SHEEG AFKAAN OO QAADO 50 DOLLAR QOF CAAN AH AY GARAN WAAYEEN ISKU DAY ADIGANA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 тра 2024

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @Panda-um9k
    @Panda-um9k Місяць тому +160

    inta jeceyl nabigena maxamed love sar❤

  • @AbdiRhmAbdow
    @AbdiRhmAbdow Місяць тому +710

    Free palestine🇵🇸😢😢

  • @zackmohali9468
    @zackmohali9468 Місяць тому +166

    Aynu ku wada salino xabiibkena suuban nabi mohamed scw scw scw scw scw scw

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 Місяць тому +31

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😮😮😮

  • @yahyetyga8219
    @yahyetyga8219 Місяць тому +381

    Hadaba aragto commentigan walaal nabiga ku sali si eebe inooga dhigo kuwa xuudka nabiga ka caba scw❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 Місяць тому +119

    Kusali nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 Місяць тому +93

    Asadow abwe adoo hurdaa editka sameysay😂😂😂sidan bey wax udhecen😂😂😂
    Sundus samia
    1 difiq 1:02 qamar 1:16
    2 big moha 2:05 siidali 2:23
    3 koko 3:33 warda 4:11
    4 qurux k dh 6:47 qadan 9:46
    5 ugbad arg 8:19 shamuri 11:44
    6 0 babajey 13:13
    Sundus 5 samia 6
    Kiki amiira
    1 naima jokr 1:27 idiriska 4:51
    2 wizz b 4:32 sundus 7:39
    3 m.manka 10:13 dani 9:04
    4 s.qurux 16:47 xayat q 10:46
    5 samiixa 20:02 fadil dum 12:25
    6 arman 21:14 0
    Kiki 6 amiira 5
    Sas ey two by two ku yihiin wasalamu caleykum asad comment like saar waa aragteee😂😂😂😂😂😂😂byeeee

    • @masbal9180
      @masbal9180 Місяць тому +4

      Wlhi you have time kusoco

    • @amraney_abdi
      @amraney_abdi Місяць тому +1

      Bal shaqa la'anta inta la eg miya hesaa😂yaab

    • @Hanziina_25
      @Hanziina_25 Місяць тому +3

      Waxay yaayucuuntan ee inanta reply u galey oo xitaa waad ku mahadsan thy wakhtigaad galisey ku odhaneynin. Xaasidnimada waa waxa dalkii u dagi laayahay 😏

    • @NaciimoNafta-qe7zi
      @NaciimoNafta-qe7zi Місяць тому

      Wadadashay

    • @ayanahassan2432
      @ayanahassan2432 Місяць тому

      @@Hanziina_25 Thanks🧡

  • @HargeisaawiOfficial
    @HargeisaawiOfficial Місяць тому +43

    Team saamiya 1k love 🎉

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan Місяць тому +115

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤

  • @user-xz7zg9bp1p
    @user-xz7zg9bp1p Місяць тому +147

    AAN KU SALINO NABI MAXAMED scw ❤😢❤

    • @XaawoMursal-is6nj
      @XaawoMursal-is6nj 29 днів тому

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @umumahda3563
      @umumahda3563 29 днів тому

      Sallalaahu calayhi wasalam allhu akper

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Місяць тому +33

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕💞

  • @user-bf2ru3eq5i
    @user-bf2ru3eq5i Місяць тому +32

    Asad gameskaad soo bandhigto waan ku hystaa but eexashada naga daa qof weyn baad tahy anaguna waqti banu ku galinaya aan kugu daawano hada samia waad ka yeeshay tilmaanta sundusna waad ka diiday sidoo kle samia aa badisay hadana xaqeeda mand siin fadlan wax qanaaco leh noo soo gudbi ❤

  • @sahalcumarcadde2841
    @sahalcumarcadde2841 Місяць тому +104

    Team Samiya only like 👍

    • @Xabiiba-bh7zn
      @Xabiiba-bh7zn Місяць тому

      Lakin ciid cali wansheg nay maxaa

  • @saynabelmi7849
    @saynabelmi7849 Місяць тому +83

    Caawa waad nagu raagtay taliye ,haddaan seexan karaa laakiin😂❤

  • @user-yu9gw2yu7g
    @user-yu9gw2yu7g Місяць тому +23

    Ku sali nabigeena mohamed scw scw scw scw 😢

  • @Samiaahmed-b3j
    @Samiaahmed-b3j Місяць тому +46

    Ku sali nabi maxamed scw scw❤

  • @FartuunXasan-cf8zy
    @FartuunXasan-cf8zy Місяць тому +89

    Team amiira ismuujiya❤❤❤ like saara❤❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Місяць тому +95

