Labadiinaba Allaha idin hanuuniyo, 63 sano jir, qabrigaad u dhowdahay masaajidka gal quraan badana aqri, nin naxariis badan baad tahay. Laakiin gabdhaha aad la sheekeysanayso waa xaaraan ee gurigaada iyo massajidka ku ekaaw. Allaha nawada hanuuniyo. Waqtiga aad Liido raaxada ka raadinayso ku raadi dikriga Alle asagaa qullubta farxad galiyo.
hal dhinac wax haka fiirin miyadan maqal marku lahy bulshada ayan cawiyaa qasatan kuwa isbitalka dikfeer adiga wali ma isku dayday isniin kasta ama maalin un in aad waqti ku bixiso soo taas ajir ka hali mayo
Da'daas iyo khiyaali ku nooloow😢adeer gabdhahaa masaakiinta ah ha dullayn adna ha is dullayn ee haddaad helaysid mid aad waysada ku dhooratid kala bax oo khiyaaligaan ka bax....
Cabdicasiisow waxaad ahayd nin macquula oo bulshada u soo gudbiya barnaamijyo aad umuhiima, khayr badana lagaaga rajeeyo dhanka eebe, ciroole camal caruureed leh rabana inuu dadka uga sheekeeyo wax aan looga fadhiyin da,diisa, waa laga qurux badan yahay inaad soo gudbiso
Hhĥhh yaab adunkan ilaahey ima kaso 40 sano mesha an ku gaaro inan shukansi io haasawe 18 jir ku habsaamo ama dhalinyaro ismoodo aqyaar unba noqona ma ogiye cibaado io aduun tacbasho ma ogiye ilahow qabkan oo kale mid u fakara ha iga dhigin
لا حول ولا قوة إلا بالله Waan ka xumahay runtii. Ineey itoobiyaan wadanka qabsadaan anagana. Aan maalaa yacni iska wareesaneeno. 60 jir. Saacadaan liido iyo baashaal. Iyo sheeko ka hadlaayo. Wallee. Ilahy ayaa noo maqan. #somaliya haguuleesato
Talada isaga aad siineyso adiga ayaa u baahan oo ka mudan ee aan ku nasteexeyo marka hore orod school tag oo iska hagaaji qoraalka af'kaaga hooyo ee soomaaliga
Intaad dembiyo uusan gelin ku tuhuntay oo aad ka dhigtay qof dad kale u shaqeeya danahooda anshax-xumada ahna oofiya, ayaad hadana waxaad leedahay Allahu-aclam.. itaqi--laah, " kheyr hadalkaagu ha noqdo ama iska aamus "...
Labadiinaba Allaha idin hanuuniyo, 63 sano jir, qabrigaad u dhowdahay masaajidka gal quraan badana aqri, nin naxariis badan baad tahay. Laakiin gabdhaha aad la sheekeysanayso waa xaaraan ee gurigaada iyo massajidka ku ekaaw. Allaha nawada hanuuniyo. Waqtiga aad Liido raaxada ka raadinayso ku raadi dikriga Alle asagaa qullubta farxad galiyo.
hal dhinac wax haka fiirin miyadan maqal marku lahy bulshada ayan cawiyaa qasatan kuwa isbitalka dikfeer adiga wali ma isku dayday isniin kasta ama maalin un in aad waqti ku bixiso soo taas ajir ka hali mayo
Qof kasta qabriga udhow qof kasta cimrigiisa waa qoran yahay
@@cabdinasircade5584naxariistiisa waan sheegay, laakiin naxariista hadaad ku dhex wado gabdho aadan qabin inaad boorsada u qaado taas sax ma ahan
@@GamalFarahwaa runtaa laakiin maxaa kaa horeeya ood hor marsatay sow in leys weydiiyo ma ahan. Adiga iska bilaaw, sallada subax masjidka maku tukutaa, dadka ma caawisaa, xanta ma iska ilaalisaa, Quraanka ma aqrisaa. Hadaad intaas heyso qabrigaaada waa nuurayaa insha Allah
Kalsoonidu waa qayb kamida nolosha, waxaa jira dhalinyaro badan oon maanta kalsooni la'aani hayso.
Manshallah adeer guuleyos from SSC KHAATUMO❤
Maasha alaah qofkii ugu horeeyey oo shaqadiisa ka run sheego maasha alaah keep Goin 😊
Qof waxa uu yahay iyo waxaa uu qabto ka been sheegato iskuma kalsoono
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤@@fardosa1236
63 jir somali oo saan u faanayo waligeey ma arkin. Waa waqtigii la cibaadaysiga la badsan jiray buu ku jiraa. Alle ha soo hanuuniyo.
