KOKO ASAD IYO CEYDA XUKUMO ADAG LISKKU XUJEEYE QOSOLKA ADUUNKA 😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 482

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah Рік тому +86

    Asad hajio waa legend asxaabtisa barnamijka wu u shidaa wlh masha Allah walal qalbi wanagsan next asad iyo ceyda koko iyo amira waxe isku hayan bananka ha kenan😂😂

    • @MudavichMudavich
      @MudavichMudavich Місяць тому +1

      Qa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samiira2588
    @samiira2588 Рік тому +118

    Cawa si fcn u jiifan karaa Ceyda Asad waa la isku diray💅💃💃😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @fply3303
      @fply3303 Рік тому

      Haa side kuwad amiira

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Рік тому +228

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim9464 Рік тому +73

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinnnig person all created by Allah is our prophet mohamed(sallallahu caleyhi wasallam)🕌🕋🥰❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +174

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋🫵🏻

  • @Janno66
    @Janno66 Рік тому +81

    Ala dharka Koko iyo Ceyda 😂❤😂😂

  • @queensumaan62
    @queensumaan62 Рік тому +45

    Gameka caawa wuu shidan yahay wllhi🤣🤣🤣 qosolka iga dhamaaday caawa😂😂😂😂😂

  • @AnwarinaHire-vv1ju
    @AnwarinaHire-vv1ju Рік тому +50

    Asad dhibkii oo qof ah waye 😂😂😂 Amira Keep going sister ❤🥰 700K nagutura dheh

  • @carabcr21
    @carabcr21 Рік тому +42

    Ceyda iyo koko isku dhar wye wee so Tashteen miyaa😂😂😅

  • @edit.v19
    @edit.v19 Рік тому +42

    Horta Aniga mxan unoqdaa Kan ugu like badan 😂
    Amira Qurux 700k coming soon 🔜❤

  • @ikraangureey6218
    @ikraangureey6218 Рік тому +144

    Caawa guula gaarnay nimankii walisku diray💪❤😂😂😂😂

    • @Miskiyeyyyy
      @Miskiyeyyyy Рік тому +2

      SAS waaaa😂

    • @clsalaansiciid6095
      @clsalaansiciid6095 Рік тому

      😂😂😂

    • @Umumahamed1
      @Umumahamed1 Рік тому

      😂😂😂😂 mac sonkor

    • @najaxxasan1442
      @najaxxasan1442 11 місяців тому

      Sass weye😅😅😅😅😅😅

    • @Hamdiistahil
      @Hamdiistahil 6 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤

  • @mariakaba80
    @mariakaba80 Рік тому +23

    Ceyko😂& koko jah cawa leysku eegyey dharke😂❤

  • @Subeermaxamed-sp6ci
    @Subeermaxamed-sp6ci Рік тому +21

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet Mohamed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amka.poi25
    @amka.poi25 Рік тому +66

    Hadaa nabiga jeceshahay sooqor scw❤

    • @Deeqa_5
      @Deeqa_5 Рік тому +2

      أللهم صلى وسلم على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين 🤍

    • @ramlaaziiz
      @ramlaaziiz Рік тому +2

      Scw scw scw

    • @zahraomar9359
      @zahraomar9359 Рік тому +1

      Scw

    • @OskaIbrahim
      @OskaIbrahim Рік тому

      Scw

    • @RodoBashiir-g5c
      @RodoBashiir-g5c Рік тому

      𝚂𝚌𝚠 𝚜𝚌𝚠 𝚜𝚌𝚠

  • @farxiyomohamud812
    @farxiyomohamud812 Рік тому +24

    Amiiro san usugayay 😢team Qab Qab 😢isn't easy ♥️😅😮wallhi marwalba wn idinwataa 😢😮😮team Qab qab ❤🥰🥰✌️✌️✌️🦁👸🤴🏽

