Caanaha iyo timirta qaabka ugu fiican ee liskuugu daro iyo 5- faaido oo laga helo hadii aa sidaan...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • timirta iyo caanaha
    caanaha iyo timirta

КОМЕНТАРІ • 59

  • @DRTIMAJILAC
    @DRTIMAJILAC  8 місяців тому +10

    Hadii aa suaal qabto la xiriir Whatsapp numberkaan +254799914277

  • @hassanandroid2628
    @hassanandroid2628 8 місяців тому +28

    Xogaha caafimad ee aad noo so gudbiso xita lagama helo xarumaha caafimaad ee aan wakhtiga iyo qarashka Ku bixino, ma garan karno waxan Abaal-kaga Ku gudno mahadsanid Dr'e million jeer Alle hakaa ajarsiiyo👍❤✋.

  • @FataxFatax-m8r
    @FataxFatax-m8r 6 днів тому

    Dr Allah haku sharfo ❤

  • @user-ov7om8nm6j
    @user-ov7om8nm6j 7 місяців тому +1

    .......Dr ...timajilac macalin talo fiican ,,aniga Dadka daalka bdn kujira taladaada wa iimhiim❤

  • @fatximaxamed6198
    @fatximaxamed6198 21 день тому

    Mahadsanid dictor

  • @iLaDhaDhami0
    @iLaDhaDhami0 8 місяців тому +2

    Masha alah aad ayan oga faiidnay ❤❤❤

  • @dahabbashiir4006
    @dahabbashiir4006 8 місяців тому +1

    Masha allaah mahadsand dr cabdirisaq

  • @user-wr4hi3ld3i
    @user-wr4hi3ld3i 24 дні тому

    Masshaa

  • @baabahacade7608
    @baabahacade7608 8 місяців тому +2

    Mahadsanid doctor

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 8 місяців тому +3

    Mahadsanid walaale

  • @jaabirjaabirburhan9841
    @jaabirjaabirburhan9841 Місяць тому

    Masha allah dr

  • @user-wo1qp5ft1l
    @user-wo1qp5ft1l 8 місяців тому +1

    mansha allh mansha allh wll mahadsanid

  • @user-vs3ll8oq7w
    @user-vs3ll8oq7w 5 місяців тому +1

    Wlhi anaa hubo anoo xaamilo ah ayaan cabay wlhi foosha igu fududaatay alx

  • @abdirizakalih6436
    @abdirizakalih6436 Місяць тому

    Ustaad waan isku shiida HaL mar lkn waxba ma diiriyo waanba Qaboojiyaa tallow ma dhib ku jirta taas

  • @SHARAFCali-ob1xb
    @SHARAFCali-ob1xb 8 місяців тому +1

    Mahadsanid dr

  • @saraxlaboodosman5362
    @saraxlaboodosman5362 7 місяців тому

    Mahadsanid Dr

  • @user-lp8po2yb4t
    @user-lp8po2yb4t 8 місяців тому

    Jazakalah dr

  • @user-mk7iv3vh3i
    @user-mk7iv3vh3i 8 місяців тому +3

    Doctor waxaan daawaday sheikh leh caano boodhuhu raga uma fiicno marka shaki baa igaga jira waxaa codsi iga ah Inaad Mar ka soo hadasho dhamaan caanayawga kala duwan.
    Inay side effect leeyihiin iyo in kale

  • @user-rr5kj4gb9t
    @user-rr5kj4gb9t 7 місяців тому

    Thanks 👍👍

  • @MohamudAdow-ls2vx
    @MohamudAdow-ls2vx 4 місяці тому

    Dr waan tijaabin marka hore muddo laba usbuuc ah haddii aan faaido dareemo wax farabadan baan kaa latashan dr

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 8 місяців тому +1

    Wllo gabadha uurkale macuni karta 5bil ah deel badan aya darema gaas badan marka dhiiga hoseya marmar lay idhah

