Guure Q 1aad Waa Buug Ka Sheekeynaya Taariikh Sheeko Dhaqan Iyo Soomaalida Iyo Xabashida

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 62

  • @QarniJoog102
    @QarniJoog102  6 місяців тому +16

    Buuga Cishqi Iyo Colaad Ama Koora Dadab War Ayaan Idin Kasoo Siinaa

    • @Ahmed_edits_23
      @Ahmed_edits_23 6 місяців тому +2

      Kan fasax maka heysataa wll si eey channelkaga qalqal u galin buugga bilawgiisa sow kuma qorna digniin sooma aqrisan miyaa ????

    • @bintusoomaal143
      @bintusoomaal143 6 місяців тому +1

      ​@@Ahmed_edits_23buugu wuxuu qiimo ku leeyahay in dadka lala wadaago teeda kle daabacasahada laga baayac mushtaraa xune ee in la akhriyo ama laga sheekeeyo ceeb maahan

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  6 місяців тому +1

      @@Ahmed_edits_23 Haaa

    • @user-lh1mk9fr3t
      @user-lh1mk9fr3t 6 місяців тому

      Oky zhp sodhaqso

    • @habibaodowa3644
      @habibaodowa3644 4 місяці тому

      @@Ahmed_edits_23😅😅😅😅

  • @hoodojaamac9592
    @hoodojaamac9592 6 місяців тому +5

    Masha allah waad ku mahadsantahey dedaalka naf hurka ah ee bulshadada aad ugu jirto.
    جزاك الله خيرا جزاء ❤🎉

  • @munamoalin5879
    @munamoalin5879 6 місяців тому +6

    Guure waa buug aad u qiimo badan oo aan kaa sugayne mahadsanid sida aad utixgalisay codsigena🫡

  • @hanadali
    @hanadali 6 місяців тому +3

    Wad Ku mahadsan tahay sida quruxda badan aad nola wadagto murti iyo mahmahayada iyo sooyaalka somaliyed 💯👍🎉🎉

  • @user-oh1fm1cg2d
    @user-oh1fm1cg2d 29 днів тому

    Muxumud illhe ha unaxristo asi iyo xaskisa miskii🇸🇴❤

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale 6 місяців тому +2

    M.a noo soo badi wall waad mahadsantahay annaguna waanu ku garab taaganahay💯

  • @user-hl9oz8nd3k
    @user-hl9oz8nd3k 3 місяці тому +1

    Sheeko muhiim ah

  • @siyatguhad6311
    @siyatguhad6311 5 місяців тому +1

    Mansha Allah wll guul hadhagaysan calooshii laciyaarka tariikhdeena waa Muhiim maalin walba waxaan dhagaysanaa tariikho Dalal kale sii wad wll ha Ka daalin ❤❤❤

  • @user-ek7yt5yk9y
    @user-ek7yt5yk9y 6 місяців тому +2

    M.a from magaalada gode gacalo 🥰🥰🥰❤❤❤

  • @Suuley-ej2pr
    @Suuley-ej2pr 5 місяців тому +1

    masha allah
    sxb inta adnowadi kartid nowad
    sxb

  • @foziamohamed7456
    @foziamohamed7456 6 місяців тому +1

    Mashalla, great story

  • @user-jd5hd1kf5z
    @user-jd5hd1kf5z 6 місяців тому +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @abdigeesey323
    @abdigeesey323 6 місяців тому +1

    Welcome back bro🙌

  • @FahimAnimals
    @FahimAnimals 6 місяців тому +1

    Wixiiba waad nanacsiisay sheeekadii cishqi io colaad inaad nagu kala goyso waa nasiib darro wllhi bro😢😢😢

  • @v-r9250
    @v-r9250 6 місяців тому +1

    Buug cajiib ah

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 6 місяців тому +1

    Ustaad waxabd moda qabkaad shekada udhigigaysid inaad joogto xiligi shekadu dhacday horay usoco ❤🎉

  • @barkhatabdi1248
    @barkhatabdi1248 6 місяців тому +1

    Mahadsanid ustaad

  • @siciidlibaax8782
    @siciidlibaax8782 5 місяців тому +1

    Thanks

  • @user-pv8ob4ie5x
    @user-pv8ob4ie5x 6 місяців тому +2

    Mahadsaned

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 6 місяців тому +1

    Maadhaay adaa gaclootay guure yuuyahay adaa garheysaye guure yuuyahay guntisa gadaalana yeey galeeysaa cidis inu aado soboqdo kawarqabo kawaramo

