DEG DEG; Xasan Sheekh oo Ciidan Diyaarsaday Beesha Mareexaan oo Weerar Lagu Qaadi Rabo Arin Hubka oo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024
  • DEG DEG; Xasan Sheekh oo Ciidan Diyaarsaday Beesha Mareexaan oo Weerar Lagu Qaadi Rabo Arin Hubka oo

КОМЕНТАРІ • 19

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 2 місяці тому +2

    WALLAAHI XASAN MUNNAAFAQ HADDII UUW KU QAADO DAGAAL REER CABUDWAAQ ASAGAA KU JABAYO WAA CADDAHAY WAXA LAGA CELINAYO SOO XEERADA SALKEED MAAHA WAKAA DAGAALKA QAAD XASAN DHIIQOOW WAXAAD KA HESHO AAN ARAGNEE

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 місяці тому +1

    Tuugnimo iyo in dadka guryahooda iyo dhulkooda lagu haysto way dhamaatay

  • @abdixukun9046
    @abdixukun9046 2 місяці тому

    Mayee moxog & waambe ha diyaarsado

  • @oyayeogaye2758
    @oyayeogaye2758 2 місяці тому +1

    sheekadaas waa soo gaba gaboowday ee umada ha walaacinina fadlan, arinkaa Ugaas ka ayaa soo afjaray dowladana waa eey la qaadatay, hadii shaki kuugu jiro wasiir ka ayaa 3 Cisho meesha joogay go'aan na lasoo qaatay taa un baa jiri doonto, iyo in uusan hubka gacmo wax ma garad iyo afar jeeble uusan galin iyo in uusan beec ahaan suuqa u galin mustaqbalka hadii loo baahdana Ethiopian ka lagula dagaalamo, waxaana rajeeynayaa in uu dagaalka uu Abi Axmed ku dhawaaqay uu kula dagaalamayo Tigreega in uu hir galo si eey uga mashquulaan inta uu ka soo baxaayo Madaxweynaha Wadani ee Ciro. Insha allaahu somali waa midoobi waliba inta inaga maqan waa eey soo laabani 25 Sano gudahooda, jada Somali waa eey aragtay in uusan qabiil meel geeyneeynin oo Farmaajo ayeey reer Muqdishu in uu soo laabto sugayaan oo eey u dhararayaan. Salaam

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 місяці тому +1

    Marka ma Ina siyaad baraa dhul aysan lahayn doonaysa

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 місяці тому +1

    Waxuu udoodayaa dad waxaysan lahayn haysta

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 місяці тому +1

    Caqliga ale Kaa qaad shahmaad siyaad bare wadanka goormay Ku soonoqotay been mana samayn karto

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 місяці тому +1

    Awowga u ahaa miyayna lahayn xuquuqda dalka sida dadakaale xanuunbaa Ku haya midakale masiyaas

  • @YurubAli-nr1dl
    @YurubAli-nr1dl 2 місяці тому

    Morgana ma xishoodaan

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415 2 місяці тому

    Hadalkaan baba lagu xiri karaa wayo garsoorkii buu tuugo ku sheegayaa

  • @yareomar4564
    @yareomar4564 2 місяці тому

    Dhulkaa rer siyaad bare ayaa leh. In mudo ayey icidin baryaayen No Mor

  • @NashaadXuseen-w9t
    @NashaadXuseen-w9t 2 місяці тому

    Aac haday kateen malah

  • @FartunK
    @FartunK 2 місяці тому

    reer maxamed siyaad bare miyaa dhul eeysan lahesn boobaayo mise adoo qabyaladiiste ah oo mooriyan ah baa boobaayo dhul eydan laheen

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 2 місяці тому

    Reer Siyaad Bare ma sheeganayaan dhul ayssn lahayn . Mooryaanoow isku xishoo .
    Mooryaan waji bir ah . Xaaraan ku kor .

  • @SharifAdow
    @SharifAdow 2 місяці тому +1

    War tuuga fiiriya makulutahay reer siyaad bare inaay boss dadkale leeyahay ay kasheegan Karaan.illaheey kabaqa

  • @Shankharon
    @Shankharon 2 місяці тому

    beenlow dhinaca wacdan weligis ma degin murusade

  • @FartunK
    @FartunK 2 місяці тому

    jahilkaan saa muu wasiir Ku ahaa

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi8741 2 місяці тому

    Ma ahan reer siyaad bare in ay dhacayaan dhul aysan laheen dhulkoodii ay xaqa u lahaayeen ayeey soo doonteen maxkamad ayaa soo xukuntay ee dadka idinkaa ka iibsateen dhulka u celiya dadka lacagahooda aad been kaga qaadateen tuug baad tahay ee dadka lacagtooda u celi adigaa dalaal ka ahaa dadka dhul aadan laheen ka iibisaye