GAME IGU QOSOLKA BADNA CEYDA IYO MAXAMED XOOGAAGA KU TASHO WAALEYS BAABIYAY😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 164

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Місяць тому +45

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ❤

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r Місяць тому +27

    Gabdhaha bay ku macaan thy bcz iyaga funny ah😂❤

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 Місяць тому +27

    Alla cawa San u qoslay 😂so funny 😂😂

  • @SokeynoCeydaruus
    @SokeynoCeydaruus Місяць тому +34

    2m kamisoon team adna always dhiiga shuba

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Місяць тому +20

    Ar adnaa😂Mohomed fanaaye iO Ceyda Aaba mesha ugu daran waleey Qosol iGu Ma harin Cwa Adnaaayee😂😂😂

  • @XabsocabdiShukri
    @XabsocabdiShukri Місяць тому +16

    Next gapdhaha inta igu racsan only like wllhi geem adno kujirto wajeclhy soo funny 😂❤

  • @MASTARMASKA
    @MASTARMASKA Місяць тому +18

    Cimraan aa khaldan sababtoo ah ceyda ayaa ku hor fadhiistay kursiga🫵💯

  • @NastaGaras-iq2gx
    @NastaGaras-iq2gx Місяць тому +10

    Gbdhaha oo sundus ku jrto soo smee😂😂so fnny wye

  • @user-ll4dw7wz3x
    @user-ll4dw7wz3x Місяць тому +10

    Alla caawa qosol iguma hadhin saalax sida shinbirtaa loo tuuray😂😂😂😂😂

  • @zuzuqalanjocookingdecorati4886
    @zuzuqalanjocookingdecorati4886 Місяць тому +14

    Alla dacadaa u qoslaybo bilowgabo ku fuura😂😂adno xupi manta qofka ugu horeyan noqday oo comment kusoo qoro🎉❤

  • @RiYaqOmar
    @RiYaqOmar Місяць тому +5

    Wlhi game fany buu ahaa😂😂
    Cimraan qaldan Xoog buu shegty😂😂😊

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +11

    ❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤🤲

  • @sacdiyasiman2438
    @sacdiyasiman2438 Місяць тому +8

    Caawa video-ga funny waye sidaa u qoslaayey waa Fuurey😂

  • @user-ir6dw3hp4n
    @user-ir6dw3hp4n Місяць тому +8

    Adna faridhey❤amankaga jclhy hailayabin gabey gadhuthey laanta waa abar😊❤

  • @AhmedAhmedilkacase
    @AhmedAhmedilkacase Місяць тому +7

    Plz isagoo gabdho ah soo samee sundus samia Amira koko plz waiga codsi😢😢❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +10

    ❤أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ الْعَظِيمَ الَّذِي لَا إِلَهَ إلَّا هُوَ الْحَيُّ القَيُّومُ وَأَتُوبُ إِلَيهِ❤

  • @MumtaasMoham-i4h
    @MumtaasMoham-i4h Місяць тому +14

    𝐍𝐚𝐛𝐢 𝐠𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐦𝐮𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐥𝐢❤😊

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Місяць тому +16

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤❤❤🕋☝🏼

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Місяць тому +46

    Team ceyda one like 👍

  • @AsliSheikhnor
    @AsliSheikhnor Місяць тому +9

    adna Koko iyo amira sundus samia
    KIKI Ladan soqabo nh gabdhaha kusosameey❤❤❤❤

    • @AsliSheikhnor
      @AsliSheikhnor Місяць тому

      Adna firi abayo lambarkaga isinoh weysap ankaso qabanaa hee🥺🥺

    • @AsliSheikhnor
      @AsliSheikhnor Місяць тому

      Adna mxaku helay

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +8

    ❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤

  • @user-lg5of3jk2z
    @user-lg5of3jk2z Місяць тому +7

    Iyado gabdha ah so Sameer plz❤❤

  • @FartuunXasan-cf8zy
    @FartuunXasan-cf8zy Місяць тому +7

    Team ceyda ismujiyaa❤❤

  • @calicabdullaahi
    @calicabdullaahi Місяць тому +7

    Ceydaa hor fadhistey

  • @tahlilm6068
    @tahlilm6068 Місяць тому +7

    I love you my sister ❤ 💓 ♥ 💕 💗 0:21 0:22 0:22

  • @user-rp8sx9ys3z
    @user-rp8sx9ys3z Місяць тому +7

    Qofkii ugu horeyey waa aniga

  • @DuniyaAxmed
    @DuniyaAxmed Місяць тому +5

    Ceyda legend wyee❤

  • @user-il7nw8gq9y
    @user-il7nw8gq9y Місяць тому +2

    Cimraabaa khaldan😮

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Місяць тому +5

    wah adna cimraan awood bu shegtee inamada😂😂

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq Місяць тому +3

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fadumaabdilkadir4999
    @fadumaabdilkadir4999 Місяць тому +9

    Gabdho soo sameey lkn sundus la'aanteda abaar
    Inta igu raacsan like dhiig ka keena❤

