Abdinasir Shubka Wareysi 3/3 - Weerarki Madaxweynayaasha ee Hotel Maa'ida iyo Mirinaayo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 72

  • @Nuurcabdii
    @Nuurcabdii 18 годин тому +2

    🥺.🥺.🥺.. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @joblessarts
    @joblessarts 18 годин тому +4

    Come on, shariif ayaa mirinayo ciidan kudiyaariyey! Sxb shariif ciidankiisa Fagax iyo Lafweyn ayey joogeen. Xaadoole iyo Muse Sudi ayaa mirinayo kujireen.
    Ayaanle Waraysigaan hal dhinac uu ka raran yahay inkastoo aad push back kusamaysay meelaha qaar oo muhiim ah.

  • @naemaahmed3135
    @naemaahmed3135 4 години тому +4

    Propaganda lies and fake news wixii channelkan caanka uu ku ahaa waye so not surprised at all everything in this interview to be just that. Nothing new here 😅 nice try

    • @abdirahmanali98
      @abdirahmanali98 3 години тому

      War ninkaan farmaajo si xad dhaaf ah buu u fool xumeeyaa wlhi ayanlow alle waad isku dirtay dadkana wey ku fahmeen 😮

  • @mohamuddahir5772
    @mohamuddahir5772 20 годин тому +4

    SHEEKADA ILAA HADA WAA HAL DHINAC😅

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 10 годин тому +1

    Walaahi suma walaahi masheegoosid

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 4 хвилини тому

    Mr aqoonyahan wuxuu noo tilmaamay in siyaasiyiintu ay aad isku badaleen xiligii doorashada asagoo Aw shariif ka dhigaya nin qatara anagoo dhammaanteen ka daawanay wajigiisa shaashadaha. marka wadeeygaani ma ogayn taa hadduusan dib ka daawan.

  • @abdikadirmohamed9508
    @abdikadirmohamed9508 14 годин тому +1

    Farmajo naceeb lee miyaa ayanle

  • @MahdiArte
    @MahdiArte 5 годин тому

    Ayaanle Brother wax horey dhacay iyo waxa hada socdaba kahadal
    Wax hore un haku dhagnaanin
    Hada waxa dhacaya ayaa muhiim ah

    • @AdanMohamedSaid
      @AdanMohamedSaid 2 години тому

      Waxa hada dhacaa si loga waramo maba lahan faraha ayaa lagula jiraa lkn mida hore ayaa laga sheken karaa loo losoo jogay

  • @waliyowmataan7843
    @waliyowmataan7843 5 годин тому

    Dowlad Ayaan hub usoo qaadanay ayuu lasoo fariistay. Sidee dowlad loo helaa haddii aad ba Aqoonin dowlad nimo hawiyow. Ist xishhioda. Talis ma taqaanaane hal idin taliyo.. Ceeb maba harsanee😊

  • @Mohamedahassana
    @Mohamedahassana 14 годин тому +1

    Sida muuqata indhacadde Jaajuus weyn dowladnimada lidi ku ah.
    Waa markii labaad ee uu hormuudo Madaxda dalka

    • @joblessarts
      @joblessarts 9 годин тому

      @@Mohamedahassana aad iyo aad, arintaan waxay ahayd Addis ayan kutukanaynaa labaad.

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 5 годин тому

    Horta kan ayaanle la dhaho intaas wuxuu ka hadlaa dowladii hore ceebehda wali ma arag isagoo waresi ka qaadaya mucaaradka xasen . ❗️ shisheeyaha uu ushaqeyo miyaa barnamijkan usoo dhiibo malaha❓️❗️❗️❗️

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 7 хвилин тому

    Mr aqoon yahay wali ma quusan oo wuxuu uqabaa shariif oo si sudfaa ku yimid xukunka soomaaliya uu noqon doono madax wayne anagoo og qalaadkii masiirigaa ee uu ku dhacay xiligii uu madax weynaha noqday.

