WAXKASTO HAA // EVERYTHING YES //KOKO VS HAZAZI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 916

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN Рік тому +376

    Walalaheyga qiimo badan, Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏🙏🙏🙏

  • @KowtharKowtharmowliid
    @KowtharKowtharmowliid Рік тому +321

    Halmar igula sali subanahena Muhammad Scw ❤

  • @Ilaqosol-s4i
    @Ilaqosol-s4i Рік тому +89

    Ku salin nabigeyna the best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad scw scw scw❤️❤️❤️☝️☝️☝️

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +204

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed scw scw ❤❤❤

    • @qanciyeyare6891
      @qanciyeyare6891 Рік тому +1

      Scw scw scw scw scw

    • @missnajma5505
      @missnajma5505 Рік тому +1

      Scw

    • @maxamuudcabdi6818
      @maxamuudcabdi6818 11 місяців тому +1

      Wll SALIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

    • @maxamuudcabdi6818
      @maxamuudcabdi6818 11 місяців тому

      SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM 💛🥀💙🌹💙💛💛

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 10 місяців тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @KoKoBulleFuns185k
    @KoKoBulleFuns185k Рік тому +70

    Ku Sali Nabigena the Best person ever the Most knowledge able and the most shine all created prophet MUHAMED (صلى الله عليه وسلم⁦❤️⁩😥

  • @cjabaarmaxmuud7311
    @cjabaarmaxmuud7311 Рік тому +96

    Mar walbo aan xasuusnaano Aakhiro😢☝️🤲

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 Рік тому +45

    Walahi kooko waa iska jeclahay quruxley + kaftanley waaye ilaahey haku xafido sister ❤💋💋💋

  • @queenumiira7775
    @queenumiira7775 Рік тому +116

    Ala walaal nimada wanaag sanaa Alloow walaalageyga iixafid ❤

    • @Abdibaba1
      @Abdibaba1 6 місяців тому

      Amiin yaa rabi anga iyo dadka kalana allah ha u xafido walaha waa mcn lkn waxaa kasii macan marki la mideysan yahau

  • @gymforlivegymforlive7515
    @gymforlivegymforlive7515 Рік тому +154

    Koko baqiilnimada Maxa waye iyo calacalka lacagta dhiib janis lakugu heysta😂😂😂

  • @Asmamawliid-vk1tu
    @Asmamawliid-vk1tu 5 місяців тому +5

    Dunia ma so Marin ruux ka kheyr badn Nabi muxamed scw scw scs❤❤

  • @LeilaKhalif-c1z
    @LeilaKhalif-c1z Рік тому +155

    Hazazi is not easy 😂😂😂

  • @nasroipraahin9509
    @nasroipraahin9509 Рік тому +119

    Masha allah gabar iyo wllked aniga wĺkey 6bilood ka hor ayuu dhintay waxan daeremaa dunida oo dhan in ay codlo tahay allah walalkey janotul fardowso ka waraabi

  • @badboyboulot6349
    @badboyboulot6349 Рік тому +16

    Kuwsare Mahamoud bulle wan ku wataa from Djibouti 🇩🇯🇩🇯♥️

  • @zahroabuukar8585
    @zahroabuukar8585 Рік тому +158

    Koko qararka joji markisa waxa kasto waxuu dhahay yes lkin xasan waa gaday😂😂😂😂😂

  • @nadaradbullaahi805
    @nadaradbullaahi805 6 місяців тому +4

    Hal aan ku salino xabiibkeena muhamed salalaahu calayhi wasalama❤❤

  • @raxmo687
    @raxmo687 Рік тому +39

    Xasanow wllkey ayub cml waaye dhibka 😂😂😂😂 allaha ❤nodayo dhamayen wllahena

  • @marryme4690
    @marryme4690 Рік тому +93

    Koko Adi Malu Xukumoyaa Mise Hazazi😂Adaab Wiilka Amroye Every Thing Yes lagaa Rabaa😂
    Saaas Lagaa Raba Hazazi Waa Soo Arsate😂😊

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh Рік тому +25

    Masha Allah Koko hazaazi waan idin salamay Koko maanta waa lagu haayaa adaa bilaabay ogoloow waxii laguu faro blz waan sugeynaa hazaazi waxuu la yimaado

  • @abdirahmanabdullahi4936
    @abdirahmanabdullahi4936 Рік тому +12

    walashey hormarkadha Ayan jeclahay , keep going my lil sister. actually you natural talent.

