ABDIJIBAR GACALIYE - WALALKAY DHABOOW - AROOSKII CALI ZAKI & JUWEERIYA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024
  • Arooskii Cali Zaki & Juweeriya
    Ereyada Baashe Bogaye
    Laxankii Abdijibar gacaliye
    Music Cadceed
    Camera Team Waqal
    Editing Khadar Waqal
    Afro Waqal furinle Pro

КОМЕНТАРІ • 297

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 2 місяці тому +19

    Hambalyo cali iyo Juwayriya. Mashaa Alaah Allah ha isku kiin daayo . Sidaad usku jeceshihiin Samaali oo dhan baa u khushucday. Walaalo jira oo jooga. Xasadka Allah ha idinka fogeeyo. 🎉🎉🎉

  • @ItsMe-xj8qm
    @ItsMe-xj8qm 2 місяці тому +41

    Sadexdan (hibaaq ,cali ,cabdijibaar) body language-kooda ayaa cadaynaya in aanay dadka hortooda ku matalayn dad is jecel ee ay si dhaba isu jecel yihiin ilaahow isu ilaaali ❤️😌

    • @shamsoibrahim4431
      @shamsoibrahim4431 2 місяці тому +2

      wa runta wll at the same time body language-koda waxu shegaya inu cad maqan yahay.

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 2 місяці тому +1

      Amiiiiiin ya rabi 🤲🏽

    • @hamdaali-n9u
      @hamdaali-n9u 2 місяці тому

      machall❤❤❤

  • @asmaabdi1460
    @asmaabdi1460 2 місяці тому +24

    Wan ilmeyay wlhi qofki qalbi lehba Waa dareemi karaa 😢

  • @kaýsesuĺayman
    @kaýsesuĺayman 2 місяці тому +22

    wllhi ninkani waa gob cabdijibaar gacaliye

  • @cabdigamer8031
    @cabdigamer8031 2 місяці тому +8

    C/jibaar gacaliye nin wayn ❤ hees qiiro leh ayuu qaaday waa ilemayay😢😢

  • @munahayir8736
    @munahayir8736 2 місяці тому +6

    Walaalnimadu wada dhalasho uun maaha!😢❤

  • @nimcohassan7268
    @nimcohassan7268 2 місяці тому +4

    Hees kle walaalnimo na so baxdey dadkani heesaha walaalnimada na bareen ❤illahay ha isku kiin daayo

  • @HamdiaRashad-d8v
    @HamdiaRashad-d8v 2 місяці тому +21

    Walaalo badan wan la dhashay lkn waxa walaal iyo wehel ba ii ah mid aan waalidkay dhalin 😢😢
    🤍walaal wehel buuxa wad tahay walhi malin kasto noloshyda ah wan ku duceeya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 2 місяці тому +2

    Oh ♥️☺️Hambalyo congratulations lamaanahaygii💓 wll ALI ABDIRAHMAN ABDILAAHI & Dumo JUWEERIYA💖 noqda reerkii lagu nastee lgu nagaado inshaallaah 🥳🥳❤❤💞♥️

  • @umalkhayrsheikh3937
    @umalkhayrsheikh3937 2 місяці тому +19

    Ala qalbiga ixanuunay 😢😢

  • @ZhupeecAbdiyare
    @ZhupeecAbdiyare 2 місяці тому +9

    Intii qiroty ismujiya❤

  • @MaslaxSuldan-hf9wl
    @MaslaxSuldan-hf9wl 2 місяці тому +4

    Axyaa wllnimo niinki garanaya garan 🙏

  • @BarwaaqoMaxamed-i5m
    @BarwaaqoMaxamed-i5m 2 місяці тому +4

    Maxamed waxa uu ku buxinaya boos ki saalax sausage Ali Zaki hanbalyo hanpalyo ❤❤❤❤❤

