XARIIR NAJAX XAFLADA XAASKIISA OFFICIAL VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Xariir Ahmed
    Heesta Najax
    Xaflada Saggontinta Xaaskiisa

КОМЕНТАРІ • 3,2 тис.

  • @user-my3dw7rb5w
    @user-my3dw7rb5w 6 місяців тому +131

    Axya hees 2024 ayan dawaday like isaar hadaad iga danbayso😢

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official 4 роки тому +661

    Heestu markay 9 Million gaadho Liketa igu Qabta🤣soomaliyeey

  • @rweydadiriye8729
    @rweydadiriye8729 2 роки тому +795

    Marku la guursade ya dawanayo heesta😂😂

  • @Aliarts77
    @Aliarts77 2 роки тому +156

    Waxaan daawanayaa kadib meherka xariir iyo xataad "nafar kale lama simo najaxdayda" best song😅❤

  • @deqoadan1669
    @deqoadan1669 2 роки тому +473

    😂😂😂 War Cida iga Damyaasay Waa inoo " Nafar kle Lama simo Najaxdayda

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............2008 7 місяців тому +83

    Heestan miraha macaan waa huba ina dib usoo raadin dontid 🤗 Hada iga danbayso fadlan like saar👍🤩🤑😂

  • @shurkiabdi8550
    @shurkiabdi8550 2 роки тому +202

    Jacaylka raga somalida waa sidan
    Allaw raga noo hagaaji sida dalkeenu u burburay ayaynu dhankasta uga burburnay 😭😭😭😭

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 2 роки тому +5

      Aaamiin😭

    • @khadarwadani6289
      @khadarwadani6289 2 роки тому +8

      @@xiinkamedia gabadha mxad ku caysay wax sas u xun mey oran?

    • @khadarwadani6289
      @khadarwadani6289 2 роки тому +17

      @@xiinkamedia ninka raga ah ma ahan Kan dumarka la tirsado qalad hadey gasho xita si wngsn wax logu sheega mise walaga amusa ma ahan adigo ragnimo sheeganayo inad dumar la ficil qaado
      Taas waxey cadeyneysaa'' inaad adiga left qadatay

    • @soomaalisoomaali9027
      @soomaalisoomaali9027 2 роки тому +8

      @@khadarwadani6289 Masha Allah wll adiga cml Aya raga ku jiira oo wanagsan illahy haku xafiido wllkey

    • @halimoa4348
      @halimoa4348 2 роки тому +4

      @@xiinkamedia ada lefty aa duli....go wear a dirac

  • @Emamashour100
    @Emamashour100 2 роки тому +30

    Inta hada heesta so radisay xariir marku guursaday naag kle like😂

  • @sadaamaadan7634
    @sadaamaadan7634 4 роки тому +19

    Xariir Ahmed nin garanaya xaqa xaaskisa nin raga
    Nafarkale Lama simo najaxdayda
    Ubadkay nujisa nadhex yaal
    Wax kale wllhy ISU waara👌👌👌

  • @maryamageelle3178
    @maryamageelle3178 4 роки тому +331

    MCHa AllaH
    Mudane iyo marwadiiz
    💖Ubadaky nuujiza na dhex yaala💕
    Nin garanya kalinta marwadiiza
    Plz liketa iigu deeqa umadu muslimiin

  • @aragsanmohaa6327
    @aragsanmohaa6327 2 роки тому +213

    Nafar kale lama simo Najaxdeyda maxa ka dambeyee😭🥺inti Markey Meherkisa Aragtay so radisay Farta taga😂✌

  • @nastexosaadaq5746
    @nastexosaadaq5746 2 роки тому +128

    like isaar inta marlabaad heesta soo raadisay markuu xariir naag kle guursaday❤️😂😂

  • @qadanapdi2598
    @qadanapdi2598 4 роки тому +835

    Ubadkay nuujisaa
    Na dhexyaala
    Mnshalah nin garanayh
    Qiimaha marwadisa❤🌹

  • @abdicationlyrics679
    @abdicationlyrics679 4 роки тому +161

    Hestan markay 1.5M garto like isaar wll

  • @ashakurali4596
    @ashakurali4596 2 роки тому +51

    Nafar kale lama simo Najaxdayda😂
    Waa mid kamida beenaha faafay😂😂

  • @caliibraahim1353
    @caliibraahim1353 10 місяців тому +21

    ku nasto nikaxedu farax weeyi👍 waxan soo booqday kadib markan helay gabadhan ku hamiyaye wakhti badan imka alx wa xaaskayga aan jclahy wiilna waa iledahy👩‍❤‍💋‍👨

