SAXIBTED EY ISLASO KOREN AYA TEL AWGED SI ARXAN DARO AH U

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 185

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +43

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍

    • @nimcocali868
      @nimcocali868 Рік тому +3

      Scw

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Рік тому

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @mariyamaxamed7324
      @mariyamaxamed7324 Рік тому

      Scw

    • @amalcali6624
      @amalcali6624 Рік тому

      Scw

    • @Nasuuu779
      @Nasuuu779 Рік тому

      صلى الله عليه وسلم ❤

  • @ayanjama7955
    @ayanjama7955 Рік тому +9

    Hodaney qof wx bteyba thy oo an jeclhay hdn wx la dhlin muxu kugu flaya ha dhihin lifeku mha un in wax laisku dhlo dad bn oo is jecelba jira Lkn alle waxba siin respect

    • @hibomohamed3532
      @hibomohamed3532 11 місяців тому

      Haa wlahi way jiraan abayo ilaahay inta aan haysana hasiiyo inta haystana Allaha ubarakeey9

  • @reemali6728
    @reemali6728 Рік тому +13

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @axlamdahir2091
    @axlamdahir2091 Рік тому +9

    Qisoyinka carabaha ku heysta ani ❤

  • @ilhaaaan4
    @ilhaaaan4 15 днів тому +1

    ayy hodaney welcome back wlhi wku xiisney😭🫶🏻👸🏻

  • @najaxupdy9594
    @najaxupdy9594 Рік тому +18

    Aniga qisoyinka america ku haystaa hodaneey malin masar malin 🇺🇸 usa xaq noogu kala qeybi😂😂❤❤🎉hodaney wa runtaa 16 jir xataa somaliland fasalka form1 ayu maraya ama secondary

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  Рік тому +5

      Diyaar❤

    • @Hanaaahmed11202
      @Hanaaahmed11202 Рік тому +2

      16 jamcad galay aa jiro beee

    • @najaxupdy9594
      @najaxupdy9594 Рік тому

      @@Hodanonline thanks gacalo❤

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 Рік тому +2

      Carabta majeceli wa xaasidin lkn Hadi waxlagafa iidayo wa caadi

    • @Hanaaahmed11202
      @Hanaaahmed11202 Рік тому

      @@khadraali8373 apaa maila argty carabta xaasidiin wye cadaanka ka jeclhy ani

  • @hoodomustafe7720
    @hoodomustafe7720 Рік тому +2

    Vedios kga dhamn inan dawadey ma rumeysan karta wlhi oon wliba qar ku ceshtay 2 ama 3jeer❤❤

  • @maymunaahmed-zv8ju
    @maymunaahmed-zv8ju Рік тому +2

    Qof 16 adaya jaamacad wa qof Aad u fahmad Badan oo galaasyaal baa lagaso bootiyey

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Рік тому +2

    Wcs walaashey hodaneey maasha allaah my abaayo hodaneey aadbaan kuu salaamay

  • @nemohs4409
    @nemohs4409 Рік тому +2

    Mashalaah hooray u soco hodan

  • @MaryamCuud-hi9ku
    @MaryamCuud-hi9ku Рік тому +1

    Oh waa qiso aad u xanuun badan alle yaa raxma farah

  • @fadumawarsamemumin4232
    @fadumawarsamemumin4232 Рік тому +3

    16 years Markan jiray hodan galaski ugu danbeyaya ee dugsi sare aan ufadhiyaya 🇰🇪 I love kenay really

  • @KhadraHasan-xe2me
    @KhadraHasan-xe2me Рік тому +4

    Hodaney wankusalamy wlshy fosiya iyo c raman banuxisy hadalkodi

  • @amooy399
    @amooy399 Рік тому +4

    Vidioga part two marka laso dhigay uso laabtay😂😂

  • @user-lm6oy2oy1i
    @user-lm6oy2oy1i Рік тому +10

    Part Two Laso Dhaqso Hodaneey😢❤

  • @Aasha18968
    @Aasha18968 Рік тому +3

    Abaayo aniga iyo walaashay markaan jaamacada bilaabaynay somalia waan yareen Aniga waxaan jiray 16 jir walaashay iga sii yareed sidoo kale jamacada waxay bilawday 15 jir waana ka qalanjabiyay anoo jira 20 hadana master baan diyaariyaa waxaana jiraa 22 sano

