Waayojoog: Markaan dhaawacmay waxay igu yidhaahdeen horta qolomaad tahay. Halgamaa Doob Qaybtii 2/4

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 лип 2023
  • Waayojoog: Halgamaa Maxamuud Xasan Doob Qaybtii 2aad.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 79

  • @abdikaniahmed3961
    @abdikaniahmed3961 11 місяців тому +9

    Allah ha u naxariiisto mujaahidintiii ku geeriyooday inta nool na sharaf iyo karaamo Allah ha siiyo way noo soo halgameen e SNM forever

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 11 місяців тому +18

    habar awal waa gob walaahi waa gob illaahay ha xafidee

    • @markihoremaxadtidhi916
      @markihoremaxadtidhi916 10 місяців тому

      Hbr awal waa caydh dowlad ku nool oo cashurta umada laga so guro lagu biliyo !!
      Hbr awal kuwi siad bare hoss fadhiyay marki isaaq hagalmayay weyi!!

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 2 місяці тому

      ​@@markihoremaxadtidhi916😂😂😂😂beenta ugu weyn bd sheegtay😂😂😂😂😂

  • @The-Black-Star-of-Somaliland
    @The-Black-Star-of-Somaliland 11 місяців тому +4

    Thank you SNM Ilaahay abaalkiina Janno haka yeelo

  • @dahaboqurux1858
    @dahaboqurux1858 11 місяців тому +2

    Mansha Allah tabaraka Allah mujaahid Allah haku xafido, dhulkaa u ka sheekaynayo waan wada garanayaa. Geesi geesi dhalay❤❤❤ . Nasirow bal magaalada Alaybaday tag taarikh badan iyo mujaahidiin qaaliya ama family yadoodii ayaad ka helidonntaaye. Sida mujaahid kiii ay faqashtu intay gaadhi dabada kaga xidheen magaalada dhex jideen.

  • @mohammadessaady5237
    @mohammadessaady5237 2 місяці тому +1

    Mujaahid Haaji Yaxye Ibraahim ilaahay ha u raxmado, gobanimo ayuu u galay mujaahid doob. Ilaahay ha u raxmado dhamaan mujaahidiintii SNM.

  • @mohamedarts8485
    @mohamedarts8485 11 місяців тому +9

    Fanax waa dirawalka Baska Macalimiinta Dugsiga sare ee Qalax.
    Stele ninka taarka baray ee u shgayo malin kasta waan arkaa.
    inta nool ilahay cimriga ha siyadiyo inta dhimatayna Allah ha u naxaristo

  • @abucubayr8517
    @abucubayr8517 11 місяців тому +4

    Abtigay muj guudo allah ha u naxariisto wuxuu ka mid ahaa ragg naftooda u huray wadanka

  • @yusufmussa733
    @yusufmussa733 11 місяців тому +4

    Gobanimada iyo Walaalnimadii maalintaa taagneyd waxay aheyd tii keentey guushaa maanta la hadhsanayo.

  • @user-sf8wc6wc6v
    @user-sf8wc6wc6v 11 місяців тому +12

    mujaahidiinta reer galbeedka iyo kuwa reer barigu waxay kukala duwanayihiin cuntada waayo galbeedku markay laba talaabo qaadanba hadalkooda cuntaa kujirta , reer barigana waxad maqlaysaa todoba cisho wax maanu cunin miidhan🤣🤣

    • @keyseamare8658
      @keyseamare8658 11 місяців тому +2

      Saxiib waa Runtaa..balse sababta ma fahantay..... sababtu waxa weeyi Galbeedku waa dhul yar oo ah 200km, waana dad badan yahay...laakiin barigu waa dhul balaadhan 500 km ma helaysid cid degan ..taasi ayaa kala weecisay

    • @mahamedjamaahmed6405
      @mahamedjamaahmed6405 11 місяців тому

      Nina lood buu ag jooga
      Nina Geel bu raaca.....
      Waaa AG-JOOGE
      IYO
      GEEL'JIRE .....
      SIDA LO'DA AYEY U DHAQMAAN REER GALBEEKU

    • @user-mk1ux6uu1p
      @user-mk1ux6uu1p 11 місяців тому +1

      Galbeed dhulkeedu waa koo banyahay
      Barigaa degenkaa ayaa kalaa fog

    • @almorxmn2614
      @almorxmn2614 11 місяців тому +1

      Guutadii 99aad EE Galbeedka JIDHIF watay 7 cisho iyo 7 habeen bayna wx cumin oo dhulkaa saameeyaa, marxlada adag