  • @hamdihassan8678
    @hamdihassan8678 4 роки тому +723

    Heesta markey 1malyan gaarto like isaar

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 2 роки тому +94

    Inta marku guursaday soo raadisay like saara 😭😭

  • @daganmomo
    @daganmomo 2 роки тому +17

    Nafarkale Lama simo Najaxdeyda🥺🖤 Qofwalpa Heestan dhagaystay intu guursaday Waa idin salamay

    • @mutazmuhumed1526
      @mutazmuhumed1526 10 місяців тому

      Wanka qadnay 😂wala yabanahy walee

    • @ayanmuhumed3488
      @ayanmuhumed3488 7 місяців тому

      Ka qadnay hestan been aye aheyda😢😂

  • @mrguul
    @mrguul 4 роки тому +383

    Hampalio wllkey Xariir Ahmed Mar dhowba inshallh hees isla soo qaadi rabna

    • @iqroyonka8721
      @iqroyonka8721 4 роки тому +4

      UGBAAD ARAGSAN OFFICIAL mashalah walashay ugbaad alaha kudeesto

    • @ramlaahmed7003
      @ramlaahmed7003 4 роки тому +3

      Ugbaadey run miyaa inaad aroostey ilyaas😂😂😂😂😂oo qamar aad iska furtey

    • @qadracabdi4554
      @qadracabdi4554 4 роки тому +7

      @@ramlaahmed7003 waaa noolasheeda qaaska ah faraha uga qaaad

    • @cabdiraxmaanismaaciil7908
      @cabdiraxmaanismaaciil7908 4 роки тому +1

      Ugaabd aragsan dear sister go forward please hees u soo qaad godka raga burco

    • @nasrimohamed4867
      @nasrimohamed4867 4 роки тому +1

      Manshallh iskuwara abowe qali cadowgina hajabo amiin

  • @fadxiapdilahi524
    @fadxiapdilahi524 4 роки тому +609

    Hdad Single Nimo ku Gadhay 2022 like dhac igu sii ✋🙆‍♂️

  • @sharmaarkecalicabdi5613
    @sharmaarkecalicabdi5613 Рік тому +83

    "Waa nafteyda nis kamida nafsadeedu" I don't get bored of this song even if I listen to it a million times😍
    From Melbourne Australia 🇦🇺

  • @user-qy3fb1yc8x
    @user-qy3fb1yc8x 6 місяців тому +5

    Fananda somliyed waa fananka kaliya ee an katagero walhi fankaguna wuu is mujiyey waxad yhay fananka kaliya ee an tagero nolow intay nolo li jirto xariir axmed❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @Milgo258
    @Milgo258 4 роки тому +231

    Heestis iga maseersisay manta any way inta is qabo is jcl ilahay ha isku daayo💕

  • @ruminahmed1126
    @ruminahmed1126 4 роки тому +97

    Nimca eba iyo nasri nolol weye
    naxarista hadalkeda waa nastexo
    kunastoo nikaxeda farax weeye💟❤

    • @salimahmed2553
      @salimahmed2553 3 роки тому

      Hi

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 2 роки тому +1

      Naag kale ayuu ka raacay

    • @soomaalisoomaali9027
      @soomaalisoomaali9027 2 роки тому

      @@sheekadaDahab haa wlh calosha ii hurtay aniga is Moday niin Somali maxa dhahna wlh

    • @abduali5993
      @abduali5993 2 роки тому

      @@soomaalisoomaali9027 no cimamada mar qura hadaanu sibxanay aad ban oga xunahay waa fududaaday xariir aad waliba lkin inta badan wax dhaca maaha

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 роки тому +37

    Ubadkay nuujisa nadhex yaala..
    Nitaqiyo iyo uma quuro wax nugleeya💖
    Xariir nin rageed Xaaskiisa qalbigeda dhowrin👏👏

  • @manforall1796
    @manforall1796 4 роки тому +26

    Gabdhahanagu waxay uqalmaan saan iyo si kadaran waryaara gabdhaha aan uheesno aan amaano aan waliba uniikino wlhy dumarka aduunka ugu dhabar adag waa kuwa soomaliyed

    • @gabarsomaliyeedgabarsomali5616
      @gabarsomaliyeedgabarsomali5616 3 роки тому

      😂😂noo niikiya he

    • @ayanmohacooker8623
      @ayanmohacooker8623 3 роки тому

      hhhhhhh

    • @nimcosal2359
      @nimcosal2359 3 роки тому

      Ragu isku mid maaha mid midba aqana qiimaha dumarka walal alle hasoo hadeeyo kuwa halaysan ee xasaaska silcinaya iyo ubadkodaba

    • @hodanatazh8331
      @hodanatazh8331 3 роки тому

      .😙😑😙🙂😙

    • @mohammedzulup
      @mohammedzulup 3 роки тому +1

      🌹🌹🌹💕💕💕🌹💕🌹💕🌹💕🌹💕🌹💕🌹🍀🌹💕🌹💕🍀🌹💕🌹💕🍀🌹🌹💕🌹🍀🌹💕🍀🌹💕🍀👑🌹💕🍀🌹💕🍀🌳🌹💕🍀🌰💕🌹Xariir i yomarwadiisa. Najax💕 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @Nick-un8be
    @Nick-un8be 4 роки тому +186

    Ninku markuu naag helo uunbuu wax noqdaa,yaa igu raacay

  • @aminahmed1166
    @aminahmed1166 4 роки тому +131

    Eesh calaa fanaan waar ragow dumarkiina sidan ugu heesa oo u amaana hableheenu amaan bay inaga mudanyihiine❤❤

  • @mohaadeck9030
    @mohaadeck9030 2 роки тому +34

    Intii dawaneysa
    Marku nag kle gursaday like isar🤣

  • @coffeelover8658
    @coffeelover8658 2 роки тому +428

    Who’s here after finding out he married someone else 😭😭😭💔

  • @quruxdiidanood2756
    @quruxdiidanood2756 4 роки тому +134

    Ogaadeen iyo mareexan boqortoyo
    Darood is gursaday waa san cml axx yaa jcl landheere ilaaahay ❤️❤️😍

    • @nimcocali5956
      @nimcocali5956 4 роки тому

      Naa mareexan maaha gabadhi😂😂😂😂

    • @nimcocali5956
      @nimcocali5956 4 роки тому +1

      @@quruxdiidanood2756 kkkkkk😂

    • @nimcocali5956
      @nimcocali5956 4 роки тому

      @@quruxdiidanood2756 may adaa galgalanaya

    • @xabiibulmalayiinkamudug6410
      @xabiibulmalayiinkamudug6410 4 роки тому +1

      Hablaha Cabudwaaq maraykanku muxu citycen uga dhigaa

    • @soumeyasalah5789
      @soumeyasalah5789 4 роки тому +5

      War beenta Nala dhaaf inanta waa Ogaden rer cabdille xariirna waa ogaden rer isaaq mad iska fanaysa ha sheegan inantu wa dhal Ogaden 😏

  • @caanohofficial8813
    @caanohofficial8813 4 роки тому +81

    ماشاءااللة xariir ahmed iyo najah alle ha izkukiin daayoH
    inta kufaraxzan like lazo pop😚

  • @shaymamohamuud3552
    @shaymamohamuud3552 3 роки тому +215

    2021 Inta Jiif Iyo Fadhi Iyo Istaagba Ku daawanaysayaa Like iska saar Sxp Mahadsanidna 😂♥️

  • @afnaandhowrsan9003
    @afnaandhowrsan9003 2 роки тому +32

    Inta markuu naag kale guursadey dib udawadey like iisara😅🙏

  • @ansihaji6665
    @ansihaji6665 4 роки тому +216

    ubadkay nujisay na dhexyala nitaaqo iyo uma qudho wax nugleya😍
    xariir nin dhaqasho leh ❤

  • @ubeytapdinourmohamet663
    @ubeytapdinourmohamet663 4 роки тому +301

    Hadii aad jeceshahy inad single nimada ka paxdo like isaar

  • @aminaguleid4543
    @aminaguleid4543 2 роки тому +8

    Wallhi inantan aad bay uqurux badantahay gabadh degana wey u egtahay sharta alle haka qabto reerka🥰

  • @khadarhapy2439
    @khadarhapy2439 4 роки тому +33

    Sida nooca xuural caynta najax weeye✅ yaasalaam xariir fanaan dhamystiran, cod mcn, hees shidan, lamaane qurux badan, gabadh uqalanta amaanta, xaflad habaysan, asxaab ka giijisay, maasha allaah tabaarakalaah ✅🙏❤