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @Asma-Axmed
    @Asma-Axmed Місяць тому +23

    Igula saliya nabigena maxmed naxaris iyo nabad galyo korkisa ha ahate❤❤

  • @FunnyZebrafish-gn5dk
    @FunnyZebrafish-gn5dk Місяць тому +23

    Asad saamiya game ka badisy 6 sual ka hawabty
    1qamar suugaani
    2sayid Cali
    3warda happy
    4qadan qaran
    5shumuure
    6baba jey
    Saamiya 50$ dollar sii balanta oofi wayo guuleesta 50$lahaa

  • @FadmaFadma-dn1is
    @FadmaFadma-dn1is Місяць тому +54

    Kusali xabibkenh muxamad naxaris iyo nabadgalin korkisa hahato acw🕋☝️

  • @QueenHayat88
    @QueenHayat88 Місяць тому +113

    Sundus mesha 2 dhibic uqortay 3 bay sheegtay meshas 3dhibcood hystaa samiya la barejeysisay asad

    • @LuulaXersi
      @LuulaXersi Місяць тому +4

      Sax sundus 1dhibic ayakamaqan

    • @rouki9529
      @rouki9529 Місяць тому +4

      samiyaba 1ba kamqan

    • @user-mi9kw7wv5i
      @user-mi9kw7wv5i Місяць тому +4

      Sax sundus iyo samiya 1 hal dhibac ayaa ka maqan

    • @abdiazizhussein696
      @abdiazizhussein696 Місяць тому +5

      Sundus weey sgeegtay albaabada balaaqa haday tidhi inad uu qortay ahayd asadow sxb

    • @LuulaXersi
      @LuulaXersi Місяць тому

      @@abdiazizhussein696 tas xta iska daa mide sax uga jwbty ayu uqorin jwbteda 3xaad Loma qorin

  • @masbal9180
    @masbal9180 Місяць тому +93

    Lkn asad xoga eexasho aya kujirta kow wuxu dhahay samia intay garan wayday qof ayu dhahay tilmam wan kuqorayaye Sundus markay mama qadan qaran tilmamtayna wukadiiday asad habluhu haku sinadaan

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse Місяць тому +3

      Waa kula arkey

    • @Imraan53
      @Imraan53 Місяць тому +2

      Sax

    • @abshirsocoto9500
      @abshirsocoto9500 Місяць тому +4

      Ninkaa waxaas waa shaqatiisa in uu tuurabaha guusha siiyo 😂😂😂

    • @Intisarcreates
      @Intisarcreates Місяць тому +1

      Wlhi anaa hada saas so qori rabay samia tilmam uu dhahay halka sundus na laga diiday welibo 2 mar uu dhahay iska sheg wax un

    • @khadraali5225
      @khadraali5225 Місяць тому

      sax waye Asad wuqaldanahay✅

  • @Samiiramaxamedumumaryama-hw5si
    @Samiiramaxamedumumaryama-hw5si Місяць тому +14

    Free Palestine 🇵🇸 free Palestine 🇵🇸 free Palestine 🇵🇸

    • @xawofarax290
      @xawofarax290 12 днів тому

      ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊❤❤❤❤❤

    • @xawofarax290
      @xawofarax290 9 днів тому

      😊😊😊❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😢

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Місяць тому +45

    Team dumarland is not Easy 😂 LKin Asadkeeynah Cwa waa Soo daahday ❤ teamkeyga 27

  • @sumeyaabdullahi1089
    @sumeyaabdullahi1089 Місяць тому +35

    TEAM 27 Ma noqon kara gabadha ugu liketa bdn😢

  • @Khedirmed
    @Khedirmed Місяць тому +28

    Wali maan daawan guul ban urajaynayaa zaamiya wanan jeclan lahaa in youtube laguso dhaweeyoh 💯👏