  • @sadaadhisadem245
    @sadaadhisadem245 Рік тому +2

    Anigu 16 sano ayan hada ku bilaabayaa from Ethiopia

  • @farhiahassan9612
    @farhiahassan9612 Рік тому +3

    Hodaneey plz sis hadalka badan naga dhaaf waan kugu caajisaynaaye qosada uun ku eekow mida kale dad badan oo waayeel ah baa kugu xiran iska dhaaf luqadaha qalaad eed hadda dhex wado qisooyinka Thanks abaayo

    • @SowdomahamuudSowdomahamuud
      @SowdomahamuudSowdomahamuud Рік тому +2

      My xppti wa lobahanyhy fikrado in lagu darsato qisada sanaba kawacn runtii xiiso iyo 🎉wxy uyeeleysaa ujeedka shekada siisiyadeneysaa🤞🥰

    • @nimciishnalka279
      @nimciishnalka279 Рік тому +1

      ​@@SowdomahamuudSowdomahamuudlabadeenu isku meel baan wax ka aragnay anigu qofkale qisoyin kadawo hadan isdhaaho maba dawan karo wayo hodan warkeda ban laqabsaday shekadu qisaday xamaasad uyeeshaa

  • @qadarbile7040
    @qadarbile7040 10 місяців тому +1

    Hodan qurux abayo xageh kabax dey bar yahan lagu waayey

  • @kamalali79
    @kamalali79 Рік тому

    Asc walaasheey hodan online Mahad sanid sheekooyinka iyo qisooyinka aad Nala malwalba qeebsato alle hakaa siiyo ajir iyo xasanaad alle haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa keep going my sister hodan online you doing great work mahad sanid walaasheey hodan online

  • @jimjum1547
    @jimjum1547 11 місяців тому +1

    Rear somaliland ba ahay 17 sano jamacada sanadki kobaad ba kujirey hda 23 ba ahay master ba diyaarinaya

  • @Feriiha--ahmed21
    @Feriiha--ahmed21 Рік тому +2

    Anba 16jir ku bilaaway jmcd muqdisho aa joogaana 😂😂 la yaap maleh

  • @sahy_aakhiro
    @sahy_aakhiro Рік тому +3

    عمرها ١٦ وآخر سنة في الجامعة مش معقول 😂😂

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 Рік тому +1

    Maasha Allaah.

  • @maishacash5668
    @maishacash5668 Рік тому +1

    Aniga 6 jir ba ku bilaway school ka Ethiopia dire daba hed Xage jogtay

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 4 місяці тому

    ilmo badan oo adunkan lagu soo ugoyey ayaa buxa iska silcaya allaha sahlo amuraha

  • @user-er4um3ti8p
    @user-er4um3ti8p Рік тому +2

    War markasta waani sheegaa wlasheena like usaara waadawatiine😢❤

  • @ayanmecaad8743
    @ayanmecaad8743 Рік тому +1

    Cidna cid ma doorato wllo calafkana lama garan karo illahay dumarka calafka haw hagaajiyo

  • @user-nw6wu1sl7f
    @user-nw6wu1sl7f Рік тому +1

    Sharàxaga ma fiicna waayo kalmadii baad tobonjeer macno usamaynasa waa lagugu caajisaya

