Salaam Calaykum, Xoraynta Cabdilaahi Barkhad Askar waxa ay u baahantay in buuggaag lago qoro. Aflaana laga sameeyo. Ibraahin Koodbuur waa halgamaa WAYn, Ilaahay ha u naxariistee.
masha allah maxa geesi naga dhashay noolada if iyo aakhiroba guulaysta janadan ilahay idinka baryaay snm wa rag nool oo ilahay jecel ilahayna insha allah jecel yahay wa rag nafo badan badabadiyay ilahay ha badbadiyo
C/laahi haddaanu geesi ahaan lahayn,turki iyo ina kood buurba waa la dililahaa,lkn geesinimadii ka muuqatay ee uu sheegi waayey ayaa keentay inay iyaguna u hiiliyaan oo nafta u hibeeyaan,(rag xul.ah ayey ahaayeen). Waa siday ila tahay.
RAGII QARANIMADA KEENAY EE WADANKAN XOREEYEY AAKHIRO AYAY JIRAAN INA KOODBUUR LIXLE HARAG WAAFI INA KOOSOOR MAXAMED CALI XUSEEN DHEERE XAMDULE CUMAR DHAKA FINISH LABASXO SCUCUUDI ALAALE IYO QAAR KALE SARAAKIISHII HABAR YOONIS WAXA KA NOOL AXMED MIRE OO DALKA KA QATAN MAANTA LIBTA WAXA SHEEGTA INA KAAHIN IYO SIILAANYO IYO INA BBIXI OO MADAX WAYNA HA JAMHUURIYADA SLAND AH
That group of Mujds were the elite brave hero’s of Isaaq national identity. We to need to produce a movie of this amazing story of comradery. Our republic needs to set up committee to establish an national institute of national heritage and history. Which preserve historical monuments. This story is a milestone in national of Somaliland and its war sovereignty. for the next generation have a connection to the past and identity. And so that reflection of our history, they help us to understand and respect people who lived in different eras can understand the price which was paid for sovereignty and independence of our beloved republic. Its a shame that the current citizens of the republic don’t understand the struggles were the best of our want through so we can today have an independent democratic sovereign republic. A republic were human life has a worth and value. A republic where its citizens are equal regardless of clan identity. A republic of free market economic system. And last of all let us remember that our struggle was based on the ideology of justice and development Let also remember that our drakes hour in our history was our finest. Respect in peace the countless brave heroes who are no longer with us. Amiin. (SNM eastern zone Reer Haye Barri)
Waar hooyadaa yo daarood wase.. Mawduuca ka hadal aniga ha igu meeraysane.. Cilmigaagi ma waxaa u noqday mar inaad tdhaahdo SSC baad tahay yo Daarood baad tahay.. Nin dhaawac ah oo laga cararo maxaad ka qabtaaa? mawduucaa hadalku waa kaas..
+Adam Eeleye waxa waajib ku ah hogaamiyaha unitkasta in uu isagu ahaado qofka ugu horeeya dagaalka iyo ka ugu danbeeya ka bixista dagaalka ama dib u gurasho hanoqoto ama in uu ciidanku jabo hanoqotee.
Cabdisaalam turki heroe inaawe axmad is my uncle all the snm I hope the got rest in peace inchallah ya rabii my uncle maxamed moubarik he died with the war as well gull igo goganimo❤️💚👍💚❤️⚪
rag raga darawalka hargaysa ku dhawacmay ee banka xarshin isku shegay geesi dheh xabadii banu u dhintay lkn ninka ay ka tageen isagoo nool ayay ku qaldameen
Ibrahim kodbuur Kosaar Aadan zhiine Maloozh Muuze bidaar Ibrahim ha iliQin Aadan saleban Xasan saleban weyne WarawaaFi Maxamed cali Lixle Cilmi faqazh Guutaale Alle ha ini nxriizto dhmtiin
khadar cali dankali ee jonmitirka ahaa ee cabdilahi soo arkay imka wuu xanunsanya oo lugaha kama socon karo ee wuu ludaa lkn hawshasi way hirgashay Dalkin waa nabad
Waalaahi film hindi baad moodaa inu ka sheekeynyo ano ahaa dhalinyaradii markaa Hargeisa joogtey Mujahaadika iyo awoowdi cidnaka afweyen wa iska filim hindi why siyaad bare nin us dhusey buu aha a oo leh ciidan xoogweyn iyo sirdoon adag
Doqan ya a ku yadhi Graxjis kaliyaa u dhintey lakin Geesyasha Graxjis umey dhiman garxjis Isaaq baay u dhinteen afweyen ma isaaq bu xiniiya taabtey mise garxjis dumar baad ka tahey Isaaq ha kal saarin
@@caashaqalbi882 yaa kaa gaal iyo african raac badan? Adigoo gabara ayaad gabar kale caynaysaa! Africa tag meel kasta gabdhaha somaliyeed ee hoos jiifaa waa adiga, kuwa gaalada guursadaa waa adiga, kuwa filmaanta anshax xumada hargaysa looga duubaa waa adiga, kuwii sayid maxamed ka dagaalamay diin xumada ku socotay ee la masiixiyaynayay ee magacyadoodii maxamed ahaa mickel loo bedelay waa adiga.. ha ina soo faag faagin..
