WIILKAAGA CEYDA KASOO DHEX SAAR | EMOTIONAL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 січ 2024

КОМЕНТАРІ • 2,1 тис.

  • @zakariyaali9909
    @zakariyaali9909 6 місяців тому +458

    Hooyoyinkeena Allaha inodeysto❤💯 inta geeriyootay Allaha uwada naxariisto🤲🤲

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 6 місяців тому +127

    Ceyda 2024 social media family bay Ku noqdeen asaga hooyadiis iyo walaashiis😂❤ congratulations 🎉😮

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 6 місяців тому +103

    wll ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍

    • @sumayaayub421
      @sumayaayub421 6 місяців тому +1

      😊scw scw scw scw scw

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 6 місяців тому +1

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️ 😍 💖

    • @user-uc3cl4js8f
      @user-uc3cl4js8f 3 місяці тому

      Scw scw scw scw ❤❤

    • @NimcoMohamednuuriye
      @NimcoMohamednuuriye 2 місяці тому +1

      sallallahu caleyhii wasallam ❤❤❤❤

    • @user-tc9ck5qc9c
      @user-tc9ck5qc9c Місяць тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 6 місяців тому +17

    Muqalka caawa wxn ku dawaday wadno xanun hooyo markey shegtay aadban ufarxay wlhi iga tag asadow ❤❤❤ Allow hoyoyinkena no xafid inta hoyadod dhimatay Allah unaxaristo

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 6 місяців тому +790

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 6 місяців тому +109

    Asadow qof UA-cam kadaa uu hagar baxay haduu jiroo waa ceyda❤we love him🎉 Keep going Asad👑

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 6 місяців тому +33

    Aniga hooyadaan way iga cajabisay Masha Allah. Way iga qoslisay 🤣😂🤣😂

  • @user-pi9lu5hz8e
    @user-pi9lu5hz8e 6 місяців тому +48

    Ceyda number 4 inuu yahay wlhi mrku bar amijka bilabanyay ayaa fahmay jah mamada weku warertay wlhi 😢😢 wanii jeclahay team27 qasatan wllkyga Asad Hagio jiro jook🎉❤ i.a sida horo ku dhahay 2024 waad so xeri doonta 2M insha Allah guul jira oo joka dhamantiina❤ malin agtiina wakaso muqan doonaa❤insha Allah

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 6 місяців тому +88

    Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten 🤲

  • @Ayusha243
    @Ayusha243 6 місяців тому +135

    The mom is so beautiful and elegant Allahumma barik

    • @Adiya___macho
      @Adiya___macho 6 місяців тому +2

      Bah ouais la mère de ceyda dieu tes protège ❤❤

  • @Funnyalltime2023
    @Funnyalltime2023 6 місяців тому +3

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophecy Muhammed( scw)☝️🕋❤

  • @HassanCaleen
    @HassanCaleen 6 місяців тому +10

    Barnaamij aad quruxoon weeye runtii congra mom
    Ilaah hooyoyinkeen alle ha dhowro❤

  • @SahraFarax-xm4io
    @SahraFarax-xm4io 6 місяців тому +165

    Hambalyo hooyo suldaano ❤ ALLA asadow caawa waad soo daahdy waadna dhafrisey misinkee 😂😂 horay usoco wllkey i can't wait 1.8m 🥰🥰

  • @Feuu3jssj
    @Feuu3jssj 6 місяців тому +16

    Wlhi anigo dhalin ayaa ceyda Gartay ino 4 yahay asxaab ayaa sharad kula galay wana ku guleestay aad iyo aad ceyda iyo hooyo suldaano iyo wallkey asad waan idin jeclahay❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamdaali5996
    @xamdaali5996 Місяць тому +3

    Hooyo waa qaali siday u garatey inaankeeda ish calaa hooyo janadaa noo balan ❤❤❤

  • @AbdiafatahDaahir-sc8ki
    @AbdiafatahDaahir-sc8ki 6 місяців тому +19

    WaLaahi anigu waan gartay lkin zxp asad waxaan kaa codsanayaa markaad barnaamijkan samanaysid dadka kale ee barnaamijka jilaya wajiyadooda inaad natustid zxp inta igu Raacsan 😢😢

