Dumarka Soomaaliyeed Waxay U Waasheen Jacayl Ay Meel Xun Ka Galay Oo Ay Waalidkood Ka Waayeen😢

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 289

  • @sadiahassan8136
    @sadiahassan8136 Рік тому +17

    Waa gabar yar oo quruxbadan illaahey qalbiga ha u qaboojiyo caafimaad majiree yaa allaah

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 Рік тому +1

      Qalbiga ha u qaboojiya aaa ma qof baa ka dhintay tolow

  • @AminaminF
    @AminaminF Рік тому +13

    Subhaanallah! I think she lost her mind. You’re right wallalo! I don’t know what happened our Somali women 😢

  • @user-hi3oh2yw9j
    @user-hi3oh2yw9j Рік тому +39

    The only way to hurt dulayste is by building yourself up and becoming successful. I did that, and the son of a gun literally became mentally sick.

    • @maxmaxamed2199
      @maxmaxamed2199 Рік тому +3

      Treat your man as your other half, not as an enemy within.

    • @ayeshaabdool4737
      @ayeshaabdool4737 Рік тому +2

      Wow. Amazing 👏

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 Рік тому +7

      @@maxmaxamed2199 cabdi qasare noqon mayo jexa kamida naftada wayo waxan dibatada dumarka ahin ma o nola

    • @maxmaxamed2199
      @maxmaxamed2199 Рік тому +1

      @@marwaqalanjo4902 wll rag iyo dumar ilaah baa isku abuuray, haddii aad is tustaan jawi macaan waxaad heli doontaan muxubo iyo raxmad dhexdiina. Assumption kills. Be happy and look forward wl thanks

    • @ayeshaabdool4737
      @ayeshaabdool4737 Рік тому +7

      @@maxmaxamed2199 if your partner wants you to dependent on them for everything thing e.g you're in a foreign country and he doesn't want you to learn the language, or he doesn't want you to ever get your license...that's a form of control and that person doesn't want you to succeed in life as an individual.

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 Рік тому +9

    Naagihii somaliyed way qudhmeen wlhi badankood nin uun bay u ooyaysa intaasba alla way na ceebeyay kuwani ufeeey ciil badanaa 😢

  • @kalgacal9834
    @kalgacal9834 Рік тому +13

    Salam Fathia🤗indeed , how you love yourself is how you teach others to love you .

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 Рік тому +8

    Fatxiya you're so funny walalo and I love how you encourage us 🤣🤣🤣🤣😂😂😂

  • @Nina55870
    @Nina55870 Рік тому +8

    Childhood naglected is very dangerous They don’t knew how to love someone and nobody can love them

  • @soosabd7986
    @soosabd7986 Рік тому +5

    Gabdhaha jecelka ku waasha qolkan ha la keeno ❤

  • @Fosiyaheersare
    @Fosiyaheersare Рік тому +11

    Xaqiiq fadxiyaay waxaan kugu jeclahay hadii waad aragto Rag wanag samaynaaya oo dumarka ixtiraamaaya oo iyagu wax taransanaaya waad amaanaysaaa... Dumarkana hadii aad aragto mid gaariya oo dedaashay waad dhiiri galinaysaa ... wixii wanagsan waad jeceshahay wixii xuna ka tagaad wadaaa.. horta Cadaalada waad taqaanaaaa waana inta aan kugu taageero Guulayso abodkaa❤

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 Рік тому

      My queen sister u told them the truth good job Mashallhe ❤💯true

  • @umusayidyaasiin2785
    @umusayidyaasiin2785 Рік тому +9

    Halkaa iiwaabi Fatxiyay maxaa tiri "qofkii naftiisa jecel baa la jeclaadaa" ♥️ xaqiiq weeye taas I absolutely agree with you mcnto

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Рік тому +9

    Masha Allaah damiirka kugu jiro.Ishooda Ilaahay ha kaa xijaabo.Maxay tiri ilmo ay Nin kale u dhashey miyay waraabe uga tagtay waliba u shaqo tagatey Nin 4 naag u banaan thy marku doonu ku furi kara la yiri ay sidaas u aamintey. Tolow goormey fahmi donan Duleyste iyo cadowtinimadisa.War armey sixran yihiin sidaan caadi maahane.War quraan isa saara maalin kasta Subxanalah.