  • @KikiT27
    @KikiT27 Місяць тому +33

    Amiira iga bdan iyada hday joogto aniguna waa joogaa❤❤️‍🔥

  • @suhaybaadan1509
    @suhaybaadan1509 Місяць тому +38

    Ilaahay falastiin dhibaatada haka dul qaado

  • @Adnaanmuuze
    @Adnaanmuuze Місяць тому +99

    TEAM KIKI ONE LIKE 💙💓😊

  • @sagalabdinour9819
    @sagalabdinour9819 Місяць тому +6

    Sundus wa la qiyaamy asad Wuxu dhahy qofki so dhaweya wu leyhy qadan qaran iyo shumuriba waxy sheegty wax u cana in la siiyey ahyd 😢

  • @NuurHassan-ng2vd
    @NuurHassan-ng2vd 27 днів тому +8

    Allow ka dulaqaad guyastaha palestine free free palestine😢

  • @Adnaanmuuze
    @Adnaanmuuze Місяць тому +85

    TEAM AMIIRO QURUX ONE LIKE ❤😊

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Місяць тому +23

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️❤

  • @abdurahmansaed2505
    @abdurahmansaed2505 Місяць тому +51

    5:51 asad wuxu dhahay hadaa tilmaamtid waa leedahay
    Sundusna waa ka diiday tilmaamti qadan qaran marke sheegtay xooga nidaamka inaga sax bro

    • @Hamtha_Apdilahi
      @Hamtha_Apdilahi Місяць тому +2

      Meel buu uga dan lahaa oo haday odhan lhyd wa ka sheeko kle dhaha de waby shegty markaas

    • @Intisarcreates
      @Intisarcreates Місяць тому

      ​@@Hamtha_Apdilahioo qadan qaran bo so albaabada balaqa ayada ma dhihin ma waxayna dhihin bay kutilmamtay

    • @Hamtha_Apdilahi
      @Hamtha_Apdilahi Місяць тому +1

      @@Intisarcreates isaga wa sheeko kle aya lo yaqana lkn qadan qaran Hal mln ayay dhaday

  • @fathiomer2837
    @fathiomer2837 Місяць тому +20

    koko qurux badan mashalah sida hooyadeed

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef Місяць тому +73

    Team amira qurux one like❤😊

    • @najuuali8452
      @najuuali8452 Місяць тому

      Ala Sami nahay ilaa aabo xitaaa😂😂😂

    • @VOO714
      @VOO714 Місяць тому +1

      Alaa caamada ina liverpool❤❤❤❤🎉🎉😂😂😂🎉🎉😢😮😅😊

    • @Mustafaahmed-
      @Mustafaahmed- Місяць тому

      Ani saamiya aan wataa ❤

  • @Axmedmawlidclaahi-fm3gc
    @Axmedmawlidclaahi-fm3gc Місяць тому +27

    Adunka maso marin qof ka khyr badan nabi maxamed scw scw ❤❤❤❤

  • @drsaladmohamudmohamed9167
    @drsaladmohamudmohamed9167 Місяць тому +12

    Saamiya guuleysatay oo aadan Hal dhibco u qoran dib ugu laabo sxb

  • @Kingzayon112
    @Kingzayon112 Місяць тому +62

    Asad gemka Samiya aya reysay
    1 Sayid Cali
    2 Warda happy
    3 Shamurey
    4 Qamar Sugaani
    5 Babajeey
    6 Qadan Qaran
    Gabadha lacgteda sii abowe
    Amira 5
    Sundus 5
    Kiki 5
    Barejo waaye
    The winner is Samiya❤❤

    • @one6617
      @one6617 Місяць тому +2

      Wan islahaa gabadhas ayaa badisay

    • @Qalbiikaaba
      @Qalbiikaaba Місяць тому +1

      Amiira midbuu siiyey

    • @muhidinarab2574
      @muhidinarab2574 Місяць тому +6

      sundusba midbuu kajary oo big moha muusan uga darin saamiyana sayd ali ayuu ugu darin

    • @BaarliinMohammed
      @BaarliinMohammed Місяць тому +1

      Kiki xitaa 6 ayey sheegtay
      1 Naima Jokar
      2. Whis B
      3. Malyuun maanka
      4. Sumayo Qurux
      5. Samiixa Khaliil
      6. Armaan

    • @Nimco3
      @Nimco3 Місяць тому +1

      Wlhi anba waa daawanayay Waan yabay 6 ayay lahayd saamiya waa In la siiya lacagteeda xaqa ay U lahayd

