Waayojoog "Gabadhaydii oo uur ii lahayd naxdintii bay carrabka cuntay oo dhimatay manaan aasin,".

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • Waayojoog "Gabadhaydii oo uur ii lahayd naxdintii bay carrabka cuntay oo dhimatay manaan aasin," Halgamaa Axmed Xirsi Mooge.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV
    Dagaaladii SNM, 1988, Jabhadii SNM

КОМЕНТАРІ • 55

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 6 місяців тому +2

    Allah how naxariisto Gabadhaadaa dhimatey ee Uurka laheyd
    Allah kaa cawilo oo samir iyo Iiman Saadiqa ha kaa siiyo
    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 6 місяців тому +1

    Habaryar Hooyadaa Geesi bey dhashey
    Maansha Allah Tabaraka Allah 👏🏽👏🏽👏🏽🥰❤️✅✅✅

  • @jamafarahhersiqolqol3049
    @jamafarahhersiqolqol3049 6 місяців тому +5

    Bahal caydhin ma daayo.
    Tv CBA waa lagu yaqaan inaad kicin reereysan aad ka faafisaan halkan.

  • @YusufCabdixawadle
    @YusufCabdixawadle 7 місяців тому +2

    Sxp thanks soo badi

  • @muhammad_basbaasabib7568
    @muhammad_basbaasabib7568 7 місяців тому +2

    Very wise-man & take note.

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 6 місяців тому +3

    Naasirw wllo waxa dagaalada ku badan oo geesiyiintii SNM ka mid ahaa ragbadan ood waraysatay ka sheekeeyeen mujaahidk ina.Maxamed Case oo nool. In aad nabarto ood.isna.waraysi ka soo qaado si kastoo aad ku.helayso mujaahid kaa sxb na horkeen waa maktabad nool ee intaanay iyana lawaayin. Thanks ❤

    • @ahmedmarso289
      @ahmedmarso289 6 місяців тому +1

      Abdirahman mahamed case waa geesi axmaq ah oo aan nixin
      Ninkaa waraysigiisa aad ayaa loogu baahan yahay
      Wuxuu joogaa ingiriiska
      Waxa kaloo aan codsan lahaa xabaalmariwaa ninka la yidhaahdo

    • @cabdirisaaqdaahir7884
      @cabdirisaaqdaahir7884 6 місяців тому +1

      @@ahmedmarso289 Xabaal mariwaa waa geesi Taariikhi ku duugan tahy.

  • @mohamedfath2020
    @mohamedfath2020 Місяць тому

    CiMriga Iyo Caafimaadkaba Alla Hakuu Barakeeyo Waajib Ayaad Gudatay

  • @ahlamabdisalan576
    @ahlamabdisalan576 2 місяці тому

    Mansh aallah alle ha ku bararkeyo

  • @ahlamabdisalan576
    @ahlamabdisalan576 2 місяці тому

    Hbo guuleyso geesi

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 4 місяці тому

    Alle ha u naxariisto adeero gabadhaadii cawil khayr qaba alle ha ku siiyo aamiin waxaan codsan lahaaa in taariikhda halganka snm halkaaa kawdaan lana balaaadhiyo bariyo galbeed iyo hawwd iyo woqooyi iyo koobfur meel kasta loogu tago snm waxan ugu danbayn codsanayaa sanduuq dhaqaale loo furo anagaa ugu horeynaya numbet akoonka ii soo sheega

  • @user-yy7mc6yo7w
    @user-yy7mc6yo7w 6 місяців тому +1

    Tanks so much reimburse

  • @dhimbiilchannel5295
    @dhimbiilchannel5295 6 місяців тому +1

    Walahay waa tarikh cajiib ah

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 7 місяців тому +2

    Sheekadani waa miid caajib ah waana nin geesi ah waanu gutay waa jibkii kala gud boona. May ahayn in adookale uu shaqo la'aado maanta lakiin sharaf ayaad leeday taasbaana wax walba kaweyn.
    Weriye waxaanj kaa sugnaa warasigii askariga oo weliba aad ku soo dhakhsatid.

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m 6 місяців тому

    Masha alaah halgankii xalasha ahaa

  • @user-zx9fg2ed3o
    @user-zx9fg2ed3o 2 місяці тому

    ASC Naasiraw sxb Cali Cabdillaahi ma Cali farlaw baa?