S.N.M Markasta waan idiin duceeyaa intiinii dhimatay Rabbi jannatul fardwsa ayaan idiin waydiinayaa inta nool cimri dherer , caafimaad iyo cibaado suuban👋👋
Cabdilasaan turki muj ilaahay haku sharfo adeer adiyo 10kii libaax ee hawshaa aad wada fuliseen intii dhimatay ilaahay haw naxariisto 3diina noolna sharaf iyo cisi kunolada waxana noobalana hadaanu nahay dhashiinii in dabkii aad shideen aanu dogobo siisaarno ilaalino wada jirka iyo qaranka barakaysan
Alla ha unacaristo dhaman geesiyadii naftooda u huray dalkooda iyo dadkooda aamiin🤲🤲amiin🤲🤲🤲
Allahu akbar alx waa mahad alle waxkstoo ilahay ina siiyaaa
Waxan dhashay 1993 kii waan arkaa sidii dalkayga iyo dadkayga loo galay lkn waa ii balan cidkasta oo qarankayga soo fara galisa in aan cashar u dhigo
GEEESI NOOLOOW INAAD CASHAR LAMA ILAAWAANA U DHIGTO
Fariid fariid dhalay Wlhi hadalkaagaas adro waan ilmeeyay waayo qaar badanoo dadaada ah ayaa ku odhanaya dadku way islaayaane maa layska iloobo
ana waa balan sxb 😘😘😍😍😍
@@akramhaji1930 ana sido kale ka haybadaysan weynooo inaynu marno halkii awowyadeen mareen
Abdisalan xasan geeeeeeeeeeesi qaran waa kugu waajib taasi difaco dalkaga iyo dadkaaga guuuuuuuul somaliland
Alle ha inaxaristo inti anaga noo horseeday quruxda iyo wanaaga
Mujaahid allsystay abaalkagii waannu hynaa from burco
Adaa dem- bila .
Salaam Calaykum,
Xoraynta Cabdilaahi Barkhad Askar waxa ay u baahantay in buuggaag lago qoro. Aflaana laga sameeyo. Ibraahin Koodbuur waa halgamaa WAYn, Ilaahay ha u naxariistee.
Taarikhdu iyada isqorta.
Somaliland national
movement.
Arrintasi guudo iyo dibadba.
Arrintasi guul ayuu ku dhammadey.
Ibrahim omer
masha allah maxa geesi naga dhashay noolada if iyo aakhiroba guulaysta janadan ilahay idinka baryaay snm wa rag nool oo ilahay jecel ilahayna insha allah jecel yahay wa rag nafo badan badabadiyay ilahay ha badbadiyo
mansha allah maxaa geesiyaal naga dhashay guul banu joogna intii dhimatay ilahay haw naxariisto inta noolna ilahay cimri dheeer cafimad hasiiyo
C/laahi haddaanu geesi ahaan lahayn,turki iyo ina kood buurba waa la dililahaa,lkn geesinimadii ka muuqatay ee uu sheegi waayey ayaa keentay inay iyaguna u hiiliyaan oo nafta u hibeeyaan,(rag xul.ah ayey ahaayeen).
Waa siday ila tahay.
