Meher Dumar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 кві 2024
  • #supercarab #higsino #haguleystojaceylka #qiso
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 97

  • @Khaduujlbrahim
    @Khaduujlbrahim 3 місяці тому +22

    Yaa salaad subax usookacay❤

  • @jijamohamed1172
    @jijamohamed1172 3 місяці тому +10

    Wauw wan farxay marka arkay qiso cusub 💙

  • @Asmamaxamed6453
    @Asmamaxamed6453 3 місяці тому +4

    SubxaanLah dabiga ay gashay wayna 😢
    tan qiso ka yaab badan ma arg wlhi
    Alle qalbiga haku qabojiyo nolo qurxu badn oo ad ku ilowdo wixi ku soo maray ban Alle ku waydiinaya wllkyow 🙏

  • @dulqaad3
    @dulqaad3 3 місяці тому +5

    Super carab waan kuu xiisay ❤

  • @mohamettmohan8781
    @mohamettmohan8781 3 місяці тому +41

    Inta uxistay hiigsi..❤️

  • @KhadarHoussein-us9wv
    @KhadarHoussein-us9wv 3 місяці тому +7

    Wan sixay higsi no1 super carab Allah ha ku barakey

  • @saalax3162
    @saalax3162 3 місяці тому +11

    Waxaan ku dhartey rabigii I aboorey caawa wax igafarxad badan malahan malin dhoweed ayaa waxaan tagey baarta nabada waxaan ku arkey ismaciil xaaji waxan wey diiyey supercarab mataqanaa markaa ayuu wuxuu igu dhahay hadal aan kanaxay supercarab shil gaari ayuu ku dhintey wlahi wan kanaxay dhormar ayaan wacay markuu igaqawan wayey wlhi run ayaan umoodey habeen wlhi markan maqrin tukado wan kusoduceyn naayey wlhi wan ku farxay markan arkey inaad nooshahay ilin ayaa iga imaatey dhaman familka wey kuwada farxeen hoyo xitaa wey ku faraxdey cadowgaga allah kaaqabto nolasha kuma xumeyso wan ku jeceylnahay

  • @faadumocabdilaahi3965
    @faadumocabdilaahi3965 3 місяці тому +3

    Ilahy qalbiga hakuu qaboojiyo waxani waa aduynyo waxkasta la arka lkiin naagaha gogol dhaafa ka wadaa subxanalah waa arin mucjiso ah

  • @KhadarHoussein-us9wv
    @KhadarHoussein-us9wv 3 місяці тому +3

    Wan sixay higsi no1 super carab Allah ha ku barakey ❤❤

  • @KhadarHoussein-us9wv
    @KhadarHoussein-us9wv 3 місяці тому +2

    Wallahi Wan sisayse higsi no1 super carab Allah ha ku barakey

  • @sesmicfocus7925
    @sesmicfocus7925 3 місяці тому +3

    Allahuma mabarik super carab ❤❤❤❤

  • @sesmicfocus7925
    @sesmicfocus7925 3 місяці тому +3

    Wlhei waa qadar Rabi subxanallah subxanallah

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 3 місяці тому +1

    Wlhi wa qiso xano badan qiyano😢😢

  • @aliabdiqaliiq4556
    @aliabdiqaliiq4556 3 місяці тому +5

    Subar carab wanku xisney🎉🎉

  • @user-ft4gw9ln7u
    @user-ft4gw9ln7u 3 місяці тому +6

    Subxankllah 😢😢 Ilaahay qalbiga hauqabojiyo wllken😢😢😢😢

  • @user-wt3yk2qh5m
    @user-wt3yk2qh5m 3 місяці тому +1

    Subxanahla ilhayo qalbiga ha ku qabojiyo walalky alla gabadh wanagsa haku siiyo ishal 🤲🤲🤲😢

  • @user-ht6eu2oz1n
    @user-ht6eu2oz1n 3 місяці тому +3

    Qalpiga Allah ku qabiyo Apowe😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg 3 місяці тому

    Runtii wan uu xiisay higsi 1one ❤

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 3 місяці тому +1

    Ilaahey swt ha kuu qawoojiyo qalbigaaga I.a niyadaada qeery u sheeg wllkeygiyow

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s 3 місяці тому

    Subxaanallha wlhy was Mucjiso waa yaab Dadka saas saas u dhaqmah Allha hanuuniyo. 🤲. Iyadaaah Danbih samaysay. Allha isiganha qalbigah Allha u qaboojiyo 🤲 mid khyr Qabta Allha siiyo Cafiifad Allha siiyo yaarabi. Siiyoh. Yaarabi siih. Qalbigah ka saaar ilaaahy Bari. Laboh rakcadooh tuko allow ka saaar dheh qalbigaygah murugta Waaas oo dhib ah

