XIDIGAHA GEESKA - AROOSKA ALI ZAKI IYO JUWEERIYA - HEESTI SURRE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 350

  • @محمدمحمد-ي1س8ه
    @محمدمحمد-ي1س8ه 2 місяці тому +72

    gob hadey jirto waa isqaa ❤from abgaal

  • @hamsehagio1491
    @hamsehagio1491 2 місяці тому +49

    Xidigaha meel ay soo galeen ka fadhiista adeer ❤

  • @hapiipOM
    @hapiipOM 2 місяці тому +57

    Isaaq Iyo Surre Arooskii qarniga

  • @NimaJama-g7v
    @NimaJama-g7v 2 місяці тому +70

    Wayy surre nimo dhiiga 🥰

  • @ahmadkaafiak6745
    @ahmadkaafiak6745 2 місяці тому +119

    Ayy kwrn ninka ay iskadhalen isaaq iyo surre ❤
    Isaaq reer abti
    Surre rer aabo❤

  • @MuniishJaamac
    @MuniishJaamac 2 місяці тому +37

    Jah ina saure ahay ma la iga daremaaa ilmo adernimo💋💋💋🎉💗isaq sure nasabki dir

    • @DeeqaAxmed-dn9yv
      @DeeqaAxmed-dn9yv 2 місяці тому +4

      Jah alla dhiiga dhiiga inadertey macaan badaney Kuma waayo jiidhkaygii aan jecelahay baad tahay soodhawoow ❤

  • @nimcohassan7268
    @nimcohassan7268 2 місяці тому +40

    Hablihii sure hees ba u so baxdey 😂❤ illahay ha isku barakeeyo qoyskan

  • @warsanmahamed7040
    @warsanmahamed7040 2 місяці тому +43

    Dadba La Dhaqdaa Oo Muqaal Ah Allaw Barakee 👏

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 2 місяці тому +18

    OMG looma kala hadhin kani aroos wuu dhaafay m,a ❤❤
    ♥️Old is gold XIDIGAHA GEESKA wacdaraa dhigteen cajiiba 🎯♥️woow 🙏💖
    WAA SURO INANTU WAA SINJI GOBE ilamdernimo dhiiga alla dhiiga kabax💃💃💃🔥🔥

  • @AbdishakurmaxamedSaleban-xw7do
    @AbdishakurmaxamedSaleban-xw7do 2 місяці тому +36

    Surre +ISaaQ❤

  • @riyaqnwabaribashir1278
    @riyaqnwabaribashir1278 2 місяці тому +50

    Jah inan surre ahy malayga darmoya ❤😂

    • @Khaalidpio
      @Khaalidpio Місяць тому

      Hadaan duriyada nahay sure kama kaftamano❤

    • @Arwamohamet
      @Arwamohamet 25 днів тому

      Haa quruxdaydii❤

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 2 місяці тому +55

    Heesihii arooska waxa uugu shidan heesta xidiguhu qaadeen iyo maame inta kale sheekay ahyd hambalyo

  • @Janno190
    @Janno190 2 місяці тому +20

    Ifrax Hargeya’s waxay leedahay very Amazing voice Maasha Allah

  • @LoVeR_Man23
    @LoVeR_Man23 2 місяці тому +18

    Heeso Dadka badani qaadayan laxankeeda Qamar Uunba Samayn Kara Real Goat🐐

    • @Mashma.0
      @Mashma.0 2 місяці тому +1

      Meeelkasta Rixloooy😂😂

  • @Arch.KhadarMohamed
    @Arch.KhadarMohamed 2 місяці тому +43

    inaan fankuba hawl nagu ahayn waxa cadayn u ah reerka inantu kaso jeedo oo SURRE ah baa looga heesay 😎

  • @khadarmohamett2416
    @khadarmohamett2416 2 місяці тому +35

    Laxan laxan dhaafay Goat 🐐 Qamar

  • @maahirmaahirabdulla5269
    @maahirmaahirabdulla5269 2 місяці тому +23

    18 heesood oo kala fanaan masha allah🎉😮

  • @JaamacRamos
    @JaamacRamos 2 місяці тому +13

    Waan arkaayay inay eraydani maskax apwaan wayn kayimadeen takale caawa waxan xasuustay xidigii geeska ee 2017kii aan daawan jiray❤