  • @munnaabdi8971
    @munnaabdi8971 Рік тому +1

    Masar malah dad fayoow kuma noola allow ha nagu keenin

  • @maaniabdirahman1379
    @maaniabdirahman1379 Рік тому +1

    Kkkkk eraygaas ku haystaaaa afka qymadka leh kkkk hodan funny wlhi thnks hadaa nhy guurdoon jadwalkaaa noo saxdaaaaa kkkkkk❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kinsisiciid202
    @kinsisiciid202 Рік тому +2

    faceeda karoonay qiso cabsi aha maad noo radisida oo carabah ka dhacday ❤

  • @deeqadeeqa8721
    @deeqadeeqa8721 Рік тому

    Hodanaye socon maysodbee bal routines na ku dar qali oo videos iska caadiya

  • @SabiriinA-ch5dq
    @SabiriinA-ch5dq Рік тому +1

    Hodaney marga dhahisid like farbadan sar wan jeclhay wan kula dhah❤

  • @ifrahhassanhussein9760
    @ifrahhassanhussein9760 Рік тому

    Mare gin hulum aydelem meches ye dire balawkim mikniyatum ahun ye elite lij be 17 ametuwa ye University temeriy litihon New lezawum yemejemeriya ametuwa fikir KG sitcherisim 4 ametuwa neber😂😂😂❤❤❤

  • @user-fw8mg9zm7i
    @user-fw8mg9zm7i Рік тому +1

    Mash allah wlllo❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc Рік тому +5

    I can't wait part two❤

  • @hodmanhodman7113
    @hodmanhodman7113 Рік тому +1

    Codsi hodaneey sheekada hanagu kala goyn please

  • @Iqlsomar
    @Iqlsomar Рік тому +1

    Ana ugu horeya❤hodanay masha allah🙌🏻

  • @user-jy4op1xm1p
    @user-jy4op1xm1p Рік тому +2

    love you hodaneyy❤❤

  • @amal.suldaan
    @amal.suldaan Рік тому +1

    17jir ayan jaamacada kubilaabay somalia ayaana jogay lkn sucuudiga ayan kaso bilaabay waxbarashada

  • @naimaahmed326
    @naimaahmed326 Рік тому

    Hodaney nagadaa sheekoyinka kale aad qisada naga soo dhex galineysid plse

  • @fatmaabdalla3430
    @fatmaabdalla3430 Рік тому +4

    hodaney xlay ilaa hda qisoyinkaaga aya dhegeysanayay madama periodka aad ugu xanun sanahy oo sexan wayay😢😂❤❤aad ban ku jeclahay gclo

  • @haneenalhatimkatib7827
    @haneenalhatimkatib7827 4 місяці тому

    Hodane gabadha ayah ladhaho bishaanaa la furay kiiskeedi 2024 soo daa xapiipti

  • @amuunisharaf7939
    @amuunisharaf7939 Рік тому

    16yrs iyo jaamacad macquul ma ahan amay form1 le tahy iska sax hodaney

  • @AyaanabdirahmanAyaanita
    @AyaanabdirahmanAyaanita Рік тому +1

    Part 2 laso dhaqso hodaney wanaga so daahisa

  • @farduuscabdi1934
    @farduuscabdi1934 Рік тому

    Qisooyinka sheekadada ka daa qisada kaliya nooga sheekee

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 Рік тому

    Hodan naga daa qisaada markaa so guudbinayso sheekadan bilaa macniga,ah nolasha iyo ethiopian anaaba wax waan kaso baranay qisaad horay u gaal

  • @ugpishinaaxmed4345
    @ugpishinaaxmed4345 Рік тому +1

    😂😂😂Wlhi waa run waa nahabsamiyeen baqti baqti wty weeyi clmka kale marka tgto uun daremi wxna hysta

  • @abwanadhodanmohamed-gx5up
    @abwanadhodanmohamed-gx5up Рік тому +1

    Abayo qisada Ku ekow Hana caajisin

  • @FAGAAREPRODUCTION
    @FAGAAREPRODUCTION Рік тому

    Hodaneey plz hadalka caadiga ah soo gaabi qisada toos noogu bilow codsi😢

  • @hanakhalif1187
    @hanakhalif1187 Рік тому

    I like when you say, which is good

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 Рік тому

    Wllo hadal ba nagu washay qisada no wad sheekada mar kale noga dhig

  • @sadiyowarsame3837
    @sadiyowarsame3837 10 місяців тому +1

    Wad iga qoslisay Hodan markaa xabashida ka hadashey 😂😂

  • @user-vq2fc8sz7x
    @user-vq2fc8sz7x Рік тому +1

    Hodanay Djibouti waxan kugalnaa jamacada ka 19 jir amba 20 jir
    I think inay qurbaha uun tahay

  • @user-jy4op1xm1p
    @user-jy4op1xm1p Рік тому

    Allah hakucaafiyo abayo

  • @nadirasahal7716
    @nadirasahal7716 Рік тому +2

    Hodaney wad nacebesay Ethiopia wax kale kadhigayey on dadka ogu fanenay😂😂

  • @user-hu8gw9jr3h
    @user-hu8gw9jr3h Рік тому

    M.a hodanye waad laso dhakhstay 🎉❤

  • @queenfatouma499
    @queenfatouma499 4 місяці тому

    Asc hodooneey 😢

  • @HodoKayse
    @HodoKayse Рік тому +1

    Hodaney soo koob qisada hno❤❤

  • @user-qr1ln6ft1n
    @user-qr1ln6ft1n 10 місяців тому

    Hodanay anaga ilaahada guumay sigaas ku jirna

  • @SaraCabdullahi
    @SaraCabdullahi Рік тому +6

    Part 2😢😢😢😢😢😢

  • @muniramohamed4557
    @muniramohamed4557 Рік тому

    Anaa u horeeya maanta 🎉🎉👏

  • @IfrahahmedAli
    @IfrahahmedAli Рік тому +2

    ❤❤🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹❤❤❤

  • @hawamohamedmohamed5695
    @hawamohamedmohamed5695 Рік тому

    Thanks inader sas noo ŵaad qisada ❤❤❤

  • @MohamedAden-ht2er
    @MohamedAden-ht2er Рік тому +1

    Like farabadaaaan saraa free 🆓 mahino😂

  • @ifrahdahirwarsame5585
    @ifrahdahirwarsame5585 Рік тому

    Asc abaayo wan jeclahay qisoyinkaga lkn shooyinka kale nagayare please

  • @canab9699
    @canab9699 Рік тому

    Waku jaclahay Hodan online ❤❤

  • @feyrouzmahad785
    @feyrouzmahad785 Рік тому +2

    Asc hodaneyy qisadii hafsa moon bbe away ila hada wan ka suugoya please codsigeyga tixgalin hodaneyy walasha wax maxa codsan karta miyaa 😢❤❤

  • @habibaadane8122
    @habibaadane8122 Рік тому

    Allaha kucafiyo dear

  • @bushracali546
    @bushracali546 Рік тому

    Asc lkn hodaney macquul mahan sababtoo ah masar dugsi sare waxaa loga baxaa 18 sida ugu badan

  • @hodanmohamedlifestyle
    @hodanmohamedlifestyle Рік тому +1

    😂😂😂 ruxii ka yimid unbaa kula fahmi huuno❤

  • @Maryanqurux-ck4kr
    @Maryanqurux-ck4kr 4 місяці тому

    Hello 👋🏻my sister

  • @MohamedAden-ht2er
    @MohamedAden-ht2er Рік тому +1

    Party two mee hodaney

  • @hashashahmed2922
    @hashashahmed2922 Рік тому

    Walal badahan kale galiysid nadhaaf please meesha shekadan soo galnay nosoadaa kaliya

  • @ifrahmassageandbeauty9893
    @ifrahmassageandbeauty9893 Рік тому +1

    First 🎉🎉🎉❤❤

  • @shindonunowhussein9312
    @shindonunowhussein9312 Рік тому +6

    Hodaney Malmahan waa no rontahay 😢❤

  • @rahmaosble8514
    @rahmaosble8514 Рік тому

    I liked history of Egypt

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 Рік тому

    Qurbahan aan joogna ubadka 7 sano marka uu jiro fasalka 1 aad buu bilaabaa ama uu galaa carbaha waxoodu waa waali.

