Anaga hooyadiis ma naqaano in ay soomali aheydna ma naqaano somali 100% muslimiin wey sheegtaane ma wada aha intaas somali masiixi iyo soomaali cilmaani baan maqalnaa 100%na kama soo dagto tirada islaam imadeenna ilaahey baa naga og
allahu akbar aallah kuwaane maxeey jaheliin yeheen cideey ka awood badan yeen ku diganaayo kuwa umada fasahaadinaayo o dhaqaale iyo waqtiba ku dhominaayo iska indho tiraayaan isda gaalada xalane noo fa dhiso o mushaarka seeso illaheeyow adaa awood badan leh rabiyow raxmaanow umadeena Islamka ah ee Somaliyeed adaa oma qan ee no gargaar dhamaan omada Islamka ah o dhan insha allah
Markaan dhagaystay hadalkisa waa nin caqli badan ,laakiin caqligiisa waxaa fuuq bixinaya siduu dadka Muslim ka ah uu uga dhigayo gaal ama uu ugu tilmaamayo gaala inay yihiin, taasi wax wanaagsan ma ahan qof Muslim ah in lagu tilmaamo gaal ,subxaana laah malakul quduus
Walalayalow iskadaaya sufyan kenya ayu jogey ad ayu ugu ficnaa Dambi kenya wey ku waayeen iskadaaya waa miskiin caanimo iyo madaxnimo raadis aya halkaa gaarsiyey iska cafiya Ha ciilina
Cida kitabka ale distor ka dorata alahh aya galaysiyey, wixi kale lakin asagay gone u yihiin😢 ( ومن لم يحكم بما أنزل الله فأولئك هم الكافرون ) والظالمون والفاسقون كلها في الكافرين ، وقيل : هي على الناس كلهم . وقال ابن عباس وطاوس : ليس بكفر ينقل عن الملة ، بل إذا فعله فهو به كافر وليس كمن كفر بالله واليوم الآخر
sufyaan yaan dadka lagu soo dhexdeeyn codsi makamada waxaan ka codsaneyena in lagu xakumo cimrigiisa hadii kale meel aadan kasocelin Karen ayeeytege halaga fiirsado Taakeeye
wallay maxkamadan waxan ka ogayn baan maanta ka ogaaday oo hadi an dhegeysan lahayn wereysiga taakeeye waan rumeynsan laaha laakin waxa muqaata in diinta dagaal ay kulajiran
Kaan ina dhafiiya wuxu so wada maa yare hooyo ayan ogayan yaa diiga ku dhalya marka qof an ogayan dinta aya haysto hooydi male ninka waa uruurki ku hada jira badliila inga qabta hooy
ninkan takeeye waa in la baaro maskaxdiisa. fikiir qaldaan ayuu amiinsan yahay. ilbaaxay waxuu mooday hoga English ayuu soo bartay markas ayuu waxbarasho mooday. ninkan waxwayne ayaa ka qaldaan. dadkuna waxeey leeyahiin 4 nin wariye ah ayuu mugdishu ku toogtay 1992 allahu yaaclam. ninkan takeeye waa in ummada laga qabto waan prison lo diiro.
SIBXAANALAAJ MA RUUXAN BAA RABA IN UU SOOMAALIYA MADAX KA NODOO.SOOMAALIDU AYAAN DARANA,WAXKASTA HA WEYSANANAYA.SOO LAGU EEDEYAY INU MUQDISHO DAD KULAAYAY.
Gaalnimo way ku jiraan 100% in Gaallo la yidhaahdana ma ogala bal cidda iyaga ka gaalsan oo ka xun yaa waaye?. Alle idin fogee ha ku mashquulinina Taakeeye ee Dunuubtiina ku mashquula Haawey-yahay Habowga ah. "الحكم للشعب" Gaalnimo ma aha? Allana wuxuu leeyahay "إن الحكم إلا لله" Bal Dameerka Dawlada dhegaysta waxay uga yeedhaan "Xeer-ilaaaliyaha" Qofkaa Qamriga iyo Qashaanbiirta cabba.
Taakeye xaqa Allaha tusi fikirkiisa wax badan baa ka qaldan gaalnimada waa wax yaabaha Illaahey agtiisa loogu naceb yahay asagana gaalnimuu cid walba kala dul dhacaa waana ninka leh hooyadeey waxa aay ku dhimatay ma aqaan gaal iyo Muslim subxaanallaah
Qof aadmi kale naftiisa iyo hantidiisa iyo dumarkiisa ku xalaalaystay reer hebel ma tihid bay Soomaalidu u badantahay markaa myslim ma ahaa dee. Kan se in waa hore loo qasaaso dadkii uu dilay bay ahayd . Maxaa weli soo taagay.
Hooyadiis nin kashakisan
Islaam nimadeeda .
Ma aqaan waxaan kusharxo
Waalidiinteena illaheey haunaxariisto.
Maa Shaa Allaah takfiir Hananugu Siidaynina
Anaga hooyadiis ma naqaano in ay soomali aheydna ma naqaano somali 100% muslimiin wey sheegtaane ma wada aha intaas somali masiixi iyo soomaali cilmaani baan maqalnaa 100%na kama soo dagto tirada islaam imadeenna ilaahey baa naga og
allahu akbar aallah kuwaane maxeey jaheliin yeheen cideey ka awood badan yeen ku diganaayo kuwa umada fasahaadinaayo o dhaqaale iyo waqtiba ku dhominaayo iska indho tiraayaan isda gaalada xalane noo fa dhiso o mushaarka seeso illaheeyow adaa awood badan leh rabiyow raxmaanow umadeena Islamka ah ee Somaliyeed adaa oma qan ee no gargaar dhamaan omada Islamka ah o dhan insha allah
Dawlada soomaalia waxay kumash quulsayihiin wax macna lahayen mr Taakeeye iyo waxlamid ah dadkiina iyo dalkiiba waa dhamaadeen
Kulahaa xeer ka ciqaabta somaliyeed, waaqalad ereygaasi, waxad tidhaa xeerka ciqaabta Somaliya, oo sheeg dawladda somaliya iyadaa xeerkan iskalehe, markaad somaliyeed leedshay mashegayso in xeerkan somaliya leedshay, lkn waxay shegaysaa somali meel aykunooshahay oodhan inuu xeerkani xukuno, yaanay iskaga kaawaldamin somaliya iyo somalideed midka dambe waxasoogalay dhamaan Somaliya wadamada kale ah sida jabuuti, Ethiopia, Kenya, iyo Somaliland, kuwaasina waa dawladi kale markaa sax. Afsomakigaaga, maxkasddu waa midkamida saddexda qaybood ee nidaamka dawladi leedahay, markaa qofka maxkamada ushaqeeya waa qofsharcigayaqaan, inaad sharciyaqaantahayna waxaa kahoraysa inaad markahore afkaaga taqaan oo luqaddaada sisaxa ugu hadaaho.
Anaa garanaa kan Nairobi ayuu kaahaa landlord (ninka lacagta guryaha kirada kaaruuriyo)
Markaan dhagaystay hadalkisa waa nin caqli badan ,laakiin caqligiisa waxaa fuuq bixinaya siduu dadka Muslim ka ah uu uga dhigayo gaal ama uu ugu tilmaamayo gaala inay yihiin, taasi wax wanaagsan ma ahan qof Muslim ah in lagu tilmaamo gaal ,subxaana laah malakul quduus
Maala weeydiido sooboobta uu hooyadii janaada uugu diidaay, sufiiyaan waa niin buuka ,xanuuka guriigiisa buukala yiimiid
Mxaa iyaga kagalay hooyadii yio abihii miyey dood uqabaan walidkii ninleh dagaal oo dhan wa kasoo horjeednaa o qori sidan waa cusuriyayn wlhi😢😢
KAN SOW MAAHAN NINKII LAGU EEDEYNAAYEY INUU SIDEED WERIYE HADANA MADAXNIMO ISUSOO SHARAXO SUBXAAN ALLAAH SOMALI ALLAAH AYAA UMAQAN
Nin hooyadii inkirey waxey kudhimatey soomaali muxuu ka aaminsanyahey
Acuudu bilaah War maxaad ugudegdegdysaan dil alllaahay ka baqa. oo la saahira Ninka
Yaa kuyiri waa ladilaa adiga?
Walalayalow iskadaaya sufyan kenya ayu jogey ad ayu ugu ficnaa Dambi kenya wey ku waayeen iskadaaya waa miskiin caanimo iyo madaxnimo raadis aya halkaa gaarsiyey iska cafiya Ha ciilina
Subhanalaah may xukuman kan xaskisa gubay maxay karabaan sufyan oo maskiina oo dalkiisa jecel
Waa maxay hooyadii ayuu yiri
Mahooya meesha looga hadlayay
TAAKEEYE SOOMAALIDA HADA NOOL 100 sano ayuu ka horeeyaaa , xitaaa LIIBAAN CALI YAROOW WAA KA BAQAY !!!
Ninkaas waxaa meesha geeyey fikirkaaga ku adkayso! Walaalka leh inuu maskixiyahan xanuunsanyahayna waa macquul!
Afkaar baa la isku haya ee is qanciya oo hor fadhiista Takeeye isagoo xor ah si la idiin wada dhagaysto .
Guul Dowlada Somaliya insha Allah
Cida kitabka ale distor ka dorata alahh aya galaysiyey, wixi kale lakin asagay gone u yihiin😢
( ومن لم يحكم بما أنزل الله فأولئك هم الكافرون ) والظالمون والفاسقون كلها في الكافرين ، وقيل : هي على الناس كلهم . وقال ابن عباس وطاوس : ليس بكفر ينقل عن الملة ، بل إذا فعله فهو به كافر وليس كمن كفر بالله واليوم الآخر
Xeerka ciqaabta soomaaliyeed halkaa laga keenay
Ninkii dadka soomaaliyed qabyalada u xasuqay miyaa islam nimo sheganaya. Waxaba layab leh ninka leh dimuqratiyada ayaa sidas ah saxiib diinta islamku dimuqradiyad iyo iyo dhigtatoriyad magasho diinta islamku waa diin dhamayistiran RABBİ haloga baqo diiniisa iyo dadkisa oo dhiiga ladadinayo hala joniyo soomaaliyey.
00000000000000000000000000000000000000000000011111000000000000000000000000000000000000000000000111111 000000000000000000000000000000000000000000000111111
Yes walaal waxa waalayo waa dhiigii dad kuu xasuuqay u fiirso xabsi iyo dacwad yuu ka dhamaan la yahay
Kkk walle runbaad sheegtey
5tii wariye ilaahay ha u naxriisto
War ninkan jeel uma baahna ee dhaqtar geeya bilaa caleyk war ninka maskixiyan ma fayooba
Sax lkn somali qofka marke xanunsan tahay waxey ula dhaqmaan qof fiican kadib wuu sii washaa
Nin xanuunsan oo anaga ku hayo maxaa lagu xukumi
Dastuur.dadkii.wax.xukuma.islaam.miyaa.takeeye.inuu.dastuur.aamino.ma.qasab.baa
Ninkaan waa niin. Walaan
Nin waalan waaye
U Doodaha takfiirka Hadaadan Katoobad Keenin Qiyaame micigoodaa Ahaanee
Weligii qermaleheen qabiileste ween hadan jaanis uu dadka qabiil ugu laayo ayuu rabaa wuxuu sameeyay 1991 kumuu waantoobin wuxuu ahaan jiray macan carab iyo diin1984 ilaa1990.
Waxyaabaya qurbajoogtu aanay waddanaka igusoo dhiirankarin,waxaa kakow ah dulmiga iyo anaa kaaxoogbadan, oo kaawabiil sareeya xukunkuna gacantaydii kujiraa, waar Aidan halaysudhaamo, kollay hadda intabadani uma soo socdaanbee
Isma dhantaan😮
Mahkamadaha somali wa badil wanadiinaceeb .wamujrimiin .kitabka islamka weykabeensheekte.
Haday hooyadii isaga oo yar oo jaahila dhimatay waa runtii aabihiina dhintay isaga oo wayn gacantiisana isagoo haya waa suura gal inuu sidaa ujeedo
Runtii ninkaan sufyaan ah maskaxin uma fiyooba ee please mental health haloo sameeyo.
Dulmigu meeshuu gaaro hala arko
Sufyaan maxaa lagu heystaa
Sufyaan waa laga gardaranyey lkn kuwaasi xukumay waxa dhici doonta in ay lakulmaan wax aanay hada arkayn dulmigaasi ay kula kaceen wadanigaasi somaliyeed
Maalinba eed hor leh sufiyaan cadaalad darada ha laga daayo
Subxanallaah
Ninka afkisa laga maqlay ayaa dhahay warkas take ye lagama hayo warkas waa beeen abuur dolada ale hadiblaga cabsanayo galo wee kabuxda😮
Waa garti inuu xil ka quudareeyo soomaaliya waayo waxa lagu tatamaa intee dhib gysatay
Ninka maxkamada may waydiisay halkuu wax kubartay iyo shahaadadissa iyo jaamacaduu kasooobaxay . Aqoon baan leeyahay aan cadayn lahayn la iskama sheegto
sufyaan yaan dadka lagu soo dhexdeeyn
codsi makamada waxaan ka codsaneyena in lagu xakumo cimrigiisa hadii kale meel aadan kasocelin Karen ayeeytege halaga fiirsado Taakeeye
UMADA SOKNAALIYEED MAWADA AHA MUSLAAM EE KIRISHTAAN BAA KA BUUXA SANAD KASTANA DAD BADAN OO SOOMAALI AH BAA DIINTA KABAXA
Taageeye Waa Waalan yahay Dadka Aqoon Uma Laha
Wadaadka laga qaaday diintioda dib haloo baro diinta Islaamka intuu xidhanyahay
Taakeeye hooyadiis annagaa naqaanay wayna ka muslimsanayd asaga
Maxaa ka qaldan reerkaan Horta Subxaanalaahiyee.
Weligay ma arkin maxkamad milateri oo nin shacab ah la saarayo, mooriyaan taan yaa wax u sheega, war ninkaan maxkamadda gobolka benaadir geeya, jaahiliin mooroyaan ah ayaa tihiin, dadkaa la soo afduubaa oo layska xiraa, wallaahay looyarkaas ayaa kulligood ka roon
Dawlada sufyaan waa dulmisay waa in gadaal loo fiiriyaa arrintiisa
wallay maxkamadan waxan ka ogayn baan maanta ka ogaaday oo hadi an dhegeysan lahayn wereysiga taakeeye waan rumeynsan laaha laakin waxa muqaata in diinta dagaal ay kulajiran
Reer ilaaliyahu.siduu u degdegsan yahay iyo XUKUNKA usoo dedejinayo Ayaa cadayn u ah inuu jeebkiisa kala soo baxay eedaymaha.aanu markhaatiga uhayn
Shaati cusub anaga hanooxiran mooriyaan dhiig abey weeye kani islam waxba kama yaqaano
Taakeeye iyo sayid cali waa labo muhalig oo khatar ku ah jiritaanka bulshada soomaaliyeed ee isku tiir halagu toogto.
Kaan ina dhafiiya wuxu so wada maa yare hooyo ayan ogayan yaa diiga ku dhalya marka qof an ogayan dinta aya haysto hooydi male ninka waa uruurki ku hada jira badliila inga qabta hooy
Qofkii gaala6siiya qolmiyad dhan iyo dowladeeda waa inladilaa
Hadaydaan gaalo ahayn halaydinka heli kudhaqanka diinta islaamka
Waa 60 jir kulaha cibaadadda lama kala xigo yar iyo waynba waa waajib 😂
ninkan dadka iyo diinta iyo dalkaba qatar buu ku yahay isaga iyo i tii la fikirka ahba wixii shar wada illaahay haynaga qabto waxay kaaga dhegtey nin wax bartay baan ahay boqolaal ka waxbarasho badan baa ku nool dalka
taakeeye wa ladulmiyay oo maxkamadu been bay kasheegtay ninkan ee masiikinkan iskasiidaaya
Adiga maxaa kaalay hooyodii iyo aabihii war jecli iyo somali maxaa kala heysta
Ninkan waa la soo dirsaday wuuna shaqeynayaaye dadka halaga qabto.
Habar gidir weeye wiilka ka daaya cayaarta. Kkkk
Abgaal ama murursade hadu ahaan lahaa waa la xukumi lahaaa kkkk
Maxaa ooyadii kaa galay waxaan
Maxkamad maahan haduu hooyadiis caayo
Waa nin waalan
Waxay somali la dagi la'day dulmigaas oo maydhan
Ilahey intaad kabaqdan sufiyan iska siidayi wayo maskin cidi u hogamiyo asigi miogo idinkini maogidin sidaasdartet xisbi hawo ah ayu hogamiya
Majecli inaan arko qo laciilaayo
ninkan takeeye waa in la baaro maskaxdiisa. fikiir qaldaan ayuu amiinsan yahay. ilbaaxay waxuu mooday hoga English ayuu soo bartay markas ayuu waxbarasho mooday. ninkan waxwayne ayaa ka qaldaan.
dadkuna waxeey leeyahiin 4 nin wariye ah ayuu mugdishu ku toogtay 1992 allahu yaaclam.
ninkan takeeye waa in ummada laga qabto waan prison lo diiro.
Cid alala cidi kutabka waxan aheyn wax ku xukuma waa gaal
ninkan wxu kudoda calimban ah lakin muxu sobartay cilmi galad halka udidayo waxa layiidhah dibumuradi w yab
odeygaan haka jiro.xabsiga
illaheeyow xaqa natus naga yeel kuwo isku xokomo shareecada Islamka ah kuwo garab ka o ah neh o gargaar sona hanoone kuwa gaalada fikir kooda wado
Diinta islaamku dimoqoraadiyad ma ogola.
Oo ninkaan mala xiray war waa kii cawaale u gafay hala xiro
Domiquradiday wala shuuci all wa gaalnimo
Ninkan abuu Sufiyaan. Ah. Markaan dhageystay badala diisa. Waxaaa ii soo baxday. Nin. Inuu madaxweyne noqoda Raba Waxaaa MOODAAA Inuu ku qafiifi. Rabo. Umada. Malaga qabto. Somalia🇸🇴 ragii. Caafimaadkq. Qabay. Baa. Xaaaladeeeda dajin la..a. madaxweyne waalan intee geeyneeynaaa
waxaan i u gaal yahau waba aragtaan ee maa diishan khawaariijii kasta idiinka kobciiya diila kuufaarkaa
Wa sax umada ha laga fogeyo isaga iyo xasan dhiqo wayo umada somaliyed ayay kala qaybinayan 2 baduba wa tuug 😂
SIBXAANALAAJ MA RUUXAN BAA RABA IN UU SOOMAALIYA MADAX KA NODOO.SOOMAALIDU AYAAN DARANA,WAXKASTA HA WEYSANANAYA.SOO LAGU EEDEYAY INU MUQDISHO DAD KULAAYAY.
Anba waxan aaminsanahay calanka Somalia Inuu yahay calan shaydaan
Gaalnimo way ku jiraan 100% in Gaallo la yidhaahdana ma ogala bal cidda iyaga ka gaalsan oo ka xun yaa waaye?.
Alle idin fogee ha ku mashquulinina Taakeeye ee Dunuubtiina ku mashquula Haawey-yahay Habowga ah.
"الحكم للشعب"
Gaalnimo ma aha?
Allana wuxuu leeyahay
"إن الحكم إلا لله"
Bal Dameerka Dawlada dhegaysta waxay uga yeedhaan "Xeer-ilaaaliyaha"
Qofkaa Qamriga iyo Qashaanbiirta cabba.
Khawaarij xun baad tahy
Ilaahy ku cadaqb adiyo wixi kula fekeraba naxalatu llaah
Waa runtaa soomaali kuwaas ayaa maxkamad ku metelaayaan oo asalkooda mooriyaan ahaayeen, xeerilasliye xaal ha qaado..
Doqonkaan wax kasta ha la xukumo iska dhahaaya, caaddeynna ma haayo, imisa soomaali ah ayaa beenbeentaas lagu xukumay, maxaa dawlad laga sugaa
Somalida rayigeda uma ahamiya benba lagashegay wasiyasi rugcada ah
Waagardaro aanged logasogaban
Taakeye xaqa Allaha tusi fikirkiisa wax badan baa ka qaldan gaalnimada waa wax yaabaha Illaahey agtiisa loogu naceb yahay asagana gaalnimuu cid walba kala dul dhacaa waana ninka leh hooyadeey waxa aay ku dhimatay ma aqaan gaal iyo Muslim subxaanallaah
Qof aadmi kale naftiisa iyo hantidiisa iyo dumarkiisa ku xalaalaystay reer hebel ma tihid bay Soomaalidu u badantahay markaa myslim ma ahaa dee. Kan se in waa hore loo qasaaso dadkii uu dilay bay ahayd . Maxaa weli soo taagay.
Tolow Mooryantii dhiigga Muslinka qabtey Garka lala baxaa ma dhiigii dadka ayuu ka maydhi?
Wuu is walaaa
Hooyadeey waxeey ku.dhimatay maqaan warmiyaa 😂
Adigu mataqan waxaa kudhimqnayeso iska daa qofkle mataqanid ilaahay baa og Subhanalaah
QOFKA HADLAUA MA AMXARBA MAXA KA DHIGAY WARIYE
Kitabka quranka haliskuxukumu madambiwa
Ninkan walalayalow wuu buka war ninkan maskaxdialsa halabaro
Soomaalida ayaga dhan baa wada xanuusan maba gartaan mana raadiyaan qofka xanuusan
War Ninkan was xanunsan yahay doctor but u bahan yahay xabsi uma baahna
Camera manka ama so tabiyahan uu ceebeyay takeye nin kii afar xidigla ahaa😂
Adiga waxatahy magaranee
Horta taageeye sow kii lalahaa wariyaal ah buu dilay oo markhati joogeen why arintas luugu xugumi wayay mase lagu maxkamadeyay arintaa?
May taa lagalama xisaabtamin taas illaah aya ka xisaabya
Waa maxay maxkamadaha milatarig eedaysane ma milatarbaa 😂😂😂riwaayadoa joojiya cawaanyow 😂😂
Kkkkkk waa ila aragtay wallaahay. Qosol ayaan ka bixi waayey, maxkamad miyaa mise ciyaalka xaafadda, yaabka yaabkiis
Ciilbadanaa takeeyo maxa dhiboowataa dadkiisa Aya jahligakadaarihaya moogiya
Ninkan maskixiyan uma fadhiye iska daya walida dhaqanta aya heysayee
4 xaasle iska dhex arkay inuu noqon doono madaxweynaha Soo socdo kulahaa🤣🤣🤣
Hadey hadalkaasi dhab tahy waa habarqabe nin 2diisi walid kala fadiya
Sorry in aan waxan oo kale dhagaysto
Hanagu soo daynina ilaahy hadaad taqaanan
Ninkan keligiis ma aha tagfir ee wadanka oo dhana putiland aad ayay ugu badan yihiin. Ninkan waa xanunsan yahay dhiigii uu galay ayaa gubaya.