Sida Qof Looga Dhigo Mid Si WAALI Ah Kuu JECEL | Habkan Awooda Badan Kusoo Jiido Qofka Aad Jeceshaha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789

КОМЕНТАРІ • 274

  • @Asia_128
    @Asia_128 3 роки тому +162

    Digniinta koowaad way iga gadan tahay wlhi ustad, muuqaalkii u danbeeyay eed soo galisay oo cilmi nafsiga ka hadlaayay subax hore baan daawaday Abaaro 6:30Am waxa kamid aha Qodob odhanayay hdaad ka shakido qof inu aragtida kugu xadayo waa la Hamaansadaa mrkaas adu 3 saac kabacdi 9 melahaas anoo jamacada joga baan qof uga shakiyay inu iso eegayo kadib isma dhibinba muuqaalkii ustad Abdirizaq ba igu dhacay wan Hamaansaday wlhay isla markiiba qofki wa hamaansaday saan qoslay 😂😂😂 ilaahay amarkii talooyinkaaga wan xifdiyaa si rabaani ah wlhi anoon is lahayn xifdi unban arkaa anoo midh midh u haya 🙏❤ ilahay cimri dherer hakugu deeqo

    • @wiilhoog455
      @wiilhoog455 3 роки тому +2

      😂😂😂 is gaad gaadka dhaaf

    • @raaliyaamohmout7945
      @raaliyaamohmout7945 3 роки тому +1

      😂😂cazhrku zi Wacan ayuu kugu zocdaa adiga nio

    • @Asia_128
      @Asia_128 3 роки тому +4

      @@raaliyaamohmout7945 Ardayad fiican ban ahay igu dayda alle khayr ha idin siye 😂

    • @wiilhoog455
      @wiilhoog455 3 роки тому +1

      @@Asia_128 hadaaba iga daba hamaamsatay iga daa is gaad gaadka bbe😂🥰🤣

    • @mrzaki9745
      @mrzaki9745 3 роки тому +1

      @@Asia_128 waan hamaansaday mxaa lagawadaa walashey? Afsomali igucusub weeyaan dhabtii 🥺😔😂😂😂

  • @jubayryare7070
    @jubayryare7070 3 роки тому +64

    Hhh chanelka wan kucusbahay love halaygu so dhaweeyo🥰👍 ❤

  • @mohamuudabdimohamed452
    @mohamuudabdimohamed452 3 роки тому +38

    If the quantity of supply decrease the price of the quantity will increase 💯🙏

  • @kaltuunbaashe5606
    @kaltuunbaashe5606 3 роки тому +24

    Maanzha alh wll inaad qLbigayga ku jirtaybaa la mooda haddaan raadinayay muuqaalkan xaqiiqdiii🥰😍😍

  • @savageboy1844
    @savageboy1844 3 роки тому +33

    Sidaas nogu faah faahi macalin 💯❣️

  • @adoontiialle3162
    @adoontiialle3162 3 роки тому +14

    Intaas oo dhan hal mid ayaa nolol maalmeydkeyga ka mid ah
    Waana inaan is badalin guurka ka dib
    Maba dareemayo inaan guur dhex galey
    Waxaan u noolahay sidii markii hore aan isku daryeeli jirey ayaan sii labo jibaarey
    Alxm alxm alxm
    🥰

  • @ahmedabukar3198
    @ahmedabukar3198 3 роки тому +10

    Waad ka helay muqalkan thanks

  • @aminaali7242
    @aminaali7242 3 роки тому +5

    Maryoolay, isku kalsoonaada istusnimadana dhaafa.
    Qiimaha qofku waa markuu akhlaaq leeyahay dadkuna ka amaan helo, kartidiisana uu kor uqaado.
    Waxad arkaysaa dadkoo kuwada jecel❤️‍🩹

