Ragan okale waa kuwa an jeclahay runtii wadad diintoda dalkoda difacisa diigoda u' shubay iimana kala ah halgamayasha somaliyed am jabuti Haa joga am somali galbed am somalida weyn am an af de rag rag ah ayey ahayen run . Dalaanka hadayar joga diintana katagee dalkina khariben
Haddii aad fahmibwaydaan eryooyinka qaarkood. Kaartee wa xaafad ama degmo. Dipitee waa xubin baarlamaan Place de le gare waa goobta tareenada laga raaco ama train station. Fromtier waa soohdinta ama xuduuda Kaar dee jee waa warqada dhalashada Ma garan? Wuxuu u jeedaa ma fahantay? Ama ma kastay?
Wuu hagaagsana raysalwasaare M Ibrahim Egal hadduu yidhi jabhad iyo rasaas laguma xoraynkaro Djibouti ee halgan siyaasadeed iyo afti ha lagu raadiyo. Sidii uu ku talinayey ayay aakhirkii Djibouti ku xorowdey afti/cod-bixin 1977 . Marxuum M Ibrahim Egal geesi caqli-yahan ah ayuu ahaa
@@ciisemadoobe3549 Maxaad ku argoosatay adigoo ka mid ah kuwa islaamihii dhalay iyo walaahood galab iyo habeen 2 dollar amma 3 dollar kasoo u shaxaad-tagaan xeryaha askarta Amisom iyo askarta dalalka jaarka ee jooga dhulka Somalifaqash. Ina 2 dollar miyaa tahay mise ina 3 dollar
Maxaa laga dhaxlay halganadaasi loo soo maray xorrid-doonka? Noloshii guud ee dadka wax ma iska baddaleen, dadku qannaaco iyo kalsooni ma ku qabaan dowladnimada maanta jirta?
Idoorka ingiriiska heshiisbay bada ku galeen ragasi wa rag rag dhalay hanaso dhex galin way ku yidhahden mid kalana han uqiree raga waxan ku tagera meshay dantoda ka dhax arkaanba lagana waayo haatana somalia dantoda kamay dhax arag oo meel qudhay isku raaceen qabiladena kale sidasay ku dhaman laysma caasiye
Sidoo kale raysalwasaare M I Egal wuxu caddeeyey inaan xuduudaha Kenya iyo Ethiopia ammaba Africa guud-ahaan cidina xoog ku beddelikarin ee waa inay qowmiyadaha dalkasta deggeni is-afgarad iyo xeerar wada-noolaasho ku dhaqmaan . Siddii ayay noqotay oo Somalia runtii ayaa horteeda timi oo way ku fashilantay markii ay isku qaadday inay xuduudaha xoog ku beddesho
@@ahmedjama8152 Ma halgan ayaa jira Djibouti rag caqli badan oo marxuum Xasan Guleid hoggaaminyay ayaa nabad iyo afti codbixin ku gaadhsiiyey dawladnimada ka jirte. Ma jaahil ayaa dawladda iyo cidamada France madaafiic ku saaray .Weli way joogaan ciidamada France dawladnimada way difaacayaan iyadoo heshiis la yahay. Amharana kabahooda ayaa dhaama jaahil iyo dulli adigoo kale ah
Halyey qaran abihi halkanga geesi qaran adeer Omar Elmi Khair allah cafimad iyo cilmi dheer laha ku siiyo ❤❤
Halyeey Somaliyeed Cumar cilmi khayre cimri dhereer
Dadkii dadka ahaa waa kuwan, these guys were great and patriots, Somali mida inshaAllah
My hero Omar Elmi kheir ❤❤❤pappa Djibouti
C'est un grand patriote et un grand guerrier djiboutien masha Allah que Allah le récompense. Nous ne t'oublierons jamais
war afsoomaali ku hadal wa maxay afka gumeysiga adeegsaneysid
Masha allah cumar cilmi kheyre allaha cafimaadka ku daayo halgama qaran
Geesi cilmi kheyre allaha ku xafido adeer waxa tahay halgamaa🙏
Cumar warbixintiisa kamadhergoba walaahi
Adeer❤❤❤cimriga Iyo caafimad aqliaba Allah haku saidiyo Allahuma aamiin
ADEERO CUMAROOW, CAAFIMAAD KU WAAR. JASAA’AKALLAAH KHAYR WARIYE. AAAMMMIIINNN YAA ALLAAH 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Qiso loo baahnaa bay aheyd.
Qeybta 1aad cajiib bay aheyd.
Inaan daawado bay aheyd.
Hanoolaato bay aheyd.
Ayaanle mahadsanid huno
Mahadsanid mr.wariiye.
