DEG DEG: FAHAD YAASIIN OO SIR CULUS BANAANKA KEENAY & FADEEXADDA LAFTAGAREEN KU DHACDAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 70

  • @AbdirizakDaacad
    @AbdirizakDaacad 3 години тому +2

    Wax daacada Somalia galmuduga ka jirto😂

  • @fatahindhey7001
    @fatahindhey7001 Годину тому +1

    Walahi wa runta saxibky hussien masakentas ubahan lacakta midedakaley saxib waxatahay wariyaha sanadka ukufican bro 🙏🙏🙏

  • @axmedcabdinuur3078
    @axmedcabdinuur3078 Годину тому

    Xuseenow wallahi Dhig ayad Ledahay Dadka Sh/Hoose ayaga mesha Is Dhigey😂😭

  • @AbdishakoorAbdulaahi-x4b
    @AbdishakoorAbdulaahi-x4b 3 години тому +1

    Wadanka dhan baa musuq maasuq ah

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 3 години тому

    WALAALOW KA WARAN SH/DHEXE JAWHAR HAL LAAMI MALAHAN SOOMLI WAXA MADAXDA KA AH WAA ISKU MID WAA CALOOSHOOD U SHAQEYSTAYAAL ALLAHA NAGA HORWAREEJIYO

    • @fadumaali4556
      @fadumaali4556 2 години тому

      Adig ma xisabiye baa u aheyad mise waa lagugu shubatay

  • @omhajar69
    @omhajar69 51 хвилина тому

    Madaxda qaranku waa kuwee ma kuwa shacabka barakicinaya?

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 Годину тому

    Xuseen cabdule waxaad ahayd suxufi siraha qarsoon iyo musuqa sheega lkn sambaloolshe markui ku xiray kadib waxaad noqotay caado qaate aaamus ....

  • @Dayib-t8x
    @Dayib-t8x 6 хвилин тому

    Subxaana laah ninkaan wariyaha is ka dhigaya maxaa ka qaldan waxaan war Ma ahane

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 3 години тому +1

    Soomaali waa umul oo kale waxa soomara way oloobaan ninkii shalay laayay oo atgagixasafa la sjaqehnayay oo dadkii nololku xabaslay ayaa dad eedeynaya, fursad auuj helay

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 2 хвилини тому

    OK adeerka xasan qabyo muxuu soomaaliya qabtay qabuuraha kawaran?

  • @MahadmaxamedCadhays-v1d
    @MahadmaxamedCadhays-v1d 26 хвилин тому

    Fahad yaasiin waaruufyaan ushaqeeya reer.galbeedka waana usagag laangaaba haladilo waa ehlunaaree

  • @AbdullahiNuur-x8l
    @AbdullahiNuur-x8l Годину тому

    Aad aan ufiiriye shabaab. Waxow ubahan yahey. In aad loofiiriyo

  • @Ducaalehussein
    @Ducaalehussein Годину тому

    Ninkaan waramaya ma waalan yahay afkisa iyo dhagahiisa isma maqlaan mar wuxuu leyahay wax bu qabtay marna 000 ayu ku shegaa qofka wax u qabtay❤sheg

  • @QadiijoMacalin-c3s
    @QadiijoMacalin-c3s 2 години тому

    Asc wll mcn madaxweynaha maayleeyn waa laala qaaba ceda kaalaagii maa ahaan shaar waadii yaashaa weey baadaan yiihiin asc

  • @STARBOYLYRICSS
    @STARBOYLYRICSS 3 години тому

    baydhaba xitaa lama qurxon sxb magalada dhaxdeda hadii aad aragto waxa is ledahy baydhabadii hore ayaa wngsan mida hda hdii la isku fiiiriyo

  • @nasiibshop5107
    @nasiibshop5107 2 години тому

    Taasi waa sax wax maqabanin weligiis madax weynaha xasanan ayaala yaban tihiin aniga kan ayan ku yabanahay

  • @hm1c586
    @hm1c586 3 години тому

    Siyaa siynta soomaali Kuligood waa iskumid ah😢😢😢😢😢😢

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 2 години тому

    🥺🥺🥺🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @hassanisak8491
    @hassanisak8491 35 хвилин тому

    Waa hadal madhaleys ah. Teeda kale koofurta soomaaliya xageeba isu furan. Magaalo aan go'doon ku jirin miyaa jidha. Hadadlkan cayal xaafadeedka nagadaa, mid laqaadan karana noogu badal...

  • @MohamedyosufAdiid
    @MohamedyosufAdiid Годину тому

    Hadal raqiisa waaye walaguridaa mehe wala lalayn😮😮😮😮

  • @burhanahmed7198
    @burhanahmed7198 3 години тому

    Ciidan aheene waxwy ahaayeen dhallaankkii USC

  • @AliMohamed-sl3ge
    @AliMohamed-sl3ge 2 години тому

    LACAGTA XASAN SHIIKH KU CIYAARAYO MA, ARAGTID MIYAA ?????