  • @XamseNiino
    @XamseNiino Місяць тому +44

    Team samiiya one like❤❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Місяць тому +7

    Team samilya one like ❤❤🎉🎉

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 Місяць тому +27

    Samia 6 points
    Sundus 5 points
    Amira quxur,5points
    Kiki 4 points

    • @masbal9180
      @masbal9180 Місяць тому

      No Sundus aya 6 leh asad wuqiyanay Sundus dhibicda big Moha umu qorin samia markay wax garan waydo wuxu laha tilmam wan kuqorayaye Sundus markay mama qadan tilmamtyna umu qorin asad qiyanole qofku rabo unbu gusha siya

    • @niitahh9202
      @niitahh9202 Місяць тому

      Samia ba mid loo qorin baa jirta bilawga hore wax kala eexasho la dhaho ma aragne is daji walal

  • @hodoabib5423
    @hodoabib5423 Місяць тому +13

    walahi sundus beerka icaseysay umadeena maahan 😂

  • @mahadmohamedadhan8634
    @mahadmohamedadhan8634 Місяць тому +12

    First to comment, kusali Rasuulka Mohammad SCW❤

  • @queenayush1463
    @queenayush1463 Місяць тому +45

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiiin isoboqo InshaAllah 😢❤❤

  • @user-pk1id2qv9m
    @user-pk1id2qv9m Місяць тому +10

    sundus 5 bay area keen tay tii big moha ay shegtay umad qorin asad

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Місяць тому +6

    Ilaahay SWT ha xifdiyo oo ha u gargaaro walalaheen Reer falastiin, guuleysta, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏🇵🇸🇵🇸

  • @qweennaaz2316
    @qweennaaz2316 Місяць тому +13

    Team Kiki one like guys

  • @yusuflucky2
    @yusuflucky2 Місяць тому +16

    Team Amira qurux like

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Місяць тому +9

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱 ❤

  • @FairyPretty-db1ng
    @FairyPretty-db1ng Місяць тому +13

    Amiira qurux bdan❤joogdheer smart gurl❤

  • @Awo_737
    @Awo_737 Місяць тому +54

    Meel ay samiya joogto la igama wayo😂❤

    • @user-bi6ox2mc4p
      @user-bi6ox2mc4p Місяць тому

      Yes qadan qaran ❤

    • @user-ip6ml1id1q
      @user-ip6ml1id1q Місяць тому

      Same❤

    • @SooySoot
      @SooySoot Місяць тому

      Walaal su,aal ìiga jawaab maxa ka faa,ida muuqaalada asad ilaah kugu dhaarshee si sax ah iiga jawaab, khaasatan muuqaalkan nuxur fiican kuma jiro marka sabab u daawatay

  • @romal_kinda2023
    @romal_kinda2023 Місяць тому +21

    Gameka khalad ayaa ka jira samiyo weeye guulaystuhu 6 ayay haysataa inta kalena mid 5 ayay haystaan samiyo waxay sheegtay;
    Qamar suugaani
    Sayid cali
    Warda happy
    Shamuri
    Qadan qaran
    baba jey
    markaa sxp inaga sax qaladkaas big respect

    • @shashkaqurux71
      @shashkaqurux71 Місяць тому +1

      Haa samiyaa badisy

    • @user-zl4co8oe4w
      @user-zl4co8oe4w Місяць тому +2

      Sayid cali laga jarey saan filaayo

    • @masbal9180
      @masbal9180 Місяць тому +1

      Kiki io samia aya barejo ah Sundus io Amira aya bareja ah asad wanacy waxwaynba kaqaldan

  • @jeazyhanad961
    @jeazyhanad961 Місяць тому +31

    Koko la aan meshan nah malahan😂😂😂

  • @hamzeabdi5413
    @hamzeabdi5413 Місяць тому +6

    RabiYow Dhibatada Ka qaad Walalaheen Palestine 🇵🇸

  • @Amiira603
    @Amiira603 Місяць тому +15

    Amiira my gurl guul always❤

  • @Amiira603
    @Amiira603 Місяць тому +14

    Amiira qurux my queeen❤❤😊

  • @RineetAly
    @RineetAly Місяць тому +27

    Koko hade joogin samia wata guul wacan inshallah

  • @Sweetie07482
    @Sweetie07482 Місяць тому +4

    Asad sxb ciyaartan sundusa guulesatay sawabto eh ciyaarta bilawka hore ka faaidese ee heshay umadan qorin mida lawaad nh balaqa albaabadana wee sheegtay oo adaa hore u dhahday gabar kamida team ka tilmaam waa ka bixin kartaa ✅️