  • @AnasAliSaed
    @AnasAliSaed 2 місяці тому +4

    Walalnimo qimaheda midkii waafi ii baro dharaaraha aan walwalo midka iga weecaye dareema waxan qabo dhibtiyo waqtiyada adag walal kaan u weheshado hadanan warkisa maqal midkan walbaharayow walalkey ila dhashow agtayda waxa ku wayn walal farxadada oo darenkeyguna walle waxan ku cabiro runtii walal cawa maba haye ku waar wacnan aduun walal waxa tahay ruux gobo dadnimo wada koobsate intaad nooshahay wehelka lagu so hirtiyo walal qaran buuxo noqo

  • @HamdaOlaad-t5z
    @HamdaOlaad-t5z 2 місяці тому +2

    Walhi si dhaban u ilmayey reer ayeeyaday reerka qudhee aan naxriista walalnimo ka bartay jiroo jooga waligiin

  • @SacdiyoNuur-v7n
    @SacdiyoNuur-v7n 2 місяці тому +4

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @degahashi8295
    @degahashi8295 2 місяці тому +2

    Hambalyo walasheen juwaariya iyo dumashigeen Ali zaki❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedAwad-o9m
    @AhmedAwad-o9m 2 місяці тому +3

    Abdijibar legged nollow. Brother ❤

    • @Hurdaaye24
      @Hurdaaye24 2 місяці тому

      Wllciyaaraha ayaan ka hadlaa igu soo biir xitaa hadaadan ciyaaraha xiiseynin iskaga key camir lee sabiskaraaybta ii taabo

  • @NajahaIbrahimi
    @NajahaIbrahimi 2 місяці тому +2

    Habalyo habalyo walalo Ali zaki iyo Dumo jaweeriya walalnimo ha warto❤🎉

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 місяці тому +3

    Cali zakiyow jooji isku dhajinta hibaaq gabadhaadiii ayaa ku garab taaagan

  • @Mahamed-yv1kr
    @Mahamed-yv1kr 2 місяці тому +2

    Habaliyo aruska wllo habaliyo jabuti ka timi Iga guidon ❤❤isku warara

    • @Saakir-tr8um
      @Saakir-tr8um 2 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdimalikyarisow9340
    @abdimalikyarisow9340 2 місяці тому +3

    ABDIJABAAROWW WAAD IIQARSANED LAXAN+COD
    HAMBALYO ZAKIYOW IYO DUMASHI JUWEERIYO

  • @AyouchMh
    @AyouchMh 2 місяці тому +1

    Hambalyo wllk cali Zaki iyo juwayriya machallah Mabrouk 💚🤍❤️😘😭😭😘😘😘

  • @filzancalasow
    @filzancalasow 2 місяці тому +4

    Wllhi waan ilmeeyay 😢

  • @FaadumoCadaawe-c4e
    @FaadumoCadaawe-c4e Місяць тому +1

    Maasha Allah hambalyo hambalyo Cali zaki Dumaashi 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 2 місяці тому +2

    Qalbiga ayan kadaremii wlhi 😢😢

  • @abdifataxadanxuseen9722
    @abdifataxadanxuseen9722 2 місяці тому +2

    Hampalyo Hampalyo Hampalyo ❤abti mcn allow ka dhig mid lagu dago❤❤❤❤

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 2 місяці тому +1

    Ilahayow isku saa 3das wll fankana ka madoobe😢❤🤲🙏

  • @CabdiRisaaq-ky5fe
    @CabdiRisaaq-ky5fe 2 місяці тому

    Wllhi wan ilmeeyey ilaahow isku barakey 3doodaba isha cadowga alalh idinka qabto😢😢😢🎉😊