  • @abdifitahbashiir
    @abdifitahbashiir 2 місяці тому +78

    AhsaN hees reer somaliland idiN jeclahay from reer xamar❤

    • @samsamaxmed5567
      @samsamaxmed5567 2 місяці тому +2

      Sharaf iyo karamo Naga muudanthy wllo tanks ❤

    • @HipaaqKhadar
      @HipaaqKhadar 2 місяці тому

      M a Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @fardusahmed4734
      @fardusahmed4734 2 місяці тому +1

      Sharf iyo karaamo

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 2 місяці тому +43

    Maansha Allah ali zaki waa loo hagar baxay wax la beerto dadbaa oogu qaalisan ❤😘😘😘😘

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 2 місяці тому +20

    Hambayo cali iyo inadeertii Juwayriya. Gobtiii direed isaaq iyo Sure 🎉🎉🎉🎉

  • @updirahmanmustaphe2009
    @updirahmanmustaphe2009 2 місяці тому +25

    Wiixi hees arooska laga qaaday heeskan baa ugu mcn sababTuna waa laxanka really goatt mohamed abdi Abdullah qamar ka hirgalaY ❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 місяці тому +13

    Waaaw khadra silima ugu cod macaaan mashaalllah kadari waa muunada fanka walaaahi nolow❤

  • @hassanhusseinjama3237
    @hassanhusseinjama3237 2 місяці тому +15

    wxaasa abwaan ah inanta amaan io duco wa udhameeyey jiheeye the legend

  • @DeeqaAxmed-dn9yv
    @DeeqaAxmed-dn9yv 2 місяці тому +8

    Calayk calayk yaa Qamar walee laxan cidi kuma gaadho ninkii hadla.yaaba hayska hadlee❤❤❤

  • @DeeqaFarah-vr1kg
    @DeeqaFarah-vr1kg 2 місяці тому +29

    Hamablyo inder iyo dumashi qurux surreya so dhawoow inder- dumashi ❤

  • @fosiyacabdisalan8764
    @fosiyacabdisalan8764 2 місяці тому +16

    Waaaw dhiga surre ❤❤❤❤ barakowa bahdi dired

    • @DeeqoXassan2000
      @DeeqoXassan2000 2 місяці тому

      Abaayo foosiyo cabdisalaan xasan siyaad maatahay

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 2 місяці тому +10

    Masha Allah hamabaliyo surrey iyo isaaq is helay duryadii direed isku waara abid ❤

  • @NuneBiyami1.A
    @NuneBiyami1.A 2 місяці тому +18

    Dhasha sheekhu waa balayo Wale mid baan nahay Yawaduud❤️❤️❤️❤️

  • @FardosoAbdi-oe3qx
    @FardosoAbdi-oe3qx 2 місяці тому +6

    Hambalyo aros wcn isaaq from surre 🤲ilaha inen barakeeyo ❤️

  • @ABDIRAHMANMOHAMEDABDIRAHMANMOH
    @ABDIRAHMANMOHAMEDABDIRAHMANMOH 2 місяці тому +16

    WAXAN HEES WAA DHAFTAY TEAM XIDIGAHA❤CONGRATULATIONS 🎊 👏 ALI ZAKI 💖 ❤️ JAWEERIYA

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow 2 місяці тому +60

    Can i get a love from my blood surre people ❤

    • @Heblaayodacar
      @Heblaayodacar 2 місяці тому +8

      Iga hoo Love from Isaaq walalo❤️

    • @MunaniHared
      @MunaniHared 2 місяці тому +8

      Bloodline surre❤❤❤❤

    • @sakinahss3237
      @sakinahss3237 2 місяці тому +10

      ❤❤❤ from Adal empire 🎉🎉🎉

    • @Ozup0
      @Ozup0 2 місяці тому +3

      ❤❤❤

    • @nimosheikhali906
      @nimosheikhali906 2 місяці тому +2

      Dhiiga❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maria28832
    @Maria28832 2 місяці тому +15

