farxiya cabsiiye ha la iga gaarsiiyo😳

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 155

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 8 місяців тому +6

    Mashaa Alaah, gabar qurux iyo aqli Alaah siyey baad tahay. Qof walba wuu kufaa malin. Khadro iyo Farxiya ha isku jawabinin,waayo hawl baday ayaa idin sugayo. Dumarkii Somaaliyeed baa idin sugaayo in aad talo iyo tusaale u noqotaan.🙏

  • @mudanmohamed
    @mudanmohamed 8 місяців тому +5

    Fariid ayaad tahay fathia absie waa legend❤ Qofka dunta fiican libinta ayuu bixiya sida adiga oo kale Khadra quruxeey barasho wanagsan magacaagana😊

  • @dahaboibrahim9159
    @dahaboibrahim9159 8 місяців тому +4

    MashaAllah Habo macaan Allaha ku Xifdiyo Addun&Akhiro.
    Carrurtada Xalaal Sii markaas Aya Alle ku Caawinayaa. ❤

  • @faadumomaxamed1342
    @faadumomaxamed1342 8 місяців тому +4

    Abaayo mcnto khadar Aad baan kuu jeclahey mcnto khofka fiican uun baan ladhibaaaaa inaallaha macalsaabarin kheyrka danbeyn❤❤❤❤❤❤💋

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 8 місяців тому +4

    Masar wax barashadeedu waafiicantahey ciyaalka iyo adigaba wax ka barta cilmiga Diiniga iyo maadigaba

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 8 місяців тому +4

    Asc maansha Allaah calafka waa Qadar Qadartana alle ayaa bixiyey habo guurka maanta jooga waa guri mugdi oo gacanta la galiye oo habo Samar guurka waa samar jamiil.❤ illaahey ha ku barakeeyo illaaheyna ha kuu xafido caruurtaada maansha Allaah.❤

  • @najmaahmed1440
    @najmaahmed1440 8 місяців тому +6

    thanks sister for respecting others

  • @rahmaabdilkadirmohamed8515
    @rahmaabdilkadirmohamed8515 8 місяців тому +4

    Waa ku wataaa abaayo. Love u self first. Dad bdn ayaa garabkaaga istaagi doona maalintaa Guuleysato.❤

  • @Mr.Beddal
    @Mr.Beddal 8 місяців тому +1

    Masha allah, hadal miisaaman ayaad ku hadashay, guulayso wlshy

  • @mercedes7890
    @mercedes7890 8 місяців тому

    Rasbakti ayaan kuhaya
    Sababtoo ah cid kaweyn
    Sida sharafta leh ugu jawaabtey guuleyso

  • @Abdulkhaadirahmed
    @Abdulkhaadirahmed 8 місяців тому +3

    ku soco Your heart has a heavy history in your life, even if you have made a mistake, it will wait for you, whether it is near or far, while you are sad or heartbroken.

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 8 місяців тому +4

    ❤❤❤masha Allah tabaraka raxmaan gabadh akhlaaq leh bad tahay oo degan Allah haku xiftiyo awlaadada barasho wanaagsan khadra 😅 .
    Farxiya waa qof qalbi fican iyadana way sixi kolay qaladkeda ❤

  • @user-xx1er7hf8w
    @user-xx1er7hf8w 8 місяців тому +3

    Istiqfaarta Badi abyo qof daacadaa la dulmiyaa sidaas dartayd ilahay kaasho❤❤❤❤❤

  • @kadra825
    @kadra825 8 місяців тому +2

    MASHA ALLAH KHADRA QURUXO HORUMAR WACAN WLL QALI IINSHA AALLAH GULAYSO WLL QALI AALLEH HAA KUXAFIDO ADIGA IYO ILMAHAGA MASHA ALLAH FARXAD KUQADO NOLOSHA IINTA KA DHIMAN AKHIRA AH JANOH WLL QALI THANKS SISTER HAMBALYO HAMBALYO 💝💝💝🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏🎉🎉🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ZahroMaxamedcali
    @ZahroMaxamedcali 7 місяців тому +1