  • @abdiazizali1522
    @abdiazizali1522 3 роки тому +17

    Dhibatada jirta aya ah xalimoyinku muuqalkan waynala dawanayan 😂🤣

  • @ayaancumar9192
    @ayaancumar9192 3 роки тому +8

    Masha Allah jasaakalaah kheyr ustaad good

  • @yousufhassan1206
    @yousufhassan1206 3 роки тому +4

    Mahadsanid sxp waa muuqaal qiimo leh

  • @mahatmustaf4882
    @mahatmustaf4882 3 роки тому +13

    Shukran nlw
    Aabaha cilmu nafsiga💯❤️

  • @wiilhoog455
    @wiilhoog455 3 роки тому +22

    Jaceylku dhafar, murugo iyo madax xanuun mooye maxaa kale laga faaidaa

    • @ikraamcabdi6728
      @ikraamcabdi6728 3 роки тому +1

      Adiga ayaa sixun ufahmay wallo ee isku day inad barato anigu farxad baanuaqaan

    • @wiilhoog455
      @wiilhoog455 3 роки тому

      @@ikraamcabdi6728 adigu tijaabo masoo martay

    • @hafza2135
      @hafza2135 3 роки тому

      😭😭😭😭😭😭😰😰😰

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 3 роки тому +3

      Waxaa laga faaiida farxad nolol normal ah oo degan iyo walwaln laaan be postive about common topics like love and sad

    • @kafiyakiin3163
      @kafiyakiin3163 3 роки тому

      Jacayl intu farxad badan ku siiyo ayu hadana kaso daciya murugo kugu dila

  • @mohamuudabdimohamed452
    @mohamuudabdimohamed452 3 роки тому +7

    Thanks macalin muqaladaan oo kle noo soo badi runti cilmi badan ayaa kaa bartay shukran ustaad 🙏❤

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 3 роки тому +13

    Thanks walal
    Inkasto zaid u yar yihiin Qodobada, Jazakallahu khair😊💫

  • @rehan9141
    @rehan9141 3 роки тому +9

    ApdiRizaQow wllhi dar Alle kuu Jclhy HuNo😊

  • @zakariaabdullahi5166
    @zakariaabdullahi5166 3 роки тому +3

    Mahadsanid Ustaad 🤗

  • @farxiyomohamed9447
    @farxiyomohamed9447 3 роки тому +3

    Maaaaaash Allah Allah ku xafido walkey

  • @abdirahmanbashar4824
    @abdirahmanbashar4824 3 роки тому +1

    shukran maclin

  • @SiciidAadan-c2m
    @SiciidAadan-c2m 9 місяців тому +1

    Waxan jecelahay cawo iyaduna waxa qasab uu KU layahay wan kujacale😢❤

  • @maxamedcabdullaahi9540
    @maxamedcabdullaahi9540 Рік тому

    Thanks wll❤wax kabaro run ahaantii bayjkaan wax badan kuxirnaa waana ka,faaiday allaha kusharfo❤

  • @yaasiinopameansking.5233
    @yaasiinopameansking.5233 3 роки тому +1

    Mahadsanid macalin

  • @ahmedcabdalle5286
    @ahmedcabdalle5286 3 роки тому +47

    I am First 🥰🥰

  • @muudhestlovehooyo947
    @muudhestlovehooyo947 3 роки тому +2

    Masha Allah

  • @m.k.lmohamed6259
    @m.k.lmohamed6259 3 роки тому +5

    Mash allah

  • @abuureyxaana542
    @abuureyxaana542 3 роки тому +2

    wll mahadsanid

  • @ikraamcabdi6728
    @ikraamcabdi6728 3 роки тому +1

    Shukran wallo anagana alaaha nagu asturo

  • @caashocawil1529
    @caashocawil1529 3 роки тому +2

    Bil kadib dawanya tnks 😭❤

  • @nimcoabdi9719
    @nimcoabdi9719 3 роки тому +2

    Mashalla macalin alle haku daaye wacdala 2yrs ayan kugu xidhnay wana ma faiday arday cajiida ahay mooye🤣🥰

  • @AyaanCabdiraxiim
    @AyaanCabdiraxiim 3 місяці тому

    Mahadsanid

  • @hamzemohamed4977
    @hamzemohamed4977 3 роки тому +22

    Avance toi frère, nous sommes ton supporteur. From 🇩🇯

    • @waxmoor1979
      @waxmoor1979 3 роки тому +1

      Afsoomaali soo qor

    • @ayanitamoud6618
      @ayanitamoud6618 3 роки тому +1

      Wuxu yidhi horey uu soco walal waxan nahay tagerayashada ee Djibouti wakas micnuhu huno

