c/casiisow arintan way badan tahay saameyn badan bayna igu yeelatay ama dumar haa katimaado walaal haa ka timaado amaba dad igu dhaw dadku markay burburkii nagu dhacay oo kale waxaa yaraada culumada walaayada diinta leh waxaa bata saaxiriita ama kuhanada waxay ku dhacaan dabinkan oo kale waxaana la ildaran dad badan maxaa yeelay culumadii ehla sunada ee indhaha lahaa waa suufiyada oo tuulo magaalo baadiye joogay ayaa yar xaaran dhiigii lagay miraheedii weeye itiqaad xunna lagu darsaday ilaahow umadda inoo badbaadi aamiin.
Kursiga gadaashada yaalo.Indho miyuu qabaa.Hadaan ku fariisaneeynin.Maxad Meesha u Soo dhigtay.Waa laga cabsanayaye,meesha ka qaad ama maro saar,indhahiisa.Subxaanallah
Subxanaal ilaahay hanaqabto shaydhaanka shartiis ani hataa gabar eedo uahay abtigeede 4 xaasle ah ayay malin rabadam mit kamit xaasiski nin sixirow ay utaqtay in loo soo jeediyo wuxuu soo siiyay ayay caano ugu dartay hore ayuu kudhintay.waa nin yar 35 sano jir ah allaah unaxariisto
allaah o laga fogado waxalaga dhaxlaa musibo nocas iyo wax ka daran iimaanka allaah ha inoo sugo walalayaal aan allaah ka wada cabsano oo talada kaIigiis allaah u dhiibano oo yaanaan wax la wadaajin rabi suxaanahuu watacalaa
Waxey ku bad baadi kartaaa iney soo oslaamto ooo shahaadada loo qabto maadama ey gaalowday mida kale ha towbad keento towbo nasuuxa ah oo allaa danbi dhaaaf ha wreysato
Yaa Rabbi Kuwa sixirka sameeyo iyo kuwa loosameeyaba waad halaagi kartaaye sharkooda umada dhaafi si dag dag ah🤲
Aamiin aamiin yaa rabi
Waa seey ubaratay iimaan celiyo hadeey ledahay markiihorabo ma.adeen😢 kii haduu dhintay midkale ameey radisaa SubxaanaAllaah dadkale amay galaafataa allaaaah hakaqabdo dadka
c/casiisow arintan way badan tahay saameyn badan bayna igu yeelatay ama dumar haa katimaado walaal haa ka timaado amaba dad igu dhaw dadku markay burburkii nagu dhacay oo kale waxaa yaraada culumada walaayada diinta leh waxaa bata saaxiriita ama kuhanada waxay ku dhacaan dabinkan oo kale waxaana la ildaran dad badan maxaa yeelay culumadii ehla sunada ee indhaha lahaa waa suufiyada oo tuulo magaalo baadiye joogay ayaa yar xaaran dhiigii lagay miraheedii weeye itiqaad xunna lagu darsaday ilaahow umadda inoo badbaadi aamiin.
Abti Kursiga kaa danbeeya bedel ama meel kale geey indho shaydaan buu leeyahay
Ani wka cabsadaa ano nag wena 😂😂
Walaahi waa iga qoslisay 😅😂
@@illintiraniba waa ka cabsaday mala fiirin karo😢 kursiga
Bismillah Anigaba Wan ka Cabsadey 😂😂😂
@@Maryama-idilquran issaar quraan aa u baahantahy
Horta waa abaalkaa hadimada ku gaadhiyo waxaad hawla kulantee maka heestay ceel dheer 🐆🐅🐅
Shar iyo sheydaan alle hanaga xijaabo
amiiin
Aamiin aamiin yaa rabi
Calah ku sharfo c/caziiz really ❤🎉
Ustaadii Sheekooyin sifiican u tafaatir oo wax kale haku dhex darin.