    Habo mcnto ❤❤❤ illahay haku xifdiyo

  • @user-fe8gy9mh3n
    @user-fe8gy9mh3n 8 місяців тому

    Mansha allah huro soco Gobi way liicdaa majabto ❤❤❤

  • @umuaxmed5402
    @umuaxmed5402 8 місяців тому +1

    M.alah abyo gabar fcn tahay qalbi Salim laqdabo diid ankubixye qali guuuleyso

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 8 місяців тому +1

    Masha Allah si fiican ayaad u hadashay gabadh aqoonyahanad ah ayaad tahy, waan hubsa fathia inay soo hadli doonto ❤

  • @Sanaka2050
    @Sanaka2050 8 місяців тому +1

    Good job, you replied to her with respect.

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 8 місяців тому

    Farxiya cabsiiyana information qaldanba la gaadhsiiyay lkn aadbay ufiicantahay adna sifiicanba ujwaabtay ❤

  • @Liyan710
    @Liyan710 8 місяців тому +1

    Abayo Fathia is not bad person she only got videos from TikTok and it’s good You learn from your mistakes Alhamdulilah

  • @ilwadahmed3303
    @ilwadahmed3303 8 місяців тому +2

    ❤ fariid geesiyad horey u soco

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 8 місяців тому

    Masha Allah tabaraka Allah
    Good girl ❤❤❤❤❤

  • @ayanelmi9840
    @ayanelmi9840 8 місяців тому +1

    Nin somali guurkiisa Laguma dag dago sister

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 8 місяців тому

      Gaal cad baa lagu dag dagaa oo iyadoo gadhkiisa xun la salaaxayo mediaha la soo dhigaa sow maaha sida heblaayo dacar 👏👏👏👏👏👏👏

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 8 місяців тому +2

    Masha allh mss dahab waliga saan uqurx badnoow ilin kuguma ogi❤❤

  • @hamdimoha7399
    @hamdimoha7399 8 місяців тому +6

    waa ku salaamay Qadra😊
    one year kugu xiranahay manta lee magacaga na bartay😂😂 kistii xiirane inaa ka wadato na waa u jeednaa😋 intaasna kaftan waaye💋💋💋 noolow❤️

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  8 місяців тому +1

      Barasho wanaagsan waali😂 and thanls inaad one year igu xirantahay❤

    • @hamdimoha7399
      @hamdimoha7399 8 місяців тому

      @@Anigakaligeey waa u qalantaa in lagugu xirmo xbbti🥰❤️ Raga waxaa ku hishiin la'dihiin waa adigaa dumarka wax dheer oo rag cml ah😂😂 cadowgaga u noolow yaaqey👑👑

  • @kadra825
    @kadra825 8 місяців тому +3

    ماشاء الله تبارك الرحمن 🎉❤🎉❤🎉❤ اللهم امييين امييين امييين امين امييين امييين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fowziasheekibrahim8998
    @fowziasheekibrahim8998 8 місяців тому +2

    Mansha allah guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤

  • @Jamal21media
    @Jamal21media 8 місяців тому

    Hadii aad dhahdo ummad aan qancinayaa walal ma qancin kartide aysan umadan ku waalin fadlan danahaaga qaaska ka raaco horay uga soco qalbi dhagax insha Allah mid qalbi wanaag ah aan ku rajeeynayaa abaayo ❤

  • @fathiaabdi7300
    @fathiaabdi7300 8 місяців тому

    It’s the first time I have seen your videos and I like 👍 you ❤

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 8 місяців тому

    MaashaAllaah tabaarakaAllah. Allah wanaagga ha kuu siyaadiyo.

