CALOOSHA WAX DHAGAX OO KALE KASAAR, CABITAANNADA MINDHICIIRKA LAGU NADIIFIYO IYO HABKA SAMEEYNESO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 тра 2021
  • #caloosha#miisaanka#caafimaadka
    CALOOSHA WAX DHAGAX OO KALE KASAAR, CABITAANNADA MINDHICIIRKA LAGU NADIIFIYO IYO HABKA SAMEEYNESO
    -------------------------------------------------------------------
    WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
    WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
    JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
    DOONO
    NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
    ------------------------------------------------
    subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
    / @husseinalje
    muuqaaladeyda kale
    • miisaanka dhimid, miis...
    my Facebook page
    / somali.onlinecoach
    my Instagram
    / husseinalje1
    my facebook groep
    / 415471879387343
    IYO
    / 1663149887156526
    -----------------------------------------------------
    soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud
  • Спорт

КОМЕНТАРІ • 375

  • @hanatabdullahi3501
    @hanatabdullahi3501 3 роки тому +36

    Af Somaligada walahi waxbo kama fahmin sxb Somali waa isku af maxaa lodhaha

    • @cumaranihaaji6054
      @cumaranihaaji6054 3 роки тому +6

      Waa laga.Daba geynaa bro af somaligaan

    • @umuafnaan9397
      @umuafnaan9397 3 роки тому +18

      Wll afkaad ku hadleysaa iyo kiisi waa isku mid hada ee showbarada meesha ka daaa

    • @umuafnaan9397
      @umuafnaan9397 3 роки тому +20

      Waa laguu faaiideeyey lacagna lagaama qaadan mahadsanid dadka soo dheh

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 3 роки тому +8

      Afsomali sidee ah ayaad kuhadashaa adiga hadad fahmiweysay hadalkan fasixa ah adigoo dhaha ayaa dhantay qudarta aad kahadleyso mafahmin

    • @fatimaabukar9352
      @fatimaabukar9352 3 роки тому +9

      Soomaaliyi waysku af, laakiin qofka Soomaaliga ah - asaga ayey ka falantaa in uu isku dayo fahamka lahjadaha kala duduwan ee waddankiisa!!

  • @tamilaabdul3090
    @tamilaabdul3090 3 роки тому +15

    Amen Yaa Rabbi, Alahuma Sali Wasalam Alaa Nabiyanaa Mohammed

  • @kaltunomar9971
    @kaltunomar9971 3 роки тому +3

    ماشاء الله جزاك الله خيرا جزاء يا أ خي فل إ سلام

  • @sirathalane5259
    @sirathalane5259 3 роки тому

    Manshaalah thank you jisakalah

  • @munamaxamuudmaxamedawkhala9461
    @munamaxamuudmaxamedawkhala9461 2 роки тому +2

    Mahadsanid wll allha ku xafido aduun iyo aakhiro

  • @shiimasaeed8463
    @shiimasaeed8463 3 роки тому +1

    M A ‏جزاك الله خير أخوي

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 3 роки тому +2

    Thanks for Encouraging us 🇺🇸

  • @abdisalanmussa3983
    @abdisalanmussa3983 3 роки тому

    Masha Allah jazaka Allah bless you ustaad is

  • @omarhamdi414
    @omarhamdi414 3 роки тому +1

    Masha allah waad mahadsantay wll wad no faideysay qeer allaha ku siiyo

  • @madihaali595
    @madihaali595 3 роки тому +2

    ماشاءالله اخي شكرًا بارك الله فيك

  • @hodanqurux9467
    @hodanqurux9467 3 роки тому +2

    Aad iyo aad u mahadsan tahay walaalo 🙌💕

  • @esclavededieu4562
    @esclavededieu4562 3 роки тому

    Mashaallah houssein alje jaza kumu Allah kheeyran.

