Heesta Wakhti (OFFICIAL VIDEO) Codkii Kaltuun Bacado HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • Wakhti: Midhihii Ismaaciil Jiheeye
    Codkii: Kaltuun Bacado
    Music& Laxan: Max'ed Alto

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @najmamose6005
    @najmamose6005 4 роки тому +196

    Saxiibadeey ayaa jecel hestaan 😭😭😭Farhiyo Ahmed 8years ayeey curyaan tahay Allha cafiyo iguso dueeya

  • @hassanmooge8566
    @hassanmooge8566 3 роки тому +124

    Waalid iyo canaantii
    Agoon ciirsi laa garan
    Agoon nimo lagama waynaado
    It's true
    Waalidkaaa maaalinta aad waydo ee hadaladii uu ku odhan jiray ku hor yimaadaan maalin kasta
    Maalintaa wax badan waad ogaan oo aanad hore u ogeyn
    Ilahay inta waalidiintood nooshahay ha u dhawro
    Intay waalidiintood dhinteena
    Allah ha u naxariisto
    Aamiin aaamiin

  • @mohamoudbuuhoodlaawi1243
    @mohamoudbuuhoodlaawi1243 3 роки тому +415

    Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂

    • @nathra7351
      @nathra7351 Рік тому +7

      Mashalah Waxaa sameeyeey nin isaaqa ah kuwii ilaahay hibada uu u siiyey xikmadaha waa abwaankii Ismaaciil jiheeye afkuma go. Guuleyso ishalah cadowgaagu kuma arko jiheeyoow

    • @hoygajanada
      @hoygajanada Рік тому +1

      Abwaan ismacil yusuf abdi

    • @hodanhassan9987
      @hodanhassan9987 8 місяців тому

      0⁰aq​@@nathra7351

    • @Maxamedadancabdirisaaq
      @Maxamedadancabdirisaaq 4 місяці тому

      Hhhhhhhhhhhh​@@nathra7351

  • @yahyeahmed6790
    @yahyeahmed6790 Рік тому +96

    Waana heestii iigu horeeysay aan dhagaysto 😭😭Maanta ayaan kasoo baxay jail 16 feb 2014 to 21 abril 2023 9sano kadib 😩😩waana maalin ciida heestan xabsiga markaan ku jiray baan qaadi jiray wakhti inuu cajiib yahay maxbuus ciilan baa garan intaas qof maxbus so aha baa garan kara waxaan ilaahy kabaryaya in qof kasta oo wax ka tabanaya ilahay ufududeeyo ciid mubaarak dhamaan dadka musliiminta waa idin salaamay😩😩😩😭😭😭 ilaahaygii mesha iga soosaray baa mahad leh😭😭

    • @zagalindhacalanle3533
      @zagalindhacalanle3533 Рік тому +1

      😢😢😢😢😢😢

    • @maxamedsucuudi
      @maxamedsucuudi Рік тому +1

      Shp guulayso inta aa noshahy lkn nin intaa maxbuus ahyd inkabadan ahaa waxan ku leyahy ilhy kuguma celiyo

    • @ahmedbronchi2155
      @ahmedbronchi2155 Рік тому +4

      4 ilkood baa igaga daatay xabsiga. Dhib badanna waan gaystay dhibna waa la ii gaystay. Rabbi iguma celiyo meeshaas adna kuguma celiyo. Meeshu meel fiican ma aha

    • @dayibibraahim1077
      @dayibibraahim1077 Рік тому +1

      Maxaa lagugu xidhay zxb qlih waad IGA qiiraysiisee

    • @dayibibraahim1077
      @dayibibraahim1077 Рік тому

      ​@@maxamedsucuudimxa lagugu xidhay zxb qlih

  • @yahyebashir4787
    @yahyebashir4787 5 років тому +232

    Aayadaha Cilmiga Sida Caalimkii dhigtaa garan Waalid Iyo Canantii Agoon cirsiyaa garan inta jecel heestan like ii saara walalyal😚

    • @habibaali2844
      @habibaali2844 5 років тому +1

      The love I have for this song much wow!

    • @Bintu_farah
      @Bintu_farah 5 років тому +1

      👌👌

    • @abdicanada9489
      @abdicanada9489 5 років тому

      Walid iyo can anti agon cirsila garan 😢😭 walhi Ana manta garan from yurub bilba wadan

    • @malunyaydid9928
      @malunyaydid9928 4 роки тому +1

      @@Bintu_farah waad waa maanshallh

  • @akshiineofficial3632
    @akshiineofficial3632 5 років тому +77

    Mid zhpkey ah ba dhbarka ka jabay wlhi hami fog bu lahaaa hestaan bu dartay hada luguhi waa epar gaari bu ku zocdaa hestaan bu dhiira galin ka dhigtaa allow i caafi zhpkeey😰😰😰😭

  • @axmedak2256
    @axmedak2256 Рік тому +19

    Waxan huba inaa heestan miraha macan aad dib uso boqatay hada iga danbeyso like isaar❤

  • @zaam1515
    @zaam1515 4 роки тому +15

    Meesha heestaan ku maqlo wllkeena asad hagio baa igu soo dhaco
    Adna camal haboonoo inaa tahay nin caaqil iyo hanad cod kara oo geesinimo ku caan baxay cindigayga laabtee dadba kaa calmaday ruux ku caashaqay baa garan🌹🌹🌹🌹
    Wlle inoo asad cod kar yahay wiliba qof ku dayasho mudanyahay 🌹🌹🌹