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 Рік тому +3

    Wa runta Qoyan is a numb unaware and oblivious xalimoo.
    She is obsessed

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 Рік тому +5

    Subxanallah ilahayoow caafi . Way muraara dilaacday. Mashaa Allah war naagtu waa fariidsanaa hadayba sharcigii kaceshatay duleystihii ay wadanka keentay. Way jeceshahay waxay u ooyeyso. Ilahay ha u gargaararo..Dhamaan hadaad ukuurgashid hablaha Soomaaliyeed waxay dhibane uhiilin raga qaba amba lashay one way or onather.

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 Рік тому +5

    Fariid iska celi naagaha aan meel fog ka fikirin❤

  • @farhiyabulsho6581
    @farhiyabulsho6581 Рік тому +2

    exactly exactly, thank you, love you the voice

  • @faisamusse8522
    @faisamusse8522 Рік тому +4

    14:39 well said ❤ man respect u if u respect your self kkkkkkkk D come n go nothing forever

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 Рік тому +3

    Alla eedo cimiirag iyo cafimaad ka haku siiyadiiyo we love❤❤

  • @anabali5745
    @anabali5745 Рік тому +5

    Nin Fiican buu ahaa ninkaas waayo gabdhii yarayd sidi ilmihisa Oo kale ayuu uxananeyay wallahi qaarbadan baa kufsan lahaa nin islaam ah buu ahaa aniga siday ila tahay gabadhan way xanunsantahay allaha caafiyo Ninka wuu furay un wax kale umuuna dhimin siday shegaysay ayada marka hadday xanunsantahay allaha caafiyo

  • @ikrannur8086
    @ikrannur8086 Рік тому +1

    Habo when you said some psychological issue laughed so hard 😅

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 Рік тому +3

    Norway aniga ayaa ku nool saa jeceshahay ayaa u noolan kartaa allh akber. Illhy ha caafiyo 😂😂😂😂😂

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 Рік тому +5

    Mid qoyana oon garanayo baa ninkeedu maalin walba dilaa xitaa candhuuf buu wajiga kga tufaa🤮 dhawr jeer buu eryay iyadoo uur leh sanad walba way dhashaa isaguna wuu caaya wxn ku idhi naa ninkan meel iska mari oo ka tasho kulha wn jeclhy mida kle waa ninkeyga kama maarmo qoyan waa noocas hdd wx u sheegto xitaa afka by ku goosanaysa ish wlhi matag baa I qabta mrkan arko qoyan dulayste u ooyaysa mxa ku dhcy dumarkeenii somaliyed mxa karamada ka qaaday ish 🤮🤮🤮

    • @badrya.h8493
      @badrya.h8493 Рік тому +1

      Iska jir waliba waxaad kulataliso way usheegi markasu isna kugudiri ay kula coloobidoonta qoyan .

    • @hani7940
      @hani7940 Рік тому

      Hhhhhhhhh wAA wax dhimatay TaaS

    • @ssm3933
      @ssm3933 Рік тому

      Ta waxa si Dhere walhi wax walab way u shegysa Ninkasi qoyan is qoyan allah Maxa nag baden o qoyan joga o Nin dulysta ah O Nolosha ka Dhacay Dan carerysssa wah 😩

    • @Sadgirl12386
      @Sadgirl12386 Рік тому

      @@ssm3933 haa way kuu sheegaysa mrksa iyadana uu kugu diraya hadhow qoyan baa aduunka looga tagaya 🤮