AHN
masha allh raga ayaa rag ahaa wlhi tolow Turki ma noolyahay waanba guursan lahaa
Haaa England buu joogaaaa
Naag naag dhashey, adaa lagu waasiye halkaad joogta.
wacan hadaad cawa nooshey 2022 Jan 17 koley shaley waa nolaa
Waxa aan aad ugu khajilaa kuwa taariikhdeena iyo halgankii qadhaadhaa ku bedeshay agaasimaha huuhaada iyo wadajirka iyo safiirka Soomaaliya ee Uzbekistan. Waar nimanyahow miyeynu Maxamed Baashe iyo $1000 siino ileyn wuxu han ma laha. Nacdali idin kortay ey yahay. Illaahayow Somaliland dhawr. SNM FOREVER!
War qarannimada waa inan ilaashano , waa arkaysaan siday ku timide !
RAGII QARANIMADA KEENAY EE WADANKAN XOREEYEY AAKHIRO AYAY JIRAAN INA KOODBUUR LIXLE HARAG WAAFI INA KOOSOOR MAXAMED CALI XUSEEN DHEERE XAMDULE CUMAR DHAKA FINISH LABASXO SCUCUUDI ALAALE IYO QAAR KALE SARAAKIISHII HABAR YOONIS WAXA KA NOOL AXMED MIRE OO DALKA KA QATAN MAANTA LIBTA WAXA SHEEGTA INA KAAHIN IYO SIILAANYO IYO INA BBIXI OO MADAX WAYNA HA JAMHUURIYADA SLAND AH
Salaax Nuux Aw Cali Hhhh dalka intad tirisay oo keliya may xoray waata kle ragaad tirisay badankoodu wXay geeriyooden iyagoon weli hadafkoodi gaadhin
Snm oo dhan ayaa xoraysay somalilnd. Maxamed kahim siilanyo iyo muuse biixina snm ayay ahaayen hadad isleedahy snm inta reerkina ah ayay ahaayen kaweyn snm taaa
Doqon bay ciyaar la tahay.
@@salaaxnuuxawcali6032 naag reer ku hadlaya waxaad tahay maantaad wax kunoqon lahayd
Nacas
Hlka saarin mujahidinta
Inantu wxay jla hdashy kla hdl
Halyey qaran
Waar asaasaqy maanta Heego babiisay Ninka Runtii iyaga LA waydiiya 😅😅😢
Waan in filim laga sameeyaa dhacdadaa insha Allah,
That group of Mujds were the elite brave hero’s of Isaaq national identity. We to need to produce a movie of this amazing story of comradery.
Our republic needs to set up committee to establish an national institute of national heritage and history. Which preserve historical monuments.
This story is a milestone in national of Somaliland and its war sovereignty. for the next generation have a connection to the past and identity.
And so that reflection of our history, they help us to understand and respect people who lived in different eras can understand the price which was paid for sovereignty and independence of our beloved republic.
Its a shame that the current citizens of the republic don’t understand the struggles were the best of our want through so we can today have an independent democratic sovereign republic.
A republic were human life has a worth and value.
A republic where its citizens are equal regardless of clan identity.
A republic of free market economic system.
And last of all let us remember that our struggle was based on the ideology of justice and development Let also remember that our drakes hour in our history was our finest.
Respect in peace the countless brave heroes who are no longer with us.
Amiin.
(SNM eastern zone Reer Haye Barri)
Maxaa kaa siya?
Af-Soomaali qor.
Raggaasi waxa naftooda u hureen jiritaanka afka Soomaaliyeed. Ha noqon mid khasaariya huritaankoodii.
Waaaaw
Rag qaaliya
Maantase waa cadawga gudaha cajiib
Walahi waan qoslaa markaan isu miisaamo waxan laga sheekaynaayo iyo sida maanta aynu nhy.
Jeegaan qabyaalad cadaalad la'aan boob hanti qaran.
Abaayo ninkan hadlayaaba waa jeegaantaad sheegayso
Jablo somaaliland waxba.makala.aha xishoodaa
Jeegaan iyo garxaajis waa wllo reer sheekh isaaxaqa.
@@cnsirjama2217 jeegaan maaha soo baro mujaahidka
@@siraad8026 jeegaanta yaa layiraahdaa ?
Geesiyaashii SNM ee faqash futo xun ciilka baday
Saaxiibkaa oo dhaawacmay ama dhintay lagama tagoo waa sharciga milatarigaa. Biixi Xaaji Xasan si xun baa laga yeelay.