  • @ahmedMohamed-sl5dw
    @ahmedMohamed-sl5dw Місяць тому +3

    Team amiira one like

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +4

    ❤اللَّهُمَّ اكْفِنِيهِمْ بِمَا شِئْتَ❤

  • @NuseybamohamedNuseyba
    @NuseybamohamedNuseyba Місяць тому +9

    Ceyda lucky

  • @Bashiir-nb4ji
    @Bashiir-nb4ji Місяць тому +4

    Ceyda hor faristay cimran wxiisa wa xoog iyo qababac

  • @user-go1zk4no3e
    @user-go1zk4no3e Місяць тому +1

    Cimraan ceydaa kaaga horeeye xooga ushegatay wiilka yar adno part two iyaga lee soonoq saanaa shidane❤❤❤

  • @AlishBea
    @AlishBea Місяць тому +2

    😂 vidoe damadkisa😅Mahamed fanayeh dholka lalgley

  • @user-or4my5xk3j
    @user-or4my5xk3j Місяць тому +1

    Adnoooy wiilisha ku soo celi bls byo mcn ❤qosal iguma harin runtii😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +3

    ❤سُبْحَانَ اللَّهِ، وَالْحَمْدُ للَّهِ، لَا إِلَهَ إَلَّا اللَّهُ واللَّهُ أَكْبَرُ، وَلَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إلَّا باللَّهِ❤

  • @miirismayoowxasan5665
    @miirismayoowxasan5665 Місяць тому +1

    Alla ilaahiyoow saalax jj caawa woo I fuuriyay❤❤❤❤❤❤

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 Місяць тому +1

    Cimraan qaldan cayda ku horeeye😂😂😂😂😂

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo Місяць тому +1

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team team cadnaan team cimran team armhna team ladan team adna team kamisun 2m❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +3

    أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ. (بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ)اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ❤❤❤❤❤❤🤲

  • @Mumtaz738
    @Mumtaz738 Місяць тому +2

    Cimraan see cml lkn waxaa ku aadanaaa ceyda si fcn uma fariisanin lkn cimraan xoogay 😂😂 funny wye cwa game ka salax igu daran 😅😅 sidii lootuuray

  • @amiirayuusuf5771
    @amiirayuusuf5771 Місяць тому +2

    Masha alh Adna bank so same amiira anba saxaf❤

  • @fardowsafardawsa
    @fardowsafardawsa Місяць тому +1

    Mr faanaaye cadi mahan kursiga anaa sameyey kulahaa 😅

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs Місяць тому +2

    Somali one number youtuber asad hajio😂❤❤❤❤

  • @sihaamitaAbdukrem
    @sihaamitaAbdukrem Місяць тому +3

    Alla anaa ugu so horeeyo 😮❤❤

  • @Sabiriinfahad
    @Sabiriinfahad Місяць тому +3

    King ceyda ❤❤

  • @user-gh5on7ly4e
    @user-gh5on7ly4e Місяць тому +1

    Part2 gabdho sundus gusoodar😂

  • @ameliarotina141
    @ameliarotina141 Місяць тому

    Cumran iyo mohamed wexee ku badiyeen Gacnta ku hayaan kursiga 😂😂

  • @user-zy8we5zv9r
    @user-zy8we5zv9r Місяць тому +1

    Alla lBadii ugu italka yara laga reby ugu horentiii😅😅

  • @user-yl9nm7ve1f
    @user-yl9nm7ve1f Місяць тому +2

    Qofki uku huku huray ❤❤❤

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs Місяць тому +1

    Saalax jj okaaaja funny waaye saalax jj wada jj 😂😂❤❤❤

  • @Mabsuudaxmedyuusufco
    @Mabsuudaxmedyuusufco Місяць тому

    Alla waaca beerkaa icasaadey adno team gabdho na ku soo dar please hooyo qalpi wanaagsn ayaad tehee ❤❤❤❤❤

  • @Satuush61Satuush61
    @Satuush61Satuush61 Місяць тому

    Adna xubi xila jano xap xapiipi xiskeygaan kugu qoray xaxayati xawalay kaa xushee xa xaqiqsoo❤ raali ahaada heestas Wan iska jeclehee😂

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 Місяць тому +2

    Team adna ceyda salax maclimow cimraan and mr fanye one like 👍 😂😊❤

    • @user-KAARTO
      @user-KAARTO Місяць тому

      👎 waa iga haysaa yry 😂😂💔

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +1

    اللهمّ باريك في أولادي وأحفظهم من كلّي شر🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Місяць тому +2

    Maxaned khiyaanu ku ciyaarayaa Kurdish ayuu ku degen yahay

  • @HawaAbdirahman-pd7vn
    @HawaAbdirahman-pd7vn Місяць тому +1

    Cimran aa qaldan😂😂😂😊

  • @Rosie-dd1dr
    @Rosie-dd1dr Місяць тому +1

    Team maxamed fana ye one like 😂🎉

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl Місяць тому +1

    Team adan❤❤❤❤😊

  • @canabmaxamuud7649
    @canabmaxamuud7649 Місяць тому +2

    Adno abaayo xala maxaa lamqaneed❤❤🎉

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn Місяць тому

    Qosol iguma harin kuwaan 😂😂😂😂

  • @kiyoka_bl
    @kiyoka_bl Місяць тому

    😂😂😂 alla waa fuuray cawada ceyda iyo saalax waa laba milif korka la saarana maanta dhan