  • @mbagzpremier9992
    @mbagzpremier9992 6 місяців тому +192

    Masha Allah.. May Allah blessed all our mothers and reward them Jannah Insha Allah

  • @alfardoows
    @alfardoows 5 місяців тому +3

    SubxaanAllaah wallaahay Ilaahay baa iijeeda, ana waxaan qiyaasay 4 ta, waan iska yaabanahay sidaan oogu qiyaasay. Waxaan dareemay qaabka uu u hor istaagay, xushmo, isgaabin iyo naxariis gaar ah baan dareemay, 🫢 SubxaanAllaah wallaahay waan yaabanahay.

  • @saciidomuudeey2535
    @saciidomuudeey2535 6 місяців тому +33

    اللهم افتح لأمي وأبي أبواب الجنة الثمانية والابواب رحمتك ومغفرتك اللهم امين يارب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @juweriaa.omarhassan1299
    @juweriaa.omarhassan1299 6 місяців тому +82

    Durba maama suldaano team 27 bey ka mid noqotay😂❤

    • @user-wu9co6wj9p
      @user-wu9co6wj9p 6 місяців тому +6

      Haa waxa lo doortay maamada teem 27

  • @sabaaxibrahimhussein8729
    @sabaaxibrahimhussein8729 6 місяців тому +48

    Mamada Waa rer magaal ❤❤❤❤ilhy cimri dheer oo barakeysan iyo cafimaad ha siyo ❤

  • @user-ul5er5yv8p
    @user-ul5er5yv8p 6 місяців тому +16

    Allow hooyooyinka islaamka oo dhan noo dhawr inta dhimatayna u naxariiso❤️

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 3 місяці тому +2

    Hooyo Mcn cafimaad taam sii Yarabi ❤

  • @MustafCraxman
    @MustafCraxman 6 місяців тому +95

    Ku saliya xabiibkeena Muhammad scw ❤

  • @user-oj9dr1st5x
    @user-oj9dr1st5x 6 місяців тому +171

    Walalayaal 40 qof ducadooda wa la aqbala murad ban leyey & Exam final ahna waan Gali dona iso duceya dhmintin 😢😊❤

  • @mandek3405
    @mandek3405 Місяць тому +2

    Mashallah 😂😂😂😂 hoyoyinkener allah hadayo😅😅😅😊😊😊😊😊

  • @abdishakuradam6631
    @abdishakuradam6631 6 місяців тому +50

    Missing my mom 😢 5 years now this year inshallah

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 6 місяців тому +96

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤

    • @mudreky
      @mudreky 6 місяців тому +1

      Waad mahad santahay ilahe ha naga caaqbalo

    • @zahraali5198
      @zahraali5198 6 місяців тому

      Aamiin yarabi

  • @Xaliimaxayaati1
    @Xaliimaxayaati1 6 місяців тому +102

    Ku salin nabigeyna the best person ever The most knowledgable and the most shere all created propphet Muhammad scw ❤❤❤❤❤

  • @JamashoJacayl
    @JamashoJacayl 6 місяців тому +44

    Ku salli Nabigeena ahna The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍

    • @maryamsharif1144
      @maryamsharif1144 6 місяців тому

      Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @rahmoiidow9462
      @rahmoiidow9462 6 місяців тому

      ❤❤❤❤

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 5 місяців тому

      CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H

  • @user-mr1go7my7g
    @user-mr1go7my7g 6 місяців тому +4

    Mansha allh ❤mamo Alle hayn daayo mamoyinken intay unoshay inta dhimatayna Alle ha unaxariist 😢❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 6 місяців тому +139

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

    • @user-rt4wz4gg2v
      @user-rt4wz4gg2v 6 місяців тому +1

      Salalahu Aleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @saajinhomaxamed3676
      @saajinhomaxamed3676 6 місяців тому

      ❤❤❤🇸🇴

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 6 місяців тому +1

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️

  • @apdykhalaqdhego1773
    @apdykhalaqdhego1773 6 місяців тому +63

    Muqaalka caawa waxa ula raagtey maamo suldaano marti ku ahayd wllhi caawo dhan islaha asad mohmed hagio muqaalki mxa helay ❤❤😢