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv Рік тому

    Mashallah jazakallahu khar 🥰👍🏼❤️❤️❤️🤲🏻🤲🏻Ameeen ya allah

  • @ifraaxahmedyousuf7254
    @ifraaxahmedyousuf7254 3 роки тому

    Mashaa Allah tabarakallah ilaheey qeer haku siiyo walakeey

  • @aadanabuukar5358
    @aadanabuukar5358 2 роки тому +2

    allaah kuxifdiyo wll waad kumaxadsantahy talooyinka aad noo soo gudbiey

  • @alishire2125
    @alishire2125 3 роки тому

    Maasha allah jazaaka allah khayr wllo

  • @maryamamaxamed7095
    @maryamamaxamed7095 3 роки тому +1

    Masha Allah walalkey xuuseen Allah ahku barakaayo

  • @MohamedAhmed-gz9ub
    @MohamedAhmed-gz9ub 3 роки тому

    Maasha Allaah Couch isku soonoqod wanaagsan

  • @kadijaali3597
    @kadijaali3597 3 роки тому +1

    Jzaakalaah khayr Akhii

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 роки тому +1

    Allah haku xafidoWaad ka fiicantahay soomaalida waalatay iscaynaaso ceebaha faafinaaya hore usoco

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 3 роки тому

    mashaallah tabaraka jazakallah kheiran wallo haweneyda ilahey ushahiiday wa sumeyya umu cammar radiyallahu canha

  • @user-qg3lz3cb7f
    @user-qg3lz3cb7f 2 роки тому

    masha allh shukran

  • @farxiyocabdi1771
    @farxiyocabdi1771 2 роки тому

    Mansha allaah allaha kubarakeeyo sheeq

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 3 роки тому

    Thanks walal

  • @saabirosman511
    @saabirosman511 3 роки тому

    تسلم بره جزاك الله

  • @dunxx2140
    @dunxx2140 3 роки тому

    aamiin cadawga allah ka qabto flastiin awl shahiida sumaya waaaye

  • @queenmoon6999
    @queenmoon6999 3 роки тому +1

    Waa mahadsan macluumaadka
    Jasaaka Allaha qeer

  • @rukiokassim3560
    @rukiokassim3560 2 роки тому

    Madsaniid wllkey ilhey ha ku barkeyo

  • @munabashir4263
    @munabashir4263 3 роки тому

    Masha allah wll hussein

  • @amalahmed203
    @amalahmed203 3 роки тому +2

    Masha allah❤❤

  • @fatimaabukar9352
    @fatimaabukar9352 3 роки тому

    Jzklh khayran. Hor u soco

  • @qumanhorusocod6177
    @qumanhorusocod6177 3 роки тому +3

    MashaAllah wllo mahadsanid.
    Su-aasha hadaan kajawaabo Asaxaabiyadii uhoreysey ee shahiidey waa Sumaya

  • @barnicige2705
    @barnicige2705 3 роки тому

    Abowe Allah kubarakeyo you're amazing

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 3 роки тому

    Masha Allah waa sumaya

  • @osmanciil5298
    @osmanciil5298 Рік тому

    Thanks Hussein

  • @zakariahassansalad9104
    @zakariahassansalad9104 3 роки тому

    Thanks macalim

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 3 роки тому

    Waa asmaa ee wll jazaakallaahu qeyraa Horey usoco

  • @ademhassan5215
    @ademhassan5215 3 роки тому

    Thanks libaax

  • @rodoahmed43
    @rodoahmed43 3 роки тому +1

    Sumaya bey ahyd wll. Mahadsanid

  • @hiboahmed2892
    @hiboahmed2892 3 роки тому

    Waa sumaya reer aala yaasir hooyadood waaye allaah ha ka raali noqdo dhamaan reer aala yaasir

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 3 роки тому

    Mahadsanid wllkey intas dhan qudarta halmar malesku shidaa oo lawada cabaa

  • @yurubaden5456
    @yurubaden5456 3 роки тому

    Thank you

  • @user-qg5we5hi6b
    @user-qg5we5hi6b 3 роки тому +2

    ‏جزاك الله خير
    ‏الله يرزقك على قد نيتك

  • @sacdiyaali3641
    @sacdiyaali3641 2 роки тому

    Walalkay xuseen wan ku salamay ilahay ha ku barakeeyo cabitaanka aad sharaxayso qof gaas qabo ma cabikara mahadsanid

