Hees ardayahay da'daala kudadala wax barashada cabdi shire jooqle 2013

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 січ 2013
  • Hees qaliya weyaan

КОМЕНТАРІ • 171

  • @caligaabow7772
    @caligaabow7772 7 місяців тому +6

    Marka kowad allah cafiyo abwan jooqle markaan soo gelaayay music ahaan inaa udhageesto uma soo gelin lkn dhiirigelin inaan kaqaado ugu talo galay erayadeeda aan ka damqadayna waxaa kamid ah "umadaha aduunyada innagaa udambeena "😢 allow sidii roon🤲
    05/dec/2023📝

  • @ayanally6684
    @ayanally6684 3 роки тому +21

    heeestaa dhiira galin iitahay markaan dhageesanayo xoog xoog ayaa ujeclaahaa waxbarashada✍✍✍ thanks fanaan allah kucaafiyo

  • @abdikadirothmen.9822
    @abdikadirothmen.9822 Рік тому +27

    Waan kusalmay ardayga qaaligaayoow.
    Lyrics:
    Ardayahay dadaaloo.
    Dugsiyada waxbarashada u dareera oo taga
    Haka daahinina waligaa!
    Daya macalinkiinoo diintiyo aqoontiyo
    Kaga dayda adaabtoo
    Anshaxiisa doorbida. 🦋
    Doqon lagu khasaara Dib u qoomamaysee
    Ardayahay dadkiinii waalidkiin ha diirsado
    Calankaa dushiisiyo 🇸🇴 dalku waydin sugayaa. 🌻
    Umadaha anaga u danbeynee
    Da'yartii dhuljaygoow doorkiinii weeyaan. 🥺
    Darajiyo cilmiga badan dagdag laguma gaaree
    Abidkiin dulqaadiyo samir baad ku daraysaan. 🌟
    Aan dayaxa gaarnoo diyaarado sameynoo,
    Ardayahay dalkiiniyo waalid-ku waydin sugayaa. 🌄🤎
    Insha Allah Waxbarashada Allah hanagu guyleeyo walaalayal dadala waa doorkiiniiye. 🤎

  • @abdishakumohamed3314
    @abdishakumohamed3314 Рік тому +11

    Heestan waxaan maqli jirey anoo dugsi hoose ah iyo anoo dugsi sare ahba ,hada aan jamacada dhameeyay waan dhagaysanaya waa hees aan aad ujaclahay,ilahoow caafimad kusii jooqle shire😥🇸🇴🇸🇴

    • @Markaawi9
      @Markaawi9 Рік тому +1

      Anigoo dugsi dhexe ah ayaan dhageysajire wllhi waa hees dhiirigelin lasocata

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 роки тому +13

    Heestn dhriglin ayey ithy alx last year mrayaa jamacda❤🥺🙏

  • @abukarabdi8456
    @abukarabdi8456 2 роки тому +12

    Alla heestaan maco wayn ayay leedahay ardayda soomaaliyeed dhiiro gelin ayay utahay fanaankeenana Allah caafiyo.

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 Рік тому +8

    Muuqalkan waxan daawanayaa 16/4/23 ramadan 25 tedi imtixankii dugsiga sarena waxa iiga dhiman hal bil , sidan wax u akhrinayay xiitaa inaay ciidu i dhaafto ayaa suuro gal ah , insha llh 10 sane kadib ayaan qoraalkan kusoo noqon doonaa inta ka horaysa maya hadii aan noolaado iina soo ducee hadad qoralkan akhrinayso wll
    Dhalinyarooy "dalku waa idin sugayaa".

    • @muxidiinmohammed4393
      @muxidiinmohammed4393 11 місяців тому +1

      Waxan filaa wll inaa gulesaty imtixanka hmplyo hmplyo🎉 waa hadii noshahay hdii dhimateyna allh janada haka warabiyo

  • @Caska143
    @Caska143 5 років тому +29

    Hestaan niyada ayaan Ku dhisan jiray goorwalba who's watching 2019

  • @zakifunujo2235
    @zakifunujo2235 3 роки тому +19

    Jooqle sidaas nogu raaxaysay allaha kugu raaxeyo ❤🙏❤ hees iyo bar waxa igu maqaalo ah Jooqle inu xanunsanyahy ilahy ha caafiyo

  • @Fatmaj114
    @Fatmaj114 29 днів тому

    Heestan tiktok kasoo maqlay tnx jookhle Ilaahay haku caafiyo. Waxbarasho weynan maleh hooyo ilmo haysato oo waxbaranaysa ahay Alx 2024

  • @hamdiscorner5286
    @hamdiscorner5286 6 років тому +77

    Yaa dhiira galin kadhigta heestan even when you're a senior %

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 2 роки тому +6

    Jooqle shira caafimaad taam ah Allaha siiyo. Aamiin.

