SAYID KHALIIFA HEESTII WAXBARASHO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 тра 2013
  • SAYID KHALIIFA HEESTII WAXBARASHO
    SomaliSwisstv.com, SomaliSwiss.net, SomaliSwiss.info
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 171

  • @zunishabdullahi5449
    @zunishabdullahi5449 4 роки тому +27

    Ballanteenu waa 100% buuga iyo qlinka lgu bartamaaye Eebow noo fududeey waxbrshadeena aamiin ii dhaha wllhygii inta wx brta

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +9

    This song always brings tears to my eyes😢Xusuus radio Shabeele Cumar shaam iyo Jacfar kuukay dad Qiimo badan..💙

  • @munnocali559
    @munnocali559 Рік тому +9

    Waa hees wacyi galin ah Heestaan tartan baankugalnaa waliba hadda 2023🥰

  • @ramlanuur3548
    @ramlanuur3548 6 років тому +82

    heestan waxaa kusoo xasuusta tartankii ramadaaanka eee shebeeele 2008 anoo yar aaa ceelasha biyaha ku dhageesa jirnay maaantana 2017 ayaa dhageesa

    • @zahraabdi4498
      @zahraabdi4498 6 років тому

      Ramla Nuur good

    • @RaabyHussein
      @RaabyHussein 5 років тому +1

      Sidoo kale, inkastoo aniga ahayd 2005 iyo Bulla Xubeey.
      Iyo maantoo 2018 lagu jiro iyo kenya iyadoo hees aanan jecleyn.
      Allaha dalka noo hagaajiyo

    • @siciidsare4900
      @siciidsare4900 5 років тому

      wlh benta ma ahan

    • @Abdimalik11
      @Abdimalik11 4 роки тому

      WLH ANBO SHABELLE KU XASUUSTAY BACK 2006

    • @Abdishakur89
      @Abdishakur89 4 роки тому

      Ramla Nuur waah waah waa run

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 3 роки тому +9

    Heestan waxan kuso xasuusta Barnaamijka Tartan Aqooneedka Radio Shabeele o ah dhaxtaal u tahay wa hees dhaxalgal ah 👏❤🇸🇴

  • @rashkaxidigtube
    @rashkaxidigtube Рік тому +2

    Xasuus ayey igu reebty heestan waxan dhagysan jirey 2016 radio shabeelle hadana 2023 aduunka orod badnaa

  • @siciidsare4900
    @siciidsare4900 5 років тому +11

    2006 ayaa ku xasuusta Xamar Xafada Baar Caasho barnamijka Tartan Aqooned ka Jacfar Kuukay iyo Cumar Shaam cawana waa Yurub 2019 😢

  • @AleelRr
    @AleelRr 8 років тому +24

    Sayid khaliifa maasha,allaah waxaa i soo xasuusisay xilligii bari samaadka ee aan dhigan jiray dugsigii jamaal cabdi naasir ama ALLAHIDA loo yaqiinay xilligaas oo lagu soo qaadan jiray kadis ninkii xasuusto ayaa xasuusto . wazaaradii hibaha iyo tacliinta. Markii danbane radio shabeele ayaa u isticmaali jiray tartan aqooneedka bisha ramadaan la soo deyn jiray noolow sayid khaliifa aad ayaan kuu salaamaa

    • @modh1695
      @modh1695 7 років тому +1

      abahyna baa iskulkasu ka baxay mr abdalla

    • @hussein00057
      @hussein00057 4 роки тому +1

      teamka dambe ayan ahay radio shabeele tartanka ramadaanka ayan dhageysanjiray

  • @mohamedhussein8447
    @mohamedhussein8447 7 років тому +9

    Kaskaaga kubiirso waxbarashoo, Bahdaada laqaybso waxabarshoo, Asaagaaa kubeegso Barashoo! Legend singer with his great song. God bless you. Sayid khalifa

  • @Sports-em5mg
    @Sports-em5mg Рік тому +7

    Wow!!! 9 sano ka dib daawanayaa ❤️🥺 2022 😅

  • @Shuute98
    @Shuute98 5 місяців тому

    Kaskaada ku biirso waxbarasho bahdaada la qaybso waxbarasho ku biirso dadaal barasho Thank you very much for the awareness you have given to the community. I used to listen to this song when I was very young and today I am twenty-seven years old. Mahadsanid Sayid khalifa
    FG: It was written by Abdihamid Abdullahi Abdi.
    Today is a Wednesday Date : 31/Jan/2024.