    • @waxmoor1979
      @waxmoor1979 3 роки тому

      @@ayanitamoud6618 waa mahadsan tahay inte jogta

    • @rapperssmoke2209
      @rapperssmoke2209 2 роки тому

      Af somali so qor

  • @mahamedhaadi839
    @mahamedhaadi839 2 роки тому

    Our teacher god

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 3 роки тому +1

    Waaw man kahelay runti mowducan ad nosobadigtay lakin somalida wa damir xumo yal qayano ayey uistcmali donan raga mrwlbe wxey kufikiran sidey wx uqayani lahayen mahasanid 👏🏽👍

  • @ayaanibraahim9786
    @ayaanibraahim9786 3 роки тому +5

    Mansha allaa waxtahY qof firfircoon fRiid na ah hore usoco wll

  • @omargojah3809
    @omargojah3809 3 роки тому

    Mahdsanid walal.

  • @mohamedcade325
    @mohamedcade325 2 роки тому

    Tnx taliye

  • @garaadso165
    @garaadso165 3 роки тому +1

    Thanks wll qlli

  • @faatuufarta7005
    @faatuufarta7005 3 роки тому +2

    masha llah

  • @mrsayid3236
    @mrsayid3236 3 роки тому +7

    Jacayl❤❤

  • @Fanypoi9354
    @Fanypoi9354 3 роки тому

    Mahadsanid wll

  • @fathakhayr8819
    @fathakhayr8819 3 роки тому

    Thanks wall
    Cashiro kale noosobadi

  • @SafiyoAxmed-e3h
    @SafiyoAxmed-e3h 4 дні тому

    Wll iga soo jawab wiil an jeclhy malinba noc buu udhaq max sameya ani waa jeclhy isaga😢

  • @maslaxmuuqde7619
    @maslaxmuuqde7619 2 роки тому +1

    🥰M.a guuleyso-----🥰

  • @ayushcarab5008
    @ayushcarab5008 3 роки тому +2

    Keep going

  • @JunaidAbdirizak
    @JunaidAbdirizak Місяць тому +1

    Hdii qiimahaga aad garato qof walbo oo aduunkan sarn wuu kudaba ordi donaaa kaliga qiimahaaga garo

  • @simaninaxasan5576
    @simaninaxasan5576 3 роки тому +2

    M,a hore usoco mcln 🥰💋💯

  • @sackali1464
    @sackali1464 3 роки тому

    inta ustaad apdirizak farax ila tageerta like dhac ku siiya 👍

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 3 роки тому +17

    Maan sha allah 🥰👏👏

  • @wllabdikhanimohamedhassan9252
    @wllabdikhanimohamedhassan9252 3 роки тому +1

    M.a wll qlia aada umahadsantahay ❤❤❤🙏💯

  • @farxanaden2240
    @farxanaden2240 3 роки тому +2

    sidani kuma guulaysan kartid waayo waxa daawanaya gabadha lagu wado

  • @abduraxmaantaakow1528
    @abduraxmaantaakow1528 2 роки тому +1

    *mashallah*

  • @ishwaaqabdi7422
    @ishwaaqabdi7422 3 роки тому +1

    Mnsha allah pro keep going.

  • @dhiirigalisoqoraarooda8857
    @dhiirigalisoqoraarooda8857 3 роки тому +1

    Inankan wax ka baro chanal waa Inan fariida 100% waa shaqsi mawduuca san niyada KU hayo ka hadllla

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Рік тому

    Waad mahad santahay ustaad

  • @yasminmohamud8826
    @yasminmohamud8826 3 роки тому +4

    Legend💪🏾♥️

  • @cabdirisaaqosmaan2890
    @cabdirisaaqosmaan2890 3 роки тому

    Thanks ustad

  • @aaminomohamedaaminadaacad8595
    @aaminomohamedaaminadaacad8595 3 роки тому +4

    Masha Allah walalkey waxbadan ayan ka faidnay alaah haka abaalmariyo wanagaga aad bulshada uheydo keep going pro 👌💝❤

  • @jamaalshariif4766
    @jamaalshariif4766 2 роки тому

    Ustad hadad arkto qoralkyga iga so jawab waxan ka hely qof dhaqala ahan iyo aqan ahn iga sarayo sidaan u so jidan kara