Markii saaxirka dhintey ayaa miirkooda hellee allow naga haay waxii xun aamiin yaa allah
Subxallaah ilaahow adaan kuu magan nahaye naga bad baadi sixir iyo falalow
حسبنا الله ونعم الوكيل
inalilaahi waina ileyhi rajicuun
Subxanallah ilaahayow iimaanka hay inaga qaadin sixirole inaga ilaali yaa rabbi 😢😢😢😢😢
Aaaaaamiin naagtu iyadaa dulmi uaaday Sixirole si naagta lalaqabo ay ninka uga reebto😢😢😢
@@SagalMohaneddulmikii iyaduu ku soo laabtay 😢😢😢😢iimaan la aanta ilaahay hay inaga haayo
Walaahi abaalkeeda heshay ,qof walaalka ah inta Ku maqantahay Allah Ku maqan
yaa😮
Wallahi stori cano waa🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
Subaxanalah waa qisoxanbadan weyan.wll qali.shekada nusobadi wll mahadasanida.wll❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
أعوذ بكلمات الله التامات من شر ما خلق ومن كل السحرين
حسبنا الله ونعم الوكيل gabadhahanaga soomaliyaad kuwooda xumaanta ku jirto dhibta saaxirkabo weey u dulQadanayaane ayakoo danbi ku sugane mxeey dhibta maseyrka oogu dulQaadan la'ayihiin
no soo duceeya dadbaa dulmi nagu hayee,
Allaha na caafiyo, shartodana Allaha kuciliyo
Allaha idiinka qabto
Allaha idinka qabto
Allaha idinka qabto
yaa😮
@@Cayshaxasan-rn5jl u duceey yaa maxaa la dhahaa u duceey dulmi baa lagu hayaa wad ujeedaa bari kamaalin adiga ayey ku qabsan kartaa😢
Somalida waxa sixirka ubadan 90% waa dumarka. Alle kabaqa ! wallahi tii aakhiro inta lagaarin addunkaad ku halaagsameysaan.
Cabdi casis really kursiga kadanbeeya ee Indhaha leh kabaqaya
Anigaba waan ka baqaa. اعوذ بالله من الشيطان الرجيم
Hhhhhh
😂😂😂
yaa
😂😂😂😂😂
اعوذ بالله من الكفر والنفاق والعصيان وجعلنا من الراشدين ىا رب
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇸🇴🇫🇲🇺🇳🇫🇲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇫🇲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Horta gabadha ilaahay ayaa cafinaya insha allah
Laakin ninku waa nacas maxa yeelay maahan qalad dhacay oo lagu sheegay adiga in aad intaas oo ciqaba u marsiiso gabadha
1:35 1:35 1:35 1:36 1:37
1:35 1:35 1:35 1:36 1:37
XasbiyaAllah waa nimcal wakiil.
Waa aduunyo isla waa latey
Rabbiyow diintena nagu xafid
Shar oo dhan adiga ka magan galney
حسبي الله عليهم ونعم الوكيل
Hasbuna Allah wanicmal wakeel
Kursiga gadaashada yaalo.Indho miyuu qabaa.Hadaan ku fariisaneeynin.Maxad
Meesha u Soo dhigtay.Waa laga cabsanayaye,meesha ka qaad ama maro saar,indhahiisa.Subxaanallah
Hhhhh
❤ماشاء الله تبارك الله
Haa waa dhacdaa
Wll salaada ku dadaal😢😊
Yaa salaam ader ragga wa loo abuuray inay dhib kasta xaliyaan
Subxanaal ilaahay hanaqabto shaydhaanka shartiis ani hataa gabar eedo uahay abtigeede 4 xaasle ah ayay malin rabadam mit kamit xaasiski nin sixirow ay utaqtay in loo soo jeediyo wuxuu soo siiyay ayay caano ugu dartay hore ayuu kudhintay.waa nin yar 35 sano jir ah allaah unaxariisto
Subxanalaah ilaahow na astur amiin
Subxanallah waliga qayano hasamey ☝️☝️☝️☝️☝️😭😭😭😭😭
Haa wll waa run❤❤❤❤
ASC SXB SAXIR WAA JIRAA ANIGA OO ADDIS ABABA JOOGA AYAA 4NIN OO SIXIROLA YAAL AH ISIXREEN MASKAXDA IGA QAADEEN WAXAY IGA DHIGEEN QOF HURDAAYA O RIYOONAAFA AY IGA DHIGEEN WAXAYNA IGA QAATEEN TELEFOONKI IYO LACAG WALIBA LAAMIGA BARTANKIISA WAANA UJEEDAY QAABKI LOOGA QAATAY mana iska dhicin jirin ❤❤❤❤❤❤❤
Wadaad ha ugu yeerin shaydaanka.