RUNLOOW WAAYE ILLAAHEEY HA U WANAAJIYO NOLOSHIISEE.....SU'AALAHA QAAR ANIGA JAWAAB KAMA BIXIYEEN WAA GEESI NINKAAN...
Mashallah 60jir ka xadarisan 20jir Allah ha ku xafido
Guuleyso Dad badan baa kaa maseersan intaad Qabiil ku mashquuli lahayd horay u soco waa ku wataa.
Ilaahay ku waal. Naagta saddexda mitir ah ma qasabad buu ku xidhanayaa.
Da'daas iyo khiyaali ku nooloow😢adeer gabdhahaa masaakiinta ah ha dullayn adna ha is dullayn ee haddaad helaysid mid aad waysada ku dhooratid kala bax oo khiyaaligaan ka bax....
Maa shaa ALLAH aabaha jacaylla wll waxaan leeyahay ALLAH ha ku barakeeyo
Anaab kaa heley hada waxaan kaaga haley wlh 2 maalin ood siisey isbitalka iyo xabsiga 😭😭😭😭❤️❤️❤️
Mxaa oga heshay yarey
@@JacfarNurxabsiga iyo isbitalka🥰
Abahan wan wataa war odyaalo is nashnaasha ceeb ma ahan 😂😂😂😂😂😂 well done somalida hadii ay duqowaan wa is ilaawan taasna ma fiicna
Astaqfurulah 3m Gabar Somali ah 💯% ma jirto. Xita Adunka kama jirto Ninka ugu dheer wa Sudan Kösen 251cm
60 jir qooq galey wlhi 20jirka ileen uka dara yahay ❤❤ subxanallah 😢60 abdate ah halagu helo
Qof kastoo hadal xun halkaas ugu qora abahaas somaliyeed ee muslimka rabbi baa la xisabtami doona
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉we like 👍 you are a great man 👨 i wish all men is like you
Daqan xumada Aya lafafinaya abaha jacelka waxladahayo majiro ee illahey kacabso babaha jecelka waa erey qaldan
Masha Allah tabaraka llaahh
Odeyga caadi ma ahan waa shalmad raac
😂😂😂 ar kadaa odeyga iminkuu tin beertay 40 sano ka dib...hadeyba u kala kacdee..waa ku sidee..!!
Acuudubillaah. Horaan usheegay yurub wax fiyoow kamaba imaadaan
Kkkkkkkk
Masha allah aabaha jeceylka
*Xaraabo naftaa u baahan. Adeer guuleyso. Thanks abdiaziz*
Waa ka xumahay inaan soo qoro comment aan lagu farxayn! 63 Sano nin nasiib lahaa Allaah gaarsiiyaa. Waxaase ii muuqata 63Sano jir 16Jir la caqli ah.
3m lee iga dheh 😂😂😂😂😂😂 aduunka qof 3m majira😂😂😂
qof ciilanaa ku caaydah. ee keep going prother. ❤
Adeer iska cibaadeyso naago dabo orod ma fcno qof weyntahay in nafta run loosheego fcn
😂😂😂😅😅maa shaa allh inuu xariifyhy kuye kumnan dumar an shukansaday ma niyaduu ku dhisan jiry ilen intas 😊
بسم الله الرحمن الرحيم
Adeer tusbax soo gado badda liido wakhti ha galinin
Shaqo nadaafad ka fiican ayaa yurub taallo qofwalba waa meesha uu is dhigo
Abaha jacaylka ik hou van jou an ik vind jou luke 😍😍🥰
Masha Allah ❤❤
Cadaan afsomali bartay in lee dhahoo waaaa I farxad galisaa kulahaa 😂😂😂😂 odayga waaa legend
Wuu qalbi furan yahay baabaha 👏🏽👏🏽👏🏽
Masha allah aabaha jecelka waa lajin saa waa nin isku kalsonow
Msha allah abaaha jacelka wan ku wataa
Maasha allaah, waa dhakhtar qalbiyada daweeya.
Masha Allah God bless you
qalbigiisaa fiican iyo dulqaadkiisa saasuu 35jir ugu ekyahay
War odayga lagend weeye 😂😂
Gabadha telefonka shaashada usaaran waaa jaceelkiisa miyàa babaha jaceelka 😂😂
Haa, waa walaal dhowrid badan, afarran iyo dhowr sano kadaayaa, mar kalena isku iskuul ama fasal waa noqoney.
Ilaahay ha saacido, qofka dadka iiley si dhab ah u saacidda.
