Si kale Ma u Taqaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 210

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому +45

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 2 місяці тому +1

      💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 2 місяці тому

      Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam

    • @RAOAILENJOY
      @RAOAILENJOY 2 місяці тому

      Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi Wasalim ❤

  • @don-hero21
    @don-hero21 2 місяці тому +35

    Mshllh abdale waa qof daacada ,sxb horumar baku rajyn iyo nolol tan ka fiicn ✊

    • @mariaali7281
      @mariaali7281 2 місяці тому +2

      😊

    • @fadumaahmedali3248
      @fadumaahmedali3248 2 місяці тому

      Dhalinyarada wax soo Baratay looma ogola hospital da waaweyn si Ayan u soo bixin

  • @Ismahankhalif
    @Ismahankhalif 2 місяці тому +18

    Walayaal shaqo lagama faano, waa wax murugo ah in wadan faqri ah ay dadkooda ka faanaan shaqo fuundi ah!!!! Yurub iyo America waad rabtaan fuundiga la iskama helo, ee waa cilmi la barro, lehna dhaqaalo badan. Si faqriga looga baxo waa in aan faanka ka baxnaa.❤❤❤

  • @WarlaMohamud
    @WarlaMohamud 2 місяці тому +11

    Masha alaah cabdale waa nin aqlaaq badan su aalaha kafakaraaya markuu kajawaabaaya ilaahay Caafimaad hakusiiyo

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому +8

    Kkkkk cabdale i geeeya waalhi inta anka arkey waa maskin qaalbi nadif ah walalkey Masha allhhh Masha allhhh ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShuceebCabdule
    @ShuceebCabdule 2 місяці тому +2

    Masha allaah

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 2 місяці тому +8

    Walhi abdala waa nin wanaagsan Masha Allah haduu wiilkiisa u joogay qatarta suu ugu bad baadiyay

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 місяці тому +2

    Waa runtii cabdalle waa nin dabeecad wanaagsan dagan mansha allah

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 місяці тому +22

    Cuntada badan yareeey khudarta cun socod sameee for sure waad dhuubnaan Inshalah

    • @kaafiartan7788
      @kaafiartan7788 2 місяці тому

      Haa khaladka walaal asagaa lagaa in uu qaliin galo.maahayn
      1 cuntada badalo ,
      2 diet in uusameeyo
      3 qudaarta aad u cuno waliba salarka ,
      4 exercise in uusameeyo wuu caatoobi lahaa wan hubaa 24 kg baan iska riday diet baana sameeyay cuntadiina waan badalay all Carbohydrates oo dhan waa joojiyay.

  • @Sukei-s3x
    @Sukei-s3x 2 місяці тому +6

    Salalahu calehi walasalam Salalahu calehi walasalam Salalahu calehi walasalam Salalahu calehi walasalam Salalahu calehi walasalam Salalahu calehi walasalam Salalahu calehi walasalam Salalahu calehi walasalam Salalahu calehi walasalam Salalahu calehi walasalam ❤❤❤❤❤walasalam Salalahu calehi ale ku siiyo cafimad tam ah 😢😢

  • @NasraEsa
    @NasraEsa 2 місяці тому +3

    Ilahoow caafii❤❤❤❤❤❤aboowe

  • @ceynicumar9562
    @ceynicumar9562 2 місяці тому +3

    Allah kudhinyareyo walll dhaqtiirta wadankeena markahore wajifiican kugusoo dhaweyaan kabacdi kubadashaan wajiga

  • @NadarDahir
    @NadarDahir 2 місяці тому +3

    Ilaahy haku saqiro dhaqtar ogal dhaqtar kala dawadiiisa somaliya malaga helaayo waa wada xaasid dadka qashaan ilaahy noma jabiyo😢
    Adna alle haku cafiyo horey usoco

  • @hodanhassan1333
    @hodanhassan1333 2 місяці тому +4

    Alaha ku caafiyo walaal

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 2 місяці тому +3

    Cuntada yaree bro mashinka orod samee qalin wax fiican ma ahan waahalis dad badan baa kudhintay

  • @mohamedadow8113
    @mohamedadow8113 2 місяці тому +3

    Abdalla socood saamee iyo alitadaaa sa ficaan uwaaad walal niyadaaa kheir ❤❤❤❤

  • @boqordagedo1655
    @boqordagedo1655 2 місяці тому +1

    cabdala masha allh wa wiil wanagsan wuuna guleysan dona❤

  • @ShadowNight-o2c
    @ShadowNight-o2c 2 місяці тому

    Mansha allah Abdi caiis iyo waad salaaman tihi ❤❤❤

  • @MaxmuudAxmed-zx2gx
    @MaxmuudAxmed-zx2gx 2 місяці тому +3

    Cip Gowen Abdala burane Hore u soco zhp

  • @KhadraAxmed-uj6ik
    @KhadraAxmed-uj6ik Місяць тому

    Wa qof wanagsan

  • @umusajdamuhammad7723
    @umusajdamuhammad7723 2 місяці тому +1

    Ilahay cafimad hakusiyo walal kay abdallah,ilahay riyonyinka dhaan haku rumeyo

  • @Niza-j
    @Niza-j 2 місяці тому +4

    Apdalla Nolol qurux ban kuu rajynaa wllo muminka aduunka lagu dhibaa😢❤

  • @KingZalmaan-k3h
    @KingZalmaan-k3h 2 місяці тому +4

    Abdalla maxamud kaahiye sxb sare aad baan uga xumahay

  • @MohumedIssak
    @MohumedIssak 2 місяці тому +1

    sxb rabbi hakusahlo horay usoco better days are coming

  • @rahma-q4q
    @rahma-q4q 2 місяці тому +1

    Abdalla alle hakubogadhayo waa qiso xanun badan wllhi insha Allah wad kabexeysa i a 😢❤

  • @jabrafx6112
    @jabrafx6112 2 місяці тому +1

    Ani ahaan qof buuran maba Aamini.

  • @star-ln1ke
    @star-ln1ke 2 місяці тому +2

    Cabdalle waa nin qalbi wanaagsan

  • @rayaanabdi917
    @rayaanabdi917 2 місяці тому +2

    Waa u seexan jiray tubada buu yiri😂😂😂 alle ha saqiro Abdalla

  • @NadarDahir
    @NadarDahir 2 місяці тому +5

    Qaliinkaaga waa cusubyhy plz bira ha qaaadin😢

  • @gadaf1436
    @gadaf1436 2 місяці тому

    Abdalle Horey u soco WA iska dhimi Kartaa misaanka

  • @rukiaabdulkadir-f1z
    @rukiaabdulkadir-f1z Місяць тому

    Cabdalle akhlaaq wanaagsan baa ka muuqata waa nin dwggen qofkii carrabkiisa laga nabad galo bàa dadka ugu fiican biyo badan cab socodkana badi sida dr ka dhahaan waxaa ka horreeya aayadda 30 aad ee suuratul ALANBIYAA.

  • @asli1087
    @asli1087 Місяць тому

    Waa runtis hadalkas

  • @ahmedsuliaman7087
    @ahmedsuliaman7087 2 місяці тому

    Illahay haku gargaaro.

  • @omarsuguule
    @omarsuguule 2 місяці тому +1

    never give up

  • @NasraEsa
    @NasraEsa 2 місяці тому

    Maasha alaah😂😂😂😂😂😂😂😂waa booqoor

  • @AbdirahmanBirmad
    @AbdirahmanBirmad 2 місяці тому

    @AbdallaBuurane Pro Never give up ...

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 2 місяці тому

    Ilahoow ku xafid

  • @hanishire-t2z
    @hanishire-t2z 2 місяці тому +1

    Wll allaha ku cafiyo

  • @hanaacumar1432
    @hanaacumar1432 2 місяці тому

    Walaal duunkan waa imtixaan

  • @MakoAbdi-b9y
    @MakoAbdi-b9y 2 місяці тому

    Allaha ku cafiyo

  • @aweysmohamed3091
    @aweysmohamed3091 2 місяці тому +4

    Malezia haduu awoodi haa adayo asago qaliin galin bil gudaheda caato kadhigayaan dawooyin waxa jira barurta dhalaalinayo

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 2 місяці тому

    Asc allaah ku caafiyo wallakeen

  • @AbdallaBuurane
    @AbdallaBuurane 2 місяці тому

    Thankd my Bro

  • @HassanMalkey
    @HassanMalkey 2 місяці тому

    Niyo wiilka maad weydisid suaalaha muhiimka ah qaacin ayaa tahy

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 2 місяці тому +1

    Ma sha Allah wlhi Abdalla nin qalbi wanaagsan oo daacad ah waaye Ilaahay ha caafiyo hadafkiisa iyo hamigiisa nololeed Oo kheyr ah Ilaahay ha waafajiyo ha niyad jabin sxb horey u soco
    In sha Allah guuleyso.

  • @nasroibraahim3242
    @nasroibraahim3242 2 місяці тому

    Dr aaa malaga ha idin soo dhaqsado waba necbahay dr😢😢

  • @MohazAlii-i9n
    @MohazAlii-i9n 2 місяці тому

    Dadal cabdala wa gare horey usoco👏

  • @MohammedKhaliif-q4x
    @MohammedKhaliif-q4x 2 місяці тому

    😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @RAOAILENJOY
    @RAOAILENJOY 2 місяці тому

    Allow ku cafi Adigon dhibona hilib kan ka daji

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 2 місяці тому

    😢😢❤❤❤❤❤

  • @fadma638
    @fadma638 2 місяці тому

    Waa sax cunto Laguna cayilo lkn waxaa jiraa Hormoonka jirka ayaa si qaldan u shaqeeya 😮

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 2 місяці тому

    Waa aduunyo sii xumaatey dadkii wanaaga jecel way yaraadeen xumaanta iyo qabyaalada ayaa calankeedu taagan yahay ee ilaahaay nama dilo anagoo xaqdaro difaacayno oo xaqa iyo cadaalada ka hiilinayna baan ilaahaay ka baryeynaa.

  • @missjano8249
    @missjano8249 2 місяці тому

    Subxaalah Turque waaxay so donaten iney kalyaha so dontey iska daya

  • @habsaali3510
    @habsaali3510 2 місяці тому +3

    Abdallh guul insha allh walal👏

  • @cabdirahmancali2545
    @cabdirahmancali2545 2 місяці тому

    Abdalla keep going saaxiib

  • @saidmuktar
    @saidmuktar 2 місяці тому

    Ilahay haaa ufidudeyo

  • @drsaishaaliabdi8917
    @drsaishaaliabdi8917 2 місяці тому +3

    Hada lafteeda abdalla waad qalan tahay Gym badan ha sameyn is ilaali wll

  • @KhadijaAli-hz6bh
    @KhadijaAli-hz6bh 2 місяці тому

    Takhaatiirta waa in lamaxkamadeeyo wadankeena tuugaa nagashaqeysta waa inaan Loo ogolaan iney sidaan dhalinyarada uguciyaaraan 🤍

  • @KingZalmaan-k3h
    @KingZalmaan-k3h 2 місяці тому

    Anigaa kaaga marqaati ah adigoo God qofaayo

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud1632 2 місяці тому

    Illaahay riyadaada ha kuu rumeeyo wll😢

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 2 місяці тому

    Wllkey haku noqon qaliinka socodka badi sonkorta , Bariiska ,Baastada Hilibka , jooji qudaarta fruitka kaluunka iyo waxkasta oo hilibka kaa ilaaliyo samee ilaahaayna isku xir excersice baabuur never ever ha raacin ilaahaay haku caawiyo .

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 2 місяці тому

    Bro mesha afrika waa sidee dhaqtar somaliya joga iskugu aaminee

  • @AhmedgabowGarmadow
    @AhmedgabowGarmadow 2 місяці тому

    Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 2 місяці тому

    Ku soco is caatee waad ku guulaysan abti cabdi casiis su aalo yaabe ka.daa waxaas lama waydiiyo

  • @miskiomar4399
    @miskiomar4399 2 місяці тому

    Cabdale 👏👏👏

  • @abdielm3551
    @abdielm3551 2 місяці тому

    Allaha caafiyo

  • @nalkaisk8154
    @nalkaisk8154 2 місяці тому +1

    Sax walala

  • @naciimoCilmi-w3q
    @naciimoCilmi-w3q 2 місяці тому

    SubxanaAllah

  • @xasandaahirmaxamed572
    @xasandaahirmaxamed572 2 місяці тому

    Barxadda layberiya ee ceelasha biyaha galabtii anagoo banooni ku dheeleeyna. Ayuu nasoo mari jiray kadibna qof banooni raacanaayo ayuu qoor sagaaro ku qaban jiray ilaa la iska barbaryo gooeoonka ayuu noo dhex taagnaan jiray cabdalla lagend nin weeyn caafimaad kuu rajeeynaa pro

  • @CjfjFfhj
    @CjfjFfhj 2 місяці тому

    Xasbiya Allah wanicmal wakiil 😢

  • @CityPhone-nj4sr
    @CityPhone-nj4sr 2 місяці тому

    Yaa Allah

  • @AthmadeyJogow-vf2gw
    @AthmadeyJogow-vf2gw 2 місяці тому

    CABDALA EXPERIENCE SAMEEY SONKOR ISKA ILAALI

  • @anisMohammed-c9f
    @anisMohammed-c9f 2 місяці тому

    Illhy caafimad sareecan ha ku siiyo

  • @jibriilblack9489
    @jibriilblack9489 2 місяці тому +1

    cabdalle wallo ilahay haku cafiyo lkn Dkhatarkaa waa tuug lacag bes raba ee Wacyi glinta halkaa kasii wad guulayso

  • @siradm
    @siradm 2 місяці тому +3

    Waxaas oo dhan umaba baahnayn, caalamka dad adiga kaa buur buuranaa laga ridaa, go'aan qaado sokkor iyo dufan iska dhaaf, sportna sameey, qasab maaha inad wax badan samayso, tartiibkaa maalmaha iyo isbuucyada hore waa ku dhibaa, ha iska badinin

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 місяці тому

    Wll Cabdala hore usoco socodka badi burka iska yaree qudaar cun vitamins cun hacaajisin ilaahayna talosaaro waad gaarin riyadaada ilaahay idanki.