Waar fulay ahaayeen, badoow ah..
Dhawac laga tagoo waa ceeeb... Aniga ha ii keenin sheeko caantayn ah..
Waar hooyadaa yo daarood wase.. Mawduuca ka hadal aniga ha igu meeraysane.. Cilmigaagi ma waxaa u noqday mar inaad tdhaahdo SSC baad tahay yo Daarood baad tahay.. Nin dhaawac ah oo laga cararo maxaad ka qabtaaa? mawduucaa hadalku waa kaas..
+Adam Eeleye waxa waajib ku ah hogaamiyaha unitkasta in uu isagu ahaado qofka ugu horeeya dagaalka iyo ka ugu danbeeya ka bixista dagaalka ama dib u gurasho hanoqoto ama in uu ciidanku jabo hanoqotee.
+Adam E
..
leye
GEESIGA DHULKIISA GUUSHA U HORSEEDA GEERIDA DHISHAY GEEDKAA HA BQ
Somaliland national movement Hero's and historical
Mala helayaa Ragaas oo kale
Midnimadii dadka iyo geesinimadii adkaysiga lahayd ayaa xorriyaddan lagu gaadhay,
1:10
Cabdisaalam turki heroe inaawe axmad is my uncle all the snm I hope the got rest in peace inchallah ya rabii my uncle maxamed moubarik he died with the war as well gull igo goganimo❤️💚👍💚❤️⚪
rag raga darawalka hargaysa ku dhawacmay ee banka xarshin isku shegay geesi dheh xabadii banu u dhintay lkn ninka ay ka tageen isagoo nool ayay ku qaldameen
allah ha ninkaa dhintay wuxuu yidhi waar anigu dhinty meesha ka baxa faqashtiina wuu sii difaacay isagoo dhawaca sidaas ayey kubaxeen
Geesiyaal waa xoriyada maanta hargeisa ku naaloonayso
Walaal wuxu yidhi nolol iimay hadhin ee aniga adinka reebaye sii socda mujahid xalala ayu aha isaga iyo inti dhimayay iyo inta noolba
Allah ha u naxariisto intii dhimatay
Ibrahim kodbuur
Kosaar
Aadan zhiine
Maloozh
Muuze bidaar
Ibrahim ha iliQin
Aadan saleban
Xasan saleban weyne
WarawaaFi
Maxamed cali
Lixle
Cilmi faqazh
Guutaale
Alle ha ini nxriizto dhmtiin
Kkkkk. Marqaanku waa waali. Sheekh isxaqow kulahaa
khadar cali dankali ee jonmitirka ahaa ee cabdilahi soo arkay imka wuu xanunsanya oo lugaha kama socon karo ee wuu ludaa
lkn hawshasi way hirgashay Dalkin waa nabad
Turki talayahii salan
Waxay ahayd taariikh iyo halgan buuxa.
Dhaawac kagamay regime bartaas ayuu Ku go'ay maydkii ayay ka tageen
Geesii Geesi dhalay Abdisalaan Turki adiga iyo mujahidiibnta kle ba ina museum la idiin sameeyo weeye.
Iidoorka Waa Laxasuuqay Ayagana Dad Badan Bey Xasuuqeen. Ninkan LA Wareysanaaya Sidda Uu Qirtay Wareysiga Qaybtiisa kowaad 100 Qof Oo Beesha Daarood Ayuu Dilay.
Mahan mujaahid eewaa Dan biile qaran
Jaadku waa mujaahid saa ula socda wadankan waa loo soo qayilay 😂😂😂
HALYEYO DAACADA
Waalaahi film hindi baad moodaa inu ka sheekeynyo ano ahaa dhalinyaradii markaa Hargeisa joogtey Mujahaadika iyo awoowdi cidnaka afweyen wa iska filim hindi why siyaad bare nin us dhusey buu aha a oo leh ciidan xoogweyn iyo sirdoon adag
somaliland taariikhda ma ilawno
Geesi weeye somaliland ka dhashay
burao gobolkaygii somaliland maxy halgan soo martay
Kood buur🐐
Waxlagasheekeeyaa badan budhcadii snm maxalogasheekaynaya jeeganta sheekadii snmta haysa
Jeegaan iyo garxaajis waa wllo, qarac naar-afuuf uma bahna, anaga iskaka xigna.