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 Рік тому +36

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi ❤❤

  • @wardiahmedeew3601
    @wardiahmedeew3601 Рік тому +137

    Allah is one 😘

  • @Xudayfi-cm5ww
    @Xudayfi-cm5ww Рік тому +20

    Wlll markaa ashahaadada akhriyayso iska hagaaji Lee illaha illaahu maaha waa laa illaaha illa llaahu weeyi

    • @raaqiyoibrhim8089
      @raaqiyoibrhim8089 Рік тому +3

      Waa run koko lee ilaha bay dhahdaa waa khalad laa ilaaha ilalaah muxamada rasuulu allha scw

    • @Xudayfi-cm5ww
      @Xudayfi-cm5ww Рік тому

      @@raaqiyoibrhim8089 u sheeg walaal mar waliba wey khaladaa

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +665

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝️❤️🕋😢❤

  • @ayaanniita-v3l
    @ayaanniita-v3l Рік тому +52

    Allah is one ✨️

  • @DaadaWiilqaran
    @DaadaWiilqaran Рік тому +37

    Kooko Bulle 😂 waanaga waalatay 😅 walle walashe we love you ❤🎉

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 Рік тому +29

    Koko 300K coming soon inshalah 🎉🎉❤🎉

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +48

    Hazazi Is Not Easy 😂❤ saas lagaa rabaa

  • @IkraanAbdiraxmanmoha
    @IkraanAbdiraxmanmoha Рік тому +45

    Team hazaazi is not easy 😂😂

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +46

    Xazaazi is not easy 😕 😂😂

  • @HAElmi
    @HAElmi Рік тому +8

    Once upona time. Ayaamahaygii quruxda badnaa ee malaysia ayaan soo xasuustay. Cetapak mall. Sapway gii iyo MBO qof isla helaa nasiib badan

  • @FardowsaIssack-j8o
    @FardowsaIssack-j8o Рік тому +73

    Allah is one❤❤❤❤❤❤

  • @SabrinMohamed-pp1rv
    @SabrinMohamed-pp1rv Рік тому +7

    Koko I like your friendship with ameera❤❤❤❤

  • @safiyoabdi43
    @safiyoabdi43 Рік тому +48

    Hazaazi is not easy 😂😢😂😂

  • @abdihans5028
    @abdihans5028 Рік тому +14

    Walaninmo
    Guuull Ayan idn rajinaa 🎉🎉🎉🎉

  • @sucdiinamohamud6493
    @sucdiinamohamud6493 Рік тому +16

    Keep Going Jah Wallnimada Mcnaa Koko Nosoo Badi🎉❤

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 Рік тому +11

    Koko walshiisa ka wayn walll imdeedu waa saayid say ugu masaajaynso inuu hooyadii la joogaa moodaa wiiil gabdh la dhalatay uun baa laan dheera ah😂😂

  • @MuhuboabdiyareMuhuboabdiyare
    @MuhuboabdiyareMuhuboabdiyare Рік тому +5

    Koko abyo adigoo right routine adigoo cunto karinayso rabaa nh mcnto

  • @obayrkd7678
    @obayrkd7678 Рік тому +58

    Koko next video pranka ku samey hazazi😮

    • @AliNuur-ss7hk
      @AliNuur-ss7hk Рік тому +4

      Koko next video pranka ku samey hazazi❤😍🥰❤️❤️😍❤️

    • @FadumoAxmed-vk9ll
      @FadumoAxmed-vk9ll Рік тому +2

      Koko kusoo samey hazaazi pranking 😂😮

  • @Cabdulahihaverts
    @Cabdulahihaverts Рік тому +3

    Hazaaazi and koko inta ayan idinka salaamay

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 Рік тому +10

    Koko waa markagi ee adkaysi niyy xasanow legend 😂kusoco team hazaazi is not easy😂

  • @mmiski8918
    @mmiski8918 Рік тому +5

    Masha allh wlalo isjecel islakaftamayo waw ❤❤❤

  • @zubaydamaame842
    @zubaydamaame842 Рік тому +6

    Hasasi isn't easy waku wataa legendnow 😂❤

  • @SalmaCadbi-sc5pb
    @SalmaCadbi-sc5pb 10 місяців тому +6

    Lovethis❤❤❤❤

  • @nastehoaded9562
    @nastehoaded9562 Рік тому +3

    Masha allah gabadhan dar Allan ujecelahay waa qolbi wanagsan reer magaalna ah jah wllo is jecel masha allah❤

