KOKO WALAALKAAGA KASOO DHEX SAAR TIJAABADII UGU ADKAYD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 лип 2023

КОМЕНТАРІ • 2,3 тис.

  • @user-tb2yp3xu1f
    @user-tb2yp3xu1f Рік тому +1658

    Waxan waxaka quruxbadan quranka Allah ee yaiguracsan asxabta😅❤😢

    • @Abdirizakmrashid
      @Abdirizakmrashid Рік тому +23

      Ma taas aya shaki kaaga jiro war intaad like iyo comment raadinesid ha isku danbaabin waxan waa iska adduunye.

    • @LIFES.SHORT4000
      @LIFES.SHORT4000 Рік тому +14

      Danbina waad ku galeysa😢
      like na lacag kuma heleysid😂

    • @MunaAdow-dk1xn
      @MunaAdow-dk1xn Рік тому

      Ani ☝️

    • @Muhudiin56
      @Muhudiin56 Рік тому +3

      Like hdan ku sro saas😂

    • @umuzaakir4296
      @umuzaakir4296 Рік тому +4

      marka maxaa kalaamka alle waxaan u bar bar dhigee

  • @Aziizmoha
    @Aziizmoha Рік тому +527

    Wll hadaadba soogashay kusali nabigeena muxamed scw❤❤❤❤❤❤❤I love you nabi aloow

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 Рік тому +71

    Koko markay walaalked garatay xataa anaa la farxay😊 la celebrate👏 gareyay koko brnmjka dhan ayad qurxisay 🥰

  • @himilo101
    @himilo101 Рік тому +164

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢"

  • @Saluukpp
    @Saluukpp Рік тому +319

    Koko waa Barnaamij Nuriso😂😂😂 Without Koko Iyo qosalkeda Team 27 dhan thank you Our gorgeous 😍 Koko

  • @user-qn5cr1fr5d
    @user-qn5cr1fr5d Рік тому +282

    Dadka ku qaraabanaayo magaca Allah iyo magaca rasuulka sidii loogu saaro like soomaaliyee waxaas dambi waa halaiska dhaafa good by 😢😮😮😅

    • @rahmasayit6851
      @rahmasayit6851 Рік тому

      🫢haaa wlhi somalidan yap yeyleyihin melaha😟 xta hesaha way keenan🥺

    • @ImranMo02
      @ImranMo02 Рік тому

      Waa runta bro

  • @sacdiyacabdirshiid9881
    @sacdiyacabdirshiid9881 Рік тому +158

    Aan kuwada Salino walaalayaan Nabigeena Mohamed ||sallalaahu calayhi wasallam ||❤💯

  • @khadarabdi4097
    @khadarabdi4097 Рік тому +37

    Asad hagio he is the one of the best UA-cam in somali community youtubers no doubt his idea very unique rather than the others...asad waa UA-cam kaliya ee fikrad ka duwan kuwa kale la imaaday dadkuna ka qaatan ideas uu la imaaday I support him so much and I met him very humble guy well respect love y bro ❤️

  • @cumeerbigfan4
    @cumeerbigfan4 Рік тому +701

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet mohamed scw ❤️💘🧠🎉

  • @user-zg9bd8bh9b
    @user-zg9bd8bh9b Рік тому +507

    Inta ka heshay challengikaan waa idin salaamay 😂😂❤

  • @aamiinahmed4506
    @aamiinahmed4506 Рік тому +115

    Koko miyaa Game qurxisay mise Game ayaa qurux badan ❤🎉 asad Guul walaal ayaan ku rajaynayaa

  • @yunisbile822
    @yunisbile822 Рік тому +59

    Wallahi this video touched me alot the main lessons is that your brother is always the role model 😢🎉

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud Рік тому +448

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤💙

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 Рік тому +347

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲❤💕

  • @ayanmahamoud6327
    @ayanmahamoud6327 Рік тому +42

    Gabdhan waa very very smart 🧠 wlhy waan ka helaa soo badi gemka wiilka markiisa sooqabo asgana ha garte🙏💘😃