  • @user-hr7lo2rz1b
    @user-hr7lo2rz1b 3 місяці тому +2

    Aniga xitaa qiso jaceel oo aad umacaan baan kuuhayaa

  • @user-le1mr7th1k
    @user-le1mr7th1k 3 місяці тому +1

    Subxanllha waa qiso intan qizo maaqali igu layaabka badaneed

  • @CubaydCaliSalaad
    @CubaydCaliSalaad 2 місяці тому +1

    Asc wall mcn waa ku salaame ❤❤❤

  • @CanabMursal-pe2ne
    @CanabMursal-pe2ne 3 місяці тому +1

    Subxanallah

  • @sesmicfocus7925
    @sesmicfocus7925 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤ mashallah jazakaallah Khairan Akhil Mcn, wlhei saaid Ayn kguhisnay wllo qaali!

  • @SleepyGazelle-nw5bq
    @SleepyGazelle-nw5bq 3 місяці тому

    Subxaana Allah 😂😂😂

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg 3 місяці тому

    Subeer carab wan ku xiisnay wll❤

  • @rukiayussuf6790
    @rukiayussuf6790 3 місяці тому +1

    Higsi super arab wankuhiseee wlhi

  • @habooncabdiahmed3859
    @habooncabdiahmed3859 3 місяці тому +4

    Ayyyy wn ku farxay markan arkay qiso cusub maxa kuku dhacay bowe inaa cafimaad kabtan rajayneyaa 😊mar walbo wn soo firinayaay inaa wax soo dhigtay😢

    • @user-yo8ms8di3m
      @user-yo8ms8di3m 3 місяці тому

      Naagbaa qiyantay uur uuwiilkani lahaa bey tiri ninkeygii hora leh😢

  • @MaxamedcaahiCali-iz4xh
    @MaxamedcaahiCali-iz4xh 3 місяці тому +1

    waaaw pro waaa lagu waayey hageee ka baxadey waalkey

  • @sesmicfocus7925
    @sesmicfocus7925 3 місяці тому +1

    Ilaaahay qlpigaga hakuqabojoyo wll qaali, inshallah wd kabixi doonta

  • @Zahra-in5jj2qt7d
    @Zahra-in5jj2qt7d 3 місяці тому +7

    Runtii waa qiso aad uxanuun badan runtii waligaa qof qudba siro ku dhahay maku jeclo dana kaama lahan 😢😢 wllkey allaah qalbiga kuu qaboojiyo 🤲

  • @SamsmCali-wv1pz
    @SamsmCali-wv1pz 3 місяці тому

    ilaahyo ugrgaar wllky❤

  • @user-ks3ol1uh8y
    @user-ks3ol1uh8y 3 місяці тому +3

    Subxaanallah dumarka qaar alle kacabsi malaha wiilkaas alle qalbiga ha uqaboojiyo waa qiso aad uxanun badan xaqiiqdi😢

  • @user-ft4gw9ln7u
    @user-ft4gw9ln7u 3 місяці тому +1

    Wllhi waa mucjiso lkn. Ilaahay gabar wngsn hasiyo 😢🤲🤲🤲🤲🤲

  • @MaymuunAbdunazer-fd8bf
    @MaymuunAbdunazer-fd8bf 3 місяці тому

    Bowe addo raaliya musickada ka jar wn kugu xiranhy manajeclin in ay dhagaheena ku dhacdo👏👏👏👏👏👏

  • @RaaxoCabdi-tg6by
    @RaaxoCabdi-tg6by 3 місяці тому

    Ilahay hakaga reebo xasbiyalah wanicmal wakiiil

  • @user-js4yp9vr7o
    @user-js4yp9vr7o 3 місяці тому

    Ayy waan uxiiseyyy higsi

  • @salaxcalimaxamad8190
    @salaxcalimaxamad8190 3 місяці тому +1

    Subxanalaah 😢😢😢 walahi waa arin culusu murugo iyo xanuun badan 😢😢😢😢😢 wll allaha kuu Qabojiyo qalbiga allaha kuugu bedelo waxa ka qeer badan 😢😢 subxanalaah