  • @faadumomohamed2889
    @faadumomohamed2889 6 місяців тому +2

    Isoo duceeya hoyadey 6sano ma arkin inuu allah ii fududeeyo inaan arko

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 6 місяців тому +5

    Welcome back again guys keep going guys ❤❤

  • @ashasalim4496
    @ashasalim4496 6 місяців тому +176

    Ma’sha’Allah ceyda hooyoo is a beautiful lovely sweet hooyoo Ma’sha’Allah may Allah bless hooyoo maccan to live a long healthy life years Ameen ya’rabbii 🤲🤲🤲🤲 congratulations hooyoo❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢

  • @Amiira96
    @Amiira96 6 місяців тому +58

    Inta caafimaad ku soo toostay dheh alhamdullilah
    Inta xanunsan allah cafiyo 🤲

    • @UserAkc
      @UserAkc 6 місяців тому +2

      Alxamdulillah ❤
      Aamiin yaa rabbi

    • @Muzhtaaq
      @Muzhtaaq 6 місяців тому

      Alx ❤😊

    • @FarxiyamaxamuudCali
      @FarxiyamaxamuudCali 6 місяців тому +1

      Alx ❤

    • @LajecleyDunida
      @LajecleyDunida 6 місяців тому +1

      Alhamdullhi inta xanusan Allah cafiyo😢

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 6 місяців тому +2

    Warya unaxarizo Hooyada Cml waye❤❤❤❤ hooyo mcn waaa hooyo❤❤❤🎉

  • @MustafKarama-mr1ss
    @MustafKarama-mr1ss 6 місяців тому +35

    Masha Allah ❣️ keep going my brother

  • @ayanabdillahi6408
    @ayanabdillahi6408 6 місяців тому +25

    Anoo hooyo ii joogto ayaa ilmeeyay markay soo saarty😢
    Keep going bro Asad 1.8m coming soon inshallah ❤

  • @user-rf3pn5cp2d
    @user-rf3pn5cp2d 6 місяців тому +14

    Masha Allah hambalyo maama suldaano hooyinkeena caafimaad iyo cimri dheer Allah siiyo

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 6 місяців тому +3

    Mashaallah Hamabilyo Hooyo suldaano ❤❤ walalkey king ceyda ❤cimri dheer iyo caafimad cibaado Allah idin siiyo aamiin aamiin 🤲🤲Allah idin xifidayo aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰

  • @drabdikey2244
    @drabdikey2244 6 місяців тому +4

    The mother Is so beautiful elegant and inspiration to all children

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 6 місяців тому +30

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamy 😂😂😂😂

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare2010 6 місяців тому +38

    Yeeeeeeeeeeeeeeees 🎉🎉🎉🎉 Allah Hooyo ha ku xafido bro Cayda iyo intee u nooshahay inta anigoo kalena ah Allah qalbiga ha u qaboojiyo janada Allah ha ka waraabiyo

    • @luulhussein9315
      @luulhussein9315 6 місяців тому

      Ameen yarabi 🤲😢😢

    • @Nafiso20
      @Nafiso20 6 місяців тому

      Aamiin aamiin yaa rabi 🤲🤲

    • @najaxabuker972
      @najaxabuker972 6 місяців тому

      Aamiin yarabi 🤲 kula mid Ayan ahay Allaha unaxariisto janatul firdowso Allaha ka warabiyo hooyoyinkena 🤲

    • @user-kq7xp3mq4f
      @user-kq7xp3mq4f 6 місяців тому

      Amiin wllhi muqalkn wan la ilmeye 😢

    • @faizamohamedabdi2847
      @faizamohamedabdi2847 6 місяців тому

      Amiin yarabi 😢😢🤲🤲🤲

  • @cabdulahiabdi3546
    @cabdulahiabdi3546 27 днів тому +1

    Ceyda hooyadeys markey shegtay wllhi wan ooyay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hooyo mcn ilov you mam