  • @ahmedchemico4493
    @ahmedchemico4493 4 роки тому +5

    2004 2005 xiliga tarawixda kadib
    Darin ama sijaayad daarada gurigena o aad u balaarneed so dhigto Radio philips ah battery cusub wata idaacada shabeele barmamijka tartan aqonedka Xasuus wayo inaga tagay colaad badana ay ka danbesay.
    Yaa mar kale 2020 dhagesanaya 22.30 habenimo

  • @nashaadjamac144
    @nashaadjamac144 Рік тому +4

    Best song 2023

  • @abdiraxmaanbarrecismaan1211
    @abdiraxmaanbarrecismaan1211 3 роки тому +3

    Heesta tan kama dhargo 2020

  • @ayanlehassan5031
    @ayanlehassan5031 7 років тому +15

    heees qiiro badan marka aan dugsiga hoose dhiganayaay 1999 ayaan ka dhagaysan jiray barnamijki kororso aqoontaada ee RADIO HARGEISA .

    • @mrlagaabte5877
      @mrlagaabte5877 7 років тому

      Ayaanle xuseen

    • @hiboqaali9877
      @hiboqaali9877 7 років тому

      ayaanle xuseen waa runta wllo radio hargeisa ayaan ku xasuusta barnaamijka kororso aqoonyaata allow marka kale hargeisa nabad nagu geey waan u xiisay hargeisa hadhwanaag

  • @ruuney9323
    @ruuney9323 6 років тому +9

    Wxaan ku xasusuta hestaan tartan aqoonedka bisha ramadaan ee radio shabeele 2007 ✌

    • @Somfox1
      @Somfox1 2 роки тому

      Aniguna waxan xasuustaa markaan heestan 1980 dalka oo barwaaqo ah iyo Somali is jecel

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 6 років тому +34

    Baaqenu waa barashada Dadweynaha inlabaahinaayo lalabalaarinaaye 💖Shabeele radio Cumar shaam & Jacfar kukaay xiis u guys😢

    • @drsnimcoosman7685
      @drsnimcoosman7685 6 років тому +3

      Dr_ Sihaam masha.allah xusuus iyo wayo wayo mahadsanid siham gabadheyda ayaa ku magac tahay drs siham

    • @dr-sihaam1041
      @dr-sihaam1041 6 років тому +3

      Drs nimco Osman
      Xabibti adigaa mudan inbadan..
      Mashaa allah waan kufaraxsanahay Samidey hooyadeed inaad thy igusalaam Sihaam yariseey Allah idinxifdiyo 😙😙😙😙😙

    • @abdulqadirsalim8594
      @abdulqadirsalim8594 5 років тому

      Weer 00000

    • @abdulqadirsalim8594
      @abdulqadirsalim8594 5 років тому

      Dr aad iyo aad ayaad la socota fanka iyo sugaanta howshaas iyo la socodka waad ku mahad san tahay

  • @abdiraxmaanbarrecismaan1211
    @abdiraxmaanbarrecismaan1211 3 роки тому +4

    Balan tenu waa Qolin iyo warqada inan ku borotana 💯🙏👏🌺🇸🇴

  • @khadarabdilahi2070
    @khadarabdilahi2070 Рік тому

    Xasuus dheer iyo radio Hargeisa 2005 waayihi dugsiga hoose.

  • @abdullahiumal5489
    @abdullahiumal5489 Рік тому +4

    Heestan aniga oo iska maqla ayuunbaa maalintii qalinjabintayda laga shiday xafladuna waxay ka dhacaysay GOLAHA MURTIDA IYO MADADAALADA QARANKA (NATIONAL TIATHER)...❤

  • @dalnuursheibraahin2062
    @dalnuursheibraahin2062 8 років тому +7

    waxan ku qadnay koobab badan dagmada dayniile 3 dhibcood cumar shaam

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 Рік тому +1

    Heestan waxan sameeyay 1979kii .