  • @almorxmn2614
    @almorxmn2614 11 місяців тому +2

    Mujahid yaxye xaji Ibrahim Taliyihii guud EE guutada 5aad Alleh yarxama, goaanka uu gaadhay EE ahayd 5 ta irbadood haloo hayo ninkaa HJ EE jibril Abokorow idinku dawoyinkiina udoonta MEEL kale,
    Runtii waa arin cajiiba oo nin goaan adagleh uu qaadan Karo🙏

  • @ahmeddool
    @ahmeddool 11 місяців тому +2

    Walaahi ninkan warkiisu aad ii taabtay iyo deegaanka gobonimada taalay

  • @w410921
    @w410921 11 місяців тому +3

    Maansha alaa, mujaahid xalaal ah

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 11 місяців тому +1

    Waa Taariikh la soo maray. Guul Qaranka Somaliland

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 11 місяців тому +4

    First

  • @Dahir-Ismail-Goley
    @Dahir-Ismail-Goley 11 місяців тому +3

    Beebaa na daba galay muda xabad nagu ridaaya anaga oo A47 wadana waa sheeka ku laabasha mudan

  • @abdiqaniaxmed6703
    @abdiqaniaxmed6703 6 місяців тому

    gob gobi dhashay weeye sacad muuse iam from oodweyne. ninkaa siday u hayeen waa gobanimo

  • @w410921
    @w410921 11 місяців тому +2

    Hadaan dhamaystay barnaamijka, waan qiirooday waxa dhib Dalkan loo soomaray

  • @ahmedomar2274
    @ahmedomar2274 11 місяців тому +4

    Aad basnu u xiisaynaa waad ku mahadsantihiin

    • @june6206
      @june6206 11 місяців тому

      Beenta ayad xisaynaysa😅😅😅

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 11 місяців тому

      ​@@june6206abaha faqash bu aha somaha huno😂

    • @KAMAALSHAH-sc9ms
      @KAMAALSHAH-sc9ms 11 місяців тому

      @@june6206 abaha kuwaan gabilay ku biraysanay ayuu ahaa sowmaaha huuno

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 11 місяців тому +1

    Mujaahid Doob hala gaadhsiiyo Dhakhtarkii Cumar Weyrax waa geeriyooday 2022 kii Allah ha u naxariisto....intii Somaliland jirtay wuxuu Macalin ka ahaa Dugsiga Caafimaadka ee Hargeysa ee ku yaal Dhakhtarka TB-da agtiisa

  • @garaadabdi5768
    @garaadabdi5768 11 місяців тому +1

    Manshallah

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 11 місяців тому

    Ibraahin aw axmed Taliyahaa watay ninkani adeeekay buu Saraakiishii Snm Qaybtii 99aad Galbeedka kadagaalami jirtay ayuu ahaa Alla hau naxariisto wuu geeriyooday.

  • @ayaanadan1570
    @ayaanadan1570 11 місяців тому +2

    Benegi idin ba joogay xagu danbeeyay miyaad gubteen mise wi cararay wanki la idin siiyayna xagu ku danbeeyay

  • @warsameahmed1501
    @warsameahmed1501 11 місяців тому +1

    Ilmadeerayaalow, ilaahay ka baqa oo CIWAANKA SAXA, xumani ifka waa kuseejin, cuqdadu dadka ayey kaa reebi

  • @dawand6946
    @dawand6946 11 місяців тому +1

    ❤❤

  • @cabdalesiciid8043
    @cabdalesiciid8043 11 місяців тому

    Mujaahid Jaamac buti Allah haxafidee jaar baanu mahay

  • @kaamilabdirahman210
    @kaamilabdirahman210 4 місяці тому

    Waayo joog

  • @maxamuudmuse2186
    @maxamuudmuse2186 11 місяців тому

    Tariikh wareer ah ayuu ka waramay muj

  • @nasradinmihamed8765
    @nasradinmihamed8765 6 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @cabdikarimofficial4689
    @cabdikarimofficial4689 11 місяців тому +1

    Waayo joog xanunbad qaada hadii taarikhda hbar awal lagaaga shekeyo
    Cinwaanka iska sax tarikh iyo faan garxajisby cagaar ka dhigi layday tacab iyo aqoonbaa laysku dhaafay😊