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 Рік тому +15

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰❤️❤️❤️🤩❤️🎉

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 Рік тому +203

    Inta nebiga jecel isoo raaca scw😢❤🌹🥰🥰

  • @user-ck3hb6lm8k
    @user-ck3hb6lm8k Рік тому +17

    Waxan aad ugu helay gabdha wllkeda sida ay u taqaano mash’llah wllo is jecel allaha xafido

  • @eza882
    @eza882 Рік тому +25

    😢aim crying xiliga dancing marki lamarayey
    What a fantastic situation wllnimo ❤

    • @Amisha-nc7ts
      @Amisha-nc7ts 3 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😂😂😢😮😮😅😅😊

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Рік тому +260

    Saan uqozlayay ohiinba iga imataay
    Thanks koko & asad 😂😂😂❤
    Waligeey Challenge sidaan ugama qosliin hooyo jiifta ayaa ayaa sookacday 😂😻🫶🏾
    Wllahey cid wxn jeclahy iyo wxn raabo kasaaysa majiirto wlhi cid itaqaana maleh haddana guriiga kuwada nolnahay m.a Allah isku daaysto🥺💗

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan Рік тому +181

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdinoorkulmiye7775
    @abdinoorkulmiye7775 10 місяців тому +12

    Masha Allah qaabkey ay Hab isu siiyeen Ayaan la dhacay ha waarto walaalnimadu

  • @Ellin947
    @Ellin947 Рік тому +19

    Koko isn’t easy saan u qoslaaye qosolka iga dhamaaday 😂😂😂😂

  • @kaviamohamed236
    @kaviamohamed236 Рік тому +191

    Please amira iyo cimraan funny weeye challenge😂😂😂

    • @queenilhan6418
      @queenilhan6418 Рік тому +4

      Cimraan said ayo udheeryahay wala fahma😂😂

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 Рік тому +1

      Waa kugu raacsanahy

    • @salmaali8162
      @salmaali8162 Рік тому +1

      @@queenilhan6418ba’ayee qoralka so qori raba waye 😅😅

  • @hassanghamalmuse7188
    @hassanghamalmuse7188 Рік тому +106

    Markay Heeshay walaalkeed inaad Heesti walaalnimo u Saarto ayaa ahayd 😂😂

    • @almaasmohamud4287
      @almaasmohamud4287 Рік тому +2

      Walsoo sary tiktok le ku so arkay hda

    • @yaris10
      @yaris10 Рік тому +3

      Shaqadaas reer tiktok Kala tuurey mar hore soo arag😂😂😂😂

  • @powerall.
    @powerall. Рік тому +18

    koko waxa kale dhan inta kasoo tagtay dance giisa ee ku aqoonsatay walhi keep going😂😂❤ love u all

  • @Qu681
    @Qu681 Рік тому +18

    Anaba qosol la oyay cawa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂koko funny waye masha Allah 😂😂😂😂😂😂

    • @Amisha-nc7ts
      @Amisha-nc7ts 3 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Amisha-nc7ts
      @Amisha-nc7ts 3 місяці тому

      Cufit

  • @mohamedsaleebaan7309
    @mohamedsaleebaan7309 Рік тому +79

    Wakhtigaaga ku qurxiso saliga Nabigeena muhameth salalaahu calayhi wasalam❤❤❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +321

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝😢

  • @miskimire8415
    @miskimire8415 Рік тому +9

    Gabadhan inta barnaamij aan arkaye maskaxdeed ka helay mashalah❤

  • @apdulwahabismael3019
    @apdulwahabismael3019 10 місяців тому +1

    The best and funniest Idea ever watched ❤ what a talented guy mr.Hagio.