  • @Realman1430
    @Realman1430 6 місяців тому +39

    Congratulations mom God bless you 🙏💯❤

  • @Tuney.cabdulahi
    @Tuney.cabdulahi 6 місяців тому +145

    Allah is One 😮😊❤

  • @mohamedcabduqadirxasan7373
    @mohamedcabduqadirxasan7373 6 місяців тому +25

    King of somalia Ayaa kuudoranay ASADA HAGGIO TEAM 27 NEVER LET DOWN sorry caawo waaka hurday markaa arkay UA-cam channelka cayda o suprise ahaan uso booqatay studio yaha kugu sooboqatay waxaa isdhahay caawo wuu kawarwjijay..... welcome team27 inta salaada subax kadip daawatay like Adiga my walaalka qaaliga🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Khadiira0
    @Khadiira0 6 місяців тому +1

    Mashaa Allah keep going my brother ❤

  • @farahabdirashid740
    @farahabdirashid740 6 місяців тому +69

    Sending blessings to all the amazing mothers around the globe, especially our Somali mums. Let's keep those who have departed in our prayers, and may their families find strength and patience during this challenging time❤❤❤❤

    • @Najjo3333
      @Najjo3333 6 місяців тому

      Allahuma Ameen🤲🥺♥️

    • @shushuprince9149
      @shushuprince9149 6 місяців тому +1

      Wallahi I was really emotional may Allaha Grant all parents specially mothers

    • @user-jg5qn6hf5s
      @user-jg5qn6hf5s 6 місяців тому

      4😊

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 6 місяців тому +49

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @saredoahmed2451
    @saredoahmed2451 6 місяців тому +25

    Waan oyeey wlh allah xaafido❤ hooyaday naa allah u naxariisto 😢

    • @Hamzza2002
      @Hamzza2002 6 місяців тому

      Amiin Hno janada ku kulmaysan insha Allah 😢

    • @saalixanuur9541
      @saalixanuur9541 6 місяців тому

      An wada sawarno

    • @saredoahmed2451
      @saredoahmed2451 6 місяців тому

      @@Hamzza2002 inchallah wll qaali

  • @SmilingLemonade-qf8nc
    @SmilingLemonade-qf8nc 6 місяців тому +3

    ohiin aya idishee hoyoo igu soduceyaa inu alee unaxaristoo hoyo suldano nolow intey nolal jirtoo inshaALLAH❤

  • @Habon696
    @Habon696 6 місяців тому +4

    Masha.allaah maamo suldaano caadi ma aha guul maamo❤❤❤❤

  • @zhapcanlais
    @zhapcanlais 6 місяців тому +19

    Asadoow caawa wad lasoo raagtey waan daaley sidaan kuu sugayey hadana thanks❤

  • @saalaxtech6222
    @saalaxtech6222 6 місяців тому +38

    Insha Allah 😢❤Abaal marinta wa sugaya qofki ku guleysan lahaa ilaahey ha iga dhigo iiso duceya asxbta I.a

    • @Naruura4
      @Naruura4 6 місяців тому

      Sidee logu gulaysan karaa shurudo miyu ku xiratay walal

  • @caashacismaan1083
    @caashacismaan1083 6 місяців тому +1

    Ax Masha Allah hooyo walba Waa sidaaas waan hubey iney soo qabeyso wiilkeeega

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 6 місяців тому +30

    Ma sha Allah tabaarakallh congratulation . Wad gulay sataay ❤❤❤❤❤👍👍👍🌹🌹🌹🌹👑😍🇺🇸 keep going brothers

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 6 місяців тому +29

    Mashallh allah maamooyinkeena cimriga u dheeree iyo caafimadkaba inta dhimateyna jinooyinkaaga ku casuum aamin amin😊

  • @user-vh8fe8oj2f
    @user-vh8fe8oj2f 6 місяців тому +34

    Mashaalah ilaahayow hooyooyinka noo xafid 🤲

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 5 місяців тому +1

    Maansh alleh tabarkallaha hooyoda mudooyin faro badan ma arkin hooyoday iyo hooyoyinka somaliyed ba alleh cimiriga ha ku barkeeyo iyo caafimadka ba hooyodayna alleh isken tuso momo allhuma amiin yaa rabi yaa alleh halkey hooyo joogto waa jano boorama jano