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +3

    Darajiyo cilmiga badan dagdag laguma gaaree..
    Abidkiin dulqaad & samir bad ku daraysaan💖 Allah haku caafiyo jooqle shire😢

  • @mohamedahmedaden7470
    @mohamedahmedaden7470 Рік тому +6

    Who is listening this song 2022?
    Best song for education.
    Jooqle quick recovery inshalah

  • @farxanmaxamed6546
    @farxanmaxamed6546 3 роки тому +9

    Walle heestan xasus bey igu laeedahay welibo anigoo yar oo private ley ah ayaa noola daari jirey malinkasta oo Arbaco ah 4:000pm alle xasus quruxbadnaaaa yaaa ila mid ah farta taag👆👆👆👆

  • @mustaphe301
    @mustaphe301 15 днів тому +1

    Aan Dayaxa Gaarne😢😢
    Diyarada sameyne
    Hestan waxan dhageysan jiray waqtigi an exam-ka galayay 2019/2020
    Dhirigalin bey i aheyd wlhi
    Waqtiyadas ad bay u mcn badnayen axx hader ya ino celiyo😮
    Waxan dhageysanaya 11/07/2024

  • @abdifatahabukarhussein6459
    @abdifatahabukarhussein6459 5 років тому +15

    Hees qiimo bdn oo xusuus igu mudan 2015 tar tamada idacada oo aan ka qayb gly ayaa la saari jiray viva jooqle ciyar jecel

  • @amaalbile5033
    @amaalbile5033 Рік тому +4

    When I was young
    I always listened this voice to motivation to go school

  • @keepwalking6314
    @keepwalking6314 5 років тому +17

    Cod, laxan, iyo miro waa isku dheelotirantahay heestu.
    Ilaahow kucaafi Alfanaan Cabdi Shire Jamac Ciyaarjecel (Jooqle)
    Aamiin!!!!!

    • @Amiiraahmed2023
      @Amiiraahmed2023 4 роки тому +2

      Aamin

    • @mohawacayz773
      @mohawacayz773 2 роки тому +2

      𝗔𝗮𝗺𝗶𝗻 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝘆𝗼

  • @Ali14344
    @Ali14344 2 місяці тому

    Ilaa dugsigeyga hoose dhageysanyy heestan hda ayaa soo radiyy oo jamacad last year aan ahay, allha cafiyo jooqle🤲😢

  • @powerxaliso7168
    @powerxaliso7168 Рік тому +6

    Ilahow hamigayga ii rumee dhawaan 🥺✏📋📝📚 3:12:2022 I.a rajo wanaagsan dhamaan ardayda🥺🥰

  • @ahmedabdirahman6516
    @ahmedabdirahman6516 5 років тому +6

    Waa hees dhiiro gelin ah wlhi qalbiga ayaa idhaqaaqay marka aan dhageystay allaah dalka hainoga dhigo nabad insha allaah aamiin

  • @najiibnuur9818
    @najiibnuur9818 3 роки тому +2

    Still 2021 heestan waan dhageysta ano hda jamacad dhigto waagan school ka dhiga jiray 2019/2020-7aad -5teda intxn dowlada aan galaayey idhiiri galisay xaqiiqdi ani iyo wllhey aan uxiisay hda aan isla dhiga jirnay scholka aygoo dadaali jirin hestan markn daaro jiririco gali jirtaa jeclan jireen imtxnkana alle nagu wda guuleyey asiga qafuuri raxiim ah Alx inta sanadkan galeysa uduceyna in uu alle ufududeeyoh wllhie somaaliyeed🇸🇴 wax barashada hda jeclahay😥😍💯

