Maamo mahadsid jiilka dambena anaga ayaa uga sheekheyn qaranka sidaad ugu listeen qoyska reer madaxweyne Ahmed maxamed maxamuud "silaanyo" alle cafimad-san,cibadado-suban iyo cimri barako leh alle ha siiyo oo ha idin siiyo
@@KusyJi-wm4xtmarkay hooyadaa iyo aabahaa ku eegaan aragaaga miyay naxaan mise way farxaan. Waxa jira dad markay hooyadood iyo aabohood arkaan ay maroora dillaacaan. Bal waxaynu dhallay eeg
sure lady's deserve to be member of Parliament the young ladies r more honesty then young boys existing now even the ladies 89% r no tribalism behaviour even young ladies r more educated than the young existing generation ❤❤ viva amina waris ex president of somaliland wife Mr Ahmed kulmye ( selano) the creator of Kulmye party long live to ex president of somaliland and his intire family ❤❤❤
Maasha Alla
Hooyo Amina Waris waa qof wacan oo ilbax ah
Marwo qiimo badan iyo qoys qaaliya
Wan jeclahay Aamina waa fariid iyo quruxdii aqonta Marwonimada wan kugu dayda hooyo wan ku jeclahay❤❤❤
Maa tuugadaan
Si wacan bay u hadashay
Proud of you
Guure media hore u socda
Oo dadyoowga aqoonyahanka ah sida marwadan inoo soo badiya
Insha allah
❤❤❤❤❤Mashlh wa hooyo qaliya🎉
Masha Allah mamo qaran amina waris❤
Maamo mahadsid jiilka dambena anaga ayaa uga sheekheyn qaranka sidaad ugu listeen qoyska reer madaxweyne Ahmed maxamed maxamuud "silaanyo" alle cafimad-san,cibadado-suban iyo cimri barako leh alle ha siiyo oo ha idin siiyo
AAMINA WERIS SOOMAALIYOO DHANBAY "UBAX" 💐 utahay, waana gabar habar Awala, waana gabar isaaqa, LANDER maqaamkeedu waaka sareeyaa.
Mcha allah MoM amiina waris waa quruxda dumarka somaliland mom cimriwaara allah ha kusiiyo
Marwada. Aqoonyahanada. Hooyo. Qaran
Aaminaweria Masha Allah ❤
Baleega Sidayxitaa Odaygeedi sidayiadurabtey Inaanu Dumarka Waxuguqaban. Isago Ahagrananyn. Balse Dhaqakuka Gudbikariwaayey. Iyo ila’odhan Hablahayagiiba Waxnalagbaray.
Masha allh
Waa runta❤
Mamo amina mahamud jirde ❤
Xolihii UMADA soo celi mise waad ku dhayaysaa oo xafayad ayad ugu iibinaysaa
Qof hadal xun waa qof qalbi xun.
Sideed u nooshahay walaal.
Wax waa la mucaaradaa adigoo is dhawraya oo is karaamaynaya.
Haddaad karaamo leedahay.
@@Kadar-ex8xp i wasaa naa ma rabo noocaagaa akh akh
@@KusyJi-wm4xtmarkay hooyadaa iyo aabahaa ku eegaan aragaaga miyay naxaan mise way farxaan.
Waxa jira dad markay hooyadood iyo aabohood arkaan ay maroora dillaacaan.
Bal waxaynu dhallay eeg
@@Kadar-ex8xp ii keen hooyadaa aan isku qaboijiyee
@@KusyJi-wm4xt waar hooyadaa cayda ka kala daa oo u nax
Amina u r great lady ex president of somaliland and long live to u both ur Husband and his children again long live to u both of longer live ❤❤❤❤
Waa tuugd
Ma ololahaa lagu bartey mise wadanaka dhan ayey xukumi jirtey?
M.allah alleha barakeyo mamada wxey tusale iyo dheri gelin u tahey gabadha wx baratey inay aqoonteda meel sare ku gadhi karto
AAMINAAY SOOMAALI OO DHANBAA KUJECEL, WAADKA WEYN TAHAY SOMALILAND IYO ISAAQ.
Wuu dhisay sland axmed siiranyo hageysa iyo goboladaba siiraanyo noolow madaxwayne
Amin waris ha daya fiicanatay maxay wax utariwed Axmad maxmuud siilaayo Adeer kiis oo Barbara dagana oo meeshaan ogaa daganaan ayadun guri aduun bay dagataha hooteedan waxaa dagana masaakiin waa su aal ubaan jawaab
SOOMAALI OO DHAN BAA KUFAANTA AAMINA WERIS IYO HABAR AWAL. MAQAAMKIINA HOOS HAWDHIGININA
Soomaali kkkkkkkkkkkkk soomaaliyeey xaalqaado
Tuugaad women school kaa dhigtay nightclub
I Love Siilaanyo Family ❤️🤍💚🫶🏻
Axmed siilonyo shacabkii Naftod u huray. Madaxwayne marku noqday muxu u qabtay? Qof kasta oo Xisi tareera sidaasa u danbaysa. Salaan baad noqonaysa😂😂😂
Ma isagaa kuu soo darxumooday, mise adiga ayaa abaal ku lahaa😮
sure lady's deserve to be member of Parliament the young ladies r more honesty then young boys existing now even the ladies 89% r no tribalism behaviour even young ladies r more educated than the young existing generation ❤❤ viva amina waris ex president of somaliland wife Mr Ahmed kulmye ( selano) the creator of Kulmye party long live to ex president of somaliland and his intire family ❤❤❤
Tuugaad xaran kuu nool
Ilaa islaamihiibay been kuababiyeen.
Qudhmiye,haduudhiciwaayo,wlee nabad idinkadheer ee qaxii udiyaarnoqda.
Kulmiye ayaa dalka xukumaaya 10 ka sano ee soo socda
Habartii hamaanada .ahayd ee afka balaadhnayd waa naagtii wixii ummadu lahayd boobtay fariid maaha dhulkii dawlada iyo schooladii warshadihii intaba boobtay hargeisa kilaabna .iibisay toogo xaaraan cuna weeye
Xaq ayey ulahayd inay.waxay doonto qaadato
😂😂😂xaqa yaa.oogadhiitay xateeyo xoole dad weene naa iska.soò.ceeli xoolaha qaranka😭😭😭
Waxaad weydiisa Dugsigii womens education center
Xagey geystey?
Mamo amina mahamud jirde ❤