  • @xidigahaofficial8281
    @xidigahaofficial8281 14 годин тому

    Siyaasiyiinta somalida waa tuugo
    Jawaasiis bdn aya anaga madx no ah
    Lkn waqtiki dhalinyarada aya lajogaa
    Dhalinyaroy dalkena aan u gacno
    Oo siyaasiyinta iyo. Odaysha qabiilka
    Waa in aan iska qabnaa
    Jawaasista

  • @mustafimuhamed5170
    @mustafimuhamed5170 12 годин тому

    Ayaale wuxuu taagyeera Hassan sheikh

    • @joblessarts
      @joblessarts 9 годин тому

      @@mustafimuhamed5170 nah, xirfada saxaafada ma taqaanid, push back ayaa ladhahaa, oo qofka lawaraysanayo looma jiibiyo ee suaala lagu celiyaa

  • @AdanMohamedSaid
    @AdanMohamedSaid 2 години тому

    Farmaajo wax waliba uu xuman eh uu samen karan wuu sameyay lkn siduu u fakirayay ayaa qaldaneyd

  • @bima9383
    @bima9383 12 годин тому

    Waxey raben waxsaxmaha ee ilahey uga baqa kala fogenta dadka iyo dalka

  • @2daysago_
    @2daysago_ 19 годин тому

    Wareeysi hal dhinac ah hal shaqsi un lagu beegsanaayo farmaajo.
    Part1 part2 part3 waa un farmaajo. Car wakaase wanaagiisa iyo wixi uu saxay haka hadlo.
    Niyow ciyaal kuma daawanayaan waana lagaa dareemayaa naceybka aad qabtid

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 18 годин тому +1

      Wanaga u laha mxy tahay se isago madawxaune ah kii madaxdi ka horaysay weerarayay saw maha

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 5 годин тому

    Waxaaba qalad ah in ciidamo la yiri waa ciidan dowlad oo mucaarad iyo dowlada la kala safan waxaasna waxaa keenaayo qabyaalada iyo hogaan jilicsan. ciidan dowlad mushahar ka qaadanayso in loo ogolaado ma ahan inuu waardiyo u noqdo mucaarad. Qabyaalada iyo qaranka hala kala saro

  • @anasvfofficial9130
    @anasvfofficial9130 Годину тому

    Dowlad maxay Qabane Hadii idinka amaanka Qabaneysin😂

  • @bima9383
    @bima9383 12 годин тому

    Ayanlaw waxad markasto kadhigta Mw Farmajo nin weerarka bilabay manta mamaqashay jawab kugu filam

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 10 годин тому

    Ninkaan sheeko xariir ayuu wadaa muuse suudi oo marinaayo soo dajiye hassan shiiq marna masoo halal qaadin

  • @haybeibrahim4127
    @haybeibrahim4127 4 години тому

    Eee ee ee eea intas ayaa waraysiga washay.

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 2 хвилини тому

    Ninkan aqoonyahankani waa soo daahay ee wuxuu ku fiicnaa inuu yimaado xiligii kacaanka ee dadka ina siyaad barre u sacabiya wax ka siinjirey. hadda xaaladdu saas waa ka duwantahay.

  • @abdiwahidmursal6718
    @abdiwahidmursal6718 22 години тому +1

    Shariif kii sidaas farmaajo ula dhaqmay hadana wax sanad ka yar ayuu farmaajo La shirkoobay marka maxaan ku qiyaasi karnaa

    • @abdikaafiosmanqataarey5170
      @abdikaafiosmanqataarey5170 20 годин тому +1

      Siyaasiyiinta waxa ey ka shaqeyaan o dhan waa munaafaqnimo xasan shekha hadda joogo tusaaale ku filan

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 4 години тому

    War la qabo xiiso ma lahan ninmankaanina siyaasad waxb 19:46 19:46 a kama yaqaanaan ayagaana sharftii ka dhacday farmaajana nin lagu ciyaro ma ahane ayaale maad ka hadashid waxa uu maanta hassan wado tan kalesharaf
    kuuma ahan wax laga soo gudbay
    Inaad kiliibyo hala idhegeysto ah soo duubto Mar walba

  • @abdirahmanmohamed4767
    @abdirahmanmohamed4767 19 годин тому

    Somaliya waxay nabad la noqon ladahay kuwaan oo kale aya ku nool oo qabyaaladaysan

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 21 годину тому

    Siyaad barre AUN markii la riday yaa fuulaya kursiga ma jirin xiligii Farmaajo na waa isla tabtii yaab !!