  • @user-fm4xj6kl1w
    @user-fm4xj6kl1w Місяць тому

    Kaannokle soosam gaabadh soosam ❤❤ waall

  • @anisomukhtaar994
    @anisomukhtaar994 Місяць тому

    Geedba geedbaa kaween😂😂salax iyo ceyda team iskoobo iskaba baxa 😂😂

  • @BrwaqoMuhmed
    @BrwaqoMuhmed Місяць тому

    Lkn adnaaay habo cadnan iyo samia indha ka xidhkii noo keen habeen dambe insha allah❤❤

  • @fardowsafardawsa
    @fardowsafardawsa Місяць тому

    Cimraan xoog kufadhistay😅

  • @DeeqaMaxamud-dl9vw
    @DeeqaMaxamud-dl9vw Місяць тому

    Ala intaan qoslay caawa noosoo badi balis 😂😂

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 Місяць тому

    Masha allha ❤❤❤❤

  • @husniabdi3474
    @husniabdi3474 Місяць тому

    Cawa qosol hdi lo dhinto wa lo dhimanaa feero lama arko adnay😂😂😂😢

  • @aaminakhadar6448
    @aaminakhadar6448 Місяць тому

    Ala waa sida lookala xoog waynyahay challengigu

  • @maidaxashi1470
    @maidaxashi1470 Місяць тому +2

    adnasoodabiabaayo❤❤

  • @ShukriCadey-p2b
    @ShukriCadey-p2b Місяць тому

    Adno abaayo waakujecelhay nabakaa isii abaayo daawda saaku soo xariiriyo abaayo balliis❤

  • @user-cc4km7nk7e
    @user-cc4km7nk7e Місяць тому

    Part two gpdhaha adnayyy😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Місяць тому

    Fanaye waxarabe wlhi qosolkaa kadhamana 😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому

    ❤Ya'rabb Salama ❤ Ar Adnaaa 😂 🤲 Waa Leeys Baabi"iyey❤ Naag Nool❤ Continue 😂🤲🇸🇴

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale Місяць тому

    Ala manoli san uqoslaye adnoy waxa igu daran marku maxamed dhacay😅😅😭

  • @umumanalixtiraamcaruurta4236
    @umumanalixtiraamcaruurta4236 Місяць тому +1

    Cimraan xaq ma u laheen guusha
    Macalimow ka xoogay

  • @AsmaDahirAskar
    @AsmaDahirAskar Місяць тому +1

    adano sundus ku sodaray ❤

  • @xalimomaxamed5168
    @xalimomaxamed5168 Місяць тому

    Ceyda uhormaray inta ikuraac san 👆🏼

  • @ayaanathen4800
    @ayaanathen4800 Місяць тому

    Ala saaxlow😂😂 beerka I cadasay wll 😂😂

  • @AbdirahinismailMohamed-gr2yw
    @AbdirahinismailMohamed-gr2yw Місяць тому

    Jey jey asi wuu maqan yhy 😂😂😂😂😂

  • @user-ge3pz8ff6c
    @user-ge3pz8ff6c Місяць тому +1

    Maxamed xaraabe wllh

  • @maazimmuse320
    @maazimmuse320 Місяць тому +1

    Cayda saxan😂

  • @faizaabdimuse1017
    @faizaabdimuse1017 Місяць тому

    Cimraan xoog waya wixiisa

  • @safianuur8754
    @safianuur8754 Місяць тому

    Alla cawa qosolka iga dhamaday adna gabdhaha so samey😂😂😂😂

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Місяць тому

    Saalax jj asaa miskiin ehe ma jajabine 😂😂

  • @lakiboy45
    @lakiboy45 Місяць тому

    Team koko bulle one like ❤

  • @DheemanAbdi-kv4bp
    @DheemanAbdi-kv4bp Місяць тому

    Masha allah adna

  • @gb6sr
    @gb6sr Місяць тому +1

    ❤❤❤❤ Koko Adnan Amiro❤❤❤❤

  • @AhmedAhmedilkacase
    @AhmedAhmedilkacase Місяць тому

    Cimraan khaldan wuu turay😂😂😂

  • @user-ju3rs9st6u
    @user-ju3rs9st6u Місяць тому

    Please prat two😂❤

  • @maxamadamiin1810
    @maxamadamiin1810 Місяць тому

    Adno cimraan aa booska fadhiyo wlhi

  • @zaytuunyusufhassan
    @zaytuunyusufhassan Місяць тому

    Gabdhaha

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah Місяць тому

    Cimraan ciyaalka ha jajabin xoog caadiya u sheegate😂😂😂

  • @ashucadey5662
    @ashucadey5662 Місяць тому

    Cimran qaldan

  • @zaraali5396
    @zaraali5396 Місяць тому

    😂😂😂😂😂 cawa qosol ikuma harin😅😅😅

  • @user-js3qh6fw1m
    @user-js3qh6fw1m Місяць тому

    Saalx jj guul wacn kkkk❤