Hadii aad ijeceshahay aabehey kilidaada ubixi full video 8k

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 83

  • @AsmaYasiiin
    @AsmaYasiiin 5 днів тому +15

    ilaahey qalbiga iyo quluubtaba alle ha kuu qaboojiyo wllo
    Wxnaa kuu rajeynayaa inaad heshid midii ku ilowsiin lahyd ee ku siin lahyd mustaqbalkaad iyada ka rabtey mid ka wangsan oo qlbigaaaga iyo naftaadaba kuu ilaalin lahyn
    Waana maalin khayr bdn ee ilaahey ha kuu aqbalo ducooyinkeena mid qalbi ahaan iyo mid qoraal ahaanba 🤲🤲
    آللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤

  • @FARDOWSOAPDIFITAX
    @FARDOWSOAPDIFITAX 5 днів тому +8

    Illahow mid sida wiilka gabadha ujeclaaday mid ijeclaadan kaabaryaya🤲🤲

  • @hanihassan4472
    @hanihassan4472 3 дні тому +2

    Aamiin Aamiin yarabi 😢😢😢 allow qalbi u qawoje Wllkey 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mom2795
    @mom2795 3 дні тому +2

    Walalow inta ad qalbiga gabada ilalineysid kan Hoya macaan hajibinin gabadaha somaliyeed kabadha horay usoco ducadana badhi insha Allah waad barari dhontaa

  • @Sabirin81
    @Sabirin81 4 дні тому +1

    Walalkay marka hore Ilahay swt talo saaro, adkaarta,iyi salliga nabiga scw badso, saqda dhexe sallatul layl ukac ilahay su dhaba ubari insha allah qalbigu waa kuu xasiliyaa i.a❤gabadh ka wanagsan iyo mustaqbal wanaagsan baan kuu rajayn walalo❤ inantaas inteeena ku jeclayn wee muuqataa balse badel kahayr qaba i.a ducada hooyo waad ku faaiidaysaa i.a

  • @sagalahmed7956
    @sagalahmed7956 3 дні тому +1

    Wll illhy qabliga haku qaboojiyo I.a mid ka wngsan waad heleysaa wll I.a😢

  • @AbdirashidSh.abdirashid
    @AbdirashidSh.abdirashid 4 дні тому +1

    عليك بكثرة الإستغفار والصدق مع الله والعزيمة

  • @ayaancartan6822
    @ayaancartan6822 5 днів тому +3

    Qisooyinka kala duwan eed noso gudbisa waa kuwo nolosheena wax ka badalayo mahadsanid habo horay usoco wan ku garab taganahy anagane❤❤❤

  • @FARDOWSOAPDIFITAX
    @FARDOWSOAPDIFITAX 5 днів тому +3

    Abowe kaasi jaceyl maahe illahy qalbiga haku qabojiyo cimriga jaceyl ku waday inaad aqoon kororsatay ahyd wllo salaad istiqaaro tuko kadib go aan qaado ❤😢😢😢

  • @XasanMaxamad-i6s
    @XasanMaxamad-i6s 5 днів тому +2

    Wllky horta Qisadaadu Aadbay u xanun badantahay Gabadhaad 10 Sanofi jeclay eed farxadeeda ka talineysay inay ku Qiyaanto waa wax Aad uxanun badan Saad 13 sano Qalpiga ugu haysay oo ugu saari laadahay fursad sii gabdhaha soomaliyeed eekula soo xidhiidhayo waxaa laga yabaa iney ku jirto midii farxada waday ee xanuunkaagana doctor u noqon Lahayd Allh wxn kaga baryayaa gabadh wngsn insha Allh

  • @XasanAweysKhalif
    @XasanAweysKhalif 4 дні тому +1

    Alaah talo Barbara alle badi intaas inka dRan ayaa lagu nool yahay ee gabadhaas fasax ee ka dhqaaji ee is xakammeey quluubtaada xidh shukran bro anigaas hadaan qisooyiinkaa qaar kuu kuu sheego waaad ilaaweysaa taada ee sano ku feker keep going bro

  • @FaatuushPpe-vn5xk
    @FaatuushPpe-vn5xk 5 днів тому +1

    Allaha kalbigaga ku qabowjiyo wllkey jacelka waa xanunu illhey waxan ga barya inu wiilkan ❤

  • @AbdirashidSh.abdirashid
    @AbdirashidSh.abdirashid 4 дні тому +1

    شكرا أخي سباعرب علي حسن عرضك القصص،لكن عندي ملحوظة وهي رفع اليدين عندختام القصة haguleista jaceilka هذالايجوز شرعا حبيبي،لووجدت رقمك لاتصلتك بصفة خاضة.

  • @Simaneyyyyyyyy123
    @Simaneyyyyyyyy123 5 днів тому +3

    Wll aan jeclhy Qisooyinka uusoo gudbiyo horay usoco❤❤

  • @Qoreshtihawaeynka
    @Qoreshtihawaeynka 5 днів тому +1

    Wll marki horeyba gabadha ku mey jecleyn wll qalbiga Alaha ku qabojiyo bal kawaran hadad u sari laheyd kalidada ay ka tagi laheyd kawaran xanunkad dareymi lahed sax bagad is kadidey wll in sha allah kher ban ku rajenaya caafimad Qab iyo farxad mid ka kher badan allah ha ku siyo wll allah talasaro niyada allah ka saro in sha allah

  • @DeegoaadanDeegoaadan
    @DeegoaadanDeegoaadan 4 дні тому +1

    Walaalkeey taasi iskagasawir maxaayeelay haday kujeclaanlahayd kamatageen

  • @CashaKeinan
    @CashaKeinan 4 дні тому +1

    Wll qali Allah qalabikaa xakugawojeyoo I a abow Allah Ayan kakabarayaya abow musatigabal faraxadalaxaa I a abow athikan Allah iskuxeera oo salathaxaa sunooyenka badasoo abow I a abow istagafarati basioo abow I a Allah abow wayo Allah qofkee iskuxeroo maqasaro abow I a nolal faraxala Ayaa xalee I a abow

  • @xayatahmed8198
    @xayatahmed8198 3 дні тому

    Yaaa rabi dadka daacada ah maxeey qof qaain ah oogu aadaan wll iska adkeeso taas malin xitA KUMEEy jeclaan ilahey qalbiga hakuu qaboojiyo

  • @XasanAweysKhalif
    @XasanAweysKhalif 4 дні тому +1

    Dhqaaq higsi no1 go our kb keep goingp

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 5 днів тому +3

    Wllkeygiyow sorry 😞 😔 Ilaahey swt qalbigaaga hakuu qawoojiyo I.a
    Dhibka ay kuu geysaty waa uu ka soo bixi doonaa I.a

  • @AbdirashidSh.abdirashid
    @AbdirashidSh.abdirashid 4 дні тому

    سئل أحدالصالحين عن العشق فأجاب قائلا قلوب غفلت عن ذكرالله فابتلاها الله بعبودية غيره

  • @nimconajax-lq4ru
    @nimconajax-lq4ru 5 днів тому +2

    Balant ilaali asaxbey like saara❤

  • @Yasmen.lifestyle
    @Yasmen.lifestyle 22 години тому

    Waa ku fahmikaraah wll because qisadada dhiso kagdhaw ayaa ugu dhacday Ila hada xarir waa samesa karilahay Allah hanoo bogdhayo

  • @Safiyocumar12
    @Safiyocumar12 4 дні тому

    Abowe alle qalpiga haku qabo jiyo saliga nabiga badso dhibka laguma waare wad kabixi dontaa I.a

  • @CaashaMaxamedisxaaq
    @CaashaMaxamedisxaaq 4 дні тому

    Iska samir wllkeyow qalbigagana Allah ha kuu qabojiyo🥺🤲

  • @sageyboss7004
    @sageyboss7004 4 дні тому

    2021 ilaa iyo hada ayaan kulasocda

  • @ibrahimabdullahimohamed1373
    @ibrahimabdullahimohamed1373 5 днів тому

    Aniga ahaan waxa tallo kusiinayaa tassi waa gabar munaafaqad ah ee galbigaaga runta usheeg Ena isaga iloow tobon sano ayaa kaa lumisay ee jacel makuu hayso taasi waa qayaanoolay walaal qaali ee galbigaaga katirtir ee labo rakac istaqaaro duko ilaahay galbigaaga kasaar aniga ahaan taas ayaan tallo kuu siinayaa ❤❤❤❤❤

  • @rinaalabdallaali5064
    @rinaalabdallaali5064 5 днів тому +1

    illh waxa ugu barya qalbigesa in illh u qawojiyo wllkey

  • @AxmedMaxamuud-lt4yc
    @AxmedMaxamuud-lt4yc 5 днів тому +3

    𝙒𝙖𝙣𝙠𝙪 𝙨𝙖𝙡𝙖𝙖𝙖𝙮 𝙯𝙭𝙥 𝙂𝙪𝙪𝙡𝙖𝙮𝙨𝙤 𝙬𝙖𝙙𝙣𝙖 𝙢𝙖𝙝𝙖𝙙 𝙨𝙖𝙣𝙩𝙖𝙝𝙖𝙮 𝙨𝙞𝙙𝙖𝙙 𝙦𝙞𝙨𝙤𝙮𝙞𝙣𝙠𝙖 𝙣𝙤𝙜𝙪 𝙨𝙤𝙜𝙪𝙙 𝙗𝙞𝙨𝙤

  • @RaxmoKiin-l3l
    @RaxmoKiin-l3l 3 дні тому

    Walakuma jecle kasamar marka kili siheso ma abahaha masa hoyada mase walalah kaas midka qer bada allah kusiyo alebari iniyada ikasardheh

  • @warsanguuled2592
    @warsanguuled2592 2 дні тому

    Habarysr waxaa iska dhigtaa nin rag ah ma jiro qofka aad jeceshshay kaama fiicno ee ee Alle weyne talo saaro maxaa jiro waxaa la rabay maalinti aad suuqa ku aragtay iyadoo nin la socoto in aad qalbigaada ka goyso tan kale waaxaa helee midka fiican inshalalaah

  • @CaashoAsad-p3t
    @CaashoAsad-p3t 4 дні тому

    Saliga Nabiga Akhri wlle

  • @cadeali3467
    @cadeali3467 День тому

    Wlh ha usarin wana daneste taas wlh hana ka ogolaanin waligedna kuma jeclaanin xitaa wlh uff

  • @samiraali4999
    @samiraali4999 4 дні тому

    Xanun waaye walhi 😢🥺ilahy qalbiga haku qabojiyo abowe

  • @SamiraCaydaruus
    @SamiraCaydaruus 5 днів тому +1

    Wll ilhy ayn kaga rajnaya khayr badan❤ wnn ku ducynaya

  • @cadeali3467
    @cadeali3467 День тому

    War jacelka iska ilaali hada ka dib malinta aad diyar u noqoto guurna malin hala soconin horay ka guurso jacelna warkiisa jooji sxb

  • @RuquyoMuse
    @RuquyoMuse 5 днів тому +2

    Waa qaldanthy naftada been ha i shegin xakamey Ilahey Bari labo ragco istaqaaro duko jidki saxan ilahey aa kugu hagaayo qasaaro ma fcno aqligada ka shaqesi ilahey u dhawaaw

  • @mahdiliibaan4185
    @mahdiliibaan4185 2 дні тому

    Badi saliga nabigeena iyo astaqfaarta insha'Allah waadka bixidoontaa nolosha xanunka badan ee aad Ku jirto ❤❤❤ Walalkaaga mcn wan iloobi doonta anigaa ku dhahay

  • @TilaawatuQuraan-ew2sz
    @TilaawatuQuraan-ew2sz 5 днів тому

    شكراً جزيلاً وجزاك الله خيرا أخي الحبيب ❤سبير عرب 🎉😊❤

  • @khadrasaleebaan4773
    @khadrasaleebaan4773 5 днів тому

    Wiilka waxaan kula talin laa inaad tukato laba ragcdood oo salaad ah illahay aad ka barido in Illahay ka masaxo qalbigaag waxan ilaahay kaagabaryey inaad ilwdo ishallah
    Guuso mid ka kayr badan

  • @sahramaxamed5211
    @sahramaxamed5211 5 днів тому +1

    Illahay mid ka kharbadan ka kusiiyo wll

  • @SimanInaElmi
    @SimanInaElmi 4 дні тому

    Allha kou qabojiyo wallkay waxa khery qaba ayan kou rajaynaya

  • @KaltumaAhmed-u6o
    @KaltumaAhmed-u6o 4 дні тому

    Inta qof oo muqalka daawatay inay like saran maxadiday

  • @IsmahanIbraahim-j5q
    @IsmahanIbraahim-j5q 5 днів тому

    Yacni jacayl xanuun badan 😢😢😢naftii qaribike

  • @iZraAlhakin
    @iZraAlhakin 4 дні тому

    😢 wiilka qisada away tolow

  • @SafiyaMacalin
    @SafiyaMacalin 3 дні тому

    Qàlbigada allaha kasaro wad kusaxneed in kilidah in and diido

  • @LadanYussuf
    @LadanYussuf 4 дні тому

    Wr taas xaaskuma noqote iska ilaaw

  • @SiidIsmaan
    @SiidIsmaan 4 дні тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cadeali3467
    @cadeali3467 День тому

    Mida kle ayada kilyeheda caag miyaa mee usaarto wlh kuma jeclaanin taas go aan fican ayaana qadaty sxb hana kalabanin

  • @ziinamao5987
    @ziinamao5987 4 дні тому

    Allah bari Allah ha kaa saro qallabigaga tas nag ma aha waa ku lug gosi

  • @Maanowwwww
    @Maanowwwww 2 дні тому

    Illahay qalbigaaga ha ka masaxo sxp kuna dadal salad walbo gadasheed inaad illahy ka barido inow gabadhaas ku ilow siyo waayo jaceel ma ehee. Waxaade oo judo ayow ahaaa salada io qu,raan Aqriskana badi ku lee hay Ani ahaan😢

  • @123xamda
    @123xamda 4 дні тому

    Qalpiga allh ha ku qaabojiyo wllkyy 😢

  • @WardaMaxamed-m9w
    @WardaMaxamed-m9w 5 днів тому

    Wllhi hadaan awoodo 1m waan kugadhsiinlaa sababto ah waad uqalanta lkn ma owoodi runtii qisoyinkaga wax badan ayaan kaa faa iday
    Keep goin pro❤

  • @ibrahimabdullahimohamed1373
    @ibrahimabdullahimohamed1373 5 днів тому

    Keep going My brother ❤❤❤❤❤❤

  • @Halimojama-kh7so
    @Halimojama-kh7so 4 дні тому

    Waa daneysi waxas camal😢

  • @KaltunMuseAli
    @KaltunMuseAli 3 дні тому

    Sorry whi alle hakusiyo mid ad ku ilawdo wllo

  • @AbdirashidSh.abdirashid
    @AbdirashidSh.abdirashid 4 дні тому

    عجبالك أخي كيف سنحت نفسك الحديث مع فتاة أجنبية عشرة سنوات هذا من تلاعب الشيطان بعض بني البشر.

  • @shukricusmaan6340
    @shukricusmaan6340 4 дні тому

    Abowe inshallha wahileqof kujacel efursad se abowe inigarbkad ahay wllhi daacadthy waligey marka wiil San dacad uha sorry abowe 😂😂

  • @BilalMohamed-z9w
    @BilalMohamed-z9w 4 дні тому

    Ilahey Qalbiga ha kaaga saro tas kuma jeclo kumana qalanto abowe sorry

  • @RayaanHonasti-i6e
    @RayaanHonasti-i6e 4 дні тому

    Subxana alllah 😢😢😢 ŵilka maxey karabtaaaa oo maskiin ka ah bisinka hadey runshe geysa mey ayada ubixiso ama qaraabada laga raaadiyo mel eey wiilashisa ka diiden maxey karabtaa 😢😢😢 srry wll badal qer qabo alle hasiiyo

  • @Asmamaxamed6453
    @Asmamaxamed6453 5 днів тому +15

    Pls sara video like ta 🙏

  • @XafsoMohammed-y4d
    @XafsoMohammed-y4d 4 дні тому

    Higsi sthy walaal

  • @SakariYeCrizaqq
    @SakariYeCrizaqq 5 днів тому +1

    Qisada wali maan dhamaysan lkn iyadu haday aabaheed jeceshahay oy nolol la ka rabto maxay iyadu ugu bixin wayday

    • @Sabirin81
      @Sabirin81 4 дні тому

      Waa sual is waydiiin mudan😮

  • @ابال-ن8م
    @ابال-ن8م 5 днів тому

    Ine qer ku ehen laga yawa wll ale bari😢

  • @fanparojcom-th3uo
    @fanparojcom-th3uo 4 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuurkalsooni7772
    @nuurkalsooni7772 3 дні тому

    Asc

  • @ApdalaMouta
    @ApdalaMouta 3 дні тому

    Sapapta an jacaylka u nacay wa waxas

  • @AR-is2id
    @AR-is2id 4 дні тому

    Ilahay bari walal waa ilaawi doonta. Waa qof xun ayada maxay ubixinwaysay kilideeda haday daacad tahay?. Salatul layl tuko ilahay isku xir wax ka khayr badan aad heli doonta walal. Ku sali nabiga intaad awoowid. Khayr aa ku dambaynaysaa ayada neh shalaytaa udambayso

  • @SacdiyoOsman-sl2pc
    @SacdiyoOsman-sl2pc 5 днів тому

    Ani ila hadashii aboowe 😢😢

  • @HamdaAbdi-r9e
    @HamdaAbdi-r9e 4 дні тому

    Sorry abowe 😢

  • @ubaxjamac-ds1qy
    @ubaxjamac-ds1qy 3 дні тому

    aahaal qabiga kaga saro qoftasa

  • @FatimaOsman-nh4rp
    @FatimaOsman-nh4rp 5 днів тому

    Abowe Srroy😂😂

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin 5 днів тому

    10sano bal maxaa,laysku sheegaa yaaab

  • @Amiiraabdirahman-4
    @Amiiraabdirahman-4 5 днів тому +2

    First 😅❤

  • @Ayan-q8h
    @Ayan-q8h 5 днів тому

    Sheeko sheeko sheeko xariiro adiga aqli malihid jamacad 3rd world waa qasaaro. Kan soo gudbinaayo Sheekadaan waa jaahil. First of all, are you even a match? Who said anyone can donate kidney and be automatically a match??? We need people to think critically…

  • @hanihassan4472
    @hanihassan4472 3 дні тому

    Aamiin Aamiin yarabi 😢😢😢 allow qalbi u qawoje Wllkey 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hanihassan4472
    @hanihassan4472 3 дні тому

    Aamiin Aamiin yarabi 😢😢😢 allow qalbi u qawoje Wllkey 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hanihassan4472
    @hanihassan4472 3 дні тому

    Aamiin Aamiin yarabi 😢😢😢 allow qalbi u qawoje Wllkey 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hanihassan4472
    @hanihassan4472 3 дні тому

    Aamiin Aamiin yarabi 😢😢😢 allow qalbi u qawoje Wllkey 😢😢😢😢😢😢😢😢