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 13 годин тому

    Mr abdinasir shubka maadama oo uu goobjoog ahaa intay doorashada socotay Sheekada inta ku saabsan gudaha hoolka doorashada wax badan oo mudnaa in laga hadlo ayaad ka tagteen ee ku tala gal miyaa ayaanle....?

    • @suubanyareyosman4133
      @suubanyareyosman4133 3 години тому

      Weligi madaxweyne ma noqon waay,ad u dooni.
      qabilka ku qaday kuma so dhigo.
      Kheyr oo primenistr noqdayba musan ka hadline

  • @indhabuur6264
    @indhabuur6264 5 годин тому

    Muu weydiyo shiq sharif gurigi uu dagay oo udhawaa mirinaayo markii uu sodagayba waxa is dilay kuwii istaafka u ahaa ee maxaa iskusoo beegay inuu si dag dag ah inuu Airport ka ugsoo guuro😂

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 20 годин тому

    Handicap kan bal Arag Duli beenlow ah farmajo heshiish kala dhexeeyay cornel Xadoola uso gurmaday iyo Muuse Suudi yalaxow, xaguu Sharif ku difacay Hassan Sheikh

  • @doodaay5822
    @doodaay5822 18 годин тому

    Waligaa ayaanow waxaad wadaa one side parabaganda😂😅. Waa funny sheekadaani dal dowladi kajirto hadane ciidan la geeynaayo meelo cayiman sual kama aadan weydiin arinkaasi😢. Marka waa uun iska dhegeyso sheeko hal dhinac ah iyo nin carfkiisa marsanaayo

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 2 години тому

    Propaganda weeye weliba kas qanjaha weyn ee weriye umuuqda waa ciilqabe uskag ah

  • @AbdaleAli-s7f
    @AbdaleAli-s7f 16 годин тому

    Waxaasoo qabyaalad iyo dawlad dumis ah hada maxaa laga dheefay ilaahba na badbaadiyaye nimankani wadanka teelo umay reeban

    • @joblessarts
      @joblessarts 9 годин тому

      @@AbdaleAli-s7f in Dictatorship wadanka laga qabto

  • @abdirizaq626
    @abdirizaq626 15 годин тому

    Sharif inu farmaajo isku dhibay cit walba og

  • @yaraankaofficial692
    @yaraankaofficial692 14 годин тому

    Kan abgaal inu yahay waxa cadaynaya maahmaahda usooqatay oo bunka ku saabsan 😂

    • @joblessarts
      @joblessarts 9 годин тому

      @@yaraankaofficial692 Mashallah 💪🏼

  • @abdirahmanmohamed4767
    @abdirahmanmohamed4767 19 годин тому

    Mooryaan ayaa tihiin labadiinaba bal hada muxu wada xasan baahane oo uu soo kordhiyay aan ahayn mayd canshuur

  • @IsmaanCiilow
    @IsmaanCiilow 15 годин тому

    Qoftan ayanle layi rahdo doqo wayo cudur farmajo neceb ayu qawa cuquwo kugu dhac day

  • @abdullahiabdusalam943
    @abdullahiabdusalam943 17 годин тому

    Qolo bukta oo baahn😃😃😃

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 21 годину тому

    Kun Jeer sheikh shariish ayaa ka daacadsan XSheikh; xasan somali colwada ah laga dhaxlay iyo boob dhul iyo tuugnimo

    • @WadajirAsad600
      @WadajirAsad600 16 годин тому

      Adiga dhul laboobo marka hore yeelo 😂

  • @suleimanmohamed7758
    @suleimanmohamed7758 16 годин тому

    Ninkaan muxuu balaayo iskadhigay 😂😂😂😂😂😂😂

  • @muxudiinxuseen1344
    @muxudiinxuseen1344 6 годин тому

    Hadii ow Wanaag la rabo M. Shariif. Dalkaan Maanta maxaa u diiday Shariif inow taageero QOF IYO COD. Ujeededa dhan waa KURSI Dan iyo Heelo kama lahan Dalkaaan. CADEYNTANA MAANTEY MUUQATAA. YARKAAN LA WAREYSAAYANA DANTIISA WAA SHARIIF OO NOQDA MADAXWEYNE.