  • @mohommedbulshaawi6979
    @mohommedbulshaawi6979 2 місяці тому +2

    Waan qiiroodey😢😢😢❤walalnimo ❤❤😢😢

  • @MustapheAbdi-n9y
    @MustapheAbdi-n9y 2 місяці тому +4

    Ummadan wada oooyeysa anna makudara😢

  • @sahradagan
    @sahradagan 2 місяці тому +1

    Ax wllnomo wacanaa allow wll saa ijecel isiii❤

  • @muukakhalidmuukakhlid6371
    @muukakhalidmuukakhlid6371 2 місяці тому +2

    Hambalyo alow isha ka dhawr qosykaa cusub😢❤

  • @yacmale
    @yacmale 2 місяці тому

    Intii dhagaysatay heestii mubarik octobar🫡

  • @ahmedibrahim5845
    @ahmedibrahim5845 2 місяці тому +3

    Wow wow. Beautiful

  • @suhuurinaabdirahma9732
    @suhuurinaabdirahma9732 2 місяці тому +4

    Walalimo 😢😢 ilahay ha adkeeyo walal nimadina😢

  • @mariaaden7603
    @mariaaden7603 2 місяці тому +3

    Ax walalo ila dhashay sida ima jecla saxiibna ma lihi caruurtayda Mooye cidkale ma lihi😢😢😢😢😢

    • @xayiraiyoxoodmidia5326
      @xayiraiyoxoodmidia5326 Місяць тому +1

      Wlhy anigaa kula mid ah aabahay wuxuu dhalay 12 HALKA HOOYADAY ALLE HA U NAXARISTEE KALIGAY II DHASHAY AABAHAY GOONI ISAARAN SABABTUNA WAA INAY HOOYO GOONI AH. IDHASHAY OO ANAN ISKU HOOYO AHAYN

  • @NazimaEgehe
    @NazimaEgehe 2 місяці тому

    Waan islkiin heclhay wlaaal❤❤❤❤

  • @xaliimocabdisalaam6792
    @xaliimocabdisalaam6792 2 місяці тому +1

    Oooooov waxn hees wydhaafty❤

  • @FaaizaAbdullah
    @FaaizaAbdullah Місяць тому

    😢❤❤ he's walhi waax daremi kara qof ki arkay naxarista walatinmo allow ida walllahy qoralkan waxn so qoraya 2024 _20 August malin talada ah qoralkyga waxan so egi dona mar kle ❤😢 😢❤

  • @halimaabdullahi9651
    @halimaabdullahi9651 2 місяці тому +2

    Hambalyo Hambalyo wallkey qali iyo walashey ❤❤❤🎉

  • @FoosiyaHassan-qt7xn
    @FoosiyaHassan-qt7xn 2 місяці тому +4

    Walal wall walal😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤

    • @Hurdaaye24
      @Hurdaaye24 2 місяці тому

      Abayo ciyaaraha ayaan ka hadlaa igu soo biir xitaa hadaadan ciyaaraha xiiseynin iskaga key camir lee sabiskaraaybta ii taabo wll😂

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 2 місяці тому +8

    Allow iskudaa saddexdan walaal

  • @AbdezemedLyrics
    @AbdezemedLyrics 2 місяці тому +1

    Dad qaaliaya allaha idin dhawro dhmn❤🎉

  • @ComebackCr7
    @ComebackCr7 Місяць тому +1

    Heestu qalbigey itaapay wlhi 😢

  • @XamdaMaxamed-e1v
    @XamdaMaxamed-e1v 2 місяці тому +2

    Habalyo ali inader 🎉🎉🎉

  • @KadraSheikhsiyad
    @KadraSheikhsiyad 2 місяці тому +3

    Masnlh aallha hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo

  • @SakariyeCwahaab
    @SakariyeCwahaab 2 місяці тому

    Haplyo haplyo wllo isku wara inshala wllhi cawa farxdyda lamso kopi karo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AminaIbrahim-n6u
    @AminaIbrahim-n6u 2 місяці тому +1

    Hambalyo hambalyo🥰🥰 hambalyo hambalyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @KhadarQanciye
    @KhadarQanciye 2 місяці тому +1

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo wllky ali saki

  • @ShukriAsadjiirow
    @ShukriAsadjiirow 2 місяці тому +1

    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo Ali zaki iyo dumashideena isku waara l.a cabdijabaar wll qalpi wanagsan 💯💯💯💯💯👑👑🫀