  • @queensalmo934
    @queensalmo934 Рік тому +6

    Koko gabey walaka dheryahay😂😂

  • @xamsexadaari7737
    @xamsexadaari7737 Рік тому +29

    Koko waa fanny wlhi wan tageeraa wa youtuberada kaliya ee video ya deeda an dhamaysto keep going zizta adiga io shodhahaga hazaazi bulle hore usocda❤🎉

    • @hodanali921
      @hodanali921 Рік тому

      Uf aq ish wecel kal jiran ayat tahay mAc wankukarbashay😅😢😮🎉😂

    • @xamsexadaari7737
      @xamsexadaari7737 Рік тому

      @@hodanali921 an ba sidoo kale wanku jecelahay 😆😉😍

  • @MaaxamedMalin-vo7uj
    @MaaxamedMalin-vo7uj Рік тому +4

    Sifiican laydiin ma,arko koko

  • @DimarFaham
    @DimarFaham Рік тому +4

    Wow c'est trop cool 😎

  • @Kamavich_47
    @Kamavich_47 Рік тому +6

    Cayda laso samee challenjigan

  • @MaxamedIbrahim4669
    @MaxamedIbrahim4669 Рік тому +3

    🤩😍😮Masha allah👌👍👏🥰💯❤🎉👑😚

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 Рік тому +7

    From 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯👋👋👋

  • @kaskey3702
    @kaskey3702 Рік тому +12

    Qofki ugu horeyay ee dawado alle ha idin xafido walashey iyo walalkeyga 😊❤

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Рік тому +23

    Hazazi isn't easy 😂😂

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 День тому

    Boqorada geeska Africa 🌍 koko bulle❤❤

  • @farahnoor4163
    @farahnoor4163 Рік тому +5

    I love you koko❤

  • @NiciimaMaxamed-ko3of
    @NiciimaMaxamed-ko3of Рік тому +21

    Nimaan aarsan uurka hooyadiibuu ku jiraa hasasi is not easy🤣🤣🤣

  • @HassanAli-xm3eo
    @HassanAli-xm3eo Рік тому +10

    Hi Apayho wllhi waa KU tagera love ii Saar hadaad qoralkeyga arkto ♥️🖐️✍️

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Рік тому +2

    Koko bulle and bulle two legends

  • @Zaki_______poi-qe3jh
    @Zaki_______poi-qe3jh Рік тому +4

    Koko wakutageraa Abayo mcn❤❤❤❤

  • @Sacdiyokushakusha
    @Sacdiyokushakusha Рік тому +15

    Anig uhooreeyo koko😢❤❤

  • @abdullahiabdirihman139
    @abdullahiabdirihman139 Рік тому +15

    Best challenge 😄😄❤❤

  • @hasanmoho5571
    @hasanmoho5571 Рік тому +2

    Koko waan ku salamay my sister

  • @sidramrk
    @sidramrk Рік тому +44

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴

    • @Ogaalsidee
      @Ogaalsidee Рік тому +2

      Lkn hal talo kugu darsanaa wll wax soo post gareey dadka iyagaaba kusoo raadin

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 Рік тому +1

      😀😀😀😀😀😀😀😑😑😑😑😑😑😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @cabdifataax-wn9ec
    @cabdifataax-wn9ec Рік тому +2

    Mashalah ilahay has ku kiin day Ayaan idiin leeyahay❤

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 Рік тому +8

    Team xazaazi waso arsane😂😂😂

  • @sabrinenasrine
    @sabrinenasrine Рік тому +7

    Wllo is jecel ilahay ha idiin Sharfo malaysia markaan imaado isoo dhaweeya ok koko

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Рік тому +9

    Koko 300k 🎉❤ coming soon iinashaallah ❤️🌹🥰👍

    • @SaynabCiise-sm2nl
      @SaynabCiise-sm2nl 3 місяці тому

      💝💔💔💔💔❤️‍🔥💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔❣️❣️🫀🫀🫀🫀🫀🫀🫶🏻🫶🏻👇

  • @MaxamadYare-vi9yx
    @MaxamadYare-vi9yx 8 місяців тому +1

    Kooko abyo mcn quruxey alxmdulillah dheh walal ficn heysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmednani2372
    @ahmednani2372 Рік тому +10

    Love this ❤️💯

  • @RIDWAANMaxamud-f8r
    @RIDWAANMaxamud-f8r Рік тому +2

    Waw hazazi hadaan xaaskaga noqon lahaa make dhan iskuma daaliyeen adaa imarin lahaa