  • @bintuabdullah2053
    @bintuabdullah2053 8 років тому +7

    Heestaan xasuus aad u qaali ah ay igu reebtay! Abti macn ii nooloow❤️😍👏🏼

  • @abdalasaid8927
    @abdalasaid8927 Рік тому

    2023 KU began higri Ramadan 6 ahna haben dawanaya , hees wax badan laga dhehan karo

  • @abdul-norabdullahimohamed5927
    @abdul-norabdullahimohamed5927 Рік тому +1

    2023 still waan jacelhy heestan❤️✍️✍️✍️💯

  • @mustafeamiir6070
    @mustafeamiir6070 6 років тому +3

    Yaa daawanaya 2018 bishii 6aad,11keedi, maalin Isniin aH, ramadaan, 10kii danbe, Waqti habeen ah

  • @kvincerashka6307
    @kvincerashka6307 5 років тому +1

    Xasuus tartanki Radio shabele 2007 aan ka dhageysanjiray maanta 16/3/2019 jarmalka aan ka dhageysanaya aduun

  • @djsaaqinho8885
    @djsaaqinho8885 7 років тому +10

    Yaa dawanaya 2017.
    Bisha 8 add

  • @GojoNiceBS
    @GojoNiceBS 4 роки тому +1

    Xasuus Qaali ah Walaahi Muqdisho waayo hore soo xasuustaa masha allah ilaahow dalkeena nabad nooga dhig oo aan Farxadiyo caafimaad qab ugu wada noolaano amiin

  • @maxamedabaabala8879
    @maxamedabaabala8879 5 років тому +3

    2018 /3/November watching tartankii.radio shabbelle dadkan oo idhil kuwada xasuusta Iam remember

  • @MsMussek
    @MsMussek 11 років тому +9

    hees kasta uu Alfanaan Sayid Khaliifa qaado anoo kusii istreexaya ayay dhamaataa macanaha kama bogan karo noolow >

  • @abdirizakmohamud3792
    @abdirizakmohamud3792 8 років тому +5

    al fanaan sayid khaliifa
    dad sharafleh
    balanteenu waa balanteenu waa ........................

  • @Ahmedkadiye
    @Ahmedkadiye 10 років тому +6

    Hees wacyi gelin leh, oo aadna u macaan :)
    Waxbarasho

  • @nastehohassan2490
    @nastehohassan2490 5 років тому +3

    Wlhi xasuus tartan aqooneedkii iyo Idaacada shabeele 2007 kii hadne waa 2019 kii

  • @fardouzizmail4709
    @fardouzizmail4709 4 роки тому +1

    Al fanaan saYid khaliif heesta waxbarasho💖 binow aadamkuba' bilowgisi hore wuxu baahi qabey

  • @kororsoaqoontaada3250
    @kororsoaqoontaada3250 8 років тому +6

    it is good to listen like this song

  • @somalistories5037
    @somalistories5037 Рік тому

    Heestan originalkeeda yaa qaday?

  • @ishakkutub
    @ishakkutub 6 років тому +4

    alla yacizak waayo waayo maashalaah

  • @mohamuda.xamaraawi5553
    @mohamuda.xamaraawi5553 5 років тому +4

    Xasus Jacfar maxamad kuukaay, Cabdiraxmaan yuusuf alcadaala, Ajakis, abahaa iyo tartan aqooneedkii shabeelle xilli ay muqdisho muqdisho ahayd.!
    Ragaas hadeer midna kama joogo radio shabeelle.

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 роки тому

    Wxan wax soo partba last ayan mrayaa alx illhow ifududee inta idhimn aniga iyo intii Muslim ahba🥺🤲❤🙏

  • @Liibaandaacad12
    @Liibaandaacad12 2 роки тому

    Heestaan shaabeele ka dhageesan jiray anoo yar xasuus maanta anoo tartan kujiro lii daaray 2022

  • @Ziiy449
    @Ziiy449 2 роки тому +1

    Best Song 😘

  • @ducaalehaaji-wj1bh
    @ducaalehaaji-wj1bh Рік тому

    Masha allah siyid Qaliif waa hees ku weyn inta wax barata when i was ypung at secondery ahaa ayan ku hardami jirrnay scholka Al Mathal waberi Xafida kumu laah sayid

  • @islaamkakufaan5296
    @islaamkakufaan5296 8 років тому +3

    hormar SAYID KHALIIFA

  • @shuaybmgobyarey7879
    @shuaybmgobyarey7879 7 років тому +6

    xusuus yaraaan. waxaan ku xusuustaa barnaajimka waxbarashada ee idaacada radio hargeisa ilaaa hada ma ilaawikaro marnaba