  • @Fadumodheeman-c9r
    @Fadumodheeman-c9r 2 місяці тому

    Hampalyo walakey ali zaki 😊

  • @aabahajclka1996
    @aabahajclka1996 2 місяці тому +1

    Hmplyo Hmplyo Hmplyo wll Ali zaki iyo walashey juweeriya ina adertey farxad ii guwaara

  • @IfraahAbdiHasan
    @IfraahAbdiHasan 2 місяці тому +1

    Hanbalyo hanbalyo Bata oo barakooba

  • @marianaliabdi5938
    @marianaliabdi5938 2 місяці тому +1

    Masha Allah illahay ha isku kiin dayo 😢😢😢

  • @roganerogane2019
    @roganerogane2019 2 місяці тому +1

    HANBALYO HABALYO kun jeer HANBALYO ❤❤❤

  • @NajmoClraxman
    @NajmoClraxman 2 місяці тому +1

    Mansha allah hambalyo hambalyo

  • @MaxamedXarbi-nb9bl
    @MaxamedXarbi-nb9bl 2 місяці тому

    Got ka fanka❤❤

  • @maryan953
    @maryan953 2 місяці тому +3

    Asc wax an hay Mama somaliyed wxn taageraya walaalnimada

  • @MudanXuseen
    @MudanXuseen 2 місяці тому +2

    Hambalyo hambalyo🎉🎉

  • @samiyaaxmed-bs7wm
    @samiyaaxmed-bs7wm 2 місяці тому +1

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo farxad ku nolow isku wara abid ku layista❤❤❤

  • @kingof683
    @kingof683 2 місяці тому +1

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo ❤❤❤🎉🎉🎉🎉💋💋💋💋👏👏👏👏👏👏

  • @ShugriFaarax-bv6lu
    @ShugriFaarax-bv6lu 2 місяці тому

    ❤❤❤❤hanbalyo calizaki jaweriya ilahay askidayo❤❤❤❤❤❤

  • @MushtaqBashir-zx6yr
    @MushtaqBashir-zx6yr 2 місяці тому

    Wllhivwllnimadu wada dhalasho uun Maha wan ilmeyay wllhi❤

  • @Nimcocabdi-c5o
    @Nimcocabdi-c5o 2 місяці тому

    ❤❤ Cali zaki hambalyo

  • @Shamsayid
    @Shamsayid Місяць тому

    Wow wallal qaran buuxa naqo😢❤

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame 2 місяці тому +2

    Wabu nagag ohin gadhay wlhi
    Ilma isku so ka tagaysa qiirada aah huwantahay heestani
    Hanbalyo cali iyo dmo

  • @SaynabXasan-ro3tu
    @SaynabXasan-ro3tu 2 місяці тому +2

    Walalljimadu waa qali

  • @HiboNura-n5e
    @HiboNura-n5e 2 місяці тому +2

    Mashallah wallal guulayso

  • @DuniishaHassan
    @DuniishaHassan 2 місяці тому +1

    Hambalyo hambalyo walkyga Ali saki❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

    • @Hurdaaye24
      @Hurdaaye24 2 місяці тому

      Abayo ciyaaraha ayaan ka hadlaa igu soo biir xitaa hadaadan ciyaaraha xiiseynin iskaga key camir lee sabiskaraaybta ii taabo wll

  • @MaxamadBarkhad-q7d
    @MaxamadBarkhad-q7d 4 дні тому

    Hambalyo hambalyo isku waara

  • @Jamalwarsame
    @Jamalwarsame 2 місяці тому +1

    Eyy wllnimo🙏🏽

  • @AnasXuseen-c3v
    @AnasXuseen-c3v 2 місяці тому

    Atty boqorka codka ❤

  • @CawaleXasan-b5m
    @CawaleXasan-b5m 2 місяці тому

    zakibillecumarrooble aroos wacan lipaax❤

  • @AbdiHoussein-f7b
    @AbdiHoussein-f7b 2 місяці тому +2

    MashaAllah hambalyo

  • @KiikoJr123
    @KiikoJr123 2 місяці тому +1

    hambalyo wll ali adiga iyo marwadaaduba ❤❤

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg 2 місяці тому +1

    Mash.allah.habalyo.habalyo.ali.zaki.iyomarwodiisa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XamdaDayib-e8w
    @XamdaDayib-e8w 2 місяці тому +1

