Maxaa Dhacaya Haddii Aad Bilowdo Inaad Cunto 2 Xabo Oo Timir Ah Maalin Walba Todobaad Gudihii.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 лип 2023
  • 2 xabo oo timir ah maalin kasta cun todobaad gudihii, oo bal arag waxa maqaarkaaga ku dhaca?
    Timirtu waxay ka mid tahay waxyaabaha ugu horeeya ee maskaxdeena kusoo dhaca markaynu ka fikirno cuntooyinka caafimaadka leh. Taasina waa xaqiiq aan la dafiri karin maadaama khudaartani ay faa’idooyin aan lasoo koobi karin ay u leedahay caafimaadkeena. Hadaba maxaa dhacaya haddii aad maalinkasta cunto? Timirtu xaqiiq ahaan ma badalaysaa muuqaalkaaga? Haddii ay haa tahay jawaabtu, sidee bay u badalaysaa? Haddaba ka hor inta aanad jawaabo u helin dhamaan su’aalahan, marka hore ku hubso channel-ka Subscribe, gambaleelkaa yarna furo si aad waxbadan oo naftaada iyo qoyskaagaba anfacaya aad u barato.
    ☀️ KA DALBO HALKAN BUUGAAGTA LOOGU IIBSASHADA BADAN YAHAY EE WAX KA BARRO 👇
    Buugaagta Kala Duwan Ee Wax Ka Barro► bit.ly/2R8hH0w
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha► bit.ly/2RblqKX
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay► bit.ly/2XJbpae
    Sida Saacad Gudaheed Loogu Ogaado Qofka Ku Jecel► bit.ly/2XefNkE
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay► bit.ly/2KEPXiW
    ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
    MUSIC
    ----------
    /@rossbugden
  • Навчання та стиль

КОМЕНТАРІ • 275

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 11 місяців тому +35

    Mudo kumaan arag aad ban utabney muuqaladadii tayada lahaa macalin👏Alhmdullilah hadad ugu danbeyn so rogaal celisay😊

  • @Ebrahimadem67
    @Ebrahimadem67 11 місяців тому +49

    After 5 months legend is back 😢

  • @kaligeedtaliso1
    @kaligeedtaliso1 11 місяців тому +15

    Kusali nabiga scw❤️❤️

  • @hamse_saciid_gaariye
    @hamse_saciid_gaariye 11 місяців тому +23

    Maansha alah ❤mahadsanid wll
    Sida aad Noogu Soo Gudbiso Barnaamijka Tayyoda Leh ❤❤❤ Mahadsanid

  • @khalidabdi9958
    @khalidabdi9958 11 місяців тому +20

    Aniga oo cunaya timir ayuu muqaalkaannisoo gaadhay inta aan dawanayayna waan sii cunayay waxaana ii taal 5k oo timir ah haday iga dhamaato waan soo qaadan alx wana jeclahay m.a❤

  • @Abdullah35337
    @Abdullah35337 11 місяців тому +12

    Wllka UA-cam ama channel mid shaqeya ka dhiga yacni wax dhigista ku soo badi ❤thanks sidan kuu sugeynay waanu daalnee

  • @susmongraal9834
    @susmongraal9834 2 місяці тому +3

    Masha Allah timirtu waa wax wanaagasan, waanan jeclahay, hadalkaaguna dhiiri gelin ayuu noo yahay. Ilaahay khayr badan ha ku siiyo. Amiin

  • @mohaadde296
    @mohaadde296 11 місяців тому +16

    Old is gold 🥰

  • @The_president9
    @The_president9 11 місяців тому +2

    Mahadsanid teacher ❤️

  • @umalkhayrsaleebaan2305
    @umalkhayrsaleebaan2305 11 місяців тому +2

    جزاك الله خيرا ❤

  • @user-xn7tl2zv3k
    @user-xn7tl2zv3k 11 місяців тому +1

    Mahadsanid macalin❤❤❤

  • @bashir871
    @bashir871 11 місяців тому +1

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @maxamedsalaad4620
    @maxamedsalaad4620 11 місяців тому +2

    Mahadsanid zxp

  • @user1427
    @user1427 11 місяців тому

    Thank you. The best Counselor...

  • @cabdulqadirdaahirmohammed2631
    @cabdulqadirdaahirmohammed2631 11 місяців тому +1

    Mahadsanid wllka❤

  • @WllZaki-wk6ts
    @WllZaki-wk6ts 11 місяців тому +1

    Mahadsanid wllkey

  • @khadramoalin8192
    @khadramoalin8192 11 місяців тому

    Mahadsanid Macalin Hanaga raagin Fadlan muuqaalo badan noosoo geli.🙏🏻

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 Місяць тому

    Masha allah shukran❤❤❤

  • @maxamedmowliid101
    @maxamedmowliid101 Місяць тому

    yes thank you sir I wish to use it❤❤❤❤

  • @saacidcabdishakuur5040
    @saacidcabdishakuur5040 11 місяців тому

    mahadsanid wll

  • @qadraqalbi4899
    @qadraqalbi4899 11 місяців тому +1

    Mahdsanid hore usoco ustaad sona badi wax yabaha sidanoo kle si an oga faideysano qeyr alle haku siiyo❤

  • @mustafacarab9061
    @mustafacarab9061 11 місяців тому

    Mahadsanid wllo

  • @YuusufxassanMaxamed
    @YuusufxassanMaxamed 2 місяці тому

    Thanks DR

  • @hodaahmed4676
    @hodaahmed4676 11 місяців тому

    Thank you so much ustaad😊❤

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 11 місяців тому +22

    Golden voice💏❤
    We miss you wllhi😂😥😥

  • @Mahirmohameth
    @Mahirmohameth 11 місяців тому +3

    Exactly ustaad wax ka baro❤

  • @user-pt2iy9rk4p
    @user-pt2iy9rk4p Місяць тому

    Mahadsanid❤👍👍👍👀

  • @magnad1432
    @magnad1432 11 місяців тому +1

    Ma sha Allaah

  • @cawilyareofficial1933
    @cawilyareofficial1933 10 місяців тому

    Mansha Allah zhp Allah kubarakeeyo ❤

  • @nimaabdullahi3125
    @nimaabdullahi3125 11 місяців тому

    Mahadsanid wll Insha Allah waan samaynayaa inaan cuno timirta

  • @SuldanVgr
    @SuldanVgr 11 місяців тому +2

    Macalinkayga UA-cam ka keep going my teacher thanks ❤🎉

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 місяці тому

    Mahdsanid

  • @mursalali4815
    @mursalali4815 11 місяців тому

    Thanks so much

  • @katharhassamahmad-tl4po
    @katharhassamahmad-tl4po 11 місяців тому +2

    Manaha Allah keep going my dear brother

  • @user-lf6zo9us1e
    @user-lf6zo9us1e 11 місяців тому

    Thanks wll❤

  • @abdiaziizali7564
    @abdiaziizali7564 11 місяців тому +3

    Masha Allah ustad lagu tabay guuleyso lbx 🙏🙏🙏

  • @ZiyeshJiin
    @ZiyeshJiin 11 місяців тому +1

    After 5 month legend is back muuqalada cilmi nafsi soo badi zxp aad wan u xiiseeya

  • @suhaybhaybe2631
    @suhaybhaybe2631 11 місяців тому +2

    Thanks🎉

  • @kadarhaashi
    @kadarhaashi 11 місяців тому +2

    Masha Allah walaal qimo badan walal barnamij yadadi quruxda bad na ed noso gudbin jirtay ayaan aad iyo aad ugu xisnay walal😊❤

  • @cxd7
    @cxd7 11 місяців тому

    Thanks 🎉

  • @xafsaq679
    @xafsaq679 11 місяців тому +1

    Mahadsanid ustaad wan ku xiisney😊

  • @mawliidmohamed698
    @mawliidmohamed698 11 місяців тому

    Maashaa allaah macalin c/rasaaq faarax well come back

  • @safiyocabdidahir6882
    @safiyocabdidahir6882 9 місяців тому

    Masha allh hrmr wcn guulayso mahadsanid❤❤❤❤

  • @user1427
    @user1427 11 місяців тому

    Maasha Allaah

  • @yoonisibraahim7447
    @yoonisibraahim7447 11 місяців тому

    Maasha Allah

  • @user-zl1yk6sw7r
    @user-zl1yk6sw7r 11 місяців тому

    Bro soo badi muuqaalada markasta keep ging ayaan kuleeyahay

  • @Sumayah_hersi
    @Sumayah_hersi 11 місяців тому

    Thank you so much huuno❤

  • @mahdiyadaahir3768
    @mahdiyadaahir3768 11 місяців тому +2

    Masha alaah

  • @sulupo8535
    @sulupo8535 11 місяців тому +3

    The Legend is Back ❤

  • @silver14007
    @silver14007 11 місяців тому +1

    Allaha kaa abaaal mariyo waxa aad u wanaagsan oo aad maalin walba dadka lawadaagto ustaad guulayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MOHAMEDBAREIBRAHIM-gl1hy
    @MOHAMEDBAREIBRAHIM-gl1hy 11 місяців тому +1

    Thanks legend

  • @user-kf4xp3jf2l
    @user-kf4xp3jf2l 11 місяців тому

    Noosoo badi sxb c.risaq farax mahadsanid

  • @faysalyuusuf1302
    @faysalyuusuf1302 11 місяців тому +4

    Apdirisaak faarax cawad Biologistaha SannadKa. ❤ Dhab ahaantii Mowduucyadaada aad baan u xiiseeyaa

  • @behonest6989
    @behonest6989 11 місяців тому

    Legend back keep going sxb❤❤

  • @yahyahaajihiilsan1772
    @yahyahaajihiilsan1772 11 місяців тому +2

    Mash allah welcome back gold voice markale hanaga tagin Insha allah

  • @MustafYareMustafYare-gq2dj
    @MustafYareMustafYare-gq2dj 11 місяців тому +3

    Waan ba cunaa waan jeclhy dhoor kartoona xaafada iyaalo taliye waana kumahsanthy waan siiwada cunideeda❤❤❤❤

  • @CeebloNuur
    @CeebloNuur Місяць тому

    Masha allah

  • @abdirizakabdi3654
    @abdirizakabdi3654 11 місяців тому +3

    Thnkz Lgend ☝️😮‍💨🤩🙌

  • @abdi252
    @abdi252 11 місяців тому

    Masha allah zxp Hore usoco videos noso badi 😍

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi 11 місяців тому

    Thanks brother your saporting for us❤

  • @Omar___Hiigsade
    @Omar___Hiigsade 11 місяців тому

    Welcome back teacher ❤

  • @maryamajeilaniosman4743
    @maryamajeilaniosman4743 11 місяців тому

    M.a mhdsnd wll

  • @farhiohanshi4230
    @farhiohanshi4230 Місяць тому

    Nabiga saw ayaaba Hadhith Nugu sheegay 7 xabo timir Iyo glass Caano ah maskaxdisa iyo hab fikirka qofka kor uqaado ❤