Machallah Halgama cumar cilmi khayre
Halyeey qaran allaha hafido
Wlhi sxb weriye qaaaaliya waraysiyo taaariiikhi ah ayaaad soo daysaa wlhi hore soco
MAASHA ALAAH SIYAAD BARE ILAAHAY HA U NAXARIISTO AAMIIN
Lang Vie a notre héros omar❤❤
Madhllah ayanle keep going
ILAAHOW NAXARISO MADAXWEYNE MAXAMED SIYAAD BARE GEESI SOMAALIYED OO LA GARAN WAAYAY WADANINAMADIISA.
Sxb geesinimo wax matareyso ogow hadii dadkii xaqa cadeenaye lalaanayo
Anagu abaal baan uhaynaa Maxamed Siyaad isagaa naxoreeyay
Ina cigaal dhibaatooyin badan ayuu u egeystey somalida guud ahaan ba😢 jazaadiisa xun allaha siiyo wuxuu ahaa jaajuus weyn oo khariban oo ay gumeyste yaashu rabeysteen.
Waxaa jirta oo nool xaaskii Maxmuud Xarbi AUN, sxb haka soo tagin adigoon soo waraysan..
Haahey Maxamud Xarbi wuxu ka mid ahaa labadii nin ee ugu horeeyay ee u dhintay halgankii la dagaalankii cadaanka.
Wllo way dhimatey Allah ha unaxariisto
Maansha alaah xasuus wanaagsanaa
wa halgame guul guul jabuuti
Long vie à notre hero national
Buueaha la iddin geeyeyvwaa Buurtaa sheekh xaaji
cumar cìlmi kheyre halgan kii Casaa e bada Somalia waxka sheeg
Qeebta labaad soo dadaji
Hanolaato siyasad haan wan kala fognahay lakin tarikhda halganka ah ee u' mada somaliyed somaratay aadban kgadageystaa
Honneurs aux membres fondateurs du flcs !!
Des héros Djiboutiens
British, Taliyaani iyo Fransiis- dadkeena waxba umeey reebanin. Maalin waa la isla xisaabtami doonaa.
Halgamaaga aad buu u mahadsanyahay
I.a
Gumaysi waa erey aad u kharaar
Ragan okale waa kuwa an jeclahay runtii wadad diintoda dalkoda difacisa diigoda u' shubay iimana kala ah halgamayasha somaliyed am jabuti Haa joga am somali galbed am somalida weyn am an af de rag rag ah ayey ahayen run .
Dalaanka hadayar joga diintana katagee dalkina khariben
Nin soo halgamy
Soory
👌👌👌🇸🇴🇩🇯❤️❤️❤️👍🙏
¹¹2²³45⁶7
Waxaan halganka kusoo biiray 27 June, 1967G.C Jabuutina waxay gobonimada heshay 27 June, 1977G.C tolow maxaa kulmiyay labad taariikhda xurunimada
Nolow ader omar elmi Kheir
Haddii aad fahmibwaydaan eryooyinka qaarkood.
Kaartee wa xaafad ama degmo.
Dipitee waa xubin baarlamaan
Place de le gare waa goobta tareenada laga raaco ama train station.
Fromtier waa soohdinta ama xuduuda
Kaar dee jee waa warqada dhalashada
Ma garan? Wuxuu u jeedaa ma fahantay? Ama ma kastay?
Cumar cilmi khayre waxan weydiinayaa xaggeed dhigtay raggii FURUD kugula jiray ee CUMAR BAQARE kugu wareejiyey, intii reerkiina keliya maxaad u meelaysay?????
Waa haddii uu yahay (INA DAMBAS WEYNE)
Wuu hagaagsana raysalwasaare M Ibrahim Egal hadduu yidhi jabhad iyo rasaas laguma xoraynkaro Djibouti ee halgan siyaasadeed iyo afti ha lagu raadiyo. Sidii uu ku talinayey ayay aakhirkii Djibouti ku xorowdey afti/cod-bixin 1977 . Marxuum M Ibrahim Egal geesi caqli-yahan ah ayuu ahaa
Qabyaaladii ku qaaday kuma dhigto
@@abdalaali6591 Adiga oo jaahil ah iyo doofaarkan beenta ku sheekaynaya iyo bam yar oo sida argagaxisada maalin makhaayad la dhexdhigay hal habeenna guri carruuri huruddo lagu tuuray midna shaqo kuma lahayn xornimada Djibouti. Marxuum Xasan Guleed wuu iska fogeeyey argagaxisada markuu nabad iyo afti codbixin ah dalka ku gaadhsdiyey madaxbanaani waana khadkii nabadda ee marxuum M Ibrahim Egal aaminsana kuna soo halgamay. Jaahil shalay dhashay ayay argagaxisado beenta ugu sheekeeyaan sida A-shabaab
Cigaal wuxuu ahaa nacas liita oo xanuun qabyaaladeed qaba
Laakiin waan ka aargoosanay
Nabsi iyo uqubo iyo bilaa ictiraaf idinka dhigay 2024.