  • @kiyoka_bl
    @kiyoka_bl Рік тому +49

    😂😭😭 Marka ay koko walked ku booday qosola lasuuxi gaaray 😂😭 next amiira iyo cimran pls 😫✨️

    • @nemojama8015
      @nemojama8015 Рік тому +4

      Ruuxa dheer islamarkaba waa lasso sarayaye😂😊

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 Рік тому +43

    The best person ever the most know ledge able and the most shine Allah created is prophet Muhammad.(Scw)😍🥰💝❤❤

  • @sucaadmohamed3299
    @sucaadmohamed3299 Рік тому +7

    Koko inta rpta in lagu sameyo like barnaamijka ❤❤❤ plz asad

  • @aayartapoy792
    @aayartapoy792 Рік тому +4

    Waa runtaada quraanka allah ka qurux bdn wll plze aniga waan ka helay❤❤❤

  • @kheyralnisaatube46
    @kheyralnisaatube46 Рік тому +239

    Masha'Allah Amazing vlog well done ASADKEY and KOKO meesha kasii wadaa ,guuleystaa

  • @Ibrahimmaxamed-fk9ux
    @Ibrahimmaxamed-fk9ux Рік тому +144

    Rabiyow imtixanka dowlada natiijo an kufaraxno nasi like 👍 ❤❤🤲🤲🤲

  • @barliinislaawe3394
    @barliinislaawe3394 Рік тому +4

    Wllku wa qali iguso duceya wllkey cadawga wadanka ka jira iga dileen😢😢😢inu illah u naxariisto

  • @YahyaHassan-md6pn
    @YahyaHassan-md6pn Рік тому +18

    The best person ever and the most knownleg ever ❤️

  • @Aadan-kn6dp
    @Aadan-kn6dp Рік тому +75

    Ku sali habiib keena muhamed scw scw❤️❤️

  • @mohamedgabow7312
    @mohamedgabow7312 Рік тому +88

    Best UA-camr ever I really like ur video..... best talented u deserve billions.,..u made us happy..... keep going walalka Asad without forgetting ur team.....Koko is not easy

  • @bishaarcabdimeyle119
    @bishaarcabdimeyle119 Рік тому +10

    Game ka dhan xaraaradiisa waxa waye Markey laabta is galinaayaan 🤣🤣

  • @user-by5ge9gx1t
    @user-by5ge9gx1t 2 місяці тому +2

    Number 5 caadi ma ahan 😂😂😅😅😅 qosol buu igu dilay wlhi socodkiisa 😂😂😅

  • @Cabdulahidaacad-xe8tu
    @Cabdulahidaacad-xe8tu Рік тому +37

    The best challenge for ever🙏🙏🎤
    Keep going legend

  • @saynabfaarax345
    @saynabfaarax345 Рік тому +30

    channelkan Koko markay kusoo biirtay baan jeclaaday waayo koko qosolkeeda iyo hadalkeedaba waan jeclahy❤ like ii saar aniga camal hadaad tahay

  • @ayaanabdulaahi9514
    @ayaanabdulaahi9514 11 місяців тому +2

    Allaah waxaan sugi lahaya maàlinta arooska Asad Hajiyoow rabiiyoow soo dadaji oo gabdhaas kadhiga mida naga wada farxisa insh allaah

  • @user-dd6xr2du4o
    @user-dd6xr2du4o 5 місяців тому +6

    صلى الله عليه وسلم

  • @mohabdalla8651
    @mohabdalla8651 Рік тому +96

    Masha Allah game kaan maxaan ka faaiidnay yaa garanaayo walaalaha isku xeran saas lagungarta Masha Allah. Kuwa waxaa jiraa walaalahood waxay ku gartaan qabin ogow allow hanaga dhigin. ASAD HAGIO adiga iyo team kaaga waan idin mahad naqaynaaa buraarijintaaan ❤❤❤

    • @Miski94
      @Miski94 Рік тому

      😢😢

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Рік тому +4

      Aniga cml familykeyga oodhan cid iga garaaneysa wxaan jeclahy iyo waxan asameeyo kasaayso maleh wlhi 😂😂😂