  • @tawasalchannel4823
    @tawasalchannel4823 4 роки тому +838

    Pray for palastiin ilahay ayan kugu dhaarshe hadhaafin adoon uduceyn😞😞😞😞😞

    • @reo9475
      @reo9475 4 роки тому +3

      TAWASAL CHANNEL
      Amin

    • @beerlulaofficial7180
      @beerlulaofficial7180 4 роки тому +6

      Ilahey haka dulqado dhibatada

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 4 роки тому +12

      Aygaba nooma duceyane mxa ducadoda nagu wata

    • @reo9475
      @reo9475 4 роки тому +10

      somali Tv
      Ma niyadooda ayaad ogtahay?
      Adigu marwalb walal waa kugu waajib in aad muslimka uduceyso
      Inaga iyo iyagaba iyo inta kale ee Muslim ka ah ilaahay dhibka haynaga dulqaado

    • @raabiyare3065
      @raabiyare3065 4 роки тому +1

      TAWASAL CHANNEL play maahan wll wa pray 🤣

  • @suleekho232
    @suleekho232 2 роки тому +683

    Anyone watch this because he married another woman.

  • @simansiyad6368
    @simansiyad6368 2 роки тому +14

    Xariir ahmed inta fahansan inuu furay najax like isaara meherkiisa Waa 17 October 2021 xariir Ahmed abaabala yaa ila qosla 😍🤣🤣🤣 nin Aamin ma galo wlhi

  • @LA-rs4ox
    @LA-rs4ox 4 роки тому +13

    Maanta fanaan heesa oo Soomaali ah ninka aan ugu taageeraha badanahay waa Xariir Axmed. Guuleyso Xariiraw, fankaaguna isagaa is muujinaya.🙏

    • @Asaadhadraawi
      @Asaadhadraawi 9 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅😢😢😢😢

  • @ansihaji6665
    @ansihaji6665 4 роки тому +55

    WAXAASA MARWO AH
    Markuu qaday HEESTII fogaantada (mar dhibsaday fagaanta masafada u cudur daray cidladana ka mermeray )ayay soo carartay 😍

    • @omar-farouqabu-muctasim7865
      @omar-farouqabu-muctasim7865 4 роки тому +2

      Kkk ma qof loo baqaa fadhiyi💯 iga qoslidey huuuno🙏👍

    • @ansihaji6665
      @ansihaji6665 4 роки тому +1

      omar-farouq Abu-Muctasim 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @omar-farouqabu-muctasim7865
      @omar-farouqabu-muctasim7865 4 роки тому +1

      @@ansihaji6665 lagteyda huuno sharaf...waxna i xinqunaye bal qajibook hi iga soo dheh isla ciwankan😍😍🤣🤣💞😇🙏

    • @ansihaji6665
      @ansihaji6665 4 роки тому

      omar-farouq Abu-Muctasim fb ma isticmalo

    • @samirgrd9294
      @samirgrd9294 4 роки тому

      Oo xagay kajirtay markii hore

  • @maxamedcaalin2817
    @maxamedcaalin2817 2 роки тому +158

    I don't believe what is called "love" after this situation😭
    cause he said us l can't compare anyone to my wife but now he got married another woman 😥😥😥

    • @coffeelover8658
      @coffeelover8658 2 роки тому +6

      Exactly. Uff 😭

    • @umaymaaxmed182
      @umaymaaxmed182 2 роки тому

      🤣🤣😂😂

    • @umaymaaxmed182
      @umaymaaxmed182 2 роки тому +1

      Wax walba waa qadar alle

    • @umaymaaxmed182
      @umaymaaxmed182 2 роки тому +1

      Naag walba in taan lala guursan iyadu haw guuriso ninkeda because wakhtigaa saa iska noqday faarax dacadaba majiro kuli waa khaa imiin

    • @abdiali2166
      @abdiali2166 2 роки тому +1

      To re marry is sunaah

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 2 роки тому +9

    Naa dumaroow Mxaa Xala 😭😭😂💍
    Nafar kle lama Zimo NaJaxdiiza 😭😭😂

  • @ugaaskagabdhisaa7954
    @ugaaskagabdhisaa7954 4 роки тому +123

    walahi qalbigan idinkaga duceya
    xarir ahmed
    suldan serar dhaman wilasha xaaskoda kufano rabi haidin dhwro isku wara waligin