  • @abdiqaniali9953
    @abdiqaniali9953 2 роки тому

    20222 25 RAMADAAN 🇸🇴❤️

  • @deeqdarajoofficial1000
    @deeqdarajoofficial1000 4 роки тому

    Xasuus wlh radio wanalweyn ayaa kadhgeysan jiray 2018 tartank

  • @zahraabdi4498
    @zahraabdi4498 6 років тому

    Thank you

  • @madadaalotv24
    @madadaalotv24 4 роки тому

    Al Sayid Khaliifa Legend: Bari samaadkii iyo Radio Muqdishu barnaamijkii Wax barashada galabti soo gali jiray. Radio Shabeele waa gadaal ka gaar...

  • @huumiabdiga2547
    @huumiabdiga2547 3 роки тому

    it is beautiful song

  • @amcise1164
    @amcise1164 6 місяців тому

    I'm really love this song😢

  • @nuurtoaanis4019
    @nuurtoaanis4019 2 роки тому

    Allahyow inaga dhig kuwo waxabarta

  • @birrejama4094
    @birrejama4094 5 років тому

    xasuus thanks to my qof aan ogahay isoobarbaariyy ajar alle haka siiyo

  • @halimayusuf7956
    @halimayusuf7956 10 років тому +1

    Hablahanagiina Amaan sare sii, waxbarashadeeniina dhiirogelin geliyay.....Allaha Ku Daayo, Aakhirona Jano....Yaa Zayid

  • @abdiyare5247
    @abdiyare5247 9 років тому +27

    Waxaa ku soo xusuustaa.
    Tartan aqooneedkii
    ka soconjirey. Radio shabele.
    Waayo waayo iyo waqtigii.
    Magaalada Muqdisho,
    caadiga aheyd.
    Aad baan u xiiseyn jirey,
    Taratan, Aqooneedka, gaar ahaan.
    Waxaan taageeri jirey. Ex'Degmadii
    Wardhiigley wasarad waaye.
    Inta kale wakaalad waaye.
    In kastoo hadda magacii,
    laga badaley oo loo bixiyey
    Warta'nabadda.

    • @kawsarosman1768
      @kawsarosman1768 8 років тому +2

      @cade Haa waa xasuustaa tartankii shabeele iyo Jacfar kuukaay lol those were good times and I am glad we have a positive thing to look back to... cheers to our awsome childhood and xasuus

    • @saidyarow7044
      @saidyarow7044 7 років тому +1

      Yes kawsar, great memory wlhi, tartan aqooneedkii bISHA RAMADAN

    • @nasirbiixi5431
      @nasirbiixi5431 6 років тому

      Abdiyare ì

    • @GeeleGeele-un3im
      @GeeleGeele-un3im 5 років тому

      Abdiyare

    • @ceydiidxasan9108
      @ceydiidxasan9108 5 років тому

      wardhiigley wazarad waye inta kale wakalad waaye
      wardhigeley 👏👏👏💪💪

  • @maxamedmowliidxarbi4738
    @maxamedmowliidxarbi4738 2 роки тому

    Waa aduunyo wlhi 2006 Shabelle ka dhageysan jirnay waliba wagas hal radiyo lagu dhageysan jiray 10 iyo kabadan mantane sariirtada ka daawo kaliga 2022 cajaib

  • @samiiraxmed638
    @samiiraxmed638 2 роки тому

    Masha alaah waa dhaxalka umada qayb ka midda Ina adeerkay siciid qaliifa

  • @raayanraayan2z629
    @raayanraayan2z629 6 років тому +6

    l watching 2o18 very song

  • @abdilaahiqeeys5438
    @abdilaahiqeeys5438 5 років тому

    who still watching 2019waxbarsho 😍

  • @abdifitahahmedshador628
    @abdifitahahmedshador628 4 роки тому

    Heestan waxan aad u dhugesan jiray xliga ramadanka tartanki kasocon jiray idaacda shabelle long time 2007 ay ahyd cwana ey tarikhda tahy 01/05/2020 ayan dib u dhegeysana 👏

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 5 років тому +2

    Xasuus barnaamishkii tartanka xeryaha ramadaanka ee dadaab Fm 2014 ee aan lipaaxa ka ahaa😢 xasuus