  • @سلمفرحان
    @سلمفرحان 6 років тому +119

    Waqti inuu cajiib Yahay
    Maxbuuz ciilan baa garan
    Qiimo cuudku leehay
    Zabool caydha baa garan
    Laxaad caafimaad qaba
    Curyaan heetiyaa garan
    Dhalaan iyo caruurnimo
    Duq ciroobay baa garan
    Adna camal hapoonoow
    Inaad tahay nin caaqila
    Iyo hanad codkar ah oo
    geezinimo ku caan baxay
    Cindigayga laabtee
    Ragba kaa calmaday iyo
    Naf ku caazhaqdaa garan♥️
    Gugu inoo cudoon yahay
    Nin jilaal helaa garan
    In colaadu haliz tahay
    Nin uu cadow qaptaa garan
    Ayaadaha cilmiga zida
    Caalimkii dhigtaa garan
    Waalid iyo caanaantii
    Agoon ciirzi la'a garan
    Adna camal hapoonoow
    Inaad tahay nin caaqila
    Iyo hanad cod kara oo
    geezinimo ku caan baxay
    Cindigayga laabtee
    Ragba kaa calmada iyo
    Naf ku caazhaqdaa garan♥️
    Wllhi xazuuz 20/1/2019

  • @sumayasubeeda7261
    @sumayasubeeda7261 5 років тому +32

    wlhy heestan wax badanbay i xasuususaa o aan hada hasto o nimcaa sida cafimaadka iyo dhhalinyaranimada iyo lixdayda laxaad o I cafimaad qaba الحمد الله

    • @hibaaqcabdi3672
      @hibaaqcabdi3672 4 роки тому

      Allah UK siyaadiyo intan Hassan Allah siiyo

  • @missjano8249
    @missjano8249 2 роки тому +4

    Kaltun bacdo gabadh edeb badan oo afgaban ilahay haku daayo edo faanka wad ka baxday Mashallah

  • @samatardiriye1226
    @samatardiriye1226 7 місяців тому +6

    Heestn Wa hees xazuz igu reebty waxn ku qaadi jiry Mar an xabsi ku jiriyy mr wlpa waxn ku maawelin jiry asxaabta ila xidhn anago dulmi ku xidhnyn
    Xita kuwa somali garnyn O Oromo iyo amxaar aha ayan intn u Turjumy xifdisyy
    Allh ka saaro Qof walpa O Dulmi lgu xidhy😢

  • @Qani_10
    @Qani_10 2 роки тому +10

    Binu aadmku ma arko nicmooyinka uu haysto ilaa uu waayo mahee, waxaan ula jedaa Ereyda heeska ku jira, sida.."Waalid iyo canantii agoon ciirsi laa' garan" waxaa jira dad badan oo aan dareemin karaamada waalidka, balse malinkii uu wayo dib u shalayaa, mxaa yeelay ducadii iyo garabkii uu walidku lahaa midna ma haysto, Fadlan aan Ka faaidaysano ducada waalidka, Illahay waa aqbala ducadaas🤲🥺

  • @yahyeahmed8749
    @yahyeahmed8749 3 роки тому +10

    Subxaanllaah. Waynida rabbi bad xasuusan markad dhagaysitid hal-abuurnimada iyo xikmadda abwaanka, cod quruxbadnida fannaanada, iyo creative-nimada Musician ka. Qurux naadir ah Maashaa-aalaah.

  • @abdulhakemaditya
    @abdulhakemaditya 4 роки тому +71

    This song touching my Heart😭
    December 2020/20 War hada iga dambeso like Hayla dhaafin
    IN WAQTIGU CAJIIB YAHAY
    MAXBUS CIILAN BAA GARAN
    AMAZING SONG

  • @axmedmohamedgure22
    @axmedmohamedgure22 9 років тому +17

    waa hees qiimo leh mira fican na ee kabuxan laxan cajib ah leh codficanna lagu qaday kultuun waa cod macan tahay masha allah sister well come.

  • @mohamedamerica8273
    @mohamedamerica8273 10 років тому +16

    Waalid iyo canaantii
    Agoon ciirsi laa garan
    Yaa salaam yaa salaam
    Eshcalaa hees dheh
    Wlhi heestani micno
    Wayn ayay ka hadlaysaa
    Alaaya cisag Nice words

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Рік тому +6

    inay Colaadu halis tahey nin cadow qabtaa garan😊Heestan waxay so koobtey Sifooyinkii nolosha oo dhan waba xaqiiqdii oo Music la saarey..❤

  • @abdallaabdullahi5942
    @abdallaabdullahi5942 3 роки тому +73

    this song attracted highly my attention. I am sure whoever listened to it and understood it deeply ,will benefit valuables lessons about the different circumstances of life.

  • @X.Mohamad
    @X.Mohamad 19 днів тому +2

    Libiya ku dhagaysanaya . Wadan hawl badan oo somali kaadideeda kalax ku shubay. 😢
    Anoo aan ah tahriibe dhuumalaysanaya.
    Heeskan waxan u macneeyay anoon booskedi gaadhsin nin sarkaal ah oo Tunisian ah oo xuduud nagu qabtay oo xadana na fahmay oo naga sii dayay. Ayan cawa tripoli ku soo dhaweeyay. Gurigayga

  • @CiilowYare-dt7if
    @CiilowYare-dt7if Рік тому +4

    In waqtigu cajiib yahay
    Agoon tandu ciishay baa gran
    In wax la aantu ciil tahy
    Aniga comments soo qoray
    Baa garan allow heer I gaarsi
    Ano qof bini adam ah u bahn 😢😭😭😭😭