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 Рік тому

      Illh ha xafido

    • @mohabdalla8651
      @mohabdalla8651 Рік тому

      @@sHimaaLi_x1 same nahay markaan arkay ciilooday

    • @ikraammohamed5717
      @ikraammohamed5717 Рік тому

      Alxm wllky kun qof wakaso dhex saraya hadi san lo qariyo

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910
    @exfasqari..falaaraha__raac7910 Рік тому +16

    Inta jiifka ku daawaneysa veidogan waan idinsalamaya RAG IYO DUMAR🎉😮 ONLYRAG IYO DUMAR🎉😮

  • @fardusmohmud7672
    @fardusmohmud7672 Місяць тому +3

    Waa lambar 2 aniga huuba hadalka aniga ilaa qataa ❤❤

  • @MowliiAli25
    @MowliiAli25 Рік тому +14

    Walaaltinimadu waa qaali, wllsha waa inaad dhawrataa mar walba .
    Koko iyo xazazi waxaan u rajaynayaa walaltinimo waarta.❤

  • @naimamohamed6345
    @naimamohamed6345 Рік тому +17

    Waxan la yabay wilkan sidu wax walbo qurux ugu keno dadka ku desanayan wlahi sidan uma keni karan walikana asad ku dhax dhimanesiin waxu sameyo la so samenaya wxan ka helay sidan barnamishkan u keno ❤

  • @MohamedHassan-im9uq
    @MohamedHassan-im9uq Рік тому +44

    Qaladka ugu wayni waa inad su,aalaha isku sheeg sheegten 😢

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 Рік тому +9

      Orod kusoo saree maxa hadaaan lagaadine😂

    • @Safa-xc9xs
      @Safa-xc9xs Рік тому

      ​@@farhiaali8967maxaa hadi runta Ben laga dh8go sow qalad mahj

  • @nadiramaxamuud9015
    @nadiramaxamuud9015 Рік тому +29

    Scw scw scw 🥰🤍❤️

    • @user-kf9mw9oc7i
      @user-kf9mw9oc7i 10 місяців тому +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-we4vd4kj7o
      @user-we4vd4kj7o 9 місяців тому +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @IssackAbdi-zb4lb
      @IssackAbdi-zb4lb 9 місяців тому

      Niyow asad saaxib number kagilin halkee lagahalaa

    • @user-mk3hh9bj7u
      @user-mk3hh9bj7u 8 місяців тому

      Scw❤❤

  • @user-ix2gg2bx4u
    @user-ix2gg2bx4u Рік тому +9

    Ayanita has joined team enjoy noted that...
    Love team 27❤❤❤

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Рік тому +64

    Inta gamekan ka heshay like isaara❤❤

  • @maajid607
    @maajid607 Рік тому +80

    Magaca alle haduu kugu wayin yahay like sar ❤ kunasaliya nabigeena muxamed sallalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤

  • @afnaanwacys3003
    @afnaanwacys3003 Рік тому +1

    Mash allh wll hore uzoco farxada du waa no muhim nolow inty nololi jirto Alle wax kudhipa ku matuzo ❤

  • @nimoomar5714
    @nimoomar5714 Рік тому +2

    Maasha Allah KoKo waxay noo badasha Abeera qosolkiisii game ka ay kujirto laguma caajisaayo

  • @aliyafarah987
    @aliyafarah987 Рік тому +16

    suaalaha may nosheegan markey kuguriga kabaxdo ay kudhahdo ayyy walaalo isjecel waye😢❤❤❤

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq Рік тому +46

    😂😂😂😂😂😂 qaybta codka iyo jaaska ugu qosol badan😂😂

  • @nasroabdihassan1188
    @nasroabdihassan1188 Рік тому

    Wllhi qosalka iga dhamaday waana farxday asad illahey qeyr haku siiyo waxa thy UA-camrka kaliya aan video yashiisa ku cajisin habeen wlbane idhaafin alle haydin xifdiyo dhamn❤