  • @amaliina7378
    @amaliina7378 4 роки тому +165

    Ogaadeen Romantic u daa ninkeyga riiskiisa 😍😍😍🥰🥰🥰

    • @Faraxsanfaceedkaroon
      @Faraxsanfaceedkaroon 4 роки тому +9

      Amaliina allaha kuu dhaafo ninkaaga hno dumaashigaa igu sooo xir 😉
      Xabad yaro ogaadeen ayan rabay😍😍

    • @omar-farouqabu-muctasim7865
      @omar-farouqabu-muctasim7865 4 роки тому +1

      @@Faraxsanfaceedkaroon kkk waa iga qoslisey dee huuuno😍...dumashideyna Allah noo daayo💯🙏👍

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 4 роки тому +1

      Dumo❤

    • @poakdacad2230
      @poakdacad2230 4 роки тому +1

      Amaliina ❤️❤️❤️

    • @lindaadam6139
      @lindaadam6139 4 роки тому +2

      Ma naga hubtaa ogaden waaxa ba lagu xantaa dumarkaa inay dilan ee hhhhh intasna waa kaftan

  • @lindaadam6139
    @lindaadam6139 4 роки тому +19

    Marexan daad kii ebe iga berey gabdhoo quruxbadhan manshallah beautiful couple😍

  • @abdifatahabdullahi4583
    @abdifatahabdullahi4583 2 роки тому +130

    This song has powerful words and u should have kept ur words and she is beautiful 🤦🏽‍♂️

  • @amrandahir5430
    @amrandahir5430 4 роки тому +86

    Yaa yiri Ogaden jeceyl ma Yaqaano 😁♥️😍🔥💯👏👏👏 Xariir Dmshideen we Shidan Tahay Qarso 💯♥️

  • @mohamuddubowahmed2744
    @mohamuddubowahmed2744 4 роки тому +156

    Inta iskabula eeh oo jiif kudawaneysa Like sosara..ilahay intaas saan nosoodama

  • @yaslamissa7000
    @yaslamissa7000 2 роки тому +18

    She’s beautiful somali girl and hariir Ahmed is the luckiest man in the world……. Congrats and of course congratulation both of you……. “Happy love ❤️ means happy life”

  • @user-qy3fb1yc8x
    @user-qy3fb1yc8x 6 місяців тому +2

    Mashalah walky xariir ❤❤❤❤ walee habenakayga igu farxda badani waleee xariir ayaa kajasaya wana balan inuu kasoo qaybgalayo aroskayga❤❤❤❤❤❤❤😊😊

  • @saabiriinabthirahman7498
    @saabiriinabthirahman7498 4 роки тому +56

    Allow nasii nin sida no jecel o no ixtiramaya o qimahayaga garanaya insha alh😢
    Isku waara lamaane an jeclahY
    isha cadowgu iniga dadan❤💕

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 4 роки тому +423

    20 November 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😂❤❤inaba caadi ma aha heesta

  • @sumeyamohamed3928
    @sumeyamohamed3928 3 роки тому +53

    Xariir Ahmed I'll never stop loving ur songs 😩🥺

  • @abdirahmaanabdilaahi8267
    @abdirahmaanabdilaahi8267 2 роки тому +5

    Nafar kle lama simo najaxleyda beenti o qof ah xariir 🤣😁🔥🔥

  • @shukriabdullahi7636
    @shukriabdullahi7636 4 роки тому +213

    Wilisha ogaadeen waba romantic wlh😭😋😍

    • @akramyare5444
      @akramyare5444 4 роки тому +5

      Shukri Abdullahi hhhh Sheeqsl copy aye kaso qadin daysx dalnurshi iyo feysal muniir

    • @farhiyadahir7260
      @farhiyadahir7260 4 роки тому +3

      Akram yare cadhi iskadig sxbow suldan yawaye

    • @quruxsan70
      @quruxsan70 4 роки тому +19

      akram yare maaseer miyaaa adeeer sheko suldankaaa geskaaa Yawaye ogahoreyay iskahadleee romantic wa dhalasho jacelkodaaa xafladodaaa xishod iyo Xaya ayaa kujiraaa nagtodaaa fagarahahaaa kuma dadagaan kumanaa duqaan asal dhalgobeed waligiiin dhaqankiiinaa xishodkaa hakatagiiiin dhalgobeeed wil og 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋

    • @hanaxariir7768
      @hanaxariir7768 4 роки тому +3

      Mansha allah lamanaha qarniga xariir iyo najax xariir iigeeyaa

    • @alsafood4244
      @alsafood4244 4 роки тому +2

      Shukri Abdullahi hhhh

  • @ajboy9738
    @ajboy9738 4 роки тому +52

    🥰❣Waxaasa Marwa ah😋
    marku qaade heesti (adne meel fog iga aaday anna doone muqaag) ayay so cararte😭🤦‍♂️❣M.a famliy😘

  • @abdiqafaaribraahiim2108
    @abdiqafaaribraahiim2108 7 днів тому +1

    25 Millions awoowe like isaar iskana bax waan duqowee aniga 😢😢

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 2 роки тому +15

    😂Najax deyda maxaa ka dambeyy💔😂 Remember Faarax lugo pasto😎😂✌️

    • @malyunduale6837
      @malyunduale6837 2 роки тому +1

      🤣🤣🤣🤣 wadno xanuna ka dambeyey sorry 😢 najax

    • @Abdisadik28774
      @Abdisadik28774 2 роки тому

      Kkkkkkkkkk maba so galisay walen dumar so ma ahan

    • @mawlidrashid4057
      @mawlidrashid4057 Рік тому

      Uducee ninka ilaahay ayaa 4 ubaneeyay

    • @FalastiinCabduqaadir-rk8km
      @FalastiinCabduqaadir-rk8km 4 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @moshababdikherofficial5583
    @moshababdikherofficial5583 4 роки тому +141

    Wilisha Ogaden was romantic maistiri walal😘 Inta igu raasan like dac igu sii walal

    • @tonijoshua9807
      @tonijoshua9807 4 роки тому +1

      moshab abdikher official 🟢🔵🔴❤️🇸🇴

    • @abdinaasirmohamud8207
      @abdinaasirmohamud8207 4 роки тому +3

      Qabyalad aykudishey hessta snafu wanjacelnahy Linda Ogden manihina magarateey nagadhaf qabyalada warya

    • @moshababdikherofficial5583
      @moshababdikherofficial5583 4 роки тому +1

      Abdi naasir Mohamud aniga hata ogaden maaihi walal l🙏 runta lee kahadle

    • @fadumohaydarbvg7079
      @fadumohaydarbvg7079 4 роки тому

      Yes ni kweli

    • @somalidhalad3007
      @somalidhalad3007 4 роки тому

      @@abdinaasirmohamud8207 Adiga maxa oogudidisa fikirkisa ka hadley

  • @faraxfaruuxa5256
    @faraxfaruuxa5256 4 роки тому +119

    Wiilasha Daarood Waa Romantic ❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏

  • @hodosaeed9157
    @hodosaeed9157 3 роки тому +5

    Manshalh hees taan waan jeclhy walhi Alle qof qimahayga garanay haa ii siyo 😍😍🥰🥰

  • @somalia2730
    @somalia2730 2 роки тому +2

    Ma ceeb noqotaya Ina xaas kale la guursado sxb halkaas hore ugu soco ninka naaga walba hees buu qaaday kadibna waa guursanayaa

  • @linaqueeny65
    @linaqueeny65 4 роки тому +59

    Xarir wan jeclahay his my fav fanan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑👑 lkn walashay iga gursaday congratulations sis najax ❤️❤️❤️

  • @daahiryareofficial2414
    @daahiryareofficial2414 4 роки тому +11

    Maansha allh qoys qurux badan Xariir ahmed abdulahi iyo dumaashiday najax Guuleysta Idamka Alle✋

  • @anabawale5804
    @anabawale5804 2 роки тому +32

    Yaa ila dawanaya hada 😂

  • @Fearles575
    @Fearles575 4 роки тому +15

    4 luqad aan kuhadla waligeey ma arag somali sideey dumarka ugu amanan heesaha dad lamida

  • @sankahaaji9698
    @sankahaaji9698 4 роки тому +9

    Wlh heestan favrite kayga noqtay hees wa kudhamatay allah ya cizak 🙋🏻‍♂️🤞🏼

  • @amanshaallahrabihaiskukiin6709
    @amanshaallahrabihaiskukiin6709 4 роки тому +32

    Mansha allah inanka marda u hajiyay qof ficn weye inkasto habluhu inay u hajiyan ficnayd wwwww isku wara lamanaha qarniga 💕💕💕💕💕💕👏👏👏👏

    • @aymanmohamud2867
      @aymanmohamud2867 4 роки тому +3

      Only bini adanimada ayaa shey qali ah kuma xirna rag ama dumar inkastoo rag u yahay o looga habona lkn still xamasada qaday soma aha