    WALEE BEESHA ISAAQ SNM DHIIGAAN KU JECLAHAYEH ISKU DUUBNI BEEY LEYIHIIN GOB BAA TIHIIN ISAAQE

  • @NasraMaxamed-pu3pm
    @NasraMaxamed-pu3pm 2 місяці тому +6

    ❤❤❤🎉 guur sharaafti waa reer sheekh isaxaq

  • @hamz233
    @hamz233 2 місяці тому +14

    Markanoo kale waxaan is dhahaa heesihii arooskaga laga qaadi lahaaba lagaa dhamaysay mise waxan waynu beeranaa reer Somaliland ow😂❤️ aroos laysku arkay hambalyo laamaanaha cusub🎉

    • @AsuumHossain
      @AsuumHossain 2 місяці тому +1

      Wxn waa laynoo daystee ha warwarin😂

    • @hamz233
      @hamz233 2 місяці тому

      @@AsuumHossain way dhantahay indr😂❤️

  • @guledh4521
    @guledh4521 2 місяці тому +18

    Waa suroo waa Asaladhala guri khaaboow katimid Waadhalulumo nasabad wanaasan❤❤❤❤❤❤❤❤Haballyoo

  • @hindojamacadan-cz7ez
    @hindojamacadan-cz7ez 2 місяці тому +10

    Waaa surow inato waa surre hambalyo hambalyo hambalyo walalkay ali saki iyo jaweeeriya🎉❤❤❤

  • @HIGSITRADING
    @HIGSITRADING 2 місяці тому +13

    Heestani marka laga imaado xagga qiimaha midhaha iyo laxanka cajiibka waxay muujinaysaa cidii aan qadanaa in aysan dhulku naga dhacayn❤VIVA SURRE❤
    Midhaha abwaan arab ah
    Laxanka fanan garxajis ah
    Muusiga big legend awal ah
    Cidna loo qaaday surre iyo HJ is heley
    Fananiinta iskugu tagyaee ku luuqaynaysa lama tirin karo waa loo dhan yahay👑🙏viva duriya
    Haka shakin duriya❤

  • @nimcocabdi8384
    @nimcocabdi8384 2 місяці тому +15

    Wow tolkay aroorski cali qaran way shiden masha allah

  • @KiinFaraah
    @KiinFaraah 2 місяці тому +7

    Tolk is guursaday mshlh surre ❤isaaq

  • @HipaaqOthmaan
    @HipaaqOthmaan 2 місяці тому +7

    Manshalah Fananiintii Faniinta ahayd Ayaan u kala hadhin ❤
    HambalYo isku waara abidkiin 🎉❤

  • @FuadYazin-cn8ok
    @FuadYazin-cn8ok 2 місяці тому +28

    War qamar suugaani goatkii fanku muxuu samameeyey kan laxan wuu dhaafeee ------- ax yaa qamar

  • @Awale.british
    @Awale.british 2 місяці тому +10

    Calanka Surre uun inaga dhinaa oo Dusha Cali usaarno .. Soo dhawow Dumashi Juweeriya Asturan

  • @Yasmin-u2h
    @Yasmin-u2h 2 місяці тому +5

    Viva dir jira oo guulaysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @guuledjerar4136
    @guuledjerar4136 Місяць тому +1

    Xidigaha geeska qamar baa shashada kasaray marku soobaxay imikana isaga shiday wllhi waa goat qamar laxan buu nagu garacay❤