  • @mankeyhppoy8228
    @mankeyhppoy8228 Рік тому +1

    Runtii waa hees dhiira galin ah in bdn wlhi markaa dhagesato aad dhiranaan kaqadeso allah ku caafiyo jooqle shire

  • @iqramoha8087
    @iqramoha8087 Рік тому +2

    Waxaan dhageesanayaa anigoo jamacdda halsano iyo bar iga dhimantahay 18/1/2023
    I.a nolosheyda waxaa u rajeynaa nolol Qurux badan idikana isoo duceeya🥰

  • @abasabdullahi5072
    @abasabdullahi5072 3 роки тому +3

    TARTANKII IDACADA XURMO iyo dhaman tartamdii Ramadanka idacadaha anku barty, Wlhi waa xasuus qalbiga idhaqajisa🥰😢

  • @Maidaxasan123
    @Maidaxasan123 2 роки тому +3

    Waxan ka dhagaysan jiray radio tartankii wan jeclhy qalbi gaa i damqada markuu dhaho dalku waa idin sugaya 🥺🥺

  • @abdiazizbulshaawi5295
    @abdiazizbulshaawi5295 Рік тому +7

    Who listening 2022 this is the best song for education that I ever seen in my life 🥰🥰🎧🎧🎤

  • @diplomazyzky2509
    @diplomazyzky2509 2 місяці тому

    Ish calaa hees waa hees dugsiga hoose waxbrasho iyo ptivate ka iskuulka laga shidi jirey in badana xusus igu leh hadane alxmd jamacad dhameyay shaqysto waxa isoo xasusuusiyay marka arkay isgoo hadalka dhibaya social media lasoo dhigay weliba sidii hore u aha iyo sida uu hada laysku soo bar bar dhigay ayaa idamqisay allah haku cafiyo wll jooqle ku leyhy i.a fanan xasus noloshena ku leh ayaa tahay

  • @OmaribrahimHared
    @OmaribrahimHared 6 місяців тому +2

    Taqrida waa January 20/1/24 waxaan waxbarsho Adag iyo caqabado badan kagaaga Soo baxy mid kamid ah xeryaha xqoootiga Dadaab Kenya 😢raafaad iyo halgn kadib waxaaan maanta ahybardy jaamcdeed oo diyaaarinyaaa culumita daawada iyo qalninka sandka labaaad alx waxaaan rajeenyaaa maalin inaan kabxi dooono 😢
    Qoraalkagaan dib ayaaan uqrin dooonaaaa maaalin Inshallah😢😢 😢

    • @Fatmaj114
      @Fatmaj114 29 днів тому

      Ilaahay hakuu fududeeyo wll

  • @XanaanOsman-pu4ns
    @XanaanOsman-pu4ns 2 місяці тому

    Alle Haku caaaafiyo somli adoo dhankasta ugu hagr baxy bey hadana abl lahyn inlastooo wax kasta leyihn geesi halgmaaa nolow caafimad waaaar inta nolosha kuhrty abwan keena abwaan qaran jokhle manta waxn so arkay muqal uleyhy abwankeenu sas ban fankiiisa uso radiyyy alle Haku caaafiyo ❤❤❤❤

  • @calibile7045
    @calibile7045 2 роки тому +5

    xilkaa school dihigin so xasuustay❤🤩🤩🤩🤩🤩❤❤❤

  • @kowsarhassan2041
    @kowsarhassan2041 8 років тому +11

    maasha allaah wadani dhaba inma ciyaar jecel ha ka daalina gubabada dalkina iyo dadkina maalin ayan sugeynaa wadanka si fican noogu hagago waan inii mahad noqeeynaa.