  • @Jihaanjuujuu
    @Jihaanjuujuu Рік тому +47

    Team amiiro io ceyda wan idin wataa ismuujiya inta tagerto❤❤❤

  • @AhmedCabdu
    @AhmedCabdu Рік тому +24

    INTA ILA ARAKTEY CAYDA IYO KOKO DHARKOOD INUU ISKU EG YAHAY ISOO RAACA😂 INTAA WAA KAFTAN❤

  • @hibokhaled4500
    @hibokhaled4500 Рік тому +33

    😂😂😂😂😂😂 wlhidaa qosolka iga dhamaaday 😂😂😂😂😂😂😂😂 from 🇩🇯 Djibouti

  • @SundusAbdi-cv1bh
    @SundusAbdi-cv1bh Рік тому +24

    Asad funny waye ku yee ani ma jogi bee ani ma joogi 😂😂😂

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 Рік тому +21

    Asad wqtii walba asaxbtisa baranamishka wuu uquruxiya m.a😊😂😂😂🎉

  • @amka.poi25
    @amka.poi25 Рік тому +46

    Allaah is one ❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +35

    You don't need to be a muslim to support Palestine you just have to human being ❤️🇵🇸 free Palestine ❤️

  • @AbaadirquulleAbaadirquulle
    @AbaadirquulleAbaadirquulle Рік тому +24

    Inta ila dareemaysa in koko la helay ❤😂

  • @CabdalleYare-vn1rt
    @CabdalleYare-vn1rt Рік тому +19

    Koko io ceyda isku dhare watan ceyko family forever❤🎉

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 Рік тому +42

    Team Amiira Qurux is not easy 😂😂

  • @xamdacabdirashiid
    @xamdacabdirashiid Рік тому +12

    😂😂😂😂 hadeed sida sameya tiim qab qab tiim Asad wa qosol😂😂😂 lkn Asad wad khiyaantii 😂😂 koko qofkii ey u jirtey Ayey ku dirtey tiim qab qab😂😂

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Рік тому +7

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya

  • @cadnaanjaaduu7642
    @cadnaanjaaduu7642 Рік тому +25

    😂Koko and cayda 😅 maalin kasta maxaa wa idinka yeelayna isma ogayn iaku dharna waa soo xiranay😅😅😅😅 naga soo hagaaga 😅

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah Рік тому +2

      Dadkas waxoda waa private behind the camera😂😂😂😂

  • @MaazimMaxames
    @MaazimMaxames Рік тому +13

    Koko iyo ceyda maanta way isku dhareegyihiin ❤❤❤❤❤❤❤❤wallhy way iskusoo baxayaan beelo waaye❤❤

  • @Akash-Verma1886
    @Akash-Verma1886 Рік тому +13

    Gamekaan Asad lee fahmay kuwaan kale Allahooda Alle wa iska tuuraneenaa waaye waxooda 😂

  • @Aluu0202
    @Aluu0202 Рік тому +10

    Asad wuuu nala shaqeynooya team caymir aawaya 🤣🥰

  • @nimcomuxumed5530
    @nimcomuxumed5530 Рік тому +13

    Mar walba asad ayan LA jira ani waa funny 😂😂

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 Рік тому +29

    Team qab qab so funny😂

  • @FathiaaliAbdilahi
    @FathiaaliAbdilahi 11 місяців тому +7

    Koko iyo cayda waa iskudhar jacayl dhaxal gala wow 😮😮 wow❤❤❤❤

    • @Aliinaa1
      @Aliinaa1 7 місяців тому

      Dad aan is ra in ha isku qasbin😢

  • @xamdidaauud5754
    @xamdidaauud5754 Рік тому +21

    asadow HApeen dampo markaad dheeleesiin game_kan cayda wxd ku dhahdaa ama ku xukuntaa Amiiro qurux inuu dhoho waan ku jeclahay 😂😂😊