@@ciisemadoobe3549 Maxaad ku argoosatay adigoo ka mid ah kuwa islaamihii dhalay iyo walaahood galab iyo habeen 2 dollar amma 3 dollar kasoo u shaxaad-tagaan xeryaha askarta Amisom iyo askarta dalalka jaarka ee jooga dhulka Somalifaqash. Ina 2 dollar miyaa tahay mise ina 3 dollar
Maxaa laga dhaxlay halganadaasi loo soo maray xorrid-doonka? Noloshii guud ee dadka wax ma iska baddaleen, dadku qannaaco iyo kalsooni ma ku qabaan dowladnimada maanta jirta?
Intaaso sano waxay uso dagaalamayeeb cumar gelle baa ku baashaalaya maanta 😂 aduunyo waa cajiib
Isticmaarku Afti gobonimo kuma bixin jirine in ragga la shaqeeyas ay heshiis hoose la galaan mooyiye Aftida Isticmaarkaa xukumaya oo beeninaya oo ku sheegaya inay dadku u codeeyeen inuu sii haysto wadanka
On ce demande pourquoi nous ne célébration pas ceux massacre il ne faut pas oublier à tout les djiboutiens du moins si il en reste
Iidoorku waxay kufaanaan ingiriis ayaa nagumaysan jiray.
afweyne shuuciyada gaalo ah ayuu watay, abdilaahi tusuf 100 oo tigary ah ayaa koofun gabdhuhuu ku kufsaday farmaajo aby ayuu baryayey
Idoorka ingiriiska heshiisbay bada ku galeen ragasi wa rag rag dhalay hanaso dhex galin way ku yidhahden mid kalana han uqiree raga waxan ku tagera meshay dantoda ka dhax arkaanba lagana waayo haatana somalia dantoda kamay dhax arag oo meel qudhay isku raaceen qabiladena kale sidasay ku dhaman laysma caasiye
Nin ragaa tahay ninraguunbaa walaalki wanaag uqire
Bal ninkaa wayni waxa uu ku sheekaynayo daawo. Askari ciidan maamula ayaa amarkii raysal wasaarahii dalka diiday ayuu ku leeyahay. Waa waxaan dhacayn.
Xaarka cesho adeer cuqubadii uu cigaal idiin dhigay 1967 ayaa bilaa ictiraaf idinka dhigtay 2024
Sidoo kale raysalwasaare M I Egal wuxu caddeeyey inaan xuduudaha Kenya iyo Ethiopia ammaba Africa guud-ahaan cidina xoog ku beddelikarin ee waa inay qowmiyadaha dalkasta deggeni is-afgarad iyo xeerar wada-noolaasho ku dhaqmaan . Siddii ayay noqotay oo Somalia runtii ayaa horteeda timi oo way ku fashilantay markii ay isku qaadday inay xuduudaha xoog ku beddesho
Adugu ma amxaar afsomaliga bartay bad tahay waryaa ha ka hadlin halganka
@@ahmedjama8152 Ma halgan ayaa jira Djibouti rag caqli badan oo marxuum Xasan Guleid hoggaaminyay ayaa nabad iyo afti codbixin ku gaadhsiiyey dawladnimada ka jirte. Ma jaahil ayaa dawladda iyo cidamada France madaafiic ku saaray .Weli way joogaan ciidamada France dawladnimada way difaacayaan iyadoo heshiis la yahay. Amharana kabahooda ayaa dhaama jaahil iyo dulli adigoo kale ah
Madaxweyne Ismael Omar Guelleh muxu falijirey wagaa dadka reer jabuti ee halgameyeen. Bal no sheeg adeer.
Rerkooda ayaa halgama ahaa lkn isagu dire dawa ayuu ka yimiid waxba jabuuti uma qaban
BEEN AYUU KUU SHEEGAY
Ceeb. Waa qof weyne aanka xishoono
@@salmonellatyphi2601 WAA WAXA 32 SANA WAXAAD KU BURBURISEN WADDANKA
@@kamaaljamac3737 oo aniga maxaan kaa haleeyay?
Bentu shegay walal
Xulufada Franse loogama baahna meeshaan duli 😡😡😡😡😡😡