  • @ridwaanhassan8151
    @ridwaanhassan8151 6 років тому +5

    Macha allah wlhi waa hees kuku dhiiro glnhsa wx brshada & md wnnimo guul insha allah dalka wuu nasugaya xqqdan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mataanahmedgurey9309
    @mataanahmedgurey9309 Рік тому +3

    markii aan ardayga ahaa subax kasta niyadda ku dhisan jiray hestan 2013 ilaa 2019
    maanta jaamacad baa gabagabo ii mareyso 🙏

  • @shukrimaxmuud7200
    @shukrimaxmuud7200 Рік тому +2

    Heestan anoo yar radio xurmo ladhoho ka dhagysan jire xiligas iskul ma dhigan jirin mantana wan dhmeye alx😍

  • @Markaawi9
    @Markaawi9 Рік тому +2

    Ismalaha heesta waxa ay kahadleyso iyo dalkeenu meeshuu maanta marayo allow dalkeena noohagaaji

  • @mumtaazmumtaas3696
    @mumtaazmumtaas3696 6 років тому +13

    xasuus igu qli bay igu haysaa wllhi heestan markan arko jiriracaa igu jajabta

    • @xikmad7
      @xikmad7 3 роки тому

      Jab-jab lee miyaa
      Hhh qosol ayaa ig keenty

  • @saidahmedali7710
    @saidahmedali7710 11 років тому +10

    mashalllah waa hees qaymo leh ifafaalaha soomaliya manatay iyo isbadalka muuqda

  • @myqueenamiira6764
    @myqueenamiira6764 4 роки тому +9

    qofkii daawanaya 2020 like saar

  • @yuusufdejouker3227
    @yuusufdejouker3227 2 роки тому +2

    Aan dayaxa gaarnee diyaarado sameynee heestan hees ka qiimo badan oo ladhageysto majirto❤🥺

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Місяць тому

    Alla haku caafiyo abtigeey jooqle 😢🤲heesaha waxbarashada waa jacelahay ilaa xiligaan anigoo school dhameyey 12sano ka hor kama daalo

  • @wlliqbaal2551
    @wlliqbaal2551 4 роки тому +6

    Hees aad umacaan
    Oo jooqle codkiisa
    Waa MCN wllhi
    Fanaanka alow caafi
    2020 daawaday

  • @shakuuraala7931
    @shakuuraala7931 4 роки тому +17

    Ala maxan soo maray waqti xasuus leh caku ciil badana 😂😂 allah wadankena u gargar 🙏😂

  • @kulmiyecadde
    @kulmiyecadde Рік тому +1

    Allah awooda badan waxaan kaaga baryaa caafimaad taam ah insha allah. Dambi dhaaf allaha kaaga dhigo.

  • @fahmoahmedsabriye3568
    @fahmoahmedsabriye3568 Рік тому +1

    MashA allah hees macaan ooxasuus igu leh markan ahaa fasalka 7aad best jooqle

  • @kaafiyaali2943
    @kaafiyaali2943 2 роки тому +2

    💌2022🥰hees xasus badn waye runti oo dhiirin galin ah walibo☺👋

  • @macalinkahajir9003
    @macalinkahajir9003 4 роки тому +6

    Waa furaha nolosha bani aadamka waxbarashadu

  • @hassanbishar8557
    @hassanbishar8557 Рік тому +2

    Allow quluubtena mideey😭😭😭

  • @wadanidhaarte2246
    @wadanidhaarte2246 11 років тому +8

    masha alaah waa sax qiimaha waxbarashada waa shey aan ubaahiqabno jooqle waligaa saan wadni uahaaw adaa kufaaiidaayo dalkaagana kuma ilaabaayo waligaa insha alaah ee somali oonabada alaha natuso

  • @aishaabdullahi9699
    @aishaabdullahi9699 4 роки тому +4

    ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴 insha allh kamadaahayano

  • @xiinkamankey2524
    @xiinkamankey2524 3 місяці тому

    Allah ku caafiyo abwaan
    Last day of Ramadan 2024
    I.a waxan dib ugu soo laaban doona comment hadaan noolahey markaan aan wadanka wax uqabto hamikeyga waa inaan dalkeyga soomaliya ka dhigo mid nabad ah hadaan noolahey
    Soomaliya toos toos dalka ugu wanagsan calamka waad noqon doontaa hadaan noolahey I.a