    Isku wara wlllaha❤😢

  • @ChoukriYacine
    @ChoukriYacine 2 місяці тому +1

    Hambyo walakay Ali zaki❤

  • @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe
    @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe 2 місяці тому

    Ala yaa ciska. Wlalkan waheshaDow 😓🫀💋❤️

  • @XaawoJamac-k3t
    @XaawoJamac-k3t 2 місяці тому

    Walalnimo waa sharaaf ❤❤

  • @KhadraMuuse-t1w
    @KhadraMuuse-t1w 2 місяці тому +1

    Guulaaystayaasha ❤❤❤

  • @mikilaziiz5986
    @mikilaziiz5986 2 місяці тому

    Hnplyo🎉 Cali zaki hn mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rahimamohamet4106
    @rahimamohamet4106 2 місяці тому +1

    Wllhi wltinimadu waa qli inyer oo dadka ka mid ah uun fahanta wan qiirodyba😢

  • @inacawil4092
    @inacawil4092 2 місяці тому +1

    Wallka waa qofka gushada ku fana😢

  • @nadwasaciid8334
    @nadwasaciid8334 2 місяці тому +10

    Allow isu daaaa😢😢😢😢😢

  • @AmiinHusen-kf3md
    @AmiinHusen-kf3md 2 місяці тому +1

    Masha Allh. Alhikadyo

  • @FaraxKhadar-bk6gp
    @FaraxKhadar-bk6gp 2 місяці тому +1

    Alle haiskukiin daayo❤

  • @lakiboy3586
    @lakiboy3586 2 місяці тому +1

    Cabdajabir laxanka asa sarty hesta
    Mohamed mame asa sarty hesta laxanka
    Goat 🐐 ka fanka asaga sarty😂

  • @HamdaBaashe-h2s
    @HamdaBaashe-h2s 2 місяці тому +1

    Ax wll qaran buuxa noqo😢😢😢😊

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 2 місяці тому +2

    Congratulation wllo❤❤❤❤

  • @JimcaleCumar-k6q
    @JimcaleCumar-k6q 10 днів тому

    Habalyo wll cali zaki ❤❤❤❤

  • @zaaraahmed3468
    @zaaraahmed3468 2 місяці тому +2

    Illaahow isu kiin daaa abid

  • @ApdiraHmaaN_ALi
    @ApdiraHmaaN_ALi 2 місяці тому +2

    ALi Zaki Congurulation❤😊

  • @XasanManeno
    @XasanManeno 2 місяці тому +1

    Xambaliyo Xambaliyo Xambaliyo ❤❤❤🥰🥰💯👬

  • @CawoAadan-fs4pb
    @CawoAadan-fs4pb 2 місяці тому +1

    wlalalo baadan Waan Ladhashy blze Waxan Walaalo.Inoqoda miida Aan hooyo iyo Abe idhalin Walhy Dareenka Cajiipa Weeeey walhy ilhy Waxan Lahye igam Kiin Qadayo Farah N Hipo Waan In Jecelhy walhy Heestan Sigooniya Itabathy walhy😭😭😭😭😭

  • @Jibuutii11
    @Jibuutii11 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ walalnimo wacan

  • @NasteexokhalilNasteexokhalil
    @NasteexokhalilNasteexokhalil 2 місяці тому +2

    Mnshallh wll 🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @sumayraargazn5337
    @sumayraargazn5337 2 місяці тому +1

    Hnplyo Hnplyo wllky my dumo isku wara

  • @KadraAbdi-eu3tr
    @KadraAbdi-eu3tr 2 місяці тому +1

    Mashallah habalyo