  • @user-qn7yi3xk9m
    @user-qn7yi3xk9m Рік тому +2

    Masar waa meel lagu baay 😂😳

  • @sihamsaciidqu33nsimran36
    @sihamsaciidqu33nsimran36 Рік тому

    Hodaneyyyy prt2 laso dhaqzo mcneyy❤😊

  • @user-km9xd6xh7e
    @user-km9xd6xh7e Рік тому

    Part 2 laso dhere queen❤

  • @nasrasulub6894
    @nasrasulub6894 Рік тому

    Hodaneey my gueen ❤i miss you abaayo keep going

  • @Aafraax
    @Aafraax Рік тому

    ALAA ISKU MAGAC NAYE FARAX MAXAMED HOGAA

  • @casiisaapdalle4447
    @casiisaapdalle4447 Рік тому

    Masar ileyn wa mel lagu ba'ay o lqgu balan balay

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 Рік тому +1

    Videoga dhan waxad ku dhamaysa fan iyo fararaq no wad sheekada adi iyo ninkaga iska waraysta nag kasta way taqaan ninkey guursanayse qofka wanagsanna si kasta aad u barato qofka xun wad iska qabanaysa😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @luulkuuriyow6836
    @luulkuuriyow6836 Рік тому

    Hodan qrux walaga xanajiyey manta lkn Malaga yabo waxbarashadina In ay high tahay 😂❤

  • @lilyatajaldin666
    @lilyatajaldin666 4 місяці тому

    3:24 High school waye dugsi sare sanadki kowad jamacad mahan abaayo jamada 18 aye lagu bilaba Masr
    19:11 5 sano kale aye sxb ahayeen 7 sano mahan

  • @rahmaosble8514
    @rahmaosble8514 Рік тому

    15jir ku dhamey highschool alxd 16gap iso gale 17jir universty alxd 24jir end 6yr leaning

  • @deeqodagan3243
    @deeqodagan3243 Рік тому

    Hodaneey Wadanka maser waa I nacsiisay markaan ogaady dilalka ka dhacaan 😢

  • @faraxmaxamud-gl1ok
    @faraxmaxamud-gl1ok Рік тому +1

    Maser halag ka socda😢

  • @mashaalljama3981
    @mashaalljama3981 Рік тому

    Asc hodaney❤

  • @Salma92857
    @Salma92857 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hafsa12C
    @Hafsa12C Рік тому +1

    Hadadan ilmo dhalin maxa lgugu falaya abyo mcn hdalkaas knoqo dad badan oo kugu xirin baana ilma haysan ayago ubahan waliba
    adigana yuuna laqwi kaga dhigin ilahay. Wllhi anigo caruur dhalay buu hadalkas itaabtay

  • @awoabdi9511
    @awoabdi9511 Рік тому

    Aniguba 17 jir ban ku galay jmacada hodaney Borame

  • @user-um1ds3cf8v
    @user-um1ds3cf8v Рік тому

    Asc❤❤

  • @hodonhassan7575
    @hodonhassan7575 Рік тому

    Diintu ma ogola nin aan ku dhalin inad aabo tiraa. TAAS OGOW.

  • @asiyoozman3105
    @asiyoozman3105 Рік тому +1

    Ana ah qofki ugo dambeyay brt 2 laygama hor marayo i.n😂❤

  • @kaabaali565
    @kaabaali565 Рік тому

    Somalida oo dhan aya sasa ahayd wali hore anaba 7 jira may lasku qori jira ama 6 jir markay ilkuhu ka dhacan lkn ahada 3 jir ama 4 jir aya la geeya 😂 16 from one ku fadhiyaya

  • @hodanmohamed113
    @hodanmohamed113 11 місяців тому

    18 years old is okay ✅