  • @mrka6677
    @mrka6677 4 роки тому +4

    2020 yaa dhageesabooyo like dhac kusii

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 2 роки тому +1

    Ramadaan july 2014 muqdisho somalia xasuus weyn wlhi

  • @kaskey3350
    @kaskey3350 2 роки тому +1

    Waxbarashada Somalia ha hor marto yaa ila dawanana 20221,

  • @ismailisco1366
    @ismailisco1366 9 місяців тому

    Umadaha Aduunyada
    inagoo danbeynee
    d,a yartii dhulkeygow
    doorkini doorkini weye
    Darjiyo cilmiga badan
    degdeg laguma gaaree
    Abidkin dulqaatiyo
    samir baad ku dareysaa
    Aan dayaxa gaarno
    diyarada sameyne
    Ardayahay dadkiiniyo
    waalidkiin ha diirsado
    calanka dusheeniyo
    dalku waydin sugayaa
    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdullahishariif-tj6gg
    @Abdullahishariif-tj6gg Рік тому

    Allha unaxaristo fananki wayna joqle shire man oay tariqdu tahay 28Abr 2023 Ayuu kudhintay is bital kuyalo magalada landond ee cariga ingiriska illahi Qabriga ha unuriyo Asaga iyo dhaman fanan niti dalka soomartay ilahi janadi fardowso ha geyo😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdifatahabukarhussein6459
    @abdifatahabukarhussein6459 Рік тому +1

    Hees xusuus gaar igu leh tartan aqonedka ramadaanka ayaa la saari jiray warbaahinta radio 📻 xurmo ayaa la dhihi jiray

  • @Suldaan-yare-2000
    @Suldaan-yare-2000 3 роки тому +9

    Heestaan waxaan dhageysanaayi week aan examka dowlada galaayey 2019/20 alxm waan guuleystay examki dhiiri gilin ayaan ka qaadi jirey

  • @abdifatahabukarhussein6459
    @abdifatahabukarhussein6459 4 роки тому +2

    Hees qima bdn xusuus iyo sameyn weyn kuleh 2014 tartan aqooned

  • @maxamadaamusane6418
    @maxamadaamusane6418 5 місяців тому

    Such a lovely memories with this masterpiece for her motivation words,
    I listen when I was in Class 8 in 2013 so special moments at that old days

  • @mohawacayz5323
    @mohawacayz5323 3 роки тому +3

    Xiligii iskuulka xasuusty wllhi jooqle shire allaha ku caafiyo

  • @FooleeyShidane-ik8rw
    @FooleeyShidane-ik8rw Рік тому

    Allh cafi wallken uduceya asxabey 🤲🤲🤲🤲🤲😭

  • @abdullaahiyusufofficial1036
    @abdullaahiyusufofficial1036 2 роки тому +1

    Mansha alh maalinta aan school kabixi doono Isha alah baan Daran dona

  • @khaliijicade8934
    @khaliijicade8934 Рік тому

    Heestan dhiiro galin ii tahay waa soo radiyay hada allow ku cafi jooqle

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Рік тому +1

    BOOYE IYO aribaayo Bar Ama Baro

  • @abdigaadircalimaxamed6540
    @abdigaadircalimaxamed6540 3 роки тому +2

    5/7/2021 ya dhagasanayo like hestan dhirigalinta ardayda lagend joqle

    • @cabdinasiraxmed2512
      @cabdinasiraxmed2512 3 роки тому

      ✋ anigoo mixnad waxbarasha daawanayo ayaan arkay diiragelin baan kasii qaaday wlahi

  • @abdelahiabdirihmanjama4000
    @abdelahiabdirihmanjama4000 2 роки тому +2

    Anagoo yar yar baan dugsiga ka aqrin jirnay marka lafasixi

  • @user-bz4lr2cu4e
    @user-bz4lr2cu4e 6 місяців тому

    28 1 2024 dalka wuu idin sugayaaa ❤

  • @calibile7045
    @calibile7045 Рік тому

    Ku dadaala waxbarashada u dhareera oo taga 🔥🥰❤🥰😢 xasuus igalisay wlhi xaada ikacday🥰❤❤❤🥰🥰🥰

  • @mohamedabdiali7313
    @mohamedabdiali7313 Рік тому +1

    Jooqle Shire allaha ku caafiyo

  • @pipoliver1781
    @pipoliver1781 6 років тому +6

    Jooqle wadani ilaa hada heeztaan wn dhagayztaaa nlw

  • @bashiirmokhtar2944
    @bashiirmokhtar2944 5 років тому +3

    Markasta oo aan caqabad kala kulmo waxbarashada meeshaan dhiiri gelin ka qaataa. Waa mahsantahay jooqle

  • @liibojoliiban2559
    @liibojoliiban2559 5 років тому +3

    Fanan weyn

  • @farhiomohamed9899
    @farhiomohamed9899 3 роки тому +1

    Xasuus 2014 Markii igu horeysay an maqlo aheyd ala xususaha qurux badana

  • @cabdiraxmancali3403
    @cabdiraxmancali3403 15 днів тому

    21/5/2019 xasuus malintii iigu dambeysi national exam 😢

  • @cirociro6444
    @cirociro6444 2 роки тому +1

    2014Wllaahi heestaan ilaa hadda waa iska dhageystaa

  • @abdullaahiyusufofficial1036
    @abdullaahiyusufofficial1036 2 роки тому +1

    Yaa dhagaysanaya bushii 4 .2 April 2022

  • @user-ld8mr3yy9m
    @user-ld8mr3yy9m Місяць тому

    Xasuus xiliga school ka❤

  • @SadiamuhudiinMohamud
    @SadiamuhudiinMohamud 22 дні тому

    My favourite song 🖊📘

  • @xazuumicadde3076
    @xazuumicadde3076 7 років тому +4

    masha allh

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +3

    Dhalinyarada Soomaaliyidoow Shacabka Midna Ogaa Iilaay Baan Is Badayee Soomaalia Waa Mid Qudha Kuu Diidana Dulbaan Baa U Dambayn!!

  • @mohamedabdullahi4143
    @mohamedabdullahi4143 6 років тому +3

    Joogle best fanaan

  • @SadiamuhudiinMohamud
    @SadiamuhudiinMohamud 22 дні тому

    My favourite song🖋🖋🖋 📘📘

  • @geeskaafrikaga3842
    @geeskaafrikaga3842 2 роки тому +1

    jooqle kheyr alah ku sii. inkastoo heeso waxbarsho la qaaday, hadana waxaan rabnay inaan maqalo codadka toolmoon ee casriga dadka wax laga dhagaysto ee aad ka mid tahay

    • @Maidaxasan123
      @Maidaxasan123 2 роки тому +1

      Heestii guurdoon ayaan ahay isaga qaaday

  • @cadaraxmedmaxamed9339
    @cadaraxmedmaxamed9339 4 роки тому +3

    Heeestan xasuus wayn ayeey iguleedahy wagii ischooka dhigan jiray

  • @ismailsamadon5476
    @ismailsamadon5476 3 роки тому +1

    Insha allh maalin school kabixi dona allow dalka dho hagaaji

  • @abdirashiidxasan28
    @abdirashiidxasan28 6 років тому +5

    Ardayhee dadaala dugsiyada waxbarashada ubareera oo tagaa

  • @osmanahmedabdulle4359
    @osmanahmedabdulle4359 2 роки тому +1

    M a wax barasho wanaagsan

  • @mohamedhirsi9373
    @mohamedhirsi9373 5 років тому +4

    Miro qurux badan masha alh

  • @suldaanseyidabdi7092
    @suldaanseyidabdi7092 Рік тому +1

    Waxaa soo xasuustay gasalka 7aad m a

  • @khalidsaidmusekhalidyare7616
    @khalidsaidmusekhalidyare7616 3 роки тому +2

    Heestan dhiri galin bay I ahay wagii aan Kenya wax kabaran jiray

  • @Nuur3939
    @Nuur3939 4 роки тому +1

    Waaw wlhi waa hees qiiro leg

  • @Ozzy4413
    @Ozzy4413 Рік тому +1

    11:1:2023 hadad aragto love iisar

  • @kaahiyemedia8176
    @kaahiyemedia8176 Рік тому +1

    Who is listening 2023

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Рік тому +2

    Booye Baro Sma Bar

  • @IqraSheikh-cu1lz
    @IqraSheikh-cu1lz 6 місяців тому

    I like educations song❤

  • @Ogsoor
    @Ogsoor Рік тому +1

    HEES DHIRO GALIN U AH ARDEYDA SOMALIYEED OO DHAN 🇸🇴💬💯

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 Рік тому

    Alweys lising at mutavetion Universtiy😊

  • @iqrahussein9149
    @iqrahussein9149 Рік тому

    Heart 💜