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Рік тому +2

    Boqorka UA-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @mahrezking1346
    @mahrezking1346 Рік тому +6

    Marka ugu horeysaa ayey sheegta labar 2 buu aha kaan dadka wax u shegayah azadow video haku ciyarin sxb koko such a beautiful n beautiful smile

  • @farhancade9113
    @farhancade9113 Рік тому +104

    Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxammed {ﷺ♥️}

    • @falastinehassan4132
      @falastinehassan4132 Рік тому

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @samirahassan8352
      @samirahassan8352 Рік тому

      Scw scw scw

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 Рік тому

      😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😚😚😚😚😚😚😚😚😚😘😘😘😘😘😘😘😘😍😍

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 Рік тому

      😍😎😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍😍😚😚😚😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍😚😚😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😚😚😚😚😚😚😚😚

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 Рік тому

      😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😚😚😎😘😘😘😘😘😘😎😘😎😄😄😄😄😄😄😄😍😄😍😄😍😍😍😍😍😍😄😄😄😍😄😚😚😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😚😚😚😚😚😘😘😘

  • @RudePoi
    @RudePoi Рік тому +10

    Best Challenge Ever ❤😂😂

  • @raxmo687
    @raxmo687 Рік тому +1

    Masha allah ♥wll dheldhel mahan allah idin barakeeyo wan qirody marka sualaha wey dineysay wlllkey aya so xasusty walaha farxada allaha idin saidiyo

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 Рік тому +21

    Koko weydadashay lkn walaqiyaanay balse final wey ogaday wllked ❤❤dhiiga biyo maaha ❤❤

  • @simanabdullahi5620
    @simanabdullahi5620 Рік тому +16

    Jah Asadow Mxa Kugu Ducena Malinbo Malinka Ka dambeso video Shidana noso Galisa ❤ xita 30daqiqo Ciyow Uu iga Dhamdey😫 video cajis Dhan Madremin ilahy Hno kadayo walalken🤲🏿🥰

  • @Su.arii4
    @Su.arii4 Рік тому +9

    Masha wllnimadu wanagsana😭😭❤️‍🩹❤️‍🩹

  • @NiciimaMaxamed-ko3of
    @NiciimaMaxamed-ko3of Рік тому +1

    Mnsha allh walaalo is jecel isku waara wll xasaasi iyo koko runtii wan qiirooday🤣🤣

  • @namelos2963
    @namelos2963 Рік тому +67

    Team ❤Xasaasi ❤wiilk aan taagero🎉walhi waan ooyey😭😭 marka ay garatay

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +28

    Koko is Not Easy ❤ we love you Queen 👑🫶🏿 Guuleyso wllshee

  • @zaynabnorhassan2646
    @zaynabnorhassan2646 Рік тому +8

    Best video for ever only team 27 can do this game 🙏👏❤️🥰

  • @jamal.kbinhassan6933
    @jamal.kbinhassan6933 Рік тому +7

    Smart game Masha Allah I love it 🎉❤

  • @DMAHA04
    @DMAHA04 Рік тому +41

    Allahu akbar praise the most high and the most mercyful❤❤❤❤

  • @ZamzamXuseen-hf6zi
    @ZamzamXuseen-hf6zi Рік тому +16

    Wooow❤walal asad hore u soco wn jecelahay horumarkaga iyo jiritankaga ❤from somaliland huno mcn

  • @ismailkuuskuusi2432
    @ismailkuuskuusi2432 Рік тому +1

    Ilaa hadda waan qoslooya dance kdip❤️‍🔥💆🏾‍♂️😂

  • @rahmochcrahman1531
    @rahmochcrahman1531 Рік тому +14

    I like this challenge 😂❤

  • @safiyashide3925
    @safiyashide3925 Рік тому +22

    woow walaalnimadu wa wehel😂😂😂😂😊❤
    Amiira iyo Cimraan part3 pls

  • @nimcosaleban2364
    @nimcosaleban2364 Рік тому +26

    Wlhi walalkay raga aduunka hadii la iga daro waliba saan camal la iga qariyo inaan garan wayi lahan inta aan wada nolayn waa 4 wiil midna igam lumeen alle yaa xafidku walalyaal❤❤