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 Рік тому +1

      Naagah reerkoonfurka nagacilmi badan

  • @meimunamohammed3158
    @meimunamohammed3158 Рік тому +1

    What legend she's talking about,
    Macnaha legend I don't think inay garaneyso ❤❤❤Aad baan idiin salaameya

  • @dekahaji
    @dekahaji Рік тому +3

    Naagtas social media bay I nacsiisay it’s uncomfortable to watch😬

  • @Sahra881
    @Sahra881 Рік тому +3

    Alla beerka Fathiyo umadeena maahan ❤❤❤❤

  • @manaal8739
    @manaal8739 8 місяців тому +1

    Exactly

  • @masbalahmed2946
    @masbalahmed2946 Рік тому +2

    Abayo fathiya cabsiiye waàxan kugu jeeclahay siidad dumarka U waanisid ale haku barakeyo waaxbadan Aya Laga faa iday Masha alah

  • @roodaruuxi5203
    @roodaruuxi5203 Рік тому +3

    Allah ku jeceliya anigu rabbigay baan jecelahay aduunkan hooyo wixi soo raca 3ciyaal ah baan ifka ku haysta waxaan jira 24

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 Рік тому +3

    Mahadsanid Habo Fathia for your great daily encouragement and advices may Allah bless you and protect You. And all of us 🙏🏻🙏🏼🙏🏻🙏🏼

  • @Nafta281
    @Nafta281 Рік тому +2

    She is acting she can make her own shows runtii

  • @Nafta281
    @Nafta281 Рік тому +2

    Tolow inantiidii malasheekay satay oo mawaydiisay inuu inanta yar isticmaalay

  • @farhioibrahim6577
    @farhioibrahim6577 Рік тому +2

    Why is thy so desperate only men! There is no other life subxanalah

  • @Barwaqo-Hasan
    @Barwaqo-Hasan Рік тому +3

    Tolow naagahani miyaanay waxba baran oo fahmin anigu hada waan adkaaday sidaan macalimada casharkeda ula socday no more jileec iyo faarax baa tegey ilahay miyuu ka tagay waa maya walahi waan u qajilaa naagaha qaar😂😂

  • @Abdullahi_thegoat
    @Abdullahi_thegoat 8 місяців тому +1

    wallahi nin waa Ey lkn tii naag ahayd ilahay ha u gargaaro adunki ban ku duleyen gabadhan mashaAllh horta sharciga hadi ay ceshetay waa naag nool

  • @najahadan2611
    @najahadan2611 Рік тому +1

    Masha Allah tabarikallah hbo walhi warun naftada marka jeclato ayaa dadkuna ku ixtiramayan jacaylkay khalad fahmen wankugu racasanay ❤️

  • @qunesfakhy9403
    @qunesfakhy9403 Рік тому

    Ilaahey iyo rasuulkiisa jeclow oo raxmaankane u dhowow oo isku xir walaahi waa ilobeesaa maxasuusaneysid xanuunka

  • @xafsabedel-no7ju
    @xafsabedel-no7ju Рік тому +1

    Khayrka allow na waafaji adigana alle haka abaalmariyo fadxiyay wanaga aad nala jeceshahy ❤

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 9 місяців тому +1

    Way waalatay gabashu shaw😢😢😢

  • @faisamusse8522
    @faisamusse8522 Рік тому +2

    13:58 well said sis 💕 children safe if mother wakes n puts kids first before anybody

  • @glamorousshayla
    @glamorousshayla Рік тому

    I could’ve gone without seeing that vid, but u mimicking her @9:34 made it almost worth it.

  • @farhiyoisse9132
    @farhiyoisse9132 Рік тому +5

    I believe she is either becoming mad or a good actress! Fingers crossed.