  • @sumeyashariff3605
    @sumeyashariff3605 Рік тому +22

    Love this😂❤❤❤

  • @mohamedamiin6360
    @mohamedamiin6360 Рік тому +1

    Koko i love you sister you are so beautiful ♥️💯

  • @KhadarXariir-rh9nh
    @KhadarXariir-rh9nh Рік тому +5

    Hasasi iyo koko codkooda lama Kala garto😂

  • @abdinasirabdiali4243
    @abdinasirabdiali4243 Рік тому +2

    You are the best

  • @XamseCaraale
    @XamseCaraale Рік тому +5

    Xasaasii aaaa
    Meel make upka lagu suubiyo kuu furaynaa

  • @NajmaAbdikadir-jz1np
    @NajmaAbdikadir-jz1np Рік тому +1

    M.a aada isku fahan sanntahay alle ha idin dhowro❤❤koko bule

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc Рік тому +5

    First ❤

  • @Yazmienchama
    @Yazmienchama Рік тому +2

    Waa idin salamay markan ka soo laabtay guusha ssc

  • @IdoOmer-j8j
    @IdoOmer-j8j Рік тому +13

    Love this❤

  • @nuuraahmett-d1s
    @nuuraahmett-d1s 10 місяців тому +1

    Mashaallh abaayo mcn wakutagera

  • @MahadC.naasir-vf5by
    @MahadC.naasir-vf5by Рік тому +5

    Xasasi is not easy 😊🎉❤

  • @nasronasab918
    @nasronasab918 7 місяців тому +1

    Abaayo koko make up Marso khamaaradana si qurux badan uxidho Abaayo qurux markaas❤

  • @kariimmohamed570
    @kariimmohamed570 Рік тому +5

    Xasanow ducaa qabta hadaa koko dhibtay wax dhibo waynay walibo inaa qaniinto rawe

  • @DeeqoMaxamed-l3g
    @DeeqoMaxamed-l3g Рік тому +13

    Team hazazi is not easy 😅😅

  • @cnaasirtifka274
    @cnaasirtifka274 Рік тому +3

    Koko buule wanku wataa sister

  • @abdirahmanbashir-dn8us
    @abdirahmanbashir-dn8us Рік тому +2

    Don't play song background of the video koko because it's a copyright it's good for UA-cam content mean English music 🎉 keep Rocking

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd Рік тому +8

    Team xazaazi is not Easy 😂😂😂

  • @sacdiyaabdiqadir8740
    @sacdiyaabdiqadir8740 Рік тому +1

    Walaalnimo waawax quruxbadan kookodabeecad malihid qosolkaakajeclahay❤❤❤❤

  • @ayaanabdikadir5054
    @ayaanabdikadir5054 Рік тому +7

    asba cafe iyo guri xaqo lee u dirtee is adkee markaga😊❤ intaasna waa game wan idin jec lahey dhammantiin

  • @MedSamaleh
    @MedSamaleh Рік тому +7

    Best challenge ❤

  • @Aniso671
    @Aniso671 Рік тому +8

    Team kooko is not easy😢❤❤❤❤

  • @abdullahihassanmohamed8091
    @abdullahihassanmohamed8091 Рік тому +2

    Masha allah walashey mcn horey Usoco ❤

  • @XiddoAadan
    @XiddoAadan Рік тому +6

    Hazaazi gabadha indhaha hakaridin❤

  • @NadifaAli-u9z
    @NadifaAli-u9z Рік тому +5

    Maasha,alaah😅 3:3
    ❤❤❤

  • @muhiimxuseen8363
    @muhiimxuseen8363 Рік тому +2

    Abayo waa kutakera eedana kaaleyhy isoo jwab plzzz

  • @AhukriAbdi
    @AhukriAbdi Рік тому +15

    love this❤

  • @asaldhalad9711
    @asaldhalad9711 Рік тому +2

    😂😂😂😂 ar kokowaa galaa godka igujire garunka ikena

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +21

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FihiimaAxmedAbdirahman
    @FihiimaAxmedAbdirahman Рік тому +1

    Hazazi koko wn ini jeclhy nolda inty nololi jirto ❤❤❤❤❤

  • @Hihi_Ahmed23
    @Hihi_Ahmed23 Рік тому +6

    UA-cam ku waa malayacni de koko na lahyd nutrition kaygan idinka shakeynya make up keedi bay nala doontay war yaa ilahey yiqana😂😂😂