  • @asiaabdi7777
    @asiaabdi7777 6 місяців тому +2

    Hooyo magan ilaah markastaba ahaw hooyo mcn Codkii adeerkey Hanuuniye ❤

  • @Arwaflims
    @Arwaflims 6 місяців тому +5

    Hooyo ilmaheeda ma garanweyso si kasto loo khaldo iyada m.a Allah ha inoo daayo mamo zuldaano❤

  • @jimcalejirdeasmarka
    @jimcalejirdeasmarka 6 місяців тому +35

    Allow hooyo macaan aakhiro iyo aduunka u naxariiso❤❤❤

  • @Taliso269
    @Taliso269 6 місяців тому

    Masha Allah allow hoyoyinken noo day❤ inta dhimatay ne u naxariso

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 6 місяців тому +1

    Masha Allah tabarakallah
    Allaha idin barakeyo dhamantin Yaa Rabi Allaha idin xafido dhamantin illahey idankiisa
    Asad kacbada tag Cumro so qado illahey kuso tuug inad lugahaga cafimad qer leh ku helan illahey idankiisa

  • @falisa576
    @falisa576 6 місяців тому +10

    Aniga waxan ku dhaganaa 3 and 4
    Wan la guulaystay maamo suldaano.
    Maamada ayado cusub ba barnaamij
    Ku biloowdeen maba nasanine
    Allaha xafido ceyda iyo hooyadiis
    Insha Allaah

  • @Mariamdegan-mn1ts
    @Mariamdegan-mn1ts 6 місяців тому +13

    Masha Allah tabarakalah hambalyo wiil iyo hooyadis allaha isku kiin xiftiyo amiin 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @user-pr8ik1jh3b
    @user-pr8ik1jh3b 10 днів тому +1

    waxaa rajaynaa iney kuguu laysato geemka wiilkeeda kujuro aamiin amiin❤❤❤

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 6 місяців тому

    Mashaallh waa hooyo qalbi wanagsan waxey tiri kuligena hooyo idin ahy guuleyso marwalbo hooyo suldano

  • @quruxbilan2708
    @quruxbilan2708 6 місяців тому +19

    dadka hada dawanaya ee xalay ka seexday waa salamaya 😂😂

  • @fadumocadey8097
    @fadumocadey8097 6 місяців тому +38

    mashallha ❤inta barnamishka dhamadkiisa ooysay laak saara hooyo 👑macaan is not iize guuleesta mamoyinka👍👍👉👉👉🥰🥰🥰

  • @sisterschennel3022
    @sisterschennel3022 6 місяців тому +2

    Dareen hoyonimo ayu u mujiyey marku uso kacayay mashallah

  • @user-mw1vm1th6j
    @user-mw1vm1th6j 6 місяців тому

    The best video walahi m.a cyda Allah hanoxafidho Hooyo

  • @rumaanruun7400
    @rumaanruun7400 6 місяців тому +78

    Allah is one 😢

  • @bisamedofficial3520
    @bisamedofficial3520 6 місяців тому +94

    Allah is one ☝️❤❤😢😢

  • @CabaasMuxumed-gn1yq
    @CabaasMuxumed-gn1yq 5 місяців тому

    Sida caadiga ah waan il meeyay😢 Hooyo♥️Alle hakuu naxariisto Adduun iyo Aakhiro

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 6 місяців тому

    Walahay sxb jazakalaah barnaam8j fiican ayaad soo diyaarisay waxaan dareemay hooyo ala ha u naxariisto waxaan kaloo dareemay dhiiga hooyo in il.aheeda ay ka dhex garanayso

  • @jimcaale1229
    @jimcaale1229 6 місяців тому +42

    nebiga aan ku salino scw❤😢

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 6 місяців тому +76

    Keep going my pro Asad Hagio 👍❤ 👌

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123. 6 місяців тому +2

    Mamadu way isku kalsoonthy wlahi m.a😊❤ alle ha dhawro

  • @hilwamedia9636
    @hilwamedia9636 6 місяців тому +1

    Wlhi waan ilmeeye 😢😢😢😢😢 hooyo allaha kuu naxariisto hooyo mcn janatu fardowso aan kuu rajaynaaa 😢😢😢