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 6 місяців тому +1

    Alle haw naxariistee walaalkey ayaaba ku dhintey maalintaas

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 6 місяців тому

      ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

    • @mohamedfath2020
      @mohamedfath2020 Місяць тому

      Alla Hawnaxariisto Wall 😢😢

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 7 місяців тому +1

    Cajiib iyo

  • @abdirashidismail1334
    @abdirashidismail1334 6 місяців тому +1

    1989 ayad faqash u shaqeynaysay hawshaadu maraya xaaji aad ku badbaadid baad ninkaa u badbaadisay 😊😊😊😊

    • @AhmedAli-bq2pc
      @AhmedAli-bq2pc 2 місяці тому

      Xolaha hada hargaisa iyo burco xukuma soo Ina siad Uma shaqayn jirin adeer caqli furara wax ku firisay ninkan asagoo waxdilin ayuu wax bad badiyay xoolay

    • @maxamedcumar1101
      @maxamedcumar1101 2 місяці тому

      hhhhhh taliye Nuux Taani, Cali Warancade, Faysal Cali Waeraabe Xamar baa dawladdu ugu dhacday, xataa Nuux Taani Buurdhuubo ayuu ula qaxay Siyaad Barre. Ka warran Nuux Taani tolow muxuu ilaa intaas u joogaty

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 6 місяців тому +1

    Gebi ahaanba maan fahmin sheekadan, ninkani ma isaaqba ma daaroodba, kan uu badbaadinayaa wayo isagu?????

    • @AhmedAli-bq2pc
      @AhmedAli-bq2pc 2 місяці тому

      Ninkan waa ogadeen hoyadii ayaa isaaq ahayd marka abtigii ayuu badbadiyay oo dowladii uu ushaqaynayay iyo rerkiisiba kuwayay ninkii uu malintaa bixiyayna manta waa washmayn calashan waa wardiya

  • @maxamedcumar1101
    @maxamedcumar1101 2 місяці тому

    CBA TV maxaa idiin diidan inaad korneylka maalinkaas dhaawacmay Cabdiraxmaan maxamed Case soo wareysataan sida la sheegay UK buu joogaaye. Sida Korneyl Doolaal sheegay wuxuu ahaa geesi ilaa hadda uu la yaabo dhiirranaantiisa qayrul caadiga ah. Soo wareysta sxbayaal ninkaas.

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 Місяць тому

    Somaliland wixi ay uso dagaalamen way haystaan xriyad bay ahayd
    Bandoo lama saaro oo fiidka xarooda lama yidhahdi sida difaaca
    Dabaqa ay doonaan bay dhistan
    Marka Allah SWT nicmadaa ay haystan ha garansiyo
    Kursigu inyar bu deeqa xil lama wada heli karo hadba inti ku fadhida ina matasha riziqana Allah SWT ba qoray xil un kuma xidhna marka yan la dambaabin

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 6 місяців тому

    Laacibkan waa qoloma? Ilaa 1989 ayuu faqash lajoogaye muxuu naga rabaa hadda?

    • @abdillahibasheabdi4904
      @abdillahibasheabdi4904 Місяць тому

      Kuwii 91dii inoo yimi iyakoon xaataa cid wadin maanu dhaaamin hahhaha

  • @user-pf5re9jh9d
    @user-pf5re9jh9d 6 місяців тому

    Odaygu marka Hore Saxbaad ahayde sheekada xaga danbe haka xumayn smna reer ahayn baad tidhiye halkaa udaa kaligaa maahee Snm oodhani waa kula mide nabada waxloodhiga majirane ilaybad abaalka ka helaysaane CBA Sanqadh dabaaniyaa ubaxaysa waxbaa lacunay maxan cunaa haka dhigin taariikhda wanaagsan ee odayaasha

  • @jamafarahhersiqolqol3049
    @jamafarahhersiqolqol3049 24 дні тому

    Wax kaa maqanba garanba meyno.
    Xin qabiil uunbaa kaa buuxa

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 6 місяців тому

    War ader beenta daa
    Reer sool lama midoobin
    Haday lamidoban waxay
    Leeyihin bay qaadan la
    Haayen waxanina madha
    Ceen ninliid baad shaqale
    Ka dhigateen ee cidba waxba kamaydan siin
    Waxaad soomarten iyo
    Waxad doonaysen midna
    Maxusuusataan umulbaa
    Tihiin
    Dabaqa waxa keenay in
    Saa ladhaho seefka dadka
    Baa laga hadlayey waayo
    Diyaaradaha xabashidaa
    Maalin walba imaan jiray
    Dabaq hadii lataago
    Wax maka hadhayaan
    Waamaya dabaqa waxa
    Loogu diiday saasay ahayd ninliidku mase ogaa