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 3 роки тому

    اللهم امين يا رب العالمين 🤲

  • @samiiraali7359
    @samiiraali7359 3 роки тому +1

    Hawenaydii ugu horesay ee shahida waa
    سمية بنت خباط وقيل خياط Sumayyah bint Khabbat

  • @axezo_o
    @axezo_o 3 роки тому +1

    Mansha Allah

  • @umuomorfaaruuq8316
    @umuomorfaaruuq8316 3 роки тому +1

    Waano waxtarleh thanks

  • @Dhir.iyo.deef.
    @Dhir.iyo.deef. 3 роки тому

    Masha Allah

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 роки тому

    masha allaah baqdoonisku aad buu u fiicam
    n yahay jirjiirka laakiin soomaaliya lagama helo

  • @abduyusuf922
    @abduyusuf922 3 роки тому

    Walaal waad ku mahadsantahay sida aad wax noogu faa iideeysay .

  • @fankafarah701
    @fankafarah701 3 роки тому +3

    Masha Allah jazakallahu kheyr gabarta u dhimatay diinta waa Sumaya😁

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 роки тому +6

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 😙😙🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @siradodowa1732
    @siradodowa1732 3 роки тому

    Waa sumaya gabadhi oogu horeysay oo shihiiday

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 роки тому

    MashaAllaah

  • @safiyaosman7966
    @safiyaosman7966 3 роки тому

    Maa shaa alaaha

  • @Edebsan893
    @Edebsan893 3 роки тому

    Masha allah

  • @fatiyamohamud7244
    @fatiyamohamud7244 3 роки тому

    Ameen ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @museruqiyo2437
    @museruqiyo2437 3 роки тому

    Jisakalaah qeer.

  • @marwochannel3
    @marwochannel3 3 роки тому

    Maa sha allah walakey ilmaha mala siin karaa

  • @fatimaabukar9352
    @fatimaabukar9352 3 роки тому

    Allaahumma aamiin

  • @nafisaxaji3385
    @nafisaxaji3385 3 роки тому

    جزاك الله خيرا
    asaxaabiyadaa waxa la oran jiray sumaya

  • @yusufmohamed3038
    @yusufmohamed3038 3 роки тому +5

    اول شهيدة في الاسلام هي سميه بنت خباط رضي الله عنها

  • @Ruunbashiirofficail
    @Ruunbashiirofficail 3 роки тому +1

    Mashaa Allah walalkey qali allaha ku xafido 💎❤🙏

  • @afsamuhammedboloowo3607
    @afsamuhammedboloowo3607 3 роки тому

    Mashallh

  • @shaaficicali222
    @shaaficicali222 3 роки тому

    Asc ustaad xuseen alaha kubarakeeyo waxaa kasoo hadaashaa korostoroolka sida lagu garto iyo waxa lagu daaweeyo.

  • @gem2144
    @gem2144 Рік тому

    Mashaallah Mashaallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏼👍🏼👍🏼💙💙💙

  • @samiramohamed7524
    @samiramohamed7524 3 роки тому

    Allahuma amin

  • @miskisahal3310
    @miskisahal3310 3 роки тому

    Mashaa alaah

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 3 роки тому

    Mhasanid macalin resbkt

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 3 роки тому

    Walaalo gass ayaanu leenahay see u cabaynaa

  • @istarcadey5938
    @istarcadey5938 3 роки тому

    Jiir jiir waa rocket

  • @sucadsucad6061
    @sucadsucad6061 3 роки тому +1

    Amiiiin Amiiiin

  • @suhuurcali2938
    @suhuurcali2938 2 роки тому +1

    Masha Allah tabarkallah wllo lkn wanka xumay baqduuniska iyo nacnaaca midana mahelikaro mayaalan hargaysa

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 3 роки тому

    Asalaamo caleykum waraxmatulahi wabarakaatu gabadha ushahiday islamka maga ceeda waa Sumayahh