    • @mohamedxashi3017
      @mohamedxashi3017 4 роки тому

      ua-cam.com/video/Aa-znLENigU/v-deo.html subscribe wll codsi 🙏🙏

    • @safiyalucky7893
      @safiyalucky7893 4 роки тому

      Hablaha ku fiicna lkn reer jigjiga waa badow

    • @marioyaska5609
      @marioyaska5609 4 роки тому

      niyadaan iska iri wa inan wanaagsan

  • @yassy.02
    @yassy.02 4 роки тому +3

    Nin xariir axmed oo kale ah hadaan iska heli lahaa koley isaga heeli maye😌😌😌

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 4 роки тому +1

      Rag isag oo kale ah kaba si wangzan wll way jiran ee ilahay calaf hakaga dhigo inzhalH 💯❤✊

    • @yassy.02
      @yassy.02 4 роки тому

      @@donciiltrehjr1488 ooh thanks walalo 😊😊

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 4 роки тому +1

      @@yassy.02 waa laysku leyhy ina hooyooy 💯❤✊

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 роки тому +3

    Najax dumashi waan ku jecalahay marwalba xariir xayaat iyo najax barakooba idam ale ❤

  • @abdisamedmohamedali4881
    @abdisamedmohamedali4881 4 роки тому +13

    Ragga jcylka dumarka udhigay OG reer adeerky ♥️ nafa kale lama simo naxajdyda ubadky nuujisa nadhexyala 👍

  • @azmishhapdirahman6461
    @azmishhapdirahman6461 4 роки тому +15

    Kusoo dhawoow dumashi najaxeey boqortooyo rag iyo dumarba ku wada jecel 🙏👑
    isku waara huuno xariiroow❣❣

  • @halimasacdia5156
    @halimasacdia5156 2 роки тому +11

    Xariiirw nio heesti dhaga hadl beyba noqotaye😂only ciyal tiktok le fahmi kro nafr kle lama simo njaxdeyda😍

  • @maryanaadan2854
    @maryanaadan2854 3 роки тому +3

    Inta Kiin jaamac iyo xariiir iney isku heystaa soo aragtay ,heestaana soo xasuusatay like ta dhac❣

  • @mohamedomar9554
    @mohamedomar9554 4 роки тому +8

    Aryaa qalbiga ii xanoonoye heestaan cadi mahan❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zakariagamadid9395
    @zakariagamadid9395 4 роки тому +111

    🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 wax kale aan isla gaadhne haday somali nimo idinku jirto 1k like ayan idinka baahnahay

  • @farhiaahmed8381
    @farhiaahmed8381 7 місяців тому +3

    2024 dhagaysan doona iso raaca ❤

  • @farxiyomaxaed9742
    @farxiyomaxaed9742 2 роки тому +2

    Marku nag labad guursaday kadib inta daawaneysa is muujiya☝☝☝.

  • @abdimalikdeq8840
    @abdimalikdeq8840 4 роки тому +199

    Hadad rajeyneso sanadka soo socda inaad single ka baxdo Like wac kusii 😂

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 4 роки тому +66

    Maasha allaah ,
    Najax gabar qurxoon oo dagan 😍
    Xariir wiil edab iyo daganan alle isiyay😍
    Alle ha isku kiin barakeeyo jacaylkinana haka dhigo mid aan dhaman,
    (KOWO HORE UGU FASHILMAY JACAYLKODA ALLE IDINKUMA DARO🤲

  • @ArMaanXz
    @ArMaanXz 2 роки тому +6

    Intii Najax Taagersan Garab aan u muujino Wlashena👍👍

  • @niciimaidiris2797
    @niciimaidiris2797 Рік тому +1

    Xariir ahmed waxad ahayd nin garanaya qiimaha ayledahay xaaskisuye maxa dhacay liph wacadi 4 ayu ilahay kuu banaeyay lakin najax ilaali xarir ahmed waku wataa fanka kuubaahan♥️♥️♥️♥️👏👏👏👏

  • @ahmedthiago5438
    @ahmedthiago5438 4 роки тому +79

    qof kii qaLbi Leh ayaa daremi kara hees tan we Love ❤️ You dadka is JeceL noLaada

  • @nuurjeenyochannel1979
    @nuurjeenyochannel1979 4 роки тому +8

    Sida nuuca xuural ceynta anfac weeye nimco eebe nasri iyo nolol weeye nalka weeye dhayaheygu nuurka siiya naxariista hadalkedu waa nasteexo ku nastoo barashadeeda farax weeye❤❤