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 6 місяців тому +23

    Mansha allaaah walalo qali walahi waan ku farxay Mansha allaah hooyo mcn ciyara maha❤❤❤❤❤🎉habalyo mamo suldano

  • @user-xt9vu2jk2y
    @user-xt9vu2jk2y 6 місяців тому +66

    Allah is one ❤️

  • @Caylush12
    @Caylush12 6 місяців тому +4

    M.allaah ilaahay hoyoyinkena hanoo dhaafo❤asad wll codsi weye cayda kuso Samee walasha ka soo Saar alla wll codsi wye codsiga ii tix gali🙏🥰

  • @nasroxasan9856
    @nasroxasan9856 6 місяців тому

    Masha allah ❤❤❤❤ilaahey hanoi daayo hooyo mcn ❤❤❤

  • @hudahanna999
    @hudahanna999 6 місяців тому +12

    Masha'allah ceyda hooyadii waa maamo wax fahansan oo update ah Asad hajio i can't wait 1.8m subscribers ❤❤

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 6 місяців тому +17

    Mshllh 😢Hooyo mcaan ❤caloosha ihurty wllhi❤cimri dheer iyo caafimaad taama ku rajyn mom❤

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 6 місяців тому

    Maasha allah illahow hooyoyinkena noo daa aamiin intey ka dhimatyna allaha u naxaristo aamiin yaa allah

  • @hawokiinofficialhilowle2101
    @hawokiinofficialhilowle2101 6 місяців тому

    Hooyo ilmaheeda Darren gaara ay ku fahmi karto ayaa alle ku abuuray xitaa boqolaal kale oo qof hadii lagu daro,masha allah😊

  • @WarsameXasan-so8ep
    @WarsameXasan-so8ep 6 місяців тому +17

    horay usoco wllka 1.8m insha alah wad gari donta wllka lugahadana alah haku cafiyo an usoduceyno wllkena asad hagio m.a alah ceyda alah haku dayo hooooyo mcn wana kusalamay wllka

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx 6 місяців тому +27

    Masha Allah mama calwiya next ka dhig oo cimran soo qari😊

  • @CR71987
    @CR71987 6 місяців тому

    Hooyo naxariisteeda lamasoo koobi karo wlhi masha Allah waan qiirooday wlhi allahaa hooyo kuu daayo sxbkey ceyda Insha Allah

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 6 місяців тому

    Wow amazing keep going legend 🎉😂❤❤❤😂😂

  • @dahirabdi3069
    @dahirabdi3069 6 місяців тому +150

    Bro you are crazy 😂😂 mad respect for getting mom to join the video tho 😂😂

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 6 місяців тому +8

    Hooyo suldaano hambalyo hooyo macaan ❤❤asad hooyo suldaano adaa qalqal geliyey xogaa hadanah barnaamijka wey ku cusbeed markee leheed lambarka 5 waaye ceyda way saxneed oo wareega labaad oo suaale isweydiinta eheed wey saxday balse markee camera hortimaaday way qalqashay xogaa balse gudaha ka sheeegaa markee dheheysay waxay dooratay lambarka 5 markee banaan imaaday nah ma ahan dhahday adnah ceyda markii hooyadiisa sheegtay wuxuu dhahaaye caydaruus cabdulqaadir maxamed anigaa dhahaaye hooyo waan sii qaldaaye marka qofka sidaas dhahaaye markaas nah lambarka 5 ahaa hooyo suldaano wey sheegtay any way hambalyo hooyo suldaano meelahas igala qaldanaa xumaan nah ha iifahmina afkaartayda dhiibanaaye asad caawa saan kuu sugeenay waan dhafarnay 1.8M i can't wait wlhi guuleyso wllkey❤️❤️

  • @Queennouran336
    @Queennouran336 6 місяців тому

    Manshallah mama ilahay ha barkeeyo❤

  • @user-sx4hs9uc2g
    @user-sx4hs9uc2g 6 місяців тому +2

    Hooyo ilmaheeda garan waayayso majirto ilen iyada dhashay ❤❤❤
    Allaha nodaayo hooyooyinkeena ❤❤a 🎉🎉🎉👨‍👧‍👦