Subuhanallahi allahu akibari🙏🏽🙏🏽
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد رسول الله
Asc Bisinka rabiyow na astur adunyo iyo aqiraba🤲❤️
Talada dumarka qaar waa taaas . Arintaan ilaa iyo Al aana waa jirtaa alloow yaa ogaado dumar badan baa shalay iyo maanta ragooda asmeeyay iyagana lala baashaalaa
حسبنا الله ونعم الوكيل 😢
Markaad sixir kahadlayso miyaad soo dhigataa horta kursigaan cabsi cabsi da ah!!! Acuudu billaahi
Xasbiya allahu wa nicmal wakiil.
Thanks sxb waa qiso waano qaadasho mudan
Inaalilahi wainaa ilayhi rajicuun
Subxanaallah
allaah o laga fogado waxalaga dhaxlaa musibo nocas iyo wax ka daran iimaanka allaah ha inoo sugo walalayaal aan allaah ka wada cabsano oo talada kaIigiis allaah u dhiibano oo yaanaan wax la wadaajin rabi suxaanahuu watacalaa
War saaxiriinta iyo naagaha utagaba kurka halaga jaro waa kaafiriine dad islaab ah yaanahay we don't like evel
Subxaana llaah
ماشاءاللهتباركالله
🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪😂😂
Alla hanaga xijaabo sheeqow❤❤❤
SUBXAANALAAH XASBUNALAAHI XASBUNALAAHI WANIMCA WAKIIL ILAAHOW DAALIMIINTA SHARKODA JIN IYO INSIBA NAGA BAD BAADI YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Subxanalah allahuma najinaa😢
Subxaanallah wale waa runta maxa u geeystay❤❤❤
Subhanallah Illahay ayan kamagangalnay
وينقلب السحرو على الساحر❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ma sokor mooho?😂
Hasbunallah wanicmal wakiil bafintii ma dhamatay
Sax taas aniguba waan i dhahay ❤❤❤❤waa runtaada sheeqoow
سبحان الله العظيم انا لله وانا اليه راجعون اللهم نجنا
Wada maha waa shadan illahay inta tafaloga yaqinsan illahaya ha barayan gabdhah Aminsan shadanka rabi ha ka cabsadan waa runta kuwa badan uu dhimataya
Midbaa sasyeshay ninkeda gurigu u dhexfadhiya aso shaqeynkarin ayadi iyo ilmaha baahi ubalan balen maser dartis saxiriney Allah idin kuso celiyo falkina
Subhanallah 😢😢😢😢
Subxana Allaah
Kaas sheekh ha ku sheegin sheydaan waaye saaxir ah
Subaxaan Allah
Subxannallah😮 Allahayoow wadadaada xaqa saxda ah nagu dilay
amiiin
Suuradda DHAAHA (وَلَا يُفْلِحُ السَّاحِرُ حَيْثُ أَتَىٰ)
( Ma guulaysto Sixirooluhu meeshu
Doono haka yimaado e )
ADERR XUSEEN
Subxanallah, Allah swt ayaan ka magan galnay
Supxanallah 😢 ilahayow nacaffi
Hal naag ayaa fiican
Subxan Allah
Igadaa ciyarta Nio -Subxanalah😢wara koo sxbkeyga last 5 months caloosha waynaatay malab baa la iqasaa kuyeh markii an waydiyay wara malaba loqasa nio xasbiyalah
Abayo Nh allah Ha Cafiyo 😢
subaxanalahi
Wllaasheyna allh caafiyo ee gawadha aniga iiguuri abdi casiisoow wll guur doon baa ahayee😢😢
Xasbiyallah wanicmal wakiil