Wakhtigaa diinta aad looms aqoon oo taas baa ka keenaysay sidaan filayo
Dalkan dhiig ayaa loo Soo cabay
Ninka cidlada kaga tagteen iyo kaad badbaadinayseen maxay ku kala wanaagsanayeen
Qof Muslim ah Qofki dilaa wa Ehelu naar
Wuxu kuleyahay Shahid ????
HUSSEIN SHARIFF QADAAD WAYN
ABAHAGII SHARIIFKA SHEGANEYEY WAS MAXA KENAY IN DAGAL DHACO
WTF BEDEE
Ninkani caqiido xumaa. Waa maxay sheekh isaxaaqow?
Illaahyba u AQBALO MUJ ASKR WA LO AQBLY
Geesiyaashii SNM ma jirto aduunyada jabhad u dhiganta
Ilahay naarta ikufogee dalkee magadumiyeen
Isaak Liibaan hhhhh dalku keeby aha
Siilkii HOOYADA ayey dumiyeen
GUDHUU GUDHUU DHLY
Bixi dhaawac ayaad kaga cararteen. Gerxajis cidluu kumadhay 😭😭😭😭
GEERI IYO nololba raggu wuu gayaa ee calaacalka joji
@@caashaqalbi882 wallo siyasada ayaaa isaaq isku diraty siyadu marba dhinac ayay udhacda hada jeegaan majirto ee siyasada un weeye garxajis iyo hj sowkuwa hader isku shubtay eee jeganta smaystay
@@cabdimawel1932 waa runta lkn isaaqba is cunaya layna odhane, wax inoo qari,thanks wllo.
mujaahid
Adan ileeye wuu waashey ninku sxb wuu shahiidey adeer
Wax loodhinto maha Isaaq maantana gerxajis ayaad ugu necebtiin
Kkkkkk
Waa runta isaaq wax loo dhinto maaha
Wll saa ha odhan garxajis waa geedlabkayaga isaaq waanu ku faana ee siysada yar haw bixin
Doqan ya a ku yadhi Graxjis kaliyaa u dhintey lakin Geesyasha Graxjis umey dhiman garxjis Isaaq baay u dhinteen afweyen ma isaaq bu xiniiya taabtey mise garxjis dumar baad ka tahey Isaaq ha kal saarin
Hadii reer lagu sheego ragii birjeex c/lahi askar kala baxay kaalinta koobaad habarjeclo ayaa geleysa 5 baa iyaga ahaa toban ka nin
the
ninkan wa solama
ninkan wa qolama
@@omarmahamoud4986 habr yoonis
mujaahid maxamed xaashi gaani ilaahow kuu naxariiso muxuu iidoor wagaaah waxay yihiin tusey .
Hussein Ali GODANE INADERKAY
Ugaas raage
Adigu nijaastii faqashtu dhashaad tahee umada prittish somali land ha nijaaseYn bilaa caleeg
rasaastii idinku bilaabmatay wakhtigaas ayaa wali socota isaaq waa durriyad xalaal ah
Alla mxuu ina godane koonfur waxay yihiin tusay gaani dawladbuu haystay lkn godane isagoo shaqsiya ayuu far idinku walaqay
Adiga iyo gaaniba diricbaa laydin xidhi.
Dad qayilaya ama drog edigted ah waa maxay ujeedka halgankoodu? Iyagaaba loo baahnaa in la caawiyo daroogo sifayn lagu sameeyo.
Adiga drogista, xaasid
Amisom u sheeg hablihiina xeryaha ku haysta
@@caashaqalbi882 yaa kaa gaal iyo african raac badan? Adigoo gabara ayaad gabar kale caynaysaa! Africa tag meel kasta gabdhaha somaliyeed ee hoos jiifaa waa adiga, kuwa gaalada guursadaa waa adiga, kuwa filmaanta anshax xumada hargaysa looga duubaa waa adiga, kuwii sayid maxamed ka dagaalamay diin xumada ku socotay ee la masiixiyaynayay ee magacyadoodii maxamed ahaa mickel loo bedelay waa adiga.. ha ina soo faag faagin..
Alla ha unacaristo dhaman geesiyadii naftooda u huray dalkooda iyo dadkooda aamiin🤲🤲amiin🤲🤲🤲
Adan ileeye wuu waashey ninku sxb wuu shahiidey adeer