  • @user-bn3pi4rw9b
    @user-bn3pi4rw9b 6 місяців тому +1

    Thanks 👍

  • @baahiyechanal7288
    @baahiyechanal7288 4 місяці тому +1

    Qaybtì 3àad

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 6 місяців тому +1

    Fadlan wall noo dhamaystir sheekadii koora dadab

  • @TAPshaneTAP
    @TAPshaneTAP 6 місяців тому +1

    Legend boqol sheko kala kana kuwi hore so dhamaystir 😂

  • @Abdinor8
    @Abdinor8 6 місяців тому +1

    Away shekede hore ayaba no dhaman sxb maxa dhacay San u sugene wan dalnay Horta ma cafimaday lugti ilah haku cafiye shekeyinka no dhames tir masul

  • @filsanabdi7002
    @filsanabdi7002 6 місяців тому +1

    Sharaf iyo karaamo dushaada ha ahaato walaalo.

  • @Alinoor-zm2hm
    @Alinoor-zm2hm 6 місяців тому +1

    M.a wllka

  • @saki1114
    @saki1114 6 місяців тому +3

    Froom balad weyne🎉❤

  • @user-xj4ot8vx8b
    @user-xj4ot8vx8b 6 місяців тому

    Tiii hore oooon dhamaaaan midkale waali weeeyi

  • @AYYUUBABDI
    @AYYUUBABDI 26 днів тому +1

    Sxb sheekoyinkaan aad bay noo anfacaayan ee buugagta mala heli karaa

  • @nuurduuble1060
    @nuurduuble1060 6 місяців тому +1

    Buugii Koore Hadii Laguu Diiday
    "SHANDARANLEY" Noogu Badal

  • @kafiaali4655
    @kafiaali4655 6 місяців тому +2

    Meeye buugii koore dadab isoo jawaab pls

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  6 місяців тому

      Ninkii Lahaa Wuu Diiday Muuqaal Ayaan Kasoo Sameyna Insha Allah

  • @MaxamedAminFaray
    @MaxamedAminFaray 6 місяців тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
    Qarni joog waad mahadsantahay wll, Koora dadab miyaad soo wadin.

  • @idrissabdillahi876
    @idrissabdillahi876 6 місяців тому +1

    Ruunti buugan waa buug aad iyo aad ou xisoleh hadaba qabb 2 ayaa jiiro maha yaa

  • @Ciisenews
    @Ciisenews 6 місяців тому +1

    Zxp ❤❤❤

  • @x5caano938
    @x5caano938 6 місяців тому +2

    Cishqi io colaad kaas maad soo dhamaystirtid sxb

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  6 місяців тому

      Buugaas Ninkii Lahaa Ma Ogola

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 6 місяців тому +1

    Wcs

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 6 місяців тому +1

    Wall adigoon sheekadii hore dhamaystirn miyaa mid. Kle bilaabin

  • @Abdimalik.shide..
    @Abdimalik.shide.. 6 місяців тому +1

    Zxb sheekadii hore meeday qaybteedii 3aad

  • @user-gu2mi8qe3k
    @user-gu2mi8qe3k 6 місяців тому +1

    Abowe aaway sheekadi koora dadab maba noo dhameyn saan usugaaye waan daale😢

  • @FahimAnimals
    @FahimAnimals 6 місяців тому +1

    Macquul maha taas ninka maad naga sasabtid

  • @mukhtaarmuuse6351
    @mukhtaarmuuse6351 6 місяців тому +1

    waxan naga daayoo mee buugi koore dadab

  • @idrissabdillahi876
    @idrissabdillahi876 6 місяців тому +1

    Talabte waxan kou jiire buugan halte baa laga helaya, sabtoha waxan innan ibsodo

  • @awacabdi4114
    @awacabdi4114 6 місяців тому +1

    Koore dadab ayaanu 3 wiig sugeynay markaasbaad aayar ku kale iska bilaabeysaa zxp waxani ma arinbaa😢

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  6 місяців тому

      Koora Dadab War Ayaan Idin Kaga Hayaa