  • @janankajananka4650
    @janankajananka4650 8 місяців тому +1

    qoftan runtii waa waayo arag keep going on abti

  • @farhiyohusen
    @farhiyohusen 8 місяців тому +2

    Masha alaha wa iga farxisay san u so libiso farax qaca ha ka yeerte 😂😂😂

  • @familjahmed8646
    @familjahmed8646 8 місяців тому

    Cadaado i love how you keep the women code and didn’t insult farxiya gabdhaha somali guul 🎉

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 8 місяців тому

    Inshaa'a Allah gadaalsamadi nabi yuusuf Allaha ku siiyo.

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 8 місяців тому

    Mashallah fariid. Walaal caruurta Allah hakula koriyo ❤❤❤❤❤

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 8 місяців тому +2

    Wll waxaan kugu taageera dumarnimo ee xaaranta wll sidaa isaga illaaali si caruurtadu fiicnadaan. Siwacan baad uhadashay wll.

  • @rahma-wo5gl
    @rahma-wo5gl 8 місяців тому

    Maasha allaah si qurux badan ayaa ugadashay adna waa qyryxbadabtagy

  • @Queenjiija
    @Queenjiija 8 місяців тому

    Masha allah guul iyo gabonimo

  • @dekahaji
    @dekahaji 8 місяців тому +1

    Fariid good job 👏

  • @fahima6186
    @fahima6186 8 місяців тому

    ماشاء الله تبارك الله
    Horay usoco habo dad hadlakooda haubixin guuleeyso Insha Alla gabar yar bathy✌🏼👍❤

  • @naciimoabdikadir5558
    @naciimoabdikadir5558 8 місяців тому +3

    ❤❤❤❤ haquusane dain kasho abyo ❤❤❤❤

  • @munasaloog1444
    @munasaloog1444 8 місяців тому +1

    Markasta waxan jeclahay inan ku dhaho horay u soco abayo

  • @hodanmohamedlifestyle
    @hodanmohamedlifestyle 8 місяців тому +1

    Horay u soco guul wll❤❤❤

  • @ayubcharityfoundation8151
    @ayubcharityfoundation8151 8 місяців тому +1

    Have you done yourself? You are the queen keep going my love.

  • @aminhashi1333
    @aminhashi1333 8 місяців тому

    We love you 🥰 and your just keep going abay qalbi nafta ayuu kuu keenay wlhi ilahay mid qeer qaba haku siiyo ameen ❤❤❤❤

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 8 місяців тому

    quruxleey baad tahay Habo waligaa ha iska dhumin wax walbana waxbaa laga barrat wixii ku soo Mary.

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 8 місяців тому +15

    Masha Allah my sister wow Wow You are beautiful Don't let yourself down masha Allah 🤲💎💯👍👑🌹🏆🌎⭐️🥇✊️🦁✊️🫶♥️🫶🥰💋🇨🇦💋

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 8 місяців тому

    Masha allh qaali wankusoduceya in rabi awlada hakula koriyo aamiin 😊😊

  • @halimoyusuf7171
    @halimoyusuf7171 8 місяців тому +2

    Masha Allah ❤keep going sister

  • @ilhan6838
    @ilhan6838 8 місяців тому

    Masha Allah walsheen an garab istagno likes coment share an ku hurgufno

  • @haliimoubdilaahi1853
    @haliimoubdilaahi1853 8 місяців тому

    Maaasha allh wa sxa wllshi hore u soco

  • @abobasement346
    @abobasement346 8 місяців тому

    Masha Allah Looking 👀 so swt

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 8 місяців тому

    Masha allaah sharaf korkaaga ha ahaato ☑️👍

  • @umeymazaki3927
    @umeymazaki3927 8 місяців тому

    Maashaa allaa naag weyn cml u hadashya sharaf

  • @user-yl9ei1ed6c
    @user-yl9ei1ed6c 8 місяців тому

    Asc wallaashey kii swir kaada soo qaatay iyo kii kugu wiirsado adanana aan jbin aaku fin ama hakuu hormarto ama hakuu danbeyso waa kii liico oo kaco marka wallaashey gdaaklo samo mustqbal qurux badan allaahu ku siiyo naagaha in ey nolloshooda dhim ma arkey siino ladhah camal u hadlaayo allaayah diig