  • @niciimocali7004
    @niciimocali7004 2 роки тому

    Sumayo allah hka raalinoq

  • @Laki-wm8pq
    @Laki-wm8pq 3 роки тому

    aamiin

  • @shamsaalihassan1475
    @shamsaalihassan1475 2 роки тому

    Mashallah

  • @mjfarax9591
    @mjfarax9591 3 роки тому

    aamiin aamiin aamiin yaa allaah jasaaka allaahu kheyr waa sumayo umu camaar

  • @cabdulahitifow7614
    @cabdulahitifow7614 2 роки тому

    Amiin

  • @munaali10
    @munaali10 3 роки тому

    Calenta morning la iikanay SE u isticmalaa macalin @Hussein Alje

  • @MOHAMAQUSTE
    @MOHAMAQUSTE 2 роки тому

    Qeer allaha kusiiyo intee kaala Hadlaa

  • @foosaxmedsiciid7164
    @foosaxmedsiciid7164 Рік тому

    Thanks wall nacnaac maxa layiraahdaa

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi 3 роки тому

    Sc brother, hadii aa gaas qabtid ka waran?ma cabi kartaa kleeflaag liinta iyo Black paper

  • @huaweiy8179
    @huaweiy8179 3 роки тому +1

    wllyaal igula saliya nabi muxamad scw

    • @xabiiboxalane5512
      @xabiiboxalane5512 2 роки тому

      Salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 3 роки тому +1

    SUMAYA WEEYE

  • @maryanhassan1147
    @maryanhassan1147 3 роки тому

    Asc walalkey Hussen haweeneydii ugu horeyse oo shahiido waa umu Camaar Sumaaya

  • @ahmedbaanabaana3072
    @ahmedbaanabaana3072 3 роки тому +1

    Masha Allah wallkey mahad sanid

  • @khadradegan4319
    @khadradegan4319 3 роки тому +1

    Hussein wllo wlhi kuma fahmin liint iyo iyo koostada uunban ka hafmey

  • @sarahosman7018
    @sarahosman7018 2 роки тому

    Maash alaha waan sameynaya mahadsanid aboowe

  • @ayaanqaabil2037
    @ayaanqaabil2037 3 роки тому

    Waa asiya

  • @fawziya9945
    @fawziya9945 3 роки тому

    سلام عليكم اخي اول شهيد في اسلام هي سميه 🤗🤩🤩

  • @umufarduusumufarduus2169
    @umufarduusumufarduus2169 9 місяців тому

    Walalow wan qalanahay ma isticmali kara waxyalahan aad sheegtay xameetina waa layga saaray plz iso jwb waa iimuhim jwbtada 🙏

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 3 роки тому

    Walalkey wan ku salamay macalgo fulfil maa koob iyo bar biyo ah filfisha wa kuleel wallo

  • @sahrafarah9140
    @sahrafarah9140 3 роки тому +1

    Asc Alje naagtii ugu ee shahiida waa Sumaya Reer binu yaasir

  • @axlaamhirsi8430
    @axlaamhirsi8430 3 роки тому

    Asc meeqa maalin aa wadaa thanks

  • @intisaamisak
    @intisaamisak 2 роки тому

    wof uur leh ma isticmaali karaa husen please ii soo jwb

  • @haniafduub9058
    @haniafduub9058 3 роки тому

    Asc walal Husen ma soo qori karta ganiin

  • @sofiamohqmmed1414
    @sofiamohqmmed1414 3 роки тому

    Asc seetahay walal waxan raba inat ii shek to maxan samee kara oo alaminto calosha ii gajarayo bes camaliyo ayan ku dhalay caloshey daneh at I at aye I ga wenatay so 2 pilot Lee qalanahay xal ii Ken walal pls

  • @joy-mohamed3285
    @joy-mohamed3285 3 роки тому +3

    Himalaya pink salt is the best one lagu nadifiyo calosha iyo mindhicirada 😊

    • @haafizcleaver6477
      @haafizcleaver6477 2 роки тому

      Cusbo ahaan maa loo gadaa mise cabitaan hahah si fcn u sharax halagaa fa ideeh wallal❤

    • @joy-mohamed3285
      @joy-mohamed3285 2 роки тому

      @@haafizcleaver6477 supermarket ka aad waydi shaqalaha ama marka hore gogolka kala so bax ku qor himalaya pink salt