  • @WalalTiger
    @WalalTiger 2 місяці тому

    Sawa bro❤

  • @CubaydCaliSalaad
    @CubaydCaliSalaad 2 місяці тому

    ❤❤❤ 3:03

  • @FatimaAbdinur-vn3sx
    @FatimaAbdinur-vn3sx 3 місяці тому

    Amiin Amiin yaarabi ❤❤

  • @user-yq1yv6vi1z
    @user-yq1yv6vi1z 3 місяці тому +1

    Super inte ka dhacdayy Ramadantii

  • @Xilkiis
    @Xilkiis 3 місяці тому +1

    Subxanallhi wikaas alha u qalbi dhayo xanuna waye maxaa kaa faide qayanada intaas laa ega 😢

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s 3 місяці тому

    Subxaanallh

  • @FgdtrHjchh
    @FgdtrHjchh 3 місяці тому +4

    Maalin kasta qisooyinkii hore dhageysan jirey wlhi waa kufaraxsanahy ❤❤

  • @asmaahmedali6755
    @asmaahmedali6755 3 місяці тому +3

    Wan u xiisnay

  • @AliHassan-nx4vm
    @AliHassan-nx4vm 3 місяці тому +21

    Please stop the music....music...music... thank you...

  • @AishamohamedisakAisha-bk2fq
    @AishamohamedisakAisha-bk2fq 3 місяці тому

    Rabow Napsi hagardaro ah hanagalinin1😭🤲

  • @Saharalovely
    @Saharalovely 3 місяці тому +1

    Subxanllh miya dunidan saran daad sidaaz uxum abwe adna qalbiga allh Ku qabojiyo😢

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 3 місяці тому +2

    Wan kaxumahay. Miskiin lakin raga minyaraisanaya ee hablahayar yar gursanaya qaladkale nikawain mayrabin 😂😂😂

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg 3 місяці тому

    Wan uu xiisay higsi❤❤❤

  • @user-gj6og4ci6h
    @user-gj6og4ci6h 3 місяці тому +1

    Wll wan soon ee back ground music 🎵🎶 ka Saar plz hadii eyy dhiib kugu thyna bulshada vedio ogaso duub qof rba music iyo qofki kle plz

  • @qaalidumar1302
    @qaalidumar1302 Місяць тому

    Acudubilaah wlh yaab waye nagta maxaa kaqaldan😢😢😢

  • @mynameisdhaqaneahmedxagar8374
    @mynameisdhaqaneahmedxagar8374 3 місяці тому +1

    Sxb maskiin alla tahay qalad malihid inta badan bajaajle ari mahaas waala arkaa gabadh qaar ineey dhahaan Malii qabo
    allow naka bad baadi arinkaas qashka badan

  • @Bakri-dz9ie
    @Bakri-dz9ie 3 місяці тому

    horay usoco

  • @user-ek9go4pp7i
    @user-ek9go4pp7i 3 місяці тому

    Subxaanallah😭😭😭🤔🤔🤔

  • @shahnawaaz8033
    @shahnawaaz8033 3 місяці тому

    music naga dhaaf sxp

  • @MaryanAadam
    @MaryanAadam 3 місяці тому +1

    Naagta duntaa maxaa haaya😢😢😢

  • @fadimadahir
    @fadimadahir 3 місяці тому

    Wan uxiisney higsi no1 hore u soco wll subercarab ❤

  • @Hanna13717
    @Hanna13717 3 місяці тому +1

    Wan ku xiisany xgee ka baxdey😢

  • @nafiisaabdirahman8839
    @nafiisaabdirahman8839 3 місяці тому +1

    Maxaa kugu dhcy wllkay
    Inbadan baad naga maqnayde😭♥️♥️🤴🏻

  • @user-ou1gc1wo6k
    @user-ou1gc1wo6k 3 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ph6fp9gd4x
    @user-ph6fp9gd4x 3 місяці тому +1

    Wan ku xiisnay😢

  • @user-od1ni5du6y
    @user-od1ni5du6y 3 місяці тому +1

    Wll plz music kadaa 😢😢

  • @Ibnuahmed678
    @Ibnuahmed678 3 місяці тому

    Subxnllah😢 alle qalbiga haku qaboojiyo wllky wana bil khyr bdn iska cafi Qalbigaga ka saar naagtas cibadada u go ku dhihi lahaa sidas iyada ku ilaweysa. Nolol khyr leh ilaahey ku baryayaa