  • @sareeyegaas4710
    @sareeyegaas4710 8 років тому +6

    waxan soo xasuustaa 2003 dii bilowgeedii tartan aqooneedkii ugu horeeyey ay qabatay habenkaasi waxa ku guuleysaatay degmada afgoi ama afgooye ilaaa iyo shantii ayaan soo xasuutaaa xiliga taraawixda laga soo boxo ayuu bilaaban jiray ramadaankiii in aan banaka soo dhikto nastira ama recor ama radio ayaan ku raaxeysan jiray ilaa xili dambe asxaab badan aan imika isku weynay dunidaaan foolxumada badan ayaa inakal geysay intii dhimatay alaah ha u naxriisto oo uu ugu horeeyo sxbkeeye cabduqaadir Qasaaye anigoo doha joga wadanka Qatar ayuu geeriyooday anyway sayid khliifa thns waa geele oo joga sweden mhdsanid fanan weyn

    • @alisalad
      @alisalad 8 років тому

      waa tar tarkaas afgooye ayaa ku guuleysatay

    • @asadmohomud2797
      @asadmohomud2797 8 років тому

      Aaamin aamin Sxb masha Allh xauusuus ayd igalisay dadki waqtiga jogay ayn ahaa dhagaxtuur gaar ahaan cumar daud aktiisa Allha u naxariiste inkasto aan ayad u uyara hadana wa xussusta Alle maxaa dad is waayay

    • @profkuubakosovo8171
      @profkuubakosovo8171 7 років тому +1

      xasuus qaaliya walalo ilaaahay somali bogoooda subag hasku mareeyo walal inaasha allah

    • @sareeyegaas4710
      @sareeyegaas4710 6 років тому

      aamin wallo thns

    • @sareeyegaas4710
      @sareeyegaas4710 6 років тому

      haa sxb radio shabelle ayaa qaban jiray barnaamijkaan waa xusus

  • @beldejiyam4069
    @beldejiyam4069 6 років тому

    Beryahan oo dhan maskaxdeydee ka yeeraysay heestan meeshaan ka maqlayna waa hilmaansana ilayn fanaankana qaado wax badan raadiye Muqdisho baan ka maqlay maasha alllah waqti fiican bay ahayd ilaahay nabadii iyo wanaagii ha u soo cesho dalkeena aamiin

  • @MohamedAhmed-vz1vc
    @MohamedAhmed-vz1vc 8 років тому

    masha allah

  • @abdisamad4983
    @abdisamad4983 6 років тому

    masha allh sayid khalifa

  • @ilyasmohamed8010
    @ilyasmohamed8010 4 роки тому

    Heestan shebale an ka dhagaysan jiray 2005 anoo yar

  • @AK_boy-
    @AK_boy- 4 роки тому +1

    baqeenu waa barashada dad weynaa

  • @maxamuudcawil3422
    @maxamuudcawil3422 2 роки тому +1

    Bani aadamkuba
    Barigisii hore
    Barkad buu ahaa

  • @mohaonline436
    @mohaonline436 Рік тому +1

    100% waxbarashada aan ku dadaalno

  • @nimcofaraxifiiye9226
    @nimcofaraxifiiye9226 2 роки тому

    xasuus igaliyaye wlh 2002 ilaa 2003 ku xasuusta tartanka idacda tar tanka muqdisho ramadanka

  • @NewHazard-cp8mo
    @NewHazard-cp8mo 6 років тому

    Xasuus time maalmahii.. madiino 💕💕👈 wax barasho

  • @cabaascabdulahi718
    @cabaascabdulahi718 2 місяці тому

    Waxbaarashoo

  • @Somfox1
    @Somfox1 7 років тому

    waaayo waaayo iyo nabadii iyo tacliintii barigii Somalidu quwada lahayd , waa hees aan jeclaa markaan ardayga ahaa waayo waayo

  • @abdirahimahmed2662
    @abdirahimahmed2662 3 роки тому

    Mash alah

  • @istanbulomar1018
    @istanbulomar1018 6 років тому

    Ya idin bary af Somalië allah naxristo mahames said

  • @harunmacruf3602
    @harunmacruf3602 11 років тому +2

    ALA YA CIZAK ALFANAAN SAYID KHALIIFA

  • @shugrimeridian4564
    @shugrimeridian4564 7 років тому

    waa hees qali ah

  • @mohamedali-sy9se
    @mohamedali-sy9se 4 роки тому

    Xasuus 2005 radio shabele

  • @abdirahmanibnugamadiid5875
    @abdirahmanibnugamadiid5875 5 років тому

    🎓🎓 Waxbarasho 🎓🎓
    🇸🇴 1 4 11 2018 🇸🇴

  • @cumaanisnoteazy364
    @cumaanisnoteazy364 Рік тому

    Asc

  • @janbuurahmed313
    @janbuurahmed313 9 років тому

    heestaan waligay waa maqli jiray lakiin waxaa ogaaday inuu sayid khaliif qaaday

  • @Jamaalmw22
    @Jamaalmw22 5 років тому

    waayo waayo

  • @sn4271
    @sn4271 3 роки тому +2

    Hestan waxa ka dhakeysan jiray ratiyahaya ano yar matfac dhacayo xamar ramadan tahay sanatki ma xasusto Ethiopia xamar joktay cawa fecbook ano ku jira ruwayad ey kayereysay aka helay markasa so radshay o ey tahay 9/8/2020 xasus USA 🇺🇸 👂👂

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 5 років тому

    Ax waayo wacan oonaan anagu soo gaadhin balse aabayaasheen waxay qabteen shaqo adag oo afsoomaaliga qoristiisu ugu horayso.

  • @aadanciise1266
    @aadanciise1266 2 роки тому

    Barbarkee kabaxdaa waa bakela kalen

  • @abdikheirmohamud8647
    @abdikheirmohamud8647 9 років тому +5

    Xasuus tartan aqooneed iyo waayihi muqdisho

  • @abdulkadirsalaad2091
    @abdulkadirsalaad2091 Рік тому

    Real Said Khalif iyo Cumar Shooli haka reebin Cqadir sanka waxeey door

  • @cnaasirsocdaal5442
    @cnaasirsocdaal5442 3 роки тому

    runti waan jeclahay heestaan

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 9 місяців тому

    Balantenu wa barashada dad weynaha in la bahiyo la baladhiya good iftin wasarada wax barashada

  • @xajinabaddoon5918
    @xajinabaddoon5918 4 роки тому

    Heestan wu'ii wacan yahay! Inaba caadi maha!

  • @istanbulomar1018
    @istanbulomar1018 6 років тому

    Somalië wa noshahy ha isracdo

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 5 років тому

    Heestii xusuus badan ayaan helay

  • @cudoonciise9981
    @cudoonciise9981 8 років тому

    Barisamaadkii iyo barnaamijkii kadis xasuus

  • @hindihassan1094
    @hindihassan1094 6 років тому

    Ah xasuuus gaara

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 роки тому

    Waa hees aad u qiimo badan

  • @officialckyare1674
    @officialckyare1674 7 років тому

    wlhi xasuus waaye heestaan
    anoo yar kaskaaga ku biirso waz baraasho bahdaada laqeybso wax baarashoo😰😰😰

  • @hanadcabdixakiin8876
    @hanadcabdixakiin8876 8 років тому +1

    Xusuus qaaliya
    ma ilaawi doono tartankii bisha ramadaanta ee afgooye

    • @filsenali8300
      @filsenali8300 4 роки тому

      Maashaaallah hooyaan ii sheegtey 1984 1986.87.88.89.90

  • @WarrOftheworld-mt4un
    @WarrOftheworld-mt4un 11 місяців тому

    111

  • @abdialihassanraabuush770
    @abdialihassanraabuush770 7 років тому

    xasuus waa barnaamijkii kedis ee laga soo deeyn jiray idacaada radio muqdisho waxaan aad u xusuustaa in maalinta jimcaha 9:00 subaxnimo la soo deeyn jiray , runtii aad ayaan u jeclaa inaan dhageysto aniga qalinka iyo buug is dulsaaran jiray si aan u qorto jawaabaha su'aalaha la weeydiiyo

  • @abdiali7961
    @abdiali7961 9 років тому +4

    Heeskani wa hees qliya
    Marka laga tgo waxay ino so gudbinaso waxay i tahay xasuus iyo dhiiri galin o aabahay ba i qaadi biray ano yar ilaa hada 2015 o ah malinkan commentka dhibtay wu qada
    Khaliifa salaan gobeed
    Waana abdiraxmaan calixaydh dagan sweden

    • @bintuabdullah2053
      @bintuabdullah2053 8 років тому

      Wlh anigaba heestaan aadbay aabahay iisoo xasuusisaa!