  • @xareedbileofficial3878
    @xareedbileofficial3878 2 місяці тому +11

    Yaa mulaxan qamar suugaani
    Nin iga yaabshay horay usoco sxb

  • @Qusiyamawlid
    @Qusiyamawlid 2 місяці тому +11

    waay surre Nima dhiiga ❤

    • @DeeqaAxmed-dn9yv
      @DeeqaAxmed-dn9yv 2 місяці тому

      Jah alla dhiiga dhiiga inadertey macaan badaney Kuma waayo

  • @MaxamedAbdi-l4x
    @MaxamedAbdi-l4x 2 місяці тому +7

    Laxamayste Qamar sugaane ❤

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 2 місяці тому +11

    Dadkeygu wa nasab ❤🎉

  • @Jackcadnaan1234-d8p
    @Jackcadnaan1234-d8p 2 місяці тому +6

    Laxanka, qamarkii hirgaly 🔥😱🐐

  • @idildahir8968
    @idildahir8968 2 місяці тому +3

    Ay hees wey dhaaftay wa surre inantu sinji gobeed❤

  • @mohamedosmanofficial8800
    @mohamedosmanofficial8800 2 місяці тому +3

    2024 Friday Baan Daawadahay Heestii Surre❤🌷💞💕🌱

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 місяці тому +8

    Indrkey cali qaran gurigaga guri kheyr❤🎉✅👑

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 2 місяці тому +17

    Wixi fanaan hargeisa joogay midh kama.maqna meesha ma dadki caanka uun jooga 😅😅

  • @naciimomataanmataan5777
    @naciimomataanmataan5777 2 місяці тому +8

    Hampalyo Dhal boqortooyo ❤
    Waa surroo inantu waa zinji gobeed❤

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 2 місяці тому +78

    M,a they make her so happy wlhi ❤ that's my beautiful people isaaq ❤

    • @AshaAbdi-rd8fy
      @AshaAbdi-rd8fy 2 місяці тому +3

      Maashallah ❤😮

    • @Degaliah
      @Degaliah 2 місяці тому +1

      Ha inaader Masha allah

  • @housseinhassan5938
    @housseinhassan5938 2 місяці тому +23

    Khadra silimo quruxbadanaa❤❤

  • @NajahsaidOmar
    @NajahsaidOmar 2 місяці тому +4

    Hambalyo edo adiga xaajigaa walaalkay ahmed haadi baa kaa dhalay ❤

  • @bizharamohamoutt
    @bizharamohamoutt 2 місяці тому +13

    Ayyyyy surre abtiyaaalo❤

  • @Cutecat-l2o
    @Cutecat-l2o 2 місяці тому +6

    Xidigahii codkoodu isma badalin waan irin xiisnay❤

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali 20 днів тому +1

    Ali zaki night & wacdarihi xidigaha Fankama Danbayn runti Ma igU racsantay

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 місяці тому +7

    Masha alllllah gobtii sure iyo gobtiii isaaaq nooooolaaada oo guulaysata❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aragsan2798
    @aragsan2798 2 місяці тому +7

    Ayy Hambalyo reerka cusub isku waara oo u bad qeyr qaba kala hela ❤

  • @NajaadMuxumed
    @NajaadMuxumed 2 місяці тому +2

    Ilahay haisu kiin dayo walshay jawariya iyo dumashigay cali saki❤🤲

  • @HanaMahad-q7u
    @HanaMahad-q7u 2 місяці тому +7

    Heesta jeheye iyo qamar faraha sareen xidiguhuna ku doobyeen waa dhaaftay tani hees hnblyo Cali qaranow

  • @onlinemedia6693
    @onlinemedia6693 2 місяці тому +5

    Ali Zaki Wallhi Wey u Jagar Baxeen Abwaan Laabsaalax iyo Abwaan Jiheeye Labo Hees oo Kala Daran

  • @YasinAhmed-g5d
    @YasinAhmed-g5d 2 місяці тому +2

    What of moldy Goat Qamarozz 🐐 😳 ❤

  • @hamseomerbatuun8391
    @hamseomerbatuun8391 2 місяці тому +3

    Xidigaha geeska fanka oo soconaya
    Arooskii qarniga hambalyo Ali zaki iyo juweria ereyada abwaankii qarniga jiheeye

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 2 місяці тому +11

    Fan ba dabadiin lama arag xidigaha geeska

  • @UFIIRSADE
    @UFIIRSADE 2 місяці тому +6

    I got goosebumps for real 😊

  • @banaadirpolydental
    @banaadirpolydental 2 місяці тому +4

    waa surro waa sinji gobe hees iyo badh xidigaha geeska caabdi ma aha walee

  • @ShugriMaxamed-v7p
    @ShugriMaxamed-v7p 2 місяці тому +3

    Xidigihiii geeska❤🎉

  • @FihiimaMaxamed-i1m
    @FihiimaMaxamed-i1m 2 місяці тому +3

    Erayada :Ismail Jiheeye
    Laxanka :Qamar Suugaani
    Music :Furinle
    iyo Xidigaha Geeska 🎉

  • @amaalabdow6066
    @amaalabdow6066 Місяць тому +2

    ❤❤❤❤ sidaa weeeye nasabnimadi duriyaada lagu yaqanay ❤❤❤❤🥰🥰🥰😘😘😘😘

  • @ashoshafici7583
    @ashoshafici7583 2 місяці тому +3

    M.a hampalyo hampalyo hampalyo hampalyo hampalyo nin hestaan iqaado isoo raadiya😢 surinimo 🎉❤❤

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar7091 2 місяці тому +3

    Abwaan jiheeye iyo qamar iyo xidiguhu wey u hagar baxeen lamaanaha wadajiree dadab gala idin alle

  • @fardowsodiriye4554
    @fardowsodiriye4554 2 місяці тому +2

    waw mabruuk❤❤❤ surre my dhiiga

  • @Yana-tu3el
    @Yana-tu3el 2 місяці тому

    ❤❤❤❤love it🎉🎉🎉 Maasha Allah mabruuuk 🎉🎉🎉🎉Isaac waa gob

  • @hamdaali5964
    @hamdaali5964 2 місяці тому +4

    Heeso waa ku dhamadeen arooskan nooc walba waa logu heesay lamanahan ❤

  • @shukricabdukaahi9706
    @shukricabdukaahi9706 2 місяці тому +3

    My dhiiga dhiiga dhiiga surre 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Yasmin-u2h
    @Yasmin-u2h 2 місяці тому +2

    Sure iyo isaaq waa walaalo
    Viva dir ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MumtaasMubaarigMohmed
    @MumtaasMubaarigMohmed 2 місяці тому +4

    Heestan ayaa ugu shidan❤❤

  • @AdnaMahamoud-i6w
    @AdnaMahamoud-i6w 2 місяці тому +2

    Habliyo wll cali juweeriya❤❤❤❤❤❤

  • @HoodoHassan-t5r
    @HoodoHassan-t5r 2 місяці тому +4

    Hampalyo Cali qaran marwadisa 🎉❤

  • @QadanAhmed-d9g
    @QadanAhmed-d9g 2 місяці тому +3

    ❤❤😢form isaaq

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 2 місяці тому +5

    TOLKEY WAA LAGUDHAMAA KHADRA SILIMO IYO DHAMAAN FANAANIINTA WAAN IDIINSALAAMAY

  • @KhadraYaasiin-fw9gq
    @KhadraYaasiin-fw9gq 2 місяці тому +2

    Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo 🎉❤ kun io kow Jeer ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RahmaHoussein-b2o
    @RahmaHoussein-b2o Місяць тому +1

    Mash Allah habibi qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdidawlad-j6n
    @Cabdidawlad-j6n 2 місяці тому +2

    Cli saki suldanki fnkow ❤❤❤❤

  • @malyuunilkacas
    @malyuunilkacas 2 місяці тому +3

    Eryadii abwaan jiheeye

  • @nuramohamed6086
    @nuramohamed6086 2 місяці тому +6

    Kuso dhawoow Isaaq,dad gooba oo ku jecel Juweriya quruxey.

  • @HamzeJamanour
    @HamzeJamanour 2 місяці тому +6

    Hoyaded say u dhagaysanayso amanta inanteda jah

  • @haniilkacaz7164
    @haniilkacaz7164 2 місяці тому +3

    Hupka dhiga Surre iyo isaaQ 🎉🔥❤️‍🩹🫶🏻

  • @Yasmin-u2h
    @Yasmin-u2h 2 місяці тому +1

    Illaahay ha isku barakeeyo oo wax ka khar badan fanka hela

  • @qumandarajo9353
    @qumandarajo9353 2 місяці тому +2

    Wa sure inantuye heesta ugu shidan arooska heesihi lo qaaday

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. Місяць тому

    Waxan laxan waa dhafay the great of all time melody qamar 🐐🥶

  • @mowlidabdilahi8079
    @mowlidabdilahi8079 2 місяці тому +1

    Abwaan jiheeye halkeeda ayuu dhigay waa kaa heynaa abwaan

  • @Salmafarax-l3g
    @Salmafarax-l3g Місяць тому

    Laxamada qamar suugaani waa onother.level 💯 🎉🎉🎉

  • @samatardiriye1226
    @samatardiriye1226 2 місяці тому +2

    Arooos Heeso Badn lkn heeeso wda hurda lha Congratulations pro Ali zaki ❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 місяці тому +1

    Waaaaw hees macaaaan❤