r
    @user-og4xz8qf1r 5 місяців тому +2

    Scw scw

  • @hudachanel4579
    @hudachanel4579 10 місяців тому +3

    Koko love you ❤

  • @abdullahihassanmohamed8091
    @abdullahihassanmohamed8091 10 місяців тому +2

    Masha allah walashey mcn horey Usoco ❤❤

  • @ashwaaq889
    @ashwaaq889 10 місяців тому +10

    Koko keep going sis❤❤

  • @xaliimomahad9534
    @xaliimomahad9534 10 місяців тому

    maxamed xirsi nuur seedii wr waan aqaanaa nadiino uu Ku yaaa laa

  • @mucaadismail2567
    @mucaadismail2567 10 місяців тому +2

    Biology and chemistry

  • @NajmaHuss
    @NajmaHuss 10 місяців тому +6

    Ani hadaa isku dayo amiiro waye qofka muraa Yada isku firinaayay
    Koko qofka intixaanka qashay
    Ceyda qofkaloda haraatisay
    Baaburaka qofka uga dhaxtaga furah waxaa waye cumer qofka nabarada isku qasay faadil qofka macalinka Dugsiga gadhiisa xasan🎉 hadaan saxay inata badan like isoosaar please

  • @XamdaMaxamedcabdi-gh8xq
    @XamdaMaxamedcabdi-gh8xq 10 місяців тому +1

    Wll❤koko waan ku jecelahay

  • @RahmoAli-Dr-love
    @RahmoAli-Dr-love 9 місяців тому

    Allah is one

  • @casisajamalcasisajamal1625
    @casisajamalcasisajamal1625 10 місяців тому +6

    ALa xaraabe badaNaa😂😂😂Asad mission is filed 😂😂😂

  • @muhubourur4608
    @muhubourur4608 10 місяців тому +2

    This game wankuhesta walahi koko❤

  • @Sharmacreative1
    @Sharmacreative1 10 місяців тому

    QAC QAC MSS KOKO 😂❤ IDIN SALAAMAY

  • @SaadiyaAbdullahi-mm9lb
    @SaadiyaAbdullahi-mm9lb 7 місяців тому +4

    Scw Scw Scw

  • @Salma-vv1qp
    @Salma-vv1qp 10 місяців тому

    Mise saaxiib waye ❤ jawab❤ wll mcn ❤

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 3 місяці тому

    Koko bulle keep going sister

  • @azmaaqrx487
    @azmaaqrx487 10 місяців тому

    Ayyy.koko.imaamu shfici maa ka soo baxday xabsiga fhexe waa soo jabtay walhi😂💔

  • @maryanabdinoor446
    @maryanabdinoor446 10 місяців тому

    Bio and chem i love😊

  • @SaafiMursal-bd1tq
    @SaafiMursal-bd1tq 10 місяців тому +1

    Keep going

  • @RaxmaMaxamed-ib5ey
    @RaxmaMaxamed-ib5ey 7 місяців тому +4

    Scw scw scw scw

  • @safiyadayi
    @safiyadayi 10 місяців тому +4

    Koko satahaye abayo ❤

  • @DoolAli-xz7jz
    @DoolAli-xz7jz 4 дні тому

    Wllhi xasaasi iyo ani isku mid nahy carabi iyo tarbiyo san ugu baqi jire macalinka dhigo xata waa nacay😂😂😂😂

  • @cabdirisaqyuusuf2725
    @cabdirisaqyuusuf2725 10 місяців тому +9

    KOKO SI KAL IIYO LAB KUTAGERA WLHI HORAY USOCO❤

  • @Maryandaaud
    @Maryandaaud 8 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MOHA__MB1
    @MOHA__MB1 10 місяців тому +32

    The best person ever the most trusted person ever
    the most knowledgeable and even shining person is
    our beloved prophet Muhammad(SCW)😢❤🥹👍

  • @user-ou2kd1if9m
    @user-ou2kd1if9m 10 місяців тому

    Ku sali Nabiga moxammed scw NNKH

  • @user-vy5gk2he8z
    @user-vy5gk2he8z 10 місяців тому +6

    Kooko wan ku jeclahey❤ mcneyy iso qabo❤❤

    • @Kiania_0
      @Kiania_0 10 місяців тому

      😂ma xishoneysid

  • @rahmaeise3617
    @rahmaeise3617 10 місяців тому +2

    Asad is finish😂😂😂😂faankii habeen hore aaway😂

  • @user-db2gv7tu4b
    @user-db2gv7tu4b 10 місяців тому +3

    Cashadi waa inaa gaysaa asad 😂next video isago nigeyay 😂😂😂

  • @AsmaaAsmaa-vx9yz
    @AsmaaAsmaa-vx9yz 7 місяців тому

    Koko wakujiclhay walh adi iyo asad❤❤❤❤

  • @user-dn1fe1lx9e
    @user-dn1fe1lx9e 10 місяців тому +2

    Lagayaawo inaajacashahay ceyda 2 quf jacelka MIT ayaahormaro 2 la wadiina jacelka mid ayoohaayaa 1 koko 2 ceeda❤❤❤❤❤

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 10 місяців тому +2

    Detective ceydaa kufcn😂😂😂😂asad wxba iskuma hayoo

  • @user-rg1dm2mb9o
    @user-rg1dm2mb9o 10 місяців тому +1

    Koko Walaley sideen ku iman karaaa Malaysia

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 10 місяців тому +10

    Asad cawa waa fashilmay 😢😅😮

  • @MunoMaxamed-bh3dp
    @MunoMaxamed-bh3dp 10 місяців тому +5

    Kooko adi shemee prnk soo sameenee siraa nagu dishee😂😫

  • @IbrahimAli-tg8sk
    @IbrahimAli-tg8sk 10 місяців тому

    J'aime la façon dont vous dites KoKo bulle 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