  • @mohaabdigeelle9034
    @mohaabdigeelle9034 14 годин тому

    Beenaale

  • @mohamedali-im1kh
    @mohamedali-im1kh 19 годин тому +1

    Farmaajo qalad bu sameyay!
    Lkn Hassan sheikh Wa moryaan goofkiisa joogay iyo Sheikh Shariif 😢 wareysigaan qofki dhageeysto wax badan bu kala dhaxbaxaya 😢😢😢

    • @joblessarts
      @joblessarts 18 годин тому +1

      Maxaa katari kartaa oo calaacal ahayn? 😂

    • @WadajirAsad600
      @WadajirAsad600 16 годин тому

      Xaarmaajo aa wadani ah iyo Hasan aa tuug ah ismaqabato xaarmaajo hantida uu lunsaday waa boqolal million dollars marka waxaa rabto anaga hanoo sheegin waa soojeednaa adeer ku noqo gedo gaajo xasan sheekh xafidullah malacag baad siisaa mise canshur somali laga sooqaduu cununaa

    • @WadajirAsad600
      @WadajirAsad600 16 годин тому +1

      ​@@joblessartsha iska ooyo maskinka 😂 dadkan waa dad kuleh siyad bare waligiis xoolo madhicin waa dad yaableh

    • @joblessarts
      @joblessarts 9 годин тому

      @@WadajirAsad600 walahi beentaa ma ahan sxb

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 20 годин тому

    Ayaanle hada mahaysaa necaybka qabyaaladaysan ee aad farmaajo kaga soo horjeedey maaanta muqdisho kawaram meydka lacashuurayaa e.

  • @Somali-One
    @Somali-One 18 годин тому

    😂 *2sano kadib maxaa la dheefey* 😂
    1. Ciidankii xooga dalka ee laga cabsan jiray oo si dadban iyo si toos ahba loo xasuuqey
    2. Dhalintii turkiga tababarka xoogan kasoo qaadatey oo la mariyey
    3. 5tii dawlad goboleed oo kala firdhadey
    4. Xasan Sheekh oo maydka cashuuraya
    5. Alshabaab oo si nabad ah inta hoteel ugasho oo intay xasuuq ka geesato eeyar isaga baxda
    6. Itoobiya oo dhul hor leh Somalia ka qaadata
    7. Badii Somalia oo amxaarigu sheegto
    8. Xukuumad hal qoys isu urursatey
    9. Madaxwayne qab lahayn oo lagu dulaysto caalamka.
    10. Hubkii qaranka oo eeyar loogala baxay xarunta sirdoonka qaranka.
    11. Dhulboobka xasan uu masaakiinta guryahooda kula wareegayo
    12. Masaajiid uu xasan Sheekh uu guryo ubadashey
    13. Dhalintii tahriibtey oo laga dabo tagay oo lasoo iibiyey si dalkooda loogu soo celiyo
    14. Dalkii oo qabiil qabiil isu diriraya
    15. Madaxwayne doroogo ka ganacsada si uu u haleeyo inta fayow ee dalka ku hadhey
    16. Wasiir ciidan oo tiktok certificate ka wata oon cilmi kale lahayn
    17. Wasiiro Alshabaab ah oo qabsadey dalkii.
    18. Madaxwayne maxaa cunaa
    19.raysal wasaare magac uyaal ah oo shaqadiisa aqoon
    20. Madaxwayne khaain wadan ah

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 9 годин тому

      Alx waa la diirsaday agab ciidan iyo diyaarado dagaal Ayan Soo iibsaney shabaab ayaa la wiiqay doorasho Qof iyo cod ayaa la qaban rabaa

  • @AliYare-o3d
    @AliYare-o3d 15 годин тому

    Tuugaa

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 20 годин тому +1

    Waxba kaama fahmin ugu danbayn waqti khasaaray

  • @sacadbulshale5767
    @sacadbulshale5767 19 годин тому

    Muuryaantaas ayaa Dalka Hada Xukunta

  • @Nuurcabdii
    @Nuurcabdii 18 годин тому +2

    🥺. 🥺. 🥺. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho