SAYID KHALIFA & HEESTII WAXBARASHO 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лис 2019
  • SAYID KHALIFA & HEESTII WAXBARASHO 2019
    SomaliSwisstv.com SomaliSwiss Media Productions
    #SUBSCRIBE #SOMALISWISS
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 21

  • @apaazhasan5201
    @apaazhasan5201 Рік тому +24

    Baniaadamkuba Bilowgiisii hore Wuxuu baahi qabey Barasho iyo hubkeed Ayuu kaga bogtee
    Baaqeennu waa: Barashada dadweynaha In La baahiyaayoo La ballaariyaayeey Ballanteennu waa- ballanteennu waa: Boqolkiiba boqol Buugga iyo qalin Lagu beretemaa Kaskaaga ku biirso- Waxbarasho Bahdaada la qeybso- Waxbarasho Ku beegso da’daa barasho! Bilicsami cilmiga Nafta lagu bilaa Beydidiisa iyo Barwaaqada dalkaa Lagu baafiyaa Baaqeennu waa Odey boos ah iyo Habar baarri ahba in [wax]la wada bartaayeey Ballanteennu waa- ballanteennu waa: Boqolkiiba boqol Baabbacadoo Lagu wada cabbaa Kaskaaga ku biirso- Waxbarasho Bahdaada la qeybso- Waxbarasho Ku beegso da’daa barasho!

  • @dahirgeyre690
    @dahirgeyre690 Рік тому +3

    Heestan Waxbarasho iyo Al fanaan Sayid Khaliifa aad bay xusuus iyo qiimo badan u leedahay.. Thank you SomaliSwiss well done

  • @MahadYasin-mo9yq
    @MahadYasin-mo9yq 29 днів тому

    HEESTA WAXBARASHO IYO SAYID
    KHALIIFA

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 3 роки тому +7

    Heesaha waxbarashada wey yaryihiin sababtaas ma aqaano

  • @abdidahiradandirie17
    @abdidahiradandirie17 8 місяців тому +1

    ❤Baqeenu waa barashada dadweynaha dadweynaha.❤

  • @xidig3833
    @xidig3833 Місяць тому

    Mashalah

  • @Special_Meionezz
    @Special_Meionezz 10 місяців тому +1

    Wariye xanaan shidane iyo alfanaan sayid khalifa

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 роки тому +4

    Hees xusuus reebta.

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 9 місяців тому +1

    Baqenu wa barashada dad weynaha in la bahiya la balariya bahdada la qeybso wax barashada Baqenu wa 100/100 buga iyo qalinka lagu baratama heskan Koxda iftin wasarada wax barashada iyo taclinta qaden

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 9 місяців тому +2

    Qof ka wax baran wa indhole kale indhaha la wa nafo inu socdo is moday qof ka wax baran iminka adunka waxu joga language English iyo kumbuyuter kaliya in wa barashada lagu shaqo helo inta jogto inaga language dalkena iyo aqon ta dalkena dhuxa iyo lafaha ka baranay mid kasto so bartay language English iyo kumbuyuter 4.5 xafis lagu geyo inaga ka aqon badan dalka iyo dadkena fahamsan

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 9 місяців тому +2

    Baqenu wa barashada dad weynaha in la bahiya la balariya Bulshada adunka is barasho baqenu wa post fesbook in la wada furtayo bilicsame admiga wa in leys bartayo bashal ka iyo shekada lagu baratama tiktok ku niki is qawiyaaa halka ku jirna gorma wax la barana inaga horey uso baranay

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 роки тому +2

    Wow wow 👏🏾

  • @yuusifjamaal4296
    @yuusifjamaal4296 3 роки тому

    TaparakalLah

  • @khadiijomohamedosman7355
    @khadiijomohamedosman7355 4 роки тому +3

    Iyadoo qoraal ah ma heli karaaa wllo

    • @ikhtmm
      @ikhtmm Рік тому +1

      hoyooyinka somalieed waydii hadi ku akjookaan. dadka waaa ween hestan way yaqaan

    • @apaazhasan5201
      @apaazhasan5201 Рік тому +4

      Baniaadamkuba
      Bilowgiisii hore
      Wuxuu baahi qabey
      Barasho iyo hubkeed
      Ayuu kaga bogtee
      Baaqeennu waa:
      Barashada dadweynaha
      In La baahiyaayoo
      La ballaariyaayeey
      Ballanteennu waa- ballanteennu waa:
      Boqolkiiba boqol
      Buugga iyo qalin
      Lagu beretemaa
      Kaskaaga ku biirso- Waxbarasho
      Bahdaada la qeybso- Waxbarasho
      Ku beegso da’daa barasho!
      Bilicsami cilmiga
      Nafta lagu bilaa
      Beydidiisa iyo
      Barwaaqada dalkaa
      Lagu baafiyaa
      Baaqeennu waa
      Odey boos ah iyo
      Habar baarri ahba
      in [wax]la wada bartaayeey
      Ballanteennu waa- ballanteennu waa:
      Boqolkiiba boqol
      Baabbacadoo
      Lagu wada cabbaa
      Kaskaaga ku biirso- Waxbarasho
      Bahdaada la qeybso- Waxbarasho
      Ku beegso da’daa barasho!

  • @cnaasirsocdaal5442
    @cnaasirsocdaal5442 3 роки тому +2

    afkaaga ku biirso wax baarashoo

  • @yuusifjamaal4296
    @yuusifjamaal4296 3 роки тому

    A1

  • @SaadaqIbraahim-yg4qk
    @SaadaqIbraahim-yg4qk 7 місяців тому

    Sadaq

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 8 місяців тому

    (Wcb)2viking- ppe23/24elite(eagle eyed).