  • @maxamedxasaasi443
    @maxamedxasaasi443 11 місяців тому +3

    Guuleyso sxb from galkio puntland

  • @dalmarfbmideye9060
    @dalmarfbmideye9060 10 місяців тому

    Haa Hada Kadib Waan Jogtayn Donaa Ishaa Allaah❤

  • @Cr71251
    @Cr71251 11 місяців тому +1

    Soo laa basho wacan bro

  • @user-zf4dp9rp4u
    @user-zf4dp9rp4u 11 місяців тому

    Mashallh aad yaad❤❤❤❤

  • @abdallamohamed3528
    @abdallamohamed3528 11 місяців тому

    thank you brother filimaantii maad naga ilawdyay

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 Місяць тому

    Mansha allaaah walalo qali ilaahy haku barkeeyo 👍💯

  • @abdihakiinfaysal
    @abdihakiinfaysal 11 місяців тому

    Soo noqsho wacan 🎉🎉

  • @shadiaaragsan749
    @shadiaaragsan749 4 місяці тому +2

    Maalin kasta waa cunaa waaba balwadayda❤😊timirtu

  • @Cismaan112
    @Cismaan112 11 місяців тому

    Keap going❤

  • @user1427
    @user1427 11 місяців тому

    Very nice

  • @abdymalikmohaabdi2514
    @abdymalikmohaabdi2514 11 місяців тому +2

    Welcome back 🔙 pro kuu xiznay

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 11 місяців тому

    Keep going

  • @user-rx4ci5po8v
    @user-rx4ci5po8v 8 місяців тому

    Masha allah❤ mahadsnid

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia7986 11 місяців тому

    waa youtuberka Kali ah ee si cilmiyaysan wx usoo tabiya
    Alle Haku barakeeyo wll
    جزاك الله خيرا

  • @CeebloNuur
    @CeebloNuur Місяць тому

    Masha guuleyso

  • @hanadhajiofficial4368
    @hanadhajiofficial4368 11 місяців тому

    Waaaaw legend is back nio waan kutabney wlhi waxaana xiiso uqabnaa barnaamij yadaada❤

  • @Cawoaragsan77
    @Cawoaragsan77 11 місяців тому +1

    Wlhi ninkan abaal wayn ban u haya waa chanelka kaliya wax ka faaiday keep going 😊😊 bro

  • @user-de3ql6qk1r
    @user-de3ql6qk1r 11 місяців тому +4

    waad soonoqatay 🎉🎉maasha allaah🎉🎉😊😊😊❤❤❤❤ sooceli tur jumaada filimada 😊❤

    • @user-de3ql6qk1r
      @user-de3ql6qk1r 11 місяців тому

      buugaagtaada aad ayaan uga helay 😊

  • @iqromuxudiin6747
    @iqromuxudiin6747 11 місяців тому +1

    Wow❤🎉🎉

  • @wll___maanka
    @wll___maanka 11 місяців тому +1

    Wllkei Soo badi video oo kale

  • @hamdajaamac1994
    @hamdajaamac1994 11 місяців тому +1

    Amazing this chanel ❤

  • @Senna204
    @Senna204 10 місяців тому +1

    To my fellow creater,let us not give up . Each little effort and push matters alot, we will definitely get there . We got this family.

  • @axmednuurjfx4156
    @axmednuurjfx4156 11 місяців тому

    Legend is back please don’t be left again 😢

  • @hibocadar5342
    @hibocadar5342 11 місяців тому +2

    Soo dhaboow wll abdirisaq ❤❤❤we miss u dee 😂

  • @dharkayncabdiraxmaan3662
    @dharkayncabdiraxmaan3662 11 місяців тому

    Haa ustaad

  • @apdinajiibabdullahimaxamed1088
    @apdinajiibabdullahimaxamed1088 11 місяців тому

    The legend is back

  • @Abdirahman....
    @Abdirahman.... 11 місяців тому +1

    Welcome back bro

  • @maxamednuuraadan6217
    @maxamednuuraadan6217 11 місяців тому +1

    Soo laabasho wacan wll

  • @zuhayptarzan5293
    @zuhayptarzan5293 11 місяців тому +1

    AllaH yaccisak brO

  • @abdirahmanabdiaziz4388
    @abdirahmanabdiaziz4388 11 місяців тому +2

    Walal welcome again

  • @abdullahiayaanle610
    @abdullahiayaanle610 11 місяців тому +4

    wakhti dheer kadib waa soo noqotey

  • @aminaabdilahi7243
    @aminaabdilahi7243 22 дні тому

    Waowao

  • @user-ot9zl8zo1j
    @user-ot9zl8zo1j 5 місяців тому

    نعم

  • @Akhii_mohameth
    @Akhii_mohameth 11 місяців тому

    Welcome back zhp☺️

  • @abdirizaqmoha9037
    @abdirizaqmoha9037 11 місяців тому +1

    Welcome back 😊

  • @demo-artificial_intelligence0
    @demo-artificial_intelligence0 10 місяців тому

    Thanks ❤ 7:36

  • @zouhoursabri5456
    @zouhoursabri5456 2 місяці тому

    Yes