  • @kadra825
    @kadra825 8 місяців тому +1

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر اللهم صل على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم اللهم صل على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم اللهم صل على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 🎉❤🎉❤

  • @indhouroonali8938
    @indhouroonali8938 8 місяців тому

    Masha Allh abaayo markasta adaa libinta haysta maxa yeeley ubad baa alle kasiiyey gabdhaha kadabeyana waana utahay

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 8 місяців тому +1

    maansh allh maansh allh maansh allh wll macaanto guuulayso abidkaa macaanro🎉🎉🎉❤❤❤❤❤💝💝💥💥🦚💐💞💞🕋🕋🕋

  • @hindaqueen6503
    @hindaqueen6503 8 місяців тому

    Mansha allah cawa inana caadi mahi mansha allah 😍 ku raaxeso noloshaba abayo horma waxa qali dumar❤❤❤

  • @simanmh3223
    @simanmh3223 8 місяців тому

    Aqli badan ina cadaadaay boqorad baad tahay believe ❤❤❤❤❤❤❤❤👸

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 8 місяців тому +1

    Masha Allah you look beautiful today 🥰

  • @zuhurabintmusa5133
    @zuhurabintmusa5133 8 місяців тому

    Waaaw kumbe uko na channel.Mashaalah keep going walashey ❤

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 8 місяців тому

    Mansha allah❤so beautiful sister keep going long life❤❤❤👍👌

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 8 місяців тому +1

    Masha allha ❤❤❤❤❤❤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 8 місяців тому

    Mansha allaaah walalo qali ilaahy quruxuda haku siyadiyo qali ee hore usoco walalo qali masha allaah mardabe hacishon qali🎉❤

  • @ubahmalin4736
    @ubahmalin4736 8 місяців тому +2

    Masha allaha well done❤❤❤❤❤❤

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 8 місяців тому

    ماشآءالله الله GabarCadaado waan ku salaamay sifiican ayaad ula hadashay Fathia saabaa warka loo gudbiyaa ama waa la iska aamusaa. Xabiibtii Xageen kaala soo xariiraa Some information ayaan ooga baahnaa. Massar please walaaleey iisoo jawaab 🙏🏻

  • @nadifabarqadle554
    @nadifabarqadle554 8 місяців тому

    Inshaa Allah Alle mardanbe wax ku qayano kuma tuso abaayo

  • @abassabuudir6694
    @abassabuudir6694 8 місяців тому +1

    My dumashi keep going sister 🎉❤

  • @farxiyokhalif9424
    @farxiyokhalif9424 8 місяців тому

    Masha Allah tabarak raxmaan abaayo ❤❤❤❤

  • @cudooncabdullahi3284
    @cudooncabdullahi3284 8 місяців тому +1

    Ina adeertey guulayso❤

  • @fartuncabdi3782
    @fartuncabdi3782 8 місяців тому +2

    Sister dahabka qarso almino dhagaha xitaa 😂😂😂

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 8 місяців тому

    Baraha bulshaka hadaa soo gashay xataa hadii lagu caayo ha ujawaabin mar hadaa jawaabto waa lagugu caafimaadin cudur dadeena haya baajira oo lagu caafimaadayo marka lagaa xanaajiyo. hadaa aamusto way xanuusan manaal naago waa wayn iyo rag cayay dhagaha bay xiratay mar kaa aamustid way xanaaqin

  • @aminaaden3777
    @aminaaden3777 8 місяців тому +4

    Khadra waan ku salaamay love from Birmingham UK.