Yurub waaka runsheegtay shaqada laqabto badanaa
Waad mahad santahay walalo masha allah dadkaan
Cabdicasiisow waxaad ahayd nin macquula oo bulshada u soo gudbiya barnaamijyo aad umuhiima, khayr badana lagaaga rajeeyo dhanka eebe, ciroole camal caruureed leh rabana inuu dadka uga sheekeeyo wax aan looga fadhiyin da,diisa, waa laga qurux badan yahay inaad soo gudbiso
ninkani waa walaalkayo oo aan ku dayanno wlhy
Hhĥhh yaab adunkan ilaahey ima kaso 40 sano mesha an ku gaaro inan shukansi io haasawe 18 jir ku habsaamo ama dhalinyaro ismoodo aqyaar unba noqona ma ogiye cibaado io aduun tacbasho ma ogiye ilahow qabkan oo kale mid u fakara ha iga dhigin
Kobac waxan leeyahay Dada caadiga ah warayso
Kalsoonidii oo qofa legend 🫡🫡🦅
Ninkan dhibka haayo, waa master qooq.
60jir maalaa yacni kujira alaha soo hanuuniyo
Adeer masaajidka gal
Xajkii soo gudo kuma jirtid wakhti gsbdhaha yaryar labursado
Kaligaa meel fadhiiso fakar intee ayaad tasbiixsataa quraanka saxiib mala tahay?
Salaadaha sunaha ma tukataa
Bal dib isugo noqo adeer
Xoolo haduu ilaahay kusiiyay agoonta iyo curyaanka sii
Aakharo ma foga aaaaaaaad bay udhowdahay 😔😔😔
Kaninah raga maku jiraa waaba yaabanahay
لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم
Waan maqli jirey shalmad raac waakanaa
Waa waxay naagtii uga tagtagtay
Danyeerka wakusalamay abahaa wazee
Absolutely gentleman❤❤❤❤🎉🎉🎉
Bayloote Diyarbakir Waldo ayaa u ektahay😮😮😮
لا حول ولا قوة إلا بالله
Waan ka xumahay runtii. Ineey itoobiyaan wadanka qabsadaan anagana. Aan maalaa yacni iska wareesaneeno. 60 jir. Saacadaan liido iyo baashaal. Iyo sheeko ka hadlaayo. Wallee. Ilahy ayaa noo maqan. #somaliya haguuleesato
Next Cali adan Muumin
MashaAllah ❤❤
Ninkaan waa jaajus shisheeye
Wadankan maxa lajajusa waxba Uma qarsanee
Naag ban saxb la,ahy maxa u fasirtay ani gogol xaran sameyaa!?🤔
ASC KOBOC TV WAAN SALAAMAY THEN ABDI AZIZ REALLY WAAN KU SALAAMEY 👋 SU AAL ILLINTIR MIYAAD ISKA BADESHAY MUDO DHEER BAAN KUGU XIDHNAAN JIREY
Ar gureey ahaa waxaan soo xasuustay Xaafadii baar cariish
Xishoodku waa Islaamka
Babaha jeceylka gabadhii ugu horeysey waxaa la dhahi jiray Ismahan jacayl koodu wuxuu ahaa mid caan noqday
Waxaa looga yaqaanay xaafada xareed Gurey afmiin shaar ama gureey bidaar dadiisuna way ka wantahay 63 Jir waayo anuu macalin shaqadii qaranka ii dhigayey xissab xamar jadiid 1984
Anigaa ku fasal ahaa dugsigii sare Howlwadaag da'da wuu ka tun sheegay.Xaliga la leeyahay macalin uu ahaa waa shaqadii qaranka.
Cali siciid muuse, sxb tartiib odeyga ka wareeji, hakaa baashaalee..😂😂😂
Alle SWT ha Sugo Aamiin,
Liibaan kurtun Walaalkiis waan ku salaamay
Kkk cabaasna ku dar salaanta..