  • @xasandaahirmaxamed572
    @xasandaahirmaxamed572 2 місяці тому

    Abwaan maki xaaji banaadir ayaa maskaxdeeyda kusoo dhacay ee asaga keen car

  • @Bhhvhjjfd
    @Bhhvhjjfd 2 місяці тому

    Canaha geela habadsado insha allh

  • @DEKAMUHUMED-c8p
    @DEKAMUHUMED-c8p 2 місяці тому

    Aboowe inacatoowda hadaarabto badiyo aad waxaajiro dadbadanoobuurnaa 3 bilkucaatooway

  • @Xakiimaxikma
    @Xakiimaxikma 2 місяці тому

    🎉🎉🎉🎉iso sara

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 2 місяці тому

    Waa nin dabcad fiican clabdale

  • @sahroahmed6290
    @sahroahmed6290 2 місяці тому

    ada aday kuma wacanin

    • @AbdirisaqMahamud-lc4gw
      @AbdirisaqMahamud-lc4gw 2 місяці тому +1

      Dr ina adeerkii miyaa tahay qaladkiisa difaaceeysaa hadii uunaaday ma waxuu u aaday in laqasho mise caafimaad

  • @rahma-q4q
    @rahma-q4q 2 місяці тому

    Abdalla UA-cam kuso labo wllo noloshuna kuma xumeyso ❤

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 2 місяці тому

    😢😢😢😢

  • @exdeyzergamer
    @exdeyzergamer 2 місяці тому

    100/100

  • @hodanhassan1333
    @hodanhassan1333 2 місяці тому

    Walaal turkiga maxaa u aadi waysay

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 2 місяці тому

    Wllkey Cabdalla culeyska dhibkiisa wuu badan baadiyaha aad oo 3 month soo joog oo geeleyda saaxiib la noqo in wax iskaaga bedelaan laga yaabaa , ilaahey hakuu dhib dhaamo wllkey.

  • @daarood9835
    @daarood9835 2 місяці тому +1

    QALIN XATA UMA BAHNAYN JUST CALOOSHISA UN AYAA LA XIRI LAHAA SOMALI DOCTORS QAAR AYAA BAHALO AH

  • @KhadraHusein-vt8tr
    @KhadraHusein-vt8tr 2 місяці тому

    Cabdalla waxoow ubahnaa gastric sleeve surgery si dhaqsiyo ku qatobi lahaa kadibna maqarko iska jari lahaa easy 202 ma fududada allaha kadajiyo ado cafimad qabo

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 2 місяці тому +4

    Aboo miisaanka caadi u rid socod iyo dabaal bada aad macaaka iyo subaga iyo saliida ha cunin

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 2 місяці тому +4

    Caalamka hadaa joogin lahaa kulahaa ma aakhiraa joogta 😂😂😂😂

  • @SahroNuur-jt6hb
    @SahroNuur-jt6hb Місяць тому

    Waa runtiis dadka buuran nasniin bey ku korta ee cuno badni maaha

  • @anisMohammed-c9f
    @anisMohammed-c9f 2 місяці тому

    Subxanllh cabdulahi walhi wa wiil wangsan lkn dhib baa qabsaday illhy ha kaa koriyo dhib ka

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 2 місяці тому

    Somalida runta ma ogola walal cabdalla haddii aad go,aan yeelato hal waqtina wax cunto waxaad cunina saliidda ka yareyso khudaartana cunto socotkana inta aad socon karto soco please waad guuuleysani insha Allah ,allah ha ku guuleyo

  • @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
    @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢

  • @ilhan687
    @ilhan687 2 місяці тому

    Walaal waxaad iib satsa C9 jiimna ciiyar waxaa kaa go,ayaa ilaa 5kiilo. Ii amin.

  • @bashirali4887
    @bashirali4887 2 місяці тому

    Lkn wall adigo dhawac sejim usameha

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah 2 місяці тому

    Abdala sxb Waxan leeyahay kun riyood subax walbo kaalay ii raac hal waqtina wax cun wlhi hal bil aad ku caatoobi please adiga wan ka darnaa hadana Waxan ahay laf iyo seed bro qaliin iyo wax la mid ah iska dhaaf mahadsanid

  • @AishaLadan-z1j
    @AishaLadan-z1j 2 місяці тому

    Cabdale buurnaan waxaa keena cunid iyo nasiino marka kalahaada iyo socodka badi biya kululna aad ucab

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 2 місяці тому

    Hada waxaanla yaabey asagoo qalan mardhow laqaley oo hadana jiim aadey soo qatar maha