  • @sacdiyomohamed9076
    @sacdiyomohamed9076 5 місяців тому

    Tnx Dr

  • @abdifatahfaarahubdi
    @abdifatahfaarahubdi 8 місяців тому +1

    Caano walba oo aad helayso waad u isticmaali kartaa

  • @zeiruqadan6145
    @zeiruqadan6145 5 місяців тому

    Dr hooyoy ur 6 month ah ma cabi karta canaha iyo timirta plz jawab

  • @user-nl8vu3wt1m
    @user-nl8vu3wt1m 7 місяців тому

    Waa mahadsantAhay

  • @ayaankaba7543
    @ayaankaba7543 7 місяців тому

    mahadsanid dr

  • @aboaamaarbilal275
    @aboaamaarbilal275 7 місяців тому

    Wll ASC ad ayad umahadsantahy sida wanagsan ee ad noogu😂soogudbisay ariintan ad ufican lkn waxan raba halkee la dhigi meel kulul miso meel qabaw macnaha galaserka bal inta isheg

  • @MaxamadCade-rq9zw
    @MaxamadCade-rq9zw 4 місяці тому

    Wll mahasanid

  • @sharaftahaji4615
    @sharaftahaji4615 8 місяців тому

    Doctor Deit ayan kujiraa maku cayilaayo sowmaha

  • @abdinursheegow5590
    @abdinursheegow5590 8 місяців тому

    ❤❤ma. DR A/risak

  • @user-bv1ln5nj4y
    @user-bv1ln5nj4y 3 місяці тому

    Ditore waxaa iwareriiye haaraha wajiga sede aga hor tagaa

  • @ahmedabdullahi4536
    @ahmedabdullahi4536 8 місяців тому +1

    Caanah geela kawran dr

  • @bidhaan5562
    @bidhaan5562 8 місяців тому +1

    Ma caanaha xoolaha mise waa kuwa bodhaha

  • @asiya9943
    @asiya9943 8 місяців тому

    Mahadsnid Dr

  • @MasalaxMaxamedjacafar
    @MasalaxMaxamedjacafar 3 місяці тому

    Caanaha was nocee

  • @xalimocadey7367
    @xalimocadey7367 8 місяців тому

    Asc.sokor ayan qaba ma isticmalikar

  • @ahmedabdullahi4536
    @ahmedabdullahi4536 8 місяців тому

    Maku dari karaa canaha geela dr

  • @cabdulahimakaran
    @cabdulahimakaran 8 місяців тому +1

    Caanaha sonkor maa lagu dari karaa dr❤

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 7 місяців тому +1

      Maya ma is dilee timirta ayaaba macaan

  • @user-ub9ig7ux3j
    @user-ub9ig7ux3j 7 місяців тому

    Walalo dadka sokorta qawo ma isticnali garan

  • @user-lp8po2yb4t
    @user-lp8po2yb4t 8 місяців тому

    Carurta masii kara doctor

  • @user-hb5nx3uj7r
    @user-hb5nx3uj7r 7 місяців тому

    Caano Liido miyaa mise caanaha xooLaha waye

  • @shamisaxmed5915
    @shamisaxmed5915 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @user-tm9oh4ud1z
    @user-tm9oh4ud1z 5 місяців тому

    Canaha Geela Kwrn

    • @ubaxmuxudin1861
      @ubaxmuxudin1861 5 місяців тому

      yaab heli karo ani had isku qasana rabaa caano geel waan ku afura

  • @user-zx5nr2of3b
    @user-zx5nr2of3b 8 місяців тому

    Cuntooyinka maskaxda ardayga uroon oo horumariya kaso hadal

  • @user-wr4hi3ld3i
    @user-wr4hi3ld3i 24 дні тому

    Mashalaah

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk 4 місяці тому

    Suwax walbo miyaa DiTooRee

  • @fatximaxamed6198
    @fatximaxamed6198 21 день тому

    Mahadsanid dictor

  • @fatximaxamed6198
    @fatximaxamed6198 21 день тому

    Mahadsanid dictor