@@MohamedHassan-jq8gu yes cabaas kurtun
Allah ka cabso cibaaadeeso
Baabaha jaceelka laandheere raaxeeso
Walkey no soradi .dad xeran oo kuxeran wax yar ku xeran ookabixin karno pleas
Aabaha jeceylka gabadhaadi fartuun birimo xageey ku dambeysaa dadweynaha u sheeg inaad adiga dhashay fartuun brirmo
Mashallah
Gurey ama joorje ama ibraahim my brother canadaan kaa soo salaamay
Odeyga gargaar caafimaad haloo fidiyo , xaaladiisa masugna 😁😁😁
Aabaha. Jaceylka ismihaan waa xaaskeyga sowtaad noogu sheekeyn jirtey markaan Holland kaamka aan kuwada jirney mise istar iyo ismihaan ayaa isku mid ah
Sxb waxay ismahaan ahayd gabashii uu jacayl la jilo xaafada misaajidka xareed waxayna ahayd gabdhihii ugu shidnaa xaafada 1980 gii Gureey wuxuu Macalinkiis shaqo qaran ahaa 1984 qiyaas da diisa baar ubax laysma wada yaqaan ee waydii dadka agagaarka madjidka xareed ama EX FOTO ARGENTINE walalkiis ilkoole ayaa la oranjiray guray wuxuu talented ku ahaa foot ball aan caadi ahayn
Jacayl hadaa wax ka taqanid Ismahan oo Indho, la, aana ma furteen. Ee fataalanimada jooji
@@bashirqasim7054oops sxb taas xagga rabbi ayay ka qorneyd, ee Boogaha biskooday in la taataabto ma fiicna, gurey rabbi ha soo hanuuniyo..
Public figure dheh not Public Finger.
illaahey ha u siyaadiyo
Siidee kutahay cibaadada?
So so 😂😂😂
Balo naago ku dapa dhigtay ado 60jira waar allahaga u baq oo khatumadaada hagaaji
Salaamaad 63 jir aakhiru zabaaan
Tan mowduuc dhintey buu kaa noqdey
30 sano musqul dhaqol from Gaheyr University 😢
Maasha Allaah
Taas shaxaad maahin magac uyel abtiyow
Ciwaanka waa qaldanyahay 😨 omg
waxa ku nooshahay lacagtada howlgabka marka dadkan kuma fahansana.
waxay leyihiin xalane maa laga biila?
Dadka waa wada xaasid, qofna wax uma ogola,..
Kan aya ba walan odayga kawalay cabdi casis kam dherer dhex dhuban cadan acudubilaah wa shaydan walahiy kan diin waxba kayaqana
Waa oday ciyaal suuq ah 😂
Dabeecada wanagsan waxad ka heshey musqusha ad dhaqaysay intaso sano waxa la ogyahy qofka musqulaha dhaqa waxa ilahay ka daweya kibirka isla weynida
Ninkaan inu jasus yahay ayaa ligayabaaa
60 jir wadadi udambaysa nebiha shegay ceeb calayk hablaha kudhelin awladada waxay dhalen sidhlau ku dhelin duqyow 63jir wa alaah ulaabo yan laga walin
Talada isaga aad siineyso
adiga ayaa u baahan oo ka mudan
ee aan ku nasteexeyo marka hore
orod school tag oo iska hagaaji
qoraalka af'kaaga hooyo ee soomaaliga
@@kamalgiftin1448 war ya kudalbaday dhoocilyow war waxani way hogeen rag mahe cajus 63 sano ah oo lacatisa khatumo xumo kuwada farxad kahelaya kolba gabar yar oo u wadada sejiyo war orod afhayan matihide dhasaq yahow janjanki
@@Nadiya-v-p2d
Sorry my sister
aniga kuuma gafin kumana af'lagaadeyn
only advice ayaan ku siiyay
lakin aflagaadadu wakuu jaahilnimo
Liibax 🎉🎉🎉
Wll qali ah weyo wllhi
Odaygan masoo helisay mise waa repeat?
Baaba taakeero kuu ahay lkn dnt for get whre you come frm bro
Intoo dhaqaalaha ka keenaa. Mise waa mashruuca xerada xalane
Hurmuud
Ninkan Somalida ildheer malahan ninkan waxyabaha uusamaynay wa isku qarn noocaan dabagal Dowlada diinta iyo uqaafta ama nabad sugida dabagal haku sameeyaan ninkan farba ku godan dalkan wa dayacan yahay mahariic baa ka socota fasahaada nin 65 jira sunada aysan ka muqan oo isdhaqay hablaha iyo caruurta halaga illalsado Allahu wacllan wa faker kayga
dhaqan carbeed madoonayno
Intaad dembiyo uusan gelin ku tuhuntay oo aad ka dhigtay qof dad kale u shaqeeya danahooda anshax-xumada ahna oofiya, ayaad hadana waxaad leedahay Allahu-aclam.. itaqi--laah, " kheyr hadalkaagu ha noqdo ama iska aamus "...
I aaamina kan wllhi aakhir naag baa mishin u dhigi doonta
Khoyaaliga isaga bax oo hablaha mid kala bax hadaanad yeelaynna hablaha iska daa.
Walhi ninkan cadi mahan
Tints wala I sameyay omg😂😂😂😂😂
Dakhare dheh
3mitir oo Somaali ah😂😂😂😂 dna halaga baaro 😂😂😂
Aamiin