  • @user-py1bp6pr7o
    @user-py1bp6pr7o Місяць тому +25

    Ala caea Yaa soodawaday parnamijkii amiiri sogalisay cawa qosol igumu hadhin wahli inta inala midkaa like 👍 iisara and reply 😂😂😂😂😂

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 Місяць тому +3

      Waa fuuray😂😂😂

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 Місяць тому +2

      Kas xalimoyinka Lee lahayen cwa ma dawan team farx😂

  • @sooyaal24films
    @sooyaal24films Місяць тому +9

    Samiya 6points
    1 Qamar sugani
    2 Warda happy
    3 Qadan qaran
    4 Babajey
    5 Shamuuri
    6 Sayid ali

  • @maahirtube-official
    @maahirtube-official Місяць тому +9

    All eyes on Rafah 🤲🇵🇸

  • @queens5170
    @queens5170 Місяць тому +13

    Koko hadee maqantahy maba dawan karo videoka😭😂😂😂

  • @SaacidXuseen-ji2cp
    @SaacidXuseen-ji2cp Місяць тому +4

    Asad waa ku salaamay first one ahay caawa 2m k like saara

  • @AmiiraFan
    @AmiiraFan Місяць тому +12

    Amiira my fav queen❤😊

  • @Axmedyunio
    @Axmedyunio 26 днів тому +2

    All eyes on Rafah😭😭

  • @axmadnuur2051
    @axmadnuur2051 Місяць тому +6

    SAamiyo ayaa guuleeysatay Asad

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 Місяць тому +23

    Amiira qurux bdan my gurl iga bdan hday joogto cid wax igama galin❤️‍🔥🫶 hday doonan waligood ha maqnadan😂🤟

    • @Amuunmoha8
      @Amuunmoha8 Місяць тому +3

      Cidas maqan hady jogilhyd Inay idinka badin layd bad ogtahy marka alx dheh😂

    • @xanaandhuxulow
      @xanaandhuxulow Місяць тому +1

      SaaS waye 😊❤

    • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
      @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp Місяць тому

      Waxaqaldan ikadabageya

    • @drsanuush
      @drsanuush Місяць тому +1

      Saan u xusa iydoo maqan xita qlbade idinka dagtee😂

    • @BilanQaldane
      @BilanQaldane Місяць тому

      Ku digriya gee ar koko San dhan maloga cabsada😂

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx Місяць тому +43

    Sunduz 5 bay haystaa asadow
    Waxay sheegty
    1:Dhifiq
    2:Qurux ku dhiigle
    3:Big moha
    4:Koko
    5:Ugbaad argsan
    N.b
    Cadaalada ilaali

  • @Team27Amiira
    @Team27Amiira Місяць тому +23

    Amiira darted u imi ❤hday joogto wixii maqani waligood xita yay soo noqan😂❤

    • @Amirafan1
      @Amirafan1 Місяць тому +3

      Same 😂😂❤

    • @drsanuush
      @drsanuush Місяць тому +2

      Naagtas iydo maqan xitaa ma xuseysaan axyaa maseer meshan iydaa leh hdaa iyda rbin adaa fudud😂😂😂

    • @MunaMaxamed-no2nl
      @MunaMaxamed-no2nl Місяць тому

      😂😂😂

  • @apdykhalaqdhego1773
    @apdykhalaqdhego1773 Місяць тому +1

    Best UA-camr number one Mr 2M Asad Mohamed hagio ❤

  • @shariifabu-qw6vi
    @shariifabu-qw6vi Місяць тому +3

    Azad hagio number one somali somali keep going pro

  • @JimcaaleCali-il6kt
    @JimcaaleCali-il6kt Місяць тому +11

    ❤❤❤❤ amiira qurux cimaamadeysiin

  • @AyanSoumeya
    @AyanSoumeya Місяць тому +16

    Team amiiro one like ❤❤❤❤

  • @AbdullahiMire-yz9gk
    @AbdullahiMire-yz9gk Місяць тому +2

    Halmar aan dhamateen nabiga ku salino ❤

  • @Adnaanmuuze
    @Adnaanmuuze Місяць тому +45

    TEAM KOKO ONE LIKE 💓💙😊

  • @MR.DADAyare
    @MR.DADAyare Місяць тому +6

    Inta udharartay video yawga Asad ❤❤❤

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 Місяць тому

    Asc abtio asad waa ku salaamey adi iyo asxaabtada team 27 meel kasta oo dunda dafaheda ka jogtan
    COMING SOON 2.5M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @FardowsaYussuf-eh1sx
    @FardowsaYussuf-eh1sx Місяць тому +4