    • @blueblue5427
      @blueblue5427 Рік тому +2

      She is acting. May Allah guide her and the so called legend guy😂😂

    • @Muna_Dalac
      @Muna_Dalac Рік тому +1

      ​@@blueblue5427😅😅😅 she said legenow and that really made me laugh😅

  • @bebahhassan4715
    @bebahhassan4715 Рік тому +2

    Creame way xayaysiinaysaa. My heart is broken for her child. This woman is highly instabil.

  • @meimunamohammed3158
    @meimunamohammed3158 Рік тому +1

    Salaam fathiya ❤ if she's not acting she's truly sick 🤧

  • @khadijaabdilahi3
    @khadijaabdilahi3 Рік тому +3

    Haboy heestas waan kugu xasuusan donaa meel kastoon tagaba heestii fadxiyan u yaqanaa xitaa❤😊

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 Рік тому +2

    caagan eey lahadleyso ayaanba fahmi wayay😳😳

  • @farhiyabulsho6581
    @farhiyabulsho6581 Рік тому

    he's active, active, very active genius, thank you for thank you, I appreciate you can lever even me too even me too, I see this ladies act

  • @asiaali3460
    @asiaali3460 Рік тому +1

    That is true sister

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 Рік тому +1

    Wa Doqon. Allah sent the legend to get her up and work and become something but she went back to zero.
    Why would you send a little girl across the world? A girl!!!! Subxanallah.

  • @halimo3956
    @halimo3956 Рік тому +1

    Waa gabar qurux badan allaha caafiyo

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 Рік тому +1

    I love you sister Runtaan kugu jeclahay Allah ku xiftiyo ❣️

  • @AtariishadaADuunka-tg9ek
    @AtariishadaADuunka-tg9ek Рік тому +2

    She was on tiktok iyadoo leh yarkay u dhashay this Legend person bay rabtaa inay Social ka siiso laakiin waxay ka baqanaysa inay gabadha ka qaataan…I feel sorry for the child that has to hear from his mom that she wants to get rid of him…she is the 2023 version of Mama Malyun and Faysal 50,000….I imagine both have moved on with other women…ciyalkiina jecayl, attention iyo spending idinka bahan..

  • @farhioibrahim6577
    @farhioibrahim6577 Рік тому +1

    Manshallah hablaha wax u sheeg niicda ha joojiyaan subxanalah

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 Рік тому +1

    Allah fadxiyey inader walahi waa khajila markan naagahan daawado halkaa ka ooyeya

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 Рік тому +6

    Qoyan labada lugood goormay isku qaban ish wlhi cawa suuqa wxn ku arky caruur yar yar oo dawarsanaya caruurtas mid ka mida buu nin xiniinyaha ku dhuftay wiil yar oo 5 jir ah buu ahaa saacad buu dhulka rafanyay ninka dilayna nin wayn buu ahaa wxn ku idhi habo aaway hoyada iyo aabaha wuxu idhi way iga tageen oo way u tuureen hbnkii suuqas iyo wadada ban seexda oo laygu dilaa wlhi saan u ooyayay 😭😭😭😭😭😭ilaa cawa bn ooyayay qoyan iyo dulayste mxa akhiro war u yaal ilhy idin cadaab intaas is fuul fuushan bd hadhowna caruurta tuurtan saad dulayste u daba ordaysan I’m tired naagahan uray ee lugaha uun saas u kla haya 😭😭😭😭😭😭

    • @manshaallhmohamed7881
      @manshaallhmohamed7881 Рік тому +1

      sorry somalidu waxay taqaan caruur badan la dhalo lkn in la koriyo oo labarbaariyo ma taqaan

  • @Nafta281
    @Nafta281 Рік тому +2

    Fatxiya ileen reer muqdishana waat ahayt waat iga qoslisay markaat tidhi unukaa wax aragnay

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 Рік тому +2

    “Some psychological issues” 😂😂 Nah she is on some bullshit😂😂😂

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 Рік тому +2

    Absolutely true 😢
    Farxiya dumarka somali
    Waa iska daacad
    Saa u canjishaa jeclahay omg😂😂

  • @Lei382
    @Lei382 Рік тому +1

    You’re the best I just love you so much

  • @hudamohamed6810
    @hudamohamed6810 Рік тому +1

    She is not acting, I think ninka ayeey is raacisey. She needs to move on. And dont sponsor anyone, you know he is using you. Marry someone in the same area as you!

  • @ziao.1359
    @ziao.1359 Рік тому +1

    Wa fariid runta tuurta. Dumarki hada wan daciifnay an is adkeyno

  • @fadumacali3145
    @fadumacali3145 Рік тому +2

    Filin hindi ah oo san ah aan firsaday bented wayay somalida waxbaa nagaqaldan

  • @ilhan6838
    @ilhan6838 Рік тому +2

    Wiil aan isla shaqeyn jirnaa kamaqlay dumar maxa talo laga weydinaa lugahooday isku heyn iyo kala heyn udiideen😂😂😂😂

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Рік тому +4

    Iska ooy oya ani waa idin ku daalay jecel bey ku washteen Bollywood in laga so qoro waye gabdhahena😂😂😂😂😂

  • @Anisa-coco
    @Anisa-coco Рік тому +2

    Qoftan wey xanunsantahay wallahi,,,,SubxanaAllah mel walba naag unba oyeeyso yaab

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 Рік тому +2

    I’m tired dumarkan qabiil ayna wx ku ahayn ka sheekaynaya 😮

  • @user-tu6yf1dz3f
    @user-tu6yf1dz3f 5 місяців тому +1

    Wllo naaghu waxay jecaylyihin ninjka gumeysinayan

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Рік тому +2

    Gabadha na jini baa ku dhex bakhtiyay😂mise waa masayr waxaasi

  • @faadumocali3834
    @faadumocali3834 Рік тому +1

    Jacaylka ayna horayba uga soo arag gurigii ay ka timid magaran karato macnahiisa

  • @farhiyabulsho6581
    @farhiyabulsho6581 Рік тому

    Haa

  • @ifrahahmed5292
    @ifrahahmed5292 Рік тому +1

    DOQOON WALBA DULEEYSTE BEEY KU WAALATAA

  • @user-tu6yf1dz3f
    @user-tu6yf1dz3f 5 місяців тому

    Habo waa sax way sirxanyhiyhin walaahi aniga waa aaminsanhy rayigaga

  • @shukrimohamud9402
    @shukrimohamud9402 Рік тому

    Naftey da aduunka waxa yaal dhan wey iga qaali san tahey marka sabab u hoos dhigin bilaa damiir imaan naxariis aan laheen dumarka Walaahi naftooda wey ku ciyaareen

  • @Fathia2
    @Fathia2 Рік тому

    Balaayo jeclaaw dheh bal mee hore ugu socoto

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9e Рік тому +2

    Ina adeer miyuu yaqaanaa dulayste? Reer cabaad weyne ayaa la dhahaa gabdhaheena gebigoodba!!

  • @ilhansaid5659
    @ilhansaid5659 Рік тому +2

    She is not normal geedo ayeey cabtay ayaan uu maleyaa nagtani.
    Xata haday matalaad wado why ay nafteeda uu bahdilaysa?!

  • @faisamusse8522
    @faisamusse8522 Рік тому +1

    15:12 I'm waiting 18yrs now but I see Farah who's wanted but not Mr right so I don't have time for games

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 Рік тому +1

    Fatxiya cabsiye naag jirta oo nool ❤

  • @Reenay826
    @Reenay826 Рік тому +1

    Qiimaheeni ba hoos ka dhigne nin dartii
    Aduunka kale dumarka lajecelyahe ragana ka qiimo badan.lkn Somalia hada nahe rag ku walene Aan qimaheena garanenin 😁😁

  • @amiinoahmed6297
    @amiinoahmed6297 Рік тому +1

    Hhhhhh wlhy ani qoyan 6sana haa hada fariid noqday

  • @Hodaneey
    @Hodaneey Рік тому +1

    Salam iron Lady farxiya qaali .
    Subxana Allah laga yaaba in qalbigu jabay ani ilma cafimad qabto way xanunsan tahay. 😢😢 ma inantedi bay nin aan dhalin u geysa 💔💔💔

  • @hodanabdirahman8080
    @hodanabdirahman8080 Рік тому

    Farxiya cabsiye walahi waa wayo arigi oo qofa waa aqligi dumarka oo dhan oo qof masha aala qof kula midana ahay

  • @umusayidyaasiin2785
    @umusayidyaasiin2785 Рік тому +2

    "Laygu kaa dulyookee" waayahaan waa noomadan shidine😃

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr Рік тому +1

    😅😅😅😅😅😅😅 astagfirullaah ar farciyaa

  • @nasrasulub6894
    @nasrasulub6894 Рік тому +1

    Wallahi aadbaan uga xumaadey why

  • @hamdixsan
    @hamdixsan Рік тому +1

    Gabdha u duceya

  • @ummsuhayb702
    @ummsuhayb702 Рік тому +1

    Asc farxiyay soomaali ayaa hore u tidhi dhagahii ala waaniyo ayaa waansan

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 8 місяців тому

    Fatxiya, maanta waxaad uekaatey, fanaanadii Hibo Nuura (she is very beautiful) 😎👍🏽
    Nin lama baryo just be strong…..dumareeeeey 😎
    Mahadsanid Fatxiya Nuura 😊

  • @yusramohamed8201
    @yusramohamed8201 Рік тому

    My Allah bless you habo ❤

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke Рік тому

    اكثروا التكبير والتهليل الله يستحق الثناء maalayacni aakhiro wax ma taro

  • @sadiahassan8136
    @sadiahassan8136 Рік тому

    Farxiyooy walaalo inta aamusan u duleyste baa ba saday ayaa kabadan inta hadleyso

  • @farhiyabulsho6581
    @farhiyabulsho6581 Рік тому

    Ok

  • @sahraabdi7246
    @sahraabdi7246 Рік тому

    Ciid wacan inabti 🥰💐😇🌹👏🥰💦 Queen

  • @hamdivan7046
    @hamdivan7046 Рік тому +1

    Qofkii ku xumeeyey in aad u cabato aya ka daran/ka cabato

  • @nasrasulub6894
    @nasrasulub6894 Рік тому

    Waa sheego dheer subxaan allah

  • @faadumoali1675
    @faadumoali1675 Рік тому +2

    Tan beenteeda waaye filim ayey jileysa ama waa isku dhexyacday

  • @ameelhasan6106
    @ameelhasan6106 Рік тому

    Wey dafirtay safiyo tubakadi iyo qamrigi

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Рік тому +1

    Ruwaayad aan dhamaanayn bay wadaan

  • @cabdicabdilaahi6481
    @cabdicabdilaahi6481 Рік тому +1

    Don’t say that wlaal mental illness is real please stop hakudiganin and give her apology in the next video !!!

  • @Ania123-g8u
    @Ania123-g8u Рік тому +1

    xataa hadii aad wax jeclaato iskalareeb maxaad qof biniaadam ah u siineysaa naftaada oo oo dhan naa iskala reeba

  • @user-tu6yf1dz3f
    @user-tu6yf1dz3f 5 місяців тому

    Farxiya wllo dumarka aniga waxaa arkey mid dhaso wuu I dilaa hadana jecayl

  • @fatwahassan4476
    @fatwahassan4476 Рік тому +3

    Walaahi waxa saxa ayaaa ka hadashay aniga waxaa aaminay naagtaan waxaa ineey jileeso Waa Ju wareray Waa is bad badalee every second waaba filin caadiya cream kii ayaa lajan naqday 😂😂😂😂😂