    • @Naruura4
      @Naruura4 Рік тому +1

      Masha allh❤️

  • @MaaidaCali-nx9fn
    @MaaidaCali-nx9fn Рік тому +3

    Masha wll ku wa wxa kaliya ee dadka kagag duwan wallku wa qli ❤🥺

  • @ilwaat4158
    @ilwaat4158 Рік тому +10

    300K Views😮
    koko's Effect❤🎉

  • @abdullahimohamed428
    @abdullahimohamed428 Рік тому +14

    Kkkkkkkkkkk😅 asadow vlg haqiisa ma,ogi wllhi wax uqalma aankusameyaa garan la,ahay 😅😅😅😅 keep going pro you made us happy so far so good ❤❤

  • @minieo
    @minieo Рік тому +43

    Jah koko her smile and attractive women.
    Also this game is another level

  • @abdullahisaid8378
    @abdullahisaid8378 Рік тому

    I love Koko the way she talk..

  • @ckadiralahi9937
    @ckadiralahi9937 Рік тому

    Asadoow ceyda iyo amiiro isooqabo pro tagerahaadda akamid ahay macalin oky ❤❤❤❤❤❤

  • @user-ly1ll8hm1n
    @user-ly1ll8hm1n Рік тому +5

    Wllky asad hagio waan ku salaamay waan kuu soo duceneynaa inuu adimahaaga kuu so labtaan soomaali maxamed meel walbo oo ay joogto aan u soo duceyno walaalkaan asad hagio aamiin yaarabi ilaahey ha naga aqbalo

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +21

    Keeps goings my brothers and sisters another's levels program's hard work 💯💯❤❤

  • @ikraancabdiraxma
    @ikraancabdiraxma 8 місяців тому

    Qaybta dancega qofka 1aad waa cumeer bigfan❤

  • @abdirizaakmohamed3159
    @abdirizaakmohamed3159 Рік тому +2

    Koko game aad. Ayey u qurxisaa wllhi qosol niiran weeye 😂😂😂😂

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd Рік тому +4

    Masha Allah Nolosha kumac Walalnimo Koko iyo xazaazi waan idhinku faanaa wlhi Allaha idhin xafidho ilxun idhima Aragto ❤❤🥰🥰

  • @Hodanqurx12
    @Hodanqurx12 Рік тому +48

    Walalnimadu waa macn😢😢❤

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 Рік тому

    Mnshlh walllnimaan ciyaar aheny ilhy haysukiin daayo koko an xazanow wall isjecel baaaa tihiine❤

  • @RumaanBinthussein
    @RumaanBinthussein Рік тому +7

    best challenge ever😂😂😂🥰🥺

  • @Lajooy17
    @Lajooy17 Рік тому +39

    Waaba Soo Gashee Like Saar 😂😂❤❤

  • @dekowibrahim8049
    @dekowibrahim8049 Рік тому +38

    Keep going my legend❤👋🥇

  • @zamiyobashiir2237
    @zamiyobashiir2237 Рік тому +1

    Ayy m.a wllhi ilinta ceshan wayy dhiga wllnimo dhel dhel mahan farxad igu nolada dhmntiina❣️🥰🤞🥵🥺😢

  • @MohamedAhmed-ix1md
    @MohamedAhmed-ix1md Рік тому +4

    Masha Allaha 🎉 Quruxbadan Wllo❤

  • @HuubiMohamed
    @HuubiMohamed Рік тому +23

    Part3amira iyo walalkeyd imaran soqabo plz 🥰what a sweet game 🥰