  • @ricardoben5404
    @ricardoben5404 Рік тому +4

    Waalid iyo canaanti agoon ciirsi la garan inta waxa dareemi karaya nin 26 sano aan aabo la odhan oo agoonimo dunida ku kowsadey intad kalmada aabo iyo hooyo lagu dhahayo dunida wax kaa maqan ma leh

  • @abdirahmanm6177
    @abdirahmanm6177 5 років тому +237

    Aabe nin leh aa canaan garan
    2019 hada dhageysaneysid
    Like dheh😚😚😚

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 3 роки тому +12

    I love this lady. Waa fanaanad aan ilaahay dartii u jecelahay. Deggenaan, xishood, hanaan fiicni, qurux, wax walba. And she started singing 🎤 1976! Mansha Alah

  • @huodoali
    @huodoali 4 роки тому +16

    Walid iyo canantii ugoon ciirsila garan 😭😭😭😭😭 wallahi markaa iska oyaa waayo qof bilaa hoyo unbaa ifahmaya

    • @naaj2846
      @naaj2846 4 роки тому

      Ax ilahey ha u naxariisto hadey dhimatay hada kala fogtihiin inaad kulantaan baan ku rajeyn

    • @jamalhusen9600
      @jamalhusen9600 4 роки тому

      Wll. Sax...lkn abwanka heesta leh xusa plz

    • @amaladan5579
      @amaladan5579 4 роки тому

      Waan kula dareemayaa

    • @zakitoronto99
      @zakitoronto99 5 місяців тому +1

      reading your comment after 4yrs later Sorry sisi i feel ur pain 😢

  • @IbrahimMohamed-by8mi
    @IbrahimMohamed-by8mi 10 місяців тому

    Erayada cajiib waye abwaankii diyaariyay mahadsanid in badan.

  • @alto4989
    @alto4989 10 місяців тому +3

    Heestan waa jeclahay ❤ hadad iga dambayso like isaar

  • @SaleebaanMaxed-v1h
    @SaleebaanMaxed-v1h 11 годин тому

    Heestanu dhinacyo badan ayay tabanayaaah oo nolosha qusaysaah waxkasta oo adunka ka dhacnaa waxa garan Kara qofka ayku dhacday ama Soo wajahday
    Ayyunbaa Sota uqexi karaa abwaan jiheeye sugan wax ku oola ayu tiriyaah oi dhaxal gala Alla ya cisak❤

  • @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed
    @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed Рік тому +3

    Cawa waxaan aleh kabaryaa xoolo xalal ah alow isii aaamiin

  • @marwaatmo4019
    @marwaatmo4019 5 років тому +306

    Intaa Asad Hagio Kaso aragtay heestan like isaara😭

    • @mmuusemuuse5266
      @mmuusemuuse5266 5 років тому +1

      Marwa mohamed
      Asad hajio aniga kusoo arkay cali badan masha Allah

    • @nasteexonalka5213
      @nasteexonalka5213 5 років тому +4

      Insha"allh waa uu kaba xayaa 😢😢😢😢💔💔💔💔😢😢😢💔💔

    • @lipanofficial1278
      @lipanofficial1278 4 роки тому +5

      Aniga waxbadan Ayan radinaaye ❤️team Asad hagio

    • @kafeyaahmed5992
      @kafeyaahmed5992 4 роки тому +2

      😭😭😭😭💞💞💞

    • @cabdixaafidcali5184
      @cabdixaafidcali5184 4 роки тому +2

      Ninkaas Asad la yiraahdo baa ii soo diray hestaan

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi5588 5 років тому +12

    Qiimo cuudku cuudku leyahay sabool ceyra ba garan
    lixqad caafimaad qaba cuuryaan hitiyaa garan
    incolaqdu halis tahay ninuu cadaw qabtaa
    waalid iyo canantii agoon ciirsilaa garan
    😭😭😭 waa ereyada ugu saamenta badan heesta😭
    Hees nolosha dhabta xambarsan

  • @nathra7351
    @nathra7351 Рік тому

    Abwaan jiheeye awliyada ilaahay alle haku barakeeyo. Abwaankii heesta. ismaaciil jiheeye noolow in badan isha allah

  • @khaliilofficial8571
    @khaliilofficial8571 4 роки тому +14

    Waalid iyo cananatii
    Agoon ceyrsilaa garan😭😭

  • @casiisacabdi5024
    @casiisacabdi5024 2 роки тому +2

    Cajiib wlhi ninkii sameeyey heeskii caqliga Alle haw barakeeyo waa hees dhankasta taabanaysa hadiise musicga laga reebo xadiis bay noqon lahayd 🙏🥰

    • @galaydhyare4940
      @galaydhyare4940 Рік тому +1

      Abwaan /macalin Ismaaciil Yuussuf cabdi (jiheeye)
      Ayaa sameeyay

  • @najaxmohamud5217
    @najaxmohamud5217 5 років тому +99

    2020 inta dawaneysa like ta haila dhaafin

  • @MuhiimCabdicasiisahmed
    @MuhiimCabdicasiisahmed Місяць тому +1

    Laxad Caafimad Qaba curyaann Heetiya Garann intaasa itabateyy alle Qof kasto Laxadkisa wayey Haw soo celiyo 😢🤲😢

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 2 роки тому +56

    For those who will be here 2040 and beyond just remember in our times when things get harder we use to listen this kind of songs.

