Runta maa la igu nacaa😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • Maxaa been ku falaa bal 😂

КОМЕНТАРІ • 53

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan 8 місяців тому +4

    Masar oo dhan waa wada amni cabsina malahan xabiibti keep going horay usoco ilmahaagana allaha kula koriyo waana kusaxantahay inad shaqaysato❤

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 8 місяців тому +1

    mansha allah wa talo wanaagsan ka faa'iideyso ceeb maha abaayo mahadsanid war gabadha walashiin caawiya oo niyada u dhisa somaalida qaar dadka dhibateysan wey sii walaan subxanalaah

  • @sadiyofarah3203
    @sadiyofarah3203 8 місяців тому

    Masar wadaamo badan ee yurub aye ka hormarsantahay dhaqatirtooda waa Calaami intooda badan qar mareykan iyo uk ka shaqeeya, waa sax sida sheegtay waaye masar.

  • @iloveallah3519
    @iloveallah3519 8 місяців тому +2

    Masha Allah naag rageed warkeeda waa cadyahay

  • @hafsofarah4278
    @hafsofarah4278 8 місяців тому +1

    Hory usoco qali ❤

  • @IlhaamAdam-hv7yk
    @IlhaamAdam-hv7yk 8 місяців тому +1

    Abayoy ani taladeyda waxaa fiican inaa vlog kasoo sameysid warbixin kasta inaa vedeo qaas ah kasoo dhigtit sidaasne views badan kuhelee aniga vedeo yadaada xayeysiiskiisa xitaa waa dhameystaa skip madhaho ilaahey adinka iyo ubadkaaga ha idin xafido qaali

  • @xamdaxubi9807
    @xamdaxubi9807 8 місяців тому

    Mahadsanid xppti wax barshadu bilaash miya sasa male

  • @hawawaheliyehawa7472
    @hawawaheliyehawa7472 7 місяців тому

    Abayo horay u soco❤

  • @Ladanabdullahi3845
    @Ladanabdullahi3845 8 місяців тому +1

    Masha allah ❤ shaqo wacan ilaahey haka qabto wixi shar ah

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 8 місяців тому +1

    Masha Alaha waa sax qaali ilaha ha ku xafido qaali ❤

  • @mankaaddow
    @mankaaddow 8 місяців тому +1

    Abaay caruurta allaha kula koriya 🥰🥰🥰🥰

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 8 місяців тому

    Masayr Schoolka luqa English miya Ku baxan madoyinka mise Nairobi jogaa

  • @halimokhaireh5710
    @halimokhaireh5710 7 місяців тому

    Walalow wa 3 malyoun oo lacagtee ah somalia misa masar ?

  • @FadumoMohamud-gy8th
    @FadumoMohamud-gy8th 8 місяців тому

    Hadan awoodo 1M wan ku gadhsin laha

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw 8 місяців тому

    Mashaalaah tabaarakalaah abaayo hora usoco❤

  • @foolhooradchannel156
    @foolhooradchannel156 8 місяців тому +1

    Wsc abaayo ❤❤

  • @SimraanQurux-mq5mz
    @SimraanQurux-mq5mz 8 місяців тому

    qoftan qasab bay yutup kugashe

  • @masbaalh4270
    @masbaalh4270 8 місяців тому

    Thanks sxib school English maleyahay mise waada carabi kasoo hadall❤❤

    • @fardowsakaahin5886
      @fardowsakaahin5886 8 місяців тому

      Haa abaayo eglish school wuu buuxaa ilmahayga geeyey

  • @fowziamohamud2172
    @fowziamohamud2172 8 місяців тому +1

    Gabar cadaado baxdo, caad,

  • @jirfe
    @jirfe 8 місяців тому

    Gabadh warkeeda cadaaysatay .baad tahay l like that ilaahay ha ku garab galo walaalo

  • @Omra-qt7jo
    @Omra-qt7jo 8 місяців тому

    Asc shax shax alaha ku ku xafido

  • @fahmohirsi3935
    @fahmohirsi3935 8 місяців тому

    Sac. Walalo. Allahkuxafido.

  • @ayaanabdi9538
    @ayaanabdi9538 8 місяців тому

    Keep going xabiibti ❤❤❤❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 8 місяців тому

    MaanshaAllah 👏🌹

  • @lailafarah2575
    @lailafarah2575 8 місяців тому

    Masha Allah ❤

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 8 місяців тому

    Well done gabar cadaado

  • @NuuradinAdam
    @NuuradinAdam 7 місяців тому

    Gusucu

  • @sahramohammed5735
    @sahramohammed5735 8 місяців тому

    Ala ha kugarab galo xbbti ❤

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri 15 днів тому

    Xafadee ayaad dagantahay

  • @fahmohirsi3935
    @fahmohirsi3935 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤. Duuuleyso. Walalo

  • @umuyahya
    @umuyahya 8 місяців тому +1

    Abayo aaway telephone kada what’s up ka
    Mida kale aqbaarka lacagta aad ku qaadatana so sheek huuno ileen hadii lagu so waco wa in laso diyaariyee lol

    • @YaanBintujamac
      @YaanBintujamac 8 місяців тому

      Wllo ma masar baa amini darto ah bisinka 😢 wan u socday eh ijebti yaa iga war bixiya

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  8 місяців тому

      ‪+20 109 344 7288‬

  • @iidocabdi5467
    @iidocabdi5467 8 місяців тому

    Guriga ugu jabani waa imisa wlo

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 8 місяців тому

    Thanks

  • @ayaanhusein7148
    @ayaanhusein7148 8 місяців тому

    Masha allah sax❤❤❤

  • @umuyahya
    @umuyahya 8 місяців тому

    Qofkii guri beec ah raba akhbaar guud ka bixi markaas kadib aqbaarkas wixii ka dambeya lacageyso aqbaarkaada

  • @sharifonur4345
    @sharifonur4345 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ce1yg5dr3z
    @user-ce1yg5dr3z 8 місяців тому

    Qof Ka guriga gadanaaa meeqa laga rabaaaa

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 8 місяців тому

    😂😂😂😂😂

  • @mariaabdullahihaji6271
    @mariaabdullahihaji6271 8 місяців тому

    Wll saa moday mahee iskataxadar ciyaalka ayaa laguxadaa ayaa maqlay Xaga amniga mafiicno dad amnidaro ugasoo guuray ayaa lashekeestay waliba dhoor qof

  • @user-ji9iz5qp8z
    @user-ji9iz5qp8z 8 місяців тому

    Masha allah abayo xamar qos jogo ayan raba ina keno e qofki maqo aya ku baxeso fisada iyo tikidka noso sheg macanto❤❤

  • @warisali2391
    @warisali2391 8 місяців тому

    Maaqo aa ku shaqaasa ina adeerey

  • @iidocabdi5467
    @iidocabdi5467 8 місяців тому

    Halka uun noga wada eeg

  • @zahrasaid1888
    @zahrasaid1888 8 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @luuleymohamed4333
    @luuleymohamed4333 8 місяців тому +1

    Firi ma madina nasr iyo madinty ayaa isku aamin ah naa dadka been ha I sheegin shalay ayaad timid qaahiro

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  8 місяців тому

      Wadanka dhan waa aamin meel aamin daro ka jirto ma arag aniga

  • @barliinnurmohamed7225
    @barliinnurmohamed7225 8 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