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 17 хвилин тому

    Fahad yaasiin waxaad weydiisaa ikraan tahliin iyo waxow soomaali uqabtay markow joogay vilasomaaliya?

  • @maxamedsomali2539
    @maxamedsomali2539 3 години тому

    Ina adeerka cali guuldare muxuu qabtay

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 51 хвилина тому

    Sax walaahi

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 6 хвилин тому

    OK beesha aaka dhalatay dameereey iyo kuwii kasoo duulay gobolada dhexe ee 1991 usc nagu ajartay Maka hadashid maxaa dhacay?

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid Годину тому

    Laftagareen waxaa
    yaakeensadey ina farmaajo iyo itoobiya,Fahad yaasiin maahayn inuu maantay kahadlo arin Soomaliyeed waa in laweydiiyaa laga abaalmiriyaa dadkii uu kabahooda ku aasay asaga,ina farmaajo,xasan c khayre,Saadaq joon iyo kulane jiis.

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 3 години тому

    Hussein Abdulle Mohamed sxb waxeya doonaan hasameyaan waxey ku yimaadena lacagatood iyo awoodood

  • @cabdiraxmaanaxmed1625
    @cabdiraxmaanaxmed1625 3 години тому

    Risiqa iyo amniga ilaahey baa bixiyee laftagareen ma bixiyo

    • @mohamudulusow3668
      @mohamudulusow3668 40 хвилин тому

      Sax laakin bal adiga ha shaqo tagin oo dheh Alle yaa I siinaya. Ogow Alle waa Dayib mana aqbalo waxaan ahayn Dayib ee Istaqfurllah 🎉

  • @Ahmed.shadali
    @Ahmed.shadali 2 години тому

    Midka dhulka gaar ahan aad uga so jeedo la haray wax uu qabtay aysan ka hadal
    Ama iska aamus

  • @cabdiraxmaanaxmed1625
    @cabdiraxmaanaxmed1625 3 години тому

    Marba hadii hawiyuhu ay noo buunbuuninayaan fahad yaasiin oo argagixiso ah siduu ulaayayna la ogyahay xiligiisii qaraxyana kulaayay waa yaabka yaabkiis

  • @SULDAAN-SHOW
    @SULDAAN-SHOW 2 години тому

    Baidoa ayaan malin dhoweed tagey waxaan kusoo arkey dayacsanaan farabadan xataa wadadii halbowlaha aheed madhidna inuu xaflad kulumiyo lacag taas waa qalad

  • @MustafYareMustafYare-gq2dj
    @MustafYareMustafYare-gq2dj 2 години тому

    Wlhi waa run shabeelada hoose daganeen waxaan kasoo guurnay 2022 😅😅😅😅😅😅

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 2 години тому

    Maxaan ka hadalnaa shiiyaha.hawiye wow tashtay. Hawiyana xasan shiiq ayaa barakicin ku wadeee kuleey eelayda wey jacelyiihiin lafta gareen. Darodkana wey jacel yihiin axmed geedo naar iyo dani dacayo Wayne balse hawiye ma jecla xasan. Goryo. Dumiye

  • @Billcl8nyon
    @Billcl8nyon 2 години тому

    Wariye fashil😂😂😂

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 години тому

    kuligooda waa dhiig miirato shacabka u tashaday waa in layska dulqaadaa kuwani danahooda gaarka ah ka shaqeeynaaya shacabkan gaajo ula'day

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 45 хвилин тому

    Cajiib intee uu fiirini indha allaha ka tuura waxa aragta oo koofur galbeed kajira oo fool xumi ah iyo gaajo iyo tuugsi ah ayuu hal melyan niikis uu kudhigay indha ha allaha kaa tuura lafda gareen intuu fiiruni

  • @kuweedboolaay6638
    @kuweedboolaay6638 3 години тому

    Waxba uma qawan aan baydhowa ka eheen

  • @YuusufMaxamed-g3e
    @YuusufMaxamed-g3e 3 години тому

    Wa.filimanti.ladaradii.ferstooyin.ki.laadaradin.ti.filimaanta

  • @aweysali
    @aweysali 2 години тому

    Wa sax inta aad shektay in waxba lo qaban lakin hada waxan maqlay cidanka cusub janayo in ee wax ka badal cusub lugu samen don kofur galbed iyo juba land

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 години тому

    kkkk in larabo in lugu gaaro khof iyo cod danley yaahuu alle magan

  • @MohamedMohamed-j1x2s
    @MohamedMohamed-j1x2s 2 години тому

    Adi Lafta Gareen iyo Dabaal Dagiisa maxaa kutusi adi ayaa marqaati Ka ah in habaYaratee uu Beydhabo wax ka qabtii.
    Maxaad ugu Hadli weydii #Caliguudlawe oo Jowhar wax uu ka qabti jirin,Qabilada kale iskadaYe xataa reerku isaga kadhashi sanad walbo GurYaha iska Gubaan. Saxib ninka dhaleceYntiisa waxaa mudan reer beydhabo Ee maka dhamankarta.

  • @KhadijaMuuse-g3m
    @KhadijaMuuse-g3m Годину тому

    Nacas waxaad sheegto ma weyday

  • @YuusufMaxamed-g3e
    @YuusufMaxamed-g3e 3 години тому

    Wa.dhaqan.mid.gaan laftagareen.wixiisa.adi.sheeka.leyba.waye.wili.matagtey.mel.degmooyinka.kgs

  • @MohamedIbrahim-ue6px
    @MohamedIbrahim-ue6px Годину тому

    Magaalada beysawa wax ween ayo kaqabtay dhulka dadka qarankana ma oosan xarashanin sidi Kan xamar joogo

  • @Abdinassir-w8g
    @Abdinassir-w8g 2 години тому

    Maxaa kaagalay adiga weriye isku sheega sh qabiiliiete garguurte maad wax kash43gtid

  • @AbdullahiNuur-x8l
    @AbdullahiNuur-x8l Годину тому

    Aawey itobiyaanki ow. Garaada siinaaye. 1milyankaas mow shabaab kula dagaalamo

  • @AbdishakoorAbdulaahi-x4b
    @AbdishakoorAbdulaahi-x4b 3 години тому

    Subxaanalah

  • @Hsn1224
    @Hsn1224 Годину тому

    Ree maha balkow Waad kagardarantihin laftageen somalia walada waliba si bille iyo asbuucle ah ayey muqdidsho uga ee dawladda somaliya maamulada kalaba mashacab ay waxtaraanaa jira dawladdnimada somalia kajirtoodhanaa iskucaano shub iyo xafladeysi kaliya ah wax shacabka uqabtaana majiraane waxa laftageen oo sanadkii halmardhigta ha arginine kuwa maalinkasta dhigta arka cadaaladna uhadla

  • @AbdulaahiWarsame-w7o
    @AbdulaahiWarsame-w7o 3 години тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😢🎉

  • @XasanXuseen-b5q
    @XasanXuseen-b5q 2 години тому

    Waa tuug

  • @bima9383
    @bima9383 Годину тому

    Xusenow KG maxadka shege xamaraba lagu bahanyahay dad kana dawladodi guryaha ka barakicisay tas umajeedid miya ebow

  • @AbdulaahiWarsame-w7o
    @AbdulaahiWarsame-w7o 3 години тому

    asc 6:13

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 3 години тому

    Love 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖🇸🇴💘👌🧕🤲🏻

  • @CabdiYare-w4v
    @CabdiYare-w4v Годину тому

    Wariye waalan weeye. Daris kiisa baahan mawuusan arag ileen soomaali OO dhan ayaa baahane

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 3 години тому

    ❌️🗣🗣🎤💸💸💰💰💸💸🚷❌️🔒👎👎👎👎

  • @MahamedismailMahamed-n7f
    @MahamedismailMahamed-n7f 2 години тому

    Pourquoi tous ça il n'existe pas le multipartisme même dans la fédérale

  • @MaalimAbdi-w1g
    @MaalimAbdi-w1g 2 години тому

    Majir to wax uu ka qabtey haha yaraat0

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 Годину тому

    Bal ninkaan arka af dheera Maxa adiga kaa quseeya Dadka ku daawanaaya wax wanaagsan u sheeg ,,,,Sidaan Wale aan irsaaqad ku Helen wax wanagsan adigoo sheegaayo maba lagu arko ,,,Naga Tag balo haku daawatee

  • @smoali4300
    @smoali4300 3 години тому

    Kaalay adiga shalay soow ali guudlaawe uniiki meheeyn mexeey kukala bedelanyihiin waraa umadaa kaxishoo

  • @maxamedcisicabdi8764
    @maxamedcisicabdi8764 3 години тому

    Beenale dadka isku dira dadka

  • @AbadirIbrahim-s8z
    @AbadirIbrahim-s8z 3 години тому

    Adeerkaa meequu cunnaa dhubaatada xamar uu ku hayi ka waran tuug baad tahsy xamar boobka adeerkaa ja wado habargidir dhibaatada shabeelada Hoosier ja waran tuugo adeerjaa la xisaabtan

  • @abdiMahdi-o7x
    @abdiMahdi-o7x 14 хвилин тому

    Desolé désolé,

  • @ahmedsharif9454
    @ahmedsharif9454 3 години тому

    Been dhaaf saxib 1 million waa badan tahay