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 Рік тому +1

      Balamis toos ah😂😂

    • @xamdidaauud5754
      @xamdidaauud5754 Рік тому +1

      @@king______diini2777 aad io aad asadkeena inuu nala shaqeeyan rapnaa hadaa nahnay funs team qapqap😂😂🙈😚

  • @Nadamohamet
    @Nadamohamet Рік тому +24

    Wlhi ragi wy isku direen iska celi faca waye iyo iska celi faca iska celi dumrlnd isnt easyyy😂

  • @AbdisalamaliMaxamad
    @AbdisalamaliMaxamad Рік тому +11

    Wow😮 the best 👌 challenge koko and amiro and asad❤😂😂

  • @adamzahil
    @adamzahil Рік тому +9

    Wlhi caawa intaan.muuqaal daawanayey si daacadaa u qosley asadow dhib badana jah ma joogi kulaha 😂😂😂

  • @ممم-م9ص
    @ممم-م9ص Рік тому +11

    Wlhi qoslo ayaa idilay ar Asad tiishaka maxu kafiirin waa yabe 😂😂😂😂😂😂

  • @AsiyaCiise
    @AsiyaCiise Рік тому +5

    Walahi caawa daacad uqoslay Asad iyo kooko waa iga qoslisen asbuuc ma qosli cawa igu harayso teem qab qab is not easy 😂😊😢❤

  • @xaamidsheqcabduqadir2710
    @xaamidsheqcabduqadir2710 Рік тому +8

    Asad waa luqi yaaney waxa ku qiyaanen ceyda iyo amiira qurux iyo Koko bulle 😢😢😅😅

  • @muhubaMaaalim
    @muhubaMaaalim Рік тому +7

    Amiiroy ani waku heysta xukumadhan runtu😂😂 xukuma adhag soo radsadho adhi io koko next time asad xijaab io inda sharer uxiir❤😂 keep.going one love sis

  • @Museser7
    @Museser7 Рік тому +7

    I love the end everyone is happy🥰

  • @AmiiraAadan-pm3uu
    @AmiiraAadan-pm3uu Рік тому +10

    Team abti is not easy 😂😂❤

  • @MssFizuuAliYusuf
    @MssFizuuAliYusuf Рік тому +11

    Team qab qab waa nii wataa horey usoco ❤❤❤

  • @farhiamounmin623
    @farhiamounmin623 Рік тому +22

    Team qab qab is not easy ❤

  • @NimcoMahamad-cb6gv
    @NimcoMahamad-cb6gv Рік тому +3

    Caawadan koko iyo cayda isku dhar weeye ❤

  • @WarsameQalawe
    @WarsameQalawe Рік тому +2

    Asad waa la socdaa ciyaal tiktok ucamirayaa lkn amiira waxba kama qaadi karto lamanaha anagana waan ognahay😮😊😊😊

  • @NiciimaMaxamed-ko3of
    @NiciimaMaxamed-ko3of Рік тому +4

    Wlhi caawa qosol iguma hadhin cayda iyo asad hdii la isku diry is so funy🤣🤣

  • @Iqraqurux-r1p
    @Iqraqurux-r1p 11 місяців тому +4

    Hawaryar amiira waxaad soo sameesaa prank cayda kusamee hawaryar mcn by❤❤

  • @faadumomohamed-kx5bb
    @faadumomohamed-kx5bb 10 днів тому

    Wlhi asad so funny 😂😂 ani ma jogi kulaha marku koko tishka ka bixyey qosol ban la furay 😂😂

  • @nasracllaahi4203
    @nasracllaahi4203 Рік тому +9

    Cawa koko io ceyda wa isku dhar 😂😂 jah

  • @Hadhaa10
    @Hadhaa10 Рік тому +2

    Part two please

  • @mjalaatoofficial7711
    @mjalaatoofficial7711 Рік тому +16

    Allah is one

  • @MuwahipAbshir
    @MuwahipAbshir Рік тому +12

    Inta cawa oo dhan gaadhkahaysay Wan idiin salamay😅

  • @FathiaaliAbdilahi
    @FathiaaliAbdilahi 11 місяців тому +4

    Khamaar cadaan shaadh cadaan 🎉🎉toob madow surwaal madow🎉❤❤😂❤ WOW😮😮

  • @xamdacawil6963
    @xamdacawil6963 Рік тому +11

    Haadee team dumarland isnot easy😂😂😂

  • @hayaatfarax
    @hayaatfarax Рік тому +11

    Cawa Ana ugu so horeyo afartina marka isku arko waba iska qosla😂

  • @casisajamalcasisajamal1625
    @casisajamalcasisajamal1625 Рік тому +7

    Caawa waaa farxsanhy maadaama aaad cayda iyo asd isku dirteen😂😂😂❤

  • @bisamedofficial3520
    @bisamedofficial3520 Рік тому +5

    Allah is one ☝️❤

  • @khadroabdulle7662
    @khadroabdulle7662 Рік тому +7

    Lamaanaha isku dharwaayr waxey ku ficned amiiroy inaad asad la,jirto lawadoodana Isla jiraaan😊

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +10

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubahmohamed1120
    @ubahmohamed1120 Рік тому +6

    Alla asadow ibtilo 😂😂😂😂😂 walhi sidan uu qoslayay qanjaha ii xanuny maxa tishiyuga koko sankeeda ka sartay ka eegosa alla hooyooy😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @MalyaDhore-lo6uu
      @MalyaDhore-lo6uu Рік тому

      😂😂😂😂waa waxan layabnaahay booo wuu walan yahay wllhi

  • @Ahmett990
    @Ahmett990 Рік тому +6

    Cayda sidu u canjilayo koko baan ku qoslay😂😂

  • @munaabdirahmaan6214
    @munaabdirahmaan6214 Рік тому +5

    Alaaaa Asadaa 😂😂😂😂😂😂😂 bal tiishka muxuu kasii firiyey sidan uqoslayey wan fuurey😂😂😂😂

  • @raxmiishaabdullahi4124
    @raxmiishaabdullahi4124 Рік тому +5

    Asad marko koko tiishka ka saray wllhi qosol u dhiman raba dadka guriga wan so wada kaciiye qosol lee asad dhib badan inte o ka saray 15 mara wan ku so heliye😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Farxiyo-h9o
    @Farxiyo-h9o 11 місяців тому +2

    War ceyda iyo koko isku meel hafadhiidtaan😂😂

  • @SuhuurSulaiman
    @SuhuurSulaiman Рік тому +6

    Asad why uu markasta uga baqa cayda dhanka xujoyinka aamira leee iska bartee😂

  • @qalifxuseen9221
    @qalifxuseen9221 Рік тому +11

    Geemka aad buu ufiicanyahay laakiin xukumada ad keeya geemkaan caawa aaad soodhigteen aad buu xamaasada ulaxaa😂😂😂😂

  • @Reermxd
    @Reermxd Рік тому +6

    Salam alaykum walaalayaal, madaama ad influencers tihiin, Palestine waxa ka dhacaya pls fadlan ka hadla walaalayal way dhamaadeen 😢😢😢 YAA RABB CAAWI FILISTIIN ❤❤🤲🏽🤲🏽🕌🕌

  • @ismacilmahamed5440
    @ismacilmahamed5440 Рік тому +5

    Walhi asad fani kulaha majogo ma jogo 😂😂😂😂

  • @CanabmaxamedGeedi-pp9eg
    @CanabmaxamedGeedi-pp9eg Рік тому +3

    Inta muqala amiiro dawato een comment bixinin farta taga

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Рік тому +14

    Amira only ceyda catosh iyo cambulo wil badiyo kir❤😂

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto Рік тому +6

    Ar Asad ani ma joogi waa la qiyaanay maskiinka 😂😂

  • @ibrahimmohamed-fc4uh
    @ibrahimmohamed-fc4uh Рік тому +1

    Allah is one kusali nabi muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar Рік тому +2