  • @SaciidMacalin-rf5uz
    @SaciidMacalin-rf5uz 3 місяці тому +1

    Mahadsanid wll😢❤❤

  • @SalaadoCali-yg1yy
    @SalaadoCali-yg1yy 3 місяці тому +2

    inta u xiistay farta taaga❤❤

  • @maslah345
    @maslah345 3 місяці тому

    ALLAHA QALBIGA UDHAYO

  • @IqroAbdi-xr6jv
    @IqroAbdi-xr6jv 3 місяці тому

    Wlhi waa mucjiso lkn ilahy gabr wngsn calaf allaha uku daro🥲🤲🤲🤲

  • @fousiyaxasanfousiyaxasan8263
    @fousiyaxasanfousiyaxasan8263 3 місяці тому

    والله يااخي صبرعرب من زمان ماسمعت صوتك وين رحتي؟ 😢وكمان الله يهديهاالبنت

  • @user-fh3ur1cg6f
    @user-fh3ur1cg6f 3 місяці тому

    Asc my brother subar carab we have missed you brother

  • @shukriilkacas1354
    @shukriilkacas1354 3 місяці тому

    Super carap wn uxiisey runtii
    Ayaantan ma daawan

  • @calixasan9183
    @calixasan9183 3 місяці тому

  • @maslah345
    @maslah345 3 місяці тому

    SUBXAANA LAAH

  • @CaashoSaalax-or7vw
    @CaashoSaalax-or7vw 3 місяці тому

    ❤❤❤❤😢😢

  • @rinaalabdallaali5064
    @rinaalabdallaali5064 3 місяці тому

    Wllhi waa qeso xanun keda wadato illh qalbiga ha u qawojeyo wllkey

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7g 3 місяці тому

    يا حرام عليكي والله احرم حسبي الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم استفغر الله العظيم واتوب اليه ❤❤❤

  • @haachannel8793
    @haachannel8793 3 місяці тому

    Music ayan carar kanahay wlhi walal

  • @maslah345
    @maslah345 3 місяці тому

    Qaimad weyn ayey ahayd

  • @WllBashka-tu2yq
    @WllBashka-tu2yq 3 місяці тому

    Hiigsi1 qiso ayaan wadaa oo aniga igu dhacday wll ee Nomberkaaga ii soo qor wll

  • @nazrienmohamett8180
    @nazrienmohamett8180 3 місяці тому

    Asc wllo qisadan hdey thy mid dhab ah oo run ugu dhacdey inankas waa arrin dambi io jariimo weyn ah anagu dad islam ah bn nhy wax halks lo haro wa fidmo siisoconeysa o ilmha cida dhashey lama yaqaano qoftas dumarka ciqab in la mariyaa wngzn inta aysan jariimoyin kle o waweyn geysan wilkaz wallkey ah waxn kula talin laha shaley Md ogeyn wey ku qarisey lkn manta ado bad izka dhaftey dambiga wad la qabta ilmhan DNA ka qada cida dhashey cadee qoftas saaniyda bulshda dhexdeeda hkuu si deyna e ciqaabteda ha marto inta usan alle noo wada caroon wax lga aamuso mha

  • @user-wc4wq1if1p
    @user-wc4wq1if1p 3 місяці тому

    Isaga walan ninka maxa ugeyay😊

  • @Lakimohamed197
    @Lakimohamed197 3 місяці тому +1

    long time super carab

  • @user-xs4pf5ot8g
    @user-xs4pf5ot8g 3 місяці тому

    Sorry walo qalbiga Allah haguqabojiyo

  • @hanihaniahmed6040
    @hanihaniahmed6040 3 місяці тому +2

    Zaa I'd ban kugu xiisny❤

  • @user-od1qf8tc3h
    @user-od1qf8tc3h 3 місяці тому

    Wllo Carab xageed kadhacday wnkuuxiisay

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg 3 місяці тому

    Runtii wan uu xiisay higsi 1one ❤

  • @KhadarHoussein-us9wv
    @KhadarHoussein-us9wv 3 місяці тому +1

    Wan sixay higsi no1 super carab Allah ha ku barakey ❤❤

  • @user-ou1gc1wo6k
    @user-ou1gc1wo6k 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