    • @rahmamohamed9664
      @rahmamohamed9664 2 роки тому +1

      You make me cry

    • @somalisujuu2592
      @somalisujuu2592 2 роки тому +4

      @@rahmamohamed9664 sorry dear sister 😘 I didn't wanted to make you cry 🙏 it was just an opinion so that the next generation should value our culture and memories 👌

    • @samatalismuseabdi1993
      @samatalismuseabdi1993 2 роки тому +1

      So what you telling the next generation is to listen music to ease when things get harder....i doubt

    • @habboosh423
      @habboosh423 2 роки тому +3

      Excuse me bro but when things get harder we must back to our lord only ALLAAH who can solve all the problems, so we don't need to worry about anything because we have ALLAAH with him everything will be amazing.

    • @maskiintiialleinaahmed733
      @maskiintiialleinaahmed733 2 роки тому

      @@samatalismuseabdi1993somalida waa funny adi xaa soo doontay hada

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 5 місяців тому +1

    Xikmada ummadeena illaah ku manaystay. Alxamdulillah. This song needs to cross boundaries and teach global humanity. Its wisdom is very affectionate to the souls.
    Presenting exemplary of contrasting situations can itself be counselling to some in a crisis and grieve.

  • @ahmedcaabi9175
    @ahmedcaabi9175 5 років тому +16

    Waalid iyo canaantii Agoon ciirsi laa garan i am crying wlhi Ax 😭😭😭😭😭😭

  • @hodmaniitaqueen
    @hodmaniitaqueen 2 роки тому +6

    Waarid iyo canaantiis 🥺 dhagool ciirsi yaa garan 😭 alla maxaan heestaan qalbigeyga taabatay 😭
    2022/11/27 maalin axad ah muqdisho city ka dhegeysaa 😢❤

  • @ayaanbadan7287
    @ayaanbadan7287 5 років тому +23

    23 September/2019 ayaan dhagaysanaya ayaaa dareen dhinacwal ba kataabanaya micno wayn ayay heestan ku fadhida 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @achmedlander3123
    @achmedlander3123 5 років тому +7

    Inu tahriib ku cadaab yahay qof so maarey ba garan
    Inu dhulka hooyo dahaab yahay qof qurbaha ku siilca ba garan
    Inu walidku qiima badanyey qof agoona ba garan

  • @hamdamowlid3490
    @hamdamowlid3490 5 років тому +4

    Aadana camal haboono inadatahy nin caqila iyo hand cod karo Geesnimo ku can baxy cindigayga labte Raag baa kaa calmaday iyo naf ku cashaqada garan ❤

  • @updyrachedosman7089
    @updyrachedosman7089 7 років тому +15

    Heestan kama xiiso Gooyo markasta oon murugsanahay ayaan dhagaystaa

    • @husseinadan1740
      @husseinadan1740 6 років тому

      Sålmån Pərsiå Abayo macan. Wlhi anigaba hada maqlo wax mar hore ayan so xasusta xaax xax

    • @xorbaynoloshukuteheceelafw9270
      @xorbaynoloshukuteheceelafw9270 6 років тому +1

      Sålmån Pərsiå walal SAS ban ahay ilaa yarantaydii murug kama dhamato alle ha IGA saro adigana ha ka saro wan iska oyaa mararka qaar intan dadka iska eego oo qol hosta ka xidho ama magalada gadhi ka raco oo banankeeda u boxo ayan iska ilmaya

    • @Palestina.576
      @Palestina.576 5 років тому +1

      @@xorbaynoloshukuteheceelafw9270 Sorry😥😥 wll dhibka Allaha ka saaro🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏.. Duco an dhamman ban guudka ku sudhay

    • @waaberifilms9718
      @waaberifilms9718 5 років тому

      @xor bay nololoshu kuu tahay ceelafweyn. dhamnten poe noloaha aya nocas ah alle dlka ha ino hagajiyo

  • @AyaanAli-ff7on
    @AyaanAli-ff7on Рік тому +3

    2023 🎉 /12 /19 subax 7:03 daqiiqo jako ayaan quraac ku samaynaya noloshyda culyska saaran allah uun ba og iso duce hadad iga dambyso jacaylkaygi aaam mudo so dhisayey baa burbur ku dhaw

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 4 роки тому +22

    اغنية جميله و لها معاني عميقه جداً ، بالمناسبه الأغنية من كلمات الشاعراسماعيل جهيي وبالصوت الفنانه المبدعه كلثوم بعدو

  • @asmaali3401
    @asmaali3401 5 років тому +2

    Adna camal haboonow inaadtahay nin caaqila iyo hanad codkarohoo geesinimo ku caanbaxay cindigayga noloshee dad ba kaa calmaday iyo qofku caashaqaa garan jacaylkaygii hore love you 😍

  • @abdirahmandahirmohamud6193
    @abdirahmandahirmohamud6193 3 роки тому +2

    Dabacsanida codka, joogga, Quruxda. Kaltuun waa exceptional. Noolaaw Maamo.

  • @filsanbare7963
    @filsanbare7963 5 років тому +3

    Laxaad caafi maad qaba
    curyaan heetiyaa garan
    😭😭😭 xaqiiq wllhi allxm ilaahay lixdayda laxad ii dhamays tiray cafimadna iigu daran allx yaa rabi Alle ha caafiyo inta bugta

  • @hamseomer2493
    @hamseomer2493 Рік тому

    In colaadu halis tahay in uu cadaw qabta garan oof calayk...
    Abwaan jiheeye wu ku faro yaraystay heestan kaltuna way ku xaragootay.
    Inta dawanysa 2023 ❤

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 3 роки тому +3

    " Adna camal haboonow
    inad tahay Nin caaqil ah
    Cindigayga laabtee
    Dadba ka calmaday iyo
    Naf ku caashaqda garan""
    Kaltun Hassan bacado ciyaalki hore 4 Mars.