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 6 місяців тому

    as. tii lagaa soo dhawaystoo dooqaa jecladayoo iyaa bahbahbah yariiseeey dagan qiimobadan dumaroo minyarooyyyyyyyyyyyyyyyyyy dumar naaagohaweendumaar waan uwataa qasatan facyaasheey tarooneeeeeeeeeeeeeey ugu qiimobadaneeyyyyyyyyyyyyyyyyyyy tii laga qaatayba mudo iyaa bahbahbah yariiseey oori yaiiseey murwodumarooooooooooooooooo heehee

  • @abdit8270
    @abdit8270 6 місяців тому

    Muxuu sheegayaa nin 89.faqash la joogay.

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q 6 місяців тому

    Wariye cabdinaasir aad ayaan kusalaamayaa waad raagtay kasoo bilaw mujahidiinta s.n.m.bari illaa galbeed mujahidiintana waxan kale ee ay kasheekay nayaan adeer katoosi waxa xiiso leh oo kaliya waayihii halganka wallaahi wixii kale sheekada ayuu kadilayaa xiisaha imika mawaano ayaanu ubaahanahay soonagan dhex joog na tan waxay tahayba intii dan be bilaa xiiso mujahid faysal dheere muu kula joogaa igu salaan su aashan ii way dii waxan ahay nin dhacdooyinkii hal gan ka xiiseeya su aashu waa mujaahid uu ibaray mujaahid faysal dheere oo la odhan jiray cabdi muxumed fayr goor tii shahiiday tolow maburcaa ma intii lagasoo baxay iyaga mujaahidiin ta kale aad ayaan udaawaday warkooda ninba meel uu ku shahiidayba waan ogahay waan uduceeyaa cabdifayr waxa iigu dan baysay maalintii uu hogaaminayey hawl galkii lagusoo qaaday dhaawicii mujaahid ibraahim xagar . Galbeedkana usoo soco naasirow from hargaysa .kuwa hadalka xunleh haku niyad jabina waa hadhaa faqash e...

  • @mohomedusman862
    @mohomedusman862 6 місяців тому +1

    Kenya tv kala dilka dadka somalida ah.

  • @4194999
    @4194999 6 місяців тому

    Qasnadaha haraatiya wax uun baa ka soo qubane. Marka caloosha laga hadlayo, hadalku wuu iska hor iyo daba yimaadaa

  • @faysalmaxamed5157
    @faysalmaxamed5157 6 місяців тому

    .waad.mahad.santay.cabdi.fayra.wuxuu.ku.dhintay.ceerigaabo

    • @munasagal2496
      @munasagal2496 6 місяців тому

      Ninkan la qabtay iyo kan waraysiga bixinayaa wa ayo walal, ma ugaadeen ba mise habaryoonis

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 Місяць тому

      Waa habar yoonis ​@@munasagal2496

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 Місяць тому

      ​@@munasagal2496Kan la qabtay habar yoonis ayuu ahaa Kan ma hubo waase labadaa reer midkoon.

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 6 місяців тому

    Idinkuba iska fahan maxaa waraysiyada qabiilaysan loogusoobeegaa xili ay colaado jiraan. Adba iska fahan.

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 6 місяців тому

    Ummad wada cadiifaysan hadan dawlad sheeganaya

  • @saiddubed
    @saiddubed 7 місяців тому +1

    Laandheere gob ah oo taliyay baad tahay inadeer dadqalkii afwayne ka rysanaye aynu waxeena hagaajisano weeye muhiimadu

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 6 місяців тому +1

      Muusa JUUDAAN dal iyo dad gad ka WARRAN,doqonnimaa ku HAYSATA WALLEE XABASHI ayaad dhaxal u siisay dhulkaagii MAANTA MAALIN ay KAAGA xuntahayna majirto❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @iraadhuruusecoliraad1734
    @iraadhuruusecoliraad1734 6 місяців тому

    Dee waa ladilay dadkii maxaad u soo weererten dalka itobooya ku soo dir Tay kkkķkķj wat u want tat time idiot OK doqon mxàad faaidday kkkkkkkkkkķkkkj

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 7 місяців тому

    FAQASHTII AYUU AHAA MIYAA ..MISE BASAAS.RUFYAAN

  • @user-uq3dv9cq7c
    @user-uq3dv9cq7c 6 місяців тому

    HIDHO dho

  • @user-ik2fq5hv8g
    @user-ik2fq5hv8g 6 місяців тому

    Kadaab