Sirdoonka Leexsan oo rabshado ka geystay Somaliland iyo warar kael

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 25

  • @ZakZakaria-y6g
    @ZakZakaria-y6g 49 хвилин тому

    Jumac moubarik kaftanka siyaasada iyo waa idin salaamay Ali iyo yaasiin ❤❤❤

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 2 години тому

    Asc wrm wbr walaalayaal waan idiin salaamay yasin yar iyo cali xarare shukran alf alf mar sida aad inooguso gudbisaan warar xiisa leh oo hufan iyo waaqica dhabta ah ee gayiga somalida oo dhan

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q Годину тому

    Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 2 години тому

    Aniga waa moulana from London mahadsanidiin mar kale

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 4 години тому +1

    عليه افضل الصلاه والسلام

  • @Nrcabdii
    @Nrcabdii Годину тому

    🥺🥺🥺 .. Hal sano ka badan waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, waan iska xishooday balse xaaladda ayaa meel liidata igasoo gaartay, xitaa ma awoodo nolol maalmeed ama dawo iyo xitaa hooy aan dego. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda xog ogaal u noqda oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa (Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex)
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 2 години тому

    🥺🥺 .. Hal sano ka badan waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, waan iska xishooday balse xaaladda ayaa meel liidata igasoo gaartay, xitaa ma awoodo nolol maalmeed ama dawo iyo xitaa hooy aan dego. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda xog ogaal u noqda oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa (Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex)
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @axmed8798
    @axmed8798 2 години тому

    CALIYAW WAXAY AHAAYEEN 11ASKARI INTA DHIMATAY &17 DHAAWAC AH

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 години тому +1

    Mahadsant walaalkey cali xaraare iyo yasin muuse judaan hadhaco

  • @isakahmet
    @isakahmet Годину тому +1

    Waxaas adigu warsangali laangaaba ka ahoow Cali xaaroow

  • @dulcad6854
    @dulcad6854 40 хвилин тому

    qof dhan oo lagu yidhi kaalay ii nacamlee oo sidii dhagaxa i agfadhi oo rayigaaga ha cabirin

  • @axmed8798
    @axmed8798 2 години тому

    CALIYAW MAGTA ANNAGA OO GARXAJIS AH AYAA BIXINNAY

  • @axmed8798
    @axmed8798 2 години тому

    WAXA AANU WAX KUBIXINI WAA DANTA UMMADDA LAAKIIN DHIBAATAYNTA UMMADDA WUXUU KUBIXIYAA MALAAYIIN DOOLLAR

  • @axmed8798
    @axmed8798 2 години тому

    CALIYAW SOMALILAND CADAW KALE MALAHA AAN CALANCAS AHAYN

  • @axmed8798
    @axmed8798 2 години тому

    CALIYAW KUDARSO OO MAALINTII KULMIYE ARDAYDII WAA &MALCAAMADIHOI WAALLA FASAXAY &WELIBA SHAQAALIHII OO LAGUQASBAY INAY KULMIYE UOLALEEYAAN

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Годину тому

    Samatar waxa ka saxsan Xildh Abiib, wayo muse, Habarjeclo, Habaryonis, habarawl kulmiye ma raban,kulmiyo ololihiisa wa SNM? Samater tolki wu jabinya xildh Abiib aya sax ah

  • @mohassan5087
    @mohassan5087 4 години тому +1

    Ninka view 😍 ka raadsada somaliland hadal haynteeda walee hadalkii muuse ka dhab ah waxa somaliland ka dhaca hadii digagad jabto, waala jecel yahay in ka ogaado sida u jabto

  • @Adamhagler
    @Adamhagler 4 години тому +2

    Sirdoon leexsani majire waa caruur Jibaysan, garxajisow siyaasad iyo elections garan maysaane buurihiini ku noqda, muuse wuu idinka caqli iyo xoog badanyahay

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 3 години тому

      Aabahaa caqliga xun ka was futo awal, oo ma nuclear baad moodeen inaad haysataan, ina cabdule xasan baa idin sheegoo yiri futo holosha hamo beena hadal aan wax tarin baa leh, futoole yahay ma futadaad igu soo kala qabanaysaa oo igaga adag tahay, dee futada weyn gus uun baan kaa gelin sahra halganeey

    • @AbdirahmanBuurane
      @AbdirahmanBuurane 18 хвилин тому

      Neef yow bukaa aan ku saxnee wuxuu yiri futo hoola oo budhuqsan hobaryoonis iyo yusra hartaale

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 2 години тому +1

    Cali xaar ciwaankaagu wuxuu muujinayaa naxliga kugu jira maxaa layidhaa sirdoon leexsan uskag

    • @AhmedAliJama-r3e
      @AhmedAliJama-r3e 51 хвилина тому +1

      Dadku ciyal maaha waa la ogyahay waxa hargaysa ka jira

    • @mohamedhassanhoussein8627
      @mohamedhassanhoussein8627 15 хвилин тому

      Hadaad adigu wayday hargeysoo kale dee samayso meel aad leedahay anaga comantka hanoo raaci faqash hadaanad ahayna kuwa badan oo sixun u dhaleen ayaa naga buuxa ciilqabe

    • @AhmedAliJama-r3e
      @AhmedAliJama-r3e 6 хвилин тому

      @@mohamedhassanhoussein8627 adeer somali war iskuma seegana magaalada hayskaga ciyaarina xumaanta ka ilaashada anigu waan ku dhashay hargaysa ilaa dugsiga sare kaga baxay 80 aadki waana magaalo aan jecelahay anigoon u dhalan sida soomalidu hada u dhaqanto dhibkeeda waan ka naxaa walaahi waayo nolol wanaagsan baan ku soo qaatay ilaahow hargaysa xumaanta ka hay From dhulbahante