  • @foozia426
    @foozia426 2 роки тому

    Maasha allaah

  • @dekaibrahim3202
    @dekaibrahim3202 3 роки тому +1

    Keep going wllo

  • @salmohassan7033
    @salmohassan7033 2 роки тому

    Talo wanagsan thnks

  • @WarsanMedia12
    @WarsanMedia12 3 роки тому

    Macalin Khabiira iyo Aqoon la soo Bisleeyey c/risak Farah

  • @john-ql4dm
    @john-ql4dm 3 роки тому +1

    youtube adiga qudha usoo galaa ustaad ♥️♥️

  • @saladhassan1200
    @saladhassan1200 3 роки тому +1

    Asaxabey shekoyin dhiira gelin samen raba igu qaata sooboqda janalkaas

  • @mohamedamiinabdisalam2250
    @mohamedamiinabdisalam2250 3 роки тому

    Thank you sxb

  • @sahankanolosha2459
    @sahankanolosha2459 3 роки тому

    Qofka ugu horeeya ee daawado

  • @hoodoKayd-b6l
    @hoodoKayd-b6l 4 місяці тому

    wll nin ayan jecladay waligayna ma arag lkn isagu ima daneeyo ana mar walpa wan waca isna uu igu jaraa maxan sameeeya ana wan ka fikirayaa uun pliz pliz i caawi nin ay zxp yihiin ma aqaaano😢😢😢😢

  • @zamiirdaacad...3474
    @zamiirdaacad...3474 3 роки тому +1

    cabdirisaqow waxaaba wacnan lahayd inad xagaa jacaylka u badiso shokaanta....😅😅
    sababto ah waa meel aad u xasaasi ah.....2021

  • @waliidbashiir2697
    @waliidbashiir2697 3 роки тому

    M.ashalaha wllgaya

  • @cabdiraxmanyuusuf6467
    @cabdiraxmanyuusuf6467 Рік тому

    Dareenka Allah mamula qof ma aboodo wixi Allah qadarin

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 роки тому +3

    Qofka khatarta ah oo soo jidashada lahi, umaba baahna inuu isi sheegshego dadka ayaa sheega

  • @aminaciise9290
    @aminaciise9290 3 роки тому

    Amazing maanshaallh wllo

  • @emem3711
    @emem3711 3 роки тому +2

    inaa wax jeclaato waa dhibaato inaadan wax jeclaana waa dhibaato kale maan dhow dhiiqada hagalin 😁 miyaa sheekada

  • @directorkr1235
    @directorkr1235 3 роки тому +1

    ZXP HABKA LAIS KU DHAREEYO SOO SAME WAIT YOU PRO

  • @x_rzaak
    @x_rzaak 3 роки тому +1

    Walaalo waxaad noo sheegta qofkad isku dhacdeen oo kala tag teen💔 si markle loo jiiito pls kasoo hadal hada commentiga aragtay🙏

    • @nabiila_mohamud
      @nabiila_mohamud 3 роки тому

      Qofkaas aad kla harteen qof udhow walalkiisa ama sxpkiis ah shukanso lkn haku fogaan😂 qofkii hore asa soo labanayo xaqiiq statuskana so saaro inta daqiiqo aad wada hadasheen igu tijaabi taas

    • @qalbi_M
      @qalbi_M 3 роки тому

      @@nabiila_mohamud igu tijaabi maa dhahdy, 😂😂😂

    • @nabiila_mohamud
      @nabiila_mohamud 3 роки тому

      @@qalbi_M kkk shuubo af Somaliga ha qaldin fikradaas tijaabi ayan ka wadaa ycni qaado🤣🤣

  • @Nuurahmed-v4c
    @Nuurahmed-v4c Рік тому

    Al xamdu lilh ilaah baa nasiiyey wax kabaro

  • @kingmoha1644
    @kingmoha1644 3 роки тому

    Wllka hormar wacn wakula socda mazuul no soo badi wllka waana kumahd sn thy

  • @RahmaAmed
    @RahmaAmed 10 місяців тому

    Imika igu horaysa ina dawado muqalkaga hadan Wan ka helay qodobta ugu horaya wuu iga gadan yahay m.a waa khabayn jirayba qodobka haded Wan kula soconaya talooyinkaga

  • @ninkawaalan8808
    @ninkawaalan8808 2 роки тому +1

    Legend alweys legend

  • @anisasheg3609
    @anisasheg3609 2 роки тому +1

    Haahey wlhi cheap products attract more buyers taas ayaa ben ahyn

  • @sadaamhusain5207
    @sadaamhusain5207 2 роки тому +1

    Shukansi bred ahey side qof afsomali igu haladikarta mcalin😂😂😂😂😂

  • @nugaal7690
    @nugaal7690 3 роки тому

    Nio sxp ani inta aad shegty natural ahan u lee yahy wlhi wxn arkaya ano qof aan rbo hadana iska dhigya in aan rbin wayab

    • @khadrahazzan2240
      @khadrahazzan2240 2 роки тому

      Abwe ma dhacdaa inaf qofka adoo sa.id ujecel iska indho tirto ood iska dhigto mid an danba kalahayn iso jawb plz

  • @jamiilahusen438
    @jamiilahusen438 3 роки тому +6

  • @abdirizakverratti2609
    @abdirizakverratti2609 3 роки тому

    Abdirizak sxb aad baad u Mahd santhy runtii lawo sano ka hor ayaa chanelkaga ku soo biiray wax bdn ayaan ka faaiidestay mustqabal neh inaa dhisto ayoo iga saa ciday waliba aan guursado mid ayaan ka rawa hadaa ii sameyn karto inaa inoo radiso muqaal ka hadlayo lamanayaasha aad u Mahd santhy sxb 🙏🏻🙏🏻

  • @suldanramos8236
    @suldanramos8236 3 роки тому +3

    Waan ku salamay wll qali
    Lkn maxan sameya qofkii xidhiidhka jacayl naga dhexeyey 2sano iyo inka badan hadan anigon filan aya familku uguriyey iyaduna way ogolatay waxan iska silcaba 3bilod kadiba aya lafuray waysoo iso labatay iyado igu qan cinay ian guur sado maxan sameya markan hor istago ee aan isdhoho maag waan gariira wlhu mana hadli karo???

  • @azmaazma3870
    @azmaazma3870 2 роки тому +1

    Really

  • @maxameddeeqaxmed6530
    @maxameddeeqaxmed6530 3 роки тому +1

    Thank you for your advice bro keep going

  • @amiishaosman2307
    @amiishaosman2307 3 роки тому +1

    Jacaylkagi hore sidee loo soo ceshtaa kasoo hadal mudane Abdirsaaq

  • @cabdinasir5295
    @cabdinasir5295 3 роки тому +2

    M.sha allah macalim ku soo dar 💗💗💓💓💕💕💞❤💘😄👍👍👍👏👏

  • @DevlinPoiga-lv5su
    @DevlinPoiga-lv5su 5 місяців тому

    Adaa ka masuula faarax badana waan ku tijaabiyey anon jecleyn😅

  • @quenziman79
    @quenziman79 Рік тому

    Keep going m..a wnka helay

  • @farxanaden2240
    @farxanaden2240 3 роки тому +3

    hye gabadhii Aan islahaa jacaylka ku Abuur waxayba daawanaysa muqalkane maxa sameeya 🤦‍♂️

  • @daahirgadhle5711
    @daahirgadhle5711 3 роки тому

    Muuqaalkan maanta ma xoogana balse muuqaalo ad nala wadaagtay ookanka Horeeyay ayaa ahaa qaar aan jajaabiyay oo noqdayna muuqaalo aan aaminay

  • @niciimamohamed8876
    @niciimamohamed8876 3 роки тому +1

    Imik qaarbaa inty daawadaqn muuqalkan bay ku odhan jacaylkooda
    Muuqaal baan soo daawady
    Xasuusnaw ha ogaysiin🤣😀😀🤣🤣😀

  • @kingabdi8101
    @kingabdi8101 3 роки тому +1

    First m.a thnakz

  • @xaawomaxamuud7860
    @xaawomaxamuud7860 3 роки тому

    Wan haysta fur a sad kaliin mahaysto dad xata ima talla maxan sameya zxp na warkisa daa ☹️😥

  • @zadrijacayl207
    @zadrijacayl207 3 роки тому

    zhp waxaad vedio ka soo Dubta dadka indhaha dadka ka eega ee adag

  • @aboubakerkeke7427
    @aboubakerkeke7427 2 роки тому

    Walal sowad jaceyl

  • @nimcoxuseen3449
    @nimcoxuseen3449 Рік тому

    yes

  • @xilwaahmed5147
    @xilwaahmed5147 Рік тому

    Sidee ku heli karaa hal qof aan wadaaagno