Waxaan ahay reer somaaliya gaar ahaan reer mogadisho Cumar cilmi khayre allaha ku xifdiyo, jazakalaah halgankii aad usoo qabaty umadda soomaaliyeed ee reer jabuuti
Saddexda qayba halmar baan wada dhagaystay. Waa nin rageed si aftahanimo, kaftan iyo daacadnimo leh ba wuu u warramay. Intii soomaali gobonimadeed nafta u hortay Alle haw naxariisto.
I am so thankful, Awalee Hanoolaato. I couldn’t hear my country's history, even local television RTD. Omar elmi khaireh was a hero, and others rest allah yarhamo. Today, I learned a true story and some others' hero names.
Ayanleh, we really enjoyed Hanoolaato, and today you taught us our history, as Djiboutians, wlh that's the real story of our independence, we knew our hero Omar Elmi Khaireh, but not to that point , and it revealed several things to us, which even the RTD did not teach us. Thank you very much Ayanleh Hanoolaato
Thanks Ayanleh you bring big history of my country I wish you did more like this before the government Djibouti banned to their territory, I wish you long live adero Elmi you did not get what you deserve
Cumar cilmi khayre Ilahay cimarigaaga Ha kuu barakeeyo Adiga Iyo halgamaayaasha kale Kuwa dhintayna Ilahay janadii hooygeeda ka hadhigo Waad u halganteen waadna dhaliseen ninkii ilaalsan waaya masuulid inagama saarna Kuwa waxaa burburinaya wax loo maray ogayn oo waligoodba aan baraarugayn Gobonimo sun baa kaa xigtoo Laysma siin karee Waa Sarac kubaxa dhiig rag Oo lagu sadqeeyaaye Xaaji Adan afqalooc
@@Jibriil571 Yaa u yaqaan Qofka waxa uu asagu u yaqaan ayaa macno u leh Tusaale god. Dadbaa u yaqaan magac allaah oo kale lakin annaga waxuu nooyahay dhulka uu hoos looqodo ama bahal ha qodo ama dad ha qodo marka miyaan u daynayaa ama aan ku dambaabayaa markaan oranayo godqashin waa maya waayo luuqaddaas aniga waxba igama galin. Waxa aad sheegaysana waa sidaas oo kale waaba haddii ay jirto cid u taqaan magaca allah jah 🤣
Waxaan ahay Soomaaliya ku kortay labo Gumaysi kuwii ugu xumaa waa Farnsiis iyo Xabashi waxaan ahaa halgamaa dhagax tuuri karta waxaan daris ahayn Omar Cismaan Raabe Gurigoog waxaa ku ag yaal Tukaan Mar mar subag shegeri la yidhaa la iiga dirijiray waxaan mar walba arki jiray Aabihii oo ooyay waxaan u malaynayaa Inuu lug wax ka qabay. hawl waxaa la ii dirijiray inaan Hadhuudhka ama masangada makiinada geeyo waxaanse qaban jiray aniga iyo Caruurta kaarteeyad 5-6 inaan dadka la raafayo ka ridno intaan baabuurka shabaglahay lagu ridin een jeelka la gayn waxaan Iloobi jiray wixii la ii diray mar mar waxaana eryan jiray Jaandaaranka waxaan Gali jiray Sariibada yar oo boostu ku agtaal oon ku dhuuman jiray waan ku seexan jiray laba jawaan dhexdooda warqadna Kuma lihi Jabuuti. Waxaan Xamar 1970 waxaan dareemay Anoo yar Xoriyad waxay tahay Marka qof yahay Wadani dadka Jabuuti waxay ku abtirsanjeen waxaan nahay Xeebta Ismaacil ka hor inuuna Itoobiya ka Iman. Waxaan ogaa markay waxayni dhacayeen iyo Cida fulisay Siyaad Bare Ilaahay ha u Naxariisto wuxuu ahaa Soomaali dhab ah wuxuu soo gacan qabtay Agoon,Faqiir,ku boka, ku waalanba iyo Suntii haw moodayay Soomaali dhiban waa Ogaadeenkee basaasiinta ahaa ayuu xafiis u furay Abdi Mahamed Tarax yaa haystay waxaa la siin jiray Teesaro Aduunku Aqoonsan yahay in Dawlad walba qaabisho Sidaas ayay ku bixi jireen waxay Soomaaliya ama Mareexaan ugu Abaal gudeen kuwii haw caawiyay ee lacagta caydha loo qoray intay dhoofayaa. Dad Reer Jabuuti waxaa la dejin jiray oo Calankoodu ka babanayay Carwadii Hodan Warshadii Fanta,Cocola jidka Taleex tega iyo Igwatuu ee Isguul Banaadir ayay u dhexeeyeen waxaan u xidhnaa Hotel Bulsho waxay qaadan jireen lacag caydha. Waxaan dib u eegi waxaan ka ogaa Afduubkii Diyaaradii 747 waxaa laga fakarayay Sanad ama 9 bilood waxaan qaraabo Naha Mahamed Osman Hufane oo ahaa furaha Balaan dejinta wuxuu tegi jiray tarabuunka oo lahay makhaaday laga casheeyo meesha cidlada ah ee Digfeer u jeeda ama wuxuu Iman jiray Guriga yaga dadka lama hadli jirin salaanta kadib wuxuu u bixi jiray debeda oo huu fadhiyi jiray ilaa labada wuxuu mar walba jeedi jiray Gadhkiisa ama Shaarubaha waxaan ahaa Gabdha yar oo rabta inay wax ogaato Adeer muun gadhku iyo Shaarubuhu ku Xanuunay markaad jiido maxaad gacanta ugu jaraysaa maad xiirtid. Wuxuu ku jawaabi jiray Ina Xanuunayo. Waxaan Indhahaga ku Arkay Isagoo Baaderigii iyo Naagtiisii Afduubay Isaga iyo ninkale Ninkay soo denayeen oo ahaa Omar Raable oon yaran taydii ogaa in Dil lagu xakumay Dalkii iyo dadkii haw ku mutay Dil waxaa la aasay Habeen madaw oo wax la arkay kuwii soo daayay dalka waa laga eryay Ilaahayoow Goormaad Maxakabadaada saari Daalimiinta.
Mujaahid omar elmi khayre ax ax mantana waxaa jabuuti haysta mid ka mida ragii fransiiska basaaska u ahaa Safiirka lakin sirdoonkii Somalia ayaa hawsha la waday
Waxan ahay reer jabuti odayga omar elmi kheire si fican ayan u aqana hooriyada dalkisa iyo dadkisa reer jabuti ayou uso halgamay habsina uso mutay dadka reer jabutii siba dalinyaraduna aqon ouma laha sabata o ah tarikh nolololed kisa isaga iyo kuwa lamid ah marnaba telefishanka qaran ee RTD lagama sidayn kamana filayo waayo talisku ma rabo dalinyaradou in ay aqon ou yelata halyey an ahayn IOG run misa ben haqiqdou wahaytahay in ou IOG madarasad quran diganayey ethiopia inta OEK ou jabhadka ahaa
Waan ka xumahay in waxaas oo dhib ah xoriyada laga soo maray ay waxmagaradka ismaciil amxaar kamid yihiin ay ku raaxaystaan ayna ku amarkutaagleeyo hantidiina ay ku ciyaaraan wadankana gaalo gacanta u galiyaan waa nasiibdarada soomaali ku habsatay meelkasta ooy joogaan xoriyadii dhibaatada loo soo maray doqomo jaajuusiin ah yaa markale gacan galiyey allaha xafido hana u naxariisto ninkaan iyo intii usoo halgamay xoriyada umada soomaaliyeed laakiin ardaalo yaa maanta soomaali halaagey
Maxamuud xarbigaas iyo ina bbarigeeyahaasi ma kuwii reer sanaag baa waayo kollay waxa jirta ilma xarbi reer sanaaga iyo ilma barigeeye oo iyana reer sanaaga makuwaasa tolow?
Gobannimada iyo dadnimada aan ku faneyno dad ayaa dhiigoda u horay oo cawa eel lajiifa, Halka manta siyaasiyenta iyo madaxada hankooda yahay wax dhuuntoda mara. Rabi talo ku filan
Waxaan ahay reer somaaliya gaar ahaan reer mogadisho Cumar cilmi khayre allaha ku xifdiyo, jazakalaah halgankii aad usoo qabaty umadda soomaaliyeed ee reer jabuuti
Dhamaanteen waxaan nahay hal qoys oo gumaystuhu qaybiyay
Waxaan ahay reer somaaliya gaar ahaan reer mogadisho Adeer Cumar allaha ku xifdiyo, jazakalaah halgankii aad reer jabuuti
We love you guys🇩🇯
Halgamaa Cumar Cilmi waa Mujaahid Qaran, Qabka Somalida waa kaas, Allah haku Sharfo.
Mahadsanid adeer halgama cumar cilmi kheyre.
Cumar maadaama uu maanta noolyahay, waxa ay ahayd in halgankiisa laga abaalmariyo,waanse dareemi karaa maamulka meesha ka jira.
Wallaahi Halgamaa Cumar Cilmi Kheyre waa nin wax badan usoo maray xornimada Djibouti allaha xifdiyee , Ayaanle adigana aad ayaad u mahadsan tahay
Saddexda qayba halmar baan wada dhagaystay. Waa nin rageed si aftahanimo, kaftan iyo daacadnimo leh ba wuu u warramay. Intii soomaali gobonimadeed nafta u hortay Alle haw naxariisto.
Cumar Cilmi Khayre geesi geesi dhalay. Ilaahay cimri dheer iyo caafimaad haku siiyo. Mahadsanid Ayaanle.
Walle ragii soohalgamay waxbay soomarayn.legend Comar Alle hakuhafidho
I am so thankful, Awalee Hanoolaato. I couldn’t hear my country's history, even local television RTD. Omar elmi khaireh was a hero, and others rest allah yarhamo. Today, I learned a true story and some others' hero names.
SALAAN 👋🏽🌺👋🏽 GOBEED ADEERO GEESI, HALGAMAA 🙌🏽🇩🇯🙌🏽🇩🇯🙌🏽 CUMAR CILMI KHAYRE IYO AYAANLE XUSEEN CABDE 👋🏽❤️👋🏽
Gobbanimadu waa geed ku baxa dhiiga Geesiga!🇸🇴❤
Ayanleh, we really enjoyed Hanoolaato, and today you taught us our history, as Djiboutians, wlh that's the real story of our independence, we knew our hero Omar Elmi Khaireh, but not to that point , and it revealed several things to us, which even the RTD did not teach us. Thank you very much Ayanleh Hanoolaato
000000000000000000pl
Cumar cilmi kheyre adeer cafimaad io cimri dheer cibaado suuban allaha ku siiyo
Masha Allah what a beautiful story. Illahayow Somali jecelkey waqii hore isku qabeen dhexdeena dhig Oo quluunteena isku fur.
Manshallah geesiyaal isku heeliyo beey ahaayeen. Inta dhimatayna allah ha u naxariisto inta noolna cimri dheer iyo caafimaad 🇩🇯🇸🇴
Ninkani waa geesiga nool🦁🦁🦁halgamaa badheedhay
Ayaanle ad Bad umahadsan tahay walal. Halgamaa Omar Elmi khaire Allaha ku xifdiyo Adero. Sidaad ugu listay laguguma hambayn.
What a amazing story! Hanoolato iyo Ayaanle aad iyo aad ayaad u mahasan tihiin. Waxaa keliya oo sheekadda ka maqan wixii ka dabnbeeye markay Cadan yimaadeen. Xagee ayuu Cadan ka aadey oo uu ku noolaayeen isaga iyo ninkii saxaabkiis ahaa. Goorma ayeyse Djibouti yimaadeen.
Fadlan raadi oo warayso ragii Djibouti ardada iyana ka soo afduubay.
waa nin geesi ah oo taariikh cajiib leh sameeyey.
maashaa Allah.
Barnaamij taariikheed oo waxtar leh weeye. Mahadsanid Ayaanle, sidoo kale halgamaa Cumar Cilmi Kheyrre.
Thanks Ayanleh you bring big history of my country I wish you did more like this before the government Djibouti banned to their territory, I wish you long live adero Elmi you did not get what you deserve
cimrigiisa allaha barakeeyo cumar cilmi kheere waa geesi
Thanks ayanle hanoolato
Wallahi i love ha noolato ❤❤❤👑👑👑
Masha allah allh xifdiyo adeer cumar cilmi
Waa nin soo jabay nin kani
xafiduka Allah wa wakhtigii damiirka somalida nolaa Alla yaa raxma
Hanoolaato aad baad ugu mahadsantahay soo gudbinta taariikhaha iyo halgannadii dalku soo maray
Ha noolato iyada laftirkeegu ha noolato ❤❤❤❤👑👑👑👑
Allah ha Ku xafido waa dadkii damiirka lahaa
War waxaan rabaa hanoolaato in aay iwaray sataan
MAASHA-ALLAAH LOVE SOOMAALIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯💯💯💯🌹🌹🌹🌹🌹💖💖💖💖💖✌️✌️✌️👭👭👭👭👭👭👭💋💋💋💋💋💋💋🏆🏆🏆🏆🏆🏆EO
Asc soda war bixinta 3 ďexad halgame cumar cìlmi kheyre mahad sanid ayanle horey u soco ayaale
Walaahi waxuu uganwaramay si daacad ah oo tafatiran
This is a hero
Masha allah adeer Cumar cimri dher iyo cafimad allah kusiyo
Waa nasiib daro
Ninkii sidaas usoo halgamey oo maanta darbi jiif ah
Walee Waa mujahid hadii mujaahid jirto ilaahay ha ku dhowro Adeero Cumarow intii nin rag ah Sameynkaray Waa Sameysay
Halgankaas adag iyo dhibtaas ka dib in cumar geele baa sidii hanti gaar ah u haysta Djibouti ..am so sorry walaahi.
May Allah protect you adeer, wixii aad usoo halganteen ragbaa Ku ciyaaray lkn Somali weyn wey soo laabanaysaa
Cumar cilmi cimriga haraago noolow
Cumar cilmi khayre
Ilahay cimarigaaga Ha kuu barakeeyo Adiga Iyo halgamaayaasha kale Kuwa dhintayna Ilahay janadii hooygeeda ka hadhigo
Waad u halganteen waadna dhaliseen ninkii ilaalsan waaya masuulid inagama saarna
Kuwa waxaa burburinaya wax loo maray ogayn oo waligoodba aan baraarugayn
Gobonimo sun baa kaa xigtoo
Laysma siin karee
Waa Sarac kubaxa dhiig rag
Oo lagu sadqeeyaaye
Xaaji Adan afqalooc
Those men are hero freedom fighters
Jah waa ragii rag ahaa
Jah micnaheeda, ma taqaanaa ?
@@Jibriil571 maya ee ii sheeg
@@fadumahassan2531 jah waa ilaahay
@@Jibriil571
Yaa u yaqaan
Qofka waxa uu asagu u yaqaan ayaa macno u leh
Tusaale god. Dadbaa u yaqaan magac allaah oo kale lakin annaga waxuu nooyahay dhulka uu hoos looqodo ama bahal ha qodo ama dad ha qodo marka miyaan u daynayaa ama aan ku dambaabayaa markaan oranayo godqashin waa maya waayo luuqaddaas aniga waxba igama galin. Waxa aad sheegaysana waa sidaas oo kale waaba haddii ay jirto cid u taqaan magaca allah jah 🤣
Maanshaaa allaah
Waxaan ahay Soomaaliya ku kortay labo Gumaysi kuwii ugu xumaa waa Farnsiis iyo Xabashi waxaan ahaa halgamaa dhagax tuuri karta waxaan daris ahayn Omar Cismaan Raabe Gurigoog waxaa ku ag yaal Tukaan Mar mar subag shegeri la yidhaa la iiga dirijiray waxaan mar walba arki jiray Aabihii oo ooyay waxaan u malaynayaa Inuu lug wax ka qabay. hawl waxaa la ii dirijiray inaan Hadhuudhka ama masangada makiinada geeyo waxaanse qaban jiray aniga iyo Caruurta kaarteeyad 5-6 inaan dadka la raafayo ka ridno intaan baabuurka shabaglahay lagu ridin een jeelka la gayn waxaan Iloobi jiray wixii la ii diray mar mar waxaana eryan jiray Jaandaaranka waxaan Gali jiray Sariibada yar oo boostu ku agtaal oon ku dhuuman jiray waan ku seexan jiray laba jawaan dhexdooda warqadna Kuma lihi Jabuuti. Waxaan Xamar 1970 waxaan dareemay Anoo yar Xoriyad waxay tahay Marka qof yahay Wadani dadka Jabuuti waxay ku abtirsanjeen waxaan nahay Xeebta Ismaacil ka hor inuuna Itoobiya ka Iman. Waxaan ogaa markay waxayni dhacayeen iyo Cida fulisay Siyaad Bare Ilaahay ha u Naxariisto wuxuu ahaa Soomaali dhab ah wuxuu soo gacan qabtay Agoon,Faqiir,ku boka, ku waalanba iyo Suntii haw moodayay Soomaali dhiban waa Ogaadeenkee basaasiinta ahaa ayuu xafiis u furay Abdi Mahamed Tarax yaa haystay waxaa la siin jiray Teesaro Aduunku Aqoonsan yahay in Dawlad walba qaabisho Sidaas ayay ku bixi jireen waxay Soomaaliya ama Mareexaan ugu Abaal gudeen kuwii haw caawiyay ee lacagta caydha loo qoray intay dhoofayaa. Dad Reer Jabuuti waxaa la dejin jiray oo Calankoodu ka babanayay Carwadii Hodan Warshadii Fanta,Cocola jidka Taleex tega iyo Igwatuu ee Isguul Banaadir ayay u dhexeeyeen waxaan u xidhnaa Hotel Bulsho waxay qaadan jireen lacag caydha. Waxaan dib u eegi waxaan ka ogaa Afduubkii Diyaaradii 747 waxaa laga fakarayay Sanad ama 9 bilood waxaan qaraabo Naha Mahamed Osman Hufane oo ahaa furaha Balaan dejinta wuxuu tegi jiray tarabuunka oo lahay makhaaday laga casheeyo meesha cidlada ah ee Digfeer u jeeda ama wuxuu Iman jiray Guriga yaga dadka lama hadli jirin salaanta kadib wuxuu u bixi jiray debeda oo huu fadhiyi jiray ilaa labada wuxuu mar walba jeedi jiray Gadhkiisa ama Shaarubaha waxaan ahaa Gabdha yar oo rabta inay wax ogaato Adeer muun gadhku iyo Shaarubuhu ku Xanuunay markaad jiido maxaad gacanta ugu jaraysaa maad xiirtid. Wuxuu ku jawaabi jiray Ina Xanuunayo. Waxaan Indhahaga ku Arkay Isagoo Baaderigii iyo Naagtiisii Afduubay Isaga iyo ninkale Ninkay soo denayeen oo ahaa Omar Raable oon yaran taydii ogaa in Dil lagu xakumay Dalkii iyo dadkii haw ku mutay Dil waxaa la aasay Habeen madaw oo wax la arkay kuwii soo daayay dalka waa laga eryay Ilaahayoow Goormaad Maxakabadaada saari Daalimiinta.
Alle cimriga hakuu barakeeyo jisaakalaah adeer mcn
Omar Osman Raabi
Mahamed Osman hufanneh
Geesiyaale ayey ahaayeen.
Xafajooy yaa ugu abaal qaba 😂😂😂😂😂😂😂
Maxamoud Xarbbina Waa Dhawaq Cusub oo Ader Cumar Nosoo kordhiyay Aun Ina Xarbbi
Geesi Cumar Jinni
Dadku waa nin halgamaa ah iyo mid Jaajuus ah. Jaajuus ka Aaya magac dheer oo gaalada buunbuunisa magacooda hadii aynu wax aqrino dad badan oo caan ah oo Jaajuus ahaa taariikh dooda baran laheen. Cumar iyo ragii la mid ka ahaa waa halyeey Qaran
Mujaahid omar elmi khayre ax ax mantana waxaa jabuuti haysta mid ka mida ragii fransiiska basaaska u ahaa Safiirka lakin sirdoonkii Somalia ayaa hawsha la waday
Waaa nin aragti leh
Maxkamad Cismaan Hufane Wuu Noolyahay
Hero national .. .
Manshallah ayanle
13:00 Sheekdadii xabsiga
Waxan ahay reer jabuti odayga omar elmi kheire si fican ayan u aqana hooriyada dalkisa iyo dadkisa reer jabuti ayou uso halgamay habsina uso mutay dadka reer jabutii siba dalinyaraduna aqon ouma laha sabata o ah tarikh nolololed kisa isaga iyo kuwa lamid ah marnaba telefishanka qaran ee RTD lagama sidayn kamana filayo waayo talisku ma rabo dalinyaradou in ay aqon ou yelata halyey an ahayn IOG run misa ben haqiqdou wahaytahay in ou IOG madarasad quran diganayey ethiopia inta OEK ou jabhadka ahaa
Hanoolaato barnaamijyada uu qabto ama muuqaalada uu duubo hala keediyo waxay anfici doontaa dhalaanka danbe
Kkkkk Masha alaah
Maxa qosolka xoolayohow
Waxay ahayd inaad Ka waraysato halganka Ka dib noloshiisu siday noqotay
Ayaanle waa ninkii ugu qosolka badnaa ood waraysato waayo aniga iyo adigaba
Halgamaagan hadalkiisa wax laga fahmo ayaa yaraa faransiis mooma bilowna
Mahadsanid Ayanleh .
Best interview.
Gobanimadu waa geed ku baxa dhiigga geesiga lkn nasiibadaradda ayaa ah, markasta gobinimada dadka u dhinta iyo dadka usoo halgamaa ma quutaan dheefteeda ee kuwii gumaystaha wattay ayaa dheefteeda maala
Wa runta sxb
Waxaa la socday Mohammed rashiid ali gacan low reer ceerigaabo buu ahaa
Dilki halgama maxamud xarbi cidi ka danbaysay wad cadaysa
naalo micnha ukun
😢😢😮😮
Odey Ken benta shegaayaaa ma xiiichobayoooo
Been sheegaya maxaad ka wada! Waxaad ku beeninayso bal dadka la wadaag
Dameer hadlay ka soo qaad nacaskan odayga halgamaaga ah beenaale ku tilmaamaya walahi intaan oday waan halgamay leh intaan arkayay waa geesigii kaliya❤een arkay
Adiga miyaa jogey
Wax ad so qorto miyad weyday jaahilow.
Shame on you jaajuus baad tahay yaan u maleynayaa
Dadka warkoodu runta kasheega ayuu u egyahay dadka naaxiya uma hadal eka
Waan ka xumahay in waxaas oo dhib ah xoriyada laga soo maray ay waxmagaradka ismaciil amxaar kamid yihiin ay ku raaxaystaan ayna ku amarkutaagleeyo hantidiina ay ku ciyaaraan wadankana gaalo gacanta u galiyaan waa nasiibdarada soomaali ku habsatay meelkasta ooy joogaan xoriyadii dhibaatada loo soo maray doqomo jaajuusiin ah yaa markale gacan galiyey allaha xafido hana u naxariisto ninkaan iyo intii usoo halgamay xoriyada umada soomaaliyeed laakiin ardaalo yaa maanta soomaali halaagey
japutian girl 💝💝
حسبي الله ونعم الوكيل
Somaalia dad dadbaa uso halgamay ayado dhibaatesan dhibta kasaaray hadana anagaa isku maqan allow naga qawo cadawga dadkeenana is jecleesii
Maxamuud xarbigaas iyo ina bbarigeeyahaasi ma kuwii reer sanaag baa waayo kollay waxa jirta ilma xarbi reer sanaaga iyo ilma barigeeye oo iyana reer sanaaga makuwaasa tolow?
Kķk sanaag iyo Jabuuti maxaa isku keenay. Waa maxamuud xarbi halgamaagii weynaa ee reer Jabuuti.
Maxamud xarbi wuxu aha reer djibouti gaar ahaan gobolka ali sabieh Alaha u naxariisto
Gobannimada iyo dadnimada aan ku faneyno dad ayaa dhiigoda u horay oo cawa eel lajiifa, Halka manta siyaasiyenta iyo madaxada hankooda yahay wax dhuuntoda mara. Rabi talo ku filan
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏.
Madaxweyne Siyad Barre wuxu umermerinayay oo Safirka xoogban kuqabanaya uyiri inu raga Somaliyed sofurtu rabay wuxu ahaa hogamiye caqli badan walle Xasan gurgurte iyo Siyad Barre kala gesisan oo kala wadanisan Ilahow caloshod ushaqeystayasha hada Somalida horboda wax kakheyr badan nogu bedel
Ha wa siyaasad u raga ku si furanaayay , allaha u naxariisto.
Maxamed Siyaad wuxuu ahaa halyay garaad badan
I love Hanoolaato media