    • @cawilfaanto8994
      @cawilfaanto8994 11 місяців тому

      Adigaba hada xanuunkaa muuqdaa
      Ma taariikh baad leedahay
      Muuse 2021 taariikh been ah buug kugu soo qorayey
      Miyaad taqan isaaq lab iyo isaaq dhedig mooryan baa magacaa idin bixiyey isaq dhediga aabo soo waydii huuno ilko dheeray

    • @june6206
      @june6206 11 місяців тому

      @@cawilfaanto8994😅😅😅

    • @awalederia9601
      @awalederia9601 11 місяців тому

      Waar xanuun ayaad tahee waa nin habar jeclo ahee cadii iska dhig oo futadada difacaye h awal lahayne

    • @awalederia9601
      @awalederia9601 11 місяців тому

      Waar xanuun ayaad tahee waa nin habar jeclo ahee cadii iska dhig oo futadada difacaye h awal lahayne

    • @mhussein3136
      @mhussein3136 11 місяців тому

      Ninkani waa réer daahir

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 9 місяців тому

    halgankii xalaasha ahaa

  • @abdiabdillahi9179
    @abdiabdillahi9179 11 місяців тому

    Titleka aad soo qorteen wuu qaldanyahay xumaantu ma wacna.

  • @abdimaxamed7193
    @abdimaxamed7193 11 місяців тому

    Wariyaha lasheegayaa waaninkan ookale kama dhexgalayo doobna kama caajisayo

  • @mohamedwiilwaal5341
    @mohamedwiilwaal5341 11 місяців тому +3

    waxaaan aad iyo aad ula yaabay waxaynu soo marnaye waxaynu ku jirno , yaxye xaaaji ibraahin waa nin reer duxoooda waana sheekh almis yaxye aabihii waa ninka sargaalka dagaalka hogaaminyay allaha u nxaristo , guudo waa nin reer cigaala waa reer dalal dhamaan ragani allaha u nxariisto

    • @almorxmn2614
      @almorxmn2614 11 місяців тому

      Aad labaduba waa reer dalal

  • @mohamadabdi6785
    @mohamadabdi6785 11 місяців тому

    Captionka/Ciwaanka barnaamijka aad ku qurteen iyo mujaahidu siduu sheekada uga waramayaa waa isku opposite. SOOMAALIYI DHAMAANTEED WAA GOB MARKA MIYIGA LA JOOGO

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 11 місяців тому

    waaruntii markaa I talaabeyney waxaanudhexmarney. la adaa buurood caabudla iyo habaasweyen dhex deeda waxaanatalaabinjirey. ciidamadii snm taxoogayey nagutapas in jireen. waayo faqashtii waxey rabeen Iney shacabkalaayaan

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 11 місяців тому

    29:44

  • @abdimaxamed7193
    @abdimaxamed7193 11 місяців тому

    Kalabaydh dagaankaygii allow kubarakee

    • @almorxmn2614
      @almorxmn2614 6 місяців тому

      deegaan reer dalal weeye

  • @HamzaAli-so7wz
    @HamzaAli-so7wz 11 місяців тому +2

    Mujaahidkan hadalka waa deeqsiinayaa dadka niman aad is odhanayso ma xaaraanbay ka dhergeenbaa ubadan dadkaa waraysato

  • @afardhaanoffiacl3321
    @afardhaanoffiacl3321 11 місяців тому +1

    😅

  • @siciidmaxamed9918
    @siciidmaxamed9918 11 місяців тому +3

    Hub Ka Reer Hagar Maxaad s Sawiradooda u Adeegsanaysaan?!😡

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 11 місяців тому +2

    CIIDANKA GARXAJIS AYA HARGEYSA QABSAN DOONA

  • @yasinadam8488
    @yasinadam8488 День тому

    War reer bari o dagaal badan ba galin bad nooga sheekaysaa

  • @mohammedhassen964
    @mohammedhassen964 Місяць тому

    QAXOOTI baa hubeysnaa kulahaa, Been badanaa

  • @ciisemadoobe3549
    @ciisemadoobe3549 2 місяці тому

    Been badanaa 😮😮

  • @mohamedguudcade
    @mohamedguudcade 9 місяців тому

    Wariyuhu xaguu ku arkay qorigu sida uu u dhacayo ma maxaakiimtii iyo alshabaab ayuu ka qayb galay 🤯🤯🤯🤯🤯🤯

    • @user-fv3vr7mq6b
      @user-fv3vr7mq6b 2 місяці тому

      Saaxib baad tahee qoriya babaygu hoos uma dhaco toos iyo hareeraha