    Amira cadeey abaayo TOWZIIDKA dhameystir lay maficno LAY ILLAH ILLA ALLAH Full udheh mahadsanid

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 Рік тому +8

    Team qabqab forever waa idin wataaa ❤❤❤❤

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Рік тому +3

    😂😂😂😂😂 asad iyo cayda caawa waa la isku diray

  • @hamda6564
    @hamda6564 Рік тому +7

    AsAD qofka keliyee game ka qurxinaya 😂😂😂😂😂😂

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 Рік тому +1

    Beerka icadaaday ar tem 27 dad funny weeye asad suuu isku boojaynayaaa okiyaalaha looxidhay 😂😂😂😂😂

  • @sadiqsunduku9593
    @sadiqsunduku9593 11 місяців тому +1

    Ceyda iyo koko ayaa iskudar qabee maxaad isku team ugudiwaysey😂😂❤

  • @RiyaanAbduqadir
    @RiyaanAbduqadir 6 місяців тому +1

    Alla cawa ceyda iyo koko isku dhar weye❤

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 Рік тому +1

    Asad shaydaan video waan dhamysan waaye qosl dartiii suuu farta usoo bixiyey baaa beer xanuuna 😂😂😂

  • @ZahraMohamud-p2s
    @ZahraMohamud-p2s Рік тому +2

    Alaaa asad dhib badanaa tiishka uu kok kok ka soo bixiyaya sankeda uu firiyaya😂😂😂wlhi waa furay😂😂

  • @hanaadibinucarab1496
    @hanaadibinucarab1496 Рік тому +20

    Team qab qab is not easy 😂😂😂

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Рік тому +3

    Wow amazing keep going amira 🎉😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @Niama-nalka.871
    @Niama-nalka.871 4 місяці тому +1

    Asad waa qosol miiran wlhi calaamo cirka laga soo tuurey miya😂😂

  • @UgbaadCali-f5w
    @UgbaadCali-f5w Рік тому +2

    Jah waxaasa imara 😂😂 Baga Allay lahe 😂🥳

  • @FadumoAxmed-vk9ll
    @FadumoAxmed-vk9ll Рік тому +2

    Amiiro adi iyo Asad isla jira koko iyo ceda plz😅

  • @Burcogril
    @Burcogril Рік тому

    Team 27 wlhaY waan fuuray asad la aantii wax dawadeen ILaaHaY idin barakee

  • @sundussiciid1516
    @sundussiciid1516 Рік тому +3

    Koko iyo cayda waa isku dhar ayyyyy😂

  • @apdimajiidabiib1354
    @apdimajiidabiib1354 Рік тому +6

    Reer comment ceyda iyo koko hadana wey isku Dhar eekadene maxa ka leedihin❤😂😂

  • @nadaaayaan5486
    @nadaaayaan5486 Рік тому +3

    4teena markaa tahiin wllhi qosol lasuuuxa😂😂😂

  • @RiyaanAbdigelle
    @RiyaanAbdigelle Рік тому +5

    Asad is not easy😂😂😂

  • @AyanAbdullahi-y4i
    @AyanAbdullahi-y4i Рік тому +1

    Keep going sister ❤

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 Рік тому +1

    Team koko n amiira isla jiraan bay fcn thy kan ku caajisnay

  • @Zuhaipmahad3372
    @Zuhaipmahad3372 Рік тому +2

    Dharkii adna xidhantahay amiiro😊

  • @ahmedabdi9165
    @ahmedabdi9165 Рік тому +1

    Mashalah asad &caytey &amiira&kookey

  • @CabdiKarim......
    @CabdiKarim...... Рік тому +3

    arintii catoosh maxaad nagatiri walaalo amiiro😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @BintiAxmedtooxow
    @BintiAxmedtooxow 6 місяців тому +1

    ALA dharka ceyda iyo koko😂❤❤😂🤗😍