  • @yahyeabdi5516
    @yahyeabdi5516 Рік тому +2

    Favourite song, watching 26/04/2023,
    Waba heesta kaliya ee dhabta nolosha kahadleyso wlhi.
    Hdd iga danbyso cafimad kudawo wll

  • @rahmamohamed9664
    @rahmamohamed9664 10 років тому +124

    that's what we call natural Somali beauty,which we lack nowadays, you are among the beautiful women in the world.mashaallah sister.

    • @amalahmed3309
      @amalahmed3309 3 роки тому +6

      you are right 💗💗

    • @samiyaahmed2846
      @samiyaahmed2846 3 роки тому +1

      @@amalahmed3309 😂😂2021

    • @abdinasiraden8138
      @abdinasiraden8138 3 роки тому +1

      Inte ka arkeysa quruxda shegeyso

    • @rahmamohamed9664
      @rahmamohamed9664 3 роки тому +3

      @@abdinasiraden8138 beautiful high cheekbones.you are unable to see.we see what you cant see.

    • @sssdddf8508
      @sssdddf8508 3 роки тому +2

      Yes that is somali beauty

  • @SakarieSaedadan
    @SakarieSaedadan 25 днів тому +2

    2025 waxan joogaa Tunisia illahoow hamiga noo rumee hees aad u cajiiba aan illaa libiya dhegaysanayay weeye xerada magafe markaan ku jiray illaa hada waan xusayaa ina wakhtigu cajiib yahay maxbuus ciilan baa garan

  • @ismailcarab3581
    @ismailcarab3581 2 роки тому +11

    2023 waxa ka dhiman 1 Bil kliya wxana ku jiraa Fasalkii ugu danbeeyey ee Dugsiga Sare wxan Leeyahy Hamiyo iyo Hadaf aad U wayn wxana rajeena inaa EXAMKA dowlada ku Baasi doono insha allah😭🤲

    • @hananwanag8319
      @hananwanag8319 2 роки тому +2

      Insha allah walal mcn ilahay haku fududeeyo wax walbo ood jeceshahy oo wanaag ah haku siiyo guul badan ayan ku rajaynayaa mustqabalka

    • @Mubaarig-oj3pw
      @Mubaarig-oj3pw 10 місяців тому

      2024 ayaa lagu jira wloH ma gulaysatay hadad gulaysataya ilahay umahad celi horana usoco oo hays dhiibin caqabada badan ayaa ka hor imanayaa

  • @FarhaanAliAbdi
    @FarhaanAliAbdi 4 місяці тому +1

    Heestan caawo igu soo horbaxday goos goos aan ku maqli jirey lkn hestan caadi ayey eyey tabanesaa
    Waalid io canantii
    Agoon ciirsi laan garan
    Inuu waqtigu cajiib yahay agoon dantu ciishet baa garan halahas anaa ku darsadey waa idin salamey dhameen waxaa si gaar u salaama inta agoonimo ku soo kortay waa qadar alle ilaahey wado waa no farudonaa❤❤

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 5 років тому +6

    Runti waa murti iyo aqli aad wano uaah, good job sister

  • @abdiazizali3509
    @abdiazizali3509 3 місяці тому +1

    Alle cimriga how barkeyo abwaan ismacil jaheeye bulshado dhanbu lahadeyey waa laba laba hadad ereryada ufirstadid waa aduunki odhan qof walba waxbey katabaneysaa kii agoonka ahaa kii jeelka ku jirey kii codogu hayey kii aan aduunka heyn kii dhaliyada ahaa kii cirobey kii wadadka ah waa cibro gabigeduba alle ha sharfo umada somaaliyed odhan oo hays jecelaysiyo

  • @luxurylifStyl3
    @luxurylifStyl3 2 роки тому +10

    Old Is Gold Still I'm listening july/ 2022
    Dhalinyaro Waqtigu Waa Cajiib Hadii Ilaahay Dhalinyaronimo iyo Caafimad Iyo laxaad Taama Ina siiyay Anku Xamdino #AlxamduLiLaaH

  • @MaxamedshugriAxmed-r3r
    @MaxamedshugriAxmed-r3r 6 місяців тому +2

    Walhi kaltuun jabuuti ayaan ku arkay iyado dal xiis utimid maalmo dhan baan isla joognay iyada iyo ciyaalkeeda oo sadex ah mana modayn inay iyadu heesra qaaday😢 2023 imikana waa 2024

  • @sadaqabdurahim851
    @sadaqabdurahim851 10 років тому +3

    Walid canaanti agoor ciirsi leh baa gaemran ax esh calaa hes wayaha dunida dhan ka hadlaysa ....love it

  • @amaalmalap....143official8
    @amaalmalap....143official8 2 роки тому +1

    Hees cajiiba ( Abwaan jiheeye ) Allh cimriga ha ku dheeryo amiin

  • @aslagombi260
    @aslagombi260 6 років тому +10

    Waalid Iyo canaantii
    Agoon cirsilaaa garan
    Heestan aad ayaaan u jecelahay

    • @fahadxasancade
      @fahadxasancade 6 років тому

      that wat i am talking about sow what u sean

  • @SAIDGALER
    @SAIDGALER 2 роки тому +1

    2023 galab khamiis ah hoteel ku yaala kampala anoo kaligey jiifa aan daawanaya rajo aad u wayn aan imaadaye illahow ii rumee😘

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 2 роки тому +4

    Heeskaani waa isku xidhe, wuxuu is waydaarinayaa fankii casriga ahaa ee 1950-1990 iyo kii danbe ee 1990-2000...
    Sifooyin iyo maakubyo shiiqsi leh baa ku sugan
    -Ismaaciil Cabdi Yuusuf Jiheeye.

