DEG DEG: MD Xasan Sh oo dagaal nuuc cusub ah ku qaadaya A.Madoobe & Fartaag oo bilaabay...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 8

  • @omarabkr-pw5gi
    @omarabkr-pw5gi 3 години тому +2

    Rufiyanka mareyxan fartag maxuuw soo kordhin karaa meel rufiyan ugadeen hamza wax katari waayey waa labo ushaqeysa xasan munafaq

    • @altappomaktappo7060
      @altappomaktappo7060 27 хвилин тому

      Wax badan, hadu yeelo waxa Laga talbadey.
      Hadu diido, wuu jabi

    • @MohamedHassan-c1f
      @MohamedHassan-c1f 7 хвилин тому

      Iska daay cadiifada qabyaalada melkutagimeyside
      Isu diyaari xasan kursigiisa bal inaad wax uun sookordhiso habar indho la'aba ad il ufiiqdide firinbi ayaad caam kutihiin iyo askari amaankina sugaya in aad gacan uqaadan qolo waliba waxbeey kuqaldan tahey
      Cid 100℅100 majirto lakin waxad ogaataa Soomaaliyi waa hal qoys codow inaga koreeya ayaa jira o raba in uu isku qaato anaga iyo dhulkeenaba.

  • @MaxamadCabdiraxiin-e2f
    @MaxamadCabdiraxiin-e2f 15 хвилин тому

    Asc dhamaan Wan idiinsalamay doorashaoqof iyo cod ah inaaydhiciiso

  • @MaandeeqCadey-o9i
    @MaandeeqCadey-o9i 2 години тому

    Qofkaan duliga ah ee fartag la leeyahay reer gedo ha iska cayrsheen waligiis wax uma qaban awal axmed madoobe ayuu u shaqayn jiray hadana xasan gurguurte ayaa ku soofaynaya dadkaas reer gedo si ay dhibaato iyo dakano ugalaan

  • @gureymax7639
    @gureymax7639 6 хвилин тому

    Diidmo xoog leh maaha in shacabku madaxdooda doortaan lkn waa mid dano gaar ah laga leeyahay oo wax walba oo horumar u keenaya dalka ha la diido siyaasad maaha ee waa fashil iyo garasho xumo sida diidmadii deyn cafiska cunaqabateyntii hubka iyo arimo kale

  • @abdialisidow5211
    @abdialisidow5211 3 години тому

    Dareen xumo ,salkeeda ku biyo shubaneyso baaba'a ayaa iiga muuqda