  • @fawsiagaal6901
    @fawsiagaal6901 8 місяців тому

    Legend you are beautiful
    Keep going

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 8 місяців тому +2

    Manshalah 🎉🎉🎉

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 8 місяців тому

    Ale hawgargaaro miskiinta from burco

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 8 місяців тому

    MaanshaAllah Baeutiful ❤️🌹

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow 8 місяців тому +2

    Farxiya cabsiiye waa habar waalan oo caruur isku heysata

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 8 місяців тому +1

      Qoyan is supporting another qoyan 😂😂😂, Fatxiya calaacal ma taqaan iyo nin laso xaraysto oo marna la biilo marna i fuul la dhaho

    • @Jamaalabdiow
      @Jamaalabdiow 8 місяців тому

      @@rosemarie6347 habarta dhacdhacday ee gunta ah abriska u ekaatay gabadha yaryar ee qurxoon yeykamaseerin. Duq waji guumees farxiyo

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 8 місяців тому

      Dulayste cad oo loser ah bay public u roorsanaysay oo gadhkiisa iyo wajigiisa xun u salaaxaysay oo dhareerka ka tiraysay flight 13 iyo welfare queens bilaa aqoonay badawsataa fathiya cabsiiye

    • @Jamaalabdiow
      @Jamaalabdiow 8 місяців тому

      @@jamaadnuura10 habarta gabowday usheeg

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 8 місяців тому

    masha allah allow kudhowr ❤❤❤

  • @ayanelmi9840
    @ayanelmi9840 8 місяців тому

    Qaarad lay iyo aniga kaligay waaa iga gadanyihiin labadaas Magaca

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 8 місяців тому +2

    Don’t worry Safiyo is not snipping at you! My sister safiyo Somali man ayeey Bibito ka furatay she digs all our faults like other communities are freaking Angels! She is just exploiting broken homes and increase fitno! In a way some of us Somali men need a kick up the butt but Bibitodaan malin walba dhawaqeyso is too much and repetitive

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 8 місяців тому +1

      Shame on her

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 8 місяців тому

      Waryaa you are wabawejiile. Fatxiyaa weey idiin wanaajisaa.

  • @hamdixarago8009
    @hamdixarago8009 8 місяців тому +1

    Gull aabayo qali ❤❤

  • @khadrmohamoud3324
    @khadrmohamoud3324 5 місяців тому

    Abaayo farxiya waii waladth

  • @Suuraomar143
    @Suuraomar143 8 місяців тому

    Masha aallah abayo wa ku saray❤❤🎉

  • @najmaahmed1440
    @najmaahmed1440 8 місяців тому +1

    keep going 💪🎉 rest of your life

  • @kaltumnur4581
    @kaltumnur4581 8 місяців тому +3

    Si fiican baad u hadashy qurleey nin ima baahnid nin isagaa kuu baahan

  • @fahmamahamed7181
    @fahmamahamed7181 8 місяців тому

    Insha allaah Abayo rafad raxo aya kadanbaysa

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu 8 місяців тому

    horay usoc wll❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zammohammed856
    @zammohammed856 8 місяців тому +1

    😢 abayo hadad ka aarsatay maxad warkiisa ku fali inaadan aarsan baan modayee

  • @haniaden8930
    @haniaden8930 8 місяців тому

  • @bakoowhajji3855
    @bakoowhajji3855 8 місяців тому

    Waan kuwataa huuno

  • @haniaden8930
    @haniaden8930 8 місяців тому

    inshaallaah habo. aamiin

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 8 місяців тому +1

    waxaano dahab hadaaba hysatid faarx muxu kusheegaaa soysoy dheh haaati

  • @surermohamed7787
    @surermohamed7787 8 місяців тому

    Walashay hore usoco

  • @ubahpuntlander6781
    @ubahpuntlander6781 8 місяців тому

    Gabar aadg mash allaah 🥰

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj 8 місяців тому

    Fariid bastahay wsliba dhaqan diimeed leh halkaas ka wad guurkuna was calaf was runtaa cidasn asminsanayn was qof aan qadar ta ale aaminsanayn

  • @ifka-nuuraabdi4345
    @ifka-nuuraabdi4345 8 місяців тому +1

    Si fiican baad ula hadashey

  • @hamdamuse7771
    @hamdamuse7771 8 місяців тому +1

    Asc sax waxaad la baxday halkaa kaga hay