Midkasta oo khamiis soo xidha gadhkana deysta waa wadaad baa la dhihi, war ninkan dad badan buu xoolo ka dhacay baa la leeyahay, Hal qofna ma'aha ee waa dad badan, Sidee loogu aaminay in uu dad wax usheego isagoo dad xoolahoodi dhacay.
Culima inu noqdo iska daya wa tuug wayn oo dadka dhaca hadana ka inkira xolohudii uu ka qaday.. Can cabdullahi bu le yahay..carabi fican xatta ma garanayo can iney xaraf jar tahay ma fahansano can cabdullahi bu iska leyahay...
❤Wax run ah buu sheegayaa sheekhu, Xadii skuna waa runtii ,Alahay ha ku anfaco intii dhago le, Aamiin❤,
Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
بارك الله فيك وجزاك الله ، فعلا كلام فيه عبرة لكن يعتبر.
وهذه هي توضح جليا لما نحن فيه اليوم
اللهم صل علي محمد وعلي اءله واصحابه الاخيار وسلم تسليما كثيرا
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد
Kheyr alaha siiyo waa run inta ow shegayo
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Jazakalaah khayr❤
Amiiiiin Amiiiiin Amiiiiin ya rabi Amiiiiin Amiiiiin yarabi Amiiiin Amiiiiin Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Ilahay ha inoo gargaro
Sallahu calahi sawalam sallahu calahi sawalam
Shakuul Culimo ma’ahan. Magaca culimada haku cayaarinA
Ninkan wuxu kadhisanyahy maadi & Diini intaba. Wacyiga hada la joogana xog ogaal buu uyahy.
Bal culumonimada waa udiiday magac ubixi.
Scw
Adiga is soo clear gareey sheikh.farbaa kugu gudun
Sheekh shaluul
Scw scw scw
Jiicinayaa
Culimo gaani
War ninkan Shakuul ah ehel kanixi malahamiyaa?
Akhii kan culimo maahin. Ganacsade siyaasi iyo daneyste baan dhihi karnaa
Hadana waaba Siyaasi !! Hadda ka
Hor jupalan Uma tartamin, sax !!?
Wali ma arag nin wadaad ah oo leh reerkayaga ayaa gardaran ee gardarada ha joojiyaan. Maafiyo masaakiinta baarta baa tihiin.
Tash
scw❤️🕋🌴💎🌺😭Scw❤️🌺💎🌴🕋Scw🌴💎🌺❤️😭
Laailaaha ilaa allaah masakiintan dhageysanayo ninka ma yaqanan miyaa . Isaga haisa soo saxo kadib dadka wax hausheego
Meesha nagala xeesto xadiiskaan ayaa sheegay daawadana asagaa noo sheegay marka dad ku camal falo Ilaahay hanaga dhigo.
Qurun baa tihiin kuli qabiilaystayaal ah. Qamiis iyo koofiyad ilmaha iyo wax ma garatada lagu baarto islaam laguma noqdo.
M dhaliul wallaalkaa baahan oo aad takoorteen wax siiya.
Kan culimo mahan😂😂😂😂
Koleey ! Anigu kan Sheekh Uma -
Aqoon !!
Ninkan culuma maha
Dimugraatig
Shakulow adigaba lagugu shegayey inaad dadbadan dhacday ee isberiyeel
Wuxuu
Isagaa ayaa iska shrekeynaya waa Guilty
Zakadii Canshuurbaa loo badalay, Allana kama Aqbalayo
Bal ninka dadka wax u sheegaya eega Somali wey hoogtay.Diinta cayartaeka daa dadkad dhacdey balanta uga baxday baa noll mark Asad diin ka hadleysa
Shiiqow waa runtaadee. Waxaad ka hadashaa. Sacuudiga oo fawaaxish bilaabay. Hadana abaarta aad sheegeysid eyna haynin dharag. Kasii qaaday. Somaalidan. Baaba day iskadaa. Kacbadeena aafada. Kataagan ka hadal boojada naga daa shiiqow halshiiq oo somaali ah ama caalamul islaam ah oo ka hadlo. Fisqiga sacuudiga ka bilowday. Mishaar in loo qoray ayaa iska cad
Xaguu joogaa walaalayaan bal noosheega ninkaan aad weerarka ku qaadeen
Qawaacid luuqada ayuu ku ciyaaray
Ninyohow horta adigu isa soo xisaabi ka dibna umada wax u sheeg
SHAKUL MIYA MIMBAR TAAGAN. DADKA UFADHIYO EE DHAGEYSANAAYO AYAN LAYAABA.
Midkasta oo khamiis soo xidha gadhkana deysta waa wadaad baa la dhihi, war ninkan dad badan buu xoolo ka dhacay baa la leeyahay, Hal qofna ma'aha ee waa dad badan, Sidee loogu aaminay in uu dad wax usheego isagoo dad xoolahoodi dhacay.
Adigo maad arktay inuu xulo dhacay baalayedhe waa duqonimo Allah na waad lahor imaan duntaa Allah kabaqa uu culomada daaya
Aladaxay waxa karon inad haqiq uhayso qila wa qhala wa laka ficanyaxay
@@Mursal-q4usax aqhon umalihi shekan lakin qhofka hadu gu daha ilahay kabaq waa lo maxad ciliya
Kofi naan tiin magaca yaa ubixiyay oo umeriyay waliba afka udubay siuu ogasameyo lacag marada afka lagu xirayo basaborki basabor laga yeshay xaba kugudarsan cudurki yaa waay basaborkisa laga fogaaday lana karantilay basaborkisa
Culima inu noqdo iska daya wa tuug wayn oo dadka dhaca hadana
ka inkira xolohudii uu ka qaday..
Can cabdullahi bu le yahay..carabi fican xatta ma garanayo can iney xaraf jar tahay ma fahansano can cabdullahi bu iska leyahay...
يا شيخ ارتجالك لا يليق بمقامك
Ar iska aamus oo nuumo waa lagu ogyahay
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين