Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Sirta Ku Qarsoon Heesta Xidigaha Geeska & Tuhunka Jabuuti

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 вер 2024
  • Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Sirta Ku Qarsoon Heesta Xidigaha Geeska & Tuhunka Jabuuti
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

КОМЕНТАРІ • 183

  • @AshaQaalib
    @AshaQaalib 9 годин тому +15

    MUJAAHID IBRAAHIM CAYDIID GUUUUUL❤

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 9 годин тому +9

    Guuuul kulmiye again Aboo guuuul somaliland 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf 9 годин тому +8

    Waxva ma qaadi karan ee cayda waxay ka dhiganayaan nafis wax kale atayna haysan waa ciil qabayaal reer wani marba marka ka danbaysa ayay iyagu banaanka is keenayaan subxanallah ilahay sharkooda ha inaga qabto somaliland guul iyo gobanimo gobanimo ❤❤❤❤

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 13 годин тому +15

    Noolow Ibraahim Ciiltireh cishadii afka ciida loo darayay baa soo dhow cadawga gudaha nooc kastuu yahay.

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 13 годин тому +7

    Masar shar iyo hub aan waxba tarayn ayay Somaliya ku soo kordhisay 🫣☹️

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 годин тому +12

    MAANSHALAAH MAANSHALAAH MAANSHALAAH

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 9 годин тому +8

    Xasan sheekh somali heshiisa dunidana la heshiisa ma wuxu ku bedelay somali colowday dunidana la colawday.

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db 11 годин тому +7

    Ilahayow wadanka noo xifdi

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 13 годин тому +16

    Wadani iyo huwantiisa way kashifmeen dhifka iyo dhaartu ha qabato dalkiyo dalkana illaahay haka nabadgeliyo

    • @cabdirisaqsaleeye2830
      @cabdirisaqsaleeye2830 2 години тому

      heego caqligeedaan la yaabay idiin koo Dhulbahante ka soo yaacay oo Samaroon isku diray oo Habarjeclo heshiishyadii uga baxay ayaa is leh talada dalka xoog ayaad ku haysanaysaan. malaha waxa aad aaminsan tihiin Koonfur oo jecel burburka Somaliland ayaa idiinka idiinku ogolaanaysa waxaad nahay kuwii mashuuca gooni isu taaga soo afjaray. waa tabtii lixdankii aad samayseen laakiin waydinkii eeday.

    • @abdullahhassan2940
      @abdullahhassan2940 Годину тому +1

      ​@@cabdirisaqsaleeye2830
      walaalo heego oo qudha wadani ma neckband lkn anigu ma jecli Muuse biixi nin xanuusan ayaan u arkaa lkn wadani sowkan faqashta diidaday in uu u jawaabo umadna aflagaadaynaya markaas muuse isagaa cidla ka qaadanaya why waan u foodi intii qaraka jecel oo dhami way u foodi

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db 11 годин тому +6

    Somaliland gool gool ❤❤❤

  • @aminamohammed5902
    @aminamohammed5902 12 годин тому +7

    Oo heedhaha haday sidaa xoog badantahay maxay falastiin ugu heeling payday ee anaga Naga rabtaa ee soomaali soo dhex galiyay ma kawen iga qabo kayar igu sii dabaal walaahi inaad digu Ku guban ciyaar mood soomaalilaan guul iyo gobanimo

  • @CabdiiJaamac
    @CabdiiJaamac 11 годин тому +17

    Allaahaw cadwgayaga jabi illaahaw cidna madhibnee cidiinadhibta nagaqabo xaasidiinta nagamidka ah iyo kuwa nagasoo horjeedaba illaahaw adigaanu kaawakiilanay

    • @Qalajo
      @Qalajo Годину тому

      Xasidka an idinka eheen somali kuma jiraan ilhaayna cuqabadiii wa idinkaa sobixinaya wuna idinka sobixiyaay oromo iyo axmaar miidka noqotanbaa yuhudna horaa uheudnee ilhaay mel daran haidinka ridoo intaa somali ugeyseen alle idiinku roog adunkana ciriii aqirana cadaab alle idinku daar

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz 6 хвилин тому

      Cadaw aan adiga ahaynba ma laha Somaliland adeer hore u dhaaf way kaa raysan doontaaye.

  • @CkreamMohameth
    @CkreamMohameth 7 годин тому +4

    Maashlaa ibraahin ❤❤❤🎉 bidaar hurida💤💤💖❤💪💪

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db 11 годин тому +9

    Cadawgagu wuu jabi beednilah

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 13 годин тому +27

    Masha allllah guul ciidamada qaranka nooooolaaada oo guulaysta ciidamada qaranka is power guul iyo gobanimo aamiin aaamiin aaamiin❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @YurubAhmed-w6z
    @YurubAhmed-w6z 10 годин тому +5

    Very good and very much

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 4 години тому +2

    Guul kulmiye insha allaah and somaliland Insha allaah ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 Годину тому +2

    Cadow jabiye mujaahid tariikhidu qortay qorina doonto ibrahim caydiid magcaa hajiro Walaalo qali 💚🤍❤

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 6 годин тому +3

    Ibrahim Caydiid waa gaashanka Qaranka

  • @FayisaDahraan
    @FayisaDahraan 6 годин тому +2

    Masha allaa Masha allaa Masha allaa guuuuuuuuuuuuuuul Ibraahim, heestan iyo buugii siilaayo laga qoray waxba kuma kala duwana ,madaxweyne muuse in hees loo sameeyo iyo in madaxweynihii hore Axmed silaayo buug lagu caayo waliba md axmed waxa udheeraa inqilaab dawladiisii , madaxweyne guulayso inshaa allaa

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 7 годин тому +8

    Ibrahim caydid and abdichakour haybe thank you to up date the news mashallah guulbiyo goganimo somaliland 💚💚💚❤️❤️❤️🤍🤍🤍👍🎉🎉💪💪💪

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 Годину тому +2

    Ibraahim caydiid Walaalo caydu mudaba waykugu soctay waxaan ognhey qofwalo difaaca Qarankab lacaayo wakhatiga isbedali adiguna dulwaad uleedahey huwanta 💚🤍❤

  • @HibaaqAinache
    @HibaaqAinache Годину тому +2

    ❤❤❤❤❤❤GUUUUUUL SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 6 годин тому +3

    ISRALE ILLAHEYE BAANU KAA HOOS GAALYE NAAJYNE

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Годину тому +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك
    Ilaahayow wadankayaga noo hagaaji oo Cadawga naga qab, anig waxaan odhan lahaa golaha wakiilada nimanka laga shakisanyahay in la badelo oo lagu badelo mid aaminsan wadankiisa oo reerkooda ah, Inanka yaree Cas ee Hawiyuhu dhalay hala xidho ee Sacad Yoonis iyo intii kale ee la fikira

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 5 годин тому +3

    WADANI AWAALBE SOMALILAND KAMA MIID AHEEYN MEESHE LAAGA XUUKUMO WAA LAA OOGYE

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 6 годин тому +3

    Huubka eeye soo urursnyan illahey idanki haa eedyn oo haa iskuu xasuqqan

  • @xayawaanadabadiyobari4094
    @xayawaanadabadiyobari4094 13 годин тому +2

    Saxanoow waa sideee😊

  • @NimaIbrahim-p8f
    @NimaIbrahim-p8f 13 годин тому +3

    Ayaga cil qaba oo baroranaya😢😢😢😢

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 Годину тому +2

    Madaxweene muuse biixi cabdi xildiid rooble wudulqaadanya waana lagu xadgudbeey caay qaawan oo kabaxsan anshaxa oo qofnimadiisal gaadhey isaga iyo hooyadi tani waa cayqaawan lakiin? qaranka kadag waxwalba 💚🤍❤💚🤍❤

  • @husseinaffey1780
    @husseinaffey1780 9 годин тому +7

    Somaliland government has to do something militarily about this militia in LasAnood before it is too late. They might invited an enemy who might be stronger than Somaliland militarily.

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 13 годин тому +1

    Kama faaiidayaan waxkasta o ay sameeyan cadaw odhaami waxna mayeelikaraan somaliland guuuuuul iyo gobanimo insha aallaahu

  • @XasanXormeeye
    @XasanXormeeye 13 годин тому +4

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉waxkasta hasameeyaan inyarbaa kahadhee waala isxisaabin mujahid ibraahin caydiid

  • @Aadanxuuseen.aadanubaxale
    @Aadanxuuseen.aadanubaxale 13 годин тому +1

    Somaliland Guul

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 години тому

    ILAAHAYOOW CADAWGA GUDAHA MASIIRKAYAGA HA NOOGU DHIIBIN.AMIIN YAA RABI 🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 3 години тому

    Xayaakallaah daljire ibraahim caydiid waa runtaa ciilqabayaal iyagaa ah

  • @asmaali7208
    @asmaali7208 12 годин тому +1

    Maraykan khayr maleh waxay kaxanaaqeen ruushkii yimi brbara

  • @DeeqaAhmed-q9p
    @DeeqaAhmed-q9p 5 годин тому

    Mujahid ibraahim caydiid hanti qaran

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 12 годин тому +2

    Hees maaha ee waa hadalkii cirro salaxlay kajeediyay oo laxan lasaaray xidigo geesna maaha ee waa dameeraha geeska

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 10 годин тому +1

    Mareykanka xaalkiisu waa.lagga jecli xaydha jecli ee yaan lagu habsaamin ha.laga.tashado

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 11 годин тому +2

    Wadani dorasho uma jedo,e
    Waxy donaso wa la ogaan

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah 13 годин тому +1

    Kuwan wadani ee sida toska ah iyo sida dabanba ula sheqeya huwanta somaliland ha iska ilaaliso ,waxa laga takiyaa nirobi waana faqash kalkaal.

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 8 годин тому +1

    Ciidamada Arimahooda Xoggohooda kullamadooda in Laga waramo ma wacna

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 12 годин тому +1

    Saraakiishani waxay u socdeen arrinta heshiiska Abiy iyo Muuse, maraykan waxa uu si cad u diidanyahay in ay itoobiya qoobka soo galiso badda cadmeed maadaamoo ay itoobiya iyo jayniisku isku daabanyiin

  • @Ismaaciilhassanyar
    @Ismaaciilhassanyar 12 годин тому +1

    Sheeko cusub oo hargeisa dhex taal wax aan arkay makatafoon iyo 6 qof oo wada socda oo hargeisa lala dhexmarayo la waydiinayo ciro iyo muse midkeed dooranaysan hada waa safaari cusub oo waraysi ah ayaa soo baxay

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 6 годин тому +1

    Yaanye noo imaan marykana marabnye naagahan kaale gumarka weeyne waxay wadan baa iska yaaar😮😮😮

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 9 годин тому +1

    Hubkaasi dhibka koobaad wuxuu ku hayndoonaa xamar iyo area.

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 7 годин тому +1

    Maseeraa warbaad wadaa maxaa somalida kale keenay?

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 7 годин тому

    Ithopiya Huda ha somaliya kuma guuleysan ee cidan la’keenay beey ahaayeen haddana waa la’s aari indha Haags oo 5 waqti yar baa u dhiman insha allah

  • @MohamedAxmed-b4b
    @MohamedAxmed-b4b 8 годин тому +1

    Xidigahaa..xaarka.uf.uf.uf.uf

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 9 годин тому +1

    Ninkii dhoof ku yimi beey geeridu dhibaysaa.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 6 годин тому +1

    DOORSHO MAA JEERTO WAAYO DAAGLE BAA DAALKU KUU JEERYAN

  • @XuseenQalami
    @XuseenQalami 13 годин тому +1

    Maraykanku waxbuudakhraa eewaxbamadhayo Montana maalin maraykanlooyeedho maha

  • @AhmedIsmail-x7g
    @AhmedIsmail-x7g 9 годин тому +1

    Wey edeb daran yihiin fanaaniintu ee wa in la xidhxidhaa

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 годин тому +2

    ADEER MAXAA NAGA GALAY FALASTIIN PLEASE WELCOME TO SOMALILAND FOR ISRAEL SOMALILAND

    • @Hikma599
      @Hikma599 9 годин тому

      Falastin waa walaalayahaw nin wllky ciilay oo ifka ku cadaabay anaga noosoo dhawaan maayo

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 7 годин тому

      Faqash doqon baatahay e hadaad yahyyda jeceshay adoo faqasha necbow laakiin faqash niqaqban waa kuu doqoniimo fatta faqashta waan aqaan Somaliland way kaa jeceshahay falastiin wax aad utartay lama arak halka Somaliland dhaqaale ugaysay

    • @Hikma599
      @Hikma599 4 години тому

      @@HindaAbdulle-fl2jj somaliland anaa u dhashay oo jecel mana rabo yahuudi Ilaahay nooma keeno dhulku hala go.o

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 5 годин тому +1

    Ina god makhbardu meeynu arag ugbaad raaga koorkoorte uu aboo yeelyn inamda yaryar ee heesye afka kaa jaaqyse😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @SaadAwaleh-x7g
    @SaadAwaleh-x7g 12 годин тому +1

    Islaan dhali wayday aleelo ku waalatay

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 12 годин тому +2

    HEEGO DADKA WAALAN ❤BAYWAREYSTAAN. WAXAY BEENTA KUSEEXIYAAN. CARIUURTA IYO DUMARKOODA. WAA HEEGO NAASDHEERE❤. IBRAAHIN DUUFLE. KKKKKKK

    • @AhmedAli-fz7fj
      @AhmedAli-fz7fj 11 годин тому

      Adna waxaad tahay huwaan siil weyn.

  • @ahmednaji8757
    @ahmednaji8757 3 години тому

    Ibrahim Caydiid waa Heego ee yaa dhagaystaba😂😂

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 3 години тому

    HEESTAN WAXA LEH XISBIGA WADANI WAXANA SAMEEYAY XASAN DHUXUL LAAB SAALAX ABWAAN SHAYDAAN
    HOOYADOOD HAW SHEEGAN WAA LA LAYNAYA

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 8 хвилин тому

    Markasta oo laga hadlo maamul xumadooda ay ku jebiyeen ciidankii xooga weynaa waxy u cararayaan dhinaca ciidanka. Ciidankii baa la caayay ciidanka la caayay baa itaalkoodii noqday. Yaa munaafiqiin. Waa laga hadlayaa cidii sida foosha xun u maamushay ciidanka maxkamad baana la soo taagayaa. Insha'Allaah

  • @mohamedsamotalis8173
    @mohamedsamotalis8173 8 годин тому +1

    CIIDAN JABAY YAA KU WIIRSADA?????? Reer SL oow !!!!!
    Ma intii ugu liidatay baa rabta in ay inoo taliso????
    Ninkii shalay lahaa dhulbahante dhulkiisa halooga soo baxo ayaa maantna leh dhulkii badh baa maqan!!!!
    Ma waallibaa mise miyirqab?????
    Waxaa se ka sii liitah ka u ololaynaya iyo ka dooranaaya !!!

  • @sayidgaraad9753
    @sayidgaraad9753 8 годин тому +1

    Maxaad tidhi dadkii doorasho gali lahayn ma nihin gantaalaha heestan car ka jawaaba.

    • @maxameddaabadsomalilanderd3640
      @maxameddaabadsomalilanderd3640 8 годин тому

      Hooyadaa iyo hees kusheegaba was ciidankaad faraha lasoo gashay adeer somaliland 500kun baa dhiigooda kudhisantahay jawaabtaad doonaysaana waa in xabad nool madaxa ay kaaga dhuftaan

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Годину тому

    ISRAEL ILAAHAY NOOMA KEENO INAY INA SOO HAWAYSTAANA MA AH DADKII MAGAN GALIYEY IYAGOO QOXOITIYA WAA KUWAAS AY WADANKOODII KU LAYNAYAA
    حسبي الله ونعم الوكيل على كل حال

  • @Maidamoha-x7b
    @Maidamoha-x7b 4 години тому

    War somalilaney somali waa soomali waana hal ayaa wada nahnay hub hadey masar noo keentana waan isla wada leenahay marka wxs oo kale waa laga fiican yahay somali ha israacdo

  • @abdulhussein873
    @abdulhussein873 10 годин тому +1

    Heego cabaadka yareysta maalmo ayaa idiin hadhay ee ibaraahim duufle muuse wax aad tarikartaa ma jirto ee orod foodstamp kaagii iskaga laabo

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 4 години тому

    USA waanu ogol nahay china waana ogolnahay aduunyada inteeeda kale waanu ogolnahay inay saldhig ciidan ka samaystaan badeena laakiin axmaarka ma ogolin sababtoo ah axmaarku 300 sano ka hor ayuu lahaa anggaa iska leh seylac iyo lughaye waana damacooda inay qaataan markaa ma ogolin ethipia inay badeeena qaadato waa dhaxalkii awooweyga siduu uu iigu ilaaliyay anna waan inaan ugu ilaaliyaa kuwa 100 sano kadin dhalan doono

  • @hindaomar4265
    @hindaomar4265 2 години тому

    Kuwii cayda lahaa baa wax caayaya Riyaha Qaawan baa Idaha ku qosla,

  • @suugaan
    @suugaan Годину тому

    Ibraahin duufle D11 iska bii duufka

  • @Digale-nb7ul
    @Digale-nb7ul 4 години тому

    Inacaydiidaw arinta heesta ee xidigaha geesku qaadeen ma aha mid qaranka kulida ee waa midayku adkaynayaan qaranimada iyo sida xidigahu difaaca qaranka hormuud ugayihiin

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 3 години тому

    ETHIOPIA IYADAA XAAR KA SOCDAA

  • @mukhtaar2391
    @mukhtaar2391 7 годин тому

    Dabkaa laydiin shidayaa heegoy🤣🤣🤣

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 11 хвилин тому

    Xayawaan ha ku xoqon ciidanka
    Waxa la dhaliilay kii sida xun u maamulay oo la yidhi sool Bari xagaad geysay. Cidina may caayin ciidanka qaranka ha ku xoqan.
    Dadka ma bilaa caqli baad u haysataa sheeg halku lagu caayay ciidanka dib u dhegeyso heesta.

  • @ApdiAziizOmar-p7m
    @ApdiAziizOmar-p7m 8 годин тому +3

    Aabo inuu yahay ciro inta igu raacsan👇

    • @L.B.I.A
      @L.B.I.A 2 години тому

      😂 cirro Huwan buu u aabo yahay

  • @SamatarNour-gi6nw
    @SamatarNour-gi6nw 11 годин тому +2

    Heego huuro

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 9 годин тому

      Cay meel ku geey mayso ,nin geesi ah ayaa la cayaa ,nin aanad gaadhayn kabihii ama dadnimadiisa ayaa la cayaa ,

    • @SamatarNour-gi6nw
      @SamatarNour-gi6nw 7 годин тому

      @@asiyahmed-cs3ft adigaaba heego ahaye

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 7 годин тому

      Waa faqash waxa heego qoraa haku qaldanina wadani faqash bas iska siiwada dhiktay intay is lahaayeen dowlada caaya intaad wadani iska soo dhiktaan ayay dadkii ku direen hadana waxay rabaan in uu soo baxo😂😂😂

    • @SamatarNour-gi6nw
      @SamatarNour-gi6nw 2 години тому

      @@HindaAbdulle-fl2jj faqash waa heego iyo muuse juudaan wadani waa aslalkii heego huuro

  • @Isko790
    @Isko790 9 годин тому +1

    Daawasha arabsiyo waanigii iska daayay

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 7 годин тому

    Runta baad ka baq aysa wax aflagaadada la’yiraahdo ma’ Jidho ma’s ook iyo sanaag baad ka talus’s shacbka beentiinu wey barteen ma’xishoodaan sidaad dowlad laguma noqdo

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 години тому

    waar ha inoo keenina American iyo yuhuuda Russia ina raaciya please waayo America waxba lagama faaiido gumayisi mooyaane Russia waxayi inaga caawenayaa ciidama iyo hub ayi ina siiyaan saasan umalayiinayaa

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 5 годин тому

    Xidigo Mar bay jireen iminka waa masaxaado meel kasta oo wasakh ah lagu masaxo😂😂😂

  • @Dulmar143
    @Dulmar143 5 годин тому

    Horta citaafkii meeye. Marba meel ha noola ordine.

  • @XasanMaxamed-ei9le
    @XasanMaxamed-ei9le 13 годин тому +1

    Qoskiicaaye

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 9 годин тому

      Cayda iyo runta kala saar ,aniga hadii uu walalkay cadowga dadkayga iyo dalkayga uu tageero ,runta ayaan dadka u sheegi lahaa,wuxuu sheeg ibraahim caydiid waa runta ,adigu ma cadowga somaliland ayaa tageerta ,viva somaliland iyo ibraahim caydiid

  • @cxxaashi4544
    @cxxaashi4544 12 годин тому +1

    Ibraahin heestani macaybaa ?? Mise waawaxjira ?

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 10 годин тому

      Wa hadalno ciidanka dalka iyo shacabka wax yeelo uu gaysanayso. Niin ka yicilay baa caytama

  • @ZahraIbrahim-b9k
    @ZahraIbrahim-b9k 6 годин тому

    Laakiin in la xidho miyaaney ahayn

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 годин тому +3

    HOOYADII WASE CIRO WAA OGAADEEN WAA DAAROOD WAA IN HARGEISA LAGU DHEX DILAA

  • @zeinabhirsi94
    @zeinabhirsi94 6 годин тому

    Ciil waxa qaba kuwa barooranaya ilaa maalintii laga helay doorashada

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 51 хвилина тому

    Wadani markaye jabiyeen ciidankii oo basaasen inaya hada aflagaadeeyan oo ku kaamabeena ku galaana saraawiila madhana baa tihiina

  • @sahraomar5898
    @sahraomar5898 5 годин тому

    Ibrahim caydiid duufal dooq

  • @Isko790
    @Isko790 8 годин тому

    Runta adeer aan kuu sheego muuse xageebee ku gaynyaa

  • @abdiali319
    @abdiali319 13 годин тому

    Waa in laga mamnuuco Xiddigaha Xashiishku inay ka hawl galaan Somaliland. Waana in jeelka laga buuxiyo. Maxkamadna la saaro.

    • @SidikBakaal
      @SidikBakaal 12 годин тому

      😮😮😮😮 oo indr maxay sameeyeen. Su'aal bay ku waydiiyeene ka jawaab!!!! Xaqmiyaanay ulahayn mise indhahaad iskasooridaysaa

  • @ayaanciise810
    @ayaanciise810 7 годин тому

    🦁🐅🐅🐆

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 7 годин тому

    Xamar baa hub ka soo dagay Anagana marican baa noo. Yimid beenta Kama xishootaan shacabka waa idin bartay😢😢😢

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 7 годин тому

    Cir iyo bad a muqdisho dowlada joogaan Maseeraa iyo been kama daalinmiyaa wali?

  • @najahamiir6256
    @najahamiir6256 12 годин тому

    Waxatahay isaq dile hees waa dhab walagara baa nika sameyay waa sacad muuse bibri abokor

  • @OsmanIbrahim-d8w
    @OsmanIbrahim-d8w 7 годин тому

    Baayactan baa jira buu ku leeyhy😂. Waa maxay waxan la baayacayo, aduunyada heshiisyo iyo iskaashi baa la yeeshaa ee cid dalkeeda baayacda ma jirto.

  • @SidikBakaal
    @SidikBakaal 12 годин тому

    Kani garxajis daayoo isaaqba maaha malaha. Isaaq uunbaad ku diraysaa ina caydiidoow wax aad dufaacaysaa ma jirtee adigu wadanka ha inaga dumin

  • @burjilibax
    @burjilibax 12 годин тому

    Hadi hees lo tiriyey mdxweynaha wa dimuqratiyad qofwaliba wa u xor aragtidisa caqxumada iska daya kulmiye wu galbadey mar labad eedimeyso umada somaliland

  • @hassanabdibashar2169
    @hassanabdibashar2169 Годину тому

    Hagaag majiiro wax hargeysa kuaah duulan intaan ook nahay itopia iyu dakal kadhexeeya somlia balsee ninka beenta uu ku raayo waa du uu ku difaacayo bixii in uu dorashada aadin

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh Годину тому

    Fasal cali xuseen waa difaaca jamhuriyada somali land cirona cadawga utafaxaydan duminta qaranimada jamhuriyada somali land ee utaagan isbadaldonka midaynta somaaliya

  • @ifrahiman3883
    @ifrahiman3883 12 годин тому

    Wadani isaga wax yeelo is kugu filaan maaliin walba wax shicibku dhibsadan ayun ba ka so yedhaya sidan hadii ay ku si wadaan kulmiye ololeba uma bahna.

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db 11 годин тому

    Waaryadha dawladani yay u qabani doorashada maxa ka si ah dawladan,anagu yaabnee maxa qaldan