  • @Haldoorka-18
    @Haldoorka-18 Рік тому +1

    Waalid iyo canaantii Agoon ciirsilaa garan 😪❤️ax wllhi way itaabatay intaasi

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 років тому +37

    Waliid iyo canantii ogoon ciirsila garan😣😣😣 ana agoon ah ws run walahi

    • @karamomaxmaed8771
      @karamomaxmaed8771 4 роки тому

      😕

    • @everydaybts2262
      @everydaybts2262 4 роки тому +1

      😭😭😭😭😭 walaalkey ciyaalkiisa ayaan ku xasuustey....... 219 ayuu geeriyoodey Allah ha u naxariiso isaga iyo aabahaba iyo dhamaan umada Muslimta intii dhimata oo dhanba amiin.

  • @yareabdille1464
    @yareabdille1464 6 років тому

    Manshaalah kaltun bacado wali way dhisantahay 1977 markay Jabuuti qadatay xornimada waxay ka mid ahayd gabhihi u hesay calanka ayada iyo fadumo haldhaa

  • @ilhaanqaali6281
    @ilhaanqaali6281 11 років тому +23

    heestan maalntii inkabadan 20 jeer waan dhegaystaa waayo waa waxa run ah waxay kahadlayso

    • @mohaamiin311
      @mohaamiin311 3 роки тому

      hhh Walee oo hada 2021 ma dhageyaataa🙄😅

    • @daacadyare8274
      @daacadyare8274 3 роки тому

      2021 xageed ku dambaysay
      Mase dhagaysataa wali 😂😂

    • @kupamazim6443
      @kupamazim6443 2 роки тому

      Oo wall hda Imisa jirta😂

  • @AnfacD
    @AnfacD 11 років тому

    Masha Allah Kaltuun bacado sis jir oo joog heestan caadi maaha ............ tks Ismaaciil jiheeye tks Alto, Slntv tks ..................

  • @pytroshyile5360
    @pytroshyile5360 4 роки тому +12

    We are Eritrea respect
    East African and Somalia
    Dijbuty,,,,one family and east
    Africa.

  • @abdisamedsaleban8635
    @abdisamedsaleban8635 7 років тому +53

    Walid iyo canantii agoon ciirsilaa garan yaa ila dhegeysanaya 2018 marz

  • @mahadabdi8907
    @mahadabdi8907 4 роки тому +19

    Heestan waxaan biloway maalintii aan dhabarka ka jabay bishii 01/November/2019 waa maalintii iku xanuunka badnay alxm lkiin hadda niayadeeyda weey dhisan tahay🙎‍♂️. Heestan wxeey taabanaysaa dadka dhibayada aduunka la gulma sida aniga oo kle 😑😑😑 ,

    • @xaajichanal665
      @xaajichanal665 4 роки тому

      Zhp Maxa kugu dhacay
      See uga jabtay

    • @gabadhugaradkudhalay4387
      @gabadhugaradkudhalay4387 3 роки тому +2

      Alle haku kabo abowe oo rabi haka kiciyo😔😔😔

    • @fartuuncabdi3580
      @fartuuncabdi3580 3 роки тому +1

      @@mahadabdi8907 wll allaah ku caafiyo hada maka kacday mise waa wali

    • @axmednuur556
      @axmednuur556 3 роки тому +1

      Alle haku caafiyo wllo

    • @fartuuncabdi3580
      @fartuuncabdi3580 3 роки тому +1

      @@mahadabdi8907 wll insha allaah waa ka kacee ila soo socsii maraa kacdo waa farxad

  • @khalidbare4991
    @khalidbare4991 3 роки тому

    Hees qimo wayn ku fadhidaa weyaan hestan waxa fahmi karo qof afsomaliga naxwahiisa yaqaaan o an ahayn dadkan fanka qimahisiii dilay ee kuso heso bac kasiii iyo wax kalo anan fahmayn inta fankiii hore fan inuu ahaaa aminsan o imka labahdilay waad salaman tahiin

  • @cadaaweaxmed6336
    @cadaaweaxmed6336 5 років тому +34

    In waqtigu cajiib yahay
    Maxbuus ciilan baa garan
    2019 yaa ila dhageysanaayo ?
    Like

  • @HayayaabeQowrax10
    @HayayaabeQowrax10 3 роки тому +6

    beautiful wlhi waxaan qiiroday heest markay marayso Walid iyo canaantii agoon ciirsi laa garan.

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 5 років тому +12

    😓😭😓••• Allow walidkeen Noo xafid’ Intii dhimateyna’ Uu naxariisO 🙏🏽
    #Kaltun_bacado 2019’ Eid mubarak

  • @Abdwazac71
    @Abdwazac71 4 роки тому +1

    Heeztan waxn dawanayaaa kadib markaan La kulmay abwaan kii zameyay #abwan ISMAACIL YUUSUF #JIHEEYE

  • @najibyusuf5650
    @najibyusuf5650 8 років тому +11

    waalid & canaantis agoon ciirsi la' ayaa garan...........yaa salaam.......codka heesta miraheeda & muusiga...................

  • @mohamed_deeq14
    @mohamed_deeq14 Рік тому

    Ayadaha cibrada sida caalimkii dhigta garan
    Waalid iyo canaantii agoon ciirsi laa garan
    Agoon mahi lkn rajo niman kuso koray😢
    Ala Hooyo la'aantu xuum😢ilahay hooyo haku naxariisto🤲

  • @mshire708
    @mshire708 6 років тому +4

    Me 2019 6/1/2019@ 7am UK LONDON TIME. Heard it for the first time from VOA JIHEEYE abwaankii qoray ayaa la wareysanayey.

  • @Abdikariinaadan
    @Abdikariinaadan 9 місяців тому

    Heestaan abwaan cabqariya ayaa curiyay erayo cajiib ah waan jeclahay suugaanta somalida ❤❤❤❤

  • @filsanmaxamed3339
    @filsanmaxamed3339 6 років тому +145

    Waqtigu inoo cajiib yahay
    Maxbuus ciilan baa garan
    Qiimo Cuudka leeyahay
    Sabool ceer ah baa garan
    Laxaad caafimaad qaba
    Curyaan heetiyaa garan
    Dhalaan iyo caruurnimo
    Duq ciroobay baa garan
    Adna camal haboonoo
    Inaa tahay nin caaqil ah
    Iyo Hanad cod kar ahoo
    Geesinimo ku caan baxay
    Cindigayga laabtee
    Dad ba kaa calmadayoo
    naf ku caashaqdaa garan
    Gugu inoo cudoon yahay
    Cid jilaal helaa garan
    in colaadu halis tahay
    Nin cadw qabta garan
    Aayadaha cilmiga sida
    Caalimkii dhigta garan
    Waalid iyo canaantii
    Agoon ciirsi baa garan
    Adna camal haboonoo
    Inaa tahay nin caaqil ah
    Iyo Hanad cod kar ahoo
    Geesinimo ku caan baxay
    Cindigayga laabtee
    Dad ba kaa calmadayoo
    naf ku caashaqdaa garan

  • @libanabas6018
    @libanabas6018 10 років тому +162

    wali ma arag heestaan hees uqalanta nice song

  • @amiinyousuf5471
    @amiinyousuf5471 3 роки тому +6

    04/09/2021 ....saturday ..02:51pm ..this song is so emotional. Plz and plz Thank to Allah for the blessings He has given you...and finally read this phrases
    In colaadu halis tahay
    Nimu cadow qabtaa garan
    Aayadaha cilmiga sida
    Caalimkii dhigtaa garan
    Waalid iyo canaantii
    Agoon ciirsilaa garan

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 4 роки тому +2

    Wooow ar kan amaan wey ku dhamaatey kaas yaa arkey 👏👏👏👏👏👍👍👍🌹🌹🌹🌹

  • @mexicoahmed7177
    @mexicoahmed7177 2 роки тому +11

    waxay i xasusisay ano yar buu abahay dhintay Allaha unaxariste tuladan kuso koray waxa jiray ader abo ladhashay oo damcay inu mamada gursado lakiin mamadu way diday guur waxayna tiri guur marabo ilmahayga iska korsana isaguna intii buu ka xanaqay markii dhaxalka abo laqaybinayay si xaq ah munan no siinin abo sadex hawena buu katagay iyo carur kale oo an walalo nahay kolka aderkay dhaxalka xaq musan u qaybinin. Malin kasta markan dugsiga ka imado waxan arkii jiray hooyaday oo oyesa isagana ka ohiyay ana xiligas ilmo yar baan aha markaan arko hooyo oyesa waan amusiin jiray ana waan oyi jiray ciil buu nagu dilay aderkay kadib markay Wax yar so waynaday baay hooyaday idirtay Nairobi si an u ado aderady oo xiligas Nairobi ganacsiyo ku laha Nairobi baan imid ano jira 11sano si an wax oga barto oo aderaday iga bixiyan wax barashada waxa la i geyay xafad kamid ah xafadaha aderaday mid kamid ah baa xafadisa igeyay markan dhowr bilod jogay xaska aderkay baa nafta ikeni jirtay oo an ka jogi wayay guriga mar aderkay baay igu dirta mar mar cunto an cuno baan wayi wiil ay iyada walalo yihin sarir iyo cunto uu cuno baa lodiyarin jiray anigana dhulka la isexin jiray cunto an kahelo iska daye amaan inay isiso baan ka wayay markii danbe aderkay baa la igu sodiray wuu ikaxeyay wuxu igeyay boarding school school la sexanayo oo laga so baxaynin walahi meshu igeyay markan laqabsaday xafada iyo boarding schoolka ka jecla saan udhiganayay waan dhameyay alxm markan dhameyay dhibco fican baan kenay ano raba inan jamacad bilabo baan waxan xaraysatay Dv lottery alxm wuu iso baxay waan baxay America galay halkasan kasii watay shaqo iyo wax barashaba alxm sanado kadib hooyaday iyo walaladayba waan kaso kaxeyay tuladii Nairobi baan guri oga gaday dadbadan oo intanan wax haysanin igu jesjesi jiray oo i daren siin jiray inan agoon ahay manta qarkood business an kuleyahay East Africa baay kawada shaqeyan iyaga iyo ciyalkodaba qarkamid ah kolka waligaa nolosha ha is dhibin heestan baan dhagaysan jiray wagas 2013 qimaha cudku leyahay sabool cayra baa garan

    • @yahyeabdi5516
      @yahyeabdi5516 Рік тому +1

      MashaAllah sis never give up, wlhi shakadada aad bn ulaqiroday
      Mela qaar bn iskumid kanahy blue InshaAllah wxn rajynaya iny wx isbadli donn.
      Qiimaha cuudku leyhy sabool ceydh ah ba garan.

    • @mexicoahmed7177
      @mexicoahmed7177 Рік тому +1

      ​@@yahyeabdi5516 saxib waliga ha is dhibiin ilahyna ku xidhnow dhib walba oo kuso mara allah ubandhigo inu ka qado qofka kudul miyana cafi wax walba wuu ku hagagi doona inshallah 👍👍

    • @yahyeabdi5516
      @yahyeabdi5516 Рік тому

      @@mexicoahmed7177 InshaAllah wll wxwlba wy iska hagagi donta. Thanks

    • @hodmaniitaqueen
      @hodmaniitaqueen Рік тому

      Masha allah apowe marna wllkey iga weyn aad baan ula dhacay noloshaada quruxda badan marna murugada ah ilaahey ayaa ku tusay nolosha qeybaheeda kala duwan adna waad u sabartay oo alle wuu kugu guuleyy aduunyo waa iska maalmo yar dad baa is raacinaya maahane wax laga qaadaa ma leh adoo safar ah soo gashay ayada oo taagan baa ka tegeyna
      Iimaanka alle ayaa ku siiyy Alxamdullilah kuwa kaa dambeeyana allaha tuso iney noqdaan Niman rag ah oo isku kalsoon bila aadam aniga oo naag ah ayaa ka fakan waaye 🥺lkn maalintaan ka boxo oon meel iska soo saaro baan arkeyna waxa qiimaha leh waxaan ahay gabar aabe la'aan ta waxey tahay soo aragtay weliba asiga oo nool aragiisa laga qariyy maaalin aaan leees qareen baa dambeysa 😢🥰dhib mlhn ilaahey adigana sidaa jeceshahay hakuu sameeyo hooyana iigu salaam apowe

    • @mexicoahmed7177
      @mexicoahmed7177 Рік тому

      @@hodmaniitaqueen thanks wallo marwalba Allah an tala sarano waad gulaysan insha'Allah

  • @Dhibka
    @Dhibka 7 місяців тому

    Waxan jira 26 hestan ugu yaran waxan dhageystaye 9 sano ban markan wax si arkaba so xasusta o an dartaa 😢2024 cawo waxan ka dawanaya galkacayo sacad wa 1 1:53 daqiqa anigo wayo badan so jabaye hadan Wali an wax I xagagina yaa rabi

  • @fatimae6905
    @fatimae6905 5 років тому +3

    Waxan dhageysaya Nov 2019 Allahayaw heesaha iga madoobeey aamin ta ii dhaha walalahayga somali yeet.

  • @barkhadabdi2426
    @barkhadabdi2426 4 роки тому +2

    In colaadu halis tahay nimu Cadow qabta garan big song kaltun bacado is legend of legends💯

  • @muhiimibrahim5214
    @muhiimibrahim5214 4 роки тому +4

    Wakhti inuu, cajiib yhy maxbuus ciilan ba garan 😭qiimo cuudku leeyhy. Sabool caydhaba garan 😥 laxaad caafimad qaba curyaan heetiya garan.😭 Dhalaan iyo caruur nimo duq cirooby baa garan. Heestan xaqiiq bay ka hadlaysa iyo Darren dhaba. Maanta xasuustay oo dhagaysanaya 3 / 1/ 2021😘

  • @anisomahamed203
    @anisomahamed203 6 років тому +1

    mansha allah bacado cod macan runti hestan waxay iso xasusinaysa jacaylgi hore

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 років тому +6

    Two thumbs up 👍🏾👍🏾For Bacado
    Hora Usoco Habo,

  • @apdyezak7479
    @apdyezak7479 Рік тому +2

    Waxa heestan dawanya habeen goordanbe ah waayaha aduun isla rafaadsanahy i.a Nolol quruxban oo waarta ka danbeeyn
    Habeen 2:49 Arabaca 22/3/2023 🙂

  • @mohizkadirmohamed7741
    @mohizkadirmohamed7741 4 роки тому +3

    Aduun waxaan joogna fartuun balbalaarka magool Ka tahay. Heesi waa kuwii 2015 io intii Ka horesay💯2021

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana 3 місяці тому +2

    11 Sano kadib hdaad daawanyso waa Legend dhaaftay Like dhac kusii hdaad iga danbaysid👍😂25/10/2024❤ 22:46🥺

  • @Najimanuura2801
    @Najimanuura2801 5 років тому +24

    ❤Abwaan❤ ismaciil❤ yusuf❤ cabdi❤(jiheeye)❤

  • @kayseali8070
    @kayseali8070 4 роки тому +1

    Heestan waxaa lahaa abtigay Abwaan Ismail Yusuf cabdi jiheeye alle ha barakeeyo caawa waxaanu wada joognaa magaaladda Hargeisa ee caasimadda Somaliland

  • @gulledahmed6788
    @gulledahmed6788 2 роки тому +4

    Heestan waxaan dhageysanayaa 2:15pm monday 18dec 2022 ilaahey hay rumeeyo Rajada aan qabo sannadka soo socda i.a❤

    • @Mudan-
      @Mudan- 2 роки тому

      Anna cawaa dhegaysana 02:42 maliintana 30 janvier 2023 😥

    • @DekaMuse-g2y
      @DekaMuse-g2y Рік тому

      amiin 😢

  • @ahmedmohamedomar1572
    @ahmedmohamedomar1572 6 місяців тому +2

    I'M AFAR BUT I LIKE SO MUCH SOMALIE MUSIC COS MY WIFE IS SOMALI