    Asadow san cadalad maahan videoga firso samiyaa aya reysey runtii lacagtedha sii gawada abowe

  • @Somali24.
    @Somali24. Місяць тому +8

    Meshan kicki ikeentay qurux leyda Masha allah

  • @hafsomohamed369
    @hafsomohamed369 Місяць тому +3

    Igula sali xabiibkeena scw ❤❤❤

  • @QueeenAmiira
    @QueeenAmiira Місяць тому +8

    Amiira pretty gurl🧡❤️‍🔥

  • @xanaandhuxulow
    @xanaandhuxulow Місяць тому +2

    Amiiradeyda Qurux badan mashallah ❤😊

  • @user-hg3ig8fz5s
    @user-hg3ig8fz5s Місяць тому +7

    kusali nabiga scw ❤️

  • @hibosaakin5835
    @hibosaakin5835 Місяць тому +5

    Asad caawa maxd sano dhan ugu so daahday waan sexan weeye saan u daawado videoyogaga caawa hurdo ma kula tagtay😂😂❤

  • @asliinaabdulahi6818
    @asliinaabdulahi6818 Місяць тому

    Masha Allah team27 wn idina salamey❤❤❤

  • @maskiintialle5645
    @maskiintialle5645 Місяць тому +4

    Sundus waan ba iska jaclaaday wlh 😂

  • @Nemitoh3145
    @Nemitoh3145 Місяць тому +5

    Oh OMG 😲1 minit iyo125 comment manta dhan marnamujkaga sugayyy wax xiiso leh soo dayaa odhan laha Teamka klena koly dadka wakhti ka baxaye❤

  • @hamdihirsi1938
    @hamdihirsi1938 Місяць тому +14

    Koko la aan ma nuurayo game ka asad 😢😢

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 Місяць тому +5

      Amiira naga bdan anaga koko lama rabo😂😂😂😂😂

    • @user-hp6bp2oi6n
      @user-hp6bp2oi6n Місяць тому

      ​@@Fairygurl23anaga rabna hadanad Rabin sis😊

    • @QueeenAmiira
      @QueeenAmiira Місяць тому +3

      Hyska maqnaato qaraarkeda laga raystay caawa😂

    • @KikiT27
      @KikiT27 Місяць тому +2

      Qaraarkedi laga raystay caawa😂

    • @user-hp6bp2oi6n
      @user-hp6bp2oi6n Місяць тому +1

      Qararkeega team koko ku wata 😅

  • @gudonhassan5519
    @gudonhassan5519 Місяць тому +3

    Saamiya qurux badan dajiya wa gabadh miskiina wan taagera ❤🎉🎉🎉

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np 29 днів тому +1

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

  • @user-uy2bb1vh4e
    @user-uy2bb1vh4e Місяць тому +4

    Masha Allah Asad hagio hore usoco

  • @Mohamet-37
    @Mohamet-37 Місяць тому +3

    Firsttttt like zxppayl❤❤❤

  • @user-fe1vp1qs7l
    @user-fe1vp1qs7l Місяць тому +1

    Asc wllkay asad Hajio dhamantiin team 27 wan idi salamayaa barnamijka so badi inashallah wllkay

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to Місяць тому +10

    Team Amiiro ismujya 🖤

  • @UBDYWAHERB_7
    @UBDYWAHERB_7 Місяць тому +4

    Hduu Asad wliga reply kusogalin👍🎊❤️

  • @hanadlove5446
    @hanadlove5446 Місяць тому +4

    Samiyaaaaa gulaysatay alcadaaaala asadow🎉

  • @Abuhishami9487
    @Abuhishami9487 Місяць тому +3

    Saamiya 6 points bro xaqeda halasiiyo

  • @SadiaAli-jm7xe
    @SadiaAli-jm7xe Місяць тому

    Mashallhaa amiira iyo sundus qurxlowiin weye