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +2

    Ubadkay nuujisaa nadhex yaala..
    Nitaqiyo iyo uma quuro wax nugleeya❤️ Ereyo mugweyn😊

  • @iqrajimcaale823
    @iqrajimcaale823 2 роки тому +3

    😥😥😥😥Ani qof hestan cml ii Qadan Rabaa Hadii kle Gabarnimada ku dhiman😍😍Waa naftisa NIS kamida nafsadedu🤗🤗

    • @deeqmediapro574
      @deeqmediapro574 2 роки тому

      Oo markaas kula guursada soomaaha sida xariir oo kale

    • @iqrajimcaale823
      @iqrajimcaale823 2 роки тому

      @@deeqmediapro574 😅iyaah Maya maya wanka baxay Becas Kula Gursado Aa,

  • @realwaryaaa7929
    @realwaryaaa7929 4 роки тому +28

    Heesta Hooyoyinka ♥️ Dumarka Waxbdn bey hayan Hala cizeyo❤️

  • @b_z_b.7
    @b_z_b.7 4 роки тому +1069

    Haduu muqaalka kusoo gaaray ood'na single tahay
    Cafi walaalkaa malmalkana badso 🤣🤣

    • @bushronuur5064
      @bushronuur5064 4 роки тому +9

      Hhhhhh magamaada xishooon

    • @khaledjapo1686
      @khaledjapo1686 4 роки тому +20

      Abti wali ilamerayso ayan Ku jiraa Alle ha no sahle inta single Ka ah ilamerayso ✈️✈️✈️

    • @mustafeibr1040
      @mustafeibr1040 4 роки тому +2

      Nacl kawase wad ilgadhay 😂😂

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 4 роки тому +1

      Malmalka dan ay nooga shidnaahee 😂😂😭😭

    • @ironlady9986
      @ironlady9986 4 роки тому +5

      Single ka si looma gelin sandka mnta.. 😂😂😂

  • @Bellaa309
    @Bellaa309 2 роки тому +4

    Xariiiiir taageero badan bu iska qasaariyay 😡💔no more trust for men 2021, ncala la naago badan tihin ,midka istiraa wuu ugu ron yahay baaba ugu daran 💔 srrrrrrry najax👸🏻

  • @Kaaba904
    @Kaaba904 2 роки тому +126

    She shouldn't have trusted a singer in the first place.

    • @abdallahussein9174
      @abdallahussein9174 2 роки тому +3

      Lmao

    • @yasminequeen5250
      @yasminequeen5250 2 роки тому +1

      lol 😂

    • @shaxshax7836
      @shaxshax7836 2 роки тому +6

      Dont trust MAN play ur part and do U

    • @halimoa4348
      @halimoa4348 2 роки тому +4

      It was destiny. But, he looked so innocent lol

    • @abdibasidosman2017
      @abdibasidosman2017 2 роки тому

      Marrying second wife is normal and when you marry another wife doesn't mean that u have abandoned ur first wife

  • @juweriaaqoonjecel7946
    @juweriaaqoonjecel7946 4 роки тому +15

    Lamanaha jigjiga ugu shidan xariir najax dheman ani waan inigu haystaa 💙

  • @ilhanali7907
    @ilhanali7907 4 роки тому +30

    Xariir ahmed love u wlhi fanaan iyo badh😭❤️❤️❤️❤️ naagtan nasib badana codkaas bay malin wlba maqasha

  • @GORGORCHANNEL-xj8tx
    @GORGORCHANNEL-xj8tx 5 місяців тому +1

    4 sano ayan u dageesti malinti so baxday cml 2024 hada dagesatay like 👍

  • @raxmoshakaal589
    @raxmoshakaal589 3 роки тому +4

    Wwwww m.a huno xariiiir cade allha kudaysto rerkaga farxad kunolada abid 💚♥️💞♥️💞♥️💞💜💯💜💯💜♥️💋♥️💋💋♥️

  • @ilwaad6411
    @ilwaad6411 4 роки тому +7

    Mareexaan iyo ogaadeen isguursaday eshcalaa gobtii darood ismaaciil😘😘

  • @shaficiibnugeo3716
    @shaficiibnugeo3716 4 роки тому +46

    Inta ila arkaysa Al Fanan Cabdi Fanax Like Ii Dhaaf