سورة ق ( وَجَاءَتْ سَكْرَةُ الْمَوْتِ بِالْحَقِّ ۖ ذَٰلِكَ مَا كُنتَ مِنْهُ تَحِيدُ)
SURAT QAAF
SAKARAAT KII IYO DHIMASHADII OO
XAQ WAY KUU YIMAADEEN AAD ISKA
ILAALIN JIRTAY WAAD DHIMAN HUBAAL
WAKHTIGAAGA ANIGA IYO ADIGA DIYAAR MA
U NAHAY
ADEER XUSEEN
Acudu bilaahi mina sheydhani rajiim
Arimahaan sixirka Abtigeyga iyo saaxiibkiisaa god ugujiro😢
Qofa la Sixrey Wa Maqli Jira lee .. Allahey Ha Naga Haayo
Subxaanalaah yaa cadiim ilaaheey iimanka hanaga qaadin yaarabi ilaaheey hasoo hadeey inta ilaaheey ka furtay xasbiyan allaahu wanicmal wakiil salaama qowla birabil cadiim salaamaad mikuli aafaad yasir allaah salaamad acuudu bilaahi minkuli shari maa qalaq jini wal najnuun sirru wal saaxiru yaa waduud majecli
Assalamu aleikum qisadaan oo kale anaa igu dhacdey laakiin ilaahey aa iigargaarey
Dabole
@@CasalLiiban 😂😂😂
SubhanalallAh
Saas. Inay ku dhacdo. Alle na. Naar. Oogu. Daro. Ayaan ka baryaaa illaahay. Midi. Ibaday. Xnunka an manta. Lajifo. Ilmahayga. Aabahod. Adinka. Ogu. Jeclana. Nakala geysay. 😢😢😢😢😢😢😢
Subaxanallah illaahow na astur aamiin
Inaaliaahi wa inaa lilaahi raajicuun
The black chair next to him looks like jiin 😂😂🤦♀️🤦♀️scary 😮
😂😂 bravei girl hhhhhhhhhh
Dambigaas ilahey halooga baqo dumarow ragoo adinkuna sidokale ale kabaqa dhamanteena xaqa alaha nawafajiyo
God ha qodin aan .aqli jiray hadaad qodidna ha dheereeyn ku dhici doo tidaa ma ogide walee waa run😂
Maashaallaah
Waxey ku bad baadi kartaaa iney soo oslaamto ooo shahaadada loo qabto maadama ey gaalowday mida kale ha towbad keento towbo nasuuxa ah oo allaa danbi dhaaaf ha wreysato
Waa iga qosliye ilintir
Maaha sidaad moodayso qof ilaahay magan galayaa waa inuu yaqiinsanyhay si Ilaahay u magan galiyo markaa ha ku gafin diinta adigoon fahansanayn walaal. Sheeko baro ley maaha Ilaahay SWT ayaa quraankiisa ku sheegay in isaga la magan galo hadaanad aaminsanay milyan jeer hadaad tiraahid acuudu bilaah shaqayn mayso markaa ilaahay ka baq walaalow
Aad iyo aad wallaahi subxaanalaahi
Cabdi casiisw hdlka shegty wa hdl ka yaaby alha na mootiyi😢
Waa nag imanka la nin haduu gursado maxa dhib ah oo jiro ale Aya ubaneyeye
Subxaana laah 💔💔💔💔😭😭😭
Haa wllhi calooshaa dibirtay kedibna wuu dhintay
Subxabalah
Dumarka soomaaliyed keliya maahan waa dumarka oo dhan ka soo bilow Aadan iyo Xaawo
Waa saaxirki oogu aqli badnaa saasay ku fiican yihiin naaga wax sixra ilaahay cadaabta haku fogeeyo inkaar ayey qabaan
Maaragtay wixii saaxir u taga wixii larabo halagu sameeyo waa qof ilaahay ka furtay
Shiikh hadhihin kaasi waashaydaan yaahuu 🥵
